Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. I said Somalia and you came in talking about something else. Btw, I asked for mosque names awoowe.
  2. Xaaji Xunjuf;724205 wrote: Awoow i am not sure in Somalia but we in Somaliland have a Zayidi Community. Awoowe, did i mention Somaliland? Somalia ayaan qorey, waadna ii jawaabtey, wallee shirkii Geneva ayaan soo xasuustey. Just curious if you can name the Zayidi mosques in "your country". p.s. I think you missed the whole point, oh well never mind.
  3. Is the below pic from your neighborhood GD? lol...nice pics.
  4. Bring proof before you start making baseless claims again such as the "Somalia is EXACTLY like Yemen" on this thread. lol Last I checked we don't have Zayidis, Ja'faris or Isma'ilis in Somalia. And oh Mr Mad Cow Disease!
  5. What does the TFG have to do with this thread? And who is us? aren't you an ethiopian? Haddii khurafaadkaada laguugu qabto ha cabaadin. Qof walba wuu qaldamaa.
  6. General Duke;724087 wrote: ^^^lol@ Che, they are only fooling themselves. In London, Geneva & now Nairobi the secessionist sat with and under the umbrella of Somalia. Since no one will recognize them and no other nation will have them. Come to Papa. Come to Papa indeed! :D
  7. Right on GD. The PMs elect the speaker first after that they move on to elect the president. Abdiqasim and Yey tusaale halaga qaato.
  8. Shirkii Wilton Park ee London iyo kan this week ee Nairobi oo Soomaaliya loo qabtey, SL showed up, taasna waxay kuu cadeyneysaa meesha aad amarka ka qaadataan. Waxba xaqiiqda ha iska maaweelinin awoowe.
  9. Xaaji Xunjuf;724049 wrote: Just like Mahiga and IOG You were told to obey Mahiga as well. As for IOG, wadankiis oo la aqoosanyahay as an independent country ayuu ku raaxaysanaayey, waxba ha isku dhedhejin.
  10. "Golaha Amaanka waanu u sharaxnay dagaalada aanu ku jirno, runtiina way noo muujiyaan inay na taageeri doonaan.... Sidoo kale golaha amaanka waxaanu u sheegnay in Soomaaliyi aysan marna kala go'i karin, Waxaanuna u sharaxnay Soomaalida & sida ay isugu dhexjiraan.. waxaanu ka codsanay inay midnimada Soomaalida ilaaliyaan aysana ku xadgubin, runtii taas way nala qaateen Waxayna noo sheegeen inaysan marna Soomaali kala goyn doonin oo ay Midnimadeena ilaalinayaan qoladii Somaliland ee meesha joogtayna taasay u sheegeen " Faroole :D
  11. W/Arimaha Gudaha Puntland oo ku dhawaaqay inay ka qeybgalayaan shirkasta oo Soomaaliyeed soona dhaweeyey shirkii Nairobi. Nairobi: (Allpuntland)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha dawladaha hoose & Hormarinta reermiyiga dawlada Puntland Jen.Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) oo kamid ahaa ergadii Puntland ee ka qeybgashay shirkii dhinacyada Soomaalida & golaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa si rasmi ah u shaaciyey inay diyaar u yihiin in goob kasta & qaabkastaba uga qeybqaataan isku keenista walaalaha Soomaaliyeed & xalinta khilaafkaadka dhexdooda ah, waxaana uu wasiirku sheegey in taas ay tahay mid muqadas ah markastana reer Puntland ay diyaar u yihiin. Cabdullaahi Axmed Jaamac wuxuu sheegey in dawlada Puntland ay shirka golaha amaanka uga horcadaysay siyaasada Puntland, jiritaanka Puntland & sida ay markasta uga go'antahay inay isku keenaan dadka Soomaaliyeed, wuxuuna sheegey in dawladiisu ay qabatay shirarwaaweyn oo la'isugu keenay qeybaha kaladuwan ee Dhalinyarada, culimada & haweenka Soomaaliyeed, isagoo docda kalena sheegey in ay wax ka qabteen dhibaatooyin ka jiray gudaha dalka. Ilkajiir wuxuu meesha ka saaray in dawladiisu ay aaminsantahay in shirkasta lagu qabto deegaanadeeda, wuxuuse siyaasada dawlada Puntland ku cabiray inay tahay mid nabdeed islamarkaasna doonaysa in Soomaalida la'isugu keeno deegaan xasiloon meeshuu doonaba ha ahaatee si ay dadku aayahooda uga tashadaan islamarkaasna ay dalkooda mustaqbalkiisa uga fakaraan, wuxuuna gabagabada hadalkiisa sheegey in shirkii Golaha amaanku ay madaxda soomaalida la qaataan laga soo saaray go'aamo ah kuwii intabadan ay dawladiisu gudbisay taasoo uu ku tilmaamay in ay guul ka gaareen shirkaas. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  12. Odayga wuu hadley wallee. ---- Nairobi:"Golaha Amaanka waanu u sheegnay in aysan Soomaali kala go'i karin wayna nala qaateen"Madaxweynaha Puntland. Nairobi: (Allpuntland)-Madaxweynaha dawlada Puntland ee Soomaaliyeed Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo qeyb ka ahaa madaxdii Soomaaliyeed ee dhawaan la kulantay golaha amaanka ee qaramada midoobey ayaa ka hadlay Puntland & qaramada midoobey arimihii ugu muhiimsanaa ee ay isku soo qaadeen, isagoo Faroolaha Puntland sheegay in ay golaha Amaanka kala hadleen arimo badan oo ku saabsan Aayaha Soomaaliya, sida ay muhiimka u tahay in Soomaalidu ay tashato, qabashada doorashooyin uu sheegey in loo baahanyahay in madaxda imika lagu badalo & arimo kale oo quseeya xaalada Puntland. Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole wuxuu sheegey in ay golaha Amaanka kala hadleen Puntland & jiritaankeeda isagoo sheegey inay golaha uga warbixiyeen sida ay xasiloonada & hormarka lataaban karo uga jiraan deegaanada Puntland, isagoo intaas ku daray inay ka warbixiyeen dagaalada ay kula jiraan Burcad Badeeda ka qaraabata xeebaha Soomaalida, ururo Islaamiyiin ah & kooxo kale oo amaanka Puntland kasoo horjeeda, Isagoo docda kalena sheegey inay golaha Amaanka u sheegeen in la ilaaliyo midnimada Soomaaliya xili ay Somaliland golaha amaanka ka codsatay in la aqoonsado. "Golaha Amaanka waanu u sharaxnay dagaalada aanu ku jirno, runtiina way noo muujiyaan inay na taageeri doonaan.... Sidoo kale golaha amaanka waxaanu u sheegnay in Soomaaliyi aysan marna kala go'i karin, Waxaanuna u sharaxnay Soomaalida & sida ay isugu dhexjiraan.. waxaanu ka codsanay inay midnimada Soomaalida ilaaliyaan aysana ku xadgubin, runtii taas way nala qaateen Waxayna noo sheegeen inaysan marna Soomaali kala goyn doonin oo ay Midnimadeena ilaalinayaan qoladii Somaliland ee meesha joogtayna taasay u sheegeen" Ayuu yiri Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud oo u ekaa inuu lahaa fikirna intabadan qodobadii kasoo baxay shirka Nairobi. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  13. The land that resort sits on was bought over ten years ago for small change, and today it's worth $$$$$$$$. The owner owns couple of restaurants in Maputo and Nairobi as well. Smart Somali Canadian.
  14. Yemen is EXACTLY like Somalia. Yeah almost half of our pop is Shi'a right? Waxuu ku hadlaayo fiiri bal.
  15. Jimco, May 27, 2011 (HOL) – Maamulka degmada Gaalkacyo ayaa tababar u furay ciidamo madani ah oo gaaraya 30-askari ,kuwaasi oo laga soo kala xulay xaafadaha ay koobantahay degmadaasi si ay amniga u sugaan, isla markaana uga hortagaan falalka inta badan ka dhaca halkaasi. Tababarkan waxaa bixinaya saraakiil dowladda ka tirsan, iyadoo tirada guud ahaan ciidamada madaniga ah ay gaarayso 200 oo askari, kuwaasoo mushaarkooda ay bixin doonaan dadka ku nool xaafadaha amnigooda ay ilaalinayaan. "Maamulka waxaa uu ballan qaadayaa in uu ciidamadan ka taageero qalabkii ay ku howgali lahaayeen iyo kaarar aqoonsi ah si loola shaqeeyo," ayuu yiri gudoomiyaha guddiga amniga Gaalkacyo oo hadal dheer kajeediyay munaasabaddi furitaanka tababrkan. Waxaa kaloo masuulkan uu sheegay in amniga degmada u soo wanaagsaday labadii asbuuc ee ugu danbaysay ,isagoo bulshada ugu baaqay in ay la shaqeeyaan ciidamadan madaniga ah ee ka howlgali doona xaafadaha Gaalkacyo, kuwaasi oo ay hortaallo shaqo badan marka ay tababarkooda soo dhamaystaan. "Ciidamada amniga waxa ay ku guulaysteen in ay gacanta ku soo dhigaan dad badan oo dhibaato ku hayay amnigeena "ayuu hadalkiisa ku daray Maxamuud C/raxmaan Cuuke oo bulshada qaar ku eedeeyay in ay taageeraan falalka amniga liddiga ku ah ee badanaa dhaca. Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee Gaalkacyo oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in dowladda ay ka gaabisay wax ka qabashada dilalkii gobolka ka dhacay, iyaga oo bulshada ugu baaqay in la eryo maamulkii waxqabad soo kordhin waaya. Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa caan ku ahayd baryihii la soo dhaafay in danbiilayaasha lagu soo xiro saldhiga lagala baxo si awood ah, taasoo inta badan abuurta qal-qal dhinac amniga ah, waxaana maamulka gobolka uu arintaasi ka digay dhowr jeer oo hore. Faisel Maxamed Hassan, Hiiraan Online Boston@hiiraan.com Boosaaso, Soomaaaliya
  16. The area of Bazaruto Archipelago is one of the protected National Parks of Mozambique and all the islands have no roads, no shops, no tourist attractions; it is just fantastic natural beauty. Hotel Âncora de Vilankulo, is the gate-way of the Bazaruto Archipelago at Vilankulo without the lofty cost of staying at the islands. Moreover, get sense of the culture Vilankulo town and the history of Inhambane Province, terra de bom gente. Visit the local markets and shop from the art exhibitions. Hotel Âncora de Vilankulo is easily accessible, located just 15 minutes by car from the Vilankulo National Airport. http://www.ancorasuites.com/
  17. Grand Royal Hotel, Eastleigh, Nairobi