Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Lasanod Online. Saturday, March 10, 2012 Muqdisho,(lasanod Online)- Waxa maanta magaalada muqdisho ka dhacday xaflad balaadhan oo ay soo qabanqaabiyeen waftiga Khaatumo State.. ee dhawaanahan ku suganaa magaalo madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho. Xafladan ayaa waxa u jeedadeedu ahaa aqoonsiaga dowalada soomaaliya ay aqoonsatay la shaqaynta maamulka khaatumo in loo muujiyo taageero wayn. waxa xafladaas ka soo qayba galay dhamaan masuuliyiin kakala socota laamaha DFG oo ay kamid yihhin xildhibaano wasiiro iyo malaaq yada deegaanda soomaaliada ugu magaca wayn, xafladan ayaa ahayd tii ugu balaadhnayd ee ay ku qabtaan maamulka kkhaatumo muqdisho. Waxa madashaas ka hadlay masuuliyeen katirsan DFG,waxa ayna sheegeen ahmiyada ay leeyihiin deegaanda khaatumo iyo in dowalada soomaali ya ay aqoonsan tahay "maamul goboleedka khaatumo ayna buuxiyeen shuruudihii maamul ayaa ka mida haa hadaladii masuuliyiintii halakaas kahadashay. Madaxwayne sadexaad ee maamulaka khaatumo Mr Biindhe oo ka hadlay madasha aya sheegay inaan mamaul koodu cidna duulaan ku ahayn laakiin aan doonayno inaan soomaali wax lawadaagno taageer sanahayna dowlada fadaraalka ah oo ku dhisnaan doonta maamul goboleedyo," waxaaan u sheegaynaan caalamka iyo soomaalidaba inaan markasata doonayno is raaca iyo wada jirka umada soomaaliyeed meelkasata oo ay joogaan" ayuu yiri Biindhe. waxa iyana halkaas ka hadlay qaar kamida ururada haweenka ee ka shaqeeya magaalada muqdisho, waxa sidoo kale halakaas ka hadlay ururka qaranka haweenka soomaaliyeed oo ku dheeraaday muhiimada uu leeyahay maamulka khaatumo state Of somalia midnimada somallia.
  2. " frameborder="0" allowfullscreen> Ururka Haweenka Magaalada Laas Caanood Oo Ka Hadlay Xasuuqii Laascanood Lasanod Online. Saturday, January 01, 0000 Laascaanood,(lasanod Online)- kulan ay isugu yimaadeen ururka haweenka Daryeel ee ka jira Magaalada Laascaanood, ayaa waxaay kaga hadleen.. arimo dhowra iyo maalinata xuska haweenka aduunyada oo ku beegnayd 8da March. haweenkan oo soo bandhigay shucuurtooda iyo tacadiyada ka dhanka ah haweenka ku nool magaalada Laascaanood ee ay u geystaan maleeshiyada Somaliland. Waxay ku soo beegantay xafladani xili magalada Laascaanood ay ka dhacayeen hubka culculus ee loo adeegsado cadowga aan lala doonayn inay siinoolaadaan, xafladan ayaa waxaa hadheeyay murugo kana dhigtay mid aad looga naxo qasaaraha soo gaadhya shacabaka maatida ah ee aan hubaysnayn. Waxaa ka xaaraansan sharciyada caalamiga ah dadka aan hubays nayn inloo adeeg sado xabada nool, taasi waa mid soo dadajinaysa in lala xisaabtamo kuwa faraha kula jira dhiiga shacabaka magaalada Laascaanood iyo horgaladooda u adeega.
  3. " frameborder="0" allowfullscreen> Maleeshiyada SNM oo Dad Shacab Ah oo Waxba Galabsan Magaalada Laas Caanood Ku Xasuuday, Kuwa Kalana Ku Dhaawacday Laascaanood,(lasanod Online)- Waxaa dhowaan ka dhacay magaalada Laascaanood, iskahorimaadyo dhexmray shacabka magaalada iyo maleeshiyada. u adeegta maamulka Somaliland ee gobolka Sool. Kasoo ay ka dhasheen khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Waxaana rasaastii maleeshiyadaas ku geeriyooday lab nin oo shacabka magaalada ah, iyadoo in ku dhow boqol qofna loo dhaadhiciyey xabsiyada Mandheera iyo Burco. hoos ka daawo maqal iyo muuqaal.
  4. LAAS CAANOOD People Celebrating The Recognition of Khaatumo State by Federal Government of Somalia and Hon. Sheikh Shariif President of Somalia Waxaaa Ilaa xalay Maaalada Laascaanod ka Soconayey Banaan baxyo Balaadhan oo Lagu Soo dhawaynayo Aqoonsiga Khaatumo State ee dowlada Somalia iyo Diidmo Maamulka Somaliland la diidayo,Banaan baxan ayaa Bilaabmay Shalay Gelinkii danbe,waxa una Mar kale dib uga Bilaabmay Saaka Gelinkii hore,waxaa jira In ay Gudaha Magaalada Soo Galeen Ciidamo Somaliland ah kuwaasi oo rasaas arxan daro ah ku ridaya Shacabka. Ciidmada maamulka Somaliland ayaa hada ka wada Gudaha Magaalada laascaanood Xasuuq Ba’an oo lagula kacayo dadka shcabka ah ee ku dhaqan magaalada laascaanood,Dhaawacyo badan ayaa jira oo Soo gaadhay Dadka Shacabka ah sidoo kale askarta Maamulka Somaliland ayaa dhac ka wada Goobaha Ganacsi ee Degmada Laascaanood kuwaasi oo askarta Somaliland ay Gudaha U galayaan Bakhaarada ganacsi ee Magaalada Halkaasi oo Qaar kamid ah dadka gacnacsatada ah Qaarkood lagu Laayey. Maamulihii Dugsiga Sare ee Muuse Yuusuf Secondary School Mudane C.laahi Aflahaar ayaa kamid ah Dadka ku dhaawacmay Rasaasta Somaliland ku Gumaadayaan Shacabka laascaanood,sidoo kale Dhaawacyada Dadka ayaa qaarkod xaalkooda caafimaad laa dayrinayaa,iyado lageeyey Isbitaalada Kala duwan ee Laascaanod Wararka Kala Soco Realtaleex.com
  5. " frameborder="0" allowfullscreen> TALEEX People Celebrating The Recognition of Khaatumo State by Federal Government of Somalia and Hon. Sheikh Shariif President of Somalia March 6, 2012: Xafladii Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia - Caasimada Taariikhiga Taleex ee Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia
  6. http://youtu.be/aZwzGJR6IWw" frameborder="0" allowfullscreen> WIDHWIDH People Celebrating The Recognition of Khaatumo State by Federal Government of Somalia and Hon. Sheikh Shariif President of Somalia Shacabka Widhwidh oo si aan kala hadh lahayn ugu dabaal dagay Aqoonsiga Khaatumo State ( Sawiro Iyo Maqal Muuqaal) Widhwidh(Allssc): Waxaa kadhacay magaalada widh widh oo katirsan gobolka Cayn dabaal deg aad ubalaadhan oo aan horay uga dhicin halkaasi waxaana dhamaan shacabka ku dhaqan magaalada widh widh ay isugu soo baxeen Fagaarayaasha magaalada widh widh. Waxaana dadkan oo shucuurtooda aa u kacsanayd ay ku dhawaaqayeen Halku dhigyo ay kamidyi Khaatumo Guul sidoo kalana dhamaan dadkii ka hadlay madaashaasi ayaa siwayn ugu mahad celiyey Madaxda Dawlada Soomaaliya. Dhinaca kale waxaa intii munaasibadan socotay waxaa xilkii uu ka hayey Maamul ku sheega Somaliland iska casilay C/risaaq Mursal Jaamac Xoosh (Guray) oo ugu magacaabnaa Isuduwaha Wasaarad kusheega dibudejinta & dib udhiska Gobolka Cayn. waxa uuna masuulkani qayb kanoqonayaa dadka kadhiidhinaya Caqli xumada Jabhada Siilaanyo Jaahwareeriyey taas oo imika u muuqata mid gabalkeedu sii dhacayo. Dabaal degyadan ayaa ka dhacayey dhamaan deeganada Khaatumo State iyo daafaha caalamkaba.
  7. " frameborder="0" allowfullscreen> BOOCAME People Celebrating The Recognition of Khaatumo State by Federal Government of Somalia and Hon. Sheikh Shariif President of Somalia Banaanbax Lagu Taageerayo Khaatumo State Oo Ka Dhacay Boocame-(Video)- Boocae,(lasanod Online)- Banaanbax lagu taageerayo go'aankii Dawladda Somalia ku aqoonsatay maamulka khaatumo ayaa ka dhacay magaalada Boocame. Banaanbaxan oo ay soo agaasimeen qaybaha kala duwan ee ururada bulshada iyo kooxda awooda badan ee "Guuto Koowaad", waxayna halkaas kusoo ban dhigeen ciyaaro dhanka hidada iyo dhaqanka. Banaanbaxan waxa ka hadlay odayaasha iyo dhalinyarada Boocame, waxaana uu ahaa kii ugu balaadhnaa ee ee dhawaanahan ka dhaca deegaanada Khaatumo State, iyadoo shacabka deegaanadaas ay muujiyeen shucuurtooda sida ay ugu faraxsan yihiin go'aankii geesinimada lahaa ee madaxwaynaha Somaliya uu ku aqoonsaday maamulka khaatumo state of Somalia. Hoos ka daawo..
  8. " frameborder="0" allowfullscreen> XUDUN People Celebrating The Recognition of Khaatumo State by Federal Government of Somalia and Hon. Sheikh Shariif President of Somalia Magaalada Xudun: DabaalDegyo Iyo Banaan Bax Lagu Taageerayo Hishiiskii Wada Shaqaynta Dowlada Federalka Somalia Iyo Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Oo Ruxay Magaalada Xudun Laascaanood(Allssc): Waxaa maanta ka dhacay magaalada Xudun, bananabax balaadhan oo lagu taageerayo aqoonsiga ay siisay dawlada Somalia..maamulka khaatumo State of Somalia. Bananabaxan ayaa waxa kasoo qaybgalay dhamaan dad waynaha ku nool deegaanda hoos yimaada magaalada xudun, waxa hal kaa lagu soo ban dhiagay ciyaaro dhaqameed iyo heeso wadaniya oo ay qaadayaan dadwayanaha Xudun. Deeganada ay ka dhaceen bananabaxyada ay kamid ahaayeen ee lagu taageerayay maamulka khaatumo Awrboogays, Sarmaanyo, Lafa wayne, Hohol.dhamaan waxa deegaanadan laga xusay aqoonsiga ay aqoonsatay dowlada soomaaliaya maamulka khaatumo state of somalia. Banaanbaxyadan lagu qabtay deegaanada Khaatumo ayaa maanta ka duwanaa banaanbaxyadii hore ee laqaban jiray, iyagoo maanta shacabka Khaatumo gaadhay guul iyo wax ka maqnaa mudo 21 sano ah.
  9. " frameborder="0" allowfullscreen> Buuhoodle People Celebrating The Recognition of Khaatumo State by Federal Government of Somalia and Hon. Sheikh Shariif President of Somalia Banaan Baxyo Iyo Damaashaadyo Kor Loogu Qaadayo Aqoonsigii , Ansixinta Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia, Iyo Hishiis Taariikhiga ahaa ee Dowlada Somaaliya TFG Iyo Khaatumo State Buuhoodle: Dabaal Degyo Iyo Damaashaad Balaadhan oo Lagu Soo Dhawaaynayo Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khatumo State Of Somalia oo Ka Soconaya Buuhoodle Iyo Dhmaan Deeganada Khaatumo State Dabaal Dagyada Kor Loogu Qaadayo Waynaynta aamulka Khatumo Ayaa Kasoconaya Guud Ahaan Deegaamada Khatumo Waxaana Maanta Ka Dhacay Magaalada Buuhoodle Ee Xarunta G/ Cayn Dabaal Dagyo Iyo Damaashaadyo Lagu waynaynayo Ku Dhawaaqista Maamulka Khatumo Taas Oo Ay Ka Qayb Qaadanayeen Dhamaan Bulsha Waynta Deegaamada Khatumo Iyo Qaar Kamida Madaxda Maamulka Khatumo Oo Uu Kamid Yahay Madax Wayne Maxamed Yuusuf Jaamac Indho Sheel Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Ee Maamulka Khatumo Mudane Yaasiin Axmed Sulub Iyo Dhamaan Madaxda Maamulka Khatumo Daawo Sawiro Goor Dhawna Waxaad Daawan Doontaan Vedio Ku Saabsan Dabaal Daga Waashabakada Wararka Allcayn Somaliya By Najiib Cabdi Wali Cabdi Xiis Najiib Americo Buuhoodle Somaliya Madax Weyne KuXigeenka Khaatumo State IndhoSheel oo Khudbad Aaad u Qiimo Badan Ka Jeediyey Banaan Bixii Weynaa ee Magaalada Buuhoodle. March 5, 2012
  10. " frameborder="0" allowfullscreen> Laas Caanood People Celebrating The Recognition of Khaatumo State by Federal Government of Somalia and Hon. Sheikh Shariif President of Somalia " frameborder="0" allowfullscreen> Laas Caanood People Celebrating The Recognition of Khaatumo State by Federal Government of Somalia and Hon. Sheikh Shariif President of Somalia Buuhoodle People Celebrating The Recognition of Khaatumo State by Federal Government of Somalia and Hon. Sheikh Shariif President of Somalia Breakin News: Dabaal Degyo Xoogan oo ka Qarxay Magaalada Laas Caanood Laguna Soo Dhawaynayo Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia [Live] Waxaa ka soconaya magaalada laascaanood ee xarunta gobolka sool debedbax aad ubalaadhan kaas oo lagu taageerayo Aqoosiga ay dawalada Federaalka KMG Soomaliya ay siisay Maamulka Khaatumo State. Dadwaynaha ku dhaqan magaalada laascaanood aya hada waxay socod dheerkumarayaa wadada laamiga ah ee dhexmarta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxaaana dadku lulayaan calanka Jamhuuriyada soomaaliya sidoo kale waxay ku dhawaaqayaan halku dhigyo ay kamidyihiin “” Khaatumo Guuul – Soomaaliya Guul ” Dadawyanaha ayaa shucuurtooda aan lasoo koobi karin waxayna maqraati katahay sida dadka shacabka ah ee kasoo jeeda deeganada khaatumo State ay uga soo horjeedaan kala goynta dalka soomaaliya una jecelyihiin midnimada umada Soomaaliyeed. Dhanka kale jabhda SMN ayaa laga yaabaa inay xasuuq kula kacdo dadka shacabka ah ee sida nabadgelyada ah umuujinaya dareenkooda waxaana xusid mudan in dhawaan ay jabhadaasi dadka shacbka ah ugaysatay xasuuq baahsan. Deegaano kale oo katirsan maamulka khaatumo State ayaa lafilayaa in saacadaha soo socda uu kabilowdaan dabaal degyadan lagu taageerayo Maamulka Khaatumo State. Horufadhi News Online Bulshada Reer Laascaanood Oo U Dabaal Dagay Heshiiska Ay Wada Gaadheen Dowlada Federalka Somalia Iyo Maamulka Khaatumo State Laascaanood(Allssc): Bulshada tirada badan ee ku dhaqan gudaha magaalada Laascaanood ayaa banaanka ku muujiyay sida ay ugu faraxsan yihiin Heshiiska wada shaqayneed ee dhex martay Maamulkooda Khaatumo State iyo Dowlada Federalka ee uu Madaxweynaha ka yahay Sheekh Shariif Shiikh Axmed. Dabaaldagan oo si furan uga dhacay gudaha Laascaanood ayaa waxaan far u dhaqaajin Maleeshiyada SNM ee iyagu ku sugan gudaha magaalda Laascaanood. Shacabka Laascaanood oo dhinac iska dhigay Gabashada iyo Baqdinta ayaa si aan gabasho lahayn u xusan una wayneeyay Heshiiska halka ay si buuxda u taageereen Maamulkooda Khaatumo iyo Guulaha isdaba jooga ah ee rabi siiyay. Waxaa ay sidoo kale Bulshada Reer Laascaanood ugu baaqeen Maleeshiyada SNM inay ka baxaan deegaankooda si shuruud la’aan ah.
  11. " frameborder="0" allowfullscreen> Buuhoodle People Celebrating The Recognition of Khaatumo State by Federal Government of Somalia and Hon. Sheikh Shariif President of Somalia Kumanaan Kamida Shacabka ku dhaqan magaalada Buuhoodle ayaa hada isugu soo baxay garoonka wayn ee magaalada Buuhoodle waxaana halkaasi ka dhacay dabaal deg aan beryahan ka dhicin magaalada Buuhoodle Kumaanka shacbka ayaa waxa gudaha garoonka kula hadlay Madaxwaynaha Maamulka khaatumo State , Maxamed Yuusuf Jaamca Indhasheel, Wasiirka arimaha gudaha maamulka Khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub, Cuqaal aad utirabadan sidoo kalana waxaa halkaasi ka hadlay qaybaha ka dulan ee bulshada ku dhaqan Magaalada Buuhoodle. Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac ayaa siwayn ugu hanbalyeeyay dhamaan shacabka Deeganada Khaatumo State guusha wax ku oolka ah ee usoo hoyatay waxa uuna sheegay inay tahay maalin taariikhiya. Wasiirka arimaha gudaha maamulka khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub ayaa isana dhankii tilmaamay inuu dareenku maanta marayo meel aad usaraysa hanbalyo baahsana udiray dhamaan shacabka Khaatumo state. Caaqil hindi maxamed aadan oo isna halkaasi ka hadalay ayaa dhankiisa isna hanbalyo taas lamida udiray shacabka deeganada khaatumo state una hanbalyeeyay dawlada Soomaaliya sida geesinada ah ee ay uga qaadatay doorkeedii maadaama shacabka khaatumo state ay utaaganyihiin midaynta umada soomaaliyeed. Dabaal degan ayaa waxa uu qayb kayahay dabaaldegyo xoogan oo kasoconaya dhamaan deeganada khaatumo state lagu taageerayo go aankii dawlada KMG Soomaaliya ay ku aqoonsatay Maamulka Khaatumo State.
  12. Buuhoodle and All Khaatumo People Support Khaatumo State of Somalia
  13. Buuhoodle and All Khaatumo People Support Khaatumo State of Somalia Khaatumo Oo Maamul Goboleed Loo Aqoonsaday Iyo Dabaal deg Ka Socda Gobolada Khaatumo-(Video+Sawiro)- Lasanod Online. Monday, March 05, 2012 Muqdisho,(lasanod Onlione)- Madaxweynaha dawladda KMG ah ee Soomaaliya mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed, ayaa si rasmi saaka qalinka ugu duugay.. aqoonsiga maamulka Khaatumo State of soomaaliya inuu yahay mamaul goboleed kusoo biiray maamulada hore dawladda Federalka Somalia, kadib markuu buuxiyey dhamaan shuruudihii looga bahnaa. Warkaas farxada leh markuu soo baxay kadib waxaa Magaalooyinka Buhoodle, laascaanood, Boocame iyo Taleex ka bilaamay banaanbaxyo waaweyn oo lagu soo dhowaynaayo guusha usoo hoyatay shacabka deegaanadaa khaatumo. Mudane Maxamed Yuusuf Jaamac( indho-sheel) oo ka mid ah golaha sare ee madaxtooyada ayaa magaalada Buhoodle kula hadlay dadka isugu soobaxay meel fagaare ah, waxaana uu u sheegay inuu aad ugu faraxsanyahay guushaas weyn, isagoo hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka reer Khaatumo meel joogaanba aduunka. Wasiiro ka tirsan maamulka Khaatumo ayaa iyana halkaasi ka hadlay waxana dhamaantood sheegeen in maantaa aay tahay maaalin weyn oo mudnaanteeda iyo taariikhdeeda u leh shacabka Khaatumo iyo ummadda Soomaaliyeed ee midnimada Jecel. Guushan maanta usoo hoyatay shacabka Khaatumo ayaa ah mid ku timid taladii ka bilaabantay shirkii magaalada Taariikhiga ah ee Taleex, laguna yagleelay maamulka goboleedka Khaatumo.
  14. Warlord Faroole oo Ka Hor Yimid Aqoonsiga Maamul-Goboleedka Khaatumo State of Somalia http://warqaad.com/2012/03/11/madaxweyne-faroole-oo-ka-hor-yimid-aqoonsashad-khaatumo-state-sharuudna-ku-xiray-wadahadal-lala-galo-somaliland-dhagayso-hadal-culus/ 11.march.2012; Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland C.Raxmaaf Sh Maxamed Faroole ayaa kasoo horjeestay in la aqoonsado Maamulka Khaatumo State of Somalia. Xili uu xalay ka hadlayay Munaasabad looga hadlayay goorta la qabanayo Aftida Dastuurka ayaa Madaxweynaha Maamulka Puntland Waxaa uu sheegay in ay sharci daro tahay in Maamulo la isaga dhawaaqo. Faroole ayaa ku sheegay deegaanada la isku yiraahdo SSC in ay yihiin deegaano katirsan Puntland aysana jirin cid aqoonsan karta xitaa hadii sharciga la fiiriyo. Dhanka kale Madaxweyne Faroole ayaa soo hadal qaaday wadahadal lala galo Soomaaliland, waana uu soo dhaweeyay arintaas. Laakiin Faroole ayaa Sharuud adag ku xiray wadahadal lala yeesho Somaliland, Waxaana sharuudahaas kujira kamid ah in ay Somaliland isaga baxdo deegaanada uu ku sheegay in ay xoog ku haysato. Sidoo kale Waxaa uu ku xiray Sharuud ah in Puntland ay noqoto qadarinta Koobaad ee Maamul Goboleedyada Soomaalia, hadii la doono Somaliland ha noqoto kan labaad. Hadaladan ayaa kusoo aadaya xili Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaalia uu maamul ahaan u aqoonsaday deegaanada Khaatumo State, halka sidoo kale uu sheegay in ay gudi wadahadal lagala Somaliland magacaabi doonaan. Riix Halkan si aad udhagaysato Codka Faroole Warqaad.com Xulka Wararka Oo Dhan
  15. Warlord Faroole oo Ka Xanaaqay Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia http://Nugaalmedia.com Madaxweynaha Xanaaqa badan ee xiligan majaraha u haya Puntalnd oo ka qaybgalay munaasabad Dastuurka puntland lagaga hadlayo ayaa soo hadal qaaday heshiiska DFS iyo Maamulka labaxay Somaliland. Faroole waxa kale oo uu si cadho iyo hinaasiba ku jiro uga hadlay Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khaatumo State, waxana isaga oo si xaqiraadi ku jirto u hadlaya yidhi ” Macquul ma,aha in laba nin oo xaqooti ahi intay miis meel dhigtaan ay yiraahdaan Maamul baanu dhisaynaa ” waxana hadalka faroole ku soo beegmaya kadib markii DFS ay mar labaad ku dhawaaqeen in la saxay khilaafkii dhanka ictiraafka ee soo kala dhexgalay Masuuliyiinta federaalka. Weli lama hayo wax jawaab ah oo ka soo baxay Dhanka Masuuliyiinta Mamulka Khaatumo State waxase la filayaa in maalmaha soo socda ay soo bixi doonaan hadalo Jawaab u Noqda Sheegashada Faroole.
  16. Taleexi;802176 wrote: Ma'anshaa Allah ... dadkan maxaa lacagta loogu diraa iyagaaba inaka taajirsan .. tolow hablaha 100 geel ah ma laga bixiyaa? Masha Allah, waa runtaa Allab baa mahada iska leh, inuu Dhulkeena Khaatumo Iyo Somalia barwaaqo ka dhigay. Dhibaatada ka jirta dalkeena waa dagaalada Iyo horumar la'aanta.
  17. Qandalawi;802163 wrote: ^Liibaan Boowe ukaadi, I can tell you Faroole stands to defend your rights or the rights of all SSC than Ali Galaydh. We all love and respect Ali Khaliif but truth be said he's an opportunist that wants to use SSC or Khaatumo as a project to prolong his dying political life. No one is talking about Ali Khaliif or Xaglatoosiye. For some reason Warlord Faroole and his subclan supporters hate Dr. Cali Khaliif, Saado Cali Warsame, Xaglatoosiye, Colonel Cali Sabarey, Dr Cali Ciise Abdi , Dr. Abdi Kareem Jama and the 5000 Khaatumo delegates who met in Taleex. Warlord Faroole and Warlord Siilaanyo are both the enemy of Khaatumo people, they are two sides of the same coin. Faroole is NOT only opportunist, he is war criminal, he killed thousands of innocent Somalis in Galgala, Galkacyo, Goldogob, etc. Warlord Faroole and his subclan supporters like Qandalawi are selfish opportunists who don't care about Khaatumo people or any other somali people. They want to claim Khaatumoland, Maakhirland to get more share from Federal Government. They don't want to see Somali President/PM from Gedo region, Khaatumo region or Maakhir region. Warlord Faroole and his subclan supporters hate both Former PM Farmaajo and Former PM Cali Khaliif because they are NOT from the right subclan.
  18. Qandalawi;802039 wrote: That's not a bad suggestion. If his was about clan hegemony or a dislike for the secessionist he whould not have vehemently been against Khaatumo, instead he would have supported and armed to destabilize Somaliland. We know Warlord Faroole is strongly against Khaatumo people like Somaliland Secessionist Faction. Warlord Faroole is all about sub sub sub clan hegemony, he hates all other clans and subclans ( Khaatumo, Maakhir, Gedo, Western Somalia/onlf, etc) He was against PM Farmaajo, and now he supports PM Abdi wali.
  19. Madaxda Dowlada KMG Ah oo Isku Khilaafay Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia MadaxWeynaha Somalia Sh. Shariif Ayaa Taageersan Soo Dhoweynta Iyo Aqoonsiga Khaatumo State. R/Wasaare Abdiwali Iyo Wasiir Xuseen Ciise oo Kasoo Kale Jeeda Puntland Iyo Somaliland Ayaa Kasoo Horjeeda Aqoonsiga Khaatumo Qoraal ka soo baxay xafiiska R/wasaaraha ayaa lagu sheegay in Xafiiska R/Wasaaruku kasoo horjeedo aqoonsigii dhowaan uu sheegay madaxweyne Shiikh Shariif in dowladu ay aqoonsatay jiritaanka maamulka Khaatumo State. Sarkaal u hadlay xafiiska R/wasaaraha oo ay wareysatay idaacada Coda Maraykanka ayaa xaqiijiyey jiritaanka qoraalka aqoonsiga lagala noqday Khaatumo State. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Dr. Cali Nuur Xuseen oo la hadlay Idaacadda VOA-da u xaqiijiyay jiritaanka warqaddaasi,waxaana hadalkiisa uu kusoo koobay in arrimahaasi wax laga waydiiyo Wasiirka beeraha. Dhowaan ayaa Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxa uu aqoonsaday Mamulka Khaatumo iyadoo aan la ogayn sida ay ku dambeyn doonto maadaama ee Madax Weynahu Iyo R/Wasaarahu isku khilaafeen Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia
  20. Madaxda Dowlada KMG Ah oo Isku Khilaafay Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia MadaxWeynaha Somalia Sh. Shariif Ayaa Taageersan Soo Dhoweynta Iyo Aqoonsiga Khaatumo State. R/Wasaare Abdiwali Iyo Wasiir Xuseen Ciise oo Kasoo Kale Jeeda Puntland Iyo Somaliland Ayaa Kasoo Horjeeda Aqoonsiga Khaatumo Qoraal ka soo baxay xafiiska R/wasaaraha ayaa lagu sheegay in Xafiiska R/Wasaaruku kasoo horjeedo aqoonsigii dhowaan uu sheegay madaxweyne Shiikh Shariif in dowladu ay aqoonsatay jiritaanka maamulka Khaatumo State. Sarkaal u hadlay xafiiska R/wasaaraha oo ay wareysatay idaacada Coda Maraykanka ayaa xaqiijiyey jiritaanka qoraalka aqoonsiga lagala noqday Khaatumo State. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Dr. Cali Nuur Xuseen oo la hadlay Idaacadda VOA-da u xaqiijiyay jiritaanka warqaddaasi,waxaana hadalkiisa uu kusoo koobay in arrimahaasi wax laga waydiiyo Wasiirka beeraha. Dhowaan ayaa Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxa uu aqoonsaday Mamulka Khaatumo iyadoo aan la ogayn sida ay ku dambeyn doonto maadaama ee Madax Weynahu Iyo R/Wasaarahu isku khilaafeen Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia
  21. " frameborder="0" allowfullscreen> Madaxweyne Shariif "Soo Dhoweynta Iyo Aqoonsiga Khaatumo State Of Somalia Waxaan u Arkeynay Howl Gacanta Soomaaliyeed Ku Jirta"
  22. " frameborder="0" allowfullscreen> Madaxweyne Shariif "Soo Dhoweynta Iyo Aqoonsiga Khaatumo State Of Somalia Waxaan u Arkeynay Howl Gacanta Soomaaliyeed Ku Jirta"
  23. Maxaa Ka Jira Warqad Been Abuur Ah oo La Sheegay In Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo Kasoo Horjeedo MadaxWeynaha Soomaaliya Sh. Shariif Iyo Dowlada Federaalka Soomaaliya oo Aqoonsaday Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia ?… realTALEEX.COM Seattle:-(RT)maxay tahay macnaha warqadada ku soo baxaday bogaga shabakadaha ku hadla afka soomaaliga Oo sheegaysa in aqoosigii madaxweynuhu siiyay Khaatumo State taasoo isda sheegeen ka soo baxaday xafiiska ra’isul wasaraha ? Waxaynu wada ognahay in Khaatumo State ay tahay Maamul goboleed ay dhisteen dadka Reer SSCkaa soo lagaga dhawaaqay magaalada Xarunta u ah maamulkaas Ee Taleex,kadib markii ay i isugu wada yimaadeen dadweynaha dega gobolada Sool,Sanaag,cayn dhamaantood siyaasiyiintooda kuwa ugu miisaanka weyn,madax dhaqameedyada Oo dhan(13ka Isim)Culima’u diinka,ururada bulshada,ardayda,ururada haweenka iyo dhamaan dadweynaha Oo intay dhamaantood isugu wada yimaadeen Geed hoostii una saareen ergo tiradoodu ahayd 345Ergay kuwaasoo ku gorfeeyeen kuna gooyay taladooda inay ku dhistaan maamulkaa Khaatumo Oo dhamaantoodna ay u codeeyeen 100%. Kadib ku dhawaaqistii maamulkaas waxaa soo dhoweeyay dadweynaha Somaaliyeed guud ahaan ku waasoo u arkayay inay midnimada Soomaaliyeed marlabaad ka dhalatay Taleex,intaas kadib waxaa magaalada Muqdisho Oo ah xarunta dalka Soamliya u boqoolay laba wafti Oo ka kala socda labada Gole Ee Dhaqanka iyo madaxtooyada Oo ay kala hogaaminayaan Garaad jaamac garaad Cali iyo Madaxweyne ku xigeenka 3aad C/Nuur Cilmi Qaaje waxay u soo ban dhigeen maamulkooda iyo sida ay u buu xiyeen shuruudihii looga baahnaa waxaa gacmo furan ku soo dhoweeyay golayaasha dawlada ku meel gaadhka ah waxaana madaxweynaha DKMG Uu ku dhawaaqay ansixinta iyo aqoonsiga Maamulka Khaatumo state Of Somalia. Sida aynu ognahay dawlada KMG Oo uu madaxweynaha ka yahay Sh.shariif sh.axmed waxay ogolaatay Oo uu madaxweynuhu sheegay inay shuruudii buuxiyeen February25 2012 xafladii loogu qabtay magaalada London Ee wadanka Ingiriiska,waxaana madaxweynuhu si rasmi ah ugu saxiixay waraaqihii aqoonsiga maamulka Khaatumo State March 5th 2012 magaalada Muqdisho Ee xarunta wadanka Somaliya, sidoo kale madaxweynaha Oo shalay (March 8th 2012)ka qaybgalay xafladii maalinta haweenka aduunka khudbad uu ka jeediyay Halkan Ka Dhegayso Khudbadi Mad. Shariif.mar 3aad ku sheegay inay u aqoonsadeen maamulka Khaatumo dib u dhisida Somaliya balse aanay ahayn burburin cid kale isagoo ka jawaabaya hadalo ay isla dhexmarayeen ku wa Khaatuma diidka ah Ee ku dacwoonaya maamula kale ayaa la bur burinayaa. Hadaba warqadan ku soo baxday bogaga Internetka ayaa ah mid aan waxba ka jirin tasoo lagu macmilay magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya cadaynteeduna waxay tahay madaxweynaha wadanka ayaa shalay mar 3aad ku celiyay ogolaanshaha Khaatumo warqadanina waxaa kuxusan inay soo baxday March5th marka taas ayaa ka dhigaysa waxba kama jiraan. Isku soo wada duuboo maamulka Khaatumo State Of Somalia ayaa ah mid ay soomaaliyoo dhamo u riyaaqeen marka la ga reebo ku wa ay ugu yeedhaan Maamulada xididka ah kuwaasoo aana doonayn midnimada dalka iyo sinaanta umada iyo in looga gudbo horumar iyo wax wada qabsi xaalada ay ku shaqaystaan ee ah suuqa madow. ugu danbayntii waxaan qormadaan ku soo gaba gabeynayaa weerarada lagu hayo Khaatumo state iyo dadkeeda ma aha oo keliya warqadaan laakiin waxaa weeye mid baahsan Oo ay iska kaashanayaan labada maamul ee aan ko ku xusnay oo sida aynu ognahay ka geysanaaya Dil,Xadhig,Tacadiyo,cabudhin,iyo wax lamid ah waxay soomaalidu ku maah maahdaa NINKU DILAY HADH KUUMA JIIDO, marka nin intaas kuu geysanaya maxay ku tahay warqad uu sooqaraa. Hadaanu nahay bahweynta Realtaleex.com maamulka iyo shaqaalahaba waxaanu cambaarayn dusha uga tuuraynaa maamulka uu horjoogaha u yahay Dhaaburka Siilaanyo Oo kawada degaanada Khaatumo State Dil,Xadhig,jidh dil,Xansuuq iyo barakicin aan lookala aaba yeelayn gaar ahaan magaalada Laas caanood ee xarunta Gobolka Sool oo ay jabhadiisu ku dileen kuna xidh xidheen Arday,Haween iyo dad rayid ah Oo inta guryahooda laga soo aruuriyay baabuur loogu daabulay xabsiga madheera Oo ay buux dhaafiyeen. Realtaleex News Desk.
  24. MADAXWEYNE XURMADLE-SH.SHARIIF HALYEEY QARAN -QALINKII USTAADKA! Mahad oo dhan Allah ayeey sugnaatay-Nabadgelyo iyo Naxariis suubane Rasuulkeena(Muxamed CSW)korkiisa-Waqtiyada dhibaatada,silica iyo guud ahaanba xiliyada rafaadka la galo ayaa la kala ogaado geesiga,halyeeyga iyo qofka kartida leh oo wuu dhabar adeygi kara xaaladaha qalafsan kuna soo dabaala doonta safarka dheer gashay meel nabad ah iyo guri barwaaqo halka midka daciifka ahi midka liitaa dhexda ku hadho una dul-qaadan karin shidada iyo culeeyska rafaadka safarka dheer iyo moojadaha bad-weynta Halyeey-Geesi Xurmadle-Madaxweyne-SH.SHARIIF SH.AXMED muwaadin xalaal ah isu taagay u adeegida dadkiisa hooyo iyo dadkiisa Somaaliyeed waqtiga xun ku jira,gartay masuuliyada Diineed,qarameed iyo akhlaaqeed oo ka saaran Ciida,Calanka iyo bulsho-weyntaba,naftiisa qaaliga ah u hudhay danta guud iyo dib u soo nooleeynta qaranimadii jiritaankii iyo hanaan dawladnimo oo dhab ah,nasiib wanaaga ka gudbay caqabado iyo meelo halis ah oo kuwii ka horeeyeey fashilaad iyo waji gabaxna kala kulmeen-Allah mahad leh halyeey Sh.Shariif karti,dadnimo,dul-qaad,hogaamin iyo daacadnimo ayaa Allah hibo u siiyeey iyo mida ugu muhiimsan Muslin dhab ah waana sifooyin maanta laga helin somaalida intooda badan,Xiligii Maxaakiimta ayaan dareemay xilkasnimada Sh.Shariif iyo niyad samidiisa,hanbalyo guulaha iyo horumarka dhinacyada badan leh ee xiliga hagaaminta Sh.Shariif waana kuwo taariikhda somaaliyeed gelaaya. Waxaan la yaabay qoraalada naceeybka,af-lagaadada iyo cunsuruyada leh oo laga buuxiyeey mareegaha beesha Dhexe S/Land oo intoodaba badan asluubta qoraal iyo xurmada luqadeed ka maqan tahay kuna tilmaamaaya Madaxweyne sh.shariif waxyaabo aan munaasib aheyn iyo erayo laga xishoodo,laakiin wax kasta oo ku sheegaan ama ku tilmaamaan halyeey-Madaxweyne-Sh.Shariif madaxweyne qaran,geesi ma daale ah iyo halyeey taariikhda baal dahab ah ka gelaaya masuuliyadiisa iyo hanaanka iyo habka wax qabad ee hogaamiintiisuna sida qoraxda u muuqdaan hadii Allah idmo ku guuleeysan doona nabadeeynta iyo mideeynta qaranka Somaaliyeed bulshada inta leh damiirka iyo dareenka somaalinimo iyo qiirada wadaniyadeed weey ogyihiin maqaamka iyo xurmada wuu mudan yahay Madaxweynahoodu inta xanuunsana Allah ha caafiyo-aamiin, Xurmadle-Madaxweyne Sh.Shariif Halyeey iyo geesi gumeeysi iyo gun-nimo diideey kala maqnaan iyo kala qoqob somaaliyeed diideey ku taagan maqaamka iyo karaamada xoriyada midnimadda iyo dowladnimo cadaalad,sinaan,garsoor iyo hogaamin wanaagsan leh-Alloow Xafid-Aamiin. -ALLAH MAHAD LEH-