Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
lol...no it was not Tuujiye. Waxay ahaayeen wiil iyo gabar oo maaliin walba my lunch box iska furan jirey oo buraashadeyda juice-ka iska cabi jirey. Weligood ma i taabanin, handadaad ley raaxada iigaga qaadi jireen. Homework-oodana waan u qori jirey. I was so happy when I found out I was going to Xaawo Taako. Alxamdulilaah.
-
GD, looks like it eh. Zack, af xumada adiga ley ku dhibeysaa ogow. Beledweyne-na waxaa aad ka qaadi kartid malaha, so keep on trolling on my thread. Ha kaa saarto bal. It is not like wax fiican oo la taaban karo ka hadleysid, cay iyo maalayacni ayaad soo qorqoreysaa uun.
-
Tuujiye;706156 wrote: Somalina see aniga iyo adiga isku xaafad u noqon karnaa? bajaq yaasha ila dhigan jiray iskool banaadir hoose dhexe maa aheed? oo jalaato raqay ama tii kareemka igu tuugi jiray? loooool Dugsigee soo dhigatay? macalin gadaf mise macalin cabdulqaadir?...... Qof taleex daganaa oo aan aqoon macalin gadaf ma jiro loool... maxaan filin kaabooy ka fiirsanay shaleemo ikwatoore.... naga tag xasuus aa nagalisee... Wareer Badanaa!!! Fiiri Mafia-yahow, Banadir grade 2 markey baad raaxada iigaga qaadeen ayaa Xaawa Taako ley geeyey. Macalin Bishaaro ma xasuusataa? he was a young cat who also happened to be our neighbour. Intee ka deganayd No4? Ekwatore gadiisha ayaan deganaa, teeda kale macalin dugsi guriga noogu imaan jirey, his name was macalin Xuseen.
-
I wonder why Zack is calaacal-ing and insulting nomads. What is he gaining from trolling on this thread?
-
Zack runta in loo sheego wey fiicneyd, it was about time anyways.
-
Sawir ka soo qaad neefka ari $120 joogo. $35 haddii aad hal gadaneysid laga yaabo, laakiin 10 neef camal haddaad dooneysid, $35/head is too much.
-
Kool_Kat;703994 wrote: @Caadi iska dhig, that's the "IT" phrase waayahanoo dhan... IT phrase kulahaa! Edmonton ayaan ku maqley waa xasuustaa, markaas ayaa isbuuc dhan qofkii iga soo horbaxo ku dhahaaye "caadi iska dhig". Waa danbeysiin yaaqee, caadi iska dhiga nooh! @MMA, suuqa xoolaha maxaa ka doontey? $35 qaali waaye for hal neef, sheeko sheeko, la gorgortan, waxaas ma soconaayaane, waa in $30 ku heshaa.
-
Buuhoodlle: Puntland admin delivers food for drought relief..
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
MashaAllah. -
Kool_Kat;706246 wrote: Where's Somalina? Show your face here, waan baqooyaa inaan topic-gaaga wax ku qoree... Ama AS ama TFG ama Somalina, whoever's building or has control over the region, this is a move in the right direction for its people, allaha usiyaadiyo... Yaab badanaa! maxaa layga rabaa? bus students qaadaaya iyo jaamacad ayaan ku soo dhejiyey halkan mid yaroo hater ah oo xeebaha Zaylac ka soo dega ayaa soo galey, buuq iyo calaacal aan loo baahneyn ayuu galay. Waa lala hadley inuu is qabto, hayehee, weli wuu soo taagan yahay. That's my statement. GD always supports the developments in the motherland. Zack, afkaada ka leexi Beledweyne aight.
-
Farxiya Fiiska- Somalia's pride and joy.
-
Beledweyne - BOB you are welcome.
-
Thriving Somali economy emerges in 'Little Mogadishu' in Kenya CPIFINANCIAL Sunday, March 27, 2011 Despite the collapse of the formal economy and of central government in Somalia, a remarkably resilient 'parallel' economy has emerged. Once a predominantly Asian residential estate, Eastleigh has become the centre of Somali entrepreneurship in Kenya and is popularly referred to as 'Little Mogadishu'. Eastleigh is at the centre of a network of trade that connects the Arabian Peninsula, Somalia, Kenya and East and Central Africa, with the Somali business community as the common thread, says Chatham House. Somali Investment in Kenya charts the rise of Somali entrepreneurship in Kenya in the context of economic breakdown in Somalia, its impact on the Kenyan economy and the advantages and challenges. “Two factors characterise Somali business activities in Kenya. First, they operate largely outside the formal economy of the country. Secondly, they rely heavily, but not exclusively, on clan or kinship networks of trust in their business dealings,” Chatham House said. Somali entrepreneurs have introduced new concepts of business in Nairobi. Instead of going to a bank, preparing a business plan and asking for a loan, as in the past, these entrepreneurs now prepare a business plan, sell shares and implement the project. Somali-owned businesses have also created jobs for local unskilled workers. Growing Somali investment in Nairobi has also attracted banks and other service-providers, demonstrating that urban refugees are not necessarily a burden on the state and can be an economic asset. “Although business rivalry often leads to overblown accusations that Somali businesses are funded from the proceeds of piracy or criminality, there are some genuine national security concerns about activities within the Somali communities in Kenya. The long, open border between the two countries provides easy access for the supporters of extremist groups such as Al-Shabaab and Hizbul Islam to recruit and raise funds in Kenya,” Chatham House said. “Eastleigh, Nairobi, Kenya and East Africa have benefited from the entrepreneurial activities of Somali business people. These activities have developed despite, or even because of, the collapse of Somalia. The experience has not been without problems. Governments in the region and internationally should think about ways of protecting investors and bringing more of these activities in the formal economy,” it added.
-
Sensei, ciyaal Xamar luqadooda soo Af-Soomali ma ahan?
-
Written by Qaran news Mar 27, 2011 at 09:37 AM Gaadhi Dawladu Leedahay Oo Ka Hawl-gala Xafiiska Hanti Dhawrka Guud ee Qaranka Somaliland Oo Maanta Ku Shufbeelay Xafiiskaasi Hortiisa Hargeysa (Qaran news)- Gaadhi ka mida ku dawlada ee GT ah oo uu leeyahay xafiiska Hanti dhawraha Guud ee qaranka Somaliland, ayaa maanta ku shufbeelay xafiiskaasi hortiisa. Gaadhigani GTda ah oo ahaa nooca loo yaqaano (MarkII) kana mid ahaa Gaadhiika dawlada ee qaada xubnaha shaaqalada ka hawl gala xafiiska Hanti dhawraha Guud ee qaranka, oo sumadiisuna tahay Somaliland GT 499, ayaa maanta abaaro 10:30 subaxnimo u shufbeelay xafiis kaasi hortiisa, iyada oo markii dambena intii aanu keeni qarax ay kooxaha damdamiska Caasimadu ku Guulaysteen in ay Bakhtiiyaan. Ilaayo hada lama garanayo sida uu dabkaasi u kacay iyo waxa uu ka dhashay, sida ay sheegayaa dad Goobjoog ahi waxa mar kaliya lagu war helay Olollka iyo qiiqa gaadhigaasi ka kacaya, isla markiiba waxa bakhtiinta gaadhigaasi u hawl galay dadkii shacanka ahaa ee Goobtaasi ka ag-dhawaa, iyada oo lala boobay biyo iyo ciid wixii ay gacantu haleeshay. Intaasi ka dib waxa Goobtii soo gaadhay Gaadhiga dab-damiska Dawalada hoose ee Caasimada, laakiin nasiib daro dadkii goobtaas ku sugnaa oo haween iyo dhalinyaro arday ah u badanaa ayaa Shiid ooda kaga qaaday gaadhigii damdamiska ahaa, iyaga oo ka jabiyey muraayada hore, waxana ay ku cababayeen in uu habsaamay oo aanu markiiba iman, waxa markiiba dadkii waaweynaa iyo masuuliyiintii isku dayeenin ay dajiyaan Dadkaasi kacsanaa, iyaga oo ku guulasytay in uu dabdamiskii shaqadiisa bilaabo. Dadaal adag oo hawl badan qaatay ka dib waxa ay kooxaha dab-damisku ku guulayteen in ay gaadhigii iyo geed uu hoostaanaaba bakhtiiyaan. Dawarqalkii gaashigaasu waday oo waxa laga weydiiyey in uu faahfaahin ka bixyo dabkaasi ayaa hadalkiisa ku soo koobay “ anu gaadhiga isaga oo caadiyaan ka dagay, waxa cilada aan lahayn, xafiiskaan galay, dabeedna waxaan ku soo baxay buuqa iyo qalada la leeyahay gaadhiga la ha bakhtiiyo, mise waa gaadhigii aan imika isa oo caadiay ka tagay oo Dabka iyo olalaka ka baxayaa cirka isku shareeray, ma garan karo isada oo dabkaasi ku kacay” ayuu yidhi dirawlkii gaashigasi waday. Arintani dabka qabsaday gaadhi ay leehaya Dawlada Somaliland oo ah dhacdo ku cusub shacaka ayaa waxa ay tahay dood cusub oo ku biirtay dhaliisha mar walba Xukuumada loo soo jeediyo ee ah in aan wax masuuliyad ah layska saarin gaadhiidha Qaranka, isla markaana masuul waliba si masuuliyada daro ah danihiisa gaarka ah ugu qabsado, marka ay gaadiidkaasi xumaadaana aan waxa shaqo ah laga qaban, waxana soo baday waayadan maahmaah muujinaysa dacaynaanta gaadiidka dawlada oo ah( adeer aniga Gaadhigayga ma waxaad moodaysaa Gaadhi dawladeed, GT ), maahmaadi ayaa nuxurka ay wadataa ay tahay in gaadiidka dawlada mar walaba loo wado si xooga, isla markaan ay wax daryeela lagu samayn. Xigasho: Oodweyne news
-
BoB, I was short on time earlier, my apologies. How come you didn't post pics of Kismaayo yourself though? hmm Anywho, here is our beloved Kismaayo (I'll find better ones later).