Ducaysane

Nomads
  • Content Count

    1,514
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ducaysane

  1. kaalay sidee lagu ogaadaa dadku goortay dhasheen. Do JB has a list or some.
  2. Ilaahay kuwo khar qaba ha ku siiyo.
  3. Ciyaalkii ma seexdeen marka?
  4. ma wax aan naaso lahayn buu u qooqay. nin waalan iga dheh.
  5. Malika/ Bishaaro, Reer Somali galbeed are the most consevative group I have seen (at least before they come to minneapolis) I hear if a women wear dirac in qoraxeeey. waxay oran Sharmmuutadii ina habel ahyd baa magaalada joogta.
  6. 10 minutes maxay ka dhiman tahay.
  7. speaking of sexual immorality, I have a weird friend (from Somali galbeed,) who believes coloring women's hair is calaamaatu sharmmuuto. Sarwaal haday qabtana war keedaba daa. subxanalaah
  8. Al Shabaab were nice guys and freedom fighters when they were fighting A/Y. now they are dowladdiid. hypocrisy in action iga dheh
  9. Qalbi Adag (aka Dhulqarmayn) posted: the asian women are good breeders. Ilaahow anigoo nool yanan chinese guursan. sidee loo kiss garyn. waxay cunaan anigu waan la yaabay.
  10. Nothing is wrong with that. meesha uu geesinimada ka keenay baan hada ogaaday.
  11. Xiinow, Ileen Mowliid macaanaa abti u ah madexweynaha. Mid baa iigu dhaartay.
  12. Wayaa I regret saying what you qoute me. Ilaahay ilmo ha siiyo dadkoo dhan.
  13. Ayadoo waa la i qabaa leh baan maalin dhow arkay. goor la guursadey ma weydiin. ma taqaan faarax
  14. Walee hadii gabadh Farxiya la dhoho oo aan aqaan nin heshay. qof wuxuu guursado waayayaa ma jiro.
  15. Originally posted by Ducaysane: Ma Gabdhahaan 30 ka ku guursanayaa 10 ciyaala dhali kara. She had a premuture baby un baad maqlaysaa. -------------------------------------------------- ------------------------------ Dude, pretend you're 30 have a uterus, and could actually carry a baby, now pretend you had a miscarriage and lost that baby.. now close your eyes and tell me what you're feeling? I am really sorry. I should not say that.
  16. Horta hadii nimanka fiic fiican gabdhuhu wada raadiyaan, yaa nimanka xun xun guursanaya.
  17. Ma Gabdhahaan 30 ka ku guursanayaa 10 ciyaala dhali kara. She had a premuture baby un baad maqlaysaa.
  18. Dhubad, I hear a regular prescription is bad for labada sinood. and actually good for the hair.
  19. Could it be that they are not doing often. Jimco ka Jimco doesn't help to loose weight.
  20. Qalbi_Adag (aka Dhulqarmayn) have some xishood and leave the ONLF majaahiddin alone.
  21. muquuno iyo bixin Maalis iyo hilib waa ismudanoo walee magadow meela kuma samid Anigu wiilka uma bogin. wadaad aan mahadaay iyo xamar inta u dhaxaysa dhaafin baa wax u yeerinaya LOOOL
  22. xiinow, If you really are a decent person, You should not involve Somalia politics for last 18 yrs and that is exactly what Maslah has done. I have to disagree with you thou that maslax did not have strong regional backing. Gedo and Jobooyinka are strong regions and they were backing for Maslah so as Hiiraan and galgudud. Saed Qorsheel was maslah's campaign manager and he is from puntland. but in any case one man one vote election Maslah will be your president. ha u daymo la'aan.