Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Kawaanka Xoolaha Bossaso oo Maanta Xariga Laga Jaray Xarig ka jarista dhismahan ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin katirsan Dawladda Puntland, maamulka degmada Bossaso, hay’adihii maalgeliyey iyo qaar kamid ah ganacsatada magaalada Bossaso. Dhismahan ayaa waxaa dhistay hay’adda (FAO) waxaana maanta si gaar ah loogu wareejiyey ganacsatada shirkada hilibka Puntland kuwaasi oo ku shaqayn doona. Ugu horayntii ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Faarax Beeldaaje oo afka hay’adaha maalgelisey mashruucaan ku hadlay, waxaana uu sheegay in hay’adda FAO ay dhistay dhismaha sare ee guriga xoolaha lagu qali doono, isaga oo intaasi ku daray in xeryaha xoolaha iyo wareega ay ku dareen ganacsatada Bossaso qaar kamid ah. Duqa Degmada Bossaso Maxamuud Faarax Beeldaaje oo goobta ka hadlay ayaa tilmaamay in dhismahan hay’adda Faw markii hore ay dhamaysay ay ku wareejisay Dawladda hoose ee Bossaso. Waxaana uu intaasi ku daray in Dawladdu ku wareejisay ganacsatada oo si khaas ah u maamuli doona, sidoo kale waxa uu sheegay in hilibka Bossaso lagu qali doono Kawaanka maanta laga furay magaalada. Sidoo kale Cumar Ismaaciil oo ah guddoomiyaha ganacsatada la wareegay dhismaha gawraca xoolaha ee maanta xariga laga jaray ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey qaabka uu u shaqayn doono Gawaanku. Waxa uu sheegay in Kawaanka lagu qali doono xoolaha sida Geela iyo Ariga kadibna la geyn doono magaalada, isaga oo xusay in 16-ka xaafadood ee Bossaso loo samayn doono meelo ay hilibka ka qaataan. Waxa uu intaasi ku daray in mustaqbalka ay rajaynaayaan in hilibka shirkaddu soo saarto loo dhoofiyo dibadda, taasina waxa uu ku tilmaamay mid aad loogu baahnaa xilligan isla markaana ah horumar lagu talaabsaday. Cumar Ismaaciil guddoomiyaha ganacsatada la wareegtay dhismaha Kawaanka ayaa mar uu ka hadlaayey faa’iidooyinka ku jira waxa uu sheegay in laga soo saari doono hilb la ilaaliyey nadaafaddiisa iyo sidoo kale in laga faa’iidaysan doono qaar kamid ah xubnaha xoolaha oo hadda la xooro ama la tuuro kolka neefka la qalo. Qaar kamid ah ganacsatada hilibka iibisa ee magaalada Bossaso ayaa soo dhoweeyey Kawaanka loo sameeyey, waxayna balanqaadeen in ay siweyn ula shaqayn doonaan. Waa markii ugu horaysay oo Kawaan caynkan ah laga furo magaalada Bossaso kaasi oo ay si gaar ah u maamuli doonaan ganacsatada magaalada ee ku bahoobay shirkadda hilibka Puntland, walow ay horay u jireen kuwo yar yar oo xoolaha ilaa hadda lagu qalo. More pics at Horseed Media
  2. Xaaji Xunjuf;702731 wrote: First of all Somaliland is not a secession but a withdrawal from the failed union inbetween 1960 till 1991 so use the correct term and yes i support it 10000% i am one of those Somalilanders Like the First SNM chairman Mujaheed Axmed jimcaale and Micheal mariano nuf chairman and Muj prof ibrahim meygaaag samatar and Cali garaad jamac Muj xassan kayd walanwal all these men were against the union in 1960 i am one of them. As for Kalshaale it's not an occupation it was a disputed area between two brotherly clans within Somaliland in the buhoodle district and the Somaliland army was stationed inbetween the two clans to maintain the peace. The Army will be removed when the two clans resolve their issue inshallah. As for Alshabaab and Somalia politics i believe they are the part of the problems and they should be invited to reconciliation conferences held For Somalia if people really want peace for Somalia since they are part of the problem they can be part of the solution the same as TFG and ahlusuna wal jamaca. Who said anything about daroor needs to be freed who gave you the right to talk for daroor? Maxaa tiri? Michael Mariano hee? Xaji soo daa warka. This is getting interesting now.
  3. Che -Guevara;702727 wrote: Could they atleast real Somalis? Even Ethios would suffice. Just once I would like to see a real Farax doing his thing on the big screen
  4. Wednesday, March 16, 2011 LOS ANGELES, march 16 — Tom Hanks is attached to star as high-seas hero Capt. Richard Phillips in a movie about the rescue of crewmen from an American ship captured by Somali pirates. Columbia Pictures picked up the life rights to Phillips, as well as his book, in spring 2009. The goal is to retell the story of the captain of the trading vessel Maersk Alabama who, in order to save his crew, surrendered to Somali pirates after his ship was hijacked. The standoff, which commanded worldwide attention, tested the strength of Phillips and his crew as well as the resolve of the Navy commanders and President Barack Obama to bring Phillips home alive. The project, with a script by Billy Ray, is being produced by the team behind “The Social Network,” including producer Scott Rudin and actor Kevin Spacey. Hanks just began shooting the Rudin-produced adaptation of Jonathan Safran Foer’s 2005 novel, “Extremely Loud and Incredibly Close.” He returns to theatres in July with “Larry Crowne.” ------- Will they hire Somalis for this movie?
  5. Xaji Xunjuf ma la weydiiyaa why he posts anything...
  6. Xaaji Xunjuf;702647 wrote: Looooooooooooool So you base your evidence Because Xaji Xunjuf keeps posting in this Thread Nah. It is because awoowe waves Godane's cimaamad from side to side everyday.
  7. Well said Bashir. http://www.hiiraan.com/news2/2011/mar/wararka_maanta16-12880.htm
  8. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;702579 wrote: Mayee Col . Hal daar dhisan maa gobol lagu noqdaa. Sawirada meesha la surtay igu daranba. Sawiradii halgamayaashii iyo aabiyaashii gobonimodoonka ahaa ee SYL meesha la surtay, qaas ahaan Cismaan Geedi Raage. Halyeydaan ma noolee murugo waa hore u jiran lahaayeen waxaan camal markee arkaan. SYL halyeyadoodii 3 ayaa Cowl ku dhalatay sidaas ayaa sheekada loo soo geliyey.
  9. Good info. Mahadsanid MMA. About maqaaydaha, xaalada sidey tahay waxaa lagu ogaadaa cuntada la cuno, sidey ila tahay. Waana runtaa dano gaar ah ayaan wataa Nooga sheekey thw sports teams ka jira Islii, do they have a basketball or cricket teams? Waxbarashada ka waran? Soomalida badankooda maxay sameeyaan after high school? dhallinyarada badankood xaaladooda waxbarasho waa sidee?
  10. MMA, employment-ka iiga waran? Somalida joogta badankooda maxay sameeyaan inteysan qoraxda dhicin? Post more pics of restaurants fadlan. Thanx
  11. Sax. nambaro in loo yeelo ayey noqoneysaa si loo kala dhex saaro. Hadda Koonfurta, maamul goboleedyo cusub in la magacaawo waa laga gudbey, so yesterday's news. Gobol cusub is the new thing.
  12. Jacpher waxuu aqriyey ayuu ka hadley Oba. Waxaa qosol ah Maxamed Cabdi Gaab ayey ka dhigeen madexweynaha Dooxada Shabelle. I'm suprised I didn't catch that. Jacpher, http://shaaciye.com/?nid=862 hadalkaas kuma qorna, marka lama oga inuu sheekhu yiri iyo inkale. About this Gobol cusub, I think these folks are campaigning right now. Weli ma jiraan wax sharciyeysan. Gobolo cusub oo badan ayaa lagu dhawaaqi doonaa ee brace yourself bro.
  13. lol@indigenous people. Luuq luuq marow laasim laamiga aas imaahaa. lol Waa cadahay, Xamarna waa ku laaban karaa anytime.
  14. lol@thread. @poster, good luck.
  15. March 14, 2011 Al Qaeda is entering the world of women's magazines with a new glossy — dubbed the "Jihad Cosmo" — that enthusiastically covers fashion and skin care alongside suicide bombings. Here, a brief guide: What is this magazine exactly? Al Qaeda has launched a women's magazine called Al-Shamikha, which translates to "The Majestic Woman." It combines beauty and fashion tips with terrorist-related content. The first issue's cover featured a photo of a sub-machine gun with a smaller insert of a veiled woman. What's inside? The 31 pages include advice for singles on "marrying a mujahideen," a beauty column urging women to improve their complexion by keeping their faces covered and staying indoors, and an interview with the widow of a suicide bomber who praises her late husband's bravery. A preview for the next issue promises more skin-care tips and instructions on how to wage electronic jihad. "You can have it all!" says Mark Steyn at the National Review. "It's like Cosmo for Waziristan." Is this for real? Well, it's definitely out there in the world, but its origins seem murky. The magazine is reportedly being distributed online by the same al Qaeda media group that publishes Inspire, a glossy magazine aimed at young Muslim extremists whose authenticity has also been questioned. Slate's KJ Dell'Antonia notes that the Middle East Observatory hasn't claimed the magazine as a product of al Qaeda, and U.S. analysts haven't weighed in. In any case, says Dell'Antonia, "neither beauty tips nor man-catching advice seem consistent with the womanly ideals of the conservative Muslim, and it's hard to reconcile a cover image of a woman posing with a sub-machine gun with a culture that does not allow women to drive." Why would al Qaeda want to publish a women's magazine anyway? "Al Qaeda sees how effective magazines are at pushing the ideals of Western culture and want to try the same thing," suggests James Brandon from Quilliam, an anti-extremism think tank, as quoted by the Daily Mail. Sources: Daily Mail, National Review, Gawker, Slate, TheWeek.com
  16. lol...I saw my abti in one of them pics. Last time I saw him I was 8 yrs old. I'm from Xamar btw.
  17. Galgaduud Waxaa kale oo uu sheegay Sheekh Ibraahim Yare in gobolka ay u dhan yihiin dhammaanba waxyaabihii laga rabay gobol, sida isagoo leh bad iyo berri laga heli karo miraha dalka ka baxa, sidoo kale waxa uu sheegay in gobolka COWL uu leeyahay saldhig, guriga martida, Isbitaal iyo garoon diyaaradeed ay ka soo degi karaan diyaaradaha waaweyn iyo kuwa yar intaba, sidoo kale deked ay ku soo xiran karaan maraakiibta iyo doomaha badeecada u sida dalka.
  18. Gobolka cusub ee lagu magacaabo COWL oo u dhaxeeya gobolada Mudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Sh/dhexe ayaa caasimadiisu tahay Galcad. Abtiyaashey wey shaqeysteen.