Ducaysane

Nomads
  • Content Count

    1,514
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ducaysane

  1. I like how Obama condidacy energised somalis of all ages. my aunt asks me gaalkii iyo Obama kee horeeya. Midii sahra bilan (sahara Palin)ahayd obamay caydey baa la yiri. duqihii waa ku qafiifeen Obama
  2. waryaa orodoo naga tag ha na wareerine. keep them coming un buu ku hayaa.
  3. ^ better yet, it is 21 October.
  4. MS DD posted: Typical man@Ngonge. Screaming at 5mp kulahaa. I have been known to race with men in my life mate Lets have Ducaysane though Racing is boring. let's play wrustling girls.
  5. Horta dharka ma la qabaa marka la isla qubaysanayo.
  6. MMA. I dont think in uu waxa niyada kaaga jira ka wado. I love Suugaanta, whether it is gabay or geeraar. gabadhii Sangub naga dacwaysay inkaar bay qabtaa. Sheekadiisa waan u xiisay.
  7. Oh coming Malika, you have not done anything wrong. I think It was funny and true. dumarka xagooda la igama maro.
  8. Lol@Malika, thanks for the low blow. I guess I have to leap to the politics section were my contribution may genuinely appreciated. but then again, yaa dumar ka maarma. Boodhari wuxuu yiri kolba aniga oo sahashay oo saari ka ahaadey ayuunba siraab midabki ley sawirayaaye Sidrigay ku daabacan tahoo uma sarkhaameene Sidii saacadii bay qabliga iiga socotaaye habeenkii markaan seexdo waa ila safaadaaye salaadii horey iga tagtaa oo siigo noqotaaye
  9. xiin adeer, Gartii waxaan ku naqay DQ. sidii ninweyn ha u sheekeeyo. hadalada qabiilka laga dareemayana ha iska daayo. (muu gadhaha sidayda la kaftamo, hadii uu wuxuu sheego garan waayey) DQ ninyahow dadkaaga dhinac ka raac. Cafis iyo maabax.
  10. Inkastoo durdur iyo dabaal la gasho Doofaar waligii ma daahiro Ninkaan DQ ah nin yar ma ahan. Nimanka meesha leh baa la safan.
  11. CHE adiga garta kuma jirtide maxaad rabtaa
  12. Ma ninka gabaygaan hoose tiriyey baa reerkiisa la cayn karaa: Nimanyahow dabuub gabay baryahan, uma dadaalayne Wax idaaray mooyee xalaa, laygu soo dagaye Aan dabiibto gabaygaygu waa, dab iyo baaruude Unkad dirigriglayn baan ahiyo, dirirta cawleede Daad soo rogmaday baan ahoo, dooxadii yimide Aan durduro dabaal baan ku mari, Doollo ii xidhane Dayax iyo shamsaan ahay haddaan, lay dafirahayne Gudcur dam ah habeen dumay dhulkoon, dacal ka nuuraynin Ma danyado talaabada haddaan, dowga marayaaye Dugsi haddaan la galin dhaxanta, waa lagu duloobaaye Dabaylihiyo fooraa la tagi daar, waxaan galine Deyrodhaafyadaan shidahayaa, dogobyo waaweyne Dubaax ma aha xaajada midaan, diirka ka cadayne Diirsimo halkii aan ahayn, waa siddii danafe Waxa dunida qaarkeed ka dhacay, dood aan ka idhaahdo By Sayid Mahamed
  13. anigu waxaan lee yahay: Horta caano boore cay ma ahan. hadii laga dhigase waa noqonayaa. Marka ninka la dhoho DQ uu caano boore lee yahay, qabiil buu cay u qarinayaa. wax la qaadan karana ma ahan. qabiilkaanu waa qabiilka Soomali ugu geel badan, muu caano geel ku sheego hadii uusan shido wadin. Marka xiinow. anigu gardarada waxaan saaray DQ. marka waa in uu raali galiyo ninkaan saaxiibkeena.
  14. ^ but difenitely geedo korow is not OK for girls.
  15. Agaa, aabihiin la gub. kuwani waa ciyaalkii xaafada.
  16. Ilaahay Ilmo Khar qaba ha ku siiyo Faynuus. adigna si fiican u kori.
  17. Roobleh posted: cialis is too good to miss if u fire too early or too low Why fire early, maad cirka fiirisid. ama niyada wax kale gashatid.
  18. Xiin, aniga ayay DD ii danleedahay baan u malayn. ina abti DD, ma Malika ayaad Boqoradnimada u diidan tahay. I say Malika all the way to the presidency. MS DD sidaad u maqan tahay baad adoo caraysan soo noqon. Wajiga naga baandhee nooh
  19. Muraayad Garaad baa igu qabsanaysee, maad iga daysid.
  20. I voted Malika for President. AbdiLadif for Veep. Malika proved to have what it takes to be a president, she is cool collected, you know... Obama like charecter. If by any chace she is disqualified for the presidency, because she was born in Tanzania, she can for sure be the queen of the SOL.
  21. all these were meant a joke. If offended, iga raali noqo.
  22. You never know chabucka. but heey anyone who you are his ina abti should be proud of you. you get going on macaan