Ducaysane

Nomads
  • Content Count

    1,514
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ducaysane

  1. Enjoy following gabay guys. Aabahay rumaad iyo kolkii, hooyo laga reebo Shugriyey wax ruux iyo naf leh, baad iigu roontahaye Anna sida aan kuu rabo dhab baan, kaaga raaridiye Rasmi inuu kalgacalkaygu yahay, oo aanan riyoonaynin Rabbigii i uuntay baa igu ogee, rubuc intaad qaado Raaliyadii aan saanyadaay, ramo odhaahdayda Oo soo rujuuc oo niyada, hayga kala reebin Anoo ruug-caddaaya oo aan lahayn, rug iyo raas toona Anoon raasamaal haysan iyo, kob aan ku raaxaysto Raggu maalintay shiri anoo, la iska kay reebo Hadalkayga oon run iyo been, axad rabaa joogin Rabbi mahadii Eebaa, nikaax iigu kaa ridaye Kolkan reerka buuxiyo adoo, raaxo ii sababay Rabbi kuma cadaabee abaal, raaga adigoo leh Sidee baanan aad kuugu rabin, saw nin rag ah ma ahi Natfaa kuu riyaaqday oo ducaan, kuu ratibayaaye Rabbigayna wuu iga aqbali, saan rajaysnahaye Adduunyada ku raag oo wax badan, ribix ku noolowe Risiqa Eebe kuu waasacyoo, raas qabow noqo e Raggaa iyo raggii ay dhaleen, oo isdaba roori Intay gaadhiyaal kuuraraan, raarta buuxsada e Thanks to Dollo.com
  2. This is not the right topic to start with when some guys have noticed your absance and dedicated to you a nice lovely poem. way to go Serenity. Brother Xiin you can take your gabay back now.
  3. I am sorry fallas. I should not go there.
  4. Haneefa posted: presume the idea is wajigu kolkuu qanciyo inuu inta kale iska sii eego to prevent future disappointment poor Haneefah, You think woman's face is that important for men. Some guys will actually look your xabad before they look your face. Pluss, what is the big deal about showing your hear. Markaad isa sawiraysaanba waad banaysaane, maad ninka idin guursanaya tustaan.
  5. Maqiiqane( aka tolka) gabdha waan la kaftamaynaaye noo kaadi
  6. Nepth: Anigase korka laygama fuuli karo, kab iyo dacas aan ku garaacaa sometimes, It is ok thou in korka la iska fuulo... right Nepth....
  7. Ducaysane

    Not in the mood

    Isn't this what the Viagra, (Somalis in Minnisota call it "KICIYE",) supposed to cure?
  8. In ay xiiran tahay baaba fiican gabdha.
  9. I can't stand tha Biiiitch
  10. Do you really have to post everything Riyaale does in here. who on earth wana know wasiirka reer miyaga oo la magacaabay. dude....you are over doing it.
  11. Ducaysane

    french kiss

    Halaal kissing is the new thing lately.
  12. Ala maxaa siyaad Barre lagu caasiyey. waxbarashadii bilaashka ahayd iyo caano boorihii qaarkiin la siin jirey baa idinkaga daray.
  13. and you expact Cadaan guy to understand what you just wrote :confused:
  14. Haneefa, Did you say early 40s? maxaa odayaasha ku falaysaa.
  15. I overheard a conversation between two guys. and It went like this: Ninkii hebel ahaa naag fiican oo isku turjunta ayuu guursadey.
  16. Malika posted: Do men marry down? meaning do they marry women whom are not their equals,in education,salary etc? Yes.
  17. Zafir, I think I beleive her. who else would you think will have the experience to talk about this issue other then an old lady. wax badan bay aragtey waxaas.
  18. Actually there was this old lady on TV last night. During the Question and Answering part on the show, a female audience complaint about her husband's private part being small and what he needs to make it bigger. The old lady( I don't remember her name) replied that Pe....s is just a muscle, like any other muscle in your body. The more you use it the more it gets bigger, therefore, will fit the hall.
  19. ma niman qooqan baa pills xasuusan kara.
  20. are there any somali women who is older then 24, even if they have 3 kids they are still 24. Just a joke.
  21. Taariikhdii Horn iyo adeeradiis idin bareen baad rabtaan in aad hada uga sheekaysaan. yaa idinka yeelaya. Shacabku in ay madaxdooda la murmaan ma ahan.
  22. Midan yaree lazy ah maxaa si ka ah. isku xishood ina abti.