wacdaraha_aduunka
Nomads-
Content Count
681 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by wacdaraha_aduunka
-
Hargaysa: Riyaale divides the Mugged ones again
wacdaraha_aduunka replied to General Duke's topic in Politics
Jamhuuriya's take: , cutubyo ciidammo ah oo uu hoggaaminayey Badhasaabka Gobolka Hargeysa Mr. Cali Xasan Maxamuud (Cali Asad), ayaa ardaydaas ku horjoogsaday isgoyska dhinaca bari ka xiga xarunta madaxtoyada, waxaannu isku dayey inuu dejiyo dareenka kacsan ee ardayda, isagoo weydiinayey su’aalo la xidhiidha gadoodkooda, waxaann su’aalahaa uu ardayda la dhexqaadayey ka mid ahaa; “ Adeer yaa idinka dambeeyey ee idin soo diray? Ma KULMIYE ayaa idin soo abaabulay?” iyagoo ardayduna u sheegayey in aanay jirin cid soo abaabushay, balse ujeeddadoodu tahay cabasho la xidhiidha shaki ay ka qaadeen in dugsiyooda la iibiyey, waxaanna jawaabaha ay Badhasaabka u celinayeen ka mid ahaa; “Cidna soo dirtay iyo cid naga dambeysaa ma jirtee, waxaannu u mudaharaadaynaa dugsiyagii ayaa nalaga iibiyey.” Intaa kadib waxay ardaydu mar qudha isku majireen dhinaca jidka u kaca Maxkamadda Sare, iyagoo doonayey inay ka soo wareegaan waddada xagga dambe ka marta madaxtooyada, balse markii ay madaxoodii u horreeyey la siman yahay jidka galbeedka uga weecda Maxkamadda Sare waxa ka horyimi raxan gaadiid ah oo ay saaran yihiin ciidammo xooggan oo boolis ah, kuwaasoo si argagax iyo naxdin leh rasaas tiro badan oo qaddar daqiiqado ah socotay ku joojiyey socodkii ardayda oo uu badnaa carruur yaryar oo aan qaan-gaadhin, isla markaana dhawaqii xabbadaha la dulmariyey ku abuuray sas iyo baqdin uu midba meel u firdhaday. Arrintaas oo ay si weyn meel uga damqadeen dadweyne tiro badan oo daawanayey habdhaqanka argagaxa lahaa ee ciidammada ammaanku kala hortageen ardayda yar yar ee sida salmiga ah dareenkooda u muujinayey. Source -
Mintid horta kuwa cusub oo inagu soo biiray baad tahay ee awoowe bal kaadso. Meel aad nacayb iga aragtey iyo mother theresa aa la yiri wanaag uun lagu arkey midna cadeyn uma haysidee iska fadhiso
-
Why shouldnt I be able to worry about my younger brothers and sisters education whether it's in muqdisho hargeysa or jig jiga. If you say there's short comings with the puntland adminstration and its policies then i beg you to come with solutions. But as I know you couldnt care less, but that wont take away my god given rights to care for my muslim brothers but also my rights of being somali to care for every one of them..... even if you were one of those kids I would have said the same... It's hate that divides and love for one another that brings harmony
-
But what kind of democratic society are they living if they're schools are being sold off. Do you know of any other democratic country that does that... Must be one of those many ' best kept secrets of Somaliland'
-
Its a classic of the elitist's. The White's used it in the States during slavery. If they cant read they're right then they sure hell wont be able to demand it.
-
Big NO I'd consider and more co-operation with Sudan and Egypt.
-
Kidnapped yachtie returns to Somaliland to claim his yacht
wacdaraha_aduunka replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Wacadale ineysan been aheyn Duke. -
Tired of AMISOM troops being used as an excuse
wacdaraha_aduunka replied to Sherban Shabeel's topic in Politics
Ngonge.... I couldnt have put it differently. And loool at the tought of Mansoor getting the presidential seat in Villa Somalia and advocating for the stay of foreign forces. -
While Udub politicians are busy attending seminars the innocent children of Hargeysa are busy trying to fight the selling of they're schools. Xaraashka Daahir Riyaale Ee Dhismaha Danta Guud Oo Gaadhay Iskuulada Iyo Gadoodka Ardayda Sheekh Bashiir May 4th, 2009 Hargaysa (Somaliland.org)- Ciidamada Booliska Somaliland ayaa rasaas u adeegsaday kumanaan arday oo ka mid ah ardayda wax ka barata dugsiga hoose dhexe ee Sheekh Bashiir ee badhtamaha magaalada Hargaysa, kadib markii waalidiinta ardaydaasi oo shalay xukuumadda wakhtigeedu dhamaaday ee Daahir Riyaale isugu yeedhay loo sheegay in ilmo kasta oo arday ka ah dugsigaasi laga doonayo hal doolar oo loogu sameeyo bedelaad iskuul kale, isla markaana dhismaha dugsiga Sheekh Bashiir looga faa’iidaysto siyaabo kale.mudaharaad_shei kh-school11 Waaberigii saaka ayaa ardayda wax ka barata iskuulka Sheekh Bashiir ay abaabuleen gulufyo mudaharaadyo nabadeed oo ay ku mareen badhtamaha magaalada Hargaysa. Hase ahaatee Ciidamo Boolis ah oo aad u hubaysan oo dhinac walba ardaydaasi cabanaysa ka soo hujuumay ayaa rasaas xoogle ooda kaga qaaday, rasaastaasi oo khalkhal gelisay dadwaynaha ku dhaqan magaalada Hargaysa iyada oo ugu yaraana 20 arday xabsiga loo taxaabay.mudaharaad_ sheikh-school2 Ciidamada rasaasta ku ridayay ardayda oo u badnaa ciidanka ilaaliya Madaxtooyada Somaliland ayaa si arxar-darro ah ula dhaqmay iyaga oo ardaydaasi la dhacayay qoriga dabadiisa. Mudaharaadka ardaydaasi cabanayay ee wax ka barta dugsiga Sheekh Bashiir oo ahaa mid si nabad ah u dhacayay, ayuu agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashadu difaacay rasaastii xooga lahady iyo jidh-dilkii ardayda loo gaystay ee ay ciidamadu kula kaceen oo uu agaasimuhu ku tilmaamay in ay amaanka sugayeen. Lama sheegin cid rasaastaasi wax ku noqotay oo ay waxyeelo ka soo gaadheen, inkasta oo ay jiraan dhaawacyo fudud oo ardayda qaarkood ka soo gaadhay garaaciddii ciidamadu ay garaacayeen. Barxada hore ee Dugsiga Sheekh Bashiir ayaa lagu arkayay dadwayne aad u tiro badan oo halkaasi tuman, kuwaasi oo isugu jiray waalidiinta, ardayda wax ka barata dugsiga iyo dadwayne kale.mudaharaad_shei kh-school3 Dadwaynaha halkaasi isugu soo baxay ayaa si kulul u cambaareeyay falalka Daahir Riyaale ku xaraashayo hantida ma-guurtada ah ee ummada ka dhaxaysa, waxaanay dadkaasi dhamaantood saxaafadda uga warameen warar ay ku tilmaameen mid yaab iyo fajiciso ku noqotay, kuwaasi oo ah in ay maqleen in la iibiyay Iskuulkii ay caruurtu wax ku baranaysay. Waxaanay muujiyeen in taasi suuragal tahay, maadaama hore loo iibiyay guryo iskuulku lahaa iyo xaafado dhan oo ah guryihii laga dhaxlay dawladihii hore oo ku dhaw ama la jaar ah iskuulka.. Mid ka mid ah waalidiinta ardayda wax ka barata dugsiga Sheekh Bashiir oo magaciisa la yidhaahdo Muxumed Jaamac ayaa soo tiriyay dhamaan sakadaha uu dhawaan xaraashay Daahir Riyaale, isaga oo sheegay in iskuulka Sheekh Bashiir oo ah goob taarikhi ah oo lama taabtaan ah iibintiisu ay u xalaalaynayso Daahir Riyaale in uu iibiyo Masaajidka wayn ee Masjid-jaamaca magaalada Hargaysa. Iibka Iskuulka Sheekh Bashiir ayaa la sheegay in uu ku xidhiidhsan yahay iibkii hore Daahir Riyaale ugu faasaxay xaafadda Indiya Laynka oo dhamaantood laga iibiyay qaar ka mid ah ganacsatada waawayn ee dalka, waxaana la sheegay in labada guri ee iskuulku lahaa oo hore looga iibiyay nin ganacsade ah oo lagu magacaabo Maxamed Aw Siciid, lagana saaray qoysas danyar ah oo deganaa, la doonayo in guryahaasi la raaciyo dhul kale oo ka mid ah Iskuulka, si taasi loo fuliyana waxaa la sheegay in loogu talo galay in la fasaxo ardayda iskuulka Sheekh Bashiir, iyada oo loogu marmarsoonayo in dayactir lagu samaynayo dhismaha Iskuulka, isla markaana mudadaa gudaheeda la dumiyo qayb ka mid ah iskuulka, si loogu daro dhulka laga iibiyay ganacsade Maxamed Aw Siciid Axmed Maxamed Saleebaan (Dhugfe) E – mail: afqarshe114@hotmail. com www. Somaliland.org, Hargaysa.
-
Meiji I co-sign on your comment well said!
-
Hargaysa: Riyaale divides the Mugged ones again
wacdaraha_aduunka replied to General Duke's topic in Politics
Norf sxb the people in SSC couldnt care less of the political moves of Riyaale and his henchmen and they're day will come soon inshalaah. Though the ones captivated by them are those who believe in Project Somaliland and ofcourse people like me who learn a trick or two from Riyaale -
Mogadishu Security Plan: Civil Security Force
wacdaraha_aduunka replied to Meiji's topic in Politics
JB loool.... -
And these were exactly the same folks at Somalidoon.com in february who said this about the ahlu sunnah who controls Galgaduud today Maleeshiyada ku qaraabta magaca Ahlusunah oo ka soo doolaalay Cabudwaaq iyo Xeraale oo Xabsiga dhigay Odayaal kasoo jeedo Beesha Ceyr oo Dhuusamareeb nabadeyn u tegay. Kooxda hor booda dagaalka Dhuusamareeb iyo guri ceel ayaa ka yimid Tuulada Xeraale, Huurshe, Caabud Waaq iyo Gaalkacyo, sarkaalka wata kooxdaasina waa *** Reer Fiqi Muxumad oo weligeed qaadiriya iyo qurafaad ku faafiya shacabka galgaduud, iyagoo lacag iyo qandaraas ka soo qaatay Cabdullahi Yusuf oo reer abti ay u yihiin, oo doonayaa inuu ku qaraabta Magaca Ahlu Sunna Wal Jamaaca. And
-
Hargaysa: Riyaale divides the Mugged ones again
wacdaraha_aduunka replied to General Duke's topic in Politics
Duke where do you get all these hilarious titles Btw am amazed by all these calcaluted political moves by Riyaale. He's very skilled! -
How many times has Riyaale visited BURCO?
wacdaraha_aduunka replied to General Duke's topic in Politics
I think he did pass the city when he was chased by the folks in Las Caanod -
Independence of Somaliland: Good or Bad for Somalia?
wacdaraha_aduunka replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Xaaji so shariah doesnt work for you huh.. Whatever that works for you wont work in judgement day sxb.. Atleast aspire to live independently in an islamic way -
Independence of Somaliland: Good or Bad for Somalia?
wacdaraha_aduunka replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Kadawo sxb i agree wih you there totally. What kind of message do we send our people in Somali galbeed and NFD if we divide the only independent part of Greater Somalia except Djibouti. -
A major diaspora conference to take place in Canada
wacdaraha_aduunka replied to Alle-ubaahne's topic in General
Another conference when will they ever end -
Hargaysa (Somaliland.org)- Wariye Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa caawa habeenkii labaad u hoyday saldhiga dhexe ee magaalada Hargaysa oo uu ku xidhan yahay, kadib markii ciidanka Boolisku ka qabteen shalay isaga oo ku guda jira hawshiisa Saxafinimo xarunta Baarlamaanka, halkaas oo ay golaha guurtida ka socotay dood la xidhiidhay muddada xilka Madaxwayne Riyaale iyo ku xigeenkiisa. Wariye Axmed Saleebaan Dhuxul oo ah tifaftiraha guud ee Idaacada Madaxa Banaan ee Horyaal, isla markaana xubin ka ah guddida fulinta ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, lama oga sababta dhabta ah ee xadhigiisa iyo cidda bixisay amarka lagu qabtay, waxaase loo malaynayaa in uu ku xidhiidhsan yahay fekerkiisa shakhsi ee uu aaminsan yahay. Sida ay dad goob-joog ahaa sheegeen Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa ciidamada Boolisku markii ay qabanayeen ayaa waxa ay ku sameeyeen jidh-dil. Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa cambaareeyay xadhiga Wariye Axmed Saleebaan Dhuxul, iyaga oo sheegay in ay u arkaan in sifo sharci darro ah loo maray xadhiga wariye Dhuxul isla markaana xadgudub lagu sameeyay xeerka saxaafadda Somaliland ee golayaasha sharci dejintu ansixiyeen, madaxwayne Riyaalena saxeexay, kaas oo tilmaamaya qaabka dacwadda loogu oogi karo saxafiyiinta dalka. waxaana ururka SOLJA ku baaqay in xoriyaddiisii shakhsi iyo mihnadeedba loo soo celiyo oo la sii daayo. Axmed Maxamed Saleebaan (Dhugfe) E-mail: afqarshe114@hotmail. com
-
Very interesting to see how clan's have voted and how it plays out on the so called 'Somaliland democratisation process'. Sidee Xildhibaanadii Guurtidu Ugu kala Codeeyeen Mudda Kordhinta March 30th, 2009 Goto comments Leave a comment Sidee Ayey Ugu kala Codeeyeen Xildhibaanadii Guurtidu Mooshinkii Mudda Kordhinta Ee Dawlada….Indhaha la sii Raac Magacyadooda iyo Ardaayada Ay Ka Soo Kala Jeedaan. Beesha Habarjeclo. 1. Cabdiraxmaan Cismaan Cabdulle ( Cumar Jibriil) Wuu diiday Muddo Kordhinta. 2.. Caydiid Cabdi Maxamed ( Xaydh) ( Cumar Jibrill) Wuu diiday muddo korhinta. 3.. Sahal Jaamac ( Cumar Jibriil) Wuu diiday muddo kordhinta. 4. Pro: Axmed Diri Cali ( Cibraan) Wuu diiday muddo kordhinta. 5. Maxamed Maxamuud Diiriye (Cibraan) Wuu diiday muddo kordhinta. 6. Aadan Shire Faarax (Biciide, Baho) Wuu diiday muddo kordhinta. 7. Siciid Shire Xuseen ( Uduruxmiin) Wuu diiday muddo kordhinta. 8. Cawil Cismaan Maxamed ( Reer Yoonis) Wuu diiday mudo kordhinta. 9. Khadar Xuseen Sahal ( Reer Dood) Wuu diiday muddo kordhinta. 10. Cawil Xuseen Axmed Ina Dawiil. ( Reer Daahir) Wuu diiday mudo kordhinta. 11.. Ismaaciil Xaaji cabdi ( Sanbuur ) Wuu diiday muddo kordhinta. 12. Maxamed Jaamac Abokor ( Sanbuur) Wuu diiday mudo kordhinta. Beesha Arab. 1. Cabdiraxmaan Qawdhan Maxamed ( Subeer Cali) Wuu diiday muddo kordhinta. 2. Jaamac Faarax Axmed ( cabdalle aarab) wuu diiday muddo kordhinta. 3. Maxamed Ismaaciil Cabdi ( Reer Cali) Wuu diiday muddo kordhinta . 4. Khadar Ismaaciil Qardhab ( Maxamed Fanax) wuu diiday muddo kordhinta. Beesha Habaryoonis. 1. Cabdillaahi Ibraahim Xirsi ( Reer Sugule) Wuu diiday muddo kordhinta. 2. Cumar Nuux Xasan ( Reer Cawl) Wuu diiday muddo kordhinta. Beesha Ciidagale. 1. Marwadii Maxamed Cismaan, Laangadhe Libaaxo ( Baho Dhamal) Wey diiday muddo kordhinta. Beesha Warsan-geli. 1. Maxamed Hiirad Shir-tag Wuu diiday muddo kordhinta. 2. Cabdillaahi maxamed Huruuse, wuu diiday muddo kordhinta. 3. Maxamed Siciid Dhiif, wuu diiday muddo kordhinta. 4. Cabdillaahi maxamed Xaaji Xuseen, Wuu diiday muddo kordhinta. 5. Faysal Maxamed Axmed, wuu diiday muddo kordhinta. 6. Cabdisalaam Axamed Siciid, wuu diiday muddo kordhin. Beesha Dhul-bahante. 1. Cumar Faarax Budeeye, wuu diiday muddo kordhinta. 2. C/Rashiid Sh. Cabillaahi Aden, wuu diiday muddo kordhinta. 3. Muuse Ciise Faarax ( Xamari ). wuu diiday muddo kordhinta. 4. Xirsi Ciise Jaamac, wuu diiday muddo kordhinta. 5. Maxamed Weli Warsame Cali, wuu diiday muddo kordhinta. 6. Cismaan Cali Cabdi ( majo-qariye), wuu diiday muddo kordhinta. 7. C/raxmaan Cabdi X.Faarax, wuu diiday muddo kordhinta. 8. Axmed Xasan Saalax, wuu diiday muddo kordhinta. 9. Xasan Cumar Axmed, wuu diiday muddo kordhinta. Beesha Habar Awal. 1. Cabdiraxmaan Shiikh Yuusuf Shiikh Madar ( Reer Xoosh) Wuu diiday Muddo kordhinta. XILDHIBAANADA TAAGEERAY MUDDO KORDHINTA Beesha Sama-roon. 1. Yuusuf Sh. Axmed Cabdilaahi ( Ugaaska). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 2. Nuur Rayaale Khayre. Wuu ogolaaday Kordhinta. 3. Xuseen Madar Xoosh ( Suleex ). Waa ogolaaday Muddo Kordhinta. 4. Ibraahim Ciise Buux. Wuu ogolaaday Kordhinta. 5. Cabdiraxmaan Axmed Araaye. Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 6. Diini Cabdullaahi Hande. Wuu u ogolaaday Muddo Kordhinta. 7. Maxamoud Xareed Rooble. Wuu u ogolaaday Muddo Kordhinta. 8. Daahir Cali Jaamac. Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. Beesha Ciise. 1. Axmed Daahir Maxamoud ( Jirde). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 2. Sh. Maxamoud Xirsi Faarax. Wuu u ogolaaday Muddo Kordhinta. 3. Nuur Sugaal Geelle. Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 4. Axmed Waaberi Maydhane. Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. Beesha Ayuub. 1. Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac. Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 2. SH. Axmed Nuur Furre . (Guddomiye ku xigeenka Gollaha). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 3. Cali Aden Qalinle. Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. Beesha Habar Awal. 1. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiraxmaan Sh. Maxamed ( Jibriil Abokor). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 2. Sh. Cabdiraxmaan Maxamed Muuse. ( Makaahiil). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 3. Sh.Khaliif Sh. Xasan Cusmaan ( Reer Liibaan). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 4. Muxumud Aw Axmed X Aden.( Adaraxmaan sacad). Wuu u ogolaaday Muddo Kordhinta 5. Saleebaan Garas Seed. ( Ciise Muuse) Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta 6. Maxamed Carab ( Ciise Muuse). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta 7. Xasan Axmed Faarax ( Boobe) ( Ciise Muuse). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta 8. Xaashi Cabdi Shiil ( Maaya khaarij). ( Coofle Badhi). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. Beesha Toljecle. 1. Cabdi Cabdillaahi Xasan ( Cabdi Waqooyi). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. Beesha Ciidagale. 1. Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf ( cabdi Waraabe). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 2. Maxamoud Maxamed Yaasiin ( DHeeg) Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 3. Maxamoud Cabdillahi Qaalib ( Ina diri-qadhaadh) Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. ¨ Beesha HabarYoonis. 1. Axmed Muuse Obsiiye ( Reer Caynaanshe). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 2. Ibraahim Aw Nuur Jiciir. ( Reer Xuseen). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 3. Farxaan Ciise Ubaxle. ( Isxaaq). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 4. Saciid Cabdillahi Yaasir. (Muusse Cbdalle). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 5. Ina Xiris Guur-xume ( Reer Ugaadh). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. Beesha Arab. 1. Cabdiqaadir Aw Xuseen Mire ( Samane). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 2. Cabdicaasiis Maxamed gaaxnuug ( Saleebaan). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. Beesha Warsan-geli. 1. Siciid Jaamac Cali. Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta Beesha Dhul-bahante. 1. Cawil Cabdullaahi Caydiid ( Baharasame) Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 2. Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. Beelaha Kale ee Xubnaha Ku leh Gollaha. 1. Cabdillaahi Shiikh Xasan Cismaan ( Abba-yoonis). Wuu u ogolaaday Muddo Kordhinta. 2. Shiikh Cumar Shiikh Axmed Fure ( Akishe). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 3. Yuusuf Cabdillaahi Cawaale ( Madigaan). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 4. Axmed Nuur Aw Cali aadan ( Magaado). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. 5. Jirde Siciid Maxamed ( Muuse-dheriye). Wuu ogolaaday Muddo Kordhinta. By: Osman Abdillahi Sool….Freelance Journalist
-
Lool the infamous forehead huh.. Adnaan am somali and hell nah i havent got that forehead