Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. SL VP: “Sh. Shariif waxa uu natusay cadownimada u hayo Somalidiidka ”kadib aqoonsigii Khaatumo State" Madaxweyne Kuxikeenka Somaliland Saylici: Shiikh Shariif waxa uu natusay cadownimada u hayo Somalidiidka ”kadib aqoonsigii Khaatumo State" February 28, 2012 Hargeysa:-(RT) Madaxweyne ku xigeenka maamulka lamagac baxay S/land C/Raxman Saylici ayaa ka qayla dhaan aan jawaan kataganayn u diray Madaxweynaha Somaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo uu ku tilmaamay inuu tusay cadownimada uu u hay jiritaanka Somalilnad waa siduu hadalka u dhigayee . Mr.Saylici ayaa waxa ay jawaabtiisani daba socotaa aqoonsigii Uu madaxweyne Shariif U aqoonsaday Maamul goboleed Buuxiyay shuruudihii looga baahnaa khaatumo State Of Somalia. Mr.Saylici ayaa sidoo kale Uu ka sanqadhiyay in ay ku soo fool leeyihiin Somaliland Al-Shabaabkii koonfurta laga soo eryaday isagoo sheegay inay kuwa waaweyn yaqaaniin laakiin kuwa yar yari ay khatar yihiin waa siduu hadalka u dhigayee,hadalkan ayaa waxa uu yimi xili beryahan danbe saxaafadu ay aad u hadal haysay in Somaliland iyo Al-Shabaab xidhiidh soke ay lee yihiin ,lama oga sababta xiligan keentay in qaar kamid ah madax Somaliland ay ka qayliyaan in Al-Shabaab ay yimaadaan Gobolada Woqooyi Ee Somaliya. http://youtu.be/KqQhS7LBImg" frameborder="0" allowfullscreen>
  2. Madaxweyne Kuxikeenka Somaliland Saylici “Shiikh Shariif waxa uu natusay cadownimada u hayo Somalidiidka ”kadib aqoonsigii Khaatumo State" February 28, 2012 Hargeysa:-(RT) Madaxweyne ku xigeenka maamulka lamagac baxay S/land C/Raxman Saylici ayaa ka qayla dhaan aan jawaan kataganayn u diray Madaxweynaha Somaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo uu ku tilmaamay inuu tusay cadownimada uu u hay jiritaanka Somalilnad waa siduu hadalka u dhigayee . Mr.Saylici ayaa waxa ay jawaabtiisani daba socotaa aqoonsigii Uu madaxweyne Shariif U aqoonsaday Maamul goboleed Buuxiyay shuruudihii looga baahnaa khaatumo State Of Somalia. Mr.Saylici ayaa sidoo kale Uu ka sanqadhiyay in ay ku soo fool leeyihiin Somaliland Al-Shabaabkii koonfurta laga soo eryaday isagoo sheegay inay kuwa waaweyn yaqaaniin laakiin kuwa yar yari ay khatar yihiin waa siduu hadalka u dhigayee,hadalkan ayaa waxa uu yimi xili beryahan danbe saxaafadu ay aad u hadal haysay in Somaliland iyo Al-Shabaab xidhiidh soke ay lee yihiin ,lama oga sababta xiligan keentay in qaar kamid ah madax Somaliland ay ka qayliyaan in Al-Shabaab ay yimaadaan Gobolada Woqooyi Ee Somaliya. http://youtu.be/KqQhS7LBImg" frameborder="0" allowfullscreen>
  3. Darwiish movement was a pan-somali movement
  4. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;795902 wrote: Xamar uu aadaa isma dhaheynin. Mana ogeyn in uu Reer Sool ahaa. Waa u sugaa markuu soo noqdo. Sheikh Mukhtaar is from Buhoodle, Cayn. He went to participate Khaatumo II Grand Conference in Taleeex. And now he is part of Khaatumo State Delegation in Mogadishu.
  5. Waftida Khaatumo ee Muqdisho oo ka qayb gashay Xaflad lagu soo dhaweynayo Ugaaska Beesha Caabudwaaq/Gedo+sawiro
  6. Beelaha Khaatumo iyo Banaadir oo kulan xaasaasi ah ku wada yeeshay magaaladda Muqdisho wax badana isla meel dhigay +sawiro
  7. Jeelasha Magaalada Laascaanood Oo Buuxdhaafay Kadib Markii Jamhada SNM ay Ka Cadhoodeen Dhalinyaro Ku Labistay Calanka Jamhuriyada Somalia (Daawo Sawiro Dhamaystiran).
  8. Jeelasha Magaalada Laascaanood Oo Buuxdhaafay Kadib Markii Jamhada SNM ay Ka Cadhoodeen Dhalinyaro Ku Labistay Calanka Jamhuriyada Somalia (Daawo Sawiro Dhamaystiran).
  9. Jeelasha Magaalada Laascaanood Oo Buuxdhaafay Kadib Markii Jamhada SNM ay Ka Cadhoodeen Dhalinyaro Ku Labistay Calanka Jamhuriyada Somalia (Daawo Sawiro Dhamaystiran). Laascaanood(Allssc): Maleeshiayda Jabhada SNM ee Xasuuqa Joogtada ah ku haya dadka shacabka ah ee deeganada Khaatumo State ayaa maanta Xabsiyada Magaalada laascaanood ku daabulay dad aad utirabadan oo isugu jira Caruur , haween Dhalinyaro kuwaasi oo lagu eedaynayo inay sameeyeen urur layidhaan (( Khaatumo Youth Vol entry Organization ) kaasi oo dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada Laascaanood. Sidoo kale waxaa xabsiyada magaalada laascaanood lagu daabulay qaarkamida dawaarlayaaasha ka ganacasada halkaasi kuwaasi oo lagu hayso inay sameeyeen Calanka Qaranka Soomaaliya. Waalidiintii dhalay caruurtaasi oo damcay inay ogaadaan Sababta loo xidhay caruurtooda ayaa loogu jawaabay in iyagana lootaxaabo xabsiga kusheega ay jabhadu dadka shacabka ah ku dhiigmiirato. Dadkan maanta lagu daabulay xabsiyada Magaalada Laascaanood ayaa siaada oo bini aadanimada ka baxsan loola dhaqmay waxaan loo gaystay jidh dil aad u baahsan. Ciidamada Jabahada SNM ayaa weli wada baadi goobka ay ku hayaan dhamaan dadka kasoo horjeeda Caqli xumada Maamulka ****-aanyo. Dhibaatandan iyo xasuuuqan joogtada ah ee lagu hayo dadka shacabka ah ee deegaanada khaatumo ayaa ah mid aan kala go lahayn waxaana jabhada SNM ka go an inay hor istaagto rabitaanka Shacabka Deeganada Khaatumo State.
  10. Sheikh Mukhtaar is Patriot/wadani, so his politics will be good. Xogaa Carabi ah oo ee Sheikh shariif isku fahmaan waa yaqaan.
  11. walaalkis;795096 wrote: I'm glad people of khaatumo state are getting their support from rest of the country. If there's puntland, galmudug, somaliland .... why not khaatumo state ? that's all I would like to know. If these folks want freedom and self government in their region why is anyone against it Well Said Walaalkis, The people of Khaatumo State all they want is justice, fairness, freedom, independence, self-rule, self-government, regional-autonomy, prosperity, development, Somali Unity, United Somalia etc.
  12. " frameborder="0" allowfullscreen> Mudaharaadkii Khaatumo State London Sidduu u Dhacay ( Waraysi)
  13. Abdul;795520 wrote: Lool,one day a unionist and the next day secessionist.Stick with one,ninyow. This guy is definitely snm clan-secessionist, his hypocrisy is beyond belief.
  14. " frameborder="0" allowfullscreen> Urur Lagu Magacaabo KHAYFO Ba Lagaga Dhawaaqay Laas-Caanood, khaatumo State of Somalia Ururka Ayaa Si Weyn ula Shaqeenaya Maamulka Khaatumo State
  15. " frameborder="0" allowfullscreen> DAAWASHO WACAN: Magaalada Buuhoodle, Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Source: AFTAAG Production
  16. Madaxweyne Shariif oo sheegay in Khaatumo State ay buuxisay Shuruudihii Maamul-Goboleedyada lagu aqoonsan lahaa haatanna ay lamid tahay Maamul-Goboleedyada kale Madaxweyne Shariif oo la hadlayey Dad aad u farabadan oo ku sugan Hool Xaflad loogu sameeyay Madaxda DKMGka ah oo ku yaalla Magaalada Bristol ee Waddanka Ingiriiska ayaa markii ugu horreysay ka dhawaajiyey in Maamul-Goboleedka dhawaan looga dhawaaqay Taleex ee lagu magacaabay Khaatumo State uu buuxiyey Shuruudihii looga baahnaa Maamul-Goboleedyada ee ku xusnaa Axdiga KMGka ah, Waxana uu Madaxweyne Shariif sheegay in Khaatumo State Maamulka la yiraahdo uu la siman yahay Maamul-Goboleedyada kale ee ka jira Soomaaliya ee la’aqoonsan yahay. Madaxweynaha ayaa shaaca ka qaaday in Maamul-Goboleedyada looga dhawaaqayo Nairobi, England iyo meelaha kale ee ka baxsan Soomaaliya aan la’aqoonsaneynin islamarkaana Maamul-Goboleedyada looga baahan yahay in looga dhawaaqo gudaha Soomaaliya iyadoo buu yiri Dadka Deegaanka noocyadiisa kala duwan ay ku midaysan yihiin. Hadalka kasoo yeeray Madaxweyne Shariif ayaa Madax-wareer ku riday Maamullada Puntland iyo Samaliland oo iyagu aad uga carooday Khaatomo State dhismihiisa, Iyadoo qolo waliba ay sheeganeyso in Deegaannadaasi ay iyadu maamusho kana tirsan yihiin Dadka halkaas ku nool.
  17. Sheikh Shariifka Somalia oo Aqoonsaday Khaatumo State, Isla Markaana Qiray Inay Shuruudihii Maamul Goboleeyada Buuxiyeen http://harowo.com/2012/02/26/sheikh-shariifka-somalia-oo-aqoonsaday-khaatumo-state-isla-markaana-qiray-inay-shuruudihii-maamul-goboleeyada-buuxiyeen/
  18. Madaxweyne Shariif oo Shaca ka qaday in Khaatumo State ay soo buxisay Shuruudihi loga bahna Maamul Goboleed http://calankasomalia Madaxweyne Shariif oo Shaca ka qaday in Khaatumo State ay soo buxisay Shuruudihi loga bahna Maamul Goboleed isla markana ay istahisho in la aqoonsado hoos ka daawo Khudbada Madaxweyanaha
  19. Abdul;795494 wrote: Any talks will take place only after snm militia are removed from SSC lands. I agree with you Abdul, no talks will take place as long as there is snm clan-secessninist militia killing innocent men, women and children in Khaatumo/SSCland.
  20. Carafaat;795468 wrote: Care to comment on what Xaabsade said ya Liibaanoow? watever Xaabsade said don't matter, but he admitted that he is the outcast and blacksheep with no support from SSC/Khaatumo people. He also admitted that Khaatumo/SSC People are against Somaliland Clan-Session.
  21. HorGale Xaabsade "Beeshii Aan Ka Imid Way Idinka Maqantahay.. Anigaa Idinkala Jooga" (Maqal)- London,(Lasanod Online)- Wasiirka Warfaafinta maamulka Hargeysa, Axmed Cabdi Xaabsade oo Khudbad ka jeediyey xaflad ka dhacday London. oo ay qabsadeen Jaaliyadda Somaliland, ayuu markii ugu horeysay si runi ku jirto kaga hadlay.. Axmed Xaabsade ayaa xafladaas ka qiray in beeshiisu ka maqantahay maamulka Hargeysa, Sidii losoo celin lahaana laga taliyo. Su'aashu waxay tahay Xaabsade ma haduu ogaaday inuu keli ku yahay Hargeysa. Horgale Xaabsade oo Qiray In Beesha Khaatumo/ SSC Ka Maqantahay Maamulka Beesha SNM ee Somaliland Halkan Ka Dhegayso http://radioxogwaran.com/2012/02/26/dhagayos-xaabsade-oo-qiray-in-beesha-***********-ka-maqantahay-maamulka-somaliland/ http://radioxogwaran.com/ Source: Xogwaran
  22. http://radiomuqdisho.net/madaxweyne-sheekh-shariif-iyo-wafdi-uu-hogaaminayo-oo-dalka-dib-ugu-soolaabtay/ http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-soo-dhaweyn-aan-sanadahan-muqdisho-ka-dhicin-oo-loo-sameeyey-madaxweyne-shariifqeybta-2aad/
  23. http://radiomuqdisho.net/madaxweyne-sheekh-shariif-iyo-wafdi-uu-hogaaminayo-oo-dalka-dib-ugu-soolaabtay/ http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-soo-dhaweyn-aan-sanadahan-muqdisho-ka-dhicin-oo-loo-sameeyey-madaxweyne-shariifqeybta-2aad/
  24. http://radiomuqdisho.net/madaxweyne-sheekh-shariif-iyo-wafdi-uu-hogaaminayo-oo-dalka-dib-ugu-soolaabtay/ http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-soo-dhaweyn-aan-sanadahan-muqdisho-ka-dhicin-oo-loo-sameeyey-madaxweyne-shariifqeybta-2aad/