Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Dib U Dheeho Sawiradii ShirWeynihii Taariikhiga Ahaa Khaatumo II (Sawiro) Taleex, Caasimada Maamul-Goboleedka Khaatumo Ee Soomaaliya A Look Back At The Historic Khaatumo II Grand Conference (Pictures) Taleh, The Capital City of Khaatumo Regional State of Somalia
  2. Dib U Dheeho Sawiradii ShirWeynihii Taariikhiga Ahaa Khaatumo II (Sawiro) Taleex, Caasimada Maamul-Goboleedka Khaatumo Ee Soomaaliya A Look Back At The Historic Khaatumo II Grand Conference (Pictures) Taleh, The Capital City of Khaatumo Regional State of Somalia
  3. Dib U Dheeho Sawiradii ShirWeynihii Taariikhiga Ahaa Khaatumo II (Sawiro) Taleex, Caasimada Maamul-Goboleedka Khaatumo Ee Soomaaliya A Look Back At The Historic Khaatumo II Grand Conference (Pictures) Taleh, The Capital City of Khaatumo Regional State of Somalia
  4. Dib U Dheeho Sawiradii ShirWeynihii Taariikhiga Ahaa Khaatumo II (Sawiro) Taleex, Caasimada Maamul-Goboleedka Khaatumo Ee Soomaaliya A Look Back At The Historic Khaatumo II Grand Conference (Pictures) Taleh, The Capital City of Khaatumo Regional State of Somalia
  5. Wasiirkii Arimaha Dibada Ee Hore TFG Ali Jaamac Jangali Iyo Xafladii Nairobi Hadaladii Qiimaha Badnaa Ee Uu Ka Jeediyay aamac jangali waxaa uu ahaa wasiirkii hore ee arimaha dibada u qaabilsanaa dawladii hore TFG isagoona labo jeer noqday wasiirka arimaha dibada xiligii uu xilka soomaaliya uu hayay abdilaahi yuusuf iyo dawlada shiikh shariif oo iyaduna uu aaha wasiirka arimaha dibada. Ali jaamac jangali waa nin umada soomaaliyeed magac weyn kulahaa isagoona xiligii uu xilka hayay uu shaqooyinkiisa gudan jiray hadaba ali waxaa uu ku sugnaa mudoyinkan magaalada mombaasa ee wadanka kenya isagoona ka soo qaybgalay xafladii wayneed ee maamulka khaatumo state of somaliya kaa jeediyay qudbada qiiro badan hadaladii jangali aya waxaa ay u dhaceen sidatan .
  6. " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Soo Dhowenyta Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Ee Kadhacday Magaalada Columbus, Ohio February 18, 2012
  7. " frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: Wasiirkii Arimaha Dibada Ee Hore TFG Ali Jaamac Jangali oo Si Weyn Taageeray Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia, Wasiirka oo Khudbad Aad u Qiimo Badan Ka Jeediyey Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Ali jaamac jangali waxaa uu ahaa wasiirkii hore ee arimaha dibada u qaabilsanaa dawladii hore TFG isagoona labo jeer noqday wasiirka arimaha dibada xiligii uu xilka soomaaliya uu hayay abdilaahi yuusuf iyo dawlada shiikh shariif oo iyaduna uu aaha wasiirka arimaha dibada. Ali jaamac jangali waa nin umada soomaaliyeed magac weyn kulahaa isagoona xiligii uu xilka hayay uu shaqooyinkiisa gudan jiray hadaba ali waxaa uu ku sugnaa mudoyinkan magaalada mombaasa ee wadanka kenya isagoona ka soo qaybgalay xafladii wayneed ee maamulka khaatumo state of somaliya kaa jeediyay qudbada qiiro badan hadaladii jangali aya waxaa ay u dhaceen sidatan .
  8. http://youtu.be/5BMlPGffMUs" frameborder="0" allowfullscreen> HEES CUSUB: Hoygii Darwiishtow -- Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia (Nimco Dareen)
  9. Taleexi;791474 wrote: Faroole yaan reer PL loo qaban. I agree 100%, Faroole yaan reer PL loo qaban. With A Friend Like Faroole Who Needs A Foe http://wardheernews.com/Articles_12/Feb/Osman/12_With_a_friend_like_Faroole_who_needs_a_foe.html "Despite the formation of their Khaatumo State, the people from the SSC regions will continue to maintain, and if anything strengthen, their unshakeable brotherly relations with the people of Puntland. Indeed, the SSC people are touched and grateful for the moral and material support they receive from them at this time of Siilaanyo's aggression against Buuhooldle when Faroole in contrast is only stabbing them in the back. Gaalkacyo above all had taken a special place in the hearts and minds of the SSC people. Winston Churchill was once asked what he thought of France. He replied that it would have been a great country if only without the French! Equally, Puntland would have been a splendid place without Faroole. Spare a thought for the great people of Puntland." Osman Badawi, Chairperson Foreign Relations Commission, Khaatumo State of Somalia
  10. " frameborder="0" allowfullscreen> February 08, 2011 Faroole: "Maamulka Khaatumo Waan Kasoo Horjeedaa, Khaatumo Waa Qaswadayaal , Lakiin Itoobiya Waa Dal Saxiib Ah. Itoobiya Nabad Ayee La Rabtaa Somaliland Iyo Puntland. Waxaan Itoobiya u Soo Jeedinayaa Inay Dhexdhaxaadiso Somaliland iyo Puntland. Itoobiya Waaxaan u Sheegayaa Khaatumo Waa Qaswadayaal, Dhibtana Ayagaa Ka Danbeeya, Madaxda Khaatumo Cidna Ma Ma Talaan" Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin Share Madaxweyne Faroole Garoowe[RBC Radio] Madaxweynaha Dawladda Puntland Cabdirixmaan Shiikh Maxamed Faroole oo ka hadlay dagaalkii ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan Somaliland iyo Ciidamada Khaatumo deegaanka ah hiirtii waarberi deegaanka Sool-joogto iyo Maygaagle, isagoona sheegay in ay si weyn u Canbaareynayaan kuna tilmaamay Maamulka Khaatumo Satate mid Qaswade ah. Madaxweyne Faroole oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay in Xukuumada Somaliland ay weerar qaawan kusoo qaado magaalada Buuhoodle bishii January 15- keedii,waxaana uu ku tilmaamay in nasiib daro ay tahay in goobo ay ku sugan yihiin dad xoolo dhaqato ah ay weerarto. ….”Waxaa nasiib darro ah in Xukuumada Somaliland ay weerar qaawan kusoo qaado magaalada Buuhoodle bishii January 15- keedii,sida ay nagu soo gaarayaan Wararku saaka mar kale ayey soo weerartay deegaanka ,iyadoo Ciidamadeedu fadhiyeen goobihii miyiga ee xooluhu biyaha ka cabayeen…”ayuu yiri Faroole. Maamulka Soomaliland ayuu ugu baaqay in si degdeg ah uu Ciidamadiisa ugala baxo deegaanka Buuhoodle iyo deegaanada kale ee ay ku sugan yihiin,wuxuuna xusay in hawsha dagaal ay wado deegaanka Buuhoodle Somaliland ay ka dhalan karto dagaal sokooye. ….”Dawladda Somaliland waa in ay ka baxdaan magaalada Laascaanood si degdeg ah oo aysan ka qeybgelin Shirka Landon Ciidamadeeda oo ku sugan Laascaanood….:ayuu yiri Madaxweyne Faroole. Siyaasiyiinta kasoo jeeda Maamulka Khaatumo ayuu ku tilmaamay in ay yihiin kuwa xukun ku raadinaya masiirka Shacabkooda, kuwaas oo u horseedaya dhibaato hor leh,waxaana uu ku tilmaamay in ay yihiin qaswadaal siyaasadeed. Beesha Caalamka ayuu Faroole u sheegay in aysan Shirka lagu qaban doono magaalada Landon ee cariga Ingiriika loogu yeerin ama laga qeybelin dad si weyn uga soo horjeeda nabada iyo wada noolaanshaha. Sidoo kale Dawladda Itoobiya ayuu ka codsaday in ay runta u sheego Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo hadda ku sugan magaalada Addis Ababa iyo kuwa uu ku sifeeyey in ay yihiin qaswadayaal. Si kastaba hadalkan Madaxweyne Faroole ayaa imaanaya xili deegaanka Sool-joogto iyo Maygaagle ee deegaanka Buuhoodle uu Saaka hiirtii waaberi uu ka socdo dagaal aan caga fiican ku taagneyn kaas oo sababay khasaare isugu jira dhimashi,dhaawac iyo kahaasre hantiyeed. RBC Radio Xafiiska Wararka Boosaaso _________________________________________________________________________________________ Maamulka Khaatumo State of Somalia oo Si Aad Kulul Ugu Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Faroole Maamulka Khaatumo State of Somalia ee dhawaan ka soo baxay kulankii ka dhacay degmada Taleex ayaa si kulul jawaab uga bixiyey hadalo maalinimadii shaley ka soo yeeray madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole oo ku aadanaa dhismaha maamulkaasi. Wasiir ku Xigeenka Arimahadda Dibadda Maamulka Khaatumo Farduus Faarax Mire oo saxaafada soo gaarsiisey qoraal ay ku sheegayso inay uga jawaabayso hadalkii Madaxweyne Faroole waxayna sheegtey in ugu horeyn uga mahadcelinayaan Faroole codka uu ku sheegay in ugu baaqayo Somaliland inay ka baxdo deegaanada SSC ka hor inta aan la tagin shirka London si bay tiri loo gaaro geedi socodka nabadda Soomaaliya loona soo celiyo qaranimadii Soomaaliyeed. Laakiin Farduus waxay ku sheegtey hadaladii ka soo yeeray Faroole ee ku aadanaa dhismaha maamulka Khaatumo State in uu ahaa mid aanu ka fiirsan waa sida hadalka ay u dhigtaye, isla markaana aanu meel dayin ama ka fakarin saameynta hadalkaasi uu ku yeelan karo bulshada walaalaha ee Khaatumo State iyo Bulshada Puntland. “Faroole wuxuu si isadaba joog ah u mucaaradayey maamulada iyo hogaanka SSC ee doonaya in deegaanadooda ka saaraan Somaliland, waxaan doonayaa in madaxweyne Faroole uu dhawro darisnimada, xiriirka bulsho ee labada maamul waana in uu joojiyaa faragalinta uu ku bilaabay madaxbanaanida deegaanka iyo maamulka Khaatumo State” ayay hadalkeeda sii raacisay Farduus Faarax Mire oo ah wasiir ku xigeenka arimaha dibada Khaatumo State. SBC News Desk
  11. " frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: Wasiirkii Arimaha Dibada Ee Hore TFG Ali Jaamac Jangali oo Si Weyn u Taageeray Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia, Wasiirka oo Khudbad Aad u Qiimo Badan Ka Jeediyey Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Ali jaamac jangali waxaa uu ahaa wasiirkii hore ee arimaha dibada u qaabilsanaa dawladii hore TFG isagoona labo jeer noqday wasiirka arimaha dibada xiligii uu xilka soomaaliya uu hayay abdilaahi yuusuf iyo dawlada shiikh shariif oo iyaduna uu aaha wasiirka arimaha dibada. Ali jaamac jangali waa nin umada soomaaliyeed magac weyn kulahaa isagoona xiligii uu xilka hayay uu shaqooyinkiisa gudan jiray hadaba ali waxaa uu ku sugnaa mudoyinkan magaalada mombaasa ee wadanka kenya isagoona ka soo qaybgalay xafladii wayneed ee maamulka khaatumo state of somaliya kaa jeediyay qudbada qiiro badan hadaladii jangali aya waxaa ay u dhaceen sidatan .
  12. Xafladii Taageerada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Ee Columbus, Ohio- (Sawiro)-
  13. Xafladii Taageerada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Ee Columbus, Ohio- (Sawiro)-
  14. Xafladii Taageerada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Ee Columbus, Ohio- (Sawiro)-
  15. Xafladii Taageerada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Ee Columbus, Ohio- (Sawiro)-
  16. Xafladii Taageerada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Ee Columbus, Ohio- (Sawiro)-
  17. Xafladii Taageerada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Ee Columbus, Ohio- (Sawiro)- Lasanod Online. Sunday, February 19, 2012 Columbus,(lasanod Online)- Waxaa Xalay lagu qabtay magaalada Columbus ee gobolka Ohio, Xaflad si fiican losoo abaabulay oo lagu taageerayo.. maamul goboleedka Khaatumo state of Somalia. Xafladan waxaa kasoo qaybgalay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Columbus iyo madax ka socota gobolka Ohio. Waxaana halkaas lagusoo bandhigay heeso, suugaan aad loola dhacay.. hoos ka daawo..
  18. Abwaan;791390 wrote: Degaannada hadda Khaatumo laga dhisay, Awdal, Maakhir and many more degaanno ma waxaad leedahay hallagu jujuubo labadaas degaan? Haddii xitaa 90skii marxalad nabadgeliyo xumo oo Koofurta ka jirtey ay dadkaas ku khasabtay inay degaannadaas ka mid noqdaan oo qaar ka mid ahi maamulka ka mid noqdeen, haddii ay hadda saluugeen oo u arkaan inay ku dulman yihiin ma waxaad leedahay yaan la dhegeysan? Well Said Abwaan, The Northern Somali Unionist States of Khaatumo, Maakhir & Awdal also deserve to have their own Federal Autonomous Regional States. We all want freedom, independence, justice, fairness, etc.
  19. Madaxweyne Axmed Cilmi Karaash Oo Kusoo Laabtay Caasimada Taleex ee Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Taleex,(lasanod Online)- waxaa maanta dib ugusoo noqday Caasimada maamulka Khaatumo ee Taleex, Madaxweyne Axmed Cilmi Karaash iyo wafdi ballaadhan oo ay kamid yihiin wasiiro iyo taliyayaasha ciidamada oo berayahan safar ku marayey deegaano ka tirsan maamulka Khaatumo. Madaxweyne Axmed Karaash iyo wafdigiisa waxaa meel magaalada ka baxasan kusoo dhoweeyey madax ka tirsan maamulka Khaatumo iyo shacabka magaalada Taleex. Madaxweyanaha iyo madaxda la socotay oo hadal u jeediyey dadweynihii ayaa uga mahadceliye sida fiican ee logu soo dhoweeyey caasimada Taleex. Hoos ka dhegayso.. http://lasanod.com/details.php?num=6960
  20. " frameborder="0" allowfullscreen> HEES CUSUB: Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh, Gen. Maxamed Aadan, & Wafuudii Khaatumo State of Somalia -- London, UK
  21. Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State oo Siwayn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Sarmaanyo (Sawiro) Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Axmed CilmiCismaan ( Axmed Karaash) iyo wafti uu horkacayo ayaa saaka kasoo anbaxay magaalada Taleex waxayna in dhanayn kumareen deegano tirabadan oo iyadoo halkaasina siwayn loogu soo dhawaynayey . Madaxwaynaha maamulka Khaatumo State ayaa siwayn loogu soo dhaweeyay magaalada sarmaanyo oo ku tal deegaanadda Nugaasha ee Gobaladda Khaatumo State waxaana safarka ku waheliya Masuuliyiinta ka tirsan khaatumo iyo qaarkamida madaxdhaqmeedka deeganada khaatumo State, sidoo kalana wafdigan ayaa waxaa lasocday Taliyaha Aaga Bari ee maamulka Khaatumo FaysalMaxamed Xasan Falaalug. Wafdigan ayaa uu hogaaminayo madaxwaynu ayaa waxay kulamo kala gedisan laqaateen dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Sarmaanyo. Madaxwayne karaash oo dadwaynaha reer sarmaanyo hadalkooban ujeediyey ayaa uga mahadceliyey sida wanaagsan ee halkaasi loogu soo dhaweeyay sidoo kalena waxa uu hanbalyo iyo bogaadin u diray dhamaan ciidamada Maamulka Khaatumo State meelkasta oo ay joogaan. Wafdigan uu hogaaminyo madaxwaynaha maamulka Khaatumo state ayaa lafilayaa inay deegaano kale booqasho kusii kala bixiyaan.
  22. Haweenka Khaatumo State ee Magaalada London oo Casho Sharaf u Sameeyey Dr.Cali Khaliif, Gen. Maxamed Aadan, & Wafuudii Khaatumo State of Somalia (Sawiro)