Ducaysane

Nomads
  • Content Count

    1,514
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ducaysane

  1. Xiin, Saaxiib soo run ma ahan.
  2. This thread has been closed. Please do not post. Gabdho ka sheekayntoodu waa ceeb.
  3. Xiin is the last person I will ever ask advice of mariage. 46 old ku yeh. maxaa ku haray oo laga guursan. subxanalaah. Gabar baartay garoob aa ka roon miyaa sheekadaadu.
  4. If you can, The right time to marry is I think markaad qooqdo.
  5. Ducaysane

    Childhood

    Naaska caano kaliya in laga nuugay u qabaan
  6. Ducaysane

    Childhood

    Aniga ciyaalnimo sooma marin. Rag badan oo maanta ila hadlaya ima barteen. ma Abwaan iyo xiin iyo Gheelaa i baran lahaa. bugle aan ku ciyaari jirnay ku dhehe. war anaga LandCruiser baa nalagu waday.
  7. Originally posted by Sakhar: Cali Samatar dee annagu naga tirsanyahay xiinow, ma gabar baad inaga rabtaa oo aad innaga dooni? :eek:
  8. malaay banaan ma yimaad makhaalin aa keentay. that is a fact.
  9. lol@durbaanka. Cali Samatar is coming soon too. I hope you will attend his dinner too. a plate will be $500 xoogaa jeebka ku soo qaado
  10. Xiin, ma habeenkii dhawaa baad joogtay. war ninyohow armaan isku miis fadhinay. mid reer adeerkay reer Puntland ah oo kacaandiid ah oo markii heesaha kacaanka ah la saaro hoos fiirinayay baa ila fadhiyey.
  11. Abwaan dee waa la is cafiyee... naga daa nin yohow marka.
  12. Fufu, I actually sow him in minneapolis asagoo bold ah. with his five kids.
  13. @ xiin. Fufu aniga iyo cabdulaahi muuriya is fac aan nahay. kee weyn aniga iyo adi marka.
  14. xiin warku waa dhan yahay saaxiib. meeshaas caqligu kama shaqeeyo. dhalinyarada magaalada haysta xoog bay is bideen waxay rabaana waa sameeyaan.
  15. maanta si fiican baad u odayeysay.
  16. nuune yaad u duur xulaysaa saaxiib. disclainer thread baan rabaa in aan soo dhajiyo mar dhow. my password was stolen.
  17. iga raali ahaada dadkii aan wax i dhaafsanay. Abwaan is one of the checracters I like in this forum. laakiin maanta waan isku talax tagnay. Cafis iyo masaabax.
  18. Abwaan, oohintu orgiga ka weyn. dhibaatadii aad adiga iyo waxa kula fikirka ah iyo adeeradaa aad somaliya u geysateen baad rabtaa in aad dad kale dusha u saarto. Taariikhda ina siyaad mid adiga iyo khawaadkaa laga baryayo ma ahan. thanks in aad ina siyaad ku dhahdaa ila quman adigoo feero qaawan hadii dad lagaa dhigay. ku seexo midaas adigana. Ps: immiture nimadaad waxaa marqaati ka ah. qof private kugula hadlay aad sheeg sheegaysaa.
  19. abwaan, adeer dad taariikhda somaliaya bilaabay dhagaysigeeda 1991 baa kuu sheekeeyey. intaad soo dhoof sateen wixii uu odaygu dhisay baad lee dihiin asagaa dhibka keenay. yaa idinka yeelaya.
  20. Gabar Djabuati ah baa bari waxay igu tiri ma xaafadaan baad gashaa. waxay ka waday ma xaafadaan baad dagan tahay. subxanalaah...