Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Taleexi;805927 wrote: What difference does it make? Khaatumo is already a just war with Somalilanders. This map kama duwana ka Siilaanyo dadka ka dhaadhiciyo. You are right, Somaliland Militia is already waging an all out war against Khaatumo People.
-
Somaliland oo Ku Xidhay Raxan Dhalinyaro Ah Magaalada Laas Caanood Waaheen.com [ Somaliland Website ] Laascaanood (Waaheen) – Ciidamada booliska Magaalo madaxda gobolka Sool ee Laascaanood ayaa shalay xabsiga u taxaabay raxan dhalinyaro reer Laascaanood ah.Ciidamada booliska Laascaanood ayaa xidhay dhalinyaradan oo doraad halkaasi kaga dhawaaqay urur dhalinyaro oo ay sheegeen inay ku midaysan yihiin dhalinyarada reer Laascaanood ee taabacsan maamul ku sheega Khaatumo ee dhawaan lagaga dhawaaqay degmada Taleex ee gobolkaasi.Dhalinyaradan la xidhay oo tiro ahaan inta ay yihiin aanay sugnayn ayaa maalin ka hor xadhigooda waxay xaflad ku qabsadeen gudaha Laascaanood isla-markaana waxay kaga dhawaaqeen urur magaciisu yahay (Khaatumo Youth Volentry Organization), iyagga oo waliba la sheegay in markii ay ururka ku dhawaaqeen qaar ka mid ahi calanka Soomaliya la dhex mareen gudaha Magaaladdaasi. Waalidiinta dhalinyaradan boolisku xidheen oo la sheegay in qaarkood saldhiga u tageen inay waan-waan ka galaan soo dayntooda ayaa la sheegay in ciidamada boolisku u diideen inay arkaan una sheegeen in dhalinyaradani ku kaceen fal dambiyeed qas ka abuuri kara Magaaladda lana siidaynayn Dhanka kale, ciidamada booliska ayaa la sheegay inay xidh-xidheen qaar ka mid ah dawaarlayaasha Magaaladda Laascaanood, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay ka shaqeystaan tolida calanka Soomaliya, kaasi oo dhalinyarada la xidhay iyo shakhsiyaadka doonaya inay rabshado halkaasi ka abuuraan ay ka toshaan calankaasi.
-
Laas Caanood oo Lagu Xidh Xidhay Dumar Iyo Caruur MidnimoSSC.com Ciidamada Booliska ee Magaalada Laascaanood ayaa Maanta Xabsia Dhigay Qaar kamid ah Dumarka iyo Dhalinta ku dhaqan Laascaanood,kadib markii ay Shalay ku dhawaaqay Urur Loogu Magac Daray Ururka Horumarinta Dhalinyaradda Khaatumo. Inta La Hubo Waxa jeelka la dhigay ku dhawaad 5 Kamid ah Dadki Ururkaas ku midoobay waalidiintood iyo Qaar kamid ah Dawaarlayaasha(HARQAANLE) Laascaanod kuwaasi oo lagu soo eedeyey inay Toleen Calanka Jamhuuriyadda Somalia,Kaasi oo Ay Waten Dhalintii Ku midowday Ururkanl, Daawo Xafladii Shalay.
-
Maleeshiyada Jabhada Somaliland oo Maanta Xabsiyada Ku Daabulay Odayaasha Magaalada Laascaanod! Odayaal tiradoodu gaadhayso todoba oday ayaa saaka loo taxaabay xabsiga magaalada Laascaanood. Xadhiga odayaashan ayaa la sheegay inuu ka danbeeyey Horgale Mahad Canbaashe oo weli la muraala dilaacsan gaadiidkii Tiknikada ahayd ee shalay ka goosatay Maleeshiyadiisa. Odayaashan waxaa lagu eedeeyey inay iyagu ka shaqeeyeen goosashada ciidamadaas shalay u galay maamulka Khaatumo, arrintan oo dhabar jab weyn ku noqotay maleeshiyada maamulka Somaliland iyo Horgaladooda. Waxaa hadda socda dadaal loogu jiro sidii odayaashan xabsiga looga soo dayn lahaa. Odayaasha saaka uu xidhay Hoosgale Mahad Canbaashe waxay magacayadoodu yihiin sidan: 1. Axmed Maxamuud Sanbalooshi (Sanyare) 2. Maxamed Axmed Awcali (Garbadheere) 3. Guray Faarax Jaamac Xiir 4.. Maxamed Kaariye 5. Dalab Shire Aw cilmi 6. Cabdirisaaq Yuusuf Dheere 7. Shiikh Cabdicasiis Indhocase Horufadhi News Desk
-
Odayaal Lagu Xidhay Magaalada Laas Caanood lasanod Online. Saturday, March 17, 2012 Laascaanood,(lasanod Online)- Odayaal tiradoodu gaadhayso todoba oday ayaa saaka loo taxaabay xabsiga magaalada Laascaanood. Xadhiga odayaashan ayaa la sheegay inuu ka danbeeyey Horgale Mahad Canbaashe oo weli la muraala dilaacsan gaadiidkii Tiknikada ahayd ee shalay ka goosatay Maleeshiyadiisa. Odayaashan waxaa lagu eedeeyey inay iyagu ka shaqeeyeen goosashada ciidamadaas shalay u galay maamulka Khaatumo, arrintan oo dhabar jab weyn ku noqotay maleeshiyada maamulka Somaliland iyo Horgaladooda. Waxaa hadda socda dadaal loogu jiro sidii odayaashan xabsiga looga soo dayn lahaa. Odayaasha saaka uu xidhay Mahad Canbaashe waxay magacayadoodu yihiin sidan: 1. Axmed Maxamuud Sanbalooshi (Sanyare) 2. Maxamed Axmed Awcali (Garbadheere) 3. Guray Faarax Jaamac Xiir 4.. Maxamed Kaariye 5. Dalab Shire Aw cilmi 6. Cabdirisaaq Yuusuf Dheere 7. Shiikh Cabdicasiis Indhocase Kala socda Lasanod Online wixii war ee kasoo kordha xadhiga odayaasha.. Copyright © 2012 Lasanod.com
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Odayashan Lagu Xidhay Laas Caanood oo Kamid ahaa Odayaasha Sida Aadka Ah Uga Soo Horjeeday Joogitanka Maleeshiyada Somaliland ee Gobolada SSC/Khaatumo State. Daawo Video Kulan Ay Qabteen Odayaashu, Ka Hor Intii Aan La XidhXidhin Odayaasha Laascaanood lagu Xidhay ayaa qaarkood yihiin kuwo si aad ah uga soo horjeeday Joogitaanka Ciidamadda Maamulka Somaliland,waxa ayna Sanadkii Hore kulan ku yeesheen Gudaha laascaanood,kulankaas oo ujeedkiisu ahaa in Odayaasha Dhaqanka ee Goboladda SSC aanay Raali ka ahayn Joogitaanka Ciidmada Somaliland ee Gudaha Goboladda SSC. Odayaal Dhaqameed Reer Khaatumo Ah oo Lagu XidhXidhay Magaalada Laas Caanood Laascaanood (RBC Radio) Ciidamada bilayska ee magaalada Laascaanood ayaa saaka jeelka u taxaabay illaa toddoba oday dhaqameed oo ka mid ah odayaasha Gobolka Sool. Wararka ayaa sheegaya in saaka waaberigii ciidamada Somaliland ee ku sugan Laascaanood ay guryahooda ka qabteen odayaasha xilli aysan fileyn kadibna loo taxaabay saldhiga magaalada Laascaanood. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in arinta loo xidhxidhay odaal dhaqameed kani tahay in ay wax ka abaabuleen goosashadii gadiidka iyo hubka ka goostay maamulka Somaliland kuwaasoo maalintii shalay gaarey degmada Boocame, iyadoona si gaara loogu eeday nayo inuu ka dambeeyey xadhiga odayaashani taliyihii hogaaminbayey ciidamadii goostay oo la yiraahdo Mahad Cambaashe oo isagu deegaan ahaan kasoo jeeda gobolka sool. Magacyada Odaayasha La Xidhay:- 1. Axmed Maxamuud Sanbalooshe (Sanyare) 2. Maxamed Axmed Aw Cali (Garba Dheere) 3. Guray Faarax Jaamac (Xiir) 4. Dalab Shire Aw Cilmi 5. Maxamed Kaariye 6. Cabdirisaaq Yuusuf Dheere 7. Sheikh Cabdicasiis Indhacase Dad ku sugan Laascaanood ayaa Raxanreeb u sheegay in ay socdaan dadaalo lagu doonayo in odaayashan la xidhay lagu siidaayo walow saraakiisha Somaliland aysan taasi xaqiijin. Dhanka kale warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in odayaasha loo qaadi doonpoxabsig Mandheera eeu dhow Hargeysa halkaasoo lagu xiri doono. C/raxmaan Wadani RBC Radio, Gobolka Sool
-
Audio:Suldaanka Beesha Somaliland "Talada Beesha Khatumo State Waan Taageersanahay Waana Ku Hambalyeyn" Suldaanka beesha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey Allssc kaga hadlay arimo badan waxana uu Suldaanku waxa uu fal xool xun ku tilmaamay Xadhiga Boqor Buurmadaw isla markaasna uu sheegay in Siilaanyo uu wado la dagaalan madax dhaqameedka beesha Somaliland ah Suldaanku waxa uu soo dhaweeyey Go’aanka Beesha SSC/Khaatumo State ay ku dhisatay maamulka Khaatumo oo uu ugu hambalyey Sidoo kale waxa uu Suldaanku ka hadlay in Ciidamadda snm/Somaliland ee jooga Gobaladda SSC aysan jirin sabab ah u joogaan ayna tahay in laga saaro balse Horjooge Siilaanyo uu diidan yahay Nabadana Caqabad ku yahay isla markaasna aysan Madax dhaqameedyadu awood u lahayn Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa uu ku tilmaamay niman iska hadlay Madax dhaqameedyo dhawaan Baaq nabadeed Hargaysa ka soo saaray waxana uu sheegay in aysan talo ka go’in oo aysan jirin wax ay ka wataan Horjooge Siilaanyo. Halkan Ka Dhageyso: http://allssc.com/2012/03/17/suldaan-maxamed-suldaan-cabdiqadir-qaybtii-kowaad/ http://allssc.com/2012/03/17/suldaan-maxamed-suldaan-cabdiqadir-qaybtii-2aad/
-
Wadani;805687 wrote: ^i know that, but unless they hold me, my clan, and the clans and maamuuls of other Somalis as equals worthy of respect I'll continue having a problem with them. Well said brother, We can all coexist peacefully, if all Somali people (clans/regions) and all Somali Regional Administrations respect each other. Respect is 2 way street.
-
Our people back home are facing an unfortunate situation due to man-made disasters that stem from civil/clan wars in Buhoodle, Laas Caanood, Widhwidh, Yaqoori, and Ceergaabo. There is other conflicts in other parts of Somalia Borame, Ceelbardaale, Gaashaamo, Galgala, Mogadishu, Galkacyo, Baydhabo, etc. Somalis everywhere are still suffering after 30 years of unending wars. Allah ha faraj kheyr qabo haa u furu shacabka Khaatumo iyo dhamaan ummada soomaaliyeed. Somalina;805688 wrote: Allah u fududeeyo. Allah ha fudeeyo amiin
-
Wadani;805637 wrote: Liibaan, i didnt agree with the way the Somaliland gov dealt with Khaatumo, So im not like dr osman whose a mouth piece for faroole. Anigu i think for myself and im against wat happened in buuhoodle and the surrounding areas. Wadani, good for you, if you don't agree with the way Warlord Siilaanyo and his Somaliland faction dealt with Khaatumo. If you are against wat is happening in Buuhoodle and Laas Caanood currently, that means waxaa tahay Qof Dhexdhaxaad ah oo dulmiga iyo dhibaatada kasoo horjeeda, masha allah. Anigu inkastoo aan aad ugu xumadhay dhibaatada ee Jabhada Somaliland ku heyso Shacabka Buhoodle Iyo Laascaanood, hadana shacabka Hargeysa, Burco Iyo Barbara Khayr iyo horumar badan ayaan u rajeenayaa. Sidoo shacabka Garowe, Boosaaso, Galkacyo, Iyo dhamaan shacabka Umadda Soomaalia ayaan u rajeenayaa nabad, khayr iyo horumar.
-
Wadani;805590 wrote: Stop this us vs everyone else mentality, it aint healthy and its the reason y many somalilanders aren't convinced Somalis are yet ready for Somaliwayn. I agree with you, regrettably there is presently a complete lack of trust between our Somali people. somalilanders don't trust other Somalis, they support the clan-state of Somaliland. Similarly, Khaatumo people don't want to join Somaliland because they don't trust the motives behind the clan-secession. they support Khaatumo Regional/clan State of Somalia.
-
Wadani beenta jooji, Reer Khaatumo waxa ee aaminsanyihiin inay soomaali oo dhan walaalo yihiin. Xaqiiqdo waxa weeyaan Reer Khaatumo xidi Iyo xigaal Soomaali oo dhan bey layihiin. Maamulka beesha snm ee Somaliland waxa uu xusuuq u geestay Shacabka Khaatumo siiba Magaalada Buuhoodle, Widhwidh, Kalshaale, Ceerigaabo, Yagoori Iyo Laas Caanood. Maamulka snm/Somaliland Iyo taageerayaashiisa labaduba waa inkireen Maamulka Iyo Shacabka Khaatumo/SSC. Waxaa fiican Dr osman iyo Wadani labaduba arrimaha Khaatumo State iskaga baxaan, si loo helo nabad iyo jaar wanaag.
-
Daawo sawirada gaadhigii lagala soo goostay Meleeshiyaadka Jabhada SNM Akhirstayaal Sidii Aaan hore idin kubalan Qaadnay Ayaa waxaan halkan idin kusoo gudbinaynaa Sawiradii Gawaadhidii Lagala Goostay Maamulka soomaliland Gaar ahaan Ciidamada Daba Qoodhi Mahad Canbaashe Muuqaalkan Oo Ah markii Ay soogaadheen Magaalada Boocame sida Loogu dhaweeyay
-
Las Anod Grand Mosque, Khatumo State of Somalia Daawo+Sawiro:Xaflada Balaadhan oo Lagu Xidhayay Dhisme Dhawaanahan Laguwaday Majid Jaamaca Laascaanood, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Soomaaliya Xaflada balaadhan oo lagu xidhayay dhisme dhawaanahan laguwaday majidjaamaca Laascaanood dhismahan oo ay gacanata ku hayeen culumada magalada Laascaanood iyo ganacasato isu xilsaartay sidii laao hagaajinlahaa masaajidka. Dhismahan ayaa waxa uu yahay mid aad uqurax badan oo ay kamuuqato farshaxan aad usareeya oo shirkada Daldhis ay u dhistay waxa uu masaajidakani uu jiraa mudo aad u dheer 1930 baana Rukumada lootaagay waxa halkaas ka aqriyay taariikhda masjidka shiikh cali macalin ee sheegay inuu majidkani soo maray maraaxil kaladuwan maanta lagarabo jiilasha nabadlaya in ay sii wadaan dhismaha masjidka. waxa isna halkaas kahadalay sheekh axmed maxamed Saleebaan oo sheegay inaan loo dhisin salaad oo kaliaya laakiin loo dhisay sidii loogu baran lahaa Diinata Islaamak waayo waxa uu yahay dadka muslimiinta ah madarisad waxa ayna waxa kabaranayaan masaajidkan una soo doonanayaan barshada diinta islaamka oo muhiim ah in ruux kastaa uu barto diinta islaamka ayaa kamid haa hadaladii shiikha. waxa isna halakas kahadlay i cali dheere oo kamid ahaa masuuliyiin tii gacanta ku haysay dhismaha majidka oo faah faain dheeri ah halkaasi ka soo jeediyay kuna dheeraadya qiimaha iyo sida ay ukala bexeen sheegayna in masaajidka ayhada u hayaan lacag dhan 500$ Doolar waxa uuna sheegay in masaajid loobaahan yahay la joogteeyo caawimaadiisa. waxa uu masaajidkani uu magaalada Laascaanood ku soo kordhiyay qiimo aad uwayn waxa uuna kaalin wayn kaqaadana yaa siidii kor looguqaadilahaa barshada diinta islaamka iyo aqoonta dadka dhamaan shacabka ku nool magalada Laascaanood ayaa waxa si farxadi ku dheehan tahay u soo dhaweeyeen dhamaystirka majidjaamaca Laascaanood oo ay illaah ogamahad celiyeen dadkii muxsiniinta ahaa ee kaqayb qaatay dhismaha masjidjaamaca laascaanood waxa ayna sheegeen in tusaale fiican u tahay dadka deegaandan daga sidii ay islukaashan lahaayeen horumar kood iyo wax kaqabashada deegaanadan CabdiKariim Olol Laascaanood/Khaatumo State Las Anod Grand Mosque, Khatumo State of Somalia Las Anod Grand Mosque, Khatumo State of Somalia Las Anod Grand Mosque, Khatumo State of Somalia Las Anod Grand Mosque, Khatumo State of Somalia
-
Las Anod Grand Mosque, Khatumo State of Somalia " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> Alhamdulilaaah, Las Anod Grand Mosque is Now Complete Allah Mahadii, Masaajidka Jaamica Laas Caanood Dhismihii Oo La soo Gabagabeeyey Hada -(Video+Sawiro)- Lasanod Online. Friday, March 16, 2012 Laascaanood,(lasanod Online)- Xaflad balaadhan oo lagu xidhayay dhismihii dhawaanahan lagu waday masjid jaamaca magaalada Laascaanood.. nood dhismahan oo ay gacanata ku hayeen culumada magaalada Laascaanood iyo ganacasato isu xilsaartay sidii loo hagaajin lahaa masaajidka. Dhismahan ayaa waxa uu yahay mid aad u qurax badan oo ay ka muuqato farshaxan aad usareeya oo shirkada Daldhis ay u dhistay, waxa uu masaajidakani uu jiraa mudo aad u dheer 1930 ayaaRukumada lootaagay. waxa halkaas ka aqriyay taariikhda masjidka shiikh Cali Macalin ee sheegay inuu majidkani soo maray maraaxil kaladuwan maanta lagarabo jiilasha nabadlaya in ay sii wadaan dhismaha masjidka. Waxa isna halkaas ka hadalay sheekh Axmed Maxamed Saleebaan oo sheegay inaan loo dhisin salaad oo kaliya laakiin loo dhisay sidii loogu baran lahaa Diinata Islaamka, waayo waxa uu yahay dadka muslimiinta ah madarisad waxa ayna waxa ka baranayaan masaajidkan una soo doonanayaan barshada diinta islaamka oo muhiim ah in ruux kastaa uu barto diinta islaamka ayaa kamid haa hadaladii shiikha. Waxa isna halakaas ka hadlay Cali d=Dheere oo kamid ahaa masuuliyiin tii gacanta ku haysay dhismaha majidka oo faah faain dheeri ah halkaasi ka soo jeediyay kuna dheeraadya qiimaha iyo sida ay ukala bexeen sheegayna in masaajidka ay hada u hayaan lacag dhan 500$ Doolar, waxa uuna sheegay in masaajid loobaahan yahay la joogteeyo caawimaadiisa. Masaajidkani waxuu magaalada Laascaanood ku soo kordhiyay qiimo aad uwayn waxa uuna kaalin wayn ka qaadana yaa siidii kor loogu qaadi lahaa barshada diinta islaamka iyo aqoonta dadka dhamaan shacabka ku nool magalada Laascaanood ayaa waxa si farxadi ku dheehan tahay u soo dhaweeyeen dhamaystirka majidjaamaca Laascaanood. waxay illaahay awgee uga mahad celiyeen dadkii muxsiniinta ahaa ee ka qayb qaatay dhismaha masjid jaamaca laascaanood, waxayna sheegeen in tusaale fiican u tahay dadka deegaandan daga sidii ay islu kaashan lahaayeen horumar kood iyo wax ka qabadka deegaanadan sida wadooyinka magaalooyinka iyo cusbitaalada. Copyright © 2012 Lasanod.com Las Anod Grand Mosque, Khatumo State of Somalia Las Anod Grand Mosque, Khatumo State of Somalia Las Anod Grand Mosque, Khatumo State of Somalia
-
Heesta Maakhir State Of Somalia " frameborder="0" allowfullscreen> Halkan Ka Daawo Xafladdii Maamul Goboleedka Maakhir State Of Somalia Iyo Heestii Lagu Maamuusay Dib u Abaabulka Maakhir State Government. Enjoy
-
Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Axmed Cilmi Cismaan kormeer Ku Tegay Magaalada Xudun madax waynaha maamulka khaatumo state ayaa maanta socdaal kormeer ah ku maray caroolay iyo dhubuqdhubuq iyo holhol iyadoo ay shacabka magaalooyinkaas ayaa si heeer qaran ah u soo dhawyey madaxwaynah iyo wufidii la socotay iyada oo ay shacabka deeganadaas ay sheegeen in ay ku farax sanyihiin socdaalka kormeerka ee madaxwaynuhu ku marayo degaanada soo dhawayn ka bacdii ayaa meel fagaare ah wax qudbad dheeer uu madaxwaynuhu uga soo jeediyey shacabkii soo dhawayey una mahad celiyey isagoo sheegay in uu socdalkisa ku marayo degaano badan iyo jiidaha hore ee ciidamada khaatumo state uuna salaan sharaf kaga qaatay ciidamada afka hore fadhiya ugu danbayntii madax waynaha ayaa socdalkiisi ugu ababaxay degmada xuddun ayaa si heer caalami ah loogu soo dhawayay madaxwaynaha axmed cilmi cismaan soo dhawayn ka bacdi ayuu madaxwaynuhu qudbad uga soo jeediyey shacabka degmada xuddun una sheegay in uu dhulbadan soo maray uuna ku farax san yahay soo dhawaynta isaga iyo wufuudiisuba ay soo dhawayeen shacabka degmada xuddun socdaalka uu madax waynuhu ku marayay degaanada xuddun iyo caroolay iyo holhol maha markii ugu horaysay ee uu axmed cilmi cismaan madaxhaynaha maamulka khaatumo ugu tago kormeer
-
A_Khadar;803267 wrote: Great speeches the two Drs. Ali Isse and Ali Khaliif.. Khatumo waxay doonaysaa inaysan cidna dulmin iyana la dulmin.. indeed.. Gudoonkii Taleex gobolka Sool iyo Sanaag, Cayn Go'aankii ka soo baxay guul aan ku faaniyo Galad eebe keenoo aan u guuxnay weeyoo... Waa run waana xaqiiq shacabka Khaatumo waxay doonaysaa inaysan cidna dulmin iyana la dulmin
-
C/Qaadir Kaarshe oo Ka Socda Maamulka Khaatumo State Ayaa Balan Qaaday In Maamulka Khaatumo La Shaqeen Doono Maakhir State Si Loo Helo Horumar Iyo Midnimo Soomaaliya Khaatumo State of Somalia Welcomes Maakhir State Maamul Goboleedka Khaatumo State Ayaa Si Weyn u Soo Dhoweeyay Maamulka Goboleedka Maakhir State of Somalia Madaxda Khaatumo State oo Khudbado Qiimo Badan Ka Jeediyay Xafladii Maamulka Maakhir State Source: GalgalaNews.com http://www.galgalanews.com/?p=9904
-
C/Qaadir Kaarshe oo Ka Socda Maamulka Khaatumo State Ayaa Balan Qaaday In Maamulka Khaatumo La Shaqeen Doono Maakhir State Si Loo Helo Horumar Iyo Midnimo Soomaaliya Khaatumo State of Somalia Welcomes Maakhir State Maamul Goboleedka Khaatumo State Ayaa Si Weyn u Soo Dhoweeyay Maamulka Goboleedka Maakhir State of Somalia Madaxda Khaatumo State oo Khudbado Qiimo Badan Ka Jeediyay Xafladii Maamulka Maakhir State Source: GalgalaNews.com http://www.galgalanews.com/?p=9904
-
C/Qaadir Kaarshe oo Ka Socda Maamulka Khaatumo State Ayaa Balan Qaaday In Maamulka Khaatumo La Shaqeen Doono Maakhir State Si Loo Helo Horumar Iyo Midnimo Soomaaliya Khaatumo State of Somalia Welcomes Maakhir State Maamul Goboleedka Khaatumo State Ayaa Si Weyn u Soo Dhoweeyay Maamulka Goboleedka Maakhir State of Somalia Madaxda Khaatumo State oo Khudbado Qiimo Badan Ka Jeediyay Xafladii Maamulka Maakhir State Source: GalgalaNews.com http://www.galgalanews.com/?p=9904
-
Human Rights Group Criticize Somaliland On Children Imprisonment Lasanod Online. Monday, March 12, 2012 Washington:- On 8th March 2012, more than 80 School Children were forcefully taken away by Somaliland administration to notorious jail of Mandhera, almost away 200km from Lasanod city. According to eye witnesses and relatives of those children some of them were beaten and dragged into police vehicles while heading home from School. Somaliland accused children for participating local demonstration rally supporting Khatumo State of Somalia which recently established the Historical city of Taleex. The report also says that mothers who gave birth recently were also taken by Somaliland forces to the Mandhera jail without proper justification. It is deplorable and unacceptable that an administration claiming to be democratic to use such tactics to humiliate and make human suffering especially women and children and herby call upon all responsible people to immediately release those minors and other innocent people. Also those responsible for endless killing of civilians must be brought to justice otherwise leaders of Somaliland administration has to answer for these crimes committed on their orders or instructions. Finally, Such inhumane actions will only serve more bloodshed and clashes among the people of Northern Somalia and should be stopped. Eng. M Hersi Chairman of Northen Somalia Human Rights Group. Northern Somalia Human Rights Group (NSHRG)