Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Somalis Are Told to Stop Bickering or Lose Financing
Somalina replied to Che -Guevara's topic in Politics
Oba, Sharif Sakin was elected as the speaker of the parliament on Sep 16, 2004 asaga ayaana dhaariyey Abdullahi Yusuf a month later. Waxba isma bedelin. -
Instead of burning down Somali businesses why don't they start their own businesses. What is SA government doing about these hate crimes? Caqli xayawaan fooqal caqli xayawaan. May Allah save our people living in South Africa.
-
US put pressure on Saudi Arabia to let women drive, leaked cables reveal Documents given to WikiLeaks show Obama administration pushed Saudis to give female citizens more rights David Leigh guardian.co.uk Friday 27 May 2011 15.24 BST Manal al-Sharif in a still from the video of her driving that she posted on the internet. Her 'crime' has landed her in jail. Photograph: Manal al-Sharif The Obama administration has been quietly putting pressure on Saudi Arabia to allow women to drive, according to leaked US embassy cables. But the jailing of woman protester Manal al-Sharif after she posted an online video of herself at the wheel of a car in Khobar reveals the extent of US diplomatic failure regarding the ban. The cables, part of the trove allegedly given to WikiLeaks by the US soldier Bradley Manning, reveal previously unreported clashes over women's rights. Dispatches from Riyadh describe Saudi Arabia as "the world's largest women's prison". Those words are a quote from one female campaigner US diplomats have been in contact with, Wajeha al-Huwaider. She too posted a video on YouTube in 2008 of herself driving. Saying millions of Saudi women were prisoners in their homes, she challenged male control over work and travel. She regularly tries to take a taxi to neighbouring Bahrain: "Al-Huwaider is divorced which means under Saudi law her ex-husband or her father or a brother would need to give her permission to leave the country. "Although she holds a valid passport, every time she tries to leave ... she is stopped at the border to Bahrain and turned around." The billionaire tycoon Prince Waleed, a Saudi royal, assured a visiting Democrat congressman in July 2009 that King Abdullah did support women's rights, the embassy noted optimistically. The driving ban was reportedly about to be overturned. Speaking at his 99-storey Kingdom Tower in Riyadh, Waleed said the ban was merely a "demeaning" tribal custom and that he "relished relating his run-ins with the kingdom's religious conservatives. He was involved with the first public showings of films in the kingdom in many years. His wife has openly requested that women be allowed to drive. He supports French president Sarkozy's campaign against women wearing coverings hiding their faces." Abdullah appointed the country's first woman deputy minister in 2009 and opened "with much fanfare" a mixed-sex science university, in front of foreign dignitaries including Prince Andrew. The embassy noted approvingly "several subtle, symbolic gestures ... Saudi men and women, many of whom did not wear the face-covering niqab, mingled freely with international attendees throughout the ceremony. Male and female students stood side by side on stage for an emotive reading of a poem. The ceremony was interspaced with a movie showing (uncovered) young girls and boys studying together". But there was an immediate backlash. Saad Nasser al-Shithri, a cleric from the council of senior scholars, appeared on the Saudi religious TV channel to defy the king. He denounced "mixing of the sexes" and "the teaching of deviant ideas such as evolution". Abdullah was forced to sack him, but embassy contacts warned privately that Al-Shithri was being regarded as a hero by unemployed young Saudis, who resented foreign students getting advantages, and by reactionary clerics who feared a plot to impose western values. Another cleric, Sheikh Salman al-Duwaysh, publicly attacked "mixing with women on the basis of claiming to educate them and to open the field for them to undertake jobs for which they were not created". He said such women had "abandoned their basic duties such as housekeeping, bringing up children ... and replaced this by beautifying themselves and wantonness". The embassy was refused consent for a US "rhythm and oratory duo" called Teasley and Williams to play to a mixed audience at the university. But the duo did appear at the Riyadh literary society before "an unprecedented mixed-gender audience (mixed by Saudi standards – the handful of women who attended sat in a screened-off block of seats across the aisle from the men). Nonetheless, the fact that women were even invited to a musical performance with men in Riyadh is remarkable". Obama's envoy, Richard Erdman, privately scolded Saudi ministers to little effect. He "pointedly" told the notoriously reactionary interior minister, Prince Naif, that "no nation could prosper without the intellectual contributions and talent of all its citizens ... (ie women)". He said the same to the deputy foreign minister, who responded wryly that "customs were a hard nut to crack". In a dispatch headed Women Need Not Apply, US diplomats recorded that US-educated Prince Mansur, the minister of municipal affairs, firmly rejected the notion that political development required the participation of women saying issues such as women driving were "not fundamental to our society". According to the US diplomats, the driving ban is in fact something of a charade which "dates from a 1991 fatwa issued by the late grand mufti of Saudi Arabia, Sheikh Abdulaziz bin Baz. The grand mufti claimed that allowing women to drive would result in public 'mixing' of men and women, put women into dangerous situations because they could be alone in cars, and therefore result in social chaos". The cable continued: "Women drive anyway: there are, in fact, many instances in which Saudi women defy the prohibition. "Women drive on private property such as desert farms or residential compounds beyond reach of police. "Embassy contacts and media report that in rural areas women routinely drive out of necessity, without being stopped. "Al-Hayat newspaper reported 16 February ... a woman driving in some Saudi villages is considered normal."
-
Shirweynihii Afaraad ee Ururka Saxafiyiinta Qaranka oo Barito ka furmi doono Muqdisho Muqdisho (RBC Radio) Shirweynihii Afaraad ee ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa maalinta baritom ah waxaa lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Shirweynahaan ayaa waxaa lagu qaban doonaa Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho waxaana shirka ka qayb galaya ergay aad u badan oo ka kala yimid gobalada dalka Soomaaliya. Qobada looga hadli doono shirka ayaa waxaa ka mid ah sida uu sheegay Xogeeyaha guud ee ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim bakistaan. 1 Dib u eegista iyo xeerka ururka iyo wax ka badelkiisa 2 Ogolaanshaha tubta iyo siyaasada guud, barnaamijka hormarinta ururka sadaxda sano ee soo socota, ogolaanshaha miisaaniyada iyo qorshe howleedka ururka 3 Doorashada gudoomiyaha doorashada gudoomiye ku xigeenada doorashada xogeeyaha guud khasnajiga iyo xubnaha kale ee gudiga Fulinta. Shirkaan ayaa waxa uu socondoonaa mudo labo maalmood ah sida uu sheegay xogeeyay guud ee ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliya Maxamed Ibraahin Bakistaan. Kulankaan ayaa waxa uu imaanayaa xili saxafiyiinta Soomaaliyeed ay heestaan dhibaatooyin aad u badan isla markaana ay u baahanyihiin hogaan wanaagsan.
-
Saraakiisha Ciidamada Dowladda oo soo bandhigay fariisimihii ugu ballaarnaa saaka la wareegeen Saraakiisha Ciidamada Dowladda KMG ayaa soo bandhigay fariisimo cusub oo ay saaka dagaal kula wareegeen, iyadoo Ciidamada Dowladda ay u muuqdaan kuwo xilligan isku ballaarinayaan degmada Hodan, oo inta badan ay hada gacantooda gashay. Abaanduulaha Ciidamada Xooga dalka Jen. C/kariin Dhega-Badan oo hogaaminayay dagaalka ayaa sheegay in fariisimo ballaaran ay kala wareegeen Shabaab, isagoo sheegay in Ciidamadooda ay ku jabeen dagaalada. Jen. Dhega-Badan ayaa sheegay in qorshahooda aanu aheyn inay galaan Suuqa Bakaaraha, hase ahaatee ay doonayaan in dhamaan Magaalada Muqdisho oo idil ka saaraan, isagoo sheegay inay Ciidamada isku xirtaan goobo badan oo ka mid ah degmada Hodan. Goobaha Warbaahinta la geeyay oo aheyd goobo ay ka muuqdeen daqaradii ay u geysteen dagaalada ayaa waxaa lagu arkayay godod ka qodnaa laamiga hoostiisa oo la isaga dhex gudbayay, sidoo kale Xaafadaha qaar ayaa ahaayeen kuwo dhir badan ka soo baxeen oo Howd isu bedelay. Meelaha Saraakiisha Ciidamada Dowladda ay soo bandhigeen ayaa waxaa ka mid ah Masjidka Sheekh Cali Suufi, Xaafada African Village iyo Sarihii Bangaariyda oo aheyd goob labadii maalmood ee u dambeeyay laga saari waayay Shabaab, kadib markii ay qoryaha loo yaqaan BKM ay saartaan daarahaas. Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa Brundi ayaa daarahaas durba fariisin ka sameystay, iyadoo daartaas ay tahay mid istiraatiiji u ah fariisimahooda Isbitaalka Xooga ilaa Tarbuunka oo difaac hore uu ugu yahay. Waxaa kaloo Ciidamada Dowladda ay qabsadeen Xaafada loo yaqaano KPP iyo Hotelkii caanka ahaa Hotel Hodan, oo dhismaheeda ka buuqdeen bur bur baaxad leh oo ay u geysteen dagaalada. Inkastoo Ciidamada Dowladda ay sameynayaan horumar ballaaran ayaa hadana goobaha maanta ay la wareegeen ay yihiin kuwii ugu muhiimsanaa marka loo eego istiraatiijiyada meelaha laga saaray Shabaab oo aheyd calooshii degmada Hodan. Dhinaca kale Col. Maxamed Rooble Jimcaale Goobaanle oo ka mid ah Saraakiisha dagaalka hogaamineysa ayaa sheegay inay dagaalka ku qabteen Maxaabiis, isagoo cadeeyay in dhaliyaro laga soo qasbay magaalada Jowhar ay Ciidamada gacanta ku dhigeen. Ciidamada Dowladda ayaa hada si rasmi uga degay Suuqa Bakaaraha dhabarka dambe, gaar ahaan dhanka Galbeed, taasoo u sahleysa in Shabaab aanay ku sii dhex dagaalamin gudaha suuqa oo la sheegay in dhufeysyo ka sameysteen, sidoo kale dhanka Al-Baraka ayay Ciidamada qeyb ugu jiraan, halkaas oo ay doonayaan inay uga sii gudbaan Isgoyska Black Sea iyo Baar Ubax oo ah Isgoysyada aadka muhiimka ugu ah gelida Suuqa Bakaaraha. Qorshaha socda ayaa ah mid lagu go'doominayo Suuqa Bakaaraha oo Dowladda KMG horay u sheegtay inay u aheyd Shabaab saldhig ay ka duulaan tagaan, hase ahaatee waxaase la ogeyn sida uu noqon doono Mustaqbal suuqa oo ahaa ganacsiga ugu weyn Soomaaliya tobanaankii sano ee u dambeeyay, balse xilligan isu bedelay Furun dagaal.
-
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo shirka lagu qabanayo Muqdisho ku tilmaamay mid fursad u ah Soomaaliya Jimco, May 27, 2011 (HOL) – Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay in shirka lagu qabanayo Muqdisho bisha soo socota uu yahay mid lagu xallinayo khilaafaadka u dhexeeya madaxda DKMG ah, isagoo xusay inuu dan u yahay Soomaalida. Farmaajo ayaa hadalkan ku sheegay wareysi uu xalay siiyay Raadiyo Muqdisho oo ku hadla afka dowladda, isagoo xusay in looga baahan yahay shacabka oo dhan ay qayb ka qaataan sidii uu shirkaas ku qabsoomi lahaa. "Shirka lagu qabanayo Muqdisho bisha June ee soo socota waa mid ay dhammaan qaybaha Soomaalidu kasoo qaybgalayaan, laguna xallinayo khilaafaadyada ka dhex oogan hay'adaha dowladda kuwaas oo ku saabsan sidii looga gudbi lahaa xilliga kala guurka ah," ayuu yiri Farmaajo. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in shirkii Nairobi lagu go'aamiyay uu ahaa mid lagu go'aamiyay in Soomaalidu ay xalliso khilaafyada u dhexeeya, isagoo ku tilmaamay taas mid guul ah, wuxuuna xusay inuu rajeynayo in lagu xallin doono khilaafyada jira oo cirka isku sii shareeyay shirkaas. Mudane Farmaajo ayaa ka mid ahaa xubnihii DKMG ah uga qaygalay shrikii lagu qabtay Nairobi, kaasoo uu soo qabanqaabiyay golaha ammaanka ee Qarammada Midoobay diiraddana lagu saaray xaaladda guud ee dalka Soomaaliya iyo sida xal looga gaari karo khilaafka u dhexeeya hay'adaha dowladda. Hay'adaha dowladda KMG ah ayaa isku maandhaafsan sida looga gudbi karo xilliga kala guurka ah, iyadoo hay'ad walba ay iskeed u kororsatay muddada taasoo sii xoojisay khilaafka u dhexeeya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
-
Waxaan ku darsanaayaa 1. Saado Cali said... 2. yes he is an ethnic Somalilander 3. Filed by.... yours and truly 4. warlord Siilanyo waxuu ku soo riyoodey xaafadeyda...lol 5. Young turks are taking over
-
Upcoming, Mogadishu meeting a landmark event or more of the same?
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
-
The future is bright, the future of the ministry of information is Dukey! He is aight in my book. Rock on brother!
-
Upcoming, Mogadishu meeting a landmark event or more of the same?
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
Awoowe, you are definitely a good neighbor then. -
lol...oh my bad then.
-
Xaaji Xunjuf;723727 wrote: Sure buddy Garowe is full of pirates and Mogadisho is full of Amisom african troops Faroole lost the game the Conference will be in Mogadisho the TFG he hated so much are running the game You forgot to add that Berbera is full of Ethiopians awoowe. --------- Garaad C/laahi Cali Ciid oo soo Dhaweeyay Qodobada ka soo Baxay kulanka Kenya ku soo idlaaday Garowe(Puntlandi.com);- Garaad C/laahi Cali Ciid oo kamida isimada deegaanada Puntland ayaa soo dhaweeyay kulankii looga hadlayay xaalada somaliya ee ku soo idlaaday dalka Kenya. Gardaaka ayaa sheegay in shirkan ahaa mid si aad loogu gorfeeyay xaalada waqtigan marayo xaalada somaliya waxaana uu sheegay in ay soo dhawaynayaan go’aamada ka soo baxay shirka. Waxaa uu sheegay in la soo dhaweeyay aragtidii mamulada dalka kajira ay soo bandhigeen gaar ahaan Dawlada Puntland waxaana uu sheegay in qodobada ka soo baxay kulanka ay umuuqdaan mid runta loogu sheegay madaxda Dawlada somaliya. Garaad C/laahi Cali ayaa sidoo kale tilmaamay in uu mira dhalidoono kulanka lagu baaqay ee kadhicidoona magalada muqdisho waxaana sidoo kale Garaadka uu dhaliil ujeediyay madaxda hada talada haysa uu sheegay in ay fashilmeen. Waxaa uu sidoo kale ka hadlay waxyaabaha dhaliya qilaafaadka ragaadiya madaxda somaliya waxaana uu sheegay muranka siyaasadeed uu guud ahaantiisa salka ku hayo arimo shaqsiya waxaana uu ku baaqay in danta umada somaliyeed laga fikiro.
-
As expected!
-
Upcoming, Mogadishu meeting a landmark event or more of the same?
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
GD: the most incompetent leader in Somalia is your Habesha loving uncle Cabdullaahi Yusuf aka Yey. May God have mercy on him. -
3.6 million Dollars nabbed by TFG police in Mogadishu.
-
Well it looks like there won't be an extension for the TFI which translates to both Sharifs evacuating the Villa for the incoming new blood. Ibbi, Jurile and all the other snakes in the grass, I say good riddance (hopefully, if this plays out as it should )! Will the next month's Mogadishu meeting result in the appointment of 100 qualified new parliamentarians? am I being too optimistic? perhaps, however I have to admit after 20 years, it will be the first step in the right direction for Somalia if that scenario were to play out. I think our people are sick of the status quo, new course of action needs to be set ASAP. This Nairobi summit was beneficial in so many ways. hmm Allah knows best. ------------------------ Xukuumada Soomaaliya oo soo dhoweysay natiijadii ka soo baxday Kulankii Golaha Ammaanka Xukuumada Soomaaliya ayaa natiijo wax ku ool ah ku tilmaantay qodobadii ka soo baxay shirkii Golaha Ammaanka ay la qaateen Madaxda Soomaalida, iyadoo ku tilmaamtay inay meesha ka baxeen kala aragti duwanaanshihii ku aadanaa marxalada kala guurka. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C/kariin Xasan Jaamac ayaa sheegay in waxyaabihii ka soo baxay shirka Golaha Ammaanka ay ahaayeen kuwo mira dhal u ah xalka Soomaaliya, isagoo rajo weyn ka muujiyay shirka dhici doona bisha June ee Xukuumada horay u iclaamisay. "Kulankaas wuxuu ahaa mid natiijo wax ku ool ah ka soo baxeen, sidaas darteed waxaa meesha ka baxday kala aragti duwanaanshihii ku aadanaa marxalada kala guurka"ayuu yiri C/kariin Xasan Jaamac oo ka mid ahaa Xubnihii Golaha Wasiirada ee ka qeyb galay shirkaas. C/kariin Xasan Jaamac ayaa sidoo kale sheegay in shirka June dhici doona ay ka qeyb gali doonaan Madax dhaqameedyada, Culumaa'udiinka, qeybaha kala duwan ee Bulshada, isagoo sheegay in talada ka soo bixi doonta shirkaas uu noqon doono mid xal u ah umada Soomaaliyed. "Shirka June ay horay xukuumada ku baaqday wuxuu yahay mid talada dadka soomaaliyed dib loogu noqonayo, qeybaha soomaalidana ay ku mideysan yihiin"ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta rajo ka muujiyay inay kulankaas ay ka soo baxaan go'aano dhaxal gal ah. Golaha Ammaanka ayaa ka sheegay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya in kulanka bisha June gacanta loo geliyay howshiisa Wakiilka Qaramada Midoobey Soomaaliya Agoustine Mahiga, waxaana kulankaas natiijada ka soo baxday Wakiilka hor geyn doonaa Golaha Ammaanka.
-
Somalis Are Told to Stop Bickering or Lose Financing
Somalina replied to Che -Guevara's topic in Politics
GETTLEMAN at it again as expected. -
I supported playing hide and seek outside.
-
Xaaji Xunjuf;723389 wrote: :D:D News flash, I was never a supporter of Aideed, and neither was my family. Fariintaas u gudbi your gacan yare with no shame oo isaga daacdaacsanaayo khuraafaad iyo been, markaad dhoolacadeynta dhameysato. Cheers!