Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Abokor Omar;723397 wrote: Duke ever thought of working for Sony? You would make an excellent tape recorder. Why they wasted a brain on you is beyond me. My 11 year old brother could construct a better argument and deliver it more creatively than you.. You can learn a lot from you lil brother then.
  2. Abokor Omar;723378 wrote: You still betting that your Donkey comes first?lol
  3. Abokor Omar;723359 wrote: Lol, the blind leading the blind. troll on troller.
  4. Is Azania invited to the UN Security Council summit for Somalia in Nairobi?
  5. Kuwan yaa wadanka u dhiibey? IC. It is like watching an episode of the Supernanny.
  6. Che -Guevara;723313 wrote: Somalina.....I have many adeers. Which one are we talking? Kii afka duubnaa yaa kale. Are you still in Nairobi? war keen if yes.
  7. From afka dawlada. -------- War degdeg ah:Qodobada lagu go’aamiyay shirkii Nairobi Shir jaraa’id ayaa ka dhacay xarunta xafiiska siyaasadda ee QM ee Nairobi ayaa waxaa lagu sheegay in ay wakiillada golaha ammaanka isla arkeen sadex qodob oo kala ah: 1- joojinta khilaafka madaxda dowladda u dhaxeeya 2- ilaalinta axdi qarameedka, iyo ku dhaqmidda shuruucda u degsan. 3- in shirka bisha June magaalada Muqdisho lagu qaban doono lagu go’aamiyo qaab siyaasadeedka uu dalku ku socon doono, uuna shirkaasi gacanta ku haayo xafiiska arrimaha siyaasada u qaabilsan QM, wixii ka soo baxana uu danjire Mahiga ula laaban doono golaha ammaanka kadiba la isla arko. Waxaa shirka jaraa’id isla qabtay: Ergeyga joogtada ah ee dowlada Ingiriiska u qaabilsan golaha ammaanka Mr.Mark Lyall Grant, Ergeyga joogtada ah ee dowladda Koofur Afrika u qaabilsan golaha ammaanka Mr. Baso Sanguqu, iyo ergeyga QM u qaabilsan arrimaha Somalia Augustine Mahiga.
  8. Madaxwayanaha oo dalka dib ugu soolaabtay sheegayna in la qabanayo shirka wada tashiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sh Sharif Sh. Axmed ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu kasoo qeybgalay kulankii Qaramada Midoobay ee lagu qabtay magaalada Nairobi. Abbaarihii 5.30 daqiiqo aha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aaden Cabdulle CusmaanAaden Cadde soo cago dhigatay diyaarad waday Madaxweynaha jamhuuriyadad somalaiya Mudane Sh Sharif axmed oo ay wehliyeen xubno ka tirsan saraakisha madaxtooyada Soomlaiya. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aaden Cadde kusoo dhoweeyay Masuuliyiin ka tirsan dowladad Soomaaliya oo ay kamid ahaayeen k/simaha R/wasaaraha Soomaaliya ahna wasiirka Difaaca C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi Xildhibanano ka tirsan Baaralamaanka Soomaaliya maareeyahay dekadda Taliyaha Ciidanka XDS s/Guuto C/qaadir Sh Cali Diini iyo Xubno kale oo ka tirsan Dowladda. madaxweyanaha jamhuuriyada Soomalaiya oo hadal kooban garoonka ku siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Shirkii uu kasoo qeybgalay waxyabaabihi kasoo baxay ay kamid ahaayeen in la yareeyo Khilaafaadyada ka dhex jira hay’adaha Dowladad lana qabto shirkii ay horay ugu baaqwaday xukuumadda Soomaalaya inuu qabsoomayo bisha june ee sanadkaan. madaxweyanaha Soomaaliya ayaa kamid ahaa wafdi ka qeyb galay shir ay soo qabanqaabisay Qaramada Midoobay kaasoo isla maanta lagu soo geba gabeeyay Magaalada Nairobi iyadoa kulankaasi diiradda lagu saaray khilaafaadka ka dhex jira hay'adaha dowladda iyo sidi looga gudbi lahaa marxaladadkala guurka ah.
  9. The Al-Qaeda-proxy Al-shabaab militants in Somalia have raided SOS Children’s hospital in the capital Mogadishu and looted 25 plastic containers of blood from the blood reservation department of the hospital which serves for mothers and children, a nurse at the hospital confirmed here on Wednesday. The Nurse who demanded anonymity because of fears for her safety told AHN that heavily armed militants in a Toyota track raided the hospital late Tuesday and looted the reserved blood. “In Somalia looting properties was something very common, but to me looting of blood from a hospital Bank was a very surprising experience—we were really shocked by the unprecedented incident” the anonymous nurse noted. The nurse said that after the incident some ailing women and children were removed from the hospital by their relatives for fear that the militants may take over the whole hospital which is located on the northern edge of the capital where the Somali government forces have not yet reached. Sources close to the extremist group indicate that over hundred militants including top militia commanders were wounded in heavy fighting last week during battles around Mogadishu. Al-shabaab’s spokesman for military affairs Sheik Abdi Aziz Abu Musab, whose real name is Artan Mohamed , and militant radio reporterIsmail Salad Guled, who was responsible for the killing of Somali journalists, are among the seriously wounded militants. The sources say that the militants were retreated from Mogadishu and are now being treated at a mobile hospital built in the Farm of former UAE King Sheik Zayid Bin Sultan Al Nahyan in the Lower Shabelle region.
  10. A_Khadar;723215 wrote: May be he is in love with your nickname.. Qac waaye xoogaa, love waxba kama oga.
  11. Lacagta hala keeno! dad badan ayaa maxkamad la soo taagi doonaa InshaAllah! criminals will be punished.
  12. Som@li;723018 wrote: ^Luuqadii wadanka miyaa la bedelay, Why the posters are in English? Anyway, Good news! yaa kuu sheegaayo hee.
  13. Madaxda dalka oo Muqdisho ka dhoofay Madaxda sare ee dalka (M/weynaha iyo ra`iisal wasaaraha) ayaa galabta ka dhoofay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyagoona ku sii jeeday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Ujeedka safarkan ayaa lagu sheegay kulan laba maalmood qaadanaya oo ka furmi doona magaalada Nairobi kaas oo ay isku soo hor fariisanayaan Golaha Amaanka iyo dowladda Soomaaliya islamarkaana looga hadli doono ariimaha Soomaaliya. Waxaa horay u gaaray magaalada Nairobi gudoomiyaha Baarlamaanka SHariif Xassan Sh. Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo kuwaas oo iyana ka qeyb galaya shirka Golaha Amaanka ee loogu yeeray madaxweynaha iyo ra`iisal wasaaraha. Shirkan ay madaxda sare ee dalka ka wada weyb galayaan ayaa kusoo beegmaya xilli uu khilaaf xooggan u dhexeeyo gudoomoyaha baarlamaanka iyo madaxweynaha & xukuumadda federalka.
  14. Urur loogu magacdaray WAANO (Women in Action Against Malnutrition)ayaa maanta looga dhawaaqay xaflad lagu qabtay hoteelka Ambassador ee magaalada Muqdisho, waxaana xafladda goobjoog ka ahaa xubno ka socdayururada bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed. Xafladdan ayaa hadal ka jeedisay Cudbi Cumar Abuukar oo sheegtay inururkan ay ka fikirayeen dhismihiisa muddo hal sano ah, ayna kuguuleysteen maanta inay ku dhawaaqaan furiddiisa, iyadoo sheegtay inayla dagaalami doonaan nafaqodarriada haysata haweenka Soomaaliyeed. "Waxaa igu dhaliyay inaan ururkan aasaaso anigoo inta badan la soconjiray wararka ku saabsan nafaqo-darrida haysata haweenka iyo caruurtadunida, gaar ahaan kuwa Soomaalida," ayay tiri Cudbi oo sheegtay inaykasoo laabatay dalka Mareykanka si ay wax ugu qabato haweenka Soomaaliyeed. Cudbi waxay sheegtay in cabsi weyn ay ku haysay inay dalka dib ugu soolaabato oo ay urur u adeegaya bulshada sameyso, balse ay kudhiirri-geliyeen dad badan oo ay ka mid tahay guddoomiye ku xigeenkaururkan WAANO Nuur Sheekh Maxamed. "Dadka ku nool dalalka bariga Afrika 50% waxaa haysta nafaqodarro,runtii tanina qayb ayay ka ahayd waxyaabihii igu dhaliyay inaanururkan sameeyo," ayay Cudbi hadalkeeda ku dartay. Xubnihii ka hadlay madasha looga dhawaaqay furintaanka ururka WAANOayaa waxaa ka mid ahaa guddoomiyaha dhaqaaqa bulshada rayidka ah eeSoomaaliya C/qaadir Abuukar Gacal (Abkow) oo sheegay in ururkan uuyahay mid ay si weyn u soo dhaweynayaan ayna la shaqeyn doonaan. "Ururrada ka jira dalka 80% waa ururro haween, ururkan WAANO kuwaasayuu kusoo biiray, diyaar ayaana u nahay inaan la shaqeyno oo aancilmi iyo awood ku taageerno," ayuu yiri C/qaadir Abkow. Sidoo kale, Caasho Cabdi Diini, Sahro Maxamed Axmed iyo Duniyo MaxamedCali oo ka socday qaybaha kala duwan ee ururrada haweenka Soomaaliyeedoo ka hadlay xafladda ayaa sheegtay inay soo dhaweynayaan ururkaan ooay u arkaan mid qayb ka qaadanaya gargaarka loo fidinayo haweenka iyodhallaanka Soomaaliyeed. Ururkan ayaa dadkii goobta ka hadlay waxay ku tilmaameen inuu yahaymid loo baahanaa maadaama ka hortagga iyo la dagaalanka nafaqodarridahaweenka ay horay u ahayd mid aan si gaar ah looga shaqeyn jirin balseay maanta noqotay arrin muhiimad gaar ah la-siiyay. Xubnaha ururka WAANO oo ka kooban sagaal xubnood ayaa waxaa qurbo-joogka ah Cudbi Cumar Abuukar oo ah guddoomiyaha ururkan, halka intakalena ay yihiin dad ku sugnaa gudaha dalka 20-ki sano ee aydagaallada sokeeye socdeen.ay dagaallada sokeeye socdeen.
  15. Somali Police Arrest Foreigners Carrying $3.6 Million, Somalia Report Says Police in Somalia detained two Americans, two Britons and two Kenyans at the airport in the capital, Mogadishu, after they arrived carrying $3.6 million, Somalia Report said, citing police spokesman Abdullahi Hassan Barise. The six were arrested after making an unscheduled landing at the Aden Adde International Airport, possibly to refuel, the Nairobi-based online news agency said on its website today. Police don’t know where the planes departed from, it said. At least two ships held by pirates off the coast of Somalia are due to receive ransom money following negotiations for their release, the agency said, citing unidentified sources. Source: Bloomberg
  16. Somali-Canadian helps to rebuild besieged nation Somali Minister of Public Works and Reconstruction, Abdirashid K. Hashi Mr. Hashi, who studied politics at the University of Toronto and became a journalist and book publisher in Canada for more than 20 years, now holds one of the toughest jobs in war-torn Somalia. He is the Minister of Public Works and Reconstruction – making him responsible for rebuilding one of the most devastated cities in the world with little money or resources. He plans to seek bids from contractors to rebuild seven hospitals, three schools and a court complex. This month he spent $100,000 on heavy equipment from Dubai to help repair one of Mogadishu’s main streets. The Globe and Mail
  17. Saalax;722990 wrote: Wa maxay Suuqa Bakaraha ama Suuqa Bahuuko baanu qabsanay. War al shabab ka safeeye magaaalada dhaan then talk markas. Why do you care? oh my bad, wrong question. Disregard it.
  18. Nabad- walaal Google Cali_Gaab, markaad aragto waxyaabaha uu ku soo qoro other forums ayaad joojin doontaa inaad la muranto. Xaji Xunjuf aka Emperior5, waa ku salaamey.
  19. Che -Guevara;722979 wrote: loool...it feels like everytime considering we won five championships in the last decade:) What about the last five years Che? no Shaq no dynasty and you know it! anyways, I will talk to you in 2030. lol