Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
-
Jacpher;710815 wrote: I am here to announce the beautiful state of Zamunda seated in its capital, the city of Qandal. Not to be confused with Qandala of State of Puntland.
-
RW Farmajo waraysi. BBC
-
The creation of Narnia and the hopeless rush towards a sub clan enclave
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
General Duke;710573 wrote: Another take on the Azania name.. We have had Narnia, Agahia would have been a bit better, dont you think.. lol@Agahia... how about Armania or Agandia ---------- MALAAQYADA BAYDHABO OO DHALEECEEYEY MAAMULKII GAANDI KU DHAWAAQEY Odayaasha dhaqanka,culmaa u diinka Aqoonyahanada iyo qaybahakale ee bulshada Koonfurta somaaliya aya kulan mudo sadex maalmoodqaatay uga soo gebageboobay xafiiska golaha dhaqanka ee M/Baydhabo. Kulankan oo looga soo hojeeday kudhawaaqista maalmihii ugudanbeeyey lagudhawaaqay madaxweynayaal maamulgoboleedyo cusub gaar ahaan kii uu hogaminaayey perfeser Gandi,ayadoo gebagebadii kulanka kadib ay shirjaraid qabteen qarkamid ah Odayasha iyo aqonyahanada waxa ay kaga hadleen maamul goboleed yadii ugudanbeeyey iyo dowlada kinya oo ayku eedeeyeen inayfaragelin kuhayso somaaliya. Gudoomiyaha golaha malaaqyada Malaaq ***** Ibrahin oo shirka jaraa id kahadlay aya til maamay in magacaabista maamulgoboleedyada cusub aytahay mid loogasoohorjeedo jiritaanka soomaliya iyo xasiloonida. Dr fowsi Abdi/Nuur afhayeenka golaha aqoonyaha koonfurta soomaaliya ayaa waxaa uu *****lka kaqaday in wadaxwenayaasha iyo maamulada lagudhawaaqayo ay yihiin nooc hogaamiye kooxeed cusub oo wata Dr,Perfasar,Ing iyo kuwokale gaar ahaan midka uu hogaaminaayo Mr Gandi isagoo dhinaca kale dowlada kinya ku ee deeyey in ay soo nooleyneyso dagaal ogayaalcusub Mr fowsi wuxuu sheegay in marnaba la ogolaandoonin maamul dabada lagasooriixaayo. Hadalkan kasooyeeray qaybaha bulshada rayidka koonfurta soomaaliya ayaan la ogeyn dhabarjabka ay kuyeelankarto hamiga shaqsiyaad danogaar ah leh Abshir Mandeerla Baidoanews Baydhabo -
Waxba iskuma hayno, adiga uun baa darbiyada ka ciyaaya, maxaa yeeley Lasagna is not selling . Qabiilka lafaha idinka galey uun iska daaweeya. Aad iyo aad ayaa xumad idin haysaaye.
-
lol@make you happy. You have absolutely misjudged and miscalculated that one! BIG FAIL! Cowl Muqdisho ayaa loogu dhawaaqey, waana GOBOL, magacana waa Soomali. Poor boy, he is clutching on straws here. Kulahaa I made you happy. Marka wax kama soo horjeesan karo, maxaa yeeley Cowl ayaad u sacbisey? are we in middle school? p.s. Sharif is madexwaynaha Soomaliya, Farmaajo waa RW, labadana waa one team, ka naxa ama ha ka nixina that is the reality maanta. lol@JB
-
I don't need to be believed because I'm not selling anything, you are. Get it together, and save us your bs and lies.
-
H'da oo si alle u hooseyso
-
Bashiir inaad iska aamustid adiga ayey kuu fiican tahay. Xidig hadduu supportgareyo sidaad tiri, kii kalena u leeyahay Ethiopian ayaa jeebka ku wata, dee soo ma aaadan is ceebeyn. Save us your nonsense, haddaad daacad tahay marka qabiil Soomaliyeed la caynaayey ayaad caqli la imaan lahayd. Waxaad tahay uunbaad halkaan ku sheegtey. You embarrassed yourself over and over and the worse part is that you actually think you are making sense uttering bunch of nonsense. How pathetic of you! waxaadan ahayn iskama dhigi kartid, marka heesaha raqiiska naga yareey. Xornimada dadka haka qaadina (is not like you can), Azania aka Odinga's Narnia waa laga soo horjeesanaaya and there is nothing you folks can do about it. Qabiil la aflaagadeeyana cidina mucaaradnimada uma joojineyso.
-
bal day sida Xidig , Bare, Shariif iyo Ileey iyo kuwo kaloo badan jeebka loogu haysto.... Waxyaabo badan ayaa isku dhex yaacey ma istiri. Admin in wax laga sheego waa dimuqraadiyad, laakiinse qabiil in la dhaho "sida Alle u hooseeyaa" waa jaahilnimo. Qof nacayb qabiiil ka buuxa ayaa waxaa ku soo qora online forumska, cid qabatana lama haayo ilaa iyo hadda. Sida loo doodo ama dadka loola hadlo haddii aan la aqoon then ha la iska aamuso, "silence is gold".
-
AUN.
-
I'm glad you enjoyed it BOB.
-
Taleexi, take your own advice and bounce!