Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Abtigiis;807396 wrote: The lesson here is we must understand the perils of clannishness and the cruelty of colonialists. We must support people under attack and oppressio, whether in gaashaamo or guunagado. I fully agree with you, we must support people under attack and oppressio, whether in Gaashaamo, Buuhoodle, Widhwidh, Laas Caanood, Borame, Dhagaxbuur, Godey, Wardheer, Baladweyn, Baydhabo, etc.
-
Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia
-
Maamulka Gobolka Cayn iyo Ka Degmada Buhodle oo la Shaciyey Daawo Sawiro Akhri Liiska Masuliyiinta. waxaa xaflada balaadhan oo saacado socotay kadib lagu dhawaaqay Maamumulka Gobolka cayn iyo kan degmada Buuhoodle Wasiirka Arimaha gudaha maamulka Khaatumo State yaasiin Axmed Sulub ayaa ku dhawaaqay Masuuliyiintaas waxaana loo kala magacaabay sidatan Gudoomiyaha Gobolka Cayn .C.raxmaan maxamed axmed Gudoomiye ku xigeenka Gobolka – C/raxmaan Ibaahim Jaamac Raygal Xog haya gobolka Cabdi xakiin X axmed Burukude Xisaabiyaha gobolka Maxamed axmed Cali Macow Maayarka Gobolka -Saleebaan Maxamed Xaaji Cali xisaabiyaha dowlada hoose -Cabdi Jaamac Jiis Kudhawaaaqistan kadib ayaa waxaa halkaasi ka hadaly maxamed yuusuf Jaamaca indhasheel oo kamida golaha madaxtooayda Maamulka Khaatumo State waxuuna halkaasi ka jeediyey qudbad dhinacyo badan taabanaysa waxa uuna sheegay muhiimada ay leedahay in dardargeliyo howlaha Maamulka MAXAMED CISMAAN C.NUUR XAASHI BUUHOODLE SOMALIA Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia
-
Sarkaalkii Reer Hargaysa Ee Khaatumo Isu Dhiibay Oo Hadlay- (Maqal)- Lasanod Online. Tuesday, March 20, 2012 Buhoodle,(lasanod Online)- Axmed Cismaan Warsame oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Somaliland ee lasoo khalday.. ayaa saaka isaga, gaadhi tikniko ah iyo ciidankii uu watay isu dhiibeen maamulka Khaatumo State ee gobolka Cayn. Axmed ayaa shir saxafadeed kaga hadlay waxyaabaha ku kelifay inuu isu dhiibo maamulka Khaatumo.. Hoos ka dhegayso. Halkan Ka Dhegayso http://www.xargaga.net/images/file/A2011/Ninka%20Codkiisa%20.MP3
-
Sarkaalkii Watay Ciidamo iyo Gaadiid Isu Soo dhiibay Maamulka Khaatumo State Of somalia ayaa sheegay in Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Warlord Siilaanyo uu Dagaal Qabiil Iyo MusuqMaasuq wado isla mar ahaantaana uu Hubka Ciidanka u Adegsado Beeshiisa, Hadana Siilaanyo waxaa uu Ku Darsaday Inuu Sibidhkii Berbara ugu Adeego Beeshiisa. Nala Daawo Hadalkii Sarkaalkii Watay Ciidamda Iyo Gadiidka Somaliland ee Isu Soo Dhiibay Dowlada Khaatumo State " frameborder="0" allowfullscreen> Taliyaha Ciidamadii Reer Hargeysa Waxa uu Yidhi: "Waxaa Wax Lala Yaaba Ah Sibidhkii Berberaa oo Kalshaale Noqday.... Waxaan u Adkaysan Waayey Cadaalad Daradda Siilaanyo .... Shalay, Anoo Hal Gaadhi oo Yar Wata Ah Ayaan Soo Maray Sooljoogto. Maante, Balse 100 Gaadhi oo Maleeshiyada Somaliland Ah Ayaa Soo Dhaafi Waayey"
-
Lasanod Online : Xaabsade Miyuu Khaatumaysanyahay Tuesday, March 20, 2012 . Hargeysa,(lasanod Online)- Wasiirka cusub ee Hawlaha Guud maamulka Somaliland, Axmed Xaabsade ayaa ku baaqay in manhajka waxbarashada Somaliland.. lagu daro taariikhda Daraawiishtii iyo dadka aan SNM ka tirsanaan jirin. Wuxuu sidoo kale tilmaamay in Soomaaliya iyo Somaliland isu iman doonaan, isagoo sheegay in aan la dhibsan isku imaanshaha Soomaaliya. Xaabsade waxa uu xusay in saxaafad iyo madaxba dhex loo yahay ummadda Soomaaliyeed, isla markaana Somaliland iyo Soomaaliya miis wada fadhiisan doonaan iyagoo wada hadlaya. “Saxaafad iyo madaxdaba, waxa loo dhaxeeyaa ummadda Soomaaliyeed, yaanay noqonin wax lagu kala dhawaysto. Waar hadda Soomaaliya waa la isu tegay oo waa la isu imanayaa ee wax ba yaanay idin dhibin, waa la isu imanayaaye, waana la wadahadlayaa, miis baana la wada fadhiisanayaa, taasina waa tii iminka soo dhammaatay, arrintaasna waa laga gudbay,” ayuu yidhi Axmed Cabdi Xaabsade oo hadal ka jeediyey xaflad uu xilkii Wasaaradda Warfaafinta ku wareejinayey shalay. Wasiirka cusub ee Hawlaha Guud iyo Guriyeynta waxa uu shacabka iyo maamulka Somaliland u soo jeediyey in manhajka waxbarashada iyo taariikhda Somaliland lagu daro dadkii aan SNM ka tirsanayn, balse dagaallada kale soo galay, isag oo bulshada uu ka soo jeedo ee degaannada SSC ugu baaqay inay dagaalka joojiyaan, sidoo kalena waxa uu Somaliland ka dalbay inay baadi doonto sidii loo qancin lahaa dadka ku dhaqan degaannadaas. “Waar raggii iyo wiilashii aan SNM ahayn ee aan ku abtirsan ee iyaba mujaahidiin lahaa, haddaan lagu darin meesha wax la wadaagi mayo. Waa in Daraawiishtii lagu soo daraa, waa in Canjeexda lagu soo daraa, waa in raggii lagu soo daraa gaalada idinka celiyey, diinta ku dagaallamay ee mujaahidiin labaatankii sannadood ee aynu dagaallamaynay, labaatankoodii dadka soo hayey ha lagu daro manaahijka oo Wasaaradda Waxbarashada ha loo sheego". " Waa run oo waxa weeye in waxyaabaha runta ah la isu sheego; dadkaasi (gobollada SSC) waa idinka maqan yahay, waanay ina diiddan yihiin, siyaasiyan bay inoo diiddan yihiine si kale inooma diidana, hadh galayna halkanay ka tageen oo waa la wada ogaa, waxana la yidhi ordoo iska taga, dadkii arrintaa go’aamiyey maanta cid kama joogto, laakiin raggii ka soo horjeeday ayaa xukunkii haya, markaa waxaan leeyahay sidii dadka lagu soo celin lahaa iyo wixii lagu noolayn lahaa nooc kastaba ha ahaatee ha la baadi doono ayaan leeyahay oo dawladdu ha baadi doonto, hana u fadhiisato. Dagaal sokeeyo ninna waxba u tari maayo. Tolkay waxaan u sheegayaa inaan dagaal waxba tarayn, waxaanan leeyahay ha la wadahadlo, wadahadal baana waxa la doonayo lagu gaadhaya,” ayuu yidhi Axmed Cabdi Xaabsade. Su'asha is weydiinta mudani waxaa weeye Axmed Xaabsade sidaa uma hadli jirini miyuu khaatumaysanyahay? Copyright © 2012 Lasanod.com
-
Insha Allah, Khayr baan u rajeenaya ShirWeynaha Maakhir ee UK, waa in laga hadlaa horumarinta Maamul Goboleedka Maakhir State.
-
LIVE:{Daawo + Sawiro +Dhegayso} Habkii loogu dhawaaqay Maamulka Gobolka Cayn & Kan Degamada Buuhoodle! Aayo Investment Tuesday, March 20th, 2012 | Posted by horufadhi LIVE:{Daawo + Sawiro +Dhegayso} Habkii loogu dhawaaqay Maamulka Gobolka Cayn & Kan Degamada Buuhoodle! Akharisyashaa sharafta leh waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Sawirada iyo codadka xafladii caawa ka dhacday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn laguna magacaabayey maamulka degmada buuhoodle iyo kan gobolka Cayn. Wasiirka arimaha gudaha maamulka Khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub ayaa ku dhawaaqay Masuuliyiintaasi ku dhawaaqistii wasiika halkan Hoose Ka Dhegayso. Horufadhi News Online LIVE: Deg deg – Maamulkii Magaalada Buuhoodle Iyo Gobolka Cayn oo Lagu Dhawaaqay & Madaxwayne Indhasheel oo Soo Xidhay Munaasabada Xaflada {Akhriso} waxaa xaflada balaadhan oo saacado socotay kadib lagu dhawaaqay Maamumulka Gobolka cayn iyo kan degmada Buuhoodle Wasiirka Arimaha gudaha maamulka Khaatumo State yaasiin Axmed Sulub ayaa ku dhawaaqay Masuuliyiintaas waxaana loo kala magacaabay sidatan Gudoomiyaha Gobolka Cayn .C.raxmaan maxamed axmed . Gudoomiye ku xigeenka Gobolka – C/raxmaan Ibaahim Jaamac Raygal . Xog haya gobolka Cabdi xakiin X axmed Burukude Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia
-
Khaatumo Oo Maamul U Sameeyey Maamul Goboleedka Khaatumo State Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Lasanod Online. Tuesday, March 20, 2012 Yasiin Axmed Sulub Buhoodle,(lasanod Online)- Waxaa xaflad balaadhan oo ka dhacday magaalada Buhoodle lagaga dhawaaqay Maamulka Khaatumo ee Gobolka Cayn. iyo ka degmada Buuhoodle. Wasiirka Arimaha gudaha maamulka Khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub ayaa ku dhawaaqay Masuuliyiinta xilka gobolka loo magacaabay, waxayna magaxcaydoodu ahayeen sidan: Gudoomiyaha Gobolka Cayn - C/raxmaan Maxamed Axmed Gudoomiye ku xigeenka Gobolka – C/raxmaan Ibaahim Jaamac Raygal Xoghaya gobolka Cayn- Cabdi xakiin X. Axmed Burukude Xisaabiyaha gobolka Cayn- Maxamed Axmed Cali Macow Maayarka Degmada Buhoodle -Saleebaan Maxamed Xaaji Cali Xisaabiyaha Dawlada Hoose - Cabdi Jaamac Jiis Copyright © 2012 Lasanod.com
-
The Hermet;807347 wrote: Its amazing how you just keep posting I thought this was a forum I'm interested to hear a viable solution to the problem based on what I wrote earlier. Its more headless chicken actions.. We need concrete solutions. Yet you can't even comment on what I wrote earlier. You and I discussed this topic many times before in this forum. You still support Somaliland's war of aggression on Khaatumo People (Laas Caanood, Buhoodle, Yagoori, Widhwidh, etc). You didn't change your position, What is new ? nothing, still there is an ongoing war in Khaatumo Region and we are in the middle of it. We need peace and concrete solutions, but Somaliland is NOT ready for peace and concrete solutions. Warlord Siilaanyo Dhiigyacab believes he can force Khaatumo People and he can keep Laas Caanood and Khaatumo Region under occupation.
-
Odayaal, Dumar& Caruur Reer Khaatumo Ah oo Lagu XidhXidhay Magaalada Laas Caanood " frameborder="0" allowfullscreen> Odayashan Lagu Xidhay Laas Caanood oo Kamid ahaa Odayaasha Sida Aadka Ah Uga Soo Horjeeday Joogitanka Maleeshiyada Somaliland ee Gobolada SSC/Khaatumo State. Daawo Video Kulan Ay Qabteen Odayaashu, Ka Hor Intii Aan La XidhXidhin Odayaasha Laascaanood lagu Xidhay ayaa qaarkood yihiin kuwo si aad ah uga soo horjeeday Joogitaanka Ciidamadda Maamulka Somaliland,waxa ayna Sanadkii Hore kulan ku yeesheen Gudaha laascaanood,kulankaas oo ujeedkiisu ahaa in Odayaasha Dhaqanka ee Goboladda SSC aanay Raali ka ahayn Joogitaanka Ciidmada Somaliland ee Gudaha Goboladda SSC. Odayaal Dhaqameed Reer Khaatumo Ah oo Lagu XidhXidhay Magaalada Laas Caanood Laascaanood (RBC Radio) Ciidamada bilayska ee magaalada Laascaanood ayaa saaka jeelka u taxaabay illaa toddoba oday dhaqameed oo ka mid ah odayaasha Gobolka Sool. Wararka ayaa sheegaya in saaka waaberigii ciidamada Somaliland ee ku sugan Laascaanood ay guryahooda ka qabteen odayaasha xilli aysan fileyn kadibna loo taxaabay saldhiga magaalada Laascaanood. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in arinta loo xidhxidhay odaal dhaqameed kani tahay in ay wax ka abaabuleen goosashadii gadiidka iyo hubka ka goostay maamulka Somaliland kuwaasoo maalintii shalay gaarey degmada Boocame, iyadoona si gaara loogu eeday nayo inuu ka dambeeyey xadhiga odayaashani taliyihii hogaaminbayey ciidamadii goostay oo la yiraahdo Mahad Cambaashe oo isagu deegaan ahaan kasoo jeeda gobolka sool. Magacyada Odaayasha La Xidhay:- 1. Axmed Maxamuud Sanbalooshe (Sanyare) 2. Maxamed Axmed Aw Cali (Garba Dheere) 3. Guray Faarax Jaamac (Xiir) 4. Dalab Shire Aw Cilmi 5. Maxamed Kaariye 6. Cabdirisaaq Yuusuf Dheere 7. Sheikh Cabdicasiis Indhacase Dad ku sugan Laascaanood ayaa Raxanreeb u sheegay in ay socdaan dadaalo lagu doonayo in odaayashan la xidhay lagu siidaayo walow saraakiisha Somaliland aysan taasi xaqiijin. Dhanka kale warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in odayaasha loo qaadi doonpoxabsig Mandheera eeu dhow Hargeysa halkaasoo lagu xiri doono. C/raxmaan Wadani RBC Radio, Gobolka Sool Odayaal Lagu Xidhay Magaalada Laas Caanood lasanod Online. Saturday, March 17, 2012 Laascaanood,(lasanod Online)- Odayaal tiradoodu gaadhayso todoba oday ayaa saaka loo taxaabay xabsiga magaalada Laascaanood. Xadhiga odayaashan ayaa la sheegay inuu ka danbeeyey Horgale Mahad Canbaashe oo weli la muraala dilaacsan gaadiidkii Tiknikada ahayd ee shalay ka goosatay Maleeshiyadiisa. Odayaashan waxaa lagu eedeeyey inay iyagu ka shaqeeyeen goosashada ciidamadaas shalay u galay maamulka Khaatumo, arrintan oo dhabar jab weyn ku noqotay maleeshiyada maamulka Somaliland iyo Horgaladooda. Waxaa hadda socda dadaal loogu jiro sidii odayaashan xabsiga looga soo dayn lahaa. Odayaasha saaka uu xidhay Mahad Canbaashe waxay magacayadoodu yihiin sidan: 1. Axmed Maxamuud Sanbalooshi (Sanyare) 2. Maxamed Axmed Awcali (Garbadheere) 3. Guray Faarax Jaamac Xiir 4.. Maxamed Kaariye 5. Dalab Shire Aw cilmi 6. Cabdirisaaq Yuusuf Dheere 7. Shiikh Cabdicasiis Indhocase Kala socda Lasanod Online wixii war ee kasoo kordha xadhiga odayaasha.. Copyright © 2012 Lasanod. Maleeshiyada Jabhada Somaliland oo Maanta Xabsiyada Ku Daabulay Odayaasha Magaalada Laascaanod! Odayaal tiradoodu gaadhayso todoba oday ayaa saaka loo taxaabay xabsiga magaalada Laascaanood. Xadhiga odayaashan ayaa la sheegay inuu ka danbeeyey Horgale Mahad Canbaashe oo weli la muraala dilaacsan gaadiidkii Tiknikada ahayd ee shalay ka goosatay Maleeshiyadiisa. Odayaashan waxaa lagu eedeeyey inay iyagu ka shaqeeyeen goosashada ciidamadaas shalay u galay maamulka Khaatumo, arrintan oo dhabar jab weyn ku noqotay maleeshiyada maamulka Somaliland iyo Horgaladooda. Waxaa hadda socda dadaal loogu jiro sidii odayaashan xabsiga looga soo dayn lahaa. Odayaasha saaka uu xidhay Hoosgale Mahad Canbaashe waxay magacayadoodu yihiin sidan: 1. Axmed Maxamuud Sanbalooshi (Sanyare) 2. Maxamed Axmed Awcali (Garbadheere) 3. Guray Faarax Jaamac Xiir 4.. Maxamed Kaariye 5. Dalab Shire Aw cilmi 6. Cabdirisaaq Yuusuf Dheere 7. Shiikh Cabdicasiis Indhocase Horufadhi News Desk Laas Caanood oo Lagu Xidh Xidhay Dumar Iyo Caruur MidnimoSSC.com Ciidamada Booliska ee Magaalada Laascaanood ayaa Maanta Xabsia Dhigay Qaar kamid ah Dumarka iyo Dhalinta ku dhaqan Laascaanood,kadib markii ay Shalay ku dhawaaqay Urur Loogu Magac Daray Ururka Horumarinta Dhalinyaradda Khaatumo. Inta La Hubo Waxa jeelka la dhigay ku dhawaad 5 Kamid ah Dadki Ururkaas ku midoobay waalidiintood iyo Qaar kamid ah Dawaarlayaasha(HARQAANLE) Laascaanod kuwaasi oo lagu soo eedeyey inay Toleen Calanka Jamhuuriyadda Somalia,Kaasi oo Ay Waten Dhalintii Ku midowday Ururkanl, Daawo Xafladii Shalay. Somaliland oo Ku Xidhay Raxan Dhalinyaro Ah Magaalada Laas Caanood Waaheen.com [ Somaliland Website ] Laascaanood (Waaheen) – Ciidamada booliska Magaalo madaxda gobolka Sool ee Laascaanood ayaa shalay xabsiga u taxaabay raxan dhalinyaro reer Laascaanood ah.Ciidamada booliska Laascaanood ayaa xidhay dhalinyaradan oo doraad halkaasi kaga dhawaaqay urur dhalinyaro oo ay sheegeen inay ku midaysan yihiin dhalinyarada reer Laascaanood ee taabacsan maamul ku sheega Khaatumo ee dhawaan lagaga dhawaaqay degmada Taleex ee gobolkaasi.Dhalinyaradan la xidhay oo tiro ahaan inta ay yihiin aanay sugnayn ayaa maalin ka hor xadhigooda waxay xaflad ku qabsadeen gudaha Laascaanood isla-markaana waxay kaga dhawaaqeen urur magaciisu yahay (Khaatumo Youth Volentry Organization), iyagga oo waliba la sheegay in markii ay ururka ku dhawaaqeen qaar ka mid ahi calanka Soomaliya la dhex mareen gudaha Magaaladdaasi. Waalidiinta dhalinyaradan boolisku xidheen oo la sheegay in qaarkood saldhiga u tageen inay waan-waan ka galaan soo dayntooda ayaa la sheegay in ciidamada boolisku u diideen inay arkaan una sheegeen in dhalinyaradani ku kaceen fal dambiyeed qas ka abuuri kara Magaaladda lana siidaynayn Dhanka kale, ciidamada booliska ayaa la sheegay inay xidh-xidheen qaar ka mid ah dawaarlayaasha Magaaladda Laascaanood, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay ka shaqeystaan tolida calanka Soomaliya, kaasi oo dhalinyarada la xidhay iyo shakhsiyaadka doonaya inay rabshado halkaasi ka abuuraan ay ka toshaan calankaasi. Suxufiyiinta Ka Hawlgala Magaalada Laascaanood oo Saaka Lagu Bilaabay Qabqabasho Laascaanood(Afbakayle Online)Saaka Hiirtii Waaberi ayaa Maleeshiyaada SNM iyo horgaladoodu Bacsi ku Bilaabeen Suxufiyinta ku sugan Magaalada Lascaanood waxana gurigisa lagu weeraray Maxamuud Saleebaan Iidle oo Ah wariye kahawlgala Tvga Calamiga ah ee Somalisat uga hawlgala Magaalada Laascaanood. Sidoo kalena Suxufiyiin kale oo iyagu kahawlgala laascaanood ayaa waxa dabagal ku haya Taliye ku xigeenka Booliska ee Maamulka SNM Axmed Cabdi Geele, lamana oga sababta rasmiga ah ee ka danbeysa Raacdaysiga ay Booliska SNM u jogta Magalada Laascaanod ku hayaan Suxufiyiinta ku hadhsan Magaalada Laascaanood. Mudoyinkii u danbeeyey ayaa Suxufiyiinta ku sugan Magaalada Laascaanood waxa Bartilmaameed ay u ahaayeen Maamulka SNM hay,adihiisa Amniga iyadoo ujeedaduna tahay in aan wax war ah laga Baahin Dhacdooyinka Mudaharaadyadu ka mid yihiin ee ka socda Magalaada Lascanood. Dhanka kalena Maamulka Khaatumo ee dhowan lagu yagleelay Magaalada Taariikhiga ah ee Laascanood ayaanwaxba kala socon Xaaladaha Cakiran ee haysta Suxufiyiinta ka hawlgala Deegaanada SSC. Wixii warar ah ee kasoo kordha Raacdaysiga Maleeshiyadka SNM iyo Horgaladoodu ku hayaan Saxaafadda Xorta ah ee Deegaaada Khaatumo oo ku guulaystay inay Shaashadaha ka mauujiyaan Dhacdooyinka Naxdinta leh ee ka soca Magaalada Laascaanood Dib ayaan idinka soo gudbin doonaa. Laascaanood/Afbakayle Online
-
Waalidiintii Carurtii Laqafaashay oo Hadashay Walidiintii ay jabhada SNM ka qafaalatay Caruurtooda oo ka dayriyay xaalada caruurtooda daawo videogan. Kulan ay maanta isugu yimaadeen waalidiinta dhalay Caruur ay dhowaan ciidamada Jabhada SNM qafaasheen kuwaas oo ka qabqabteen magalada laascaanood oo loo qaaday xabsiga Mandheera ayaa waxay sheegeen inaysan wax war ah ka hayn xaaladda ay ku sugan yihiin ubadkoodii oo si xaq daro ah loo xidhay islamarkaana loo dhaadhiciyey xabsiga Mandheera. Halkan ka daawo Waalidiinta oo ay ka muuqatay wajiyadoda murugo ayaa waxay sheegeen inay ka wel welsan yihiin xaaladda caruurtooda oo qaarkood ay sheegeen in da'adodu ay ka hoosayso 10 jir. Dhawaan ayey ahayd markii Jamhada SNM oo magalada laascaanood ku xidh xidhay 77 caruur ah kuwas oo maxaabis ahaan loogu qaaday Xabsiga Mandheera islamarkaana lagu eedeeyey inay ka dambeeyeen banaanbaxyadii ka dhacay magalada laascaanood 07/3/12. XOL
-
Xaaji Xunjuf;807067 wrote: May may wax kala saar war la tabiyo fikir la dhiibto iyo ku farxiid cid dagaal ku faraxda horta ma jirto laakin markay dhacdo wa in la minimizegereya horta maanta wa guul oo meesha jabhad ssc wa ka baxday oo dhinac kale ba lo gudbay Nabada dadka iyo dalka oo dhan ba uu baahaan laakin liibaanow intad hub sidatid dee inadeerow nabadi siday u islaaxi lahayd way adkanaysa wanad fahmi karta taas. Xunjuf aad iyo aad ayaad u faraxday laba jeer, markii maleeshiyada Somaliland dagaal kusoo qaadeen Buhoodle, iyo markii ciidamada Liyu Itoobiyaanku dagaal kusoo qaadeen Buhoodle. Labadaa jeer ba Shacabka Buhoodle ayaa guuleestay, Buhoodle People won both times. Alhamdulilaah, wali Buhoodle waxaa jooga oo kataliya Shacabka Buhoodle iyo Maamul Goboleedkooda Khaatumo State ama SSC loo yaqaan. Nabada waxaa diidan waa Somaliland hadii runta la isku sheego, hukana Somaliland ayaa wadata, Cida mar kasta dagaal kusoo qaadasa Buhoodle waa Somaliland. Warlord Siilaanyo iyo Maleeshiyasii Somaliland 9 jeer ayee dagaal kusoo qaadeen Buuhoodle sanadkii ugu danbeeyey.
-
Xaaji Xunjuf;807059 wrote: Taleexiyow waxba ma kala nihin aniguna dulmi ma tageero waligay ba ma tagerin laakin dee sidee xal lo gaadha dadki wada hadal diid. Dagaal na la arag oo ki buhoodle ka dhacay ba wali qoyan oo khasaaro badan keeney dagaal naf ma leh sabab rag uun ba inagaga dhimanaya. Xunjuf Beenaale, Jooji beenta badan, soo matihid kii ku faraxsanaa markii Ciidamda Itoobiyaanka Liyu ee Shacabka Buuhoodle xasuuqeen, iyo markii Maleeshiyada Somaliland ee Dagaal kusoo qaadeen shacabka Buuhoodle, oo ee dadkii shacaabka dhibaata badan u geestaan. Nabada cida diidan waa kuwa duulaanka ah ee mar kasta dagaal kusoo qaadaya shacabka Buuhoodle iyo Khaatumo/SSC.
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Laas Caanood: Qaar Ka Mid Ah Eheladii Dadka ee Maleeshiyada Somaliland Xasuuqay Iyo ee Kuwa Qafaalatay Oo Shir Jaraai'd Qabtay(Video+Sawiro) Lasanod Online. Tuesday, March 20, 2012 Laascaanod,(lasanod Online)- Waxa maanta magaalada Laascaanood kulan ku qabatay ehelada dadka ku xidhan jeelka Mandheera ee dhawaan.. maleeshiyada Somaliland ka taxaabtay magaalada Laascaanood. Halkan ka Daawo Video Waxayna sheegeen caruurtaasi oo aad u yaryar in qaarkooda y xanuunsanayaan lagamana warhayo waa naloo diiday ayay yidhaahdeen inaan soo booqano caruutayada. Hooyooyin halakas ka hadlay qarkoodna way ilmaynayeen, muragada haysata dadka waalidka ah yaa waxay tahay mid saamayn ku yeelatay qoysas badan oo ku nool magaalada Laascaanood, Waalidiintan ayaa waxa ay ka dalbadeen hay'adaha xuquuqul insaanaka inay wax ka qabtaan dhibaatadan lagu hayo caruurtooda aan dambiga lahayn ee ku jirta meelihii ingiriisku ugu talagalay dadka dhiiga qaba. Waxayna mar labaad codsadeen dadaka caruurta naga xidhay inayan shuruud ku xidhnayn siidaynata caruutayada. waxa aan uga digaynaa ayay yidhaah deen waalidiintaasi inaan caruurtayada tacadiyo loo gaysan iyada oo qaarkood markii la qabanayay ay jidhdil ku sameeyeen maleeshiyaadka Somaliland.
-
After The Foundation Of Khaatumo State: Xaabsade Is Feeling The Heat Xaabsade Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland Hargeysa(RBC):-Wasiirkii hor ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wecyigelinta Somaliland Axmed Cabdi Xaasbsade, oo hadda ah Wasiirka hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka Somaliland, Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland. Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ahaa Masuuliyiin Madaxweynaha Somaliland isku-shaandhayn ku sameeyey Arbacadii hore, waxa uu ku baaqay dadka aan Ururkii SNM ku abtirsan ee ka soo jeeda qaar ka tirsan Beelaha hadda Somalialnd wada dega lagu daro manhanka waxbarashada Somaliland. Axmed Cabdi Xaabsade oo maanta hadal ka jeediyey Xaflad uu xilka kaga tirsaday Wasiirka cusub ee Warfaafinta Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda, Ayaa Ka Hadlay Arrimo Badan oo Ay ka Mid Yihiin Sida Beesha uu Ka Soo Jeedaa Aanay Uga Dhex Muuqan Dawladda Somaliland. “Waxaan taabanayaa waxa halkan lagaga hadlayay SNM iyo dadkii soo shaqeeyay. Manhajkeena waxbarashadda ayaa lagu daray SNM, wiilashii aan SNM ahayn ee aan ku abtirsan ee iyaba mujaahidiin lahaa haddii aan lagu darin manhajka Wax La Wadaagi Maayo. Waa In Daraawiishtii Lagu Soo Daraa. Waa In Lagu Soo Daraa Raggii Gaalladda Inaga Celiyay ee Diinta u Dagaalamay ee labaatankii aynu soo dagaalanay in leeg dagaalamay ha lagu darro manhajka oo wasaaradda waxbarashadda ha loo sheego. Wasiirka warfaafintuna ha sii fidiyo.” Sidaa ayuu yidhi Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Md. Xaabsade. Axmed Xaabsade wuxuu sheegay in Beeshiisii Ay Siyaasad ahaan Diiddan Yihiin Somaliland isagoo arrintaasi ka hadlayana wuxuu yidhi; “Reer Tolkay way Innaga Maqan Yihiin oo Way Inna Diiddan Yihiin. Siyaasad ahaan Ayay Innoo Diiddan Yihiin Si Kale Innooma Diiddana. Hadh galayna halkan (Hargeysa) ayay ka tageen waxa lagu yidhi orda oo iska taga. Dadkii markaa arrintaasi go’aamiyay maanta cidi kama joogto. Laakiin waxa xukunkii haya raggii diidanaa arrintaasi.” “Waxaan leeyahay sidii dadkaasi lagu soo celin lahaa iyo wixii lagu muunayn lahaa hala baadi doono oo dawladdu ha doonto oo ha u fadhiisato oo dagaal sokeeye ninna waxba tari maayee la wada hadlo. Waxaan Tolkay u sheegayaa inaanay beeli waxba tarayn.”ayuu yidhi Md. Xaabsade. RBC Radio Xafiiska wararka ee Hargeysa. _______________________ HorGale Xaabsade "Beeshii Aan Ka Imid Way Idinka Maqantahay.. Anigaa Idinkala Jooga" (Maqal)- London,(Lasanod Online)- Wasiirka Warfaafinta maamulka Hargeysa, Axmed Cabdi Xaabsade oo Khudbad ka jeediyey xaflad ka dhacday London. oo ay qabsadeen Jaaliyadda Somaliland, ayuu markii ugu horeysay si runi ku jirto kaga hadlay.. Axmed Xaabsade ayaa xafladaas ka qiray in beeshiisu ka maqantahay maamulka Hargeysa, Sidii losoo celin lahaana laga taliyo. Su'aashu waxay tahay Xaabsade ma haduu ogaaday inuu keli ku yahay Hargeysa. Horgale Xaabsade oo Qiray In Beesha Khaatumo/ SSC Ka Maqantahay Maamulka Beesha Somaliland Halkan Ka Dhegayso http://radioxogwaran.com/2012/02/26/dhagayos-xaabsade-oo-qiray-in-beesha-***********-ka-maqantahay-maamulka-somaliland/ http://radioxogwaran.com/ Source: Xogwaran
-
According to Xunjuf and other Secessionists, the majority of Liyu police who attacked Buuhoodle were ethnic Somalilanders. I don't know what he means ethnic Somalilanders, but I think he means his qabiil. Xaaji Xunjuf wrote: Horta Buhoodlada wa in mar si fiican loo siifeyaa A_Khadar wrote: Horaa loo yidhi habar fadhidaa lagdine la fududaa! http://www.somaliaonline.com/communi...-Buhoodle-Cayn Xaaji Xunjuf wrote: Careful who you mock Boy the Ethiopian Troops that led the operation liberate Buhoodle today , Were all Ethnic Somalilanders [Gaashaamo] They were not Highlanders From Ethiopia Buhoodle is going trough Big Changes , change will come Inshallah soon Well the rebels are being crushed as we speak, Somaliland took over widhwidh district and Both buhoodle and widhwidh are with out electricity right now . The rebels lost over 7 people , Somaliland Army might move towards Horurfadhi , The people of Buhoodle shall not be used as human shield By these Clan fanatics Somaliland shall prevail Geel_jire wrote: naclatallah ! Xaaji Xunjuf, ethnic somilalanders ku yeh .. dulinimaada ma waxay kuu gaysay ****dh1l1f xabashi inaan noo faanisid. man some of your stuff is hard to stomach but this is just despicable Saalax wrote: Che -Guevara, There is no lost love between I and Buhoodle. Thankful, those soldiers are mainly ethnic somalis from [Gaashaamo] gobolka soomaaliida who have strong links family links with somaliland so don't be surprised. Thankful, you don't get it, it was part of a offensive planned attacks, that somaliland will attack from the north which they did capture widhwidh and the other team from deegaanka Gaashaamo hawdka will attack from the south which they did attack buhoodle, more battles are to follow this week the terrorists like xalkotoosiiye will be crushed. Haatu wrote: Justice shall prevail. This blatant isirtir shall be accounted for. A_Khadar wrote: Laakiin Dadka reer buuhoodle way guulaysteen cidii doontaba ha soo weerartee.. Dabaal dega Xaaji Xunduf baroor baa xigi doonta.. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/26487-Buhoodle-Citizens-Fight-Ethiopian-Soldiers
-
he said "Anigaa Idinkala Jooga" .....loool
-
Xaabsade Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland Hargeysa(RBC):-Wasiirkii hor ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wecyigelinta Somaliland Axmed Cabdi Xaasbsade, oo hadda ah Wasiirka hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka Somaliland, Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland. Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ahaa Masuuliyiin Madaxweynaha Somaliland isku-shaandhayn ku sameeyey Arbacadii hore, waxa uu ku baaqay dadka aan Ururkii SNM ku abtirsan ee ka soo jeeda qaar ka tirsan Beelaha hadda Somalialnd wada dega lagu daro manhanka waxbarashada Somaliland. Axmed Cabdi Xaabsade oo maanta hadal ka jeediyey Xaflad uu xilka kaga tirsaday Wasiirka cusub ee Warfaafinta Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda, Ayaa Ka Hadlay Arrimo Badan oo Ay ka Mid Yihiin Sida Beesha uu Ka Soo Jeedaa Aanay Uga Dhex Muuqan Dawladda Somaliland. “Waxaan taabanayaa waxa halkan lagaga hadlayay SNM iyo dadkii soo shaqeeyay. Manhajkeena waxbarashadda ayaa lagu daray SNM, wiilashii aan SNM ahayn ee aan ku abtirsan ee iyaba mujaahidiin lahaa haddii aan lagu darin manhajka Wax La Wadaagi Maayo. Waa In Daraawiishtii Lagu Soo Daraa. Waa In Lagu Soo Daraa Raggii Gaalladda Inaga Celiyay ee Diinta u Dagaalamay ee labaatankii aynu soo dagaalanay in leeg dagaalamay ha lagu darro manhajka oo wasaaradda waxbarashadda ha loo sheego. Wasiirka warfaafintuna ha sii fidiyo.” Sidaa ayuu yidhi Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Md. Xaabsade. Axmed Xaabsade wuxuu sheegay in Beeshiisii Ay Siyaasad ahaan Diiddan Yihiin Somaliland isagoo arrintaasi ka hadlayana wuxuu yidhi; “Reer Tolkay way Innaga Maqan Yihiin oo Way Inna Diiddan Yihiin. Siyaasad ahaan Ayay Innoo Diiddan Yihiin Si Kale Innooma Diiddana. Hadh galayna halkan (Hargeysa) ayay ka tageen waxa lagu yidhi orda oo iska taga. Dadkii markaa arrintaasi go’aamiyay maanta cidi kama joogto. Laakiin waxa xukunkii haya raggii diidanaa arrintaasi.” “Waxaan leeyahay sidii dadkaasi lagu soo celin lahaa iyo wixii lagu muunayn lahaa hala baadi doono oo dawladdu ha doonto oo ha u fadhiisato oo dagaal sokeeye ninna waxba tari maayee la wada hadlo. Waxaan Tolkay u sheegayaa inaanay beeli waxba tarayn.”ayuu yidhi Md. Xaabsade. RBC Radio Xafiiska wararka ee Hargeysa. _______________________ HorGale Xaabsade "Beeshii Aan Ka Imid Way Idinka Maqantahay.. Anigaa Idinkala Jooga" (Maqal)- London,(Lasanod Online)- Wasiirka Warfaafinta maamulka Hargeysa, Axmed Cabdi Xaabsade oo Khudbad ka jeediyey xaflad ka dhacday London. oo ay qabsadeen Jaaliyadda Somaliland, ayuu markii ugu horeysay si runi ku jirto kaga hadlay.. Axmed Xaabsade ayaa xafladaas ka qiray in beeshiisu ka maqantahay maamulka Hargeysa, Sidii losoo celin lahaana laga taliyo. Su'aashu waxay tahay Xaabsade ma haduu ogaaday inuu keli ku yahay Hargeysa. Horgale Xaabsade oo Qiray In Beesha Khaatumo/ SSC Ka Maqantahay Maamulka Beesha Somaliland Halkan Ka Dhegayso http://radioxogwaran.com/2012/02/26/dhagayos-xaabsade-oo-qiray-in-beesha-***********-ka-maqantahay-maamulka-somaliland/ http://radioxogwaran.com/ Source: Xogwaran
-
Wadani;806659 wrote: Walaalayaal, reer khaatumow anaa xaajiga xaal ka bixinayee, ninkan KOW layidhaa maad naga qabataan? lol Walaal Wadani, kan KOW haduu yahay Reer Khaatumo xaal baanu ka bixinanaa, raalina ka ahow. anagaaba khaati ka joogna. Inta badan anaguuba dhib nagu hayaa, oo Khaatumo/SSC ayuu wax ka sheegaa, ma hubno inuu yahay reer Khaatumo,