Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. " frameborder="0" allowfullscreen> Daawo Video: DaabaalDaga Iyo Farxada, Banaanbaxyo Waa Weyn oo Lagu Taageerayo Aqoonsiga Dowlada Federaalka Somaalia Iyo Madaxweyne Sheikh Shariif Siiyay Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Buuhoodle, Khaatumo State of Somalia
  2. " frameborder="0" allowfullscreen> RealTaleex.com Daawo Video Soo Dhawayntii Iyo Damaashaadkii Shacabka Reer Khaatumo ee Aqoonsiga Maamulka Khatumo State Of somalia. Magaalada Buuhoodle, Khaatumo State of Somalia Kumanaan Kamida Shacabka ku dhaqan magaalada Buuhoodle ayaa hada isugu soo baxay garoonka wayn ee magaalada Buuhoodle waxaana halkaasi ka dhacay dabaal deg aan beryahan ka dhicin magaalada Buuhoodle Kumaanka shacbka ayaa waxa gudaha garoonka kula hadlay Madaxwaynaha Maamulka khaatumo State , Maxamed Yuusuf Jaamca Indhasheel, Wasiirka arimaha gudaha maamulka Khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub, Cuqaal aad utirabadan sidoo kalana waxaa halkaasi ka hadlay qaybaha ka dulan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Buuhoodle. Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac ayaa siwayn ugu hanbalyeeyay dhamaan shacabka Deeganada Khaatumo State guusha wax ku oolka ah ee usoo hoyatay waxa uuna sheegay inay tahay maalin taariikhiya. Wasiirka arimaha gudaha maamulka khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub ayaa isana dhankii tilmaamay inuu dareenku maanta marayo meel aad usaraysa hanbalyo baahsana udiray dhamaan shacabka Khaatumo state. Caaqil hindi maxamed aadan oo isna halkaasi ka hadalay ayaa dhankiisa isna hanbalyo taas lamida udiray shacabka deeganada khaatumo state una hanbalyeeyay dawlada Soomaaliya sida geesinada ah ee ay uga qaadatay doorkeedii maadaama shacabka khaatumo state ay utaaganyihiin midaynta umada soomaaliyeed. Dabaal degan ayaa waxa uu qayb kayahay dabaaldegyo xoogan oo kasoconaya dhamaan deeganada khaatumo state lagu taageerayo go aankii dawlada KMG Soomaaliya ay ku aqoonsatay Maamulka Khaatumo State.
  3. Aaliyyah;799329 wrote: " frameborder="0" allowfullscreen> people of my hometown made me proud. what an amazing clip. guul reer laascaanod. Guul khaatumo State of Somalia. Shacabka Magaalada Laas Caanood Noolaada, Shacabka Khaatumo State Noolada Khaatumo Spring Revolution 2012 in full swing
  4. " frameborder="0" allowfullscreen> RealTaleex.com Daawo Video Soo Dhawayntii Iyo Damaashaadkii Shacabka Reer Khaatumo ee Aqoonsiga Maamulka Khatumo State Of somalia. Magaalada Buuhoodle, Khaatumo State of Somalia Kumanaan Kamida Shacabka ku dhaqan magaalada Buuhoodle ayaa hada isugu soo baxay garoonka wayn ee magaalada Buuhoodle waxaana halkaasi ka dhacay dabaal deg aan beryahan ka dhicin magaalada Buuhoodle Kumaanka shacbka ayaa waxa gudaha garoonka kula hadlay Madaxwaynaha Maamulka khaatumo State , Maxamed Yuusuf Jaamca Indhasheel, Wasiirka arimaha gudaha maamulka Khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub, Cuqaal aad utirabadan sidoo kalana waxaa halkaasi ka hadlay qaybaha ka dulan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Buuhoodle. Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac ayaa siwayn ugu hanbalyeeyay dhamaan shacabka Deeganada Khaatumo State guusha wax ku oolka ah ee usoo hoyatay waxa uuna sheegay inay tahay maalin taariikhiya. Wasiirka arimaha gudaha maamulka khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub ayaa isana dhankii tilmaamay inuu dareenku maanta marayo meel aad usaraysa hanbalyo baahsana udiray dhamaan shacabka Khaatumo state. Caaqil hindi maxamed aadan oo isna halkaasi ka hadalay ayaa dhankiisa isna hanbalyo taas lamida udiray shacabka deeganada khaatumo state una hanbalyeeyay dawlada Soomaaliya sida geesinada ah ee ay uga qaadatay doorkeedii maadaama shacabka khaatumo state ay utaaganyihiin midaynta umada soomaaliyeed. Dabaal degan ayaa waxa uu qayb kayahay dabaaldegyo xoogan oo kasoconaya dhamaan deeganada khaatumo state lagu taageerayo go aankii dawlada KMG Soomaaliya ay ku aqoonsatay Maamulka Khaatumo State.
  5. Aaliyyah;799329 wrote: " frameborder="0" allowfullscreen> people of my hometown made me proud. what an amazing clip. guul reer laascaanod. Guul khaatumo State of Somalia. Shacabka Magaalada Laas Caanood Noolaada, Shacabka Khaatumo State Noolada Khaatumo Spring Revolution 2012 in full swing
  6. Dawladda KMG ee Soomaaliya oo Maanta Kaga Dhawaaqday Caasimada Muqdisho In Ay Si Toos Ah u Aqoonsatay Khaatumo State of Somalia http://warqaad.com/2012/03/05/dawladda-kmg-soomaaliya-oo-maanta-kaga-dhawaaqday-magaalada-muqdisho-in-ay-si-toos-ah-u-aqoonsatay-khaatumo-state-of-somali/ http://radiokhaatumo.com/radio-khaatumo-state-wararka-duhurnimo/
  7. Dawladda KMG ee Soomaaliya oo Maanta Kaga Dhawaaqday Caasimada Muqdisho In Ay Si Toos Ah u Aqoonsatay Khaatumo State of Somalia http://warqaad.com/2012/03/05/dawladda-kmg-soomaaliya-oo-maanta-kaga-dhawaaqday-magaalada-muqdisho-in-ay-si-toos-ah-u-aqoonsatay-khaatumo-state-of-somali/ http://radiokhaatumo.com/radio-khaatumo-state-wararka-duhurnimo/
  8. War Culus: Dowlada Somalia oo Aqoonsatay Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia! Dowlada Somalia oo sibuuxda u aqoonsatay Khaatumo State of Somalia in ay tahay Maamul goboleed katirsan dowlada Federalka Somalia , maamul goboleedkaas oo kamid noqonaya Maamul goboleedyada kajira dalka Somalia Sida, Somaliland, Puntland iyo Galmudug. Xubnihi kasocday Maamulka Khaatumo State ee kusugnaa Magaalada Muqdisho ayaa noo xaqiijiyey in ay warqadii aqoonsiga Gacanta kuhaystaan , madaxweynaha somalia Mudane Shiikh SHariif Shiikh Axmed ayaa horay u aqoonsatay Maamulka Khaatumo State maantana waxa uu u saxiixay warqada Digreetada ah. Dawladda KMG ahi ee Soomaliyeed waxay balan qaadaysaa in deeqaha Aadanaha, Waxbarashada, Khayraadka dalka iyo siyaasadaba laga qaybgeliyo xaqna ay u leeyihiin reer Khaatumo State. Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamida Golaha sare ee Dhaqan deeganada Khaatumo State oo kawaramaya sida buuxda ee loo aqoonsaday Maamulka Khaatumo State. http://www.boocameonline.com/2012/03/05/war-degdeg-ah-dowlada-somalia-oo-aqoonsatay-khaatumo-state-of-somalia/
  9. War Culus: Dowlada Somalia oo Aqoonsatay Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia! Dowlada Somalia oo sibuuxda u aqoonsatay Khaatumo State of Somalia in ay tahay Maamul goboleed katirsan dowlada Federalka Somalia , maamul goboleedkaas oo kamid noqonaya Maamul goboleedyada kajira dalka Somalia Sida, Somaliland, Puntland iyo Galmudug. Xubnihi kasocday Maamulka Khaatumo State ee kusugnaa Magaalada Muqdisho ayaa noo xaqiijiyey in ay warqadii aqoonsiga Gacanta kuhaystaan , madaxweynaha somalia Mudane Shiikh SHariif Shiikh Axmed ayaa horay u aqoonsatay Maamulka Khaatumo State maantana waxa uu u saxiixay warqada Digreetada ah. Dawladda KMG ahi ee Soomaliyeed waxay balan qaadaysaa in deeqaha Aadanaha, Waxbarashada, Khayraadka dalka iyo siyaasadaba laga qaybgeliyo xaqna ay u leeyihiin reer Khaatumo State. Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamida Golaha sare ee Dhaqan deeganada Khaatumo State oo kawaramaya sida buuxda ee loo aqoonsaday Maamulka Khaatumo State. http://www.boocameonline.com/2012/03/05/war-degdeg-ah-dowlada-somalia-oo-aqoonsatay-khaatumo-state-of-somalia/
  10. Khaatumo Oo Maamul Goboleed Loo Aqoonsaday Iyo Dabaal deg Ka Socda Gobolada Khaatumo-(Video+Sawiro)- Lasanod Online. Monday, March 05, 2012 Muqdisho,(lasanod Onlione)- Madaxweynaha dawladda KMG ah ee Soomaaliya mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed, ayaa si rasmi saaka qalinka ugu duugay.. aqoonsiga maamulka Khaatumo State of soomaaliya inuu yahay mamaul goboleed kusoo biiray maamulada hore dawladda Federalka Somalia, kadib markuu buuxiyey dhamaan shuruudihii looga bahnaa. Warkaas farxada leh markuu soo baxay kadib waxaa Magaalooyinka Buhoodle, laascaanood, Boocame iyo Taleex ka bilaamay banaanbaxyo waaweyn oo lagu soo dhowaynaayo guusha usoo hoyatay shacabka deegaanadaa khaatumo. Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac( indho-sheel) oo ka mid ah golaha sare ee madaxtooyada ayaa magaalada Buhoodle kula hadlay dadka isugu soobaxay meel fagaare ah, waxaana uu u sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay guushaas weyn, isagoo hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka reer Khaatumo meel joogaanba aduunka. Wasiiro ka tirsan maamulka Khaatumo ayaa iyana halkaasi ka hadlay waxana dhamaantood sheegeen in maantaa aay tahay maaalin weyn oo mudnaanteeda iyo taariikhdeeda u leh shacabka Khaatumo iyo ummadda Soomaaliyeed ee midnimada Jecel. Guushan maanta usoo hoyatay shacabka Khaatumo ayaa ah mid ku timid taladii ka bilaabantay shirkii magaalada Taariikhiga ah ee Taleex, laguna yagleelay maamulka goboleedka Khaatumo.
  11. Garaadka Guud & Gudoomiyaha Golaha Sare ee Dhaqanka Khaatumo State Garaad Jaamac G. Cali "Khaatumo State Uma Baahnayn In Loo Aqoonsado Waxa Ay Yihiin" (Maqal)- http://lasanod.com/details.php?num=7060 Muqdisho,(lasanod Online)- Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah wafdiga khaatumo State of Somalia ee ku sugan magaalada Muqdisho.. ahna gudoomiyaha golaha sare ee dhaqanka Khaatumo, ayaa warbaahinta uga waramay go'aankii maanta Dawladda federaalka Somalia aqoonsiga buuxa ku siisay maamulka Khaatumo State. Garaad Jaamac ayaa Sheegay in aqoonsiga Khaatumo ku xidhnaa dadkiisa uuna hore u dhacay,maantana ay heshiis wada shaqan ah la galeen dawladda Federaalka Somaaliya.. Hoos ka dhegayo..
  12. Khaatumo Oo Maamul Goboleed Loo Aqoonsaday Iyo Dabaal deg Ka Socda Gobolada Khaatumo-(Video+Sawiro)- Lasanod Online. Monday, March 05, 2012 Muqdisho,(lasanod Onlione)- Madaxweynaha dawladda KMG ah ee Soomaaliya mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed, ayaa si rasmi saaka qalinka ugu duugay.. aqoonsiga maamulka Khaatumo State of soomaaliya inuu yahay mamaul goboleed kusoo biiray maamulada hore dawladda Federalka Somalia, kadib markuu buuxiyey dhamaan shuruudihii looga bahnaa. Warkaas farxada leh markuu soo baxay kadib waxaa Magaalooyinka Buhoodle, laascaanood, Boocame iyo Taleex ka bilaamay banaanbaxyo waaweyn oo lagu soo dhowaynaayo guusha usoo hoyatay shacabka deegaanadaa khaatumo. Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac( indho-sheel) oo ka mid ah golaha sare ee madaxtooyada ayaa magaalada Buhoodle kula hadlay dadka isugu soobaxay meel fagaare ah, waxaana uu u sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay guushaas weyn, isagoo hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka reer Khaatumo meel joogaanba aduunka. Wasiiro ka tirsan maamulka Khaatumo ayaa iyana halkaasi ka hadlay waxana dhamaantood sheegeen in maantaa aay tahay maaalin weyn oo mudnaanteeda iyo taariikhdeeda u leh shacabka Khaatumo iyo ummadda Soomaaliyeed ee midnimada Jecel. Guushan maanta usoo hoyatay shacabka Khaatumo ayaa ah mid ku timid taladii ka bilaabantay shirkii magaalada Taariikhiga ah ee Taleex, laguna yagleelay maamulka goboleedka Khaatumo.
  13. Garaadka Guud & Gudoomiyaha Golaha Sare ee Dhaqanka Khaatumo State Garaad Jaamac G. Cali "Khaatumo State Uma Baahnayn In Loo Aqoonsado Waxa Ay Yihiin" (Maqal)- http://lasanod.com/details.php?num=7060 Muqdisho,(lasanod Online)- Garaad Jaamac Garaad Cali oo kamid ah wafdiga khaatumo State of Somalia ee ku sugan magaalada Muqdisho.. ahna gudoomiyaha golaha sare ee dhaqanka Khaatumo, ayaa warbaahinta uga waramay go'aankii maanta Dawladda federaalka Somalia aqoonsiga buuxa ku siisay maamulka Khaatumo State. Garaad Jaamac ayaa Sheegay in aqoonsiga Khaatumo ku xidhnaa dadkiisa uuna hore u dhacay,maantana ay heshiis wada shaqan ah la galeen dawladda Federaalka Somaaliya.. Hoos ka dhegayo..
  14. " frameborder="0" allowfullscreen> Little Darwiish Little Darwiish: Cartoon Series for Khaatumo and Somali Kids.... getting to know their History. MY NAME LITTLE DARWIISH, I AM FROM SSC AND NOW I FOUND KSS, I AM HAPPY ! I CAN GO TO SCHOOL AND WORK FOR MY STATE.
  15. " frameborder="0" allowfullscreen> Awdal Nation TV: Hambalyadii Iyo Khudbadii Qiimaha Badneed ee Wasiirka Caafimaadka Awdal State uu Ka Jeediyey Xaflada Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia - Stockholm, Sweden
  16. " frameborder="0" allowfullscreen> Xaflada Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia - Stockholm, Sweden
  17. " frameborder="0" allowfullscreen> Xaflada Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia - Stockholm, Sweden
  18. Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia oo Soo Hooyay Guula Weyn Mudo Kooban Maxaa U Qabsoomay Khaatumo State?- Lasanod Online. Sunday, March 04, 2012 MAQAAL:- Waxaa u buuxsamay maamul goboleedka KHAATUMO STATE OF SOMALIA 1176 saacadood ama in ku dhow sagaal todobaad. Waxaase muran ka jiran in muas’uuliyiinta, golaha sare dhaqanka,cuqaasha,culumaa’u diinka, mujaahidiinta ku jira safka hore, dhalinyarada, ururada hooyooyinka , Qurba joota iyo gebi ahaanba bulshada reer KHAATUMO uga faiidaysteen si wada jir ah daqiiqad kasta oo kamid ah saacadhaas kooba horumarinta danahooda. Haday noqon lahayd xag dhaqaale, difaac, horumarin arimo bulsho, iyo siyaasedeed heer gobol iyo caalamiba. Waxaa socdaalo aan kala go’alahayn caalmaka isaga gooshay wefdi balaaran oo uu hogaaminayo aqoon yahan barafasoor Cali Khaliif Galaydh. Waxaa sidoo kale socdaalo iyo fulin wacyi gelini kwaday mudaadaas gaaban wufuud kala duwan uu oo ugu horeeyo wafidiga balaaran oo ee hogaaminyo madaxweyne Axmed Karaash oo isaga gooshayey deegamada SSC si ay ugala qayb qaataan shicibka dabaaldega curashada Khaatumo state. Intaa waxaa u dheeraa in ay degmo walba oo ay booqdaan ay darsayeen dhibaatooyinka haysta shicibka KHAATUMO STATE isla markaan kala hadalyey cuqaasha iyo ururada bulshada adkaynta iyo sugista aminga deegamadooda. Dhanka kale Waftiga uu hogaaminayey barafasoor Gallaydh oo socdaalkiisa ka bilaabay wandanka aanu jaarka nahay ee Itoobiya ayaamo kadib ku dhawaaqistii Maamul goboleedka KHAATUMO STATE OF SOMALIA ayaa waxay soo mareen wadamo ku yaala Africa, Europe iyo iskadaneefiyaanka. Wadamadaa ay booqeen Waxay wufuudu kulamo kaladuwan oo wax ku ool ah kula yeesheen mus’uuliyiin sare oo ka tirsan wadamdaas iyagoo uga waramayey marxalada siyaasadeed, arimaha bulsho iyo ganacsi ee deegamada KHAATUMO STATE(SSC). Sidoo kale waxay la kulmayeen qurba jooto reer KHAATUMO iyo dhamaan qurba joota somalinimda jecel, Waxaa marag ma doonto ah in ay ka soo hooyeen guulo balaadhan haday noqon lahayd sare u qaadida siyaasada Dawlad goboleeka KHAATUMO STATE OF SOMALIA oo ku salaysan diris wanaag, raadinta xal waara oo lagu soo af jaro mushkilada siyaasada ee Somaliya, uga waramida guud ahaan dhibaatooyinka Somaliya iyo gaar ahaan tan ugaarka ah bulshada reer KHAATUMO xag cafimaad,biyo, baad iyo wax barasho. Waxay qalinka kula duugeen heshiisyo xiriir ganacsi iyo kuwo samafalba hay’ado caalmka caan ka ah oo la filayo in ay dhowaan ka hawlgalaan deegamada KHAATUMO STATE OF SOMALIA. taasoo sare u qaadi doonta heerka nolosha bulshada reer SSC. Intaa waxaa dheer in socdaalada wufuudani ay u soo hooyeen aqoonsi KHAATUMO STATE OF SOMALIA heer caalami iyo heer dalkaba ah, taasoo naxadin iyo waran lama filaan ku noqotay Somalidiidka iyo cid walba oo ku haminasay in ay ku tagri fasho xuquuqda rabaanigi ah katashiga ayahooda ee ay leeyihiin shucuubta reer KHAATUMO. Isku soo duuboo waxaa run aan indhaha laga qarsan Karin ah inay mas’uliyiinta KHAATUMO STATE OF SOMALIA gaareen guulo wax ku ool ah oo lataaban karo mudadaa gaaban. Xuseen Cali Kawir
  19. DAAWO VIDEO: Kooxda Hido Dhawr Maansadii In-La Shiro Sharci Bay ahayd XASUUS, Shir Weynihii Taariikhiga ahaa Khaatumo 2 Shirkii Khaatumo2 ee Magaaladda Taleex wuxuu ahaa Mid Xasuus dheer ku reebay Dhamaanba Shacabka Reer SSC sidoo kale waxa uu noqday mid midho dhalay,inbadana ka duwanaa shirarkii hore ee Beelaha Daga Goboladda SSC iskugu Yimaadaan,Shirkaasi waxa uu Xasuus Dheer ku reebay Shacabka SSC,hadaba waxaa Shirkaasi intii uu socday Ka dhacay Qudbado,Gabayo,Heeso iyo Hadalo Xasuus badan ku reebay Ergooyinkii iyo Marti Sharaftii Shirka Joogta. Nala Daawada Gabay Kooxda Hido Dhawr Iyo In La Shiro Sharci Bay Hayd " frameborder="0" allowfullscreen>
  20. " frameborder="0" allowfullscreen> HEES CUSUB: Ama Garo Ama Ha Garan, Waa hees ee Fanaanada Qaranka Soomaaliya Saado Cali U qaaday Waxmagaradka/Horgalada Kasoo Jeeda Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia
  21. Abwaan Kasoo Jeeda Togdheer Hurre Walanwal “Shacabka Khaatumo/SSC Waligood Gumaysi Uma Talin, Dagaal Weligii Lagagama Guulaysan”Waraysi Xiisa Badan… http://www.realtaleex.com/2012/03/03/abwaan-hurre-walanwaldhulbahante-dagaal-weligii-lagagama-guulaysanwaraysi-xiisa-badan/ Waraysi xiisa badan oo uu warbaahinta siiyay abwaan Hurre Walanwal ayaa waxaa Uu kaga dadlay waxyaaba fara badan oo ay ka mid yihiin baaqyo Uu u kala diraayo dadweynaha reer Khaatumo iyo maamulka isku magacaabay Somaliland. Abwaan hurre waxaa uu u sheegay reer Khaatumo inaan cidina idinka guulhelayn oo aad cidkasta uga guulaysataan si sahlan isagoo maah maah usoo qaatay “nimaad fadhiga kaga adagtahay looma sara joogsado’ waxa uu abwaanku ku nuux nuuxsaday isga oo la hadlaaya reer Khaatumo dhulbahantow waxaad ***** kaga adagtihiin Hadal,dagaal iyo siyaasadba markaa warmaha galka ku cesha Oo nabada horaysiiya,waxa uu abwaanku yidhi isagoo lahadlaaya maamulka isku magacaabay Somaliland *********** weligii lama gumaysan xoogna lagumadayo ee kooxdan Axsaab bararku ku dhacayay dadka wada degan dhulka wixii layahayna wada ah kadaaya dabka aad gelinaysaan. Halkan ka daawo waraysiga Hurre walanwal. http://youtu.be/7qSyNaungwg" frameborder="0" allowfullscreen> Abwaan hurre walanwal ayaa ah abwaan da’weyn oo ka soo jeeda Gobolka Togdheer gaar ahaan waana abwaanka lagayaqaano dhamaan gobolada woqooyi waa abwaan dhuuxay taariikhda gobolada woqooyi wuxuuna u soo joogay wax yaabo badan waxaanu ka tiriyay sugaan badan oo dhaqanka iyo degaankaba ku saabsan,waxaa ka mid ah wax yaabaha aadka loogu xusuusto xiligii uu abwaanku ahaa dhalinyarada inuu ku guuldaraystay doonida gabdhaha ka soo jeeda deegaanka Khaatumo state sababna ay uga dhigeen inaanu xiligaas dhulbanaana haysan Geelna lahayn sidaa darteed aanay riyo uu xoola kalahaa gabadh u goynaynin. Halkan Ka daawo Hurre Iyo Cambaro " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen>