Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Che -Guevara;722969 wrote: Somalina....It's not fair we win every time-let others enjoy the glory. lol@everytime... quuq mataqaanaa...
  2. Ciyaari waa gelin danbe. Tonight is the night that the Bulls will make it right. C'mon Bulls play your game!
  3. In 1994 rebels threatened control of Somaliland’s capital, Hargeysa. By various estimates the fighting displaced tens to hundreds of thousands of people (Somali News Update 1, 14 December 1994). In 1995 rebels again pressed Hargeysa, particularly around the airport (BBC 21 Aug. 1995). The most prominent rebel leader, Abdurahman Ali Tour (Tur), the first president of Somaliland whom Egal succeeded, was put on trial for treason in October 1995, for “leading a guerilla movement against the present government” and for “opposing Somaliland’s self-declared independence (Radio Hargeisa 6 June 1995)”. The issue of Somaliland’s relations with the remainder of Somalia and whether there should be any attempt at reunification is particularly sensitive. Tour and his associates, by having allied themselves with General Mohamed Farah Aideed’s unrecognized government in Mogadishu (Aideed is now deceased), compounded the allegations of treason..
  4. Keep having nightmares about Muqdisho's affairs.
  5. See that is the problem. Teyda haka hadlin taadana waan ka hadli attitude. Koley May 2011 waa tan your faith.
  6. Yeah, awoowe. That is the number 1 reason you were avoiding to comment on this! Adigoon is ceebeyn further, iska soco awoowe.
  7. Deny all you want, all we ask is that you mind your own business. Muqdishada aad ku qarweyso habeen iyo maalina iska daawey.
  8. Somalia doesn't care about your foreign policy, be on your way and stop mentioning our name.
  9. Xaaji Xunjuf;722227 wrote: Indeed warlords have no place in a civilized society Yet you crowd the streets MSB built celebrating and holding up Tuur's pics like he was Gandi. Qudbada meelaha looga baahanyahay la aad awoowe.
  10. Xaaji Xunjuf;722151 wrote: Actually IOG invited President Siilaanyo but he turned down the offer and send his Foreign Minister instead He was invited as what? nuff said
  11. the Queen is our Mother we are British orphans Ayaa halkan dad wax ka sheegaaya quoting Hadhwanaagnews. Qosol badanaa.
  12. lol... MMA I was just wondering, that is all. Shaley ayaan aqrinaayey qoraal ka hadlaaye biyo la'aanta tuulooyiin Kenya ku yaalo.
  13. MMA, waa iska kaa weydiinaaye, wax iga su'aal badan weli ma soo gelin threadkaan ayaan u maleynaayaa. Waxaas koley cunto indhaha u roon ma ahan, 1 dollar xataa ma siin laheen. Adigoo soo gata qudaarta iyo chickenka oo guriga ku sameysta ayaa la qaatey. Qof walba dooqiisa laakiin. Fiiri, biyaha la cabo iiga waran? waxaan u maleynaa inaad soo hadal qaadey on this thread laakiin gadaal uma noqon karo. Anyways, biyaha tubada maa cabtiin?
  14. Kulankii qorayaasha Soomaaliyeed oo ka furmay mag. Helsinki, Finland Bandhig buugeedkii 7aad ayaa ka furmay magaalada Helsinki ee dalka Finland. Bandhiggan oo ah kii todobaad ayaa waxaa dhidibada loo taagay sanadkii 2005-ta. Munaasabaddan ayaa ah mid si weyn loo soo agaasimo sanad walba, isla markaana ay ka soo qeybgalaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Finland. Haddaba furitaankii xafladda ee sanadkan waxaa xariga ka jartay agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada & dhaqanka ee dalka Finland, marwo Riitta Kaivosoja iyo maamulka maktabadda sare ee magaalada Helsinki oo ay hormood u ahaayeen;- Riittaa Hamalainen & Tina. Sidoo kale waxaa ammaan iyo bogaadin mudan C/raxmaan Max´ud Cali "Jiimi" oo ka socda maktabadda Espoo oo sanad walba qeyb lama ilaawaan ah ka qaata keydinta & dhigaalka afka Soomaaliga & Maamulka shirkadda Scansom ee dalalka Europe macallin Bashiir Ismaaciil Cusmaan. Sanadkan waxaa qoreyaasha ka qeybgalaya munaasabaddan sanadkan 2011, waxaa ugu helin culus shirkadda buugaagta daabacda ee Scansom publishers ee saldhiggeedu yahay magaalada Stockhlom & Toronto oo halkaas ku soo bandhigtay buugaag aad u tiro badan oo gaareysa 270 buug , buugaagtii halkaas lagu soo bandhigay waxaa ka mid ahaa;- buugaagta carruurta, suugaanta, taariikhda, siyaasadda, ganacsiga, ciyaaraha, diinta, caafimaadka, qaamuusyada, buugga codeysan. Qoreyaasha sanadkan sida gaarka ah loogu martiqaaday ka qeybgalka munaasabaddan waxaa ka mid ah;- 1. Max´ed Sh. Xassan Nuur; 2. C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban"; 3. Siciid Cali Shire; 4. Amran Max´ed Axmed; 5. C/qaadir Cali Boolaay oo halkaas ku soo bandhigay taariikhdii ururkii S.Y.L. Dhinaca kale waxaa munaasaddan goobjoog ka ahaa qoreyaasha Soomaalida ee ku dhaqan dalka Finland ayna ka mid yihiin;- 1. Axmed Xijji wehliye 2. Axmed Wehliye Coofle 3. C/rashiid Cawad Diiriye 4. Dirir; 5. C/ladiif; 6. Macallin Sugulle. Ugu dambeyntii waxaa kulankan la soo gebagabeyn doonaa maalinta Sabtida ah ee bishuna tahay 21ka bishan May, sanadka 2011.
  15. I don't know why you're wasting your time with the uninformed gullible masses that have been spoon fed daily with anti-Somalia hate propaganda.
  16. Correction: It is "90 years of distinct history".
  17. I love the "go big or go home" attitude of the Somali people. The Jews, the Lebanese and the Chinese better watch out now!. Somalis are coming!