Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Ololaha Nadaafadda Muqdisho June 1, 2011 Olole nadaafadeed oo si wadajir ay u so qabanqabiyeen Maamulka G/Banaadir iyo ururada Bulshada ayaa manta ka bilowday xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho. Ololahani oo ay ka qeybgaadanayeen Baallayaal iyo Katarabiillo, uu diyaariyay maamulka G/banaadir ayaa qashinka looga qaadayay qaar ka mid ah waddooyinka Muhiimka ah ee magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha maamulka G/Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ka hadlay munaasabadii furitaanka ololahaasi, ayaa sheegay in maamulka G/Banaadir uusan u dilqaadan doonin in qashin danbe lagu shubo waddooyinka, isagoo intaa ku daray in ganaax ay muteysan doonto ciddii qashin ku shubto waddooyinka. Marwo Canab Xasan Cilmi Guddoomiye ku xigeenka Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed, iyo guddoomiyaha ururka dhalinyarada Qaranka Soomaaliyeed C/llaahi Maxamed Nuur ayaa labaduba sheegay in ururada Bulshadu ay gacan ka geysan doonaan nadaafada wadooyinka Muqdisho, maadaama dhawaan Muqdisho lagu qabandoono shirka weynaha ay dowladuu ku baaqday. Arintan ayaa muujineeysa sida maamulka G/Banaadir oo gacan ka helaya Ururada Bulashaduba uu xil isaga saarayo sidii dib logu soo celin lahaa bilicdii magaalada Muqdisho.
-
Howl galkii ugu ballaarnaa abid oo ay ka qeyb galeen Kun askari oo xalay Muqdisho laga sameeyay June 2, 2011 Howl galkii ugu ballaarnaa abid muddo labaatan sano ah ayaa xalay Ciidamada Dowladda KMG, gaar ahaan kuwa Booliska ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmooyinka Xamar Jajab iyo Xamar Weyne, iyadoo howl galkaas ay ka qeyb galeen ilaa Kun askari ah. Saraakiisha hor kaceysa ayaa sheegay in ilaa Kun askari oo Ciidamada Booliska ay ka qeyb galeen, isla markaana uu ahaa howl gal ballaaran oo ay ku xaqiijinayaan ammaanka, iyadoo xalay dadka ku nool xaafadahaas ay layaabeen qaabka howl galka u socday xaafadahana ahaayeen kuwo Ciidamadu isku gadaameen. Taliye Kuxigeenka Booliska C/qani Dahir Saciid ayaa sheegay in howl galka ay ku soo qab qabteen ilaa 30-ruux, sidoo kale waxaa uu xusay inay qabteen Waxyaabaha maanka dooriya, Hub fudud oo ay ku jireen Bastooladooyin. "Howl galka wuxuu ahaa mid ballaaran, Ciidamada waxay sameeyeen inay soo qabtaan kuwo maan-dooriyaha iyo muqaadaraadka ka ganacsan jiray, Fuustooyin ay ku jireen calaqa ayaa la soo qabtay, kuwo waxaan ku soo qabanay Bastoolado, Howl galka labo gelin ayuu dhacay mid xalay saqdii dhexe iyo mid galabnimadii ah"ayuu yiri Taliye kuxigeenka Booliska. Gudoomiyaha degmada Xamar Weyne C/llaahi Sahal Gardhuub ayaa sheegay inay soo dhoweynayaan howl galka, isagoo xusay in abid muddo labaatan sano ah aanay xilli habeen ah sidan oo kale howl gal uga dhicin magaalada gudaheeda, taasoo uu sheegay in tani ay dib u soo celin doonto ammaankii ka jiray Caasimada iyo in dadka ay socdaan xilli saq dhexe ah. Howl galkan ballaaran ee xalay ilaa shalay ka soconayay Magaalada Muqdisho ayaa ku soo beegmeya xilli Gudiga Amniga Qaranka ay soo saareen awaamiir dhinaca ammaanka, iyadoo shalay wareegto ka soo baxday Madaxweynaha lagu faray Ciidamada in aysan hubka ku dhex sidan Magaalada gudaheeda. Dadka reer Muqdisho ayaa rajo wanaagsan ka muujinaya bilowga howl galdan iyo qaabka ay ku socdaan, waxaana dadka ay ku tilmaamaan in wax badan uu ka bedeli doono falalkii ammaan darada iyo is bar bar yaacii Ciidamada oo magaalada kula xarakoon jiray Hubka.
-
Ma cidbaa kula hadashey oo fasax ay wax ku qori karaan bogaan ku weydiisatey?
-
Taleexi;725488 wrote: However, Mudane Tiicay doesnt fit to lead these trio states methinks considering his political gaffes in recent past. Gudiga doorashada inuu ku jiroo isku maleeyey ma istiri . Tiicey came back to his deegaan and instilled "iskaa wax u qabso" mentality. Do you know what task he has fallen short in so far? Qofka ficilkiisa ayaa lagu judge gareeyaa and not waxuu yiri iyo waxay tiri. lol@Oba, anything is possible these days walaalkiis.
-
Indeed! Xaji Xanjo, dad baa ka xun in Ximan iyo Xeeb oo 3 sanno jirta iney horumar la taaban karo gaartey. Maanta shir walba oo Soomaali loo qabto ayaa loogu yeeraa, and it is thanks to Tiicey's leadership and determination. Marka let the haters hate I say. Hobyo port shaqadeeda waa lagu hawl jiraa sida uu Tiicey sheegey last week. GalMudug iyo Ximan iyo Xeeb nabad ayey ku wada nool yihiin side by side maanta, waa Ilaahey mahadii waana isku imaan doonaan IA.
-
http://www.nytimes.com/2009/10/03/world/africa/03somalia.html
-
Xaji Xanjo, did you watch Tiicey on UniversalTV last week?
-
I don't care who wins anymore. :mad:
-
I see you met king Tiicey. Waan gaarsiin fariintaata.
-
@ awoowe Maanta waa soo dheerateeyee, the Konfurians definitely appreciate your support. Tiicey for president indeed!
-
Sakin hangin out with members of the fam.
-
Xaaji Xunjuf;725233 wrote: But you asked for flags lol...I said flags because Ethiopians are allowed to wave their flags in Hotel Man-soor. Somalia lama soo hadal qaadi karo in Somaliland iska daaf in xaflad loo dhigo, while in Mogadisho xaflad la idinkugu amaanaayo ayaa la idin dhigey, inkasto oo sawir laga qaadin. Mida kale, have you heard of Gimbot 20 celebrations being held in the Ethiopian embassy in Mogadishu? Waa loo kala dhashaa Ethiopianimada. lol
-
Salaax asaga ayaaba ku soo dhejiyey dabaaldega May 18th in Xamar. Fiiri.. Awoowe, su'aalahayga kamaad jawaabin weli. Masaajidyadii Shiicada magacyadooda ayaan weli kaa sugooyaa. Hal mid ogaada, dimuqraadiyad Xamar ayey ka jirtaa keliya, weligiinana ma gaareysaan, marka keep on having nightmares about Xamar. No weak responses necessary, thank you.
-
A_Khadar;725184 wrote: So now you believe that somaliland is different than somalia? Jawaabtu waxay ku xirantahay meesha aan joogo markaas, for example, If I'm in Gabiley I would answer "yes", however, if I'm in Janaale I would say "h to the noooooh". Insha'Allah I will add more impressive leaders to this list.
-
Tiicey waxqabadkiisa Ximan iyo Xeeb meesha ay maanta joogto ayaa laga arkaa, uma baahna inaan buunbuuniyo. Kii yaqaano ayaa yaqaano. A Khadar, cinwaanka waa qoran Somalia.