Juxa
Nomads-
Content Count
8,457 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Juxa
-
thank you cawaale, aniga iyo hargeysa nakala qabo thanks JB, i hope mid niyada jirta intey aheyd oo aadan distraction kugu dhicin adigoon dhameyn faataxadi koowaad
-
markii la dhinto uun miyaa la duceystaa? some might say the living need the duco the most. teeda kale waxan oo muran ah 4 faataxo aqri oo muraadkaada allaha sahlo dheh maa kaa keenayso
-
war faraha ku tirikoob, meytadana xasuuso first
-
bal maanta 4ta faataxo iskugu key dara hadad somali maxamed tihiin.
-
where where where? ibti nothing wrong with salaan and dahabshiil shont give your number...give me their number and i will tell them that. ps: we should have a cake festival sometime this week or weekend, got to show my yankie cousin we londoners are sane
-
abti udir £200 altho he sounds inuu london joogo. baruur is becoming senstitive issue, people no longer carry their baruur with pride
-
timbits na bal kusoo dar i miss french vanilla...aaheey dhaabal dhaabal with a meelkk
-
i dont even know how to use IGNORE list, lakin i am extremely suspicious of PM as ibti said odayaal waalan baa jira but also islaamo 140 MPH kusocda baa halkan jooga ( i have encountered islaamo leh ma i taqaan ma itaqaan say walahi ma itaqaan , waad istaqaane seek help asap please) better to interact with them meel indhuhu badan yihiin
-
I dont know anything but i will ask ibti to not open or even response to PM. wax la qariyo qurun baa ku jira me thinks
-
waxan ka yaabanahay why would you need to engage into so much Pm-ing yaa ibti? unless it is about the business, i urge you to cease the habit hi all
-
^^ kii aad dhihi jirtay bridge iska tuur horta manoolyahay, dhiiguusa is on your hands ogoow. lol@ibti and crushes
-
morning i cont help but smile at cibarada masjidka ka dhigteen bal warama?
-
malika yes, i am truely happy being related to another xuux xaliimo, first it was ibti now it is cl and soon i shall wear a sign that says iga dhaqaaq i cant make ugali but will make you a REAL soor
-
if you shared your jacayl feelings with us joe-public you wont have so much anger within.....you may even become sickly sweet marka let it outtttttttttttt
-
hi malika, faheema (glad to see faheema back) hi CL :mad:
-
bal maxaad ugu riyootaa chorus girls? it was beautiful weekend, sunny no?
-
salaam aleykum and morning to all bal yaa soo jeeda maanta?
-
allaha unaxariisto
-
bisinka i am coming to get you for immediate MOT. had freaky dream where my 93 year old auntie was doing mission impossible stunts and got shot in the tummy now iam trying to call but no answer
-
have some me time first then replace him with better make and model if all fails, i suggest timir-cake
-
Originally posted by Colonel Ali Sabarey: Surrender, please. It doesn't give me any pleasure to be accused of slaughtering kids and women. Please! we will let ibti finish you off, please kuye :rolleyes: as you said the older ones will keep quite and watch the fireworks, adigaa lagaa kari waayay ka joog gabdhahan yaryar oo cumrigaada ceeb haka dhameysan. horaa loo yiri cagtii joogsan weydaa marbey ceeb la kulantaa. word of warning midowga dumarka sol iska jir, put you BUDH down before NINA and CL join the jihaad am off to stock up the daango
-
i think she had a flue last time i spoke to her ibti does not do in-law martiqaad
-
naa adiguba baax ( i hate the naa word) now walk and get fresh air ibti yaa arkay?
-
you are you are, walking is healthy wah!
-
i did not know you work in central london, besides i dont want you killed marka forget cycling now start walking
-
Popular Contributors