Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Buuhoodlle: Puntland admin delivers food for drought relief..
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
bilan;707243 wrote: lol NN bro, get your facts straight, while the war was supposedly between two adm. certain people in LA supported SL Militia, no need to deny the facts, and people who supported SL are regretting right now, people are not outsiders, if you do not know what happened in 2007, then do me a favor and talk to the people who were in town in 2007. SL has no power to capture any town, they are clan administration. and yes there is a big divison in SSC, and best solution is that those with SL, PL o r SSC jabhad to sit down togther and come up with a solution to save the people, but as long as we are looking someone to blame, nothing will change. Well put. -
Mabruuk to the couple, gabar iyo caano, wiil iyo yogurt.
-
Thank you Nassir. Oba, ku dayo indeed! lol@Gooni
-
Hala qaabilo dadkaan marka ugu horeysa. --------------- Talaado, 29 March, 2011 (HOL)- Abaaraha ka jira Gobolka Togdheer ayaa maalinba maalinta ka danbaysa sii xogaysanayaa iyadoo ay dhamaan abaaraha ka jiraan guud ahaan gobalada Somaliland oo dhan. Abaartani baahsan ayaa iyadu dhamaanba saamayn xoogan ku yeelatay bulsho weynta ku dhaqan miyiga iyo magaaladaba . Dhawaan ayay ahayd markii gudoomiyaha gobalka togdheer yasiin muxumed cabdi ka hadlay dhibaatada abaarta ee ka jirta gobalkani togdheei ayaa Xaqiiqijiyay in inta lahubo 4qof ay Ugu Dhinteen gaajo iyo haraad Deegaamada Abaartu ka jirto ee Woqooyiga Gobolka Togdheer. Dadka dhintay ayaa kal ah laba haweena iyo laba nin ah kuwaasi oo ku geeriyooday Deegaamada Carma iyo Madaxyalay oo ku yaala inta u dhexeeya Gobolda Togdheer iyo Saaxil oo ah dhul buuralay ah. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Yaasiin Muxumed Cabdi oo arintani abaarta ka jirta degaamada gobalka togdheer maalintii shalay ahayd mar uu deeq raashin ah oo hayada Bisha cas ee imaaradku soo gaadhsiisay Maamulka Gobolka Togdheer ku wareejinayay Gudoomiyayaasha 10 Degmo oo ka mid ah Gobolka togdheer ayaa sheegay inay haatan marayso abaarta ka jirta Gobolka Togdheer meeshii ugu xumayd taasi oo hadii aan la kaalmayn dadka ku dhaqan Deegamada Abaaraysan ay soo waajihidoonto xaalada baniaadanimo oo aad u xumi ama u darani Gudoomiyuhu waxa uu ka codsaday Xukuumada Somaliland,Ganacsatada iyo hayadaha Caalamiga ahba inay kaalmo la soo gaadhaan dadka ku abaaraysan Gobolka Togdheer. Tan iyo waqtigii ay bilaabantay abaarta xun ee ka jirta Gobolka Togdheer iyo gobolada kale Somalilandba aya waxaa isasoo tarayay baaqyada iyo qayladhaana ku wajahan dhulka ay ka jiraan abaaraha xunxuni. Magaalada Burco ee Maagaalo madaxda Gobolka Togdheer ayaa si weyn looga dareemaya abaarta jirta iyadoo si-xad-dhaaf ah ay booyadaha biyo dhaamiska wadaa uga dhexshaqaynayaan magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer. Niciima Cabdi Axmed, Hiiraan Online shakiira03@hotmail.com Burco, Somaliland
-
Hiiraan Online Staff Tuesday, March 29, 2011 President Sharif Sheikh Ahmed has today presented an an honorary certificate of patriotism to Dahir Abdullahi Kadiye, a Somali citizen at his palace in the capital, Mogadishu. The president decided to reward Mr. Kadiye for the pivotal role he played in the release of Paul and Rachel Chandler, the British couple abducted by pirates off the coast of Somalia. The President thanked Mr. Kadiye and all the other people who took part in the effort to free the British couple whose yacht was hijacked by Somali pirates in the Indian ocean by Somali pirates who later let them free on ransom. Meanwhile, President Sharif warned people who forge government documents and official letters in the name of the government will be punished in accordance with the law. He said that there were more cases of people using fake official letters and documents purportedly issued by Somali government officials.
-
Wasaaradda Garsoorka, Awqaafta iyo arrimaha diinta oo markale amar soo saartay. Wasaarada Garsoorka, Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa maanta markale ku guubaabisay shacabka Soomaaliyeed in marka la gaaro xiliyada saalada Jimcaha Albaabada loo laabo goobaha ganacsiga, iyadoo sidoo kalena dadweynaha soomaaliyeed u jeedisay in si wanaagsan ay uga qeyb qaataan tukashada salaadda Roobdoonka ah ee horay Wasaaraddu u iclaamisay Sheekh Max’ed Qeyroow Aadan Agaasimaha guud ee Wasaradda Garsoorka, Owqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya oo radio muqdisho la hadlayey ayaa sheegay in ay markale ku celinyaan baaqii ku saabsanaa in aan la furin goobaha ganacsiga xilliga salaadda jimcaha, waxaana uu intaa ku daray in ganacsade kasta looga baahanyahay in uu goobihiisa ganacsi albaabada u laabo marka la gaaro 11-ka barqanimo Sheekh Max’ed kheyrow Aadan ayaa dhanka kale ugu baaqay in ay shacabku ka qayb qaataan tukashada salaadda roob doonka ah ee Alle looga baryayo in uu Umadda ka dulqaado dhibaatada iyo abaaraha ka jira Soomaaliya. Sabtidii aynu ka soo gudubnay ayay ahayd markii Wasaaradda Garsoorka, Awqaafta iyo arrimaha diinta ay amar ku bixisay in aan la furi karin goobaha ganacsiga xilliyada salaadda jimcaha
-
Golaha Wasiirada oo meel mariyay Taliyaal lasoo magacaabay Muqdisho: (Sh. M. Network) Golaha Wasiirada Xukuumadda KMG Soomaaliya oo uu hogaaminayay Ra’uiisul wasaare Max’ed C/laahi Max’ed ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa ay ku meel mariyeen taliyaal uu horey u soo magacaabay Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Taliyeyaashaani oo uu horey u soo magaacabay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa ay kala yihiin Taliyaha ciidamada Booliska Janaraal Shariif Sheekhunaa Maye iyo waliba Taliyaha ciidamada Milatariga Janaraal Sheekh C/qaadir Sheekh Cali Diini waxaana maanta kulan yeesheen golaha wasiirada ay ku meel mareen Taliyayaashaasi cusub. Wasiirka arimaha gudaha ee dowladda Soomaaliya C/shakuur Sheekh Xasan Faarax oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in Taliyeyaashaani maanta ay meel mariyeen golaha wasiirada Xukuumadda KMG Soomaaliya ay ka shaqaynayaan amaanka, wuxuuna intaasi ku daray in goor dhow la magacaabi doono Taliyaal kale oo uu ka mid yahay taliyaha nabad sugidda dowladda KMG Soomaaliya. Dhawaan ayay aheyd markii Madaxaweynaha dowladda KMG Soomaaliya uu soo magacaabay Taliyayaashaasi cusub, iyadoo goor dhow la filayo in sidoo kale Madaxweyne Shariif uu soo magacaabo Taliyeyaal kale.
-
DKMG oo sheegtay inay samaysay askar si joogta ah howlgalo ugu sameeya Muqdisho: (Sh. M. Network) Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay inay sameeyeen ciidamo howlghalo joogto ah ka sameeya degmooyinka gobolka Banaadir si ay ugu qeyb qaataan amaanka dalka Soomaaliya. Ciidamadaani maanta ay sheegtay Wasaaaradda arimaha gudaha ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa loogu talagalay inay ka qeyb qaataan sugidda amaanka, waxaana loo qoondeeyay inay howlgalo isdaba joog ah ka sameeyaan degmooyinka magaalada Muqdisho. Afhayeenka Ciidamada booliska ee dowladda KMG Soomaaliya C/laahi Xasan Bariise oo faah faahin ka bixinayay Wareegtadaani maanta ay soo saartay Wasaaradda arimaha gudaha ayaa waxaa uu sheegay in ciidamadaani ay si gaar ah ay howlgalada ugu samyn doonaan degmooyinka gobolka Banaadir islamarkaana ay leeyihiin goobo cayiman oo loogu hagaago ciidamdaasi. Gaashaanle C/laahi Xasan Bariise ayaa sidoo kale waxaa ugu baaqay dadka ka shaqeeya gawaariada Ambalasta inay iska soo diiwaan galiyaan Xafiiska Wasaaradda arimaha gudaha, isagoo u mahadceliyay Milkiilayaasha Ambalaasyada daabula dadka dhaawacyada hase ahaatee loo baahanyahay in laga wada shaqeeyo sidii loo sugi lahaa amaanka magaalada Muqdisho. Waa markii ugu horeeysay ay Wasaaradda arimaha gudaha ee dowladda KMG Soomaaliya ay sheegtay inay sameeyeen ciidamo roondooyin ka sameeya magaalada Muqdisho si ay u sugaan amaanka hase ahaate waxaan la’ogayn waxa ay kusoo kordhinayaan ciidamadaani xaalada amaan dari ee ka jirta gudaha magaalada Muqdisho.
-
Galmudug President to Galkayo University Students: Teach the public about the dangr of illegal fire arms Hiiraan Online Staff Tuesday, March 29, 2011 The Galmudug State President, Mohamed Ahmed Alin, has called on university of Galkayo students to share their time between studying and informing the public, especially young freelance gunmen, about the danger of the use of illegal firearms to rob civilians in the crime prone Southern Galkayo District of Gomudug State of Somalia. Mr Alin was speaking at a ceremony at the University of Galkayo in which he presented 25 computer machines to the management of the of the university. '' You are required to warn your fellow young men who rob people at gunpoint against the danger of leading such a criminal life and advise them to stop mounting illegal check points on the roads where they hurt their fellow Somali country men and women'', Mr. Alin told the students who gathered at the university of Galkayo hall. The president also thanked the students and management of the University of Galkayo for their emergency humanitarian assistance to the people affected by the severe drought in the areas under his administration. The ceremony was attended by Galmudug State ministers, scholars, prominent members of the public chief among them General Abdirahman Warsame Ilmi ( Caare) and ordinary people in Southern Galkayo. The Vice Chancellor of the University,Prof. Abdikadir Mohamed Shirwa , gave a long speech detailing university education programs for the needs of the local people. '' The University of Galkayo consists of several faculties including the faculty of medicine, the faculty of education, the faculty of Information Technology,the college of quality of education Control and the college of linguistics. There are over 166 students at the university, currently studying at the different faculties in the morning, noon and evening learning sessions'', said Prof.Shirwa. The Dean of the University of Galkayo has, on his part, said that the university is affiliated with local and international universities and colleges,for example the GENCO university in neighbouring Kenya. Elmi Kulan Geedi Hiiraan Online
-
Waa la sameyn karaa! YES, we can (ala Obama style)
-
GD thank you for your contribution, keep it coming.
-
Waxaan halkan ku xusi doonaa wax soo saarka goboloda Soomaaliya ku yaala, dhinaca beeraha iyo kheyraadka bada. Haddii waqti iyo hanti la geliyo beeraha Soomaliya waxaa aan shaki ku jirin in wadankeena uusan u baahnaan doonin in food aid tuugsado, if anything waa in nala tuugsadaa. Sawiro iyo info are welcomed.
-
What's the greatest Somali love story ever told?
Somalina replied to General Duke's topic in General
Threadkan ayaaba shidan, isii sisinta. KK, inadeerka spring waaye maxuu ka wadaa? Sheekooyinka soo tuura Soomaliyeey. -
Jacpher;706406 wrote: ^ He must have forgotten his recent postings about the subject. Sheekoyiinka laga qoro hooygiisa ayaa la xumaadey, wax kale ma ahan. Nice detective work btw. Secret police is working double time and earning their keep these days.
-
Faras baan lahaanjiray dameer baan leeyahay ayaa kafiican ayaan maqli jirey. Anywho, Waxsoosaarka Hiiraan waa sidaan hoos ku qoran :- Galleyda waxa ay ku bislaataa muddo 90 cisho ah . Masagada/Hadhuudh-ka waxa ay ku bislaataa muddo 90 cisho ah. Sisinta waxa ay ku bislaataa muddo 90 cisho ah . Mooska waxa uu ku bislaadaa muddo 180 cisho . Digirta waxa ay ku bislaataa muddo 80 cisho ah . Yaanyada waxa ay ku bislaataa muddo 80 cisho ah . Babaayga waxa uu ku bislaadaa muddo 90 cisho ah . Bataatiga waxa uu ku bislaadaa muddo 180 cisho ah. Lowska waxa uu ku bislaadaa muddo 120 cisho ah . Cambaha waxa uu ku bislaadaa muddo 6 sano ah .
-
GD ayaa ka baxa Gaalkacyo. Asaga ayaa noo sheegaayaa waxa ka baxa halkaas. Take it away GD.... Sheekada dameeraha been ma ahan. Waxaa kaloo ku daraayaa taas: Hiiraan waxa ay caan ku tahay miraha geedka loo yaqaan “yicib” ama “jicib”, halka geedka “Baar” ee leh laamaha dhaa-dheer uu yahay calaamadda iyo tusmada gobolka, halka geedka kale ee cadayga uu tusaale u yahay dhulka Hiiraan sida uu ugu wanaagsan yahay beerashada,waayo carada waa mid bacrisan oo qaabab iyo midabo kala duwan leh ,una wanaagsan beerashada iyo daaqa xoolaha geela,lo’da ,ariga iyo fardaha .
-
Maskiinka wax uu ku faano ma haysto, marka Sakiin ha ku faano maanta. GD was on point wallee.
-
lol...c'mon now Jacpher. Dude came here with AS, TFG and "Shariif Sakiin ayaan u caleemo saara" songs. Indhaha maa la'dahay wah. Haddii ay AS jaamacad dhisaayaan, their biggest supporter ayaa 25 threads soo gelin lahaa halkan. Ninkaan xeebaha ka soo daga ma aha markii ugu horeysey uu selectively AS AS noola imaado markuu Beledweyne arko. That is why uu u caytamaayo, markii la qabtey. Hiiran canbaheeda PL ayaa laga cunaa. That should motivate you to invest in Hiiran nooh! lol@dadkeedu waa noocee? Dadka reer Hiraan waxay ahaayaan kuwii ka dhiidhiyay gumaysiga Talyaaniga waxaana tusuule u ah in nabaddoonkii caanka ee Sandhool Guure Fiidow uu noqday ninkii ugu horreeyay oo soomaali oo laga musaafiriyo dalkiisa loona musaafiriyo Asmara halkaasna uu ku xirnaa muddo 7 sano ah.
-
What's the greatest Somali love story ever told?
Somalina replied to General Duke's topic in General
lool... -
Hiiraan University has become a reality from its humble beginning where thirty highly educated professionals and intellectuals whose roots’ go back to Hiiraan Region of Somalia had met at Wingate Inn of Columbus, Ohio, USA on December 27, 2003 and formed Hiiraan University Association, now Hiiraan University Foundation. When its first stone of its foundation was laid down by Ugaas Dr. Abdirahman Ugaas Khalif Roble in a ceremony organized by HUF representative and a member of HU Board of Directors, Mr. Abdulkadir Khalif Dirie. The ceremony was held at the site of the main campus of HU at Eel Jaalle Village, Hawatako District of Beled-weyne, Hiiraan, Somalia in the afternoon of August 10, 2005. This was followed by the arrival of Dr. Ibrahim Dhaqane AIi, Administrator of Hiiraan University in Beled-Weyne in the afternoon of August 14, 2005 where he met at the Ugaas Khaliif International Airport with Mr. Dirie whom he received warm welcome by members of Hiiraan community and some of their leaders and exchanged pleasantry words with them. After settling down his family, Dr. Dhaqane buckled up his job to lead the institution from August 20 to October 10, 2005.