Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Somaliland to Get its Citizens Out of Libya – MFA statement
Somalina replied to Jacaylbaro's topic in Politics
The one that took the iniative of course. Waxba ha iska indha tirin the efforts made by the TFG, considering xaalada wadanka taala. Btw, there is a reason those "Landers" ran away from the LanderLand. Hoo haa on the media wont help you out. Maamul gobol will always remain maamul gobol. -
Somaliland to Get its Citizens Out of Libya – MFA statement
Somalina replied to Jacaylbaro's topic in Politics
lol at JB. Ku dayo Somalia ku dayo! ------- Arab League to evacuate Somali refugees from Libya to Sudan AHN - March 07 With the situation in Libya worsening as fighting between the government and rebels intensifies, the transitional federal government of Somalia announced the Arab League has agreed to evacuate Somali refugees stranded in Libya. In a press conference held in Mogadishu Sunday evening, Abdiwali Mohammed Ali, the minister of planning and international cooperation for Somalia, said the nations of the Arab League has accepted to undertake evacuation of Somali refugees from Libya to neighboring Sudan. Ali called for Somalis in Libya to go to the offices of the Arab League to register to be removed from the country. The official didn't specify the time of evacuation. He said that an estimated 2,100 refugees from Somalis are now in Libya. The Somali minister warned the Libyan government and its people against taking the same road that has plunged Somalia into lawlessness and clan warfare, calling for them to solve the crisis while there is yet time. The statement comes three days after hundreds of Somali refugees took refuge at Somalia’s embassy in Tripoli after they were forced by landlords to vacate their homes. Abdulkadir Ahmed Tusbah told Somali government-run Radio Mogadishu that refugees live in desperate condition, saying that Libyan citizens target them with gunfire or axes. “We don’t where to run to save our lives from arbitrary murders other than the embassy building.” Tusbah lamented. “No food, no water… We can’t come out to seek and get what to live on.” He said that at least five Somali refugees had been killed and dozens more hurt. Foreigners in Libya are targeted by revolutionaries who believe them to be mercenaries brought in to prop up Muammar Gaddafi’s regime. Tusbah also indicated that about 20 Somalis have reached Tunisia, crossing the border to escape the violence. “We have no access to leave from this country as world nations have already started evacuating their nationals from troubled Libya,” he said, calling for the Somali transitional government and United Nations to help them evacuate. - All Headline News -
Ceel-gaal: (Sh. M. Network) Dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Maamulka Dooxada Shabelle iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa galabta waxaa uu ka dhacay deegaanka Ceel-gaal degmada Baladwayne ee gobolka Hiiraan. Dagaalkaani oo ka dhcay deegaanka Ceel-gaal ee gobolka Hiraan ayaa waxaa uu u dhaxeeya Ciidamada Xarakada Al Shabaab iyo ciidamada Maamulka Dooxada Shabelle, waxaan dagaalka la sheegay in uu bilowday kadib markii sida la sheegay ciidamada Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisimo ciidamada Dooxada Shabelle ay ku leeyihiin aga gaarka degaanka Ceel-gaal ee goblka Hiiraan. Mid ka mid ah dad rakaabka la socday gaari marayay goobta uu dagaalka ka dhacay oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu sheegay in dagaalka uu bilowday galabta, waxaana uu shaaca ka qaaday in uu dagaalkaasi oo uu ahaa mid xoogan islamarkaana dhinacyada ay is weedaarsadeen rasaas cul culus. Wasiirka Warfaafinta Maamulka Dooxada Shabelle Max’uud Nuur Caga-joof oo isna la hadlay Shabelle ayaa waxaa uu cadeeyay in dagaalka ay kusoo qaadeen ciidamada Xarakada Al Shabaab, isagoo tilmaamay in dagaalkaasi ay ku qabsadeen gaadiid dagaal islamarkaana ay ku sugan yihiin deegaanadii ay dagaalka kasoo qaadeen Shabaab sida uu hadalka u dhigay. Majiro wax war ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabab oo iyagu weerar ku qaaday fariisimaha deegaanka Ceel-gaal ay ku leeyihiin ciidamada Maamulka Dooxada Shabelle hase ahaatee xalay ayay aheyd markii Mas’uuliyiin u hadlay Maamulka Dooxada Shabelle ay ku hanjabeen inay guud ahaanba gobolkaasi kasaari doonaan Xarakada Al Shabaab.
-
war dag dag ah dagaaladii ka dhacay duleedka baladweyne oo aan idiinka hayno warar dheeraad ah dagaalo ba an ayaa galabta ka dhacay duleedka magaalada badalweyne dagaaladaas oo u dhaxeeyay maamul goboleedka dooxada shabeele iyo ururka alshabaab dagaaladaan oo ka bilowday meel 8 kiiloomitir u jirta magaalada baladweyne oo ay fadhiifis u ayaayeen ciidamada maamul goboleedka dooxada shabeele ayaa waxaa weerar gaadmaa ku soo qaaday ururka alshaab laakin oo ay la socdeen ciidamada dooxada shabeele dhaqshaqaaqa ay wadaa alshaaba, shabakada hiiraanweyn oo qadka taleefanka ku heshay wasiirka warfaafinta dooxada shabeele mudane maxamuud nuur dabaashe ayaa inooga aramay qasaaraha halkaasi ka dhacay wuxuu na inoo sheegay in ay ciidamada alshaab soo weerareen ceelgaal oo saldhig malarati u ah ciidamada dooxada shabeele kaa oo ay horay ula socdeen in ay ku soo food leeyihiin cidamada alshaab xeelad dagaal iyo diyaar garoow xoogana ay ku jireen ciidamada dooxada shabeele ayay waxay soo galeen waqti casir lliiqad ah galabta halkaasna uu ka dhacay dagaal xoogal oo hadana wali lagu sii daba jiro wasiirka waxaan kaloon weydiinay waxa xagooda soo gaaray dhimasho iyo dhaawac wuxuuna noo sheegay in uu ka shahiiday hal nin oo ka tirsan ciidamada dooxada shabeele halka uu yiri labana waa naga dhaawacantahay waxaan kaloon weydiinay wasiirka waxa soo gaaray dhanka kale wuxuuna nooo sheegay in ay hada inta ay ka tiriyeen dhimashada meydadka alshaaba ay uga carareen ceelcaal ay dhan tahay 30 qof oo ay ka carareen ururka alshabaab walina ay ku sii daba jiraan sida uu sheegayna ay ku food leeyihiin saacadaha soo socda magaalada baladweyne wuxuuna intaa inoogu daray in ay ciidan xoogle ka abaabuleen duleedka magaalada buula barde iyo dagmada jalalqsi si loo soo af jaro colaada iyo dhaqan xumada ay ku haayaan ururka alshabaab gobolka hiiraan waa siduu warka u dhigaye wasiirka warfaafinta dooxada shabeele dabaashe.
-
Ciyaal suuq weynaadey.
-
Zubeyra's 10th wife afkaada ka ilaali waryaa.
-
Xayawaankaan ummada yaa ka badbaadiya?
-
Khawaarij Shabaab ah oo ku geeriyootay Qarax ay diyaarinayeen
Somalina replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Kuwii ajaanibta sida wax loo qarxiyo baraayey ayaa casharka si fiican ugu dhigin. Intey muslim qarxi is lahaayeen ayey isqarxiyeen wallee. -
Somali keliya ma ahan ee Afrikaanka dhan ayaa caabuda dollarka Mareykanka. Amin wax cusub ma sheegin.
-
Dhoofinta xoolaha nool ee Muqdisho oo dhowaan billaabmaya Agaasimaha guud ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Beeraha dhirta iyo daaqa ee Xukuumada KMG Soomaaliya Max’uud Max’ed Max’uud iyo xirririyaha guud ee Wasaaraddaasi C/raxmaan Nuur Qayliye oo maanta kormeeray xaruntii nasashada xoolaha iyo xafiisyadii bariitanka caaafimaadka ee marka ugu dambeeya la marsiiyo xoolaha la dhoofinayo ee ku taala Dekadda Muqdisho ayaa waxa ay sheegeen inay halkasi ka bilaabeen howlo dib u habeyn iyo dayac tir intuba leh, si loo howl geliyo howlihii xafiiskaasi. Max’uud Max’ed Agaasimaha guud ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha ayaa sheegay in Wasaaraddu ay dar dargalinayso dhoofitaanka xoolaha ee Dekada magaalada Muqdisho si ay meesha uga baxdo dhibaatada ay qabaan ganacsatada xoolahooda Dekedaha fog ka dhoofiya oo sheegay in ay ku baxayso qarash badan iyo xoolihii oo dhibaatooyin la soo darista inta ay jidka ku jiraan. Iskuxiraha xiriiriyaha guud ee Wasaaradda Xanaada Xoolaha dhirta iyo daaqa C/Raxmaan Nuur Qayliye oo ka hadlay isla goobtasi ayaa sheegay in goor dhow uu bilaabanayo dhoofitaanka xoolaha nool oo sharuudo adeg lagu dhoofin doono, isagoo xusay in goobta ay dayactirka ku bilaabeen ay tahay goobta ugu dambeysa ee cudurada xoolaha lagu baaro . Hadalka Wasaarada Xanaada Xoolaha, Beeraha dhirta iyo daaqa ayaa imaanaya xilli dadka xoola dhaqata iyo ganacsatada Soomaaliyeed ay quud dareeynayaan in ay helaan waddo fiican oo ay suuqyada Aduunaka uga dhoofiyaan xoolahooda oo sanadiihii ugu dambeyey ay wajeheen suuq xumo balaaran.
-
Ethiopians brought the drought? lol... go puke on your shirt again! Remember: You will be banned soon IA.
-
Abaarta oo si adag u saamsayay Gobolka Togdheer iyo gaabiska ganacsatada ee gurmadka abaaraha Sabti, Maarso 12, 2011 (HOL) – Abaarta ka jirta Gobolka Togdheer ayaa marba marka ka danbaysa sii xumaanaysa, iyadoo gaadhay meel daran, gaar ahaan Deegaamada Hawdka, Bariga iyo Woqooyiga Gobolka Togdheer. Deegaamadani ay abaarta xun u saamsayay, ayay Xooluhu u dhinteen abaartan, iyadoo dad badanina oo hore reer guuraa u ahaa ay haatan ku soo xeroodaan tuulooyinka iyo magaalooyinka waaweyn. Xukuumada Somaliland iyo Ganacsatada ayaan sidii la rabay isaga xilsaarin kaalmaaynta dadka abaaraysan marka laga reebo xukuumada Somaliland oo bilawgii abaraha gaadhsiiasay Deegaamada Abaaruhu ku dhufteen kaalmooyin biyo dhaamis ah oo kooban. Dhanka Ganacsatada Somaliland, gaar ahaan kuwa gobolka Togdheer, ayaa ka gaabiyey doorkii ay ku lahaan lahaayeen kaalmaynta dadka abaaraysan, marka laga reebo tiro kooban oo ganacsato ah kuwaasi oo gaadhsiiyay Deegaamada abaartu ka jirto qadaro kooban oo kaalmo a oo ay ka mid yihiin biyo dhaamis iyo weliba qadar yar oo raashin ahi. "Waxa ayaan-darro ah in ilaa intii ay bilaabmeen gurmadka Abaaruhu, aanay Ganacsatada gobolka Togdheer wax kaalmo ah ku ridin sanduuqa loo furay kaalmaynta dadka ku tabaalaysan abaaraha,"sidaa waxa yidhi Guddoomiyaha Gobolka Togdheer oo ka mid ah guddida la-tacaalidda abaaraha ee gobolka. Abaarta ka jirta Deegaamada Gobolka Togdheer qaarkood ayaa ah mid aanay u adkaysankarin mudooyinka soo socda hadaan raxmaadka ilaahay ka da’in ama kaalmooyin la soo gaadhsiin dadkaasi waxaan haatani deegamada abaartu ka jirtaa qaarkood u muqdaan kuwo ayba iskaga hayaameen dadkii iyo weliba duurjoogtiba Ugu Danbayntiina kaalmaynta dadka abaaraysan ee Gobolka Togdheer ayaa ah xujo hortaala Xukuumada Somaliland iyo inta wax haysata ee ganacsato iyo qurbajoogba leh. Niciima Cabdi Axmed, Hiiraan Online Shakiira03@hotmail.com Burco, Somaliland
-
Sabti, March 12, 2011(HOL) : Shirkii Guud ee Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa lagu wadaa in uu ka furmo magaala madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho maalinta Isniinta ah ee foodda inagu soo heysa. Shirkan oo ah mid aad muhiim u ah ayaa waxaa ka qeygalaya ergooyin faro badan oo kala kala yimid gobollada dalka Soomaaliya. Ururka NUSOJ oo ay xubno ka yihiin 486 xubnood oo shirkiisa seddexdii sano mar la qabto ayaa waxaa uu ka dhici doonaa Hotelka Caalimiga ah ee Saxafi ee magaalada Muqdisho halkaas oo la rajeynaayo in ergooyinka matalaya xubnha ku bahoobay ururka in ay ku falanqeeyaan waxqabadkii ururka ee sedaxdii sano ee lasoo dhaafay, dhibaatada heysata suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo in la doorto hoggaankii ururka ee mudada sedxadda sano ee soo socota. Shirkan ayaa ah mid leh ahmiyad gaar ah maadama lagu qabanayo xarunta ururka oo ah magaalada Muqdisho iyadoo sharciyan ay tahay in shirku lagu qabto xarunta ururka sida uu qabo xeerka ururka NUSOJ. Shirkan ayaa waxaa ka taageeraya qabsoomidiisa Ururka NUSOJ urur weynaha saxafiyiinta adduunka ee loo yaqaano IFJ. NUSOJ ayaa ah ururka kaliya ee gudaha dalka iyo aduunka u aqoonsan yahay in uu matalo suxufiyiinta Soomaaliyeed meel kasta oo dalka gudahiisa iyo dibadiisa kaga sugan. Masuuliyiinta ururka suxufiyiinta qaranka Soomaaliyeed ayaa la filayaa inay soo bandhigaan waxqabadka ururka mudadii la soo dhaafay iyadoo waxqabadka ururka uu yahay mid si weyn ay uga wada dharagsanyihiin saxafiyiinta Soomaaliyeed & guud ahaan dadka Soomaaliyeed ee daneeya arimaha saxafaada Soomaaliya. Xamaasada shirka ayaa laga dareemayaa magaalada Muqdisho ee caasimada ah iyadoo dhamaan qalabka warbaahinta ay ka hadlayaan shirka ururka qaranka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ. Xoghayaha Guud ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cusmaan oo la hadlaayay SBC ayaa shaaca ka qaaday in shirka uu si rasmi ah u furmi doono maalinta Isniinta ah, ayna dhamaan ergooyinkii shirka ka qeyb qaadan lahaa dhamaantood soo wada gaareen magaalada Muqdisho. Isha Warka: SBC
-
The research was carried out in all the districts of the capital, including areas of the city under the control of the armed opposition groups and the Afgooye corridor . Shacabka Muqdishu
-
Inspirational read. Thank you. p.s. Easy with 'em Red Bulls.
-
TFG Welcomes First Mogadishu's Opinion Polls March 9, 2011 Somalia's transitional federal government has fully welcomed the first opinion polls conducted in Mogadishu and surrounding areas for the first time in twenty years. The Transitional Government of Somalia has warmly welcomed Saturday's release of polling data from Mogadishu, saying this represents a big step on the path to true democracy in the country. Prime Minister Mohammed Abdullahi "Farmajo" hailed the first proper poll since 1991. He said it demonstrates for the first time that the overwhelming majority of Mogadishu citizens agree on the fundamentals of rebuilding their state, including an overwhelming desire for democracy and popular elections. "This is a wake-up call to the whole nation. For a long time we were led to believe that we were a divided people. Now we see that only a small, violent and aggressive minority stands between us," the Prime minister said in an emailed statement. "Now people in Mogadishu can know where the majority view sits. We can see that we have more that unites us than divides us. I ask everyone to redouble their efforts towards healing and rebuilding our shattered country, for this is what we all want. Polls like this lift the veil of fear and oppression so that we can hear the views of ordinary people," he added. The poll was released by the Mogadishu Media House, an independent media centre. It was the first in 20 years to survey attitudes in the capital city. Carried out in two sessions in January and November 2010, it showed that 9 out of ten Mogadishans regarded TFG as the legitimate government of Somalia. Seventy-five percent wished in future for a government "chosen by the people in free and transparent elections." The research was carried out in all the districts of the capital, including areas of the city under the control of the armed opposition groups and the Afgooye corridor. The TFG controls at least 60% of Mogadishu, providing a safe haven to 80% of the capital's population. "The TFG is committed to safeguarding the people's clear wish, as demonstrated by the poll for a democratically elected government. It is working towards that objective as we near the end of the transitional period," he said. He added that the calls for reform and popular participation sweeping North Africa and the Middle East were proof that democracy is not incompatible with Islamic principles. The Prime Minister recalled that in June 2010, the leader of the extremist opposition group, Al Shabab, Ahmed Abdi Godane, had declared that "democracy is something Allah made unlawful, and someone else cannot make it lawful. If people fight till everyone is killed, that is much easier than legalizing the devil's principles such as constitutions." He said that the Mogadishu poll showed that the jihadists were far removed from the popular will of the people. "In fact, 75% of the people surveyed indicated strong displeasure with the extremists and their policies," he added. He called on the extremists to put down their arms and to join the peace process. Seventy percent of the population recognized that the TFG was making "a great deal of effort" in reaching out to the opposition. The poll revealed that hunger is the most pressing issue in Somalia. He called on the extremists to rescind their policy of denying people access to food provided by international aid agencies. He called on the international community to do more to ensure that the drought ravaging the country will not lead to a catastrophic famine. "The TFG and our partners at the AU Mission in Somalia (AMISOM) stand ready to facilitate the provision of any aid to hungry people in all areas of the country," he said. The poll showed that a clear majority of respondents supported the initiatives of the international community, including AMISOM in furthering the peace process as well providing healthcare and humanitarian services to the people. Seventy-five percent rated AMISOM and the AU as friends of the Somali people. The PM also noted that the TFG is making great progress in re-establishing financial institutions and creating a culture of accountability and transparency. This would help the country's economy recover and provide jobs, education and services. Seventy-two of the respondents in the poll had identified unemployment, lack of electricity and education as critical concerns. The Farmajo government has only been in power for three months but has re-opened the country's Central Bank. It has produced a national budget for the first time in 20 years, and streamlined financial reporting systems. A recent report by the International Crisis Group showed that, "TFG has been making serious attempts in recent months to inject professionalism and transparency into the revenue collection and management system. They have strengthened internal mechanisms governing dispersal of government money and create a more open and accountable fiscal system." Shafi'i Mohyaddin Abokar is the NewsBlaze Somalia reporter. Contact him through NewsBlaze.
-
Sabti, Maarso 12, 2011 (HOL) – Xisbi lagu magacaabo Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda Soomaaliyeed (SPDU) Somali Peace and Democratic Union ayaa maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho, waxaana xisbigaas guddomiye ka ah C/llaahi Sheekh Xasan Cali, isagoo sheegay in xisbigoodu uu mid mucaarad ah oo aan hubeysnayn. "Waxaan dhaliil u soo jeedinaynaa madaxda dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo waqtigoodii ku dhameystay isqabqabsi ku qotoma dano siyaasadeed," ayaa lagu yiri warsaxaafadeed uu xisbigan soo saaray oo uu saxaafadda u akhriyay C/llaahi Sheekh Xasan. Guddoomiyaha xisbigan cusub ayaa sheegay inay ugu baaqayaan dowladda KMG ah ee Soomaaliya inay ka gudbaan khilaafka soo noq-noqday ee ragaadiyay dowladda, iyagoo fiirinaya duruufaha adag ee ay ku sugan yihiin shacabka Soomaaliyeed ayna meel iska dhigaan danaha shaqsiga ah. "Xisbigu wuxuu qabaa in lagu xalliyo khilaafaadka u dhexeeya madaxda DKMG ah qaab dastuuri ah," ayuu yiri C/llaahi Sheekh Xasan, isagoo sheegay in khilaafka uu ka dhashay iyadoo mas'uul walba oo dowladda ka tirsan uu doonayo inuu faraha la galo awood uusan sharcigu u banneyn. Mas'uuliyiinta xisbigan oo shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa dhaliil u jeediyeen Xarrakatul Shabaab iyagoo sheegay inay doonayso inay dhibaateeyso shacabka Soomaaliyeed. Dhanka kale waxay hambalyo u direen ciidamada dowladda oo ay sheegeen inay faraha kula jiraan howlo lagu soo celinayo amaanka guud ee dalka. "Waxaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqaynaa inay cod mideysan ku diidaan guddiga danleyda ah ee shisheeyuhu maalgeliyo ee isku magacaabay guddiga madaxa-bannaan ee dastuur u sameynta Soomaaliya," ayaa warsaxaafadeedka uu xisbigu soo saaray lagu yiri. Sidoo kale, waxaa warsaxaafadeedka lagu yiri: "Tani waxay meel ka dhac ku tahay shacabka Soomalaiyeed oo iyaga ay u taallo wixii ay dastuur ka dhiganayaan, isla markaasna aysan UNDP uga baahnayn inay u soo sameyso dastuurkii ay ku dhaqmi lahaayeen." Guddoomiye ku xigeenka xisbiga C/llaahi Sheekh Daahir oo isaguna saxaafadda si kooban ula hadlay ayaa ku dhaliilay dowladda KMG ah xariga ay muddada dheer ku hayso Maxamed Dheere iyo dad kale oo Soomaaliyeed, isagoo xusay in sharciga u dagsan dalka uu dhigayo in qofka maxbuuska ah aan xabsiga lagu hayn karin wax ka badan 24-saac. Xisbigan ayaa horay looga dhawaaqay dalka Ingiriiska, iyadoo u dhawaaqiddan kale ay tahay mid lagu daah-furayo howlaha xisbiga oo ka socon doona Muqdisho sida ay sheegeen mas'uuliyiinta xisbiga oo goobjoog ka ahaa madashii looga dhawaaqay. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya