Juxa
Nomads-
Content Count
8,457 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Juxa
-
duqda dhaxan baa heysa so maxaad ula yaabeysan?
-
hi ibti, no energy, the only frank i can imagine waa JB, frank butcher
-
scww folks. jumce wanaagsan
-
Originally posted by Jacaylbaro: I'm looking at a disturbing photo of a man to threw himself to a railway and died in a very cruel way ........... but i find it sexy for some reason ,, this is why uu JB xasaasiyad igu rido. ma igu kaligey baa mise umada oo dhan baa ila qabta collective madness/provocation is complete defence...aaheey IBTI, xoogaada ma rabtaa inaad sadaqeysato?
-
nothing runti, ii waran? JB baan dagaal ku wadaa as usual (waraa am joking about the knee-capping)
-
neerfoosanimadayda maxaa ku tusay? mise taqaana nerfoose waxa la dhaho my question stands...surely there is someone wanting quick dhoolars (JB waain laga qaadaa caajiska)
-
maanta maxaa idinku direy DEAF people, dont you know it is disability? bilaa caleek, somali iyo far ku fiiqeeda ps: how much would it cost me to get JB knee-capped?
-
CL altho i am concerned by your sudden kindness hadana i am gonna take it. i feel tired and got too many things to do, normally i like challenges lakin waa iga bateen. just feel there is no end to endless silly things dont worry i am not suicidal, london bridge can wait. got to start preparing for a presentation due in 3 hours, xitaa research ma samayn maybe i can wing it :mad: i hate taking classes at my age, i should have my tusbax and wait for meeting with my maker phewwwwwwwww i feel better thanks CL
-
salaam aleykum all, i woke up feeling resigned to my fate. bal warama? happy ibti, jin-possessed nuune and indifferent CL xalay maxad ku barideen?
-
i hate my shaqo, every day i am accused of with-holding lacag, or conspiring with defendants. i am blamed because 100 and 2 things aan islaheyn bey sheegaan and they blame me when beenta catches up with them grrrrrrrrr (N- idinku taal) i am transferring them all
-
Originally posted by Sayid*Somal: ? see lab laba wax oo lid isku ah u jeclaan kara?
-
why? CL wadigan meeshan lasoo qotoma it sucks eh
-
baruurto waa CADOW mar haday ku dul korto si ey ku dagtaa adag. hello ladies and ladies. CH tell her it needs bit of tweaking from page1 to the final page, she will get the picture
-
val you and i will share lakin CL bal wax ha ogolaato first
-
Originally posted by *Ibtisam: ^ By the way wa maxey "problems" iyo waxad sheegisa? That is how people get lables you know. just got out of never ending meeting and i feel exhausted CL gimme that latte
-
Originally posted by Maaddeey: ' muufo anya ninkaan na kala qarisa mahaan soo dhig! ' i just realised that dad badan meeshan joogo ineysan waligood magaalo iyo multi-culture enviroment waligood arkin maybe we should expose them and help them become more tolerant
-
ARE you? maaddeey you are welcome lakin i am going to drop you off in xaruur-iyo-xaaji cali village ibti inteen kaga tagaa adiga? waan isku qoran nahay morning all
-
Originally posted by Maaddeey: Weligaa laba wax oo ' si kasta ' lid isku ah ma wada jeclaatay?. of course that is the beauty of life, but hadii aad u baxbaxsanayso meel aan ogahay my answer will be NO, hadaba kajoog
-
kala booba oo baal ii reeba what is the big deal? you say burcad we say somali navy. current situation forces people, men and women find some ways of earning living no?
-
helloooooooooooooooooooooo. i think i need a holiday hi malika
-
dhibka iyo kaftanka waa dulmar dulmi buu la gaabanyahay.
-
sayid i like how you twist things, the dumaashi tactic adigaa igu dishay, i mean your kin are everywhere and it is always juxa that done this to sayid..... adiga uun geed baan iskaga kaa soo xerayaa, the rest lakin waa iska kaftan iyo maata-caleesh true to my word hishiiska waala saxiixay, hope CH iney xalwada naga soo yara kululeyso
-
no i anticipated the dumaashi thing iney soo baxayso soon. alaa ku baday sayid, it is not your fault halkaad katimid lakinse halkaad usocoto bal yara fiiri dagaalki halkaa buu ku dhamaaday, all parties have signed peace treaty been-been ah until next week or until next time JB and Ngonge bohol ey uqodaan u ku dhaco sayid. i am ready for koob qaxwe ah iyo bur xalwo ah now, thanks
-
Originally posted by Sayid*Somal: quote:Originally posted by chocolate & honey: so you agree that Juxa is violent reactionary person? or maybe they agree inaad tahay nin dhiiqa lugaha la galay oo lagu qabtay hadana aan karin sorry waan gafey inuu yiraahdo. you see dumaashi i am here today to deal with your qaab-daro
-
KK abaayo i like you ilaah amarkiis, i could never ever take waxad dhahdo si kale lakin sheekada sayid waa midkale sayid, waxkasta waxa iga daran sida ad isku gedgediso sidii haram-cas. ku adkeyso hadalkaada. i am trying to give you a credit ee hada iga jawab, why would you be baffled and bewildred by what maaddeey wrote? unless uu kibir kale kugu jiro waraa iga har nooh yaan kugu danbaabine
-
Popular Contributors