Ducaysane

Nomads
  • Content Count

    1,514
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ducaysane

  1. subxanalah, Ibtisan, Qaataaar baaad thahay
  2. Malika, no wonder I have not see you posting lately. ileen they have been entertaining you your bedroom. Noolaa ninkaasu. Hi malika cadeey. gabdhihiina kale idin ma salaamin.
  3. Aniga iyo Valenteena iyo Haneefa isku fil baan nahay. meeqa cunug baa idiin joogta.
  4. Ala Aaliyah yarey muran badanaa. sidee loo qabi doonaa.
  5. No Aaliyah, there are ugly people. Have you seen Mai Kibaki, Kenya's president or brother Tyrone, he is NBA player.
  6. Blessed i am your secret admirer. maxaad iga rabtaa ina abtiyeey. the Amina I am talking about waa mid Gaaban oo madoow oo cirid cad. You can not get uglier then that. isku diyaarad baan maraykanka ku nimid.
  7. Hadii Aaminaba nin heshay. gabar nin waayaysaa ma jirto.
  8. Actually the guy sitting next to him is Somalilander.
  9. Hadii casho nin heshay, umalayn maayo naag nin waayaysaa in ay jirto. marka...the girl in the story will be fine too.
  10. Habeenka koowaad in ay qare ama liin u galisey ahayd. super virgin baad tahay buu oran lahaa
  11. I guess Your name isn't MS DD by accident. eeh
  12. LOL@ Jini baa galay when she was in the bothtub. This reminds me back in the days when we come to Minnesota. Mid baa inta ilbax iskaga keen dhigay, Mamada inta uu u yimid buu wuxuu ku yiri. Gabdhaha kastuumo bir ah u soo gada meeshu waa qabow badan tahee.
  13. Lol@ MS DD, Who on earth will remember Bismilah at the time of intercouse. I also hear you have to say Alxamdulilaah after the manky business (if you have any energy left)
  14. Hi MS DD just fine. Work is killing me. a lot of stuff has to get done before the year end.
  15. ^meeqa meel baad ku kortey.
  16. The link is not working for me. someone post the gabay please.
  17. If you think Shukaansi in Afmaaay is hard, Try Djabutian. maxaa nakala raacay mid yaroo jabuutiyaan ah. Franch intii aan garanayey bay aakhirkii noqotey in aan ku sheekaysano. Afsomaligii waan isla keeni weynay. Aniga: Abaayo magacaa Ayada: ma magacaygaad i waydiisay. Aniga: haah Ayada: Faadumo Aniga: xagee dagan tahay Ayada: ma meeshaan daganahay baad i weydiisay. subxanalaah.
  18. Nuune posted: Dalkeygoow by fadumo qasn Heestaan waxaa alifey nin la dhaho Gacaliye
  19. Lol@Lilly, how about "abaayo walaahay hooyadey bas aan kaa jeclahay noooh" gabdhaha fiicfiican oo mayarykanka ku korey waxay ku oran "Say walaahi" and she is all yours.
  20. Waryaa JB meeqa qof baad xirtay. in aan Hargaysa imaadaan rabay oon ku soo salaamo. Laakiin hada waan kaa dhuudhuuman.
  21. Abaayo tubaako ma cuntaa; is the best pick up line ever.
  22. BOB, the girl that has been stoned to death heals from minority tribes, Bantu, to be precise, there are enough criminals to kill in kismayo, and all they could find is this poor woman. where is the guy who slept with her. talk about getting priorities wrong.
  23. @CHE you so dirty minded. wax kale lee ka fakartaa