qundur

Nomads
  • Content Count

    11
  • Joined

  • Last visited

  1. Asc War ileen nin aan waxba arag baan odhan waxbaan arkaye anaga wax aragtay QOraalkaas maxaa ku jira oo Takfiir U eg mise Wali Dadkaan luqadu dhicin baad tahay Qaamuus u raadso insha lah sxb
  2. Asc wr wbt Masjid ma ahayn mesha la bam gareeyay horta waa meel Ah Mawlac yar Goormay takfiir gaadheen inay furtaan Masjid Wadaadka war bixinta soo qoray Si buu u bun buuniyay nimankaas Dadka Islaamka ah Gaalaysa waligood ba madax mataagaan haday so taagaan wa la baabi'iyaa ilaa iyo samankii saxabada Nimankaas ninka dilay wuuba ku janno tagi wuu Liibaanay NInka iyaga dila ama ay Dilaan ayuu ahaa xadith nabiga laga waryiy Macnihiisa Tir tir ilaahayow Baraka beelooyinka
  3. Asalaamu Calaykum Wr Wb Ogaansho beel J..baro Reer waamo waxay yidhaan ma taqaan Hebel taasi waa majirtadiisii
  4. Cirku waa daruuraynayaa, gooruu di’i yaa og,Waa la ii dardaar warinayaa, darajaday yaa og,Anigiyo faarax brown midkii borring ah yaa og ....lol
  5. alxamdulilah khayr iyo bash bash baan anna sheegay Thnksss
  6. Asalaamu calaykum Aaaliyah Jazaakillahu khayran Dabshid shukran adna JB shukran ninka ku caarooda salaamta lol Gubtaanyo geed layidhaa baan ku aqaanay somaliya hadii lagu taaabsiiyo Lagu Guban hadii lagu taabsiiyo Qofku Cabaadayo..... Dabshid ma jaakirin ee dadka waan salaamay jaakiraad=aamusid vocabullary badan baa u baahan in lagaa saxo lol Jazakumullaahu khayran all reer SOL inta caarada hayso caano Geel wa inaan siinaa way ka saaraysaaye Asalaamu calaykum wr wbt
  7. Asalaamu calaykum wr wbt Thanks Red $ea,J.a.c.a.y.l.b.a.r.o iyo Abtigiis & Tusbax jacayl baro l...l Salan aan asalaamu calaykum ahayn miyaan leenahay horta ma salaan Kale ban kuusoo daynsan lahaa Teennna uun waa inaan isku salaannaa Mida kale salanta qofka markaad lahadlayso iyo markaad dee kala tagaysan waa isku midda hore tan dambe Kama mudna ayu nabiga ydhi Aw-kamaa qaalla salallaahu calayhi Wasallam Asalaamu calaykum wr wbt
  8. Asalaamu calaykum wrw bt Waxaa Xaqiiq ah in islaamka Dhamaantiiba in loo Hogaansamo ay Waajib tahay. Lakiin se ad arkayso marar badan nin kuleh war Diinta waa lagu cibaadaystaa Ee xukunka dee Dastuur iyo wax kale baa loogu talo galay Bal eeg caqli xumada ninkaas wuxuu ku leeyahay ilaahay ba i samaystay iina Talin maayo oo anaa isku talin de adoon ma ihi bay ka dhigantahaye waan madax banaananahy. Mida kale culimada islaamka cassri walba oo ay joogaan waxay sameeyaan wakhtigaas dhibka taagan bay aad xooga u saaraan inay ka hadlaan oo ay daweeyan boogta markaas u baahan in la dhayo Tusaale ahaan barigii axmed ibnu xambal waxaa taagnayd fitnadii khalqul Quraan waa la og yahay mowqifka uu ka qatay iyo in xitaa Loo jeedalay Ibnu taymiyah isaga wakthigisii ashaacira iyo mutakallimiin sifaadka ilaahay ba diidan iyo asmaa da rabigay baa soo baxday isagana Xooga wuxu saaray tawxiil al Asmaa Wa sifaat kasoo Gudub maxamed cabdi wahaab isagana wakhtigiisii Dadki oo shirki kuwada dhex jira buu arkay oo ilaahay Qayrkii wax wada wydiisanaya markaas bu isagana Tawxiidka saaray Xoogga si uun uga saxo tawxiid ka dadkan wada hallaabay Hada iyo xaalada Taagan Hadaan Eegno Waxa dhibka ugu wayn ka taagan yahay waa Tawxiid al-xaakimiyah maxaa yeelay dadkii sankay wada tageen Amarkii ilaahay oo Ay dimuqraadiyah iyo waxan loo joogin ay wada Qaateen Marka Dadka Dulaabul cilmiga ah iyo Culimada waawayn Inay isku dayaan Siday Xoogga saaraan Tawxiid al xakimiyah oo ah mid aad iyo ad muhiim u ah waajibna ah in lagu dhaqmo
  9. asc wrw b xidigo haahey bacdii baa igu taallay hadase la iga fuji Thnka Prof .dabshid iyo malika and all Dabshid Wadaad maxaa ka fiican oo aad haysaa sxb geeljire sorry a da gacantaa iga xaday thanks all asxaabta jazaakullaahu khayran asc wr wbt
  10. Asalaamu calaykum wrw bt Dhamaan ikhwa Fil Caqiida Waa nin cusub oo Meesha aan horay u arag Bal dhamaantii waad salaamantihiin kadib ayaan meesha ku indha kala qaadi doonaa oo dan ula jaan qaadi as/c wr wb