Sharmarkee
Nomads-
Content Count
757 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Sharmarkee
-
^^and who asked you what become of Ilhan yaa JC, or you explaining water with water
-
I dont know who said those coming lines but he was really a Somali Anarchist and rebellion to the core,its not complete - hope someone knows the rest of the stanza,so it can shed a ligh between the early anarchists and those at present: Hadaan Nabada ceelkaan ku riday cidi ka so saarto Caalan ahay oo caalay dhalay haday cidiba noolaato Another rebellion/anarchist also said: Ma balaayadan itaabo leh ayaan toosin kari waayay Ma tunka ii buuxsamay sidii toban jir awr gaal ah laba saanac ii tumay miyaa tiirsan garab kaygaa The prince/warrior aka Wiil- waal said: Garbaadan ku jiifsaday inuu rag garb maraan sheegay.
-
Ilhaamay dhiggaagiyo hablaha dhuude falanqee Hadduu dhaguxu kala hayb tirsado dheemman baad tahay Suugaantu waa dhaqan haddana waa sud iyo dhiib Dhidib iyo lud bay leedihiyo dhaabad iyo meel Dhuuxuu ka eegaa ninkii dhilan yaqaanaaye Qofba waa dhankuu ka arko iyo meesha uu dhigo Dadka dhiiri iyo qawl sanbaa lagu dhacsiiyaa Sida loo dhahaabu khalqigu ugu dhegtaagaa Dhunkaal iyo xajiin lama marshiyo dhuumatiyo sheel Sida dhuuni qaataha murtida looma dheehtiro Dhiidhiga nin laasimay hadduu dheegto waa halis Dheeldheelligaa laga jiraa waa la dherersha Dhexrooriyo waxa lagu hojaa weliba dhaad dhaad Dhoomaha waxaa laga xushaa teeda dhumucweyn. Hadalkana nin yidhi waa dhigaa siidhehbaa dilay Inaan dhaabadeeyaan rabaa dhawr kal dabadeed Dhaxalkeeda nimankii lahaa way dhebaandhebi Iyagaa dharaarba intaan dhaafay sii odhan Gabaygani dhambaal buu sidaa waayo soo dhaxay Dhulgariirna waa kii la baxay dhalashadiisii So Hadaraawi nullifies the old liner of legend and song which says: Markay dhalsho laamaha korto ayaan laxahaa (galaxay) fuulaa y’e! eesh calaa gabay - thanks for sharing too - Ayoub.
-
Originally posted by -Nomadique-: Originally posted by NGONGE: You're proud to be Somali yet you're living in shame! What an exquisite quandary. Does the nonsense never end? LOOL Classic. ^^^^Ngonge's Guided missles, ka gaboo yanay ku dhinci, the eagle is landing
-
Originally posted by Cambarro: Since most societies have a hypocritical elements, it is even more so in Saudi. Waa contradiction socda. Segregating the genders to their level leads to many problems. Everything is swept under carpet. The elitist get away with many things whilst women are not well treated. With regards to article, i think they expose underlying problem. We all know homosexuality is quite prevalent in that region, but instead of dealing with it, it is not talked about. I used to work in a very nice high class hotel at Central London, and the numbers of rich Arabs who used to pay for escorts and high class hookers were not few. Those very rich royalties were the ones to set laws in their countries. True Cambaro, Saudis as a society they are a diverse community,though i dont know nothing about this lesbo thing but saudis generally have a bad and naughty elements like any other community, but also they got great mujaahideen, look those pretty bad hellholes,and suffering muslims in the world like Afganistan, chechniya,bosina,kosovo,there is rich, young, and saudi fighter helping them out, as much as they can, scarificing money and self for the sake of Allah, much better than any other gulf, arab states, or other muslim countries. they could be easily in south of france, drinking champigne like their counterparts. perhaps this petro-dollars is causing too much wickedness, for the weak souls.
-
Originally posted by ibtisam: TFG? Ibti I thought you are smarter than that! TFG = Tigrey founded Goverment.lol
-
Originally posted by Garaad Caanood: quote: Kismayo port is taken by xabashi for 150 years, by the courtesy of TFG. Barbare port is taken by xabashi for 300 years, by the courtesy of your tribal somaliland for free Waanu ognahay hubka xabashida inuu kasoo dago barbara Long Live Somalia ******** caanood, you fired and burn that hobka by masaakiinta xamar and the wadaado of icu, enjoy adeer waan ku dayneee somaliwayne [ March 05, 2007, 02:28 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
All mylife i was supporting United Somalia, though i came from Somaliland, but now it looks that the middle ground is fading umder our feet, and shrinking, the fracture of somalia is immienent, the xabasha and its stooges are to blame, long live somaliland, Nuune have a point. The reality will emerge when u heard Kismayo port is taken by xabashi for 150 years, by the courtesy of TFG. Somalia waa ka daysay nin walooba reerkiinii qabo.
-
its your time buuxo to show us the way - soo daa buraanburka from qaloocan ! their is plenty of disciples in SOL gabay club.
-
Qaadi Shurayax called Omar(ra), and he said to omar do you know that prophet David want to increase the bayt maqdis, and Allah(swt)Revealed,that the furtherest house on xaraam is my house. Omar left everybody alone after that. Qaadi Shurayax was the judge, once came to him a crying guy with one eye, and said some one hurt my only eye, he was expecting he will show sympathy, the qaadi said call the guy you complaining from incase you blind him and he's missing both eyes. Raxima Allahu Qaadi shurayax wa ardaah. Question: In Suraa Ya-Sin, who is this pious/preacher came running to rescue the prophets - three of them in one single village, what was the name of the village, what was the name of the preacher, what happened to him?
-
^^He is aabahii garashada
-
Originally posted by Taliban: is ruled by Ethiopia. That is Symbolic, and tremendous victory for ethopia by raising their flag in the heart of the somali capital. and its a cardinal sin on those who brought them in the first place. More worse on those were fighting a clanish wars between themseleves for 16 years and didn't defend it ...like men when ethopians coming rolling onto beletwayne and jowhar plains.
-
"Tehran falling into a US psy-ops trap" As USA is in quagmire in Iraq, Bush is under pressure from the necon, while newcon is under pressure from the Isrealis as the Isrealis are at the helm of USA's polity, they are indeed the king makers of the new world, and anyone come against them will have for sure a political suicidal. At the same token that miserable lady called Dr.Rice dictates to the arab moderates,or so called suni arabs to be hostile to Iran. but the question is will Iran do the damage if war broke, using all Shia people in iraq, gulf, and lebanon, or will it be like the ICU, a pure meltdown, time will tell, it seems that USA will lose the grip of power and world hegemony after a devasting low below from Iran (IA).
-
^^ heheheh So the "Security Officers" with their ethopian paymasters are quickly sunk in the morass of mogdishu, another heeheheh where is the Sanawi, uncle yey and Geed's viceroys in SOL. they will tell us otherwise, let them spin their diatribes us ususal.
-
Originally posted by General Duke: Does President Yusuf even know Faisal Warrabe? Has ever even acknowledged this mans existance? The fact is that Faisal Hayna always speaks about Yusuf Yey and his governemnt, has Yusuf ever replied and spoken about UCID? The Jackal is too big for the toothless talk tough warrabe, a former NSS spy. ^^How about your Adeer aka the Jackal, the highly qualified,and most respected Amxaaro spy? ever!
-
Originally posted by Laba_Xiniinyood: Sharmaakow, Allaylehe thats a classic song. la'aanteed mirqaanba ma jiro lool Just kiddin! here are a few more, ku soo dar Cilmi Boodhari, After he had a dream about the girl. Ma samaynin waayahan tixdii saaniga ahayde Waataan ka saahiday tan iyo sebenkii dayreede xaluun ba saqdii dhexe hurdada wax isalaameene Aan sifeeyo inantii tiriig saxan la moodaayay Ilkaa sadaf la moodiyo wajiga lagu saruureeyey Timaha basari baan subkine saaran garabkeeda sanka iyo indhaha iyo afka sida sabiibeed ah Suniyaal madoobey qalbigu saakin kaa noqoye Soomaali, carab iyo hindiga sooyo laga keenay Inta sabada joogtiyo khalqiga waad u sidataaye Soo soco sidciyo qaaliyey saanad baad tahaye Hadaba ninkii LX ma jacaylba hoosta ka so hayaa ? Cilmi boodhari oo sii wada jacalkii hodan: Sidii geel horwayno wax badan hawdka miranaayey Oo haro la soo joojiyo kuraygu heegaayo Oo hoobay loo qaaday iyo hees walwaaleedka Hodaneey markaa tidhaahdaanba qalbigu waa soo hinqanayaaye Haday hawlyaraan idin latahay aniga way hooge Ayadoon xabaal lagu hamsiin waanaan ka hadhayne Hammada beenah marbaan is idha waad la hurudaaye Jin uun bay haddoodilay miday habar wadaageene Hareertayda madhan baan is idhi haadso gacanteeda Kolki aan hubsaday meel cidla ah inaan ku hawshooday U haylhaylay gogoshii sidii halablihii aare Siday iga haleeyeen maryihii hiifay oo tumaye Haabhaabtay labadii go' oo shaadhkii maan heline U hagoogtay sidii geesi ay niman ka hiisheene U hiloobay sidii wiil la dhacay kadin ay haysteene and how about this yaa LX: still from Cilmi Boodhari: Hadii aanan kulahayn yartaay kuma haleeleene Habeenkii yimaadaba lixjeer kuma horjoogeene Hal abuurka kuum aaan tirsheen heesta caashaqa Hablahoo dhan keligaa yartaay hibeda laysaarye Sida hogol kaliishii da'doo milicdu ay-hayso Ama lebiga hawdoo gugii ubaxu heeryeeyey Oo haadku dhaafoo shinbiro cimilo goor heesa Aadmigu ma hilayee dhakhsuu ugu hiloobaaye Anna xiisahaan kuu hayaa kaba hanaan dheere Ninba tuu ka helay buu gabdhaha Hodan ku sheegaaye Oon heerkastay qurux ka tahay hawlin taa kale'e Anna dookhu adiguu huwadey kuna hareer yaale Qaar buu gabdhaha hilibku iyo hugu cusleeyaaye Adna inaanad haabkaa ahayn hubiyey dhawrjeere Naasahan sidii hooto waran hore u soo taagan Dibnahaagan hiifkaba aqoon hadal san mooyaane Gudub halacsi daymada indhahan hibada loo siiyey Qosol hanaqa soo taabayoo caashaq hurinaaya Ilka aan hogoodii ka lumin kalana hoosaynin Sankaagaa hanaankiyo qorshaa hadiyad loo siiyey Dhabanada hareeraha wejiga halalac nuuraaya Suuniyaha haabkoodan wacan hadal dhamayn waaye luquntii habkii geri lahaa halal wax dhaafsiisey Timo hoos garbaha uga degoo sinaha haab-haabtay Heega iyo laafyaha gamcahan hibada loo siiyey Dhaxdan aan hareeraha u fidin horena soo taagmin Hanaan quruxsan waataa luguu ka haqab beeleene.
-
^^ From Salaanow Gob samri wayday waa sediyo laayaane Sedeedii cishanona waan intuu sahanku lalnaaye Waa socsocdeen xeedhiyihii saabka loo tolay Reer hebel sal fududuaa wuxuu sugaayo muu dhawro? I cannot figure out who said percisely the comming lines, or, its the one u looking for ya Nabadshe, the old tribal gabay didn't have that much weight today, after all it destoryed our country hopelessly, but to enjoy the literature assimilation only ...is quite dramatically interesting.... my guess! Dont you think so yaa nabad. Reer hebel siduu beri ahaa lo dadqalatooye Kafado daloola iyo midibaa daabka la hayaaye Nafta dooji mooyee xarago laga dawaareeye
-
Calyk Nur yaa Ameen, Rustum said : xakamta (you Ruled) wa Cadalta (you been just for them) wa amanta( and secured them or their lifes) wa bacdeen numta(then you have slept peacefully,unlike any other leader, You question ya Ameen : I dont really know but i can guess - one is Ali bin Abu talib, and Ibna Cabaaas. guess work at that. yes >>>>No Question: Qaadi Shurayax was a brilliant judge and just one, Omar want to increase and rebuilt the Xaram of makkah, he want to take some land from certain people from Saxaabas, like Alcabas, Alcabaas refuse to budge and didnt give away any land, they all want to shurayax to make the case and finalise : what did Qaadi Shurayax said to Omar in that instance?
-
Originally posted by Laba_Xiniinyood: Maandarin - Barkhad Cas Tilmaanteeda: Madheera oo gaabni way dhaaftoo ma dhuubnoo baruurtu may dhicinoo dhexdeeda taakadaa is dhaafaysoo dhawaaqa hadalkeedu kuma dhibo dhalaalka midabkeeda dhaayaha midaan u dhigoon ku dherershaa may dhalan dhabarkana laguma sido Lool indeed haweenka xulkoodi waan ku hubaa nin hoodo lebaa nasiib ku helee Biixiyow hagardaamo halis weeyee Labo waa raggeedii, Ka waran yaa labao ninka yidhi in - Amaan dumar: Gu' aad joogto Gelin barwaaqa'ah Daruur goor barqo'ah ku guud timi Intooy biyo gelisay kala guratay ayaad gadeed tahay oon laga garan Geedka iyo ninka markaan la kala garan(Twilight) Qoraxadoo geeskastaba falaadho gantay ayaad gedeedii tahay oon laga garan by mohamed omar - hurryo in Raaxeeye Burcaawi the best amaan durmar i ever heard is in Mohamed Mogeh's song:called mudantii haweenkaay? Mudantii haweenkay, marwadii la sheegee dadku wada ma jiirtaay Laan yahay magooshee midhihiyo caleentiiyo Mannka lagu talaalee - Qurxux lagu mannaysataay! Mudoo aan yaraynbaan kugu so maqnaa yo Ma ogatahay habeenkii sida mayayga roobkaan hadba maayad keena ayaan kugu so mirkacayaa! Milgo' ayaa hadabal ku leeyoo Ereygii maquun'ah waa loo mashxarada Madaalo beenah ayaad igu mayracaysaa Aan jeexo milikoon waabayda miirroo Magacaagu goobta naftu way ku maagtoo Ka maarmi waydee! Marti waa la soora, Magan waa la bixiyaa How dhuran masuugii maahmaahdu sheegtee!
-
Originally posted by Kashafa: During the battle of Qadisiya, the Muslim army sent Rubci bin Caamir as a messenger to the Persian General Rustum, and in reply to his question: What brought you to our lands, Rubci said: _____________________ ? He gave him a reply that captured in a few sentences the entire purpose and mission of Islam. What did he say ? Need to look it up myself. Kashafa and others What Rubci bin caamir said was, if am not mistaken: and this not his excat words but roughly it sounds something in that line: We hail from the desert and came out to deliver and set free people from slaves of Slaves to be Slaves of Allah, from worshiping their masters to worship Almighty, and to release people from narrow provision of his world to the everlasting eternity afterlife. My Question is in that token and in that circumstance,the muslims at the end defeated Rustum and his elephant riding armies, the muslim leaders told him to sign a surrender treaty with Muslim Khalifah who was Omar bin khadaab(RC)and in medina at that time, Rustum came to Medina to find the Amir's palace but not avail, he asked people, but everyone says is around here,or he was at the market while ago, at last he found and he was asleep under a remote tree outside Medina almunwarah, he was stunned by the positive things he saw from Omar: What did he said in that particualr moment?????
-
^^ Or may be she is hanging on the cliff with a finger nail already ya ibi- one big drop - aan way ku daysay CL.
-
Originally posted by Mejia: Music adds a lot to your life….it can lift your mood, it can make you depressed, it invoke amazing memories….I can find a song that describes however way I am feeling a particular moment. So yeah don’t knock it before you try it ….Mr taliban Adeer Music makes you nutter, see what is has done to Britney spencer. Music creates NIFAAQ in heart.
-
Good luck ya Red and may Allah mercy on those who died for unnecessary clan and subclan wars. "Dugsi ma leh qabayaaladi waxay dumiso mooyaane"
-
King Fahad Bridge extends from Alkhobar to Manama, Bahrain the second longest bridge in the world,built in 80s.
-
It's likley to happpen cos UAE already have an investment interests in both yemen and Djabouti ports. the Dubai Ports Company rented out Aden port of yemen and Djabouti port. possible they extend that projects further.
-
Popular Contributors