Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Kumanaan Kamida Shacabka Magaalada Buuhoodle oo Maanta Dhigay Banaan Bax Lagu Taageerayo Midnimada Soomaaliya (Sawiro)
  2. Mudaharaad Lagu Taageerayo Midnimada Dalka Somalia Oo Ka Dhacay Tukaraq-(Sawiro+Video)- Lasanod Online. Wednesday, February 22, 2012 Ibraahim Jaamac Daad Tukaraq,(Lasanod Online)- Waxa maanta magaalooyin kamid ah deegaanka Khaatumo State ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo midnimada umadda Soomaaliyeed. Halkan Ka Daawo Video Baanaanbaxyadan ayaa waxa ka soo qayb galay qaar kamida masuuliyiinta khaatumo state of somalia. Banaan baxa ka dhacay magalada tukaraq waxaa dadweynaha meel fagaare ah kala hadlay Taliyaha ciidamada Khaatumo State Col. Ibraahim jaamac Daad, oo ku dheeraaday ahmiyada minimada soomaaliya ay u leedahay guud ahaan shacabka soomaaliyeed. Digniina u diray maleeshiyada Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan deegaanka Khaatumo. Waxa iyana halkaas ka hadalay qaar kamid ah odayaasha Tukaraq oo qiiraysan kuna muujinyay astaamo lagu xardhay calanaka midabka qurxoon ee Soomaaliya. Dhamaan dadkii halkaas ka hadlay waxay baaq u direen dadka jecel iyo midnimada iyo qaranimada soomaaliya inay midoobaan.
  3. Mudaharaad Lagu Taageerayo Midnimada Dalka Somalia Oo Ka Dhacay Tukaraq-(Sawiro+Video)- Lasanod Online. Wednesday, February 22, 2012 Ibraahim Jaamac Daad Tukaraq,(Lasanod Online)- Waxa maanta magaalooyin kamid ah deegaanka Khaatumo State ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo midnimada umadda Soomaaliyeed. Halkan Ka Daawo Video Baanaanbaxyadan ayaa waxa ka soo qayb galay qaar kamida masuuliyiinta khaatumo state of somalia. Banaan baxa ka dhacay magalada tukaraq waxaa dadweynaha meel fagaare ah kala hadlay Taliyaha ciidamada Khaatumo State Col. Ibraahim jaamac Daad, oo ku dheeraaday ahmiyada minimada soomaaliya ay u leedahay guud ahaan shacabka soomaaliyeed. Digniina u diray maleeshiyada Somaliland inay si degdeg ah uga baxaan deegaanka Khaatumo. Waxa iyana halkaas ka hadalay qaar kamid ah odayaasha Tukaraq oo qiiraysan kuna muujinyay astaamo lagu xardhay calanaka midabka qurxoon ee Soomaaliya. Dhamaan dadkii halkaas ka hadlay waxay baaq u direen dadka jecel iyo midnimada iyo qaranimada soomaaliya inay midoobaan.
  4. Banaanbaxyo Baaladhan Lagu Taageerayo Midnimada Soomaliya Oo Maanta Gilgilay Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State http://horufadhi.com/2012/02/22/bana...y-sawirocodad/ Banaanbax Lagu Taageerayo Midnimada Somalia Oo Maanta Ka Dhacay Aaliyyah;792592 wrote: http://horufadhi.com/2012/02/22/banaanbax-baaladhan-lagu-taageerayo-midnimada-soomaliya-oo-maanta-gilgilay-magaalada-buuhoodle-madaxda-khaatumo-state-oo-qudbado-kajeediyey-sawirocodad/
  5. http://youtu.be/2WVnBMGTP84" frameborder="0" allowfullscreen> Hees Cusub oo La Magacbaxday Khaatumo State Haboon (Dhagayso Fananada Weyn Shamso Shumey) Fanaanada Weyn Shamsa Shumeey oo Soo Saartay Hees Cusub oo Ay u Qaaday Maamaul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Beautiful Song, Masha Allah.... Khaatuma Haboon, Khaatumo Hirgashay, Khaatumo Hagaagtay, Khaatumo Dhaqaaqday, HanaQaaday. Khaatuma Waa Halkii Halyeeyadii Daraawiish, Intay Isku Soo Hiloobeen, Halganka Ka Abaabuleen
  6. " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Iyo Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif Galeydh, General Mohamed Adam, & Wufuudii Khaatumo State - Copenhagen,Denmark
  7. " frameborder="0" allowfullscreen> ShirWeynihii Khaatumo II: GO'AAMADII EROOYINKA KHAATUMO Iyo Ku Dhawaaqii Taariikhiga Ahaa ee Maamul-Goboleedka Khaatumo STATE OF SOMALIA (Daawasho Wacan) Khaatumo II Grand Conference: Khaatumo Delegates' Final Decisions & The Historic Declaration of Khaatumo State of Somalia Akhristayaasha Sharafta Naga Mudan ee Sida Tooska ah Ugu Xidhan Warbaahinta Caalamiga ah ee Realtaleex.com waxaanu Ugu Bishaaraynaynaa In aanu idiin soo Tabin Doono Isbuuc Kasta 1 Mar Dhacdooyin kamid ah Dhacdooyinkii ShirWeynihii Khaatumo 2 ee Taariikhiga a haa ee Dhawaan ku Soo Gaba Gaboobay Magaaladda Taariikhiga ah ee Taleex ShirWeynehaas oo Lagu Soo Yagleelay Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia. Waxaanu hada idiin Soo Gudbinaynaa 100 (Boqol)Maah Maahood oo Mid kamid ah Abwaanda Kooxda Hido Dhawr oo Suugaanlay ahi ku Soo ban dhigeen Madashii shirWeynaha.
  8. " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State - Columbus, Ohio " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen>
  9. " frameborder="0" allowfullscreen> Mudane Maxamed Xaashi oo Si Weyn u Taageeray Maamul-Goboleedka Cusub ee Gobolada SSC
  10. Gaagaab oo Taageeray Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Maxamed Yuusuf Gaagaab oo Puntland ka soo noqday Madaxweyne ku xigeen iyo wasiirka Maaliyadda ayaa Allssc siiyey waraysi dhinacyo badan taabanaya waxana uu Gaagaab ka dayriyey xaaladda Gobalka Mudug oo sheegay in aysan jirin wax Maamul oo ka shaqeeya sidoo kalena waxa uu Xaaraan ku tilmaamay muddo kororsiga uu Faroole damacsan yahay kana digay in Puntland uu ka dhaco dagaalkii 2001-dii sidoo kalena waxa uu si weyn u dhaliilay shirkii Garoowe Gaagaab waxa uu sheegay in uu taageersan yahay Maamulka Khaatumo sate of somalia iyo Beesha *********** taladda ay gaadhay HALKAN KA DHAGAYSO WARAYSIGA http://allssc.com/waraysi.php
  11. Prof. Buubaa oo Taageeray Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Prof. Ismaaciil Buubaa " Shacabka Khaatumo Waligood Waa Dad Aaminsan Midnimada Dalka Somalia iyo Shacabka Soomaaliyeed, Shacabka Khaatumo waligood ba waa kasoo horjeedeen in Somalia la kala Qeybiyo, Somaliland Mar Kasta Waa Kasoo Horjeedeen. Anigu Shakhsiyan Maamul-Goboleedka Khaatumo State Waan Taageersanahay, Waana in La Ixtiraama oo La Qadariyaa Rabitaanka Shacabka Khaatumo State. Dagaalka Waxaa Qaaday Somaliland, Gardaradana waxaa Wada Somaliland. Hadii Reer Somaliland Shalay Ka Cabanayeen Dulmi, maanta waa inay Joojiyaan Dagaalka, Daandaansiga, iyo Dulmiga ee Ku wadaan Shacabka Khaatumo. Khaatumo State Waa Dad Nabad Jecel Cidna Kumay Duulin, Ayaga Guryahoodii Loogu Tagay. Halkan Hoose Ka Dhageyso Prof. Buubaa http://toggaherernews.com/pro-ismaaciil-buubaa-oo-taageeray-ku-dhawaaqista-khaatumo-state-sheegayna-in-qaar-kale-dhawaan-lagaga-dhawaaqi-doono-somaliland-waraysi-qaybtii-labaad/
  12. The Hermet;792220 wrote: I dont know what your defintion of HUGE is but...that looks like a few villagers, and dusty ones at that. :cool: Your obsession and hate for Pro- Union Khaatumo people has no limit, don't worry about Khaatumo State and Khaatumo Cities & Towns. I guess you are in the wrong website/forum, this is Somalia Online website and not Somalidiid-land. And this thread is about Khaatumo State of Somalia, and not Somalidiid Clan-Session.
  13. " frameborder="0" allowfullscreen> Wararkii Khaatumo: MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Ahmed Karaash Iyo Wafuudii Khaatumo oo Socdaal Dheer Ku Maraya Maagaalooyinka Iyo Deegaamada Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia.
  14. " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia - Columbus, Ohio
  15. http://youtu.be/E7t645gPulM" frameborder="0" allowfullscreen> Khaatumo Shicir, By Fardoole Gabay Carabi ah oo uu FADOOLE Kadiyaariyay Abwaanka Yar ee Allah Af-Carabiga Ku Manaystay Xuseen Xasan Fardoole - UAE.
  16. Hees Cusub oo La Magacbaxday Khaatumo State Haboon (Dhagayso Fananada Weyn Shamso Shumey) Fanaanada Weyn Shamsa Shumeey oo Soo Saartay Hees Cusub oo Ay u Qaaday Maamaul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Halkan Hoose Ka Dhagayso Heesta Qiimaha Badan. http://www.boocameonline.com/wp-content/uploads/2012/02/qatuma-shumey-.mp3 Beautiful Song, Masha Allah.... Khaatuma Haboon, Khaatumo Hirgashay, Khaatumo Hagaagtay, Khaatumo Dhaqaaqday, HanaQaaday. Khaatuma Waa Halkii Halyeeyadii Daraawiish, Intay Isku Soo Hiloobeen, Halganka Ka Abaabuleen
  17. " frameborder="0" allowfullscreen> Gudoonkii Taleex 2012: Heestii Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Waa Goob Lagu Xasuustu Halyeeyadii Geesiyadii Daraawiishta Hees Cusub Khaatumo State London ( Gudoonkii Taleex 2012 ) Erayadii Abwaan Maxamed Deeq Alfa, Laxankii Cali Shaacir Codadkii Fanaaniinta London Jaamac yare, Amino Dhool,Abdi holland, Hani Khaatumo,Abdinur Jazz, Nimca Dareen,Jihaan Jalaqsan, Fadumiina Musigii Abdisalaan Jimi, Studio Jimi habeyntii Mahad yare
  18. " frameborder="0" allowfullscreen> Soo DhoWeyntii Prof. Cali Khaliif, Gen. Maxamed Adan, Iyo Wufuudii Maamul-Goboleedka Khaatumo State Ee Copenhagen, Denmark
  19. http://youtu.be/mpShQuAcvx8" frameborder="0" allowfullscreen> Soo DhoWeyntii Prof. Cali Khaliif, Gen. Maxamed Adan, Iyo Wufuudii Maamul-Goboleedka Khaatumo State Ee Heathrow Airport, London UK
  20. Daawo- Sawirada Madaxwaynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo Si Heer Sare Ah Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xudun Iyo Awr Bogeys!
  21. Daawo- Sawirada Madaxwaynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo Si Heer Sare Ah Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xudun Iyo Awr Bogeys!
  22. Daawo- Sawirada Madaxwaynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo Si Heer Sare Ah Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xudun Iyo Awr Bogeys! Halkan Hoosana waxaan idiinku Soo Gudbinaynaa Sawiradii Sidii Madaxwaynaha Loogu Soo dhaweeyay Degmada Awrboobays.
  23. Daawo- Sawirada Madaxwaynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo Si Heer Sare Ah Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Xudun Iyo Awr Bogeys! Halkan waxaan idiinku soo gudbin doonaa Sidii heerka sare ahayd ee madaxwayanaha Maamulka khaatumo State Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) loogu soo dahweeyay Degmada Xudun ee gobolka Sool. Madaxwayanaha ayaa maalmaalmahan Socdaalo kala gedisan kumarey qaybo badan oo kamida deegaanada Khaatumo State Of Somali
  24. Aaliyyah;791956 wrote: Gudoonkiii taleex gobolka sool iyo sanaag cayn go'aankii kasoobaxay Guul aan kufaaniyo Galad eebe keenoo aan uguuxno weeyaan. Gobolka Khaatumo State waa goob lugu xasuusto geesiyadii darawiishta gobonimo u dirirkii aan u guuxno weeyaan yaa salaam love this song. " frameborder="0" allowfullscreen>
  25. " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul-Goboleedka Khaatumo State, Columbus, Ohio