Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
" frameborder="0" allowfullscreen> WaagacusubTV: Shacabka Magaalada Laas Caanood oo Banaanbax Balaadhan oo Ku Taageerayaan Maamulka Khaatumu State, Iyo Mahadnaq Shaikh Shariif Aqoonsiga iyo Soo Dhoweynta uu Fidiyey Khaatumo State Banaanbaxyo loogu dabaaldegaa guusha Khaatumo state of Somalia gaartay ayaa hareeyay guud ahaan degaanada Maamulkaas iyadoo dhinaca kalena Garaad JamaacGaraad ismaaciil uu Galmudug State ku amaanay taageerada ay la garab istaagtay Khaatumo.

All Khaatumo State haters insulting Saado Cali, because Saado supports her region Khaatumo, no other reason. Fanaanada Qaranka Soomaaliya Saado Cali Noolow, Allah haa kaa xijaabo sharka xaasidiinta neceb shacabka Khaatumo iyo Soomaalida nabada iyo midnimada jecel. Amiin
-
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka Hadlay Baaq ay Soo Saareen Isimada snm/Soomaaliland Laascaanood (RBC Radio) Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo kamida isimada ugu caansan deeganada Khaatumo State ayaa ka hadlay baaq ay soo saareen salaadiinta Somaliland baaqan oo ahaa gogol nabadeed ayaa ka biya diiday baaqaasi, isagaoona sheegay in ay san ogolayn wada hadal ay la galaan salaadiinta somaliland inta ay ciidamada somaliland ay ku sugan yihiin deegaanada khaatumo state. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil waxa uu aad ugu nuux nuux saday muhiimada ay leedahay nabada iyo daris wanaagu, isagoona ugu baaqay in maamulka Soomaaliland ay ka baxaan deegaanada Khaatumo State, Garaad ka oo ka hadlay goob munaasibada oo lagu soo dhawaynayo aqoonsiga uu helay maamulka Khaatumo State ayaa waxa uu salaan balaadhan udiray idil ahaan ba wax garadka ka qayb qaatay aqoonsiga maamulka khaatumo, isagoo ku amaanay madax weynaha dowlada federaalka ee dalka Soomaaliya sida kartida iyo awooda leh ee uu ku ogolaaday aqoonsiga maamulka khaatumo. sidoo kale garaadku waxa uu xusay in Garaad Saleebaan Garaad Maxamed kula soo xidhiidhay khadka tilifoonka in aysan bilaaban munaasibada lagu soo dhawaynayo Maamulka Khaatumo. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa ku qoto dheeraaday baaqa kasoo yeedhay Salaadiinta Soomaliland, isagoona sheegay in baaqaasi lays la ogol yahay balse marka hore Salaadiintu ay ciidamadooda kala baxaan guud ahaan deegaanada Khaatumo oo muddo 4 sanaa ay ku sugnaayeen, isla mar ahaana taana ay dhibaatooyin balaadhan ugaysteen dadka ku dhaqan deeganada sool,sanaag, iyo cayn. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa salaan balaadhan udiray Madaxweyne Sheikh Shariif Sheikh Axmed R/Wasaare C/Wali Gaas iyo Baarlamaanka Dowlada Kumeel Gaadhka ee Dalka Soomaaliya, sidoo kale Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa umahad celiyey Madaxweynaha Maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin iyo shacab weynaha Galmudug. Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa hambalyo udiray ugaaska beesha **** Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi, isagoona kusoo dhaweeyey Golaha Isimada Soomaaliyeed. Isku soo wada duuboo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa aad ugu mahad celiyey kasoo qayb galayaasha munaasibada aqoonsiga khaatumo lagu soo dhawaynayey, iyadoona ugu dambayntii ay munaasibadaasi ay kusoo dhamaatay guul iyo farxad. Weriye:- Abdirahman wadani
-
Shacabka Reer Laascaanood oo ka warbixiyey Xasuuqii Maleeshiyaadka SNM iyo maamulka Khaatumo State oo dhaleecaysay arintaas,{Dhagayso}. Wararka Caawa iyo Radiokhaatumo waxaa ka mid ah dawlad Goboleedka Khaatumo oo ka hadashay xasuuqii maanta loo gaystay shacabka Laascanood oo aan ka waraysanay xasuuqii galabta iyo qodobo kale oo xaasaasi ah. Halkan Ka Dhageyso, Shacabka Laas Caanood oo Ka Waramaya Xasuuqii Maleeshiyada SNM http://radiokhaatumo.com/radio-khaatumo-state-of-somalia-wararka-fiidnimo/
-
Wadani;800802 wrote: Just because i may have over estimated the proximity of oog to laascaanood doesnt mean i support the SL government position of laying claim to LA. In ur respones to me u keep referring to the positions of the government as if i hold them. My point in my exchanges with u was to make it clear that our clans share much of the disputed regions, thats all. And yes i agree that clear border demarcations are needed. You can support your snm/somaliland faction, as long as you don't support the war and the unwarranted attacks on SSC/Khaatumo/Maakhir towns by snm militia. The issue is not few disputed towns like Khalshaale and Ceergaabo, the root of the conflict is snm/SL claims imaginary demographics and fake colonial borders. The problem is snm/omaliland claims Buuhoodle, Laas Caanood, Widhwidh, Taleex, Yaqoori, Tukaraq, Boocame, Xudun, Lasqorey, Badhan, Dhahar, Hadaaftimo all of them exclusively owned by Daraawiish clan and Maakhir clan. our clans share much of North Somalia ( Awdal clan, SNM clan, SSC clan, Maakhir clan, and Puntland Clan).
-
Wadani;800791 wrote: the new region is called saraar i believe and its capital is caynabo, but if im not mistaken oog, which not that far from laascaanood, is still considered a part of sool. If ssc isnt claiming all of southern togdheer like u say, then there shouldnt be a problem there after the kalshaale thing is put to rest permanently. But that still leaves Sanaag, which is heavily inhabited by SNM clan. They live in Ceerigaabo, ceel afwayn, garadag and many others cities and villages in Sanaag. The problem is snm/SL claims imaginary demographics and fake colonial borders. Oog is very close to Caynabo, so Oog can join the new Caynabo region watever it called. According to Google, Oog is very far from Las Anod, Oog is 100 KM away from Las Anod. http://maps.google.ca/maps?hl=en&q=oog++laascaanood++km&bav=on.2,or.r_gc.r_pw.r_qf.,cf.osb&biw=1366&bih=577&um=1&ie=UTF-8&sa=N&tab=wl Hergaisa is very close to Ethiopian border. Does that mean Ethiopia can claim Hargeisa? snm/Somaliland admin can create new region for Ceel Afweyn and Garaadag like Caynaba/Oog. Ceergaabo has special status because it is shared town and also border town like Galkacyo and Kalshaale. snm/ Somaliland and SSC/ Khaatumo State of Somalia through dialogue and talks they can reach an agreement. If both parties are ready for compromise and co-existence, everything can resolved peacefully. As I said a Clear border demarcations will solve the current conflict between the secessionists [snm/Somaliland] Vs. Unionists [sSC/Khaatumo & Maakhir]
-
Darwiish Clan and Maakhir Clan live in Sool, Sanaag and Togdheer. According to snm/sl admin Caynabo and Oog are part of new region (I don't remember the name), and not anymore part of Old Sool region. And according to SSC Admin Qoriluud is not part of Cayn. Kalshaale is border town, and it will be resolved if both parties are ready for peace. A Clear border demarcations will solve the current conflict between snm/Somaliland Vs. SSC/Khaatumo & Maakhir.
-
U Mahad Naq ,Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed Iyo Hanbalyo Madaxda iyo Shacabka Khaatumo State. Ugu horeyn waxaan salaanta islaamka ku salamaya Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Salaanta kabacdi waxaan uga mahad celinaya si aan la soo koobi karin Hiilka Qaran ee uu gutey kuna dhiradey wajibadka sarna iyado weliba anu ognahey daremi karnana culeyska sarna. Ansixinta Maamul Gobaleedka KHaatumo State Of Somalia oo aan u dhashey kana so jeedo. Madaxweynaha waxan leyahey guuleeyso o magaca ha jiro Taariikhda baal dahaba ayad ka gashey madaxweyne xaqsoor ah oo umada somaliyeed u dhex dhexada inaad tahey ayana muqatey. Umada reer Khaatumo State waxey soo martey wakhti aad u adag sugeysey uun bal mar uun iney dowladooda somaliyed aan cidi u dhaxeyn mantana taas gacantan ku heyna. Aad iyo aad baanu kuugu mahad naqeyna kuuna tageersanahey. Madaxda,G10,Saladiinta,Cuqaasha iyo Shacabka Khaatumo State hanbalyo hanbalyo iyo salaan ban idiin leyahey dhamantin meel kasto aad aduunka joogtaanba. Ansixinta maamul Gobaledkena Khaatumo State maha guushii ugu horeyse uso hoyatey, Mid ka mihim san ba sohoyato ah ( Midnimadeena ) Tana waa Guul aad iyo aad u weyn o aynu ku guleysaney. Insha alaah guusha tan ku xigta wa Lascanood iyo dhulka inti kale inaga maqna, Guuul iyo Gobanimo waxqabad iyo midnimo aya ino balana dhamanten barbarkey ka baxda wa bakeyla galeen.. Wabilahi Towfiiq Maryan Heybe Yusuf.

Wadani;800761 wrote: Taleexi, u know full well the SNM clan also resides in sool. Where do u think the cities of caynabo and oog are located? And all of togdheer is inahbited by SNM clan too, not just the northern part. I support the wishes of the ssc people, but i dont appreciate when imaginary demographics and make belief borders are spouted all over the place. Your Somaliland admin claims imaginary demographics and fake colonial borders. SSC people didn't attack your snm region, Warlord Siilaanyo Dhiigyacab and his SNM Clan Militia attacked Buhoodle 9 times over the last year. War Criminal Siilaanyo killed innocent children, women, and men in Buuhoodle, Laas Caanood and Widhwidh. IF you support the wishes of the Unionist Khaatumo/SSC people, we support the wishes of your secessionist snm/somaliland people as well.
-
U Mahad Naq ,Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed Iyo Hanbalyo Madaxda iyo Shacabka Khaatumo State. Ugu horeyn waxaan salaanta islaamka ku salamaya Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Salaanta kabacdi waxaan uga mahad celinaya si aan la soo koobi karin Hiilka Qaran ee uu gutey kuna dhiradey wajibadka sarna iyado weliba anu ognahey daremi karnana culeyska sarna. Ansixinta Maamul Gobaleedka KHaatumo State Of Somalia oo aan u dhashey kana so jeedo. Madaxweynaha waxan leyahey guuleeyso o magaca ha jiro Taariikhda baal dahaba ayad ka gashey madaxweyne xaqsoor ah oo umada somaliyeed u dhex dhexada inaad tahey ayana muqatey. Umada reer Khaatumo State waxey soo martey wakhti aad u adag sugeysey uun bal mar uun iney dowladooda somaliyed aan cidi u dhaxeyn mantana taas gacantan ku heyna. Aad iyo aad baanu kuugu mahad naqeyna kuuna tageersanahey. Madaxda,G10,Saladiinta,Cuqaasha iyo Shacabka Khaatumo State hanbalyo hanbalyo iyo salaan ban idiin leyahey dhamantin meel kasto aad aduunka joogtaanba. Ansixinta maamul Gobaledkena Khaatumo State maha guushii ugu horeyse uso hoyatey, Mid ka mihim san ba sohoyato ah ( Midnimadeena ) Tana waa Guul aad iyo aad u weyn o aynu ku guleysaney. Insha alaah guusha tan ku xigta wa Lascanood iyo dhulka inti kale inaga maqna, Guuul iyo Gobanimo waxqabad iyo midnimo aya ino balana dhamanten barbarkey ka baxda wa bakeyla galeen.. Wabilahi Towfiiq Maryan Heybe Yusuf.
-
Madaxweyne Karaash oo Khudbad Ka Jeediyey Maalinta Haweenka Aduunka Oo Laga Xusay Degaanada Khaatumo State-(Video)- Waxaa maanta lagu qabtay deegaano kamid ah maamul goboleedka Khaatumo State, xaflado lagu xusayo maalinta Haweenka.. aduunka oo ku beegan maanta March ,8. Xafadahan lagu xusayo malinta haweenka ayaa ka dhacday maaglooyinka Buuhoodle, Taleex, Boocame iyo Xudun. Waxaa xafladahaas ka qabgalay madax ka socota maamulka Khaatumo State oo ka hadlay qiimaha ay hawenku ku leeyihiin bulshada dhexdeeda iyo sida ay muhiim u tahay in la xusuunaado. Hoos ka daawo xafladii ka dhacday magaalada Buhoodle.. " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen>
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Madaxweyne Karaash Oo Furay Xafiiska Ururka Haweenka Khaatumo Ee Taleex-(Video)- Lasanod Online. Thursday, March 08, 2012 Taleex,(lasanod Online)- Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo State, Mudane Axmed Climi Cismaan ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiiska.. ururka haweenka ee caasimada Taleex. Halkan Ka Daawo Video Munaasaabdan ayaa sidoo kale lagu xusay maalinta haweenka adduunka ee March,8. waxaa hadalo kasoo jeediyey wasiiro ka tirsan maamulka Khaatumo oo kala ah, Cumar Jaamac Salebaan iyo Cabdikariin Faarax Dhaaye oo labaduba ku dheeraatay muhimada ay leedahay Maalinta Haweenka Aduunka ee 8 Marso, iyo weliba doorka Haweenka deegaanada Khaatumo ay ku lahaayeen dhismaha Maamul Goboleedka Khaatumo. Intaasi kadib waxaa khudbad meelo badan taabanaysa kasoo jeediyey madaxweynaha Khaatumo State Axmed Karaash oo ka hadlay arrinta Laascaanood, hanblyana u diray haweenka Khaatumo, isagoo xusay kaalinta lama ilaawaanka ah ay had goor kaga jiraan horumarka Khaatumo State. Halkan Ka Daawo Khudbadii Madaxweynaha Copyright © 2012 Lasanod.com " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Lets Be Honoust We Both Know This Is Not About Somali Unity...
Liibaan replied to The Hermet's topic in Politics
Cambuulo iyo bun;800717 wrote: Honestly though Morgan supporting Khatumo aint something positive the guy is a war criminal killed thousands of somalis reer khaatumo ninkaaneeti inaa iska fogeesiin aa idin rooneed waa iga talo I don't think Khaatumo People will take your advice, since you are anti-Khaatumo. Also, Warlord Siilaanyo is War Criminal who killed thousands of innocent somalis. Marka hore reer Somaliland haa iska fogeeyaan Dhiigyacab Siilaanyo. -
Madaxweyne Shariif "Soo Dhoweynta Iyo Aqoonsiga Khaatumo State Of Somalia Waxaan u Arkeynay Howl Gacanta Soomaaliyeed Ku Jirta" Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa markii u horeysay ka hadlay aqoonsiga Dowladdiisa ay maamulka Khaatumo u aqoonsatay maamul goboleed kamid ah kuwa ka jira dalka. Shariif Sheikh Axmed oo khudbad ka jeedinayay xuska munaasabada maalinta Haweenka oo maanta lagu qabtay guriga Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu cadeynaayo Dowladiisa aysan burburinin maamulada dhismay oo ula jeeday Puntland iyo Somaliland. ‘’Waxaan rabaa in aan cadeeyo maamulada dhismay anaga midnimadooda iyo horumarkooda baan taageerayna ha noqdaan Somaliland ama Puntland,waxaan u haysanaa in ay tahay guul umadda Soomaaliyeed usoo hoyotay.Soomaalida mar walba ama xilli kasta la joogo kala tebasho baa timaada,Dowladda maadama ay tahay Dowladdi dhexe waxaa laga yaaba dad tabanaaya in ay u yimaadaan maxaa la gudboon marka Dowladda?,ma waxaa la gudboon in albaabada xirato mise waxaa la gudboon in albaabka furtocid wax tabanaysa dhageysato?,albaabka in la furo oo dadka lasoo dhoweeyo’’,ayuu yiri. Madaxweyne Shariif oo si toos ah usoo hadal qaaday aqoonsiga maamulka Khaatumo,wuxuuna sheegay in soo dhoweynta ay u sameyeen ay u arkayeen howl gacanta Soomaaliyeed ku jirta ujeedaduna ay tahay in la wada hadal siiyo,nabad lagu wada noolaado iyo habka maamulka laga wada heshiiyo. Waxaa uu meesha ka saaray in ujeedada tahay in la kala qaybiyo ama la burburiyo maamulada dhisan balse ujeedada tahay fursad lagu mideyn karo degaan kasta iyo Umadda Soomaaliyeed. ‘’Soo dhoweynta Khaatumo anagu waxaan u arkeynay howl gacanta Soomaaliyeed ku jirta ujeedaduna tahay in dad la wada hadashiyo,nabad lagu wada noolaado habka maamulka laga wada heshiisyo in ay fursadaas dowladda abuuri karto taasna ayaan kala hadalnay walaalaheena Khaatumo waana gaarsiinay labada gobol kale in Dowladda waxay ka shaqaynaysa in ay burburin ahayn laakin ay tahay nabadayn iyo midnimo’’ ‘’Laakin ujeedadu ma ahaan qaybin iyo burburin maamul dhisan,ujeedadu waxaa waaye in aan raadino fursada loo mideyn karo degaan kasta,fursada lagu mideyn karo Umadda Soomaaliyeed taas waxaan ula jeeda beriyahan waxaa Suuqa aad ugu jirtey Dowladdu waxay ka shaqaynaysa in ay burburiso Somaliland,Puntland arintaas waxba kama jiraan’’,ayuu sheegay. Dhinaca kale Madaxweyne Shariif ayaa sheegay in la samayn doono guddi ka shaqeeya wada hadal dhexmara Dowladda Federaalka iyo maamulka Somaliland ee doonaya in uu ka madax banaanado Soomaaliya inteeda kale. Wefdi kasocda maamulka Khaatumo ayaa mudooyinkaan joogay magaalada Muqdisho,waxaana ay ku guuleysteen in ay aqoonsi ka helaan Dowladda Federaalka. Maamulada Puntland iyo Somaliland oo hore uga soo horjeestay dhismaha maamulkaan ayaa weli ka hadlin arimahaan. Dalweyn.com

NASSIR;800512 wrote: Wrong saxib. Not Every Somali agrees with one clan aggrandizing on another territory at the expense of the native clan. What of "its stability"? Which region's stability is endangered and who is actually carrying out acts of tribal aggression? Are you arrogating ownership claims to the secessionists? Xaaji, Don't prevaricate on my question. Answer why the interim minister defend SL when he risks arrest visiting the place? Well said Brother Naasir,
-
DKMG oo Aqoonsatay Maamulka Khaatumo State of Somalia Gedoweb Online Wararka (News) Maamul goboleedka Khaatumo ayaa noqday kii ugu horeeyey oo noociisa oo kale ah oo si dhakhso ah aqoonsi u helo kadib markii dowladda KMG ay sheegtay in ay aqoonsi buuxa siisay. Sida laga soo xigtay wasiirka dastuurka iyo arrimaha federaalka TFG Maxamed Jimcaale dowladdu si rasmi ah ayey aqoonsi u siisay maamulka Khaatumo kadib markii madax ka tirsan maamulkaas ay magaalada Muqdisho kula shireen mas'uuliyiinta dowladda. Wasiirku wuxuu xaqiijiyey in madaxweyne Shariif Sheekh Axmed uu kamid yahay madaxda la kulmay ragga hoggaaminayo Khaatumo, la iskuna afgartay in la wada shaqeeyo. Madaxweynaha maamulkan Axmed Cilmi Cismaan ayaa isna u sheegay saxaafadda in uu jiro aqoonsigaas oo uu xusay in uu ku faraxsan yahay, muddana ay arrintaas u joogeen Muqdisho. Haddaba maamulka Khaatumo oo dhawaan looga dhawaaqay magaalada khadiimiga ee Taleex waxaa si ba'an uga soo horjeeda maamullada Puntland iyo Somaliland oo u arkayo mid iyaga lidi ku ah. DKMG waxay isku dhow yihiin Puntland waxaa marka aqoonsigan uu keeni karaa in uu kala fogeeyo, Somaliland oo iyaduna rajo laga qabay in ay la hadasho dowladda KMG way baajin kartaa taas sida la'leeyahay. Sida cad Khaatumo waxay ku muteysatay aqoonsigan iyadoo ka taliso dhul ballaaran, leh ciidan iyo qaab maamul u habeysan. C/llaahi Axmed Culusow Gedoweb, Muqdisho.