Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Raysal Wasaare Farmaajo oo kormeer ku tagay Aaga Boondheere deeqna Gaarsiiyay Ciidamada dowlada
-
MoonLight1;726616 wrote: Xaajiyoow ayaamahan maxaa kugu diray ina adeerkaa Godane, mise habrihii baa isku kacsan maalmahan. Waryaa MCD, learn the meaning and the usage of the term Jaahilyyah here. Warmoog breaks it down for ya in detail! lol@Awoowe, no comment.
-
Somaliland: President celebrates World Environment Day by planting trees
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
AYOUB;726620 wrote: Good move. The country needs Environmental Mujaahids. You're absolutely right. -
Dhageyso http://www.xingaloolnews.com/?p=5945
-
Aqbaartaan email ayaa laygu soo direy. Siyaasiyiinta iyo isimada Degmada Xingalool ayaa shaaca ka qaaday in ay ku dhawaaqayaan gobol cusub oo kusoo biiraya gobolada soomaaliya kaas oo ay ku magacaabeen gobolka Xadeed arrintan oo si rasmi ah maanta loogaga dhawaaqey xafladii xidhitaanka dugsiga hoose dhexe ee Liibaan. Ku dhawaaqida gobolka cusub ayaa timi kadib shirar is daba joog ah oo ay yeelaneen waxgaradka degmadu maalmihii aynu soo dhaafnay waxayna si weyn isula lafa gureen xaalada siyaasadeed ee degmada iyo waliba gobollada sanaag iyo haylaan oo labaduba daris la ah degmada xingalool. Axmed Siciid Gigaroor oo ka mid ah aqoonyahanka kasoo jeeda degmada Xingalool ayaa isagu maanta si rasmi ah uga sheegey xafladii dugsiga mashruuca gobolkan cusub isaga oo ballan qaaday iney geyn doonaan xafiisyada maamulka Puntland si ay degmadu u hesho xuquuqdii ay ku lahayd maamulka Puntland. Hadaba maanta ayaa waxaa waraysi la yeeshey Mr. Gigaroor idaacada One Nation Radio ee ka hawl gasha magaalada Boosaaso waxa uuna waraysigaa kaga warbixiyey degmadu waxa ay tabanayso isaga oo dhaliishana tusha uga tuuray masuuliyiinta maamulka Puntland u qaabilsan gobolada sanaag iyo haylaan oo iyagu ka gaabiyey iney si siman ugu adeegaan degmooyinka gobolka isla markaana ay deegaanada qaar u xag liyeen.
-
Che -Guevara;726581 wrote: Somalina-Reeraha faanka waa lagu yaqaan:D We should hire Duke and Xiin to teach organizational skills and history (the one that only matters) Odayasha history cusub ha noo qoraan marka. Faan iyo booto badanaa bisinkee.
-
Che -Guevara;726574 wrote: ^The south is fertile noooh:D Ma isku ciyaareynaa, war waxuu meesha ku soo qorey maadan aqrin miyaa? Tiisa uun ha ku ekaado.
-
Odaygaas faan badanaa, typical of reerka. Kulahaa South is known for fertility. Adeer ha na sheegan waxna hanaga sheegin. Aden Adde is what the South is known for, and that is history for you. Xaji Xanjo, fadlan afkaada ka leexi Koonfurian.
-
Kan wadanka goormu ku soo laabtey? my cousin ayaa last week ii sheegaayey iney his mom ay derisyihiin Mr Waraabe.
-
Uptown Neighborhood News By Bruce Cochran Monday, June 06, 2011 When Omar Hussein was young his parents moved to the U.S. to escape civil war in Somalia. When he arrived here he only knew the Somali language. “We used to have to walk from city to city in Somalia,” says his grandmother, “and that was our exercise and many first generation Somali didn’t know any different.” At age 23, Hussein is now a senior fitness advisor at LA Fitness in Calhoun Square where he educates, trains and helps others. His motto is “be inspired to be the best person you can be today. Be a leader and set the example for those who look up to you.” “It was always something I wanted to do. Helping others achieve their goals by feeding the fitness experience and the stuff I know,” says Hussein. Now he’s helping other Somalis achieve their fitness goals. He explains that “most Somali men are athletic but because of their diet they don’t get what they want if they’re trying to build muscle. I’ve had guys say ‘how did you get big’ and ‘how long will it take to get big like you?’” Hussein tells them about diet and muscle training. It’s not about culture or religion. It’s really about native diet. He is a Muslim and although the Koran forbids women to sweat in the presence of men and for men to take steroids, there are really no other formal roadblocks to fitness. Hussein’s early diet consisted of rice, pasta and not a lot of meat–typical of a native Somali diet. Diana DuBois is Executive Director of WellShare International, which works to improve the health of women, children and their communities around the world. She confirms the native Somali diet as Somali rice, camel’s milk, pasta, injera bread and some goat meat. “That’s why most Somali men don’t get there,” says Hussen, referring to building muscle. And he continues, “the traditional Somali diet does not contain a lot of meat.” That’s why his current diet consists of lots of steak, mashed potatoes, greens, beans and cooked egg whites twice a day. “Everyone is bound to certain natural laws. If you take in more calories than you lose, you will gain weight. Eating enough calories from a balanced diet of macro nutrients such as carbohydrates, healthy fats, and protein and following a specific mass building weightlifting routine will ensure results,” concurs Anthony Meyer, YWCA Uptown Fitness Instructor. Hussein complements this diet with a rigorous five days of weight lifting workouts and only one day of aerobic exercise. This plan represents current thinking within the industry. Philip Yannuzzi, Owner and Trainer at Custom Fitness Uptown, describes the muscle gain program, “training in lower repetitions and higher weights adds strength and power to your fitness routine. This forces muscle tissue in the body into ‘adaptation,’ growing by learning to lift heavy weights.” So Hussein is teaching that although there will always be the super fast, slow, short, tall, strong or flexible individuals within a population, anyone can build muscle with the right diet and exercise plan. And this plan has allowed him to successfully pursue a future in football. He started by learning the English language. Then he played recreational football at Balboa Park in San Diego in 2000. Already at the recreational level, Hussein was recognized by his coaches. “Keep playing and take it to the next level,” they told him. From 2002 to 2006 he was captain of his high school football team and from 2007 until 2009 he played for Western Michigan College Football. Then in 2010 he got his break. He became a free agent, the first Somalian to do so, and played for the Dallas Cowboys Reserve Team as a receiver. Just this May he was invited to Training Camp with the Texas Texans professional football team for the potential to earn a pro roster spot. “If the Vikings gave me a chance as a member of the Somali community I would be happy to go and play for them as well. I have 8,000 fans that would watch me from all over the world.” How did he do it? With patience and application. His mom always said “Take baby steps and your time will come.” Ambrose Acua who plays running back for Ridgewater College in Willmar has found Hussein very encouraging, “this guy’s out there as a warm hearted role model, getting information out and being a big brother.” Hussein is modest and patient about this future and sums it up this way, “only God knows what the future will hold. Until then I will surround myself with fitness by helping those to achieve their goals.” More information can be found on Hussein’s website at www.omarhussein.yolasite.com and a documentary, mostly in Somali with some English, about him can be found at Bruce Cochran is Assistant Editor, Art Director and in charge of Production for the Uptown Neighborhood News and lives in CARAG.
-
It will be a close game. Mavs to win.
-
Boondheere aka Old Mogadisho is free from al shabaab's disease. Well done XDS and AMISOM.
-
Shacabka Soomaaliyeed '' Xukumadda Sanad haa loogu kordhiyo''
Somalina replied to oba hiloowlow's topic in Politics
oba hiloowlow;726262 wrote: lool magaca website-ka lee ma galoosa naah Jowhar waa ku kaalsoonahay they are dhexdhexaad not like Dayniile,waagacusub.. Looool @ Clan thing.. Runtaa. Oba, suuq bacaad goorma laga eryaa barbaarta? -
Noolow Mr Farmajo.
-
Oba xariifka aqriso dheh inta. ---------- Ra'iisul Wasaare Farmaajo oo shacabka soo dhex galay, xarigana ka jaray wado dib loo dayactiray (Daawo-Sawirada)
-
Uganda warns it could withdraw peacekeepers from Somalia
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
@awoowe. -
you are most welcome walaal. 2011
-
our very own Bobby Brown.
-
A_Khadar, waxaan hubaa 100% in Kow - adigu aadan ka mid ahayn "haters-ka" aan ka hadlayey Labo- ay jiraan haters-ka, bogaana ay ku jiraan.
-
Madaxwayne Shariif: Ciidamada Hub kuma Dhex sidan karaan Shacabka Dhexdiisa (War-saxaafadeed) Wareegto Maanta kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Sh. Shariif Sh.Axmed. ayaa waxa ay u qorneyd sida Soo socota:- Kadib Markii uu arkay madaxweynaha Soomaaliya xaaladda uu haatan marayo wadanka,. Kadib markii uu u kuur galay waxa ka dhalan kara jabka ay Ciidamaad qalabka sida gaarsiiyeen kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab. Markii uu si qoto dheer u eegay horumarrada isdaba joogga ah oo ay Ciidamada Qalabka sida ka gaareen magaalada Muqdisho iyo Gobollada dalka Soomaaliya. Waxa uu Madaxweynaha Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada qalabka sida soo saaray Ammarradaan:- 1. Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sh. Shariif Sh. Axmed waxa uu ammar ku bixiyay laga bilaabo Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 1-da bisha June 2011-ka inay Ciidamada qalabka sida joojiyaan hubka ay kula dhex socdaan goobaha Shacbiga, sababtoo ah hubka ay ciidamadu kula dhex socdaan magaalada waxa ay keentay in cadowga ka faa’iideysto oo uu ku dhibaateeyo Shacbiga Soomaaliyeed marka si amniga loo sugo waa inay ciidamadu joojiyaan arrintaasi. 2. Askariga waxaa looga baahanyhay inuu badbaadiyo Shacbigiisa ,isagana is badbaadiyo islamarkaana shaqadii loogu talo galay uu u qabto si daacad ah , uuna qaato ammarada ay siiyaan saraakiisha madaxda u ah. 3. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa sheegay in magaalada Muqdisho ay ka shaqeynayaan Ciidamo gaar ah oo isugu jira Xoogga dalka, Booliska iyo nabad Sugidda qaranka kuwaas oo loogu talo galay inay hir geliyaan Sharcigaan, waana in Askari walba oo ka tirsan ciidamada qalabka sida u hogaansamaa Sharciga oo uu hubka kaga tagaa meesha uu shaqada ka leeyahay, askarigii ka dhego adeega qaadashada Ammarradan waxa uu muteysan doonaa Ciqaab adag. Ugu dambeyntii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya waxa uu kula dardaarmayaa dhammaan ciidamaad qalabka sida ee Soomaaliya meel kasta oo ay joogaan inay qaataan Ammarrada saraakiisha oo ay dhowraan anshaxa ciidan si loo xoojiyo kala dambeynta iyo dadaallada lagu soo celinayo Ammaanka guud ee dalka.
-
Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo guluf dagaal saaka ku qaaday goobo hor leh, lana wareegay Shiirkoole Dagaal culus oo saaka ilaa duhurkii ka dhacayay qeybo ka mid ah degmada Hodan, iyadoo goobo hor leh ay dagaalada saaka ku fideen oo Ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ay u dhaqaaqeen, iyagoo saldhigyo ku yaal aagga Shirkoole ay la wareegeen. Gulufkan dagaal oo saaka ahaa kii ugu ballaarnaa ayaa waxaa ka qeyb qaatay Guutooyinka 4aad iyo 3aad ee Ciidamada Xooga dalka, kaasoo ay kala hogaaminayeen Col. Goobaanle iyo Cagey, iyadoo Ciidamada saaka ay ku sii siqeen Wadooyinka Warshadaha iyo Sodonka. Dagaalka saaka waxaa uu daba socday mid ballaaran oo xalay Shabaab soo qaadeen, ayaa Ciidamada Dowladda waxay kula wareegeen Xaruntii Shiirkole, Guryihii Saraakiisha iyo saraakiil xigeenada iyo Xeradii Tolmada iyo Harqaanka. Abaanduulaha Ciidamada Xooga dalka Jen. C/kariin Dhega-Badan ayaa sheegay in fariisimihii ugu weynaa Shabaab ee aagga Shirkoole ay ka saareen, isla markaana haatan wixii ka dambeeyay ay horay u sii socon doonaan. Sidoo kale Saraakiisha Dowladda ayaa sheegay inay ka dajiyeen Xarunta Shiirkole Calanka Al-Shabaab halkaas u surnaa, iyagoo tilmaamay inay ka carareen calankooda, waxaana ay sheegeen inay ku badaleen Calanka Buluuga ee Jamhuuriyada Soomaaliya ee Xidigta shanta gees ku leh dhexda. Dagaalkii saaka ayaa sababay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoo Madaafiic kala duwan ay ku hoobteen jidka Warshadaha qeybo ku dhirirsan oo dad rayid ah ay ku waxyeeloobeen. Ciidamada Dowladda ayaa wali wada tallaabooyin ay isku sii fidinayaan qeybo hor leh oo ka mid ah degmada Magaalada Muqdisho, iyadoo istiraatiijiyada haatan muuqata ay tahay mid Suuqa Bakaaraha lagu go'doominayo.