Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
lol@X Xanjo, ishaa ka riday. Xaafad yaroo dusty ah ayuu rabaa inuu barbar dhigo Xamar Cadde. Iyaah, caqli soo iibso yaa yiraahdo. Magaalada keliya la dhihi karo Xamar ayey ku xigtaa waa Kismaayo, hadda laakiin sheekadeeda ma geli karno.
-
AYOUB;734800 wrote: Usheeg yaa sahbi, usheeg. Don't forget the VIP though... President of 0gadenia. The President of 0ganarnia. :D:D
-
NASSIR;734970 wrote: Somalina, You have to admit Mogadishu ain't the city we knew prior to the tribal / civil war. Read the most recent interview with Nuruddin Farah on his return to Xamar! It may not be the city we knew prior to '91, but today it sure beats Garowe and any other Somali city when it comes to clan diversity.
-
Congrats. Well done.
-
-
TOKYO -- If ever there was one, this was a victory to be savored. After a year that will go down in history as one of Japan's hardest, a period scarred by the horrors of a deadly earthquake and tsunami and the world's worst nuclear disaster since Chernobyl, the Women's World Cup finally brought the nation something it desperately needed. Heroes. And smiles. Offering a potent symbol that, despite the odds and the hardships, there is a light at the end of the tunnel, Japan's triumphant women's soccer team returned home Tuesday with the World Cup trophy. "I never felt this day would come," team captain Homare Sawa said at a news conference, a golden medal around her neck and her Most Valuable Player award displayed in front of her. "It's just now setting in," she said, beaming. "We played hard as a team. We didn't give up." Thousands of joyous, flag-waving fans turned out to greet the team as it arrived home, and two fire trucks shot celebratory arches of water over the team's aircraft as it approached the terminal at Tokyo's Narita Airport. Goalkeeper Ayumi Kaihori was the first to walk through the terminal. The rest of the team, also wearing their gold medals, followed as cameras flashed and fans shouted "omedeto gozaimasu" -- congratulations. "This is a chance to forget the nuclear disaster and everything else, to just unite and celebrate," said 22-year-old Toru Komatsu. But the difficulties faced by Japan were never far from the minds of the players. Before boarding the flight from Germany, Sawa said: "I have to dedicate this win to the people who suffered the disaster." On March 11, more than 20,000 people were left dead or missing by a massive earthquake and tsunami that devastated much of the country's northeast coast and touched off the worst nuclear disaster since Chernobyl in 1986. The calamity has thrown the nation's economic recovery into question, forced tens of thousands of people to live in temporary shelters, and made ghost towns of radiation-tainted villages that may never be inhabited again. Then, seemingly out of nowhere, came Sawa -- who has represented Japan for 18 years -- and her teammates. As the team progressed, Japan watched with guarded dreams, not wanting to get its hopes up too high so soon. Even as the team made the final, the buildup was cautious -- this was the United States, after all, a two-time World Cup champion. No Asian team had ever won the World Cup. But Japan, which went in ranked No. 4, did not give up. "On the field, we always felt the support of the nation behind us," coach Norio Sasaki said. "We wanted to give something back." Down once, then twice, the Japanese came back. In the penalty shootout following a 2-2 draw, Kaihori seemed unable to fail -- though she missed with her hands, she blocked a key shot away with her right shin. When the whistle blew, Japan realized it could -- finally -- start cheering. After the shootout victory, which came at just about dawn Monday Japan time, chanting fans spilled into the streets. Police kept a small group of revelers from wandering into traffic in Shibuya, a neighborhood known for its youth pop culture. Japan's biggest newspapers printed special editions. Scenes from the game have replayed constantly on television. Prime minister Naoto Kan hailed the victory as the "greatest gift" to the nation. "I think they brought courage to the whole nation," Kan said, noting a banner the team carried before the final: "To our Friends Around the World -- Thank You for Your Support." "As the prime minister, and as one Japanese citizen, I express my heartfelt gratitude," Kan said before greeting the team Tuesday. The women's team goes by the name "Nadeshiko," a pink mountain flower that symbolizes beauty and strength. Several members of the national squad were directly affected by the disaster -- the power utility that runs the crippled nuclear plant sponsored a professional team. At least one of the World Cup team players worked at the plant itself before the disaster. Defender Azusa Iwashimizu, who was given a red card and ejected for a tackle at the end of overtime, held up a flag with a handwritten message to "Everyone in Tohoku" during the post-victory celebration. In the message, Iwashimizu said "I have never forgotten you" and promised to take her medal to Tohoku -- in the devastated northeast -- and meet people there. She also thanked the region for cheering for the team. "As a native of Tohoku, I wanted to bring back some good news," she said. Having done so, the team is now talking brightly about the future -- another breath of fresh air in a country where it is still hard to see beyond the March 11 tragedy. "Once people get a taste of success, they want more," Sawa said at the news conference, surrounded by her teammates. "I've never won an Olympic gold. That's our next goal." Copyright 2011 by The Associated Press
-
Sharif's response Shake it to the left, shake it to the right
-
Xaaji Xunjuf;734946 wrote: awoowo Taxilihi faroole Xamar bu ka xunyahay
-
Xaad, Diiriye and their likes oo aan waxba ahayn shirna uga qayb galeyn tolka haddii ay nacnacleeyaan waxba kuma jabna, ileen cidna Ugaas ama Suldaan ama Imaam uma aha, laakiin nin dhan oo masuul ka ah PL, shirka Soomaaliyeedna uga qayb galaayo as a rep for PL ayaa sidan u hadlaaya. Intii uu ka hadli lahaa faaiidada ku jirta in magaalada Garowe shirka lagu qabto waxuu u hadlaayaa sidii fadhikudirir maqaaxi fadhiyo. Qashin fooqal qashin. Kan wey u dhamaatey.
-
Nacaska runs his mouth again. Qof speech-ka u qora mala waayey horta? -------------- Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegay in shirka wada tashiga ee ay ka qeyb galayaan Maamul Goboleedyada iyo Xafiiska Siyaasada Qaramada Midoobey lagu qabto Magaalada Garowe. C/raxmaan Faroole ayaa ku tilmaama fidno hadii shirka lagu qabto Magaalada Muqdisho oo uu ku tilmaamay meel aan xilligan ammaan aheyn, isagoo u jeediyay dadka deegaanada Puntland inay kla faa'ideystaan fursadan. "Muqdisho waa meel ay ku nool yihiin hal qabiil oo aanay u dhameyn qabaa'ilka Soomaalida oo idil, shirka waxaa haboon in Garowe lagu qabto, waa la ogyahay xaalada Muqdisho sida ay tahay iyo in aanay ammaan aheyn" ayuu yiri Faroole oo intaa ku daray in Dowladda KMG ay dhul yar ka maamusho Muqdisho. Faroole oo hadalkiisa u muuqday mid uu ugu biro-tumanayay in shirka loo soo weeciyo Garowe ayaa hadaladiisa qaar ka muuqdeen mid qolo gaar ah ugu xaglinayay, gaar ahaan deegaanada dadkiisa ka soo jeedaan. "Anaga Qaramada Midoobey waxaan ugu yeernay in shirka lagu qabto Garowe, waa la og yahay sida ay hada wax yihiin, Dowladda KMG waa dowlad daciif ah, xamarna sidii hore ma ahan, marka cidii dooneysa in shirka aan lagu qaban Garowe waa cid rabtay fidno"ayuu yiri Faroole. Saraakiil ka socotay Qaramada Midoobey xubno ka kala tirsanaa Baarlamaanka, Xukuumada, Madaxtooyada, Maamulada Puntland iyo Galmudug oo khamiistii soo gaaray Muqdisho ayaa isla gartay in shirka wada tashiga lagu qabto Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka iyo qeybaha bulshada ayaa dhowaan ka digay in shirka wada tashiga lagu qabto Garowe, lagana weeciyo Caasimada Muqdisho. http://djiboutination.com/New_Folder70/samqacx.htm
-
Jaamacadda Muqdisho oo magacowday guddi ka shaqeeyo gurmad gargaar lagu gaarsiinayo barakacayaasha abaaraha Isniin, July 18, 2011 (HOL) – Jaamacadda Muqdisho oo ka mid ah jaamacadaha ka jira dalka Soomaaliya ayaa maanta u magacowday guddi ka shaqeeya gurmadka gargaarka abaaraha, waxaana guddigaas guddoomiye u ah Dr. Maxamed Xuseen Ciise (Liibaan) oo ah diiwaan-hayaha guud ee jaamacadda Muqdisho. Kulanka lagu magacaabay guddigan oo ka shaqeyn doona sidii gurmadka loo fidin lahaa dadka ay abaaraha saameynta xooggan ku yeesheen ee soo gaaray Muqdisho, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Dr. Cali Sheekh Axmed Abuubakar, Dr. Sheekh Axmed Xasan Qudubi, maamulka, ardayda iyo macallimiinta Jaamacada Muqdisho. Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Dr. Cali Sheekh oo kulanka ka hadlay ayaa yiri: "Haddii aan si sax ah isku taageerno, waxaan hubaa oo ii muuqata inaan iskaalmeyn karno, oo aanan u baahanayn cid kale. Jaamacadda Muqdishana lagu aamini karo wixii dadkaas loosoo marsiiyo, sababtoo ah waxaad horay noogu aaminteen ilmihiinnii oo aan soo saarnay iyagoo mutacalimiin ah." Dr. Sheekh Axmed Qudubi, oo isaguna goobta ka hadlay ayaa si aad ah uga hadlay abaaraha ku dhuftay shacabka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in telefishinka Al-Jazeera uu ka daawaday filimaan laga soo qaaday dadka ay abaaruhu ku dhufteen, wuxuuna sheegay isagoo ilmeynaya in xaaladdaas ay aad uga murugooday. "Roobkii aan u adkeysan waynay innagoo guryaheenna joogna ayaa waxaa ii muuqday barakacyaal uu si toos ah roobku dushoodu uga da'ayo. Dareenkaas wuxuu ii diiday inaan cunno cuno, hurdo sax ahna aan seexdo iyo wax walba oo nafta u roon," ayuu yiri Dr. Sheekh Axmed Qudubi. Ardaydii, maamulkii iyo macallimiintii kulankaas ku sugnaa ayaa muujiyay dareenka kaga aadan wax u qabashada dadka dhibaateysan ee walaalahood ah, iyagoo qaar ka mid ah ay la ilmeeyeen xanuunka sheekooyinka ku saabsan abaaraha ee ay soo bandhigeen mas'uuliyiintii hadlay. Guddigan ayaa wuxuu kusoo beegmayaa xilli ay dhibaatooyin daran ku haystaan gudaha Muqdisho kumannaan qof oo xoolahoodii ku waayay abaaraha iyo kuwo kale oo beerihii ay u bixi waayeen. Barakacayaashan ayaa qaarkood waxay caruurtoodii uga soo tageen jidadka, kaddib markii ay baahi awgeed wadi waayeen, waxaana Jaamacadda Muqdisho ay furtay accoun-no ay ugu talogashay inay cid walba oo awood leh ay kusoo riddo dhaqaale lagu caawiyo barakacayaasha, gaar ahaan ardaydii ka qalin jabiyay iyo kuwa hadda dhigta. Waxaana furan Acc# 8555 oo shirkadda Dahabshiil qaybteeda Banaadir. Ma ahan markii ugu horreysay oo ay Jaamacadda Muqdisho sameyso gurmad noocan oo kale ah, balse sannadkii 2006 ayay sameysay gurmad noocaan oo kale ah, markaasoo ay daadad badan ku dhufteen gobollada dalka qaarkood.
-
Tuesday, July 19, 2011 KUWAIT, July 19 (KUNA) -- Two Kuwaiti planes carrying relief, medical aid and tents will head to Somalia on Thursday to assist millions of starving drought victims in the African country. The initiative comes after Kuwait agreed USD 10 million in relief aid for Somalia, whose people are suffering from famine and malnutrition as a result of the most severe drought to have hit the country in ten years. The decision was passed by the Kuwaiti Cabinet according to the instructions of His Highness the Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah, the Kuwait Red Crescent Society's chief spokesperson, Abdulrahman Al-Aoun said in a statement. The UN World Food Programme has estimated that around 10 million people require food aid in the country, due to the extreme wave of drought and heavy armed conflict, he said. Also, according to UNICEF, as close as two million children are affected by malnutrition and are in desperate need of food. Kuwaiti News Agency
-
Dowladda Kuwait oo sheegtay in diyaarado sida mucaawinooyin ay Khamiista soo socota geyn doonto Muqdisho Talaado, July 18, 2011 (HOL) – Dowladda Kuwait ayaa shaaca ka qaadday in laba diyaaradood oo wada cunnooyinka gasacadeysan iyo dawooyin lagu gargaarayo barakacayaasha abaaraha ay geyn doonto Muqdisho maalinta Khamiista ah ee soo socota, iyadoo sidoo kale ay isla todobaadkan u diri doonto Soomaaliya laba diyaaradood oo kale oo shixnado gargaar wada. Madaxa wafaafinta safaaradda Kuwait ee dalka Britain Cumar Xaaji Cali oo la hadlya BBC-da ayaa sheegay in gargaarkan uu qayb ka yahay deeq gaaraysa 10-milyan oo doollar oo loogu talogalay in lagu caawiyo shacabka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu dhibaateeyeen. "Garagaarka ay diyaaraduhu geyn doonaan Muqdisho, waxaa lagu wareejinayaa bisha cas, taasoo geyn doonta kaamamka ay ku jiraan dadka abaaraha kasoo barakacay," ayuu yiri Cumar Xaaji. Sarkaalkan oo la weydiiyay in bisha cas ay geyn doonto gargaarka goobaha ay ku sugan yihiin xoogagga Xarrakatul Shabaab ayaa sheegay inuusan taas doonayn inuu ka hordhaco, balse la faahfaahin doono marka gargaarku gaaro Muqdisho. "Dhaqaalaha 10-ka milyan ah ee loogu talogalay in lagu caawiyo dadka abaaraha kasoo barakacay waxaa raashinka loogu iibin doonaa gudaha Soomaaliya, waayo in raashin laga raro Kuwait oo Muqdisho loo diro muddo dheer ayay qaadanaysaa," ayuu yiri sarkaalkan. Mar la weydiiyay in DKMG ah ay ku wargeliyeen deeqdan ay geynayaan Muqdisho iyo in kale, ayuu sheegay inay warbaahinta ka maqli doonaan. Gargaarka ay ku deeqday Kuwait ayaa haddii uu tago wuxuu noqonayaa kii ugu horreeyay oo Muqdisho la geeyo tan iyo markii ay kumannaan barakacayaal ah oo kasoo cararay abaaraha ay tageen Muqdisho. Hay'adda UNICEF ee Qarammada Midoobay ayaa toddobaadkan horraantiisii geysay Baydhabo diyaarad ay shixnado gargaar ku rarnaayeen, taasoo ahayd gargaakii ugu horreeyay oo Soomaaliya la geeyay tan iyo markii ay qaylo-dhaanta abaaruhu billowdeen. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
MMA reer Xamar wey is xilqaameen inay walaalahood dhibaateysan u istaagaan. Ajar ayey shaqeysanooyaan. MashaAllah.
-
Welcome to Somalia, welcome to Mogadisho.
-
Madaxweynihii hore Ghana ahna Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Jerry Rowlings ayaa maanta booqasho ku yimid Magaalada Muqdisho, isagoo kulamo la qaatay Madaxda ugu sareysa Dowladda. Kulanka dhex maray Madaxda Dowladda, sida Madaxweyne Shariif, Ra'iisul Wasaare Dr. C/wali iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan ayaa ahaa mid albaabada u xirnaa, hase ahaatee kulamada kadib ayaa waxaa saxaafada la hadlay Madaxweyne Shariif iyo Jerry Rowlings. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladaha abaareed ee dalka, ammaanka iyo siyaasada, waxaana lagu soo qaaday Xukuumada cusub ee la soo dhisayo, taasoo beryihii la soo dhaafay uu ka taagnaa is qab qabsi xoogan oo Madaxda u dhaxeeyay. Ergeyga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Jerry Rowlings oo saxaafada la hadlay ayaa uga mahadceliyay dalalka Carabta gar gaarka sama falka ee ay gaarsiinayaan dadka abaaraha ay ceeyrteeyeen, isagoo Beesha Caalamka ugu baaqay inay gar gaar la soo gaaraan. Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in kulanka ay la qaateen Jerry Rowlings diirada lagu saaray arrimo muhiim ah oo ay ka mid tahay horumarka laga gaaray Heshiiska Kampala, ammaanka iyo xaalada abaareed ee dalka ka taagan, isagoo intaa ku daray inay ku faraxsan yihiin inay soo booqdaan, waxaana uu tilmaamay in booqashadiisa ay tahay mid taariikhi ah oo Madaxweyne Afrikaan ah booqasho ku yimaadaan Soomaaliya. Sidoo kale waxaa uu sheegay in lagala wada hadlay xukuumada cusub ee la soo dhisayo, isla markaana si wanaagsan loogala hadlay, waxaana uu xusay in booqashadan ay caalamka tuseyso sida horumar looga gaaray xaalada dalka, isla markaana ay leedahay manco badan. Jerry Rowlings ayaa sheegay in abaaraha dalka ka jira ay saameyn weyn ku yeelatay caruur iyo haween, isagoo cadeeyay in lagama maarmaan tahay sidii wax loogu qaban lahaa, waxaana uu cadeeyay inay isla soo qaadeen Madaxda Dowladda sida loo dhameystiri lahaa Heshiiskii Kampala. Mr Rowlings ayaa cadeeyay inay rajeynayaan in Madaxda Dowladda iyagoo isku waafaqsan ay isku raaci doonaan Golaha wasiirada cusub ee dhowaan la shaacin doono sida uu yiri. Dhinaca kale Jerry Rowlings ayaa kulamo kula qaatay Xarunta Xalane ee saldhiga u ah Ciidamada AMISOM Saraakiisha ugu sareysa oo ay iskula soo qaadeen arrimaha ammaanka iyo dadaalka ay ugu jiraan inay kula wareegaan Caasimada Muqdisho. Labadii maalmood ee u dambeeyay ayaa waxaa ka taagnaa Madaxda Dowladda is qab qabsi ku aadan xubnaha Golaha Wasiirada oo ay aad isugu hayeen madaxda qaabka loo kala qaadanayo, taasoo hakad badan gelisay waqtigii la filayay in lagu dhawaaqo.
-
Madaxweyne Shariif oo booqasho ku tagay Xerada Badbaado iyo socod uu ku maray Xaafadaha Madiino Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa markii u horeysay maanta booqasho ku tagay Xerada Badbaado ee duleedka degmada Madiino ee Gobolka Banaadir, halkaasoo dhowaan dib u dejin loogu sameeyay kumanaan qoys oo ka soo barakacay abaaraha ka jira Gobolada dalka. Madaxweyne Shariif oo booqashadiisa ku wehliyeen Ra'iisul Wasaare xigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhiga C/xakiin Fiqi, Wasiirka Warfaafinta, Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u dhiska iyo Saraakiil kale. Xerada cusub ee Badbaado ayaa Madaxweynaha waxaa ku soo dhoweeyay xubno ka tirsan Gudiga Abaaraha, isagoo halkaas ku kormeeray goob dadka lagu quudiyo ee raashinka lagu kariyo, isagoo dhadhamiyay raashinka loo karinayay barakacayaasha. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa waxaa uu tagay goob caafimaad oo ka furan Xerada Badbaado ee lagu daaweeyo dadka dhibaatada heysa iyo caruurta nafaqada darada ah, waxaana uu sheegay in wax badan iska badaleen xaaladihii hore, isagoo uga mahadceliyay shacabka Soomaaliyed sida ay ugu kaceen gurmadka dadka abaaraha ka soo barakacay. Madaxweynaha ayaa waxaa uu uga mahad celiyay qaar ka mid ah Hey'adaha sama falka oo codsigooda ka soo jawaabay, waxaana halkaas uu ku gudoonsiiyay deeq ka timid Gudiga gurmadka abaaraha oo isugu jirtay Darimo iyo alaabo kale loogu tala galay barakacayaasha. Intaas kadib ayaa Madaxweynaha waxaa uu ka soo tagay xeradaas, isagoo gaadiidka uu saarnaa ee Ciidamada AMISOM kaga degay Xaafadaha degmada Madiino, isagoo lug ku maray jidka Laamiga ee hor marta Saldhig Galbeed, Xaafada Dabakaayo-Madow iyo dhismayaal ganacsi oo ku yaala hareeraha wadooyinka. Dadweynaha reer Madiina ayaa lama filaan ku noqotay socodka uu Madaxweynaha xaafadahooda ku maray, kuwaasoo qaarkood soo buuxiyay wadada hareeraheeda, isla markaana sacab iyo hadalo soo dhoweyn ah ku hadaaqayay. Madaxweynaha ayaa gacan qaaday dadkii hareeraha wadada taagnaa ee isugu soo baxay si ay u soo dhoweeyaan, waxaana ay aheyd markii u horeysay ee Madaxweynaha mid ka mid ah Xaafadaha degmooyinka Gobolka Banaadir aadka loogu soo barakacay uu socod ku maro.
-
Welcome to SOL. I hope you find your old buddies. Ciao
-
Oh you missed out eh! It is not as clear as the earlier one I posted.
-
Aaliyyah ha isku wareerinin these fake cyber jihadis (Jaad dude is the one the on right in the pic lol).