Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Jacaylbaro;719316 wrote: First political party eh ?? ,,,,,, Eh! did you not read the title?
-
For boys: Meles Iskinder Gabre For a girl: Melesse Selam Zeina You can look up the meaning. Cheers!
-
Xaaji Xunjuf;719208 wrote: Emperor haile selassie would smile in his grave:D That's hurtful awoowe.
-
Big game tomorrow! where is Layzie? lay it on us (200 words this time). -------- NBA: Chicago braces for a difficult test vs. Miami DEERFIELD, Ill. • Derrick Rose saw the talent, saw the attitude and saw no reason this couldn't be a special season for the Chicago Bulls. Well, 62 regular-season victories and two playoff series victories later, it's still going strong. The Bulls knocked off Atlanta on Thursday, and now comes their toughest test: LeBron James, Dwyane Wade and the Miami Heat in the Eastern Conference finals. "We know that we have something special in front of us," Rose said. Not since Michael Jordan and Scottie Pippen were wrapping up their second championship three-peat in 1998 have the Bulls advanced this far. Not that it's been easy, though. Indiana put up a fight in the first round before bowing out in five games. So did Atlanta, before the Bulls beat them 93-73 in Game 6 of the conference semifinals Thursday night. "This is playoff basketball," Bulls coach Tom Thibodeau said Friday. "Games are always going to be tough. They're going to be tight games. You have to be able to rely on your habits, the things you've been doing all season long." What they did during the regular season worked quite well. The Bulls won more regular-season games than any other team, locking up home-court advantage throughout the playoffs after a massive roster overhaul that came on the heels of back-to-back 41-win seasons and first-round playoff exits. The moves that sparked the turnaround are well-documented, from the firing of Vinny Del Negro and hiring of Thibodeau — who recently was named the NBA's coach of the year — to the execution of their backup plan after James, Wade and Chris Bosh wound up together in Miami. The Bulls instead got power forward Carlos Boozer and a cast of role players that gave them one of the league's deepest rotations. Of course, it helped that a certain point guard from the city's South Side continued his rapid rise. But he struggled at times against Indiana's double teams in the opening round. His shooting is down from 44.5 percent to 40 percent in the postseason, too. Even so, he's still averaging 28.8 points and 8.2 assists. "We've been a team all season," Boozer said. "It hasn't been a one-man show. But our one man's pretty good!"
-
Derrick Rose became the youngest player to win the Maurice Podoloff Trophy as the NBA Most Valuable Player. Michael Jordan is back baby p.s. Che and BOB I'm sorry about what happened to the Lakers. Naaaaaah I aint! Mac sokor!
-
The original 13 SYL members Osman Gedi Rage Mohamed Farah Hilowle Mohamed Ali Nur Haji Mohamed Hussein Abdulqadir Saqawadin Dhere Hagi Dhere Hudow Moalim Abdullahi Mohamed Hirsi Nur Dahir Haji Osman Mohamed Osman Bardura Yasin Hagi Osman Ali Hassan Maslax Haji Mohamed Abdullahi
-
Happy SYL Day to all Somalis. SYL was the first political party in Somalia.
-
Raysulwasaare Farmaajo oo ka digay maamulgoboledyada so badanaaya
Somalina replied to oba hiloowlow's topic in Politics
lol@XX, you won't be allowed in I'm afraid. -
Wasaaradda Caafimaadka oo xarun caafimaad ka furtay degmada Boondheere Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa xarun Caafimaad oo MCH ah maanta ka furtay Degmada Boondheere ee G/Banaadir. Munaasabadii furitaanka MCH-kaasi ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha G/Banaadir Ahna duqa magaalada Muqdisho, Guddoomiyaha degmada Boondheere, iyo saraakiil kale oo ka tirsan wasaaradda Caafimaadka. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Cismaan Libaax Ibraahin oo xariga ka jaray MCH-kaasi ayaa ku guubaabiyay howlwadeennada Xafuntaasi Caafimaad in ay si daacadnimo ah ugu adeegaan dadka tabaaleysan ee ku dhibaateysan degmadaasi. Wasiir ku xigeenka ayaa intaa ku daray in Wasaaradda Caafimaadku ay bil kasta dawooyin u qeybiso MCH-yada ku yaala G/Banaadir, sidaasi darteed loo baahanyahay in MCH-kani noqdo mid u adeega bulshada u baahan adeegyada caafimaad. Guddoomiyaha G/Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo Gudoomiyaha Degmada Boondheere C/llaahi Xirsi Wardheere Istakiin oo ka hadlay Munaasabadii furitaanka MCH-ka ayaa muujiyay ahmiyadda uu bulshada u leeyahay, iyagoo ballanqaaday in dhankooda ay gacan ka geysan doonaan habsami u socodka howlaha MCH-ka. Furitaanka MCH-kani ayaa qeyb ka ah dadaallada ay wasaaradda caafimaadku ugu jirto wax ka qabashada baahida caafimaad ee ay qabaan dadka danyarta ah ee ku dhaqan degmadaasi.
-
Raysulwasaare Farmaajo oo ka digay maamulgoboledyada so badanaaya
Somalina replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Tuurland -
Xukuumadda Jabuuti oo sheegtay inay ciidamo nabad ilaalinta ah u dirayso Soomaaliya bishan dhammaadkeeda Sabti, May 14, 2011 (HOL) – Dowladda Jabuuti ayaa laba guuto oo ciidamo ah u diraysa daka Soomaaliya, si ay uga qaybqaataan howlgalka nabad ilaalinta ee ay Midowga Afrika kawadaan Muqdisho, sida uu sheegay warsiirka arrimaah dibadda ee dalkaas Maxamuud Cali Yuusuf. Wasiirka oo warramayay idaacadda VOA-da ayaa sheegay in ciidamadan ay horay u ballanqaadeen inay u dirayaan Soomaaliya, ayna ka go'an tahay inay ciidamadaas u diraan Soomaalia, si ay uga qaybgalaan howlaha nabad ilaalinta ee AMISOM. "Horay ayaan u ballanqaadnay inaan ciidammo u dirno Soomaaliya, waxaana hadda dhameystirnay tababarka ciidamadaas iyo qalabeyntooda, bishan dhamaadkeeda ama bisha soo socota horraanteedana waxay gaarayaan Muqdisho," ayuu yiri Mr. Yuusuf oo mar kale loo magacaabay xilka wasiirka arrimaha dibadda ee Jabuuti. Dowladda Jabuuti ayaa taageersan dowadda KMG ah ee Soomaalia oo lagu soo dhisay dalkooda, iyadoo wasiirku uu xusay in hadalkiisan uusan la mid ahayn kuwii ay horay loo sheegay oo ay ka go'an tahay inay ciidamo u diraan Soomaaliya. Mar la weydiiyay cabsida ay ka qabaan in Xarrakatul Shabaab ay beegsato dalkooda maadaama ay sannadkii hore qaraxyo khasaare badan geystay ay dalka Uganda oo qayb ka ah howlgalka AMISOM ay ka geysteen ayaa ku jawaabay: "Haddii aan ka baaqsano inaan ciidamo dirno iyo haddii aan dirno kooxdaas ma filayo inay naga joogsanayaan, waayo waxaan ogaannay markii ay Hargeysa qarxiyeen in aysan jirin meel ay dhaafayaan, waxaana qabnaa inay waajib tahay lala diriro," ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda ee Jabuuti. Sidoo kale, wuxuu ka hadlay khilaafka u dhexeeya madaxda DKMG ah isagoo xusay in iyagu ay qabaan in xilligan aan la qaban doorasho, isla markaana laga shaqeeyo sidii lagu nabadeyn lahaa Soomaaliya, isagoo xusay inay fikirkaas dunida oo dhan u gudbiyeen. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Raysulwasaare Farmaajo oo ka digay maamulgoboledyada so badanaaya
Somalina replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Maamul Goboleedyada lagaga dhawaaqayo dalka dibadiisa ayaa noqday sidii tusbax go'ay oo kale, iyadoo hada uu isu rogay mid deegaan iyo beel ku qotoma, tiiyo dadku hadal hayaan inay soo socoto Maamul goboleed xaafadeedyo ah . :D:D -
MoonLight1;719140 wrote: Oba sxb if you see all the xaflad and party celebrations made for Cowl region in Xamar and abroad they did not display the mareeg state flag, car bal iga tus halmeel lagu soo bandhigay calanka mareeg, this is a complitly separate state from mareeg and if you don't believe it you'll see the land grab skirmishes in the area as soon as Alshabaab vacate the area. http://www.mareeg.com/fidsan.php?Beesha-Wacaysle-oo-Muqdisho-ku-taageertay-dhismaha-Mareeg-State-iyo-Maamul-goboleedka-Cowl&sid=19595&tirsan=2 Also, I don't know if you watched the Mareeg State launching party videos (example waa kan ), reer Cowl ( ) are celebrating and welcoming Mareeg State.
-
British Office Somalia Upper Hill Road PO Box 30465-00100 Communications Section Telephone: (254) (0) 20 2844 000 Direct dial: (254) (0) 20 2844 292 www.ukinkenya.fco.gov.uk 11 May 2011 “The British Foreign Secretary, William Hague, today announced his intention to reopen a British Embassy in Somalia as soon as local conditions permit. “The Foreign Secretary’s announcement reflects the strategic importance of Somalia for regional stability and the fight against terrorism and piracy. It also reflects the United Kingdom’s commitment to support the development of a stable and secure country for the people of Somalia. “Over the last 12 months, the UK Government has significantly increased its engagement with Somalia. In May 2010 a UK Senior Representative for Somalia was appointed. In February 2011 the British International Development Secretary, Andrew Mitchell, announced a tripling of aid to Somalia. The UK has established a British Office for Somalia based in the British High Commission, Nairobi. This Office coordinates the work of over 30 staff from the UK’s Department for International Development, Foreign and Commonwealth Office, Stabilisation Unit and Ministry of Defence. “The establishment of a British Embassy is the next logical step in intensifying our efforts to help bring peace and stability to Somalia, but due to the complex political and security situation there will need to be significant improvements before an Embassy can reopen. The British Office for Somalia will continue to lead on the UK’s engagement with Somalia until conditions allow for the establishment of the Embassy.” For further details on this please contact Abdilatif Maalim, Mobile No; +254723040125 Telephone; +254202844292 Emai:l Abdlatif.Maalim@fco.gov.uk
-
Thank you Dukey. I hope all is well with you.
-
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo tagay Washington hadalna ka jeediyay machadka nabadda Jimce, May 13, 2011(HOL) - Ra'iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray caasimada dalka Mareykanka ee Washington DC ka dib markii uu shirkii Golaha Ammaanka ee QM uu soo gabagaboobey galabtii Arbacada 11ka May 2011. Ra'iisul Wasaaraha ayaa Khamiistii 12kii May 2011 booqday xarunta nabadda ee loo yaqaano (US Institute of Peace) oo uu halkaas khudbad dheer ka jeediyey. Khudbadii Ra'iisul Wasaaraha oo inteeda badan ka hadleysey nabadda iyo baahida ay Somalidu u qabaan nabad waarta, sababaha uu u aqbalay xilka isagoo goob nabad ah joogey, waxuu kaluu sheegay in Dowladda ay horumar baaxad leh ka sameysey dhanka nabadda. RW ayaa u mahadceliyey David Smock iyo hay'ada USIP oo oggolaatay inay 40 Somali ah siin doonto tababar la xiriira xalka dagaalka. Fadlan fiiri lifaaqa oo ah khudbadii RW oo English ah. Ra'iisul Wasaaraha Somalia ayaa sidoo kale Khamiistii 12 May 2011 kulamo la qaatay Senaterada kala ah Leiberman oo horey u ahaa musharax Madaxweyne ku xigeenka dalka Mareykanka, Senator Charles E. Schumer, Senator Richard G. Lugar, iyo Senetaro kale oo ay ka mid ahaayeen Senator King. Ra'iisul Wasaaraha ayaa maalmahan ku sugan dalka Mareykanka isla markaana wada dadaalo ku wajahan sidii Dowladda Mareykanka ay u labolaabi laheyd taageerada DFKMG ah. Ra'iisul Wasaaraha ayaa dhammaan Senetarada oo uu sida gooni goonida ah ula kulmay u sheegayey in Mareykanka uu yahay Dowladda aad u saacida DFKMG ah, ha yeeshee uu sheegay in loo baahanyahay in Mareykanka uu qaato kaalin hoggaamineed ee ku wajahan sidii loo xalin lahaa xaaladda Somalia si dalka loogu soo dabaalo nabad. Ra'iisul Wasaaraha ayaa sheegay in loo baahanyahay in Somalia la siiyo mudnaanta la siiyo Afghanistan iyo Iraq oo uu sheegay in xaaladda dalka ay aad u liidato, kooxaha xag jirka ah ama argagixisada ahna ay ka faa'iiseysan karaan haddii aan DFKMG ah lagu saacidin sidii ay u heli laheyd kaalmo dhaqaale oo ku filan inay kula dagaasho kooxaha argagixisada ah. Ra'iisul Wasaaraha Somalia ayaa habeenkii Khamiista 12ka May ka qebygalay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay jaaliyadda Virginia ay soo abaabuleen. Xafladan ayaa waxaa ka hadlay mas'uuliyiinta jaaliyadda Virginia. Sidoo kale waxaa ka hadlay xafladda La Taliyaha Sare ee Ra'iisul Wasaaraha Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) oo halkaas ku soo bandhigay filim ama documentary la xiriira waxqabadka Dowladda oo si heer sare ah loola dhacay. Ugu danbeyntii Ra'iisul Wasaaraha ayaa halkaas ka jeediyey khudbad dheer kana codsaday Somalida US inay kaalin mug leh ka qaataan sidii dalka dib loogu dhisi lahaa. Ra'iisul Wasaaraha ayaa ka warbixiyey shirkii Golaha Ammaanka ee QM waxuuna sheegay in muddo kororsigii baarlamaanka uusan aheyn mid sharciyeysan, loona baahanyahay in dhammaan hay'adaha Dastuuriga ah ay ka wada hadlaan isla markaana ay isku raacaan sida ugu habboon ee looga gudbi karo marxaladda kala guurka ah. Afhayeenka Xukumadda KMG ah Inj. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow)
-
Dood Wadaag ku Saabsan Doorka Dhalinyarada ee Horumarka iyo Nabada oo Muqdisho lagu Qabtay Muqdisho (RBC Radio) Dood wadaag ku saabsan kaalinta dhalinyarada Soomaaliyeed ay ku leeyihiin Nabada iyo hormadka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Dood wadaagaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay xisbiga Nabada iyo Haormarka Garabkiisa Dhalinyarada waxaana ka soo qayb galay dhalinyaro badan. Dhalinyarada ka soo qayb galay kulanka ayaa waxa ay u badnaayeen dhalinyarada Waxbarta oo dhigta jaamacadaha magaalada Muqdisho iyo waliba Dhalinyaro Aqoonyaho ah. Sidoo kale Dood Wadaaga maanta ayaa waxaa ka soo qaybgalay Dad Aqoonyahano ah Siyaasiyiin iyo Xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo aad u badan. Dood ayaa waxaa si aad ah loogu lafa guray kaalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed ay ku leeyihiin Nabada iyo Hormarka Dalkooda Dadkooda. Sidoo kale waxaa lagu soo haday qaaday taariiqda Dhalinyaradii Soomaray wadanka Soomaaliya iyo sida looga baahanyahay in haatan dhalinyarada jirta ay ku daysadaan. Cali Yaasiin Cali oo ah gudoomiyaha garabka Dhalinyarada ee Xisbiga Nabada iyo Hormarka oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa uu Faah Faahin ka bixiyay Sababta ay u qabteen Dood Wadaaga maanta. Waxa uu Sheegay in Dood wadaagaan loogu Talagay in la arko kaalinta Dhalinyarada ay ka ciyaari karaan Hormarka iyo Nabada iyo in Dhalinyarada la tuso in ay fikiri karaan. “Waxaan ugu Talagalnay kulankaan in Dhalinyarada Soomaaliyeed ay isku yimaadaan oo ay fikiraan oo ay noqdaan dad waxqaban kara”… ayuu yiri gudoomiyaha Xisbiga Nabada iyo Hormarka. Sidoo kale waxaa ka hadlay Dood wadaaga Xildhibaan Dr. C/qaadir Macalin Maxamed Geedi waxa uuna sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed looga baahanyahay in ay fikiraan isla markaana uu waajib ka saaranyahay dalka iyo waliba umada. Xildhibaankaan ayaa waxa uu sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed ay qaban karaan waxbadan hadii ay fikiraan oo ay isku xirmaan. Xildhibaan Dr. C/qaadir Macalin ayaa waxa uu sheegay in Dhalinyaradii SYL ay wax badan u soo qabteen dalka isla markaana looga baahanyahay dhalinyara iminka in ay ku daysadaan dhalinyaradaasi oo kale. Ugu Danbayntii ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Dr. Maxamed Nuur Gacal waxa uu SHeegay in haatan dalka uu ku jiro Bur bur baahsan isla markaana loo baahanyahay dhalinyaro kifirta oo maskax wanaagsan leh. Si kastaba ha ahaatee kulankaan ayaa waxa uu hor dhac uu u ahaa munaasabad lagu xusayao maalinta Dhalinyarada SYL oo ku aadan 15 bishaan May.
-
Jacaylbaro;718886 wrote: Go re-read the first post ........... The poster knew inaad soo ordeysaan marka wuu idin sii sheegaaye intaad aqriska sii wadan lahaydeen so you don't waste your time, yacni "maya maya sheekadan maha SL ee sii socda" camal nooh. ! smart lad nooh! Bal ku noqo marlabaad adigu. :D
-
Amin follows this thread.