Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Banaan Baxyo Iyo Damaashaadyo Kor Loogu Qaadayo Aqoonsigii , Ansixinta Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia, Iyo Hishiis Taariikhiga ahaa ee Dowlada Somaaliya TFG Iyo Khaatumo State Buuhoodle: Dabaal Degyo Iyo Damaashaad Balaadhan oo Lagu Soo Dhawaaynayo Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khatumo State Of Somalia oo Ka Soconaya Buuhoodle Iyo Dhmaan Deeganada Khaatumo State Dabaal Dagyada Kor Loogu Qaadayo Waynaynta aamulka Khatumo Ayaa Kasoconaya Guud Ahaan Deegaamada Khatumo Waxaana Maanta Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta G/ Cayn Dabaal Dagyo Iyo Damaashaadyo Lagu waynaynayo Ku Dhawaaqista Maamulka Khatumo Taas Oo Ay Ka Qayb Qaadanayeen Dhamaan Bulsha Waynta Deegaamada Khatumo Iyo Qaar Kamida Madaxda Maamulka Khatumo Oo Uu Kamid Yahay Madax Wayne Maxamed Yuusuf Jaamac Indho Sheel Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Maamulka Khatumo Mudane Yaasiin Axmed Sulub Iyo Dhamaan Madaxda Maamulka Khatumo Daawo Sawiro Goor Dhawna Waxaad Daawan Doontaan Vedio Ku Saabsan Dabaal Daga Waashabakada Wararka Allcayn Somaliya By Najiib Cabdi Wali Cabdi Xiis Najiib Americo Buuhoodle Somaliya Madax Weyne KuXigeenka Khaatumo State IndhoSheel oo Khudbad Aaad u Qiimo Badan Ka Jeediyey Banaan Bixii Weynaa ee Magaalada Buuhoodle. March 5, 2012
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Libdhi Mayside Laas Caanood, Labo Maaha wadankeenu Liici Mayside Laas Caanood, Lixdankii Joog Libaax wuu Imaan Libta Qaatee Leegadii Baad Ku Lamaaneyd Laas Caanood, Looxa Dirirkiyo Loolankii Hore Waa Laguu Qirey Laf Dhabarka Dalka Iyo Qaranka Soomaaliya Ayaa Tahay Laas Caanood " frameborder="0" allowfullscreen> War Deg Deg Ah Maamulka KHatumo Oo La Aqoonsaday Loona Saxeexay Maamul Goboleed Iyo Dabaal Dagyo Ka Dhacaya Deegaamada Khatumo canlanka khaatumo stateWaxaa Goor Dhawayd Hoosta Uu Kasaxeexay Madax Waynaha Dawlada Kumeel Gaadhaka Ee Somaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed Warqadii Aqoon Siga Maamulka Khatumo Kaas Oo Goordhawayd Lagu Dhawaaqay In Uu Yahay Maamul Lamida Maamulada Puntiland Iyo Maamulada Somaliya Kajira Guud Ahaanba Waxaana Kadhacay Mudaha Deegaamada Khatumo Damaashaadyo Kor Loogu Qaadayo Aqoonsiga Maamulka Khatumo Stest Of Somaliya Dabaalfagyadaa Iyo Damaashaadyada Kor Loogu Qaadayo Ayaa Laga Dareemayaa Dhamaan Deegaamada Khatumo Stest Of Somaliya Waxaana Tan Iyo Intii Lagu Dhawaaqa Siwayn Looga Dareemayeey Dhamaan Deegamada Khatumo Kur U kac Lagu Waynaynayo Maamulka Cusub Ee Khatumo Stest Of Somaliya Goor Dhaw Waxaa DaawanDoontaan Qaarkamida Dawaashaadyada Lagu Waynaynayo Magaca Khatumo By Najiib Cabdi Wali Cabdi Xiis Najiib Americo Buuhoodle
-
Dabaaldegyo Kaqarxay – Taleex, Buuhoodle, Laascaanood, Kalabaydh, SaaxDheer, Dharkeyn, Xudun, Boocame, Widhwidh, Xalin, Tukaraq, Yagoori, Iyo Deegaano kale oo katirsan Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Markii maanta si rasmi ah dawlada KMG Soomaaliya ay ugu dhawaaqday inay si buuxda u aqoonsatay maamulka Khaatumo state ayaa waxaa kabilowday dhamaan deeganada Khaatumo State dabaal degyo lagu soo dhawaynayo Aqoonsiga maamulka khaatumo State Of Somalia Dabaaldegan ayaa hada si toosa uga soconaya Magaalooyinka Laascaanood , Buuhoodle Taleex, xudun, Widh widh , iyo dhamaan degmooyinka kale ee hoosyimaada maamulka Khaatumo state. Dadwaynaha Deeganada Khaatumo State ayaa si aada usoo dhawaynaya Aqoonsiga dawlada KMG Soomaliya ufidisay Maamulka Khaatumo State waxaana dadka oo shucuurtooda marayso meel sare ay ku dhawaaqayaan halku dhigyo ay ku maamuusayaan Maamulka Khaatumo State. Dabaaldega ka dhacay magaalada buuhoodle ayaa waxaa kaqayb galay madaxwayne Indha Sheel iyo dhamaan Xubnaha kale ee Maamulka Khaatumo state waxayna dadka shacabka ah kala qayb qaadanayeen dabaaldegaasi iyadoo halkaasina uu madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamc Indhasheel uu ka jeediyey qudbad aad uqiima Badan. Maamulada hareeraha ayaa waxaa soo wajahaysa Cabsi Xoogan oo ku aadan sida ay uga soo horjeedeen Jiritaan umada degta deegadanada Sool, Sanaag iyo cayn samaysatayna maamulka khaatumo State
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Daawo Dabaal Degyada Waa Weyn ee Maagaalada Laas Caanood " frameborder="0" allowfullscreen> Daawo Dabaal Degyada Waa Weyn ee Maagaalada Laas Caanood Breakin News: Dabaal Degyo Xoogan oo ka Qarxay Magaalada Laas Caanood Laguna Soo Dhawaynayo Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia [Live] Waxaa ka soconaya magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool debedbax aad ubalaadhan kaas oo lagu taageerayo Aqoosiga ay dawalada Federaalka KMG Soomaliya ay siisay Maamulka Khaatumo State. Dadwaynaha ku dhaqan magaalada laascaanood aya hada waxay socod dheerkumarayaa wadada laamiga ah ee dhexmarta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaaana dadku lulayaan calanka Jamhuuriyada soomaaliya sidoo kale waxay ku dhawaaqayaan halku dhigyo ay kamidyihiin “” Khaatumo Guuul – Soomaaliya Guul ” Dadawyanaha ayaa shucuurtooda aan lasoo koobi karin waxayna maqraati katahay sida dadka shacabka ah ee kasoo jeeda deeganada khaatumo State ay uga soo horjeedaan kala goynta dalka soomaaliya una jecelyihiin midnimada umada Soomaaliyeed. Dhanka kale jabhda SMN ayaa laga yaabaa inay xasuuq kula kacdo dadka shacabka ah ee sida nabadgelyada ah umuujinaya dareenkooda waxaana xusid mudan in dhawaan ay jabhadaasi dadka shacbka ah ugaysatay xasuuq baahsan. Deegaano kale oo katirsan maamulka khaatumo State ayaa lafilayaa in saacadaha soo socda uu kabilowdaan dabaal degyadan lagu taageerayo Maamulka Khaatumo State. Horufadhi News Online Bulshada Reer Laascaanood Oo U Dabaal Dagay Heshiiska Ay Wada Gaadheen Dowlada Federalka Somalia Iyo Maamulka Khaatumo State Laascaanood(Allssc): Bulshada tirada badan ee ku dhaqan gudaha magaalada Laascaanood ayaa banaanka ku muujiyay sida ay ugu faraxsan yihiin Heshiiska wada shaqayneed ee dhex martay Maamulkooda Khaatumo State iyo Dowlada Federalka ee uu Madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif Shiikh Axmed. Dabaaldagan oo si furan uga dhacay gudaha Laascaanood ayaa waxaan far u dhaqaajin Maleeshiyada SNM ee iyagu ku sugan gudaha magaalda Laascaanood. Shacabka Laascaanood oo dhinac iska dhigay Gabashada iyo Baqdinta ayaa si aan gabasho lahayn u xusan una wayneeyay Heshiiska halka ay si buuxda u taageereen Maamulkooda Khaatumo iyo Guulaha isdaba jooga ah ee rabi siiyay. Waxaa ay sidoo kale Bulshada Reer Laascaanood ugu baaqeen Maleeshiyada SNM inay ka baxaan deegaankooda si shuruud la’aan ah.
-
Guulaha Waa Weyn ee Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Soo Hooyay Ayaa Turjumad Cad u Ah in Maamulka Khaatumo State Of Somalia uu Hana Qaaday March 6, 2012 UK:-(RT)llah Mahad leh-guul iyo gobanimo-Munaasabad qiimo weyn leh farxadeeda leh guusheeda leh maqaamkeeda sare leh in Maamulka Khaatumo State Of Somalia loo aqoonsaday maamul ka mid ah habka ama hanaanka dowladda fadaraalka Somaaliyeed kadib markii wuu buuxiyeey shuruudihii looga baahnaa,arrintu aqoonsi ma aha ee waa cadeynta ama iclaaminta in Maamulkaas cusub buuxiyeey ka mid noqonshadda habka faderaalka Somaaliyeed. Dharaartaan Waxyeeladii Guushaas ahamaiyada weyn leh ayaa turjumad cad u ah in Maamulka Khaatumo State Of Somalia ka mid yahay tiirarka adag ee dowlada Somaaliyeed kuna taagan yahay midnimo dhab ah iyo qaranimada dalka hooyo diyaarna u yahay gudashada masuuliyada ka saaran jiritaanka iyo difaacida ciida hooyo oo eey horeba ugu hudheen kumayaal halyeey oo reer khaatumo ah,ansaxiintan ayaa keeneeysa in maamulka Khaatumo State xaq iyo xuquuqba ku leeyahay habka faderaalka(saami)sidoo kale iclaankaas ayaa xoojin u ah jiritaanka Maamulkaas,guushaas ayaa ku timmi dadaal,karti iyo masuuliyad eey muujiyeen Hogaanka Maamulka iyo Golaha Isimadda Khaatumo oo isku duuban kana duulaaya kalsoonidda iyo rabitaanka bulshadooda wana midhaha midnimada iyo wada jirka. Alla maanta ayaantaa Anigoo ah Ustaad-Xassan Carab kana mid ah Jaaliyada Khaatumo state of somalia ee carigan UK waxaan halkan hanbalyo weyn oo faraxadeeda leh uga soo gudbinaayaa Golaha Madaxtooyada Khaatumo State,Wasiirada,Golaha Dhaqanka,G9,Culimaa-udiinka, Waxgaradka,Ururada Haweenka,Dhalinyarada,Bahda Sugaanta,Ciidanka iyo guud ahaanba Bulsho-weynta Reer Khaatumo Gudaha iyo Debedaba-Allah Mahad leh guul taariikhi ah loona baahan yahay in si dhab loo dhaqan geliyo dhanka horumarka iyo adeegayadda bulshadda looga faa'iideeyo iyo maamulka guushaasu u noqoto taageero iyo talaabo horu-socodkooda leh oo dardar gelisa dadaalkooda iyo gudasahda masuuliyada weyn oo eey dadkooda iyo dhulkooda u qaadeen(Amaanadda).
-
Boocame : DabaalDegyo iyo Banaanbax Waa Weyn oo Lagu Taageerayo Aqoonsigii Iyo Hishiiskii Dhexmaray TFG Iyo Maamul Goboleedka Khaatumo State oo kadhacday Maagaalada Boocame (Sawiro) Banaan bax lagu taageerayo Khaatumo State oo kadhacay Magaalada boocame , Banaan baxas oo ay kasoo qayb galeen Dhanaam waxgaradka aqoonyahanada, dhalinyarada, haweenka iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.
-
Shacabka Iyo Xakuumada Awdal State oo Diraya Hambalyo Iyo Bogaadin Ku Socota Shacabka Iyo Xukuumada Khaatumo State of Somalia Guul Iyo Gobonimo, Hambalyo: Khaatumo State of Somalia oo si Rasmi ah ka mid noqotay Maamul Goboleedyada la Aqoonsan Yahay ee Hoos Yimaadda TFG ee Soomaaliya Marka hore hambalyo Shacabka iyo xukuumadda Khaatumo State of Somalia oo maanta soo hooyey guul taariikhi ah, guushaas oo iyaga iyo ummadda Soomaaliyeedba qiimo weyn ugu fadhida. Hambalyo ummadda Soomaaliyeed ee qaranimada, midnimada, iyo wax wada lahaanshaha oggol. Hambalyo madaxda Dawladda Federaalka ku Meel Gaadhka ah ee Soomaaliyeed iyo Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo gutay waajib dastuuri iyo masuuliyad qarameed taasoo iyana ay xusi doonto taariikhdu. Go’aanka madaxda dawladda Soomaaliyeed ee TFG ku aqoonsatay Maamul Goboleedka iyo dawladda Khaatumo State of Soomaaliya waa mid ay marka koowaad ugu hiiliyeen qaranimada ummadda Soomaaliyeed, marka xigtana ay ku qireen shacabka iyo deegaanka Khaatumo inay dhisteen maamul goboleed buuxiyey shuruudihii laga doonayey maamul goboleed ka mid noqonaya TFG-da, isla markaana lagu taageerayo dadaalka shacabka iyo xukuumadda Khaatumo ee qaranimo iyo midnimo jacayl. Guusha Maamul Goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya waxay kaloo guul u tahay Maamul Goboleedka mataanka ah ee Awdal State of Soomaaliya oo wada-shaqayn wanaagsan oo buuxda iyo iskaashi xoog lihi ay inaga dhexayso, iyadoo ay ka faa’iidaysan doonaan waaya-aragnimada Khaatumo State of Soomaalia oo dhakhso u dhammaystiri doonaan tallaabooyinka yare e ka dhiman. Haddaba waxaynu wax yar ka taaban doonnaa arrimaha isbeddelkani keenayo ama soo kordhinayo: - Shacabka iyo xukuumadda Khaatumo oo guranaya natiijadii midnimada iyo dadaalkooda ay ku gaadheen inay ka mid noqdaan maamul goboleedyada si rasmi ah uga mid ah TFG iyagoo noqonaya maamul goboleedkii saddexaad kuna biiraya Galmudug iyo Puntland - Maamul Goboleedka Khaatumo oo ka hor shirka Istanbul ee June 2012 qaybtiisa ka qaadan doona dhammaystirka hawlaha qabyada ka ah Road-Map-ka loogu gudbayo dawlad Soomaaliyeed oo ka baxda ku meel gaadhnimada - Khaatumo State oo ka qayb gasha shirka Istanbul ee June 2012 - Khaatumo State of Soomaaliya oo saamigeeda ka hesha TFG xuquuqda maamul goboleed, deeqaha caalamiga (soo maraya TFG ama toosba) ee horumarinta dhinac kasta, caafimaadka, waxbarasho, samafal, amni iwm. - Dhammaadka sheegashadii beenta iyo khayaaliga ku dhisnayd ee maamullada beelaha hareeraha - Shacabka Khaatumo iyo xukuumaddooda oo sii kun jibbaara waxqabadkooda iyagoo dhadhamiyey midhaha midnimada iyo isku tashiga iyo khasaaraha tafaraaruqa, kala daadsanaanta, iyo talo la’aanta - Midnimadii Soomaaliyeed oo xoogaysatay - Ummaddii Soomaaliyeed oo rajadeedii soo noolaatay - Cadawgii Ummadda Soomaaliyeed iyo Soomaalidiidka ku riyoonaya kala-goynta dalka oo dhabarka iyo adhaxdaba ka jabay - Waxaa la fasiray Qodobka Lixaad ee go’aamadii shirkii London ee February 23, 2012 ee ahaa “inay wada hadlaan Dawladda Soomaaliyeed ee TFG iyo Soomaaalidiidka la baxay Soomaaliland …” Qodobkaas oo ay Soomaalidiidku si khaldan oo badheedh ah u fasiri jireen ayaa iyadoo ay horeba u ogaayeen dadka inta caqliga u saaxiibka ah ama siyaasadda Soomaalida iyo ta caalamkaba la socda, ayaa ka mid noqoshada Khaatumo State of Soomaaliya ee TFG far waaweyn ugu sheegaysaa maamul beeleedka Isaaqu inay iyagoo beesha Isaaqa ahi la hadli doonaan TFG-da, tabashooyinkoodana ay Soomaali kala xaajoon doonaan. Waxaa la wada og-yahay in beesha Isaaqu ay tahay midda gunuunuc, qafal xumo, iyo tabashaba la daba taagan ummadda Soomaaliyeed ee doonaysa inay hore u tallaabsato, mustaqbal wanaagsan la dhiso, lana iska illaawo dudmo, basar xumo, dulmi, iyo qabiil si xun loo adeegsado (sida SNM) - Jabkii iyo guul-darradii kaga soo dhacday Soomaalidiidka shirkii London oo madaxdoodu ka war qabto ayaa khasabtay in danyartii Hargeysa ku ganacsan jirtey la burburiyo si indhaha shacabka loogu sameeyo mushkilad kale oo Siilaanyo lagaga jeediyo indhaha dadka marka uu ku soo laabanayo Hargeysa, taasoo lagu biiriyey beentii iyo borobagaandhihii lagu asqaysiiynayey bulshada ***** ee afduuban laguna majara-habaabinayey iyadoo si aan xishood lahayn loogu sheegayo in shirkii London ay guul ka gaadheen. Bulshadaas ***** ee afduuban waxaa hadda ay madaxdooda oo og in lama huraan caws jiilaal yahay (Somalia) ku wadaan irbado suuxin ah oo tallaabo tallaabo loogu mudayo si looga khafiifiyo naxdinta, muraara-dillaaca, iyo anfariirka iyo sidoo kale in la baajiyo kacdoon ay ku sameeyaan ragga sidaa ba’an u marin habaabiyey. Waxaan og-nahay in kacdoonkaasi bilaabmay isagoo uu is gubay nin dhallinyaro ah kuna gubay meheraddiisii yarayd uu ku lahaa suuqa magaalada Hargeysa. Shirka London wuxuu ka mid yahay guulaha ugu waaweyn ee Khaatumo iyo Awdal States of Somalia ay gaadheen mar haddii beeshii ***** ee tabashada badnayd lagu amray inay Soomaali la hadlaan ayna waddo kale u furnayn, Soomaalina ay is-dishay, beelo tahay, lagna doonayo inay heshiiso - Mar haddii waagii ku beryey, waxaa la dhawrayaa bal in beesha ***** ee soo duushay ay qaadato nabaddii loogu baaqay oo si nabad gelyo ah ugu noqoto deegaankeeda beeleed kana baxdo Khaatumo State of Somalia - Waxaa loo badinayaa in beesha Isaaqu aysan lahayn caqli ay ku miisaaanto kuna qiimayso arrimaha iyo xaaladaha taagan, sidaa-awgeedna ay sii wadi doonto is-miidaamintii iyo dagaalka ay iyadu ku burburayso ee ku wajahan Khaatumo State of Somalia. - Waxaa la gudboon in shacab-weynaha iyo dawladda Khaatumo State of Somalia ay u toogo hayaan iska difaaca weerarada iyo dagaalka gardarro ee joogtada noqday ee beesha ***** inagu hayso degdegna loo xoreeyo meelaha yar ee xuduudaha Khaatumo State of Somalia kaga sugan yihiin ambadka laga soo raray carro ***** - In la xoojiyo wada-shaqaynta TFG-da iyo ummadda Soomaaliyeed/beelaha Soomaaliyeed ee xalaasha ah - In la xoojiyo wada-shaqaynta beesha caalamka - In shacabka Khaatumo State of Somalia gudo iyo dibedba xoojiyaan taageerada maamulkooda Khaatumo State of Somalia - In xukuumadda Khaatumo State of Somalia kordhiso dadaalkeeda iyadoon ilaa hadda wax lagu dhalliilayo jirin in la bogaadiyo mooyee. Xukuumadda Khaatumo State of Soomaaliya waxa laga doonayaa in mudnaanta koowaad la siiyo ciidamada amniga oo fure u ah xoraynta iyo horumar kasta oo kale - Waa muddo yar laga soo bilaabo shirkii Horseed ee Nairobi ee October 2009 iyo Khaatumo State of Somalia oo jirtey wax ka yar laba bilood. Dadaalkaas aan muddadiisu badnayn iyo guulaha ilaa hadda la gaadhay oo aad u waaweyn waxay muujinayaan awoodda shacabka *********** marka la mideeyo dhinacna loo wada jeediyo, iyagoo iyaguna wax-is-taraya, deriskooda wax-taraya, ummadda soomaaliyeed iyo caalamkana wax-taraya. Hambalyo, Guul iyo Gobanimo
-
TFG Government & Khaatumo State of Somalia: COOPERATION AND PEACE ARE THE BEST BET On March 5, 2012, the Transitional Federal Government of Somalia has recognized Khaatumo State of Somalia as a full-fledged state and part and parcel of the of the federal government since it has fulfilled all the required conditions laid for federal states. This was a pleasing news for the people of Khaatumo state and their friends who stood beside them in their protracted struggle for statehood. The people of Khaatumo State of Somalia are totally committed to Somali unity and territorial integrity of Somalia. The people of Khaatumo state of Somalia are dedicated to this patriotic cause and shall never deviate from this course. This honorable stand has earned them praise and acclaim on the part of true compatriots and fellow Somali countrymen. The regime in Hargeisa is advised to re-connect with reality and withdraw its armed militia from all the territory that belongs to Khaatumo state as early as possible. That is the right thing to do. It is unwise to drag the two peoples to destructive internecine fighting. It must be understood that the people of Khaatumo state cannot be subjugated at gun point. The giant Darwiish is now awake, aware and alert. Since its inception and inauguration on January 12, 2012, Khaatumo state of Somalia took large strides and made significant progress. There has been a big shift in the awareness of the people. The people of the region are now united and holding together firmly, and their morale is high. But the situation still delicate since many parts of Khaatumo’s territory, including the capital city of Las Anod, remains under occupation by northern Somali tribesmen militia. Khaatumo state of Somalia is run by a pick out or a select team with firm resolve and broad vision. The team’s mission is to re-shape and re-build Khaatumo state from scratch. Khaatumo’s people and their ruling body are also ready and willing to play a big role in the redemption of Somalia. Khaatumo state is like a shining pole-star for Somalia.. Khaatumo state is ready to maintain a close bond and cooperation with its neighbors to the west and east. Khaatumo state is willing to patch up and mend relations with the neighbors on the basis of good neighborly relations, mutual respect and mutual assistance. But first and foremost, the neighbors must recognize the right of Khaatumo people to self-rule so that they could manage their own local affairs. The neighbors had better understand that cooperation is better than confrontation, and that peace is the best bet. The two regimes in Hargeisa and Growe must stop their deliberate and persistent sabotage and machinations against the nascent Khaatumo State of Somalia. You cannot succeed to undermine, wreck or ruin or try to bring Khaatumo state to a halt no matter how hard you try. This is because the people of Khaatumo state are vigilant and watchful. Mohamed Ali
-
KHAATUMO STATE OF SOMALIA GUUL IYO GOBANIMO. Allah Mahad leh-guul iyo gobanimo-Munaasabad qiimo weyn leh farxadeeda leh guusheeda leh maqaamkeeda sare leh in Maamulka Khaatumo State Of Somalia loo aqoonsaday maamul ka mid ah habka ama hanaanka dowladda fadaraalka Somaaliyeed kadib markii wuu buuxiyeey shuruudihii looga baahnaa,arrintu aqoonsi ma aha ee waa cadeynta ama iclaaminta in Maamulkaas cusub buuxiyeey ka mid noqonshadda habka faderaalka Somaaliyeed. sacabDharaartaan Waxyeeladii Guushaas ahamaiyada weyn leh ayaa turjumad cad u ah in Maamulka Khaatumo State Of Somalia ka mid yahay tiirarka adag ee dowlada Somaaliyeed kuna taagan yahay midnimo dhab ah iyo qaranimada dalka hooyo diyaarna u yahay gudashada masuuliyada ka saaran jiritaanka iyo difaacida ciida hooyo oo eey horeba ugu hudheen kumayaal halyeey oo reer khaatumo ah,ansaxiintan ayaa keeneeysa in maamulka Khaatumo State xaq iyo xuquuqba ku leeyahay habka faderaalka(saami)sidoo kale iclaankaas ayaa xoojin u ah jiritaanka Maamulkaas,guushaas ayaa ku timmi dadaal,karti iyo masuuliyad eey muujiyeen Hogaanka Maamulka iyo Golaha Isimadda Khaatumo oo isku duuban kana duulaaya kalsoonidda iyo rabitaanka bulshadooda wana midhaha midnimada iyo wada jirka. Alla maanta ayaantaa Anigoo ah Ustaad-Xassan Carab kana mid ah Jaaliyada Khaatumo state of somalia ee carigan UK waxaan halkan hanbalyo weyn oo faraxadeeda leh uga soo gudbinaayaa Golaha Madaxtooyada Khaatumo State,Wasiirada,Golaha Dhaqanka,G9,Culimaa-udiinka, Waxgaradka,Ururada Haweenka,Dhalinyarada,Bahda Sugaanta,Ciidanka iyo guud ahaanba Bulsho-weynta Reer Khaatumo Gudaha iyo Debedaba-Allah Mahad leh guul taariikhi ah loona baahan yahay in si dhab loo dhaqan geliyo dhanka horumarka iyo adeegayadda bulshadda looga faa’iideeyo iyo maamulka guushaasu u noqoto taageero iyo talaabo horu-socodkooda leh oo dardar gelisa dadaalkooda iyo gudasahda masuuliyada weyn oo eey dadkooda iyo dhulkooda u qaadeen(Amaanadda). -GUUL IYO GOBANIMO- -Qorre-Ustaad-Xassan C/Laahi Sh.Maxamed(Xassan Carab)-
-
Congratulations To All People of Khaatumo State of Somalia March 5 ..... Big Historic Day for All Khaatumo People And Somali Unionists Hambalyo Iyo Bogaadin Dhamaan Shacabka Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Hambalyo: Khaatumo State Of Somalia Oo Si Rasmi ah Ka Mid Noqotay Maamul Goboleedyada la Aqoonsan Yahay Ee Hoos Yimaadda TFG Ee Soomaaliya Marka hore hambalyo Shacabka iyo xukuumadda Khaatumo State of Somalia oo maanta soo hooyey guul taariikhi ah, guushaas oo iyaga iyo ummadda Soomaaliyeedba qiimo weyn ugu fadhida. Hambalyo ummadda Soomaaliyeed ee qaranimada, midnimada, iyo wax wada lahaanshaha oggol. Hambalyo madaxda Dawladda Federaalka ku Meel Gaadhka ah ee Soomaaliyeed iyo Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo gutay waajib dastuuri iyo masuuliyad qarameed taasoo iyana ay xusi doonto taariikhdu. Go’aanka madaxda dawladda Soomaaliyeed ee TFG ku aqoonsatay Maamul Goboleedka iyo dawladda Khaatumo State of Soomaaliya waa mid ay marka koowaad ugu hiiliyeen qaranimada ummadda Soomaaliyeed, marka xigtana ay ku qireen shacabka iyo deegaanka Khaatumo inay dhisteen maamul goboleed buuxiyey shuruudihii laga doonayey maamul goboleed ka mid noqonaya TFG-da, isla markaana lagu taageerayo dadaalka shacabka iyo xukuumadda Khaatumo ee qaranimo iyo midnimo jacayl. Guusha Maamul Goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya waxay kaloo guul u tahay Maamul Goboleedka mataanka ah ee Awdal State of Soomaaliya oo wada-shaqayn wanaagsan oo buuxda iyo iskaashi xoog lihi ay inaga dhexayso, iyadoo ay ka faa’iidaysan doonaan waaya-aragnimada Khaatumo State of Soomaalia oo dhakhso u dhammaystiri doonaan tallaabooyinka yare e ka dhiman. Haddaba waxaynu wax yar ka taaban doonnaa arrimaha isbeddelkani keenayo ama soo kordhinayo: - Shacabka iyo xukuumadda Khaatumo oo guranaya natiijadii midnimada iyo dadaalkooda ay ku gaadheen inay ka mid noqdaan maamul goboleedyada si rasmi ah uga mid ah TFG iyagoo noqonaya maamul goboleedkii saddexaad kuna biiraya Galmudug iyo Puntland - Maamul Goboleedka Khaatumo oo ka hor shirka Istanbul ee June 2012 qaybtiisa ka qaadan doona dhammaystirka hawlaha qabyada ka ah Road-Map-ka loogu gudbayo dawlad Soomaaliyeed oo ka baxda ku meel gaadhnimada - Khaatumo State oo ka qayb gasha shirka Istanbul ee June 2012 - Khaatumo State of Soomaaliya oo saamigeeda ka hesha TFG xuquuqda maamul goboleed, deeqaha caalamiga (soo maraya TFG ama toosba) ee horumarinta dhinac kasta, caafimaadka, waxbarasho, samafal, amni iwm. - Dhammaadka sheegashadii beenta iyo khayaaliga ku dhisnayd ee maamullada beelaha hareeraha - Shacabka Khaatumo iyo xukuumaddooda oo sii kun jibbaara waxqabadkooda iyagoo dhadhamiyey midhaha midnimada iyo isku tashiga iyo khasaaraha tafaraaruqa, kala daadsanaanta, iyo talo la’aanta - Midnimadii Soomaaliyeed oo xoogaysatay - Ummaddii Soomaaliyeed oo rajadeedii soo noolaatay - Cadawgii Ummadda Soomaaliyeed iyo Soomaalidiidka ku riyoonaya kala-goynta dalka oo dhabarka iyo adhaxdaba ka jabay - Waxaa la fasiray Qodobka Lixaad ee go’aamadii shirkii London ee February 23, 2012 ee ahaa “inay wada hadlaan Dawladda Soomaaliyeed ee TFG iyo Soomaaalidiidka la baxay Soomaaliland …” qodobkaas oo ay Soomaalidiidku si khaldan oo badheedh ah u fasiri jireen ayaa iyadoo ay horeba u ogaayeen dadka inta caqliga u saaxiibka ah ama siyaasadda Soomaalida iyo ta caalamkaba la socda, ayaa ka mid noqoshada Khaatumo State of Soomaaliya ee TFG far waaweyn ugu sheegaysaa maamul beeleedka Isaaqu inay iyagoo beesha Isaaqa ahi la hadli doonaan TFG-da, tabashooyinkoodana ay Soomaali kala xaajoon doonaan. Waxaa la wada og-yahay in beesha Isaaqu ay tahay midda gunuunuc, qafal xumo, iyo tabashaba la daba taagan ummadda Soomaaliyeed ee doonaysa inay hore u tallaabsato, mustaqbal wanaagsan la dhiso, lana iska illaawo dudmo, basar xumo, dulmi, iyo qabiil si xun loo adeegsado (sida SNM) - Jabkii iyo guul-darradii kaga soo dhacday Soomaalidiidka shirkii London oo madaxdoodu ka war qabto ayaa khasabtay in danyartii Hargeysa ku ganacsan jirtey la burburiyo si indhaha shacabka loogu sameeyo mushkilad kale oo Siilaanyo lagaga jeediyo indhaha dadka marka uu ku soo laabanayo Hargeysa, taasoo lagu biiriyey beentii iyo borobagaandhihii lagu asqaysiiynayey bulshada ***** ee afduuban laguna majara-habaabinayey iyadoo si aan xishood lahayn loogu sheegayo in shirkii London ay guul ka gaadheen. Bulshadaas ***** ee afduuban waxaa hadda ay madaxdooda oo og in lama huraan caws jiilaal yahay (Somalia) ku wadaan irbado suuxin ah oo tallaabo tallaabo loogu mudayo si looga khafiifiyo naxdinta, muraara-dillaaca, iyo anfariirka iyo sidoo kale in la baajiyo kacdoon ay ku sameeyaan ragga sidaa ba’an u marin habaabiyey. Waxaan og-nahay in kacdoonkaasi bilaabmay isagoo uu is gubay nin dhallinyaro ah kuna gubay meheraddiisii yarayd uu ku lahaa suuqa magaalada Hargeysa. Shirka London wuxuu ka mid yahay guulaha ugu waaweyn ee Khaatumo iyo Awdal States of Somalia ay gaadheen mar haddii beeshii ***** ee tabashada badnayd lagu amray inay Soomaali la hadlaan ayna waddo kale u furnayn, Soomaalina ay is-dishay, beelo tahay, lagna doonayo inay heshiiso - Mar haddii waagii ku beryey, waxaa la dhawrayaa bal in beesha ***** ee soo duushay ay qaadato nabaddii loogu baaqay oo si nabad gelyo ah ugu noqoto deegaankeeda beeleed kana baxdo Khaatumo State of Somalia - Waxaa loo badinayaa in beesha Isaaqu aysan lahayn caqli ay ku miisaaanto kuna qiimayso arrimaha iyo xaaladaha taagan, sidaa-awgeedna ay sii wadi doonto is-miidaamintii iyo dagaalka ay iyadu ku burburayso ee ku wajahan Khaatumo State of Somalia - Waxaa la gudboon in shacab-weynaha iyo dawladda Khaatumo State of Somalia ay u toogo hayaan iska difaaca weerarada iyo dagaalka gardarro ee joogtada noqday ee beesha ***** inagu hayso degdegna loo xoreeyo meelaha yar ee xuduudaha Khaatumo State of Somalia kaga sugan yihiin ambadka laga soo raray carro ***** - In la xoojiyo wada-shaqaynta TFG-da iyo ummadda Soomaaliyeed/beelaha Soomaaliyeed ee xalaasha ah - In la xoojiyo wada-shaqaynta beesha caalamka - In shacabka Khaatumo State of Somalia gudo iyo dibedba xoojiyaan taageerada maamulkooda Khaatumo State of Somalia - In xukuumadda Khaatumo State of Somalia kordhiso dadaalkeeda iyadoon ilaa hadda wax lagu dhalliilayo jirin in la bogaadiyo mooyee. Xukuumadda Khaatumo State of Soomaaliya waxa laga doonayaa in mudnaanta koowaad la siiyo ciidamada amniga oo fure u ah xoraynta iyo horumar kasta oo kale - Waa muddo yar laga soo bilaabo shirkii Horseed ee Nairobi ee October 2009 iyo Khaatumo State of Somalia oo jirtey wax ka yar laba bilood. Dadaalkaas aan muddadiisu badnayn iyo guulaha ilaa hadda la gaadhay oo aad u waaweyn waxay muujinayaan awoodda shacabka *********** marka la mideeyo dhinacna loo wada jeediyo, iyagoo iyaguna wax-is-taraya, deriskooda wax-taraya, ummadda soomaaliyeed iyo caalamkana wax-taraya Hambalyo, Guul, iyo Gobanimo
-
Hambalyo Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Hambalyadii Aqoonsigii Iyo Heshiiskii Taariikhiga Ahaa Ee Dhexmaray Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya TFG " frameborder="0" allowfullscreen> (Daawo Video + Sawiro)Jaaliyada MN Oo Hambalyo U Diraya Shacabka Iyo Maamulka Khaatumo State Kadib Markii Dowlada Federaalka O dhowaan Aqoonsi Maamul Goboleed Iyo Wadashaqayn Buuxda Siisay Khaatumo State Of Somalia (KSOS) Allssc(MN)Gudida Jaaliyada MN Ee isu xilqaamay taageerda maamul goboleedka Khaatumo State ayaa kulan ay isugu yimaadeen hambalyo ugu diray maamul gobolkeedka Khaatumo State iyo dowlada federaalka Soomaaliaya. Kadib shacabka kasoo jeeda bulshaweynta Khaatumo State (Sool Sanag iyo Cayn) ay shir balaadhan oo qaybaha bulshada oo dhami ay u dhmaayen ku yeesheen magaalada taariikhiga ah ee Taleex, si wada jira ugu dhisteen maamul metala danaha dadka iyo dadkooda uguna magac dareen Khaatumo State Of Somaliya. Maamulkaas oo si toos ah u hoostaga dowlada Federaalka Soomaaliya, una taagan midnimada iyo qaranimada umada Soomaaliyeed. Hambalyadan ayaa waxay ku aadaysaa kadib markii maamulgobolkeeda Khaatumo State iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya ay heshiis buuxa oo aqoonsi iyo wadashaqan ah ay ku yeesheen magaala madaxda umada Soomaliyeeed ee Muqdisho. Waxaana in dhoeyd halkaa ku sugnaa wefdi balaadhan oo ka kala socda golaha dhaqanka, golaha xukuumada Khaatumo State oo uu horkacayaan Garaadka Guud Ee Khaatumo State Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Madaxweyne Biindhe.
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Dhageyso: Shacabka Khaatumo oo Hambalya Diraya Iyo Dabaaldaga Dunida oo Dhan Ka Socda, Shacabka Khaatumo State of Somalia oo Aad u Faraxsan Shacuurtoodana Cirkaasee Marasaa Dowlada Federaalka Soomaaliya Iyo Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Oo Heshiis Saxiixday
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Wasiirkuxigaynka Amniga Ee Maamulka Khaatumo State Of Somaliya Oo Soo Gaadhay Nairobi Iyo Dabaaldag xoogan Oo Ka Socda Xaafada Islii Video Iyo Codkii Wasiirka . Waxaa soo gaadhay caasimada wadanka Kenya ee Nairobi wasiirku xigaynka amniga jaamac xasan khaliif waxaan so dhaweeyay jaaliyada khaatumo state of Somalia eek u dhaqan wadan ka kenta . Wasiirkuxigaynka ayaa soo dhawayn kadib waxaa loo galbiyay hotelka loogu tala galay kadib halkaas ayuu waxaa uu ku bixiyay waraysi ku wajahan xaalada guud ee deegaanada khaatumo state of Somalia isagoona u mahad ceshay dhamaan dadkii soo dhaweeyay wasiirka ayaa waxa kale uu soo dhaweyay sida wacan ee madaxweynaha dawlada Somalia uu u an saxiyay maamulka khaatumo state of Somalia. Sidoo kale waxaa xaafada islii ka socda dabaaldagyo waawayn oo loogu dabaal dagayo aqoonsiga maamulka khaatumo state of somaliya dabaal dagan ayaa socday tan iyo markii ay maqlayn dadka ka soo jeeda deegaanadaas iyo kuwa soomaaliyeed ee taageersan waxaa dawlada somaliya ay aqoonsatay maamulkii khaatumo state ayaa waxaad arkaysaa dadka wata calanka umada soomaaliyeed ee ay dhexdu kaga xardhantahay khaatumo state of Somali. nairobi kenya
-
Wargalin Jaaliyada Khaatumo State Ee Ku Dhaqan Wadanka Kenya :Xaflad wayn Oo Loogu Talagalay wafuuda khaatumo state sida Prof Cali Khaliif Iyo madaxdii kale Ee khaatumo Oo Muqdisho ka Imanayaan Hoolka shirarka Sir Ali Muslim Clup. Waxaa dhamaan jaaliyada khaatumo eek u dhaqan wadanka Kenya lagu war galinayaa maalinimada khamiista ah in ay magaalada Nairobi imanayaan waftidii khaatumo state of Somalia ee dhawaanba ku sugnaa caasimada soomaaliya ee muqdisho. Waxaana lagu wargalinayaa dhamaan shacbiga soomaaliyeed soodhawaynta madaxda soo socotaoo isugu jira madaxweyne biindhe garaado iyo siyaasiyiinta khaatumo in ay ku soo wajahan yihiin maalinimada khamiista ee soo socota . Sidoo kale waxaa loo qabanayaa xaflad wayn oo ay kula khulmayaan dhamaan umada soomaaliyeed iyo tan khaatumoba oo dhici doonta maalinimada axada ah ee taariikhdu tahay 11 bishan iyo hoolka shirarka ee sir ali muslim clup ee magaalada Nairobi ka soo qayb galkiinu waa muhiim . Isku diyaariya soo dhawaynta madaxda khaatumo iyo xaflada Axada Abdiwaahab Mohamed abdi Nairobi Kenya ______________________________________________________________________________ Ogeysiis:Jaaliyada Khaatumo Ee UK, Shir Iyo Xaflad Ka dhacaya London Jimcaha- Loogu Dabaaldegayo Khaatumo State of Somaaliya Guulaha Ay Gaadheen. Lasanod Online. Tuesday, March 06, 2012 Ogeysiis:- Waxaa la ogaysiinaya dhamaan Jaaliyada Khaatumo ee Ku nool Wadanka UK, inay kasoo qaybgalaan Shir iyo Xaflad.. loogu dabaaldegayo Khaatumo state of Soamaaliya Guulaha ay gaadheen. Taariikhda:- 09/03/2012 Maalinta:- Jimce Saacada :- 4pm ilaa 10 pm Hoolka:- Dominion community centre, 112 the green southall ub2 4bq Wixii Faahfaahin ah kala Xidhiidh: Adan- 07411507098 Ahmed Qani- 079 4911 2918.
-
Afhayeenka Haweenka Puntland Ruqiyo Maxamuud Guray oo Taageertayna Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Afhayeenka Jaaliyda Haweebka Puntland Maamo Ruqiyo Maxamud Gurey oo Shir Jaraa,id ku Qabatay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenaya ayaa Sheegtay in Ay Habeenka Puntland ee Magaalada Nairobi ku nool ay Taageersanyihiin Maamul Gobaleedka Khaatumo State oo Dhawaan Looga Dhawaaqay Deegaanka Taariikhiga ah ee Taleex. Ruqiyo Maxamud Guray oo la Hadlaysay Warbaahinta ayaa Sheegtay in ay Maamulka Somaliland Khalad ku Taaganyihiin aysana Xaq ahayn in ay Weerar Deegaano Dadkii lahaa u tashteen Waasida ay Hadalka u Dhigtaye. Haweenka Reer Puntland ee ku Dhaqan Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa Shirar Badan oo ay Qabteen waxa ay ku Dhawaaqeen inay Taageerayaan Walaalahooda Maakhir State. Sidoo kale waxay Sheegeen in Ay Baaq u Dirayaan Odayaasha, Aqoonyahanada, iyo Waxii Wax garad ah ee ku Nool Somalinad inay Ceshtaan Wiilasha Gardarada ku Dagaalamaya ee Weerarka ku Qaaday Gobalada Sool Sanaag iyo Cayn. Ruqiyo Maxamuud Guray oo Ka Hadashay Warfidiyeenada ayaa Sheegtay in ay ka Haween ahaan Ay Hiil iyo Hooba La Garab Taaganyihiin Walaalahooda Khaatumo State.
-
Waraysi: Afhayeenka Khaatumo State Cumar Jaamac Saleebaan- (Maqal)- http://www.lasanod.com/pics/File/201203051212150.omarjama2.mp3?codid=92 Lasanod Online. Monday, March 05, 2012 Taleex,(lasanod Online)- Warbaahinta lasanod Online ayaa warayasi khaasa la yeelatay Afhayeenka maamul goboleedka Khaatumo State of Somalia. Waraysigan ayuu afhayeenku ku xaqiijiyey kagana warbixiyey siduu u dhacay aqoonsigii dawladda federaalka saaka ee maamul goboleedka Khaatumo. Mudane Cumar Jaamac ayaa sheegay in banaanbaxyo damaashaad ahi ka socdaan dhamaan gobollada maamulka Khaatumo. Hoos ka dhegayo waraysigii oo dhan.
-
Madaxweyne Axmed Karaash Oo Soo Kormeeray Mashruuca Garoonka Diyaaradaha Sayid Mahamed Hassan International Airport, Taleex, Khaatumo State of Somalia -(Video+Sawiro Taleex,(lasanod Online)- Waxaa caasimada ku meel gaadhka ah ee khaatumo State of Somaliya ee Taleex, ka dhacday xaflad lagu daah furayay.. dhismaha Garoonka diyaaradaha Taleex ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan. xafladan oo isugu jirtay allabari iyo kormeer shaqada garoonku meesha ay marayso. Halkan Ka Daawo Video Waxaa halkaas ka hadlay maamulka khaatumo oo sheegay faaiiddo uu leeyahay garoonkan deegaanada Khaatumo iyo garoonka caalamiga ah ee caasimada Gcayn ee Buuhoodle oo dhamaantood aan si degdega aan waxa uga qaba doono dhismayaashooda. Waxaa halaas ka hadlay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ku dheeraaday ahmiyada uu leeyahay garoon laga dhiso deegaaka Taleex oo ah mid laga wad faaiidaysan doono maamul iyo shacabba. Waxa xafladaas soo afmeeray madax wayanaha Maamulka Khaatumo State Axmed karaash oo sheegay inan hada wixii laga bilaabo maanta deegaanadan ay yeelanayaan garoomo ay leeyihiin maamul ahaan, "waxa aan mahad ba laadhan u soo jeedinayaa aniga oo og doorka dad wayanaha khaatumo inaan laga daalin waxa kaqabashada horumarinata degaanada khaatumo" Ayuu yiri madaxweynahu, Dhismaha garookan ayaa kusoo beegamaya markii dhawaan si rasmiaya ay dowalada ku meelgaadhka ahi ay aqoonsi buuxa siisay maamulka Khaatumo State of somalia, oo kamid noqonaya maamulada soomaalida ee jiray sida Putland,Somaliland iyo Galmudug. Halkan Ka Daawo Sawiro Copyright © 2012 Lasanod.com
-
Madaxweyne Axmed Karaash Oo Soo Kormeeray Mashruuca Garoonka Diyaaradaha Sayid Mahamed Hassan International Airport, Taleex, Khaatumo State of Somalia -(Video+Sawiro Taleex,(lasanod Online)- Waxaa caasimada ku meel gaadhka ah ee khaatumo State of Somaliya ee Taleex, ka dhacday xaflad lagu daah furayay.. dhismaha Garoonka diyaaradaha Taleex ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan. xafladan oo isugu jirtay allabari iyo kormeer shaqada garoonku meesha ay marayso. Halkan Ka Daawo Video Waxaa halkaas ka hadlay maamulka khaatumo oo sheegay faaiiddo uu leeyahay garoonkan deegaanada Khaatumo iyo garoonka caalamiga ah ee caasimada Gcayn ee Buuhoodle oo dhamaantood aan si degdega aan waxa uga qaba doono dhismayaashooda. Waxaa halaas ka hadlay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ku dheeraaday ahmiyada uu leeyahay garoon laga dhiso deegaaka Taleex oo ah mid laga wad faaiidaysan doono maamul iyo shacabba. Waxa xafladaas soo afmeeray madax wayanaha Maamulka Khaatumo State Axmed karaash oo sheegay inan hada wixii laga bilaabo maanta deegaanadan ay yeelanayaan garoomo ay leeyihiin maamul ahaan, "waxa aan mahad ba laadhan u soo jeedinayaa aniga oo og doorka dad wayanaha khaatumo inaan laga daalin waxa kaqabashada horumarinata degaanada khaatumo" Ayuu yiri madaxweynahu, Dhismaha garookan ayaa kusoo beegamaya markii dhawaan si rasmiaya ay dowalada ku meelgaadhka ahi ay aqoonsi buuxa siisay maamulka Khaatumo State of somalia, oo kamid noqonaya maamulada soomaalida ee jiray sida Putland,Somaliland iyo Galmudug. Halkan Ka Daawo Sawiro Copyright © 2012 Lasanod.com
-
Gudiga Dhalinyarada Khaatumo Ee Kenya Oo La Kulmay Dr.Cali Khaliif-(Sawiro)- Lasanod Online. Tuesday, March 06, 2012 Nairobi,(lasanod Online)- Ururka dhalinyarada khaatumo state ee dalka kenya ayaa kulan balaadhan la qaatay.. Dr.Cali Khaliif Galaydh oo booqasho kujooga magaalada Nairobi ee caasimada dalka kenya. Gudoomiyaha Ururka dhalinyara ee dalka kenya ayaa wuxuu uga xog waramay Dr.Cali Khaliif qorshayaasha horumarinta ee ay higsanayaan dhalinyarada reer khaatumo ee dalka Kenya, iyadoo ay masuuliyiintani aad usoo dhaweeyeen isku duubnida dhalinyarada maamulka Khaatumo ee dalka Kenya. Dr.Cali Khaliif ayaa dhankiisa dhiiri gelin balaadhan usoo jeediyay dhalinyarada reer khaatumo ee dalka Kenya, isagoo sheegay in maanta dhalinyarada reer khaatumo aayahooda laga talinayo, loona baahanyahay inay isku duubnaadaan oo ay ku dadaalaan hirgalinta maamulka iyo nidaamka dawladooda. Dhanka kale intii uu kulankaasi socday ayaa waxaa si wada jira ay ugu hambalyeeyeen madaxweynaha DFKM mudane Shiikh shariif Shiikh Axmed, go'ankii aqoonsiga maamulka Khaatumo. Halkan Ka Daawo Sawiro Diini Cabdilaahi Maxamed
-
Banaanbax Weyn Lagu Taageerayo Aqoonsigii Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Oo Ka Dhacay Magaalada Xudun-(Video+Sawiro)- Lasanod Online. Tuesday, March 06, 2012 Xudun,(lasanod Online)- Waxaa maanta ka dhacay magaalada Xudun, bananabax balaadhan oo lagu taageerayo aqoonsiga ay siisay dawlada Somalia.. maamulka khaatumo state of Somalia. Daawo Video Bananabaxan ayaa waxa kasoo qaybgalay dhamaan dad waynaha ku nool deegaanda hoos yimaada magaalada xudun, waxa hal kaa lagu soo ban dhiagay ciyaaro dhaqameed iyo heeso wadaniya oo ay qaadayaan dadwayanaha Xudun. Deeganada ay ka dhaceen bananabaxyada ay kamid ahaayeen ee lagu taageerayay maamulka khaatumo Awrboogays, Sarmaanyo, Lafa wayne, Hohol.dhamaan waxa deegaanadan laga xusay aqoonsiga ay aqoonsatay dowlada soomaaliaya maamulka khaatumo state of somalia. Banaanbaxyadan lagu qabtay deegaanada Khaatumo ayaa maanta ka duwanaa banaanbaxyadii hore ee laqaban jiray, iyagoo maanta shacabka Khaatumo gaadhay guul iyo wax ka maqnaa mudo 21 sano ah. Halkan Ka Daawo Sawiro Copyright © 2012 Lasanod.com
-
Jaaliyadda Khaatumo Ee Nairobi Oo U Dabaal-degtay Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia -(Sawiro)- Lasanod Online. Monday, March 05, 2012 Nairobi,(lasanod Online)- Waxaa maanta ka dhacay magaalooyin badan oo ku yaal caalamka, damaashaadyo iyo dabaaldeg lagusoo dhoweeynayo.. Go'aankii Dawladda dhexe ee federaalku maanta ku aqoonsatay inay wada shaqeeyaan maamulka Khaatumo State. Goobaha ay dabaaldegyadu ka dhaceena waxaa kamid ahayd mgaalada Nairobi oo ku noolyihiin jaaliyad ballaadhan oo kasoo jeeda degaanka Khaatumo State.. Hoos ka daawo qaar kamid ah sawiradii debaaldega.. lasanod online waxanu dhowaan idiinka soo tebin doonaa dabaaldegan oo maqal iyo muqaal ah hadii Allah idmo- Halkan Ka Daawo Sawirada Diini Abdullahi Mahamed Lasanod Online,Nairobi Kenya Diini_xiddig@hotmail.com Copyright © 2012 Lasanod.com