Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Madaxwayne Shariif Iyo Wasiirka Waxbrashada & Tacliinta Sare Prof. Axmed Caydiid Ibraahim oo Villa Somalia Ku Soo Dhoweeyey Madaxda Maamul Goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya (Sawiro) (BoocameOnline) Muqdishu Madaxwaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane sheekh shariif sheekh axmed ayaa caawa Kulan iyo casho sharaf u sameeyay waftiga khaatumo state oo ay hogaaminayeen madaxweyne cabdinuur clime qaaje ( biindhe ) iyo golaha sare ee dhaqanka oo uu hormuud u ahaa garaad jaamac garaad cali garaad jaamac ayna weheliyeen saraakiil ka tirsan dawlada federaalka kana soo jeeda deegaanada khaatumo state . Waftigu waxay uga warameen madaxwaynaha dhibaatooyinka ka jira deegaanada khaatumo state iyo sidii ay talo midaysan ku gaareen kuna go’aan sadeen qaybaha kala duwan ee bulshadu inay dhistaan maamul ugaar ah oo ka tirsan jamhuuriyada soomaaliya. Maamulkaas oo buuxiyay shuruudii looga baahnaa maamul goboleedyada dawlada federaalkana looga fadhiyo inay maamulka taageerto kalana shaqayso sidii nabad waarta iyo horumarin ku aadan adeegyada bulshada looga abuuri lahaa deegaanada khaatumo state . Kulanka waxaa sidoo goobjoog ka ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare Pro: Axmed Caydiid Ibraahim, halka safarka madaxda Khaatumo na ay ku weheliyeen Wasiirada Xidhiidhka Caalamiga ah, Amniga iyo xubno kale . Madaxwaynuhu wuxuu soo dhaweeyey talada midaysan iyo maamulka shuruudiisii dhamaystay ee deegaanku samaystay wuxuu ka balan qaaday inuu kala shaqayn doono maamulka khaatumo state sidii nabad loogu soo afjari lahaa meelaha dhibaatadu ka jirto wax dedaala kala hadhi doonin . Wuxuu kaloo balanqaaday in dawlada federaalku ka taageeri doonto maamul goboleedka khaatumo arimaha horumarinta deegaanka oo aan horumarin helin 20kiisano ee u danbeeyay .
-
LASANOD.COM VIDEO:"Khaatumo State Way Buuxisay Shuruudihii Maamul Goboleedka Looga Baahnaa" Madaxweyne Shariif Lasanod Online. Saturday, February 25, 2012 Madaxweyne Shariif Bristol,(lasanod Online)- Madaxweynaha Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed Oo khudbad ka jeediyey magaalada Bristol ee cariga Ingiriiska.. ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in maamulka Khaatumo kasoo baxay shuruudihii looga baahnaa ee ahaa in laba maamul iyo kabadan markay isu tagaan noqon karan maamul goboleed. Madaxweyanaha ayaa halkaa lagu weydiiyey su'aal aaddan maamulka KHAATUMO iyo weliba sida lagu wado in uu u dhoco wada hadalka lala geli doono maamulka Hargeysa si la isugu keeno ummadda Soomaaliyeed. Madaxweyne Shariif wuxuu goobtaas ka caddeeyey inuu KHAATUMO STATE OF SOMALIA buuxiyey shuruudihii looga baahnaa maamul goboleedka sida ku cad cadiga qaranka ee kumeel gaadhka ah, dawladda federaalkana way ka tirsanyihiin. Jawaabtan ayaa markii uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey ay mar qudha dadkii xafladda kasoo qayb galay oo Soomaali oo dhan ka koobnaa sacab iyo sawaxan isla kaceen, iyagoo muujinaya doorka uu maamulka KHAATUMO ku leeyahay midnimada umadda Soomaaliyeed. Halkan Ka Daawo Video " frameborder="0" allowfullscreen> Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia oo Aqoonsi Buuxda Ka Helay Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Source: Midnimossc
-
" frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> Xafladii Maamul Goboleedka Khaatumo State - Columbus, Ohio Alfanaan Abdiwali Sayidka live at Khaatumo Party in Columbus Ohio 2012 Waa Heestii:Nabad Gali Bulshada Mirihii: Abwaan Bashiir Farey Laxankii: Abwaan Xirsi Dhuux Codkii: Alfanaan AbdiWali Sayidka Music by Barqad Carte Waa Soo Habeyntii iyo isku Soo Dubaridkii http://www.Dhexdhexaad.com
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Khaatumo State and Awdal State Demonstration Supporting One United Somalia Khaatumo State and Awdal State call for the unity of Somalia. London demonstration showing world leaders that people of Sool Sanaag Cayn and Awdal State all support united Somalia and reject divided Somalia. Somalia is one. We support the road map and reject the one clan administration of Somaliland and criminal Silanyo
-
http://youtu.be/diXrYoeyLMAI" frameborder="0" allowfullscreen> Waa banaan baxii dhacaay manta o aah 23/02/2012 magalada London kasoo horjiidka guriga prime minister wadanka uk ..halkaas oo ay iiso go soo baxiin kumanaan kun qof o aah dadka somaliyeed ee kudhaqan cariga wadanka uk o halkaas ka muujiyaay midinada somalia in ay muqadas tahay
-
Kaafinews.com Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Sh Axmed Oo Khaatumo State of Somalia Ictiraafay Madaxweynaha dalka Somalia oo dhawaan ka qayb galay shirki London aya hadda dhex maaxaya carriga UK si uu ula kulmo shacabka. Wuxu si cad u sheegay in Maamulka Khaatumo ku yimid rabitaanka shacbkeeda laguna ansixiyay si waafi ah degaanka kana koobantahay shuruudaha axdiga qaranka waan ictiraafnay.
-
_______________________________________________________________________ Taleex.com : MADAXWEYNE SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED: KHAATUMO STATE WAY BUUXISEY SHURUUDIHII MAAMUL GOBOLEED LOOGA BAAHNAA London:-(RT)Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Bristol, UK ayaa waxay casuumaad u fidiyeen Madaxweynaha DFK ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed maalintii jimacaha ee taariikhdu ahayd 24/02/2012. Wafdigan ballaadhan ee uu madaxweynuhu hoggaaminayey waxaa ka mid ahaa wasiiro ka tirsa dawladda federaalka ah iyo weliba guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho. Magaalada Bristol ayaa iyadu nasiib u yeelatay inay noqoto magaaladii ugu horaysey ee ay soo booqdeen wafdigani maalin kaddib shirkii London ee Soomaalida la isugu keenay. Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee Bristol ayaa qayb weyn ka qaadatay soo dhoweynta madaxweynaha waxayna fursad u heleen inay su’aalo weydiiyaan madaxweynaha, su’aalahaas oo ku saabsanaa aragtida DFK ee soomaaliya ee ku aaddan maamulka KHAATUMO iyo weliba sida lagu wado in uu u dhoco wada hadalka lala geli doono maamulka Hargeysa si la isugu keeno ummadda Soomaaliyeed. Madax weynahu wuxuu goobtaa ka caddeeyey inuu KHAATUMO STATE OF SOMALIA buuxiyey shuruudihii looga baahnaa maamul goboleed sida ku cad axdiga qaranka ee kumeelgaadhka ah. Arrintan ayaa markii uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey ay mar qudha dadkii xafladdaa kasoo qayb galay oo Soomaali oo dhan ka koobnaa sacab iyo sawaxan isla kaceen iyagoo muujinaya doorka uu maamulka KHAATUMO ku leeyahay midnimada umadda Soomaaliyeed. Wuxuu kaloo madaxweynuhu ballan qaaday inuu ku dadaali doono sidii uu gacan uga geysan lahaa colaadaha ka dhashay dhibaatooyinka uu maamulka Somaliland ka wado goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn. Waxaa in taa dheeraa waraaq qoraal ah oo ay Jaaliyadda KHAATUMO u gudbiyeen Madaxweynaha tasoo ay ku faah faahinayeen sida ugu habboon ee loo caawin karo dad weynaha midnimada jecel ee KHAATUMO iyo weliba sida uu u dhici doono wada hadallada lala geli doono maamulka Hargeysa. Jaaliyaddu waxay qoraalkeedaa ku caddaysay in Maamulka KHAATUMO marna shaqo ku lahayn wada hadaladaas maadama ay taageersan yihiin DFK ee Soomaaliya. Waxaa kaloo Jaaliyaddu madaxweynaha ku wargeliyeen in wada hadal kasta oo dhex mara maamulka Hargeysa iyo DFK ee Soomaaliya lagu saleeyo axdi-qarameedka ku meelgaadhka ah ee Soomaalia oo qeexaya in awoodda wadanka lagu qaybsado nidaamka 4.5. U gu danbayntii waxaa Jaaliyadd Soomaalida ee Bristol oo ay laf-dhabar u tahay Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOOMAALIYA ay madaxweynaha uga mahad celiyeed booqashadiisa wuxuuna madaxweynuhu dhiniciisa ballan qaaday inuu ilaalin doono midnimada ummadda Soomaaliyeed. _______________________________________________________________________________________ Horafadhi.com: Madaxweynaha Soomaaliya Sh. Shariif:-Khaatumo State Waa Buuxisay Shuruudihii Looga Baahnaa Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Bristol, UK ayaa waxay casuumaad u fidiyeen Madaxweynaha DFK ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed maalintii jimacaha ee taariikhdu ahayd 24/02/2012. Wafdigan ballaadhan ee uu madaxweynuhu hoggaaminayey waxaa ka mid ahaa wasiiro ka tirsa dawladda federaalka ah iyo weliba guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho. Magaalada Bristol ayaa iyadu nasiib u yeelatay inay noqoto magaaladii ugu horaysey ee ay soo booqdeen wafdigani maalin kaddib shirkii London ee Soomaalida la isugu keenay.Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee Bristol ayaa qayb weyn ka qaadatay soo dhoweynta madaxweynaha waxayna fursad u heleen inay su'aalo weydiiyaan madaxweynaha, su'aalahaas oo ku saabsanaa aragtida DFK ee soomaaliya ee ku aaddan maamulka KHAATUMO iyo weliba sida lagu wado in uu u dhoco wada hadalka lala geli doono maamulka Hargeysa si la isugu keeno ummadda Soomaaliyeed. Madax weynahu wuxuu goobtaa ka caddeeyey inuu KHAATUMO STATE OF SOMALIA buuxiyey shuruudihii looga baahnaa maamul goboleed sida ku cad axdiga qaranka ee kumeelgaadhka ah. Arrintan ayaa markii uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey ay mar qudha dadkii xafladdaa kasoo qayb galay oo Soomaali oo dhan ka koobnaa sacab iyo sawaxan isla kaceen iyagoo muujinaya doorka uu maamulka KHAATUMO ku leeyahay midnimada umadda Soomaaliyeed. Wuxuu kaloo madaxweynuhu ballan qaaday inuu ku dadaali doono sidii uu gacan uga geysan lahaa colaadaha ka dhashay dhibaatooyinka uu maamulka Somaliland ka wado goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn. Waxaa in taa dheeraa waraaq qoraal ah oo ay Jaaliyadda KHAATUMO u gudbiyeen Madaxweynaha tasoo ay ku faah faahinayeen sida ugu habboon ee loo caawin karo dad weynaha midnimada jecel ee KHAATUMO iyo weliba sida uu u dhici doono wada hadallada lala geli doono maamulka Hargeysa. Jaaliyaddu waxay qoraalkeedaa ku caddaysay in Maamulka KHAATUMO marna shaqo ku lahayn wada hadaladaas maadama ay taageersan yihiin DFK ee Soomaaliya. Waxaa kaloo Jaaliyaddu madaxweynaha ku wargeliyeen in wada hadal kasta oo dhex mara maamulka Hargeysa iyo DFK ee Soomaaliya lagu saleeyo axdi-qarameedka ku meelgaadhka ah ee Soomaalia oo qeexaya in awoodda wadanka lagu qaybsado nidaamka 4.5. U gu danbayntii waxaa Jaaliyadd Soomaalida ee Bristol oo ay laf-dhabar u tahay Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOOMAALIYA ay madaxweynaha uga mahad celiyeed booqashadiisa wuxuuna madaxweynuhu dhiniciisa ballan qaaday inuu ilaalin doono midnimada ummadda Soomaaliyeed.
-
Wararkii Duhurnimo ee RADIO KHAATUMO STATE OF SOMALIA oo qodobo badan leh,{Dhagayso}. Saturday, 25 February 2012 14:25 Radio khatumo :-Qodoba maanta ugu waa weyn ee warkeena waxaa ka mid Madaxweynaha Khaatum State Oo socdaal ku maraya deegaano badan oo ka mid ah Khaatumo, Garoon diyaaradeed oo uu madaxweynuhu sidoo kale dhagaxdhigay, Beel ka mid ah beelaha SOomaaliyeed oo kulan la yeelatay madaxdii Khaatumo ee ku sugan Muqdisho iyo qodobo kale oo xiiso leh. WARKII DUHUNIMO HALKAN KA DHAGAYSO http://radiokhaatumo.com/radio-khaatumo-state-wararka-duhurnimo/
-
Madaxweyne Shiikh Shariif Iyo Wasiirka Waxbrashada & Tacliinta Sare Prof. Axmed Caydiid Ibraahim Oo La Kulmay Madaxda Maamulka Khaatumo State- (Sawiro) Lasanod Online Monday, February 20, 2012 Muqdisho(Lasanod Online)- Madaxwaynaha dawlada Somalia Shiikh shariif shiikh Axmed, ayaa xalay Kulan iyo casho sharaf u sameeyay.. waftiga khaatumo state oo ay hogaaminayeen madaxweyne Cabdinuur Cilmi Qaaje ( biindhe ) iyo golaha sare ee dhaqanka oo uu hormuud u ahaa Garaad Jaamac Garaad Cali ayna weheliyeen saraakiil ka tirsan dawlada federaalka kana soo jeeda deegaanada khaatumo state . Waftigu waxay uga warameen madaxwaynaha dhibaatooyinka ka jira deegaanada khaatumo state iyo sidii ay talo midaysan ku gaareen kuna go’aan sadeen qaybaha kala duwan ee bulshadu inay dhistaan maamul ugaar ah oo ka tirsan jamhuuriyada soomaaliya. Maamulkaas oo buuxiyay shuruudii looga baahnaa maamul goboleedyada dawlada federaalkana looga fadhiyo inay maamulka taageerto kalana shaqayso sidii nabad waarta iyo horumarin ku aadan adeegyada bulshada looga abuuri lahaa deegaanada khaatumo state . Kulanka waxaa sidoo goobjoog ka ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare Pro: Axmed Caydiid Ibraahim, halka safarka madaxda Khaatumo na ay ku weheliyeen Wasiirada Xidhiidhka Caalamiga ah, Amniga iyo xubno kale . Madaxwaynuhu wuxuu soo dhaweeyey talada midaysan iyo maamulka shuruudiisii dhamaystay ee deegaanku samaystay wuxuu ka balan qaaday inuu kala shaqayn doono maamulka khaatumo state sidii nabad loogu soo afjari lahaa meelaha dhibaatadu ka jirto wax dedaala kala hadhi doonin . Wuxuu kaloo balanqaaday in dawlada federaalku ka taageeri doonto maamul goboleedka khaatumo arimaha horumarinta deegaanka oo aan horumarin helin 20kiisano ee u danbeeyay .
-
ALLSSC.COM: MADAXWEYNE SHEEKH SHARIIF SHEEKH AXMED: KHAATUMO STATE WAY BUUXISEY SHURUUDIHII MAAMUL GOBOLEED LOOGA BAAHNAA (DAAWO OO DHAGAYSO) Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool magaalada Bristol, UK ayaa waxay casuumaad u fidiyeen Madaxweynaha DFK ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed maalintii jimacaha ee taariikhdu ahayd 24/02/2012. Wafdigan ballaadhan ee uu madaxweynuhu hoggaaminayey waxaa ka mid ahaa wasiiro ka tirsa dawladda federaalka ah iyo weliba guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho. Magaalada Bristol ayaa iyadu nasiib u yeelatay inay noqoto magaaladii ugu horaysey ee ay soo booqdeen wafdigani maalin kaddib shirkii London ee Soomaalida la isugu keenay. Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOMALIA ee Bristol ayaa qayb weyn ka qaadatay soo dhoweynta madaxweynaha waxayna fursad u heleen inay su’aalo weydiiyaan madaxweynaha, su’aalahaas oo ku saabsanaa aragtida DFK ee soomaaliya ee ku aaddan maamulka KHAATUMO iyo weliba sida lagu wado in uu u dhoco wada hadalka lala geli doono maamulka Hargeysa si la isugu keeno ummadda Soomaaliyeed. Madax weynahu wuxuu goobtaa ka caddeeyey inuu KHAATUMO STATE OF SOMALIA buuxiyey shuruudihii looga baahnaa maamul goboleed sida ku cad axdiga qaranka ee kumeelgaadhka ah. Arrintan ayaa markii uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey ay mar qudha dadkii xafladdaa kasoo qayb galay oo Soomaali oo dhan ka koobnaa sacab iyo sawaxan isla kaceen iyagoo muujinaya doorka uu maamulka KHAATUMO ku leeyahay midnimada umadda Soomaaliyeed. Wuxuu kaloo madaxweynuhu ballan qaaday inuu ku dadaali doono sidii uu gacan uga geysan lahaa colaadaha ka dhashay dhibaatooyinka uu maamulka Somaliland ka wado goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn. Waxaa in taa dheeraa waraaq qoraal ah oo ay Jaaliyadda KHAATUMO u gudbiyeen Madaxweynaha tasoo ay ku faah faahinayeen sida ugu habboon ee loo caawin karo dad weynaha midnimada jecel ee KHAATUMO iyo weliba sida uu u dhici doono wada hadallada lala geli doono maamulka Hargeysa. Jaaliyaddu waxay qoraalkeedaa ku caddaysay in Maamulka KHAATUMO marna shaqo ku lahayn wada hadaladaas maadama ay taageersan yihiin DFK ee Soomaaliya. Waxaa kaloo Jaaliyaddu madaxweynaha ku wargeliyeen in wada hadal kasta oo dhex mara maamulka Hargeysa iyo DFK ee Soomaaliya lagu saleeyo axdi-qarameedka ku meelgaadhka ah ee Soomaalia oo qeexaya in awoodda wadanka lagu qaybsado nidaamka 4.5. U gu danbayntii waxaa Jaaliyadd Soomaalida ee Bristol oo ay laf-dhabar u tahay Jaaliyadda KHAATUMO STATE OF SOOMAALIYA ay madaxweynaha uga mahad celiyeed booqashadiisa wuxuuna madaxweynuhu dhiniciisa ballan qaaday inuu ilaalin doono midnimada ummadda Soomaaliyeed. Qudbaddii Madaxweynaha iyo sawiraba Hoos ka daawo " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Madaxwayne Axmed Karaash oo Dhagax Dhigay Airportka Iyo Saldhiga Booliiska ee Caasimada TaleeX, Maamul Goboleedka Khaatumo State (Daawo Sawiradda) Allssc(Taleex) Madaxwaynaha dawladgoboleedka maamulka khaatumo state Axmed Cilmi Cismaan(Karaash) iyo wafdi ka tirsan xukuumadiisa ayaa subaxnimadii saaka kormeer ugu baxay laba goobood oo loo saanyaday in ay noqon karaan buuxina karaan dhismaha saldhiga booliska ee caasimadda taleex iyo garoonka ay ku soo degi doonaan diyaaraduhu kana duuli doonaan madaxwaynaha iyo wafdigiisa ayaa ku horeeyey goobta uu ka dhismayo saldhiga degmada taleex iyadoo ay halkaa uga sii horeeyeen qaybaha kala duwan ee bulshada odayaasha dhaqanka iyo deegaanka, ingineerka markii ay soo gaadheen goobta ayaa madaxwaynaha iyo wafdigiisu daraasad ku sameeyeen goobta iyo istaraatiijiyadeeda ka dib waxaa halkaa wafdiga warbixin ku siiyey maayorka degmada taleex kaytoon isagoo sheegay in dhulku yahay kii dawlada soomaaliya markii aan la tashaday qaybaha bulshada deegaankana ay isla qaateen in goobtani tahay ta ku haboon saldhiga caasimada waxaa kale oo isaguna warbixin ka siiyey saldhiga qaabka dhismihiisa iyo dhulka loo baahan yahay oo ah 50mitir oo dhinac walba ah engineer rooble oo sheegay in ay buuxin karto goobtani waxaana dhagax dhig ka dib khudbad halkaa ka jeediyey Madaxwaynaha Khaatumo State Axmad cilmi cismaan isagoo bulshada ku baraarujiyey in dhismahani u horeeyo mashaariic badan oo ka fili doona caasimada loona baahan yahay in si midaysan la isula qabto wixii ku aadan dhinaca deegaanka una bushaareeyey in uu si dhaqso ah ku dhamaado waxaa kale oo uu mahad celiyey ganaacsatada reer laascaanood oo keenay dhaqaalihii u horeeyey lagu bilaabayo dhismahan saldhiga iyagoo laf ahaantoodu goobta uga soo jeediyey deegaanka taleex in ay bilaabaan dhaqaale ay iska ururiyaan si ay ugu *****laan baahiyahan oo kale ka dib madaxwaynaha iyo wafdigiisu waxay u ambabaxeen dhagax dhiga garoonka diyaaradaha goobtaa oo ay hore uga sii shaqeeyeen engineer Saleebaan Cali Barre oo aqoon dheeraad ah u leh dhismaha airpodada iyo sahanka goobaha ku haboon garoon isaga oo ay weheliyeen aqoonyahano kale waxaana ay warbixin ka siiyeen doorashada goobta sida ciidda,bedka,dabaysha , ka dib madaxwaynuhu wuxuu dhagax dhigay garoonkii labaad ee khaatumo state isagoo hadal kooban oo uu halkaa ka jeediyey ku sheegay in ay xukuumad haan u igmadeen eng. Saleebaan Cali Barre uuna leeyahay doorashada iyo go aanka kama dambaysta ah goobtii uu dhici lahaa garoon loo aayo ay noqotay halkan oo uu inoo dooray Saleeban Cali bare.
-
Madaxweyanaha Khaatumo State Oo Dhagax Dhigay Airportka iyo Xarunta Booliska Taleex-(Sawiro)- Lasanod Online Saturday, February 25, 2012 Taleex,(lasanod Online)- Dhismaha Xarunta Booliska ayaa laga bilaabay degmada Taleex ee gobolka Sool, waxaana maal gelinaya oo ku deeqay.. ganacsatada gobolka Sool. Saldhigan oo la dhagax dhigay dhinaca bari ee magaaladda ayaa waxaa lacagtiisa soo bixiyay ganacsatada gobolka Sool oo ballanqaaday inay dhamytiri doonaan xaruntaas oo sida la sheegay ay ku baxayso lacag gaadhaysa 50,000 oo doollarka Maraykanka ah. Saldhigan oo ah kii ugu horeeyey ee ay yeelanayso degmada Taleex taniyo waqtigii ay burburtay dawladii Soomaaliyeed ayaa waxa ka howlgeli doona ciidan 35 askari gaadhaya oo dhowaan aqoonyahno qurbajoogta degaanka ka mid ahi tabar u soo dhameeyeen. Gudoomiyaha degmada Taleex C/samad yaasiin Warsame "Kaytoon" oo munaasibadaas ka hadlayey ayaa u mahad celiyey ganacsatadii dareentay baahida ka jirta degmada Taleex, iyagoo aan joogin waxana uu kuwa degmada ku dhaqan iyo qurba joogtaba ku buuriyey inay dareenkood adeega bulshad u jeediyaan. C/qaadir Abyan Koore oo ka mid ah odayada laga tixgeliyo degmada Taleex ayaa ka war bixiyey bilaabida saldhigan, isagoo sheegay inay bixiyeen dhulka saldhiga laga dhisayo ayna diyaar u yihiin dhamaan qaybaha bulshaduba inay maal iyo xoogba ku biiriyaan. Dhanka kalena waxaa Madaxweynahu dhagax dhigay garoonka diyaaradaha Khaatumo ee magaalda Taleex, goobtaas oo ay hore uga sii shaqeeyeen Engineer Saleebaan Cali Barre oo aqoon dheeraad ah u leh dhismaha airpodada iyo sahanka goobaha ku haboon garoonada, isaga oo ay weheliyeen aqoonyahano kale. Waxaana ay warbixin ka siiyeen Madaxweyanaha doorashada goobta sida ciidda,bedka,dabaysha , kadib madaxwaynuhu wuxuu dhagax dhigay dhagaxii u horeeyey garoonka khaatumo ee Taleex. Fulinta mashruucan garoonka waxaa ballan qaaday qurbajoogta reer Khaatumo ee ku nool aduunka.
-
Former Foreign Minister of Somalia Professor Ismail Buubaa Supports United Somalia (WidhWidh Online) In an interview with the secessionist website “togaherer”, the legend Statesman and unionist professor Ismail Mohamud Hurre “Buubaa” has supported the establishment of Khaatumo State of Somalia, Awdal State of Somalia, and other regional administrations he says appear to be in the pipeline, without giving specifics, within the northern part of Somalia. Mr. Ismail Buubaa had been at one point the Foreign Minister in the Transitional National Government (TNG) of Somalia from 2001 – 2004. Also, for clarification purposes Mr. Ismail Buubaa hails from the ***** clan where you can find a lot of unionists, but, unfortunately, face punishment and persecution in expressing their views openly on the hand of the secessionist administration in Hargeysa. Here are important highlights of his interview: - The population of Khaatumo State of Somalia were never part of the unilateral secession - Khaatumo State of Somalia population have all the rights to determine their own political direction and that their resolve to remain within a united Somalia has been known to all - On the issue of the ferocious attacks the one clan secessionist administration keeps launching on the Khaatumo of Somalia territory, Mr. Ismail Buubaa has made it known that Khaatumo State of Somalia has no blame on their part, but stressed that it’s the Somaliland forces who are carring out the raids and aggression with the full responsibility resting on the secessionist administration in Hargeisa - And, on how he sees the solution, professor Buubaa did not mince his words, he says “….Siilaanyo must pull his militia out of the Khaatumo State of Somalia boundaries to restore the mutual coexistence and good neighborly realtions - He advices Mr. Siilaanyo and his secessionist supporters to come to their senses, stop the hostilities, pull their militia back, and use wisely the opportunity availed by the London Conference and the British Government and embrace the Somali Unity again where all Somali Stakeholders find a win win situation and everyone is appropriately accommodated - Mr. Ismail Mohamud Hurre “Buubaa” has mentioned one crucial point that he was a senior member of the rebellion Somali National Movement (SNM) and that the SNM charter and principles never included secession to divide Somalia, and re-iterates that he maintains that principle of unity. This is an evidence that later in 1991 the agreed upon principles of the SNM were hijacked and had been misplaced Togaherer Website is commended on this interview because it’s a brave under- taking given this kind of reporting is in short supply due to the circumstances of media harassment and jailing that is prevalent in the one clan secessionist enclave
-
AfricaOwn;794851 wrote: SL needs a young educated President or Vice President from Sool or Eastern Sanaag after the current leaves office. Somalia needs unionist and patriotic somali from Northwest Triangle as President of Prime Minister of Somalia like Prof. Ismaaciil Buubaa
-
Prof. Buubaa oo Taageeray Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Prof. Ismaaciil Buubaa " Shacabka Khaatumo Waligood Waxa ee ahaayeen Dad Aaminsan Midnimada Dalka Somalia iyo Shacabka Soomaaliyeed, Shacabka Khaatumo waligood ba waa kasoo horjeedeen in Somalia la kala Qeybiyo, Goonigoosadka Somaliland Mar Kasta Waa Kasoo Horjeedeen. Anigu Shakhsiyan Maamul-Goboleedka Khaatumo State Waan Taageersanahay, Waana in La Ixtiraama oo La Qadariyaa Rabitaanka Shacabka Khaatumo State. Dagaalka Waxaa Qaaday Somaliland, Gardaradana waxaa Wada Somaliland. Hadii Reer Somaliland Shalay Ka Cabanayeen Dulmi, maanta waa inay Joojiyaan Dagaalka, Daandaansiga, iyo Dulmiga ee Ku wadaan Shacabka Khaatumo. Khaatumo State Waa Dad Nabad Jecel Cidna Kumay Duulin, Ayaga Guryahoodii Loogu Tagay. Halkan Hoose Ka Dhageyso Prof. Buubaa http://toggaherernews.com/pro-ismaaciil-buubaa-oo-taageeray-ku-dhawaaqista-khaatumo-state-sheegayna-in-qaar-kale-dhawaan-lagaga-dhawaaqi-doono-somaliland-waraysi-qaybtii-labaad/
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Madaxwayne Shariif Iyo Wasiirka Waxbrashada & Tacliinta Sare Prof. Axmed Caydiid Ibraahim oo Villa Somalia Ku Soo Dhoweeyey Madaxda Maamul Goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya (Sawiro) (BoocameOnline) Muqdishu Madaxwaynaha jamhuuriyada soomaaliya mudane sheekh shariif sheekh axmed ayaa caawa Kulan iyo casho sharaf u sameeyay waftiga khaatumo state oo ay hogaaminayeen madaxweyne cabdinuur clime qaaje ( biindhe ) iyo golaha sare ee dhaqanka oo uu hormuud u ahaa garaad jaamac garaad cali garaad jaamac ayna weheliyeen saraakiil ka tirsan dawlada federaalka kana soo jeeda deegaanada khaatumo state . Waftigu waxay uga warameen madaxwaynaha dhibaatooyinka ka jira deegaanada khaatumo state iyo sidii ay talo midaysan ku gaareen kuna go’aan sadeen qaybaha kala duwan ee bulshadu inay dhistaan maamul ugaar ah oo ka tirsan jamhuuriyada soomaaliya. Maamulkaas oo buuxiyay shuruudii looga baahnaa maamul goboleedyada dawlada federaalkana looga fadhiyo inay maamulka taageerto kalana shaqayso sidii nabad waarta iyo horumarin ku aadan adeegyada bulshada looga abuuri lahaa deegaanada khaatumo state . Kulanka waxaa sidoo goobjoog ka ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta , Boostaha iyo Isgaadhsiinta Soomaaliya Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka Waxbrashada iyo tacliinta sare Pro: Axmed Caydiid Ibraahim, halka safarka madaxda Khaatumo na ay ku weheliyeen Wasiirada Xidhiidhka Caalamiga ah, Amniga iyo xubno kale . Madaxwaynuhu wuxuu soo dhaweeyey talada midaysan iyo maamulka shuruudiisii dhamaystay ee deegaanku samaystay wuxuu ka balan qaaday inuu kala shaqayn doono maamulka khaatumo state sidii nabad loogu soo afjari lahaa meelaha dhibaatadu ka jirto wax dedaala kala hadhi doonin . Wuxuu kaloo balanqaaday in dawlada federaalku ka taageeri doonto maamul goboleedka khaatumo arimaha horumarinta deegaanka oo aan horumarin helin 20kiisano ee u danbeeyay .
-
Col. Cali Sabarey Oo Soo Gaadhay Nairobi-(Video)- Lasanod Online. Friday, February 24, 2012 Nairobi,(lasanod Online)- Waxaa caawa soo gaadhay caasimada wadanka Kenya ee Nairobi, Col. Cali Sabarey oo kasoo kicitimay degaanka Khaatumo.. Korneelka ayaa soo gaadhay magaalada Nairobi caawa markay saacadu ahayan 7:0 fiidmo, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen jaaliyada Khaatumo State ee k u dhaqan Nairobi . Col. Sabarey ayaa ka xogwaramay dhulkii iyo maamulkii khaatumo state of Somalia, isagoo sheegay in dhamaan dadka reer khaatumo manta ay u heelanyihin sidii ay u garab istaagi lahaayeen maamulkooda Khaatumo. Waxaa kale oo uu sheegay in maanta laga baxay dhibkii iyo hagardaamadii ay ku hayeen labada maamul, dadka deegaanada Khaatumona ay hadda yeesheen maamul ay iska leeyihiin.. " frameborder="0" allowfullscreen>