Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Maamul Goboleedka Khaatumo State oo Taageero Iyo Hiil Weyn ka Heley Walaalahood Galbeedka Somalia Kismaayonews http://kismaayonews.com/2012/03/03/khaatumo-state-oo-hiil-weyn-ka-heley-beesha-******/
  2. Xaflad Jaaliyadii khaatumo State Of Somalia Ee Swedan Stokholm(Daawo Sawiro)
  3. RealTaleex.com : Prof. Cali Galaydh oo Caasimada Kenya Lagu Soo Dhaweeyey, Kuna Sii Wajahan Dalka Jabouti. Daawo Sawirada Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa mar dhaweyd gaadhay magaaladda Nairobi waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Jaaliyadda Nairobi ee Deegaanadda Khaatumo, Isimo ka socday Beelaha Soomaaliyeed iyo waliba Siyaasiyiin Miisaan ku leh Umadda Soomaaliyeed waxana kale oo soo dhaweynta Dr Cali Khaliif ka qayb qaadanayey Gabdho xidhan Calanka Soomaaliyeed oo aad loo qurxiyey Dr Cali Khaliif waxa uu ka soo kicitimay magaaladda Adis ababa oo uu todobaad ku sugnaa waxaana isaga iyo Madaxdda kale ee G9 ay kulamo la qaateen Madaxdda dalka Itoobiya iyo waliba Safaaradaha beesha Caalamka ee ka furan dalkaas waxana la filayaa in barito uu dalka Jabuuti u anbabaxo Dr Cali Ciise Cabdi oo uu balamo la lee yahay Madaxdda dalkaas waxana suurta gal ah in ay kulmaan Hogaamiyihii hore ee SSC Dr Saleebaan Ciise Axmed oo ku sugan Jabuuti Socdaalka Cali Khaliif waxa uu hordhac u yahay wafuud badan oo Golayaasha Khaatumo ka tirsan kuwaas oo la filayo in ay todobaadkan gudihiisa wada gaadhaan magaaladda Nairobi ee xarunta Dalka Kenya ahna saldhiga Siyaasadda Geeska Afrika
  4. " frameborder="0" allowfullscreen> Soo Dhoweyntii Prof. Cali Khaliif, Nairobi Airport " frameborder="0" allowfullscreen> Shir Jaraa'id Prof. Cali Khaliif
  5. Prof. Cali Khaliif Galaydh Oo Nairobi Soo Gaadhay Iyo Soo Dhawayn Weyn Oo Loo Sameeyay{Sawiro} Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr: Cali Khaliif Galaydh ayaa soo gaadhay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, boqolaal ka mid ah shacab weynaha ku dhaqan dalkan Kenya ee Soomaaliyeed iyo weliba shicibka ka soo jeeda deeganada Khaatumo State ayaa si weyn u soo dhaweeyey Pro: Cali Khaliif Galaydh. Shucuubtii soo dhaweysey Dr: Galaydh ayaa isugu jirey Barbaarta gaashaaman, Hooyooyinka Saxaafada Soomaaliyeed iyo weliba odayaal ka tirsan waxgaradka deeganada Khaatumo ee ayagu ku dhaqan dalkan Kenya. Pro: Cali Khaliif oo shir jaraa’id ku qabtay Hotel-ka Hilliton ee bartamaha magaalada Nairobi ayaa sheegay in halkan ay isugu imaananayaan wufuuda ku sugan magaalada Muqdisho iyo weliba Dr: Cali Ciise Abdi oo asaganu dhawaan ku soo wajahan magaaladan Nairobi. Mar la weydiiyey ujeedkooda socdaaleed ayuu sheegay inay u yimaadeen sidii dalalka geeska Afrika ay ugala xaajoon lahaayeen qadiyada maamulka Khaatumo State, wuxuuna carrabka ku dhuftay inay gaadhi doonaan dalal ka tirsan Bartamaha iyo Koonfurta Afrika, sida dalka Mozambique iyo weliba dalal kale. Cali Khaliif Galaydh ayaa soo hadal qaaday aqoonsiga laga sugayo maamulka Dawladda Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in aysan ahayn mid gor gortan geli karta in la helo warqadaasi, wuxuuna sheegay hadii indhaha laga qarsado shacabka reer Khaatumo inay tlaabo qaadi doonaan. Dr Galaydh wuxuu sheegay in dhawaan lagaadhsiin doono maamulka Khaatumo xaafadkasta oo ka tirsan deeganada Khaatumo, wuxuuna sheegay intaasi hadaba ay dar dargelinteeda wadaan madaxda maamulkaasi ee ku sugan gudaha deegaanka Khaatumo State Of Somalia.
  6. Dr,Cali Khaliif Galaydh Oo Si Diiran Loogusoo Dhaweeyay Magaalada Nairobi- (Sawiro)- Lasanod Online. Saturday, March 03, 2012 Nairob,(lasanod Online)- Raysal wasaarihii hore ee dalka Somalia mudane Dr.Cali Khaliif Galaydh ayaa maanta soo gaadhay magaalada Nairobi.. ee caasimada dalka Kenya, waxaana garoonka diyaarahada ee Jooma kinyaata kusoo dhaweeyay dadwayne tiro badan, Jaaliyada khaatumo State ee bariga afrika, Masuuliyiin, iyo waxgarad kala duwan. Dr. Cali Khaliif Galaydh oo mudooyinkan danbe safaro kala duwan ku marayay wadamada caalamka ayaa waxa uu kasoo kicitimay magaalada Adis ababa ee dalka itooobiya. Mar saxaafadu wax ka waydiisay ujeedooyinka socdaalkiisa waxa uu sheegay in uu shirar kala duwan layeelan doono masuuliyiinta dalka Kenya oo ay ka wada hadli doonaan Xoojinta xidhiidhada caalamiga ee maamulka khaatumo dawlada Kenya, isagoo sidoo kale sheegay inuu kulamo laqaadan doono jaaliyada khaatumo state ee dalka Kenya. Dhinaca kale Dr.Cali khaliif oo warbaahinta kula hadalay Hutelka Hilton ee magaalada Nairobi ayaa mar wax laga waydiiyay xidhiidhka Itoobia iyo khaatumo state ayaa waxa uu ka dhawaajiyay in xidhiidh iyo iskaashi buuxaa kala dhexeeyo dawlada Itoobiya iyo Khaatumo. Soo dhawayntan Dr.Cali khaliif galaydh ee maanta ayaa siwayn uga dhexmuuqatay garoonka jooma kinyaata ee magaalada Nairobi, waxaana intii ay socotay soo dhawayntani Goobta lagusoo bandhigay ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka somalida. Iskusooo wada duuboo socdaalkan uu Dr.Cali Khaliif Galaydh ku yimid dalka Kenya ayaa wuxuu qayb ka noqonayaa safaro uu mudooyinkan danbe ku marayay wadamada caalamka, isagoo todobaadadii tagay soo maray wadamo dhawr ah kukala yaala qaaradaha Yurub iyo afrika.
  7. http://www.lasanod.com/details.php?num=6920 The last Nail To The Somalidiid-land Clan-Secessionists’ Coffin The secessionist enclave in the northwest region of Somalia is facing the wall, corned by the unionist communities like a carnivorous hyena being hunted down by an angry mob. The feeling of potency and invincibility created by the declaration of “independence” on 18th May 1991 is fading away fast as though it was good night’s dreams. The much talked topic of “Somaliland will be recognised soon” is yesterday’s fairy tale that only children will remember when they grow up. Indeed, when they grow, today’s children will be recounting to their children that there was a time when “our country” could have nearly being recognised by the international community as an independent state. That will be a sad day for them but not for the rest of Somalia. As we all know, since the creation of the secessionist enclave, integrating Sool, Sanaag and Ceyn (SSC) regions into the Somaliland project was always a thorny issue that has never gone away, only lurking around waiting to be invigorated. From Garaad Abdi Gani’s rejection of the secessionist project when he fell out with the late President Egal over power-sharing in the Borama conference to the present day violence in the Sool region are reminders that all communities in the former British Somaliland protectorate do not and will never support wholeheartedly the dismemberment of their beloved country. The fast majority of these communities knew that hand-feeding and cajoling some unscrupulous and corrupt politicians from the SSC regions by the secessionist will never deter them from pursuing their legitimate demand for a union with the rest of Somalia, and that the majority of the Somali people from Zeylac to Ras Kamboni and the international community will always support the sovereignty and territorial integrity of the Republic of Somalia. Surely, the tide is now turning against the secessionist enclave. At its door step, new regional states are being created by the day from Maakhir to now Khaatumo in the SSC regions. Even the Awdal region, the “loyal and faithful” boy of the secessionist project, has grown up, erecting his own regional state and flag, the Awdal state situated within federalised Somalia. Gone are those day when heavy-weight ideologues and intellectuals from the Awdal region, from Dr Abdishakur Jowhar to Bashir Goth, advocated painstaking for the balkanisation of our beloved country, the Somali Republic. The ink in their pens has dried up. Their day-dreaming has come to an end, waking up to the reality that the tide of unionists’ demand is gathering momentum and that people in these regions have spoken loud and clear: they want unity. Put it blunt, the secessionists have failed, the unionists are winning. At the international level, the highly organised campaign to secure recognition for the enclave led by some international lobbyists, from Prof J. Peter Pham to Matt Bryden have all gone badly wrong. No result so far, only disappointments. Gone are those day when these ruthless characters used to promote the Somaliland initiative through their biased reports: “Somaliland: Africa’s Best Kept Secret,” and “Somaliland: Time for African Union Leadership,” which was concocted by the International Crisis Group (ICG), which became a mouthpiece for the secessionist enclave. No matter how hardly they tried, the international community rightly closed its doors firmly to any lobbying campaign intended to dismember Somalia, a wounded and bleeding country. And finally, to the secessionists’ dismay, the British Foreign Secretary, William Hague, has visited Somalia, becoming one of the few daring foreign diplomats to visit the warn torn city of Mogadishu. This is good news for the unionist intellectuals who have always been anxious of a British conspiracy and have had an eerie feeling that, Britain, a former colonial power of the region, would be the first state to recognise the breakaway region. Indeed, the secessionists have placed too much hope and expectation on Britain, conducting their campaign from London, lobbying British ministers and MPs to secure British tax-payers’ money to support their cause. One only needs to remember those years back when thousands of “Somalilanders” used to stage demonstrations in front of the Downing Street and the House of Parliament to support their ill-fated “Somaliland” project. One only needs to remember those days when British diplomats, ministers and ambassadors visited “Somaliland” and how this broke the hearts of the unionist communities who were sacred these visits were prelude to eventual recognition. Indeed, Britain was one of the very few countries that high ranking diplomats visited the region regularly. However, by his current visit and meeting with the Somali President, the Foreign Secretary has shown that Britain respects the sovereignty and territorial integrity of the Somali Republic and that it is not interested in dismembering Somalia, a nation that was already divided into enclaves by his ancestors. While this symbolic visit allays fears of the unionist camp about a British conspiracy, it surely rings alarm bells in the secessionist camp which is now realising that it cannot use Britain as a surrogate mother for its conceived secessionist baby. William Hague’s official visit has applied the last death nail to the secessionists’ coffin, or perhaps as the saying goes: his action has hit the nail on the head. Long Live a United, Strong and Prosperous Somalia. Muuse Yuusuf
  8. Xaaji Xunjuf;797909 wrote: Its good that Liibaan really cares about xudun burco hargeysa widhwidh burco buhoodle all those cities liibaan really loves his country you can dislike siilaanyo he just serves the country he doesn't own Somaliland he will leave presidential office tomorrow liibaan you can replace him in the near future. XX ma waxaa la gaadhay markii aad marqaami jirtay, Somalidiid-land Clan Enclave waa sheekaada marqaanka, ani haa iila imaan. My President is Sheikh Shariif Shiekh Ahmed, the President of Somalia, my beloved country is SOMALIA, my noble flag is the beautiful blue flag of Somalia with the White star in middle.
  9. A_Khadar;797831 wrote: Osman Badawe, the great man (one man's hero is another's.... you finish this) isn't from Switzerland. But anyhoo he wasn't in the conference either but the idea was from another young man from there. I am liking it since I see how effective it works. This could be a solution for somalia as well... Some want to insult a writer like Osman Badawi, when they blindly supports the mad Warlord Silaanyo and the mad Somalidiid-land Clan militia, War Criminal Siilaanyo Dhiigyacab killed thousands of innocent people for the last 30 years in Hargeisa, Burco, Xudun, Buhoodle, Widhwidh etc.
  10. A_Khadar;797833 wrote: That goes both ways... Have some attention to those from you lot as well. Somalis are somalis.. Ma la yaabtay, he only pays attention to members Khaatumo State of Somalia, he doesn't see himself, and his fellow clan-secessionists XX, JB, NG, Odweyne, Hermit, etc
  11. A_Khadar;797845 wrote: Why you interpret this when your source says something else.. Warxumo tashiilnimo miyaad intaa ka gaartay oday? What a munaafaq, AUN-na gadaal buu ka dhahayaa, sheekooyin aan shaqo isku lahayna wuu isku bedelayaa.. XX waa xaasid, dagaal iyo dhibaato ayuu la jecel yahay shacabka Khaatumo State of Somalia, hadalkiisa wax kasoo malaha ...
  12. Daawo Sawirada Safarka MadaxWeyne Mudane Ahmed Karaash oo Ku Marayo Dhamaan Magaalooyinka Iyo Deegaamada Khaatumo State. MadaxWeynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Mudane Axmed Karaash Iyo Wafti Farabadan oo uu Hogaaminayo oo Gaadhay Deegaamo Horleh Sida Xalin Iyo Dhumay. Halkaa oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay Daawo Sawirada Safarka MadaxWeyne Mudane Ahmed Karaash oo Ku Marayo Dhamaan Magaalooyinka Iyo Deegaamada Khaatumo State. MadaxWeynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Mudane Axmed Karaash Iyo Wafti Farabadan oo uu Hogaaminayo oo Gaadhay Deegaamo Horleh Sida Xalin Iyo Dhumay. Halkaa oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyay
  13. Wufuuda Maamul Goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya oo Marti Qaad Balaadhan Ka Helay Shacabka Caasimada Muqadisho Wufuuda Maamul Goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya oo Marti Qaad Balaadhan Ka Helay Shacabka Caasimada Muqadisho
  14. Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia oo Ka Qeybgalay Xaflad Lagu Daahfurayay Urur ee Dhaniyada Khaatumo State Ku Midoobeen, Magaalada Buuhoodle, Khaatumo State of Somalia
  15. " frameborder="0" allowfullscreen> Jaaliyada Khaatumo ee Brisbane Australia Oo Dhigtay Xaflad Lagu Taagerayo Maamulka Goboleedka Khaatumo State of Somalia
  16. Jaaliyada Khaatumo ee Brisbane Australia Oo Dhigtay Xaflad Lagu Taagerayo Maamulka Goboleedka Khaatumo State of Somalia
  17. Jaaliyada Khaatumo ee Brisbane Australia Oo Dhigtay Xaflad Lagu Taagerayo Maamulka Goboleedka Khaatumo State of Somalia -(Video+Sawiro)- Lasanod Online. Tuesday, February 28, 2012 Brisbane,(lasanod Online)- Waxaa lagu qabtay magaalo Madaxad gobolka Queensland ee Brisbane Dalka Australia, Xaflad loogu dabaal degayo.. laguna taageerayo Curashada dawlad goboleedka KHAATUMO STATE OF SOMALIA. Waxaa xafladan kasoo qayb galay dad badan oo Somaliyeed ool ka socday jaaliyadda ku nool gobolka Queensland. Dawo Sawirada
  18. Madax Weyne KuXigeenka Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Oo Xadhiga Ka Jaray Iyo Xaflada Furitaanka Ururka SUROS, Magaalada Buuhoodle, Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia Ururkan oo Magaciisa Loo Soo Gaabiyo SUROS ayaa Sida ay hawl wadeenadiisu Sheegeen uu Noqonayaa Xafiiskii 4aad ee Ururkani Yeesho ee Laga Furo Daafaha Caalamka 2 Xafiis oo Kale ayaa ku Yaal Qaaradaha Yurub iyo Ameerika,Halka 2 Xafiis oo kalena uu ku Leeyahay Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle, Xafladii Furitaankiisa ee Laanta Buuhoodle waxaa Maanta Kasoo Qayb Galay Madaxda maamulka Khaatumo,Madax Dhaqameedka Gobolka Cayn,uuruada Haweenka iyo Qurba Joogta Deeganada Khaatumo State Of somalia. Ugu horayn waxaa aayaadka quraanka ah ku faray shiikh cumar shiikh cismaan ugu danbayna alle uga baryey inuu ururkani noqdo mid wax wayn utara dhamaan deeganada khaatumo state. Waxaa Madashan oo Aad u Bilicsanayd sidoo kale Ka hadlay Marti sharaf kala Gedisan kuwaas oo hadaladoodu iskugu soo biyo Shubanayeen Ahmiyadda iyo Taageeradda Loo hayo Ururadda Ku soo Badanayada Deeganada KhaatumoState , hayeeshee Ururkan ayaa Sida magaciisa ka muuqata ah mid wax badan ka qabanaya Arimaha Bulshadda, Sidoo kale waxaa isna halkaasi gabayo aad u macaan kasoo jeediyey abwaan Yuusuf Suusle oo dhawaanahanba ku sugnaa magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn. Rooda C.laahi Jaamac oo ah Gudoomiyaha Ururka SUROS(Somali Unity Relief Of Servie),waxa ayna U mahad Celisay Qurba Joog u Dhalatay Deeganada Khaatumo State kuwasi oo lahaa Fikirka Dhismaha Ururkan waxa ayna Sheegtay in hawlaha ay qaban do0naan ay tahay Horumarinta Deegaanka,Taageerida ama wax u qabashadda Dadka Tabaalaysan,horumarinta Caafimadka iyo waxbarashadda,Hormarinta deegaanka. Ugu danbayn ayaa waxaa xafaladan soo afmeeray Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhasheel ) oo Kamida G0lahada Madaxtooyada Maamulka Khaatumo State Of somalia waxaa uuna ku booriyey dhamaan ururuda kajira gobolka cayn iyo deeganada kale ee khaatumo state inay sameeyaan wada shaqayn loona baahanyahay in dadka dhamaantiis kawada qayb qaato dhismaha dalka si loola tartamo gobolada kale ee dalka soomaaliya. waxa uuna madaxwaynuhu xadhiga ka jaray xafladii urukan oo lagu dhawaaqay 18-02-2012 xafladiisiina maanta oo ay bishu ahayd 29-02-21012 ay ka dhacday gudaha magaalaada Buuhoodle. Horufadhi News Desk
  19. Beeraha Xaruunta Daraawiishta ee Caasimada Taariikhiga Taleex Iyo Xalin, Khaatumo State of Somalia Beeraha Xaruunta Daraawiishta ee Caasimada Taariikhiga Taleex Iyo Xalin, Khaatumo State of Somalia
  20. Beeraha Xaruunta Daraawiishta ee Caasimada Taariikhiga Taleex Iyo Xalin, Khaatumo State of Somalia Gobaladda Khaatumo ayaa leh Beero waa weyn oo ay ka soo go’aan dalagyada kale duwan ee la beerto waxana ay qayb ka qaataan wax soo saarka iyo tabac dadka danleyda ah waxana beeraleydu ay wax soo saarkeeda u iibgeysaa dhamaanba Gobaladda Soomaaliya iyada oo xiliyadii hore la beeran jiray Khudaarta oo kaliya balse ka faa’iidaysiga cilmibiga awgeed waxa Khaatumo State laga beertaa dhamaanba wax kasta oo dhul la galiyo . ma jirto cid caawisa Beeraleyda Khaatumo ee gacanta waxa kula soo baxa wana jirta Mashaariic waa weyn oo Haayadaha Deeqaha bixiya ay ku caawiyaan Beeraleyda kale ee Gobaladda Soomaaliya hase-yeeshee waxaa is weydiin leh waxa ka qadiyey Beeraleyda Khaatumo. Beeraha Xaruunta Daraawiishta ee Caasimada Taariikhiga Taleex Iyo Xalin, Khaatumo State of Somalia Beeraha Xaruunta Daraawiishta ee Caasimada Taariikhiga Taleex Iyo Xalin, Khaatumo State of Somalia
  21. Wareegto ka soo baxdey Xafiiska Madaxweynaha DFKM ayaa si buuxda loogu aqoonsadey Maamulka Khaatumo State. Muqdisho(Allssc): Madaxweynaha Dawladda kumeel gaadhka ah Ee Somaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ku sheegay inuu U aqoonsaday Khaatumo maamul goboleed buuxa. Madaxweynaha ayaa ku yiri wareegtadaan markii aanu Eegnay baaxada dhulka ay leedahay Khaatumo iyo bulshada ku nool tiradeeda iyo Gobolada Sool,Sanaag,cayniyo dadka kunool goboladaasi qaabka ay isugu yimaadeen ,uga shireen aayahooda,una go’aansadeen inay samaystaan maamul goboleed ka tirsan dowlada Federalka ah Ee ku meel gaadhka ah. Madaxweynuhu waxa Uu sheegay inay aqoonsadeen laga bilaabo marka uu saxiixo wareegtadan madaxweynuhuna ay dhaqan gelayso wuxuuna saxiixay madaxwenuhu warqadaas 28/02/2012 saacadu mar kay ahayd 8:00pm xiliga afrikada bari. Warqada aqoonsiga ayaa madaxweynuhu ku wareejiyay waftigii Reer Khaatumo oo hogaaminayey Madaxweyne Biindhe Iyo Garaadka guud ee Khaatumo State Oo beryahanba Caasimada u joogay arimo siyaasadeed oo ay kamid tahay aqoonsigaas iyo sidii ay u wada shaqayn lahaayeen maamul goboleedka Khaatumo iyo Dawladda kumeel gaadhka ah. Isku soo wada duuboo Khaatumo ayaa waxay la mid tahay sida maamulada kale ee ay ka id tahay Puntland iyo kuwa lamidka ah. waxaana siaaada looga dabaal degi doonaa arinkan dhamaan deeganada Khaatumo State. Maxamed Wali Allssc Muqdisho.
  22. Thank You Mr. President: TFG Somali Gov. Officially Recognized Khaatumo State of Somalia War Deg Deg ah:Madaxweynaha Somaliya Sheikh Shariif Oo ku dhawaaqay Inuu Si Rasmi Ah u Aqoonsaday Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia. Madaxweynaha Dawladda Kumeel Gaadhka Ah Ee Somaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed Ayaa Wareegto Ka Soo Baxday Xafiiska Madaxtooyada Ku Sheegay Inuu U Aqoonsaday Khaatumo State of Somalia Maamul Goboleed Buuxa. Muqdisho:-(RT)Madaxweynaha Dawladda kumeel gaadhka ah Ee Somaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh axmed ayaa wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ku sheegay inuu U aqoonsaday Khaatumo maamulgoboleed buuxa. Madaxweynaha ayaa ku yiri wareegtadaan markii aanu Eegnay baaxada dhulka ay leedahay Khaatumo iyo bulshada ku nool tiradeeda iyo Gobolada Sool,Sanaag,cayniyo dadka kunool goboladaasi qaabka ay isugu yimaadeen ,uga shireen aayahooda,una go’aansadeen inay samaystaan maamul goboleed ka tirsan dowlada Federalka ah Ee ku meel gaadhka ah. Madaxweynuhu waxa Uu sheegay inay aqoonsadeen lagabilaabo marka uu saxiixo wareegtadan madaxweynuhuna ay dhaqan gelayso wuxuuna saxiixay madaxwenuhu warqadaas 28/02/2012 saacadu mar kay ahayd 8:00pm xiliga afrikada bari. Warqada aqoonsiga ayaa madaxweynuhu ku wareejiyay waftigii Reer Khaatumo Oo beryahanba Caasimada ujoogay arimo siyaasadeed oo ay kamid tahay aqoonsigaas iyo sidii ay uwada shaqayn lahaayeen maamul goboleedka Khaatumo iyo Dawladda kumeel gaadhka ah. Isku soo wada duuboo Khaatumo ayaa waxay la mid tahay sida maamulada kale ee ay ka id tahay Puntland iyo kuwa lamidka ah. wixii kasoo kordha arimaha Khaatumo iyo DKM kala soco warakayaga danbe hadii ilaahay idmo. Realtaleex News Desk.
  23. Thank You Mr. President: TFG Somali Gov. Officially Recognized Khaatumo State of Somalia War Deg Deg ah:Madaxweynaha Somaliya Sheikh Shariif Oo ku dhawaaqay Inuu Si Rasmi Ah u Aqoonsaday Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia. Madaxweynaha Dawladda Kumeel Gaadhka Ah Ee Somaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed Ayaa Wareegto Ka Soo Baxday Xafiiska Madaxtooyada Ku Sheegay Inuu U Aqoonsaday Khaatumo State of Somalia Maamul Goboleed Buuxa. Muqdisho:-(RT)Madaxweynaha Dawladda kumeel gaadhka ah Ee Somaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh axmed ayaa wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ku sheegay inuu U aqoonsaday Khaatumo maamulgoboleed buuxa. Madaxweynaha ayaa ku yiri wareegtadaan markii aanu Eegnay baaxada dhulka ay leedahay Khaatumo iyo bulshada ku nool tiradeeda iyo Gobolada Sool,Sanaag,cayniyo dadka kunool goboladaasi qaabka ay isugu yimaadeen ,uga shireen aayahooda,una go’aansadeen inay samaystaan maamul goboleed ka tirsan dowlada Federalka ah Ee ku meel gaadhka ah. Madaxweynuhu waxa Uu sheegay inay aqoonsadeen lagabilaabo marka uu saxiixo wareegtadan madaxweynuhuna ay dhaqan gelayso wuxuuna saxiixay madaxwenuhu warqadaas 28/02/2012 saacadu mar kay ahayd 8:00pm xiliga afrikada bari. Warqada aqoonsiga ayaa madaxweynuhu ku wareejiyay waftigii Reer Khaatumo Oo beryahanba Caasimada ujoogay arimo siyaasadeed oo ay kamid tahay aqoonsigaas iyo sidii ay uwada shaqayn lahaayeen maamul goboleedka Khaatumo iyo Dawladda kumeel gaadhka ah. Isku soo wada duuboo Khaatumo ayaa waxay la mid tahay sida maamulada kale ee ay ka id tahay Puntland iyo kuwa lamidka ah. wixii kasoo kordha arimaha Khaatumo iyo DKM kala soco warakayaga danbe hadii ilaahay idmo. Realtaleex News Desk.
  24. Thank You Mr. President: TFG Somali Gov. Officially Recognized Khaatumo State of Somalia War Deg Deg ah:Madaxweynaha Somaliya Sheikh Shariif Oo ku dhawaaqay Inuu Si Rasmi Ah u Aqoonsaday Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia. Madaxweynaha Dawladda Kumeel Gaadhka Ah Ee Somaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed Ayaa Wareegto Ka Soo Baxday Xafiiska Madaxtooyada Ku Sheegay Inuu U Aqoonsaday Khaatumo State of Somalia Maamul Goboleed Buuxa. Muqdisho:-(RT)Madaxweynaha Dawladda kumeel gaadhka ah Ee Somaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh axmed ayaa wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ku sheegay inuu U aqoonsaday Khaatumo maamulgoboleed buuxa. Madaxweynaha ayaa ku yiri wareegtadaan markii aanu Eegnay baaxada dhulka ay leedahay Khaatumo iyo bulshada ku nool tiradeeda iyo Gobolada Sool,Sanaag,cayniyo dadka kunool goboladaasi qaabka ay isugu yimaadeen ,uga shireen aayahooda,una go’aansadeen inay samaystaan maamul goboleed ka tirsan dowlada Federalka ah Ee ku meel gaadhka ah. Madaxweynuhu waxa Uu sheegay inay aqoonsadeen lagabilaabo marka uu saxiixo wareegtadan madaxweynuhuna ay dhaqan gelayso wuxuuna saxiixay madaxwenuhu warqadaas 28/02/2012 saacadu mar kay ahayd 8:00pm xiliga afrikada bari. Warqada aqoonsiga ayaa madaxweynuhu ku wareejiyay waftigii Reer Khaatumo Oo beryahanba Caasimada ujoogay arimo siyaasadeed oo ay kamid tahay aqoonsigaas iyo sidii ay uwada shaqayn lahaayeen maamul goboleedka Khaatumo iyo Dawladda kumeel gaadhka ah. Isku soo wada duuboo Khaatumo ayaa waxay la mid tahay sida maamulada kale ee ay ka id tahay Puntland iyo kuwa lamidka ah. wixii kasoo kordha arimaha Khaatumo iyo DKM kala soco warakayaga danbe hadii ilaahay idmo. Realtaleex News Desk.