Akash
Nomads-
Content Count
272 -
Joined
-
Last visited
-
SNM Jaah wareer ayaa ku dhacay arintani waxay i xasuusineysaa weerarkii Qaawanaa ee ay Ku Qaadeen Tuulada Seemaal ee degmada Baki Maamulka Villa Morgan waa iney xuduudahooga ku eekaadaan
-
PM Abdiweli meets Awdal State of Somalia President Rashid Aw Nur Hersi
Akash replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
I think we posted at the same time its good -
Aaliyyah;776027 wrote: Lovely. Laakin sadexda xidig waxaan rajaynaya in ay u taaganyihiin SSC, Awdal, iyo maakhir oo haduu alle idmo mar labaad ku midoobi doona bartii gol Khaatumo. Ameen yaa rab agree wíth you Lakiin midnimo la'aanted wax hagagi kara ma jirto kuwa ka maqan laftooda waa in loogu Baaqo
-
PM Abdiweli meets Awdal State of Somalia President Rashid Aw Nur Hersi
Akash replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Good progress Awdal State Of Somalia.... -
Soo Noqoy Jacaylkii http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=-RJc79mJMlE" frameborder="0" allowfullscreen>
-
indeed its a very good progress
-
Madaxweynaha Awdal state oo Fariin Muhiim ah u diray Shacabweynaha Reer Awdalstate War saxaafadeed uu maanta Magaalada muqdisho kasoo saaray Madaxweynaha Maamulgoboleedka Soomaaliyeed ee Awdalstate ayuu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda Gobolka Awdal. Madaxweyne rashiid Aw Nuur ayaa ugu baaqay shacb weynaha kala duwan ee ku nool Magaalooyinka Gobollada Awdal,Gibiley iyo Selel inay si wadajir ah uga hortagaan Bannaanbaxyada sharci darrada ah oo ay ku qasbayaan Maamulka SNM ee uu horjoogaha ka yahay Siilaanyo. Madaxweynaha Awdalstate ayaa ugu baaqay dadweynaha Reer Awdalstate inay si degdeg ah ugu dhawaaqaan bannaanbax nabadeed oo ay uga soo horjeedaan falalka caburinta ah ee uu wado Maamulka la baxay Somaliland. waxa uu kula dardaarmay madaxweynuhu dadweynaha Reer Awdalstate inaysan marnaba hakad gelin dadaalkooda ku saabsan inay iska difaacaan cid kasta ee caqabad ku ah ammaankooda,Horumarkooda iyo Midnimadooda. Ugu dambeyntii warsaxaafadeedka kasoo baxay Madaxweynaha Awdalstate ee Soomaaliya ayaa digniin culus loogu jeediyay Maamulka Siilaanyo inuu faraha kala baxo dadweynaha Awdalstate ee ka tashanaya aayahooda www.awdalstate.com .
-
R/Wasaaraha soomaaliya oo Maanta muqdisho ku qaabilay Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Awdal state ee Somalia R/Wasaaraha Somalia Dr Cabdiweli maxamed gaas aya amaanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha awdalstate ee Somalia Mudane rashiid aw Nuur Xersi,kuwaasoo uu kamid ahaa wasiirka arrimaha dibadda awdalstate mudane xasan Riiraash,waxaana goobjoog ka ahaa qaabilaada R/wasaaraha uu u sameeyay wafdiga Awdalstate Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo ay kamid yihiin W Dowlaha wasaaradda arrimaha Dibadda xaamid Cali Maasheeye,Diplomaasiyiin iyo madax kale. R/wasaaraha iyo wafdiga awdalstate ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa mideynta iyo isu keenidda Dadweynaha Soomaaliyeed. Sidii Dowladda Federaalka ah ay uga tagaeeri laheyd Maamulka Awdalstate Dhinacyada Dhaqaalaha,Siyaasadda,Amniga iyo arrimaah Bulshada. Wasiirka arrimaha Dibadda awdalstate Col.Xasan riiraash oo wareysi siiyay Shabakadda Awdalnation isagoo ku sugan Muqdishbo ayaa sheegay inuu si aad ah uga mahadcelinayo R/wasaaraha qaabilaadda uu u sameeyay wafdiga Awdalstate ee Somaaliya waxa uuna hoosta ka xariiqay Wasiirku inay qorsheynayaan inay kulammo la qaataan Madaxweynaha iyo madaxda kale ee qaranka soomaaliyeed.
-
Congratulations, Khaatumo State of Somalia and Awdal State must work togther for the uniting the whole nation, Khaatumo will end the SNM Drama 20 years ayaa lagu jiray wey duushay iyo wey dhaqaaqday. Khaatuma ayaa soo Khatimiysa.
-
recently they attacked innocents people Seemaal district in Awdal and now at Buuhoodle SNM aggression must be stop it.
-
SNM aggression on SSC State people is crime against humanity they have to stop it
-
The People of Awdal State Support their President and the preparation is underway the whole goverment will be replaced
-
Idaacadda Radio Muqdisho ayaa sheegtay in amaanka Madaxweyne Rashiid si weyn loo adkeeyay ,iyadoo dhinaca kalena xustay in garoonka Muqdisho ay uga hortageen Wasiirka Arrimaha Gudaha Somalia Cabdi Samad Macalin Xasan ,Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Xaamud Cali Maasheeye . Madaxweyne Rashiid iyo Wasiir Xasan Raariish waxaa amaankooda la wareegay Ciidamadda AMISOM waxaana la dejiyay Madaxtooyadda Villa Somalia. Wargeyska afka dheer ee Waaheen oo ka soo baxa Magaaladda Hargeysa ayaa daabacay warbixin uu ciwaan uga dhigay “Madaxweynaha Maamulka Awdal State oo ka degay Muqdisho iyo UN-ka oo galbinayay”Halkaan ka akhri http://waaheen.com/?p=27875 UN-ka oo la sheegay inay saluugsan yihiin siyaasadda Maamulka Siilaanyo ayaa ku hoowlan sidii Goboladda ay degaan Dhulbahantaha iyo Gadabuursiga looga hergelin lahaa Maamul goboleedyo salbaraan oo siyaasad ahaan ku shaqeeya nidaamka Federalka. Siyaasiyiin ay ka mid yihiin Cali Khaliif Galeydh iyo Cabdi Kariim Jaamac ayey Ciidamadda Melleteriga Ethiopia xoog ku dhex mariyeen goboladda Somaliland iyagoo la sheegay inay ku ilaalinayaan degaanka Taleex oo shirweynahii Khatumo2 ka socdo. Si kastaba ha ahaatee,waa markii ugu horeeysay ee Madaxweynaha Awdal State lagu qaado diyaarad UN-ka leeyahay,waxaana tani ka marqaati kaceeysaa in beesha Caalamka iyo Dowladda Federalka Somalia aqoonsatay Awdal State source, www.awdalnation.com
-
Popular Contributors