Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
War Culus- Raysal Wasaaraha Soomaaliya CabdiWali Gaas Oo Saxeexay Wada Shaqaynta Dowlada Dhexe ee Federaalka Soomaaliya Iyo Dowlada Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Horufadhi.com Raysal wasaaaraha dalka Soomaaliya cabdi weli maxamed Cali gaas ayaa goor dhawayd si rasmi ah usaxeexay wadashaqayn buuxda oo ay yeeshaan Dalwada Dalka Soomaaliya iyo maamulka Khaatumo State iyadoo dhawaan uu aqoonsiga maamulkan qalinka ku duugay madaxwaynaha dalka Soomaaliya. Magaalada Muqdhisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa waxaa kugan wafdi balaadhan oo uu hogaaminyo C/nuu Cilmi Qaaje biindhe oo kamida golaha madaxtooyada Maamulka Khaatumo State waxayna maal mahanba kulamo gaar gaar ah layeelanayeen Madaxda Sare ee dawlada KMG iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshawaynta soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya. Wafdiga culus ee kasocda maamul Goboleedka soomaaliyeed ee Khaatumo State ayaa waxay Raysalwasaaraha Kala saxeedeen Arimo dhowr ah waxaana Raysalwasaare cabdi weli uu si buuxda ugu nuux nuuxsaday in dawladu la shaqaynayso Maamulka Khaatumo State. Wada shaqaynta buuxda ee Dawladu maanta ku dhawaaqday ayaa waxay kusoo beeg maysaa xili maamulada Hareeruhu ay u hanqaltaaagayeen in aqoonsigii hore loosiiyey maamulka Khaatumo dibloogala laabto. Goor dhow waxaan idiin soo gudbindoonaa Heshiiskaas maanta oo qoraal ah iyo habka uu uqoran yahay Isha ku hay Horufadhi.com _________________________________ War DegDeg: Xukuumadda CabdiWali Gaas Iyo Dowlada Goboleedka Khaatumo State oo Heshiish Rasmi Ah Kala Saxeexday Nugaal Media Xukuumadda Soomaaliya iyo Dawlad Gobaleedka Khaatumo ayaa galabta kala saxeexday heshiis rasmi ah ka dib kulan saacado qaatay oo ka dhacay xafiiska R/waasaraha Soomaaliya kaas oo ay ka soo qayb galeen Raxan Wasiiradda Xukuumadda Gaas ah iyo waftida Khaatumo ee ku sugan Muqdisho ma jiro Warar faahfaahsan oo ilaa hadda ka soo baxay labadda dhinac balse Ilo Wareedyo Muhiim ah ayaa nugaal media u xaqiijiyey waxii waree kasoo kordha kala soco nugaalmedia.com NugaalMedia
-
b-boy;808365 wrote: Funny how you kastumitees always insult any member of the forum not believing your lies:D It is Funny as well, how you Puntlanders attack and insult Khaatumites, because Khatumites don't want to believe the lies of Puntland. Let Somalilanders defend Somaliland Militia, as Puntlander this topic doesn't concern you. It is between Khaatumites and Somalilanders.
-
Breaking News: Legend Abdullahi Yusuf Ahmed has passed away....
Liibaan replied to General Duke's topic in Politics
Somalina;808344 wrote: AUN, samir iyo Iiman to his loved ones. AUN, samir iyo iimaan dhamaan ehelkii io qaraabadii marxuumka. Somalina;808344 wrote: He's was not a war hero neither did he find the TFG. Well said Somalina, run baa sheegtay -
Xurmadle Dr Cali Ciise Cabdi Gudoomiyaha Golaha Sare ee Guurtida Khaatumo Ayaa Waraysi Dheer Kaga War Bixiyey Wax Yaabihii u Qabsoomay Dowlada Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Dr cali ciise cabdi ayaa ku nuuxnuux saday waraysi dheer uu siiyey radio Khaatumo, Dr ku aad u sharaxay ila hada wadama ay la kulmeen iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen iyo waliba ujeeda hada kenya u joogaan Dr ka ayaa waraysigan kaga waramay arrimo badan oo khuseeya maamulka Khaatumo iyo guud ahaan Somalia. Dr.Cali wuxuu ka hadlay wadahadalo ay la yeesheen dawladaha Itoobiya iyo Jabuuti oo labaduba shacab iyo dawlad soo dhoweeyey maamulka Khaatumo. Hoos ka dhegayso Waraysiga oo dhan.
-
NASSIR;807739 wrote: Liibaan, We are sitting on huge natural resources. It's time we tap and develop them. And you know I fully support Khaatumo. May Allah guide the new state to great success Walaal Naasir, I agree Maakhir State is sitting on huge natural resources, Sanaag is the largest region in Somalia by total land area. I know you (Naasir) and Xudeedi are true friends of our People of Khaatumo State, I consider both of you Khatumites. Amiin to your Du'a, May Allah support and guide our new Khaatumo and Maakhir States to great success.
-
Abwaan;808272 wrote: Ka leexo yuusan ku marin gaariga Khaatumo...lol....Haddii la idinka farxiyey oo la idin taageeray idinkuna shaqadiinna qabsada oo Khaatumo keliya haku dikrinina ee danta Soomaali wax ka qabta. Walaal Abwaan, Waan kugu raacsanahay 100%, Waa in danta guud ee Qaranka Soomaaliyeed iyo midnimada ummada Soomaaliyeed wax kasta laga hormariyaa. Khaatumo State waa Xudunta Midnimada Dalkeena Soomaaliya, waana Xuruntii halgankii Somaliweyn wakhtigii Isticmaarka. Shacabka Soomaaliyeed ee Deegaanada Khaatumo si weyn ayee u taageersanyihiin Qaranka Iyo Dowlada Dhexe ee Somalia ee uu Hogaaminayo MadaxWeyn Shaikh Shariif Sheikh Ahmed. loool @ Ka leexo yuusan ku marin gaariga Khaatumo State
-
Dr. Ali Esse Abdi, Former IMF Regional Director and International Banking & Finance Veteran with over 30 year experience in IMF " Wax La Aqbali karo Ama Loo Adkeysan Karo Maaha in 80 Caruura oo 7- 14 Jir Ah Loo Dhaadhiciyo Xabsiga Mandgeera" Halyey Dr.Cali Isse Lasanod Online. Thursday, March 22, 2012 Nairobi,(Lasanod Online)- Gudoomiyaha hay'adda HESPI, ahna xubin kamid ah gudida fulinta G10 ee maamulka Khaatumo, Dr.Cali Ciise Cabdi.. ayaa waraysigan kaga waramay arrimo badan oo khuseeya maamulka Khaatumo iyo guud ahaan Somalia. Dr.Cali wuxuu ka hadlay wadahadalo ay la yeesheen dawladaha Itoobiya iyo Jabuuti oo labaduba shacab iyo dawlad soo dhoweeyey maamulka Khaatumo. Hoos ka dhegayso Waraysiga oo dhan. Halkan Ka Dhageyso: http://lasanod.com/details.php?num=7157
-
Dr. Ali Esse Abdi, Former IMF Regional Director and International Banking & Finance Veteran with over 30 year experience in IMF "Dowladaha Bariga Africa Sida Djibouti, Kenya, Itoobiya Iyo Uganda SiWeyn Bay KhaatumoState Usoo Dhoweysay" Halyey Dr.Cali Isse " Wax La Aqbali karo Ama Loo Adkeysan Karo Maaha in 80 Caruura oo 7- 14 Jir Ah Loo Dhaadhiciyo Xabsiga Mandgeera Lasanod Online. Thursday, March 22, 2012 Nairobi,(Lasanod Online)- Gudoomiyaha hay'adda HESPI, ahna xubin kamid ah gudida fulinta G10 ee maamulka Khaatumo, Dr.Cali Ciise Cabdi.. ayaa waraysigan kaga waramay arrimo badan oo khuseeya maamulka Khaatumo iyo guud ahaan Somalia. Dr.Cali wuxuu ka hadlay wadahadalo ay la yeesheen dawladaha Itoobiya iyo Jabuuti oo labaduba shacab iyo dawlad soo dhoweeyey maamulka Khaatumo. Hoos ka dhegayso Waraysiga oo dhan. Halkan Ka Dhageyso: http://lasanod.com/details.php?num=7157
-
KhaatumoOnline.com http://www.khaatumo.com/?p=26062 War Deg Deg Ah – Xukuumadda Raysul Wasaare Abdiweli Gas Iyo Dowlada MaamulGobaleedka Khaatumo State Of Somalia oo Heshiish Rasmi Ah Kala Saxeexday Khaatumo Online Xukuumadda Soomaaliya iyo Dawlad Gobaleedka Khaatumo ayaa galabta kala saxeexday heshiis rasmi ah ka dib kulan saacado qaatay oo ka dhacay xafiiska R/waasaraha Soomaaliya kaas oo ay ka soo qayb galeen Raxan Wasiiradda Xukuumadda Gaas ah iyo waftida Khaatumo ee ku sugan Muqdisho ma jiro Warar faahfaahsan oo ilaa hadda ka soo baxay labadda dhinac balse Ilo Wareedyo Muhiim ah ayaa Allssc u xaqiijiyey in Sabtida kulan saxaafadeed ay wada qabanayaan R/wasaare Gaas iyo Madaxweyne Cabdinuur Cilmi Qaaje ( Biindhe) kaas oo ay ku faahfaahinayaan Heshiiskan ay wada gaadheen Todobaadkan ayaa waxa socday Kulamo wada shaqayn ah oo Wasaaradaha DFKM iyo Wasiiradda Khaatumo ee ku sugan Muqdisho ay wada yeelanayeen kuwaas oo looga hadlayey habkii iyo hanankii shaqo ee ay wada yeelan lahaayeen, waxa jirta kulamo kale oo waftida Khaatumo la qaateen bulshadda Muqdisho Khaatumo Online
-
RealTaleex.com War Deg-Deg Ah: Raysulwasaaraha Somaliya Abdiweli Gas Ayaa Qalinka Ku Duugay Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia March 22, 2012 Mo-Hashi Production http://www.realtaleex.com/2012/03/22/war-deg-deg-ah-raysulwasaaraha-somaliya-abdiweli-gas-ayaa-qalinka-ku-duugay-aqoonsiga-maamul-goboleedka-khaatumo-state-of-somali/ Wefti Ballaadhan oo uu hogaaminayay Madaxweyne Abdinur Elmi Qaaje(Biindhe) oo ka tirsan Golaha Madaxtooyada Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia, Ayaa muddooyinkanba ku sugnaa Caasimada Somalia ee Muqdisho, halkaasoo ay kulamo kula yeelanayeen Madaxda kala duwan ee TFG iyo Barlamaanka, si ay uga dhaadhiciyaan qadiyada khaatumo State, ugana helaan taageerada ku aaddan degaanada Khaatumo State Of Somalia ee caalamku soo mariyo dowlada federaalka iyo sidii loo soo wareejin lahaa ta ay leexsadan labada maamul ee ka xiga labada dhinac. Dhanka kale waxaa iyana kulamo gaar gaara ah iyo taageero u fidinayay Maamulka Khaatumo State Dhamaan Beelaha soomaaliyeed ee ku dhaqan Magaala madaxda Somaliya ee Muqdhisho iyadoo ay la kulmeen odoyaasha Dhaqanka iyo iyo siyaasiin kala duwan oo ka soo kala jeeda Beelaha Somaliyeed. Heshiiskan ayaa ahaa mid ay Madaxda labada Dhinac kala sexeexdeen heshiis rasmi ah oo dhex mara Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Iyo Dowlada Federaalka Somalia ee TFG.waxaana la filayaa Maalinta Sabtidda Labada Dhinac si wada jir ah warbaahinta Ula Hadlaan.
-
Somaliland oo Laga Codsaday Inay Sii Dayso 84 Carruur Ah oo ee Maleeshiyada Siilaanyo Ka Qafaalatay Magaalada Laas Caanood Qaar ka mid ah waalidiinta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ka codsaday maamulka Somaliland in uu sii daayo 84 carruur ah oo ku xiran xabsiga Mandheera. Kulan ka dhacay magaalada Laascaanood oo ay ka qeybgaleen in ka badan boqol waalidiin ah ayaa muujiyay cabasho la xiriirta carruurta ka xiran iyo xaaladda ay ku sugan yihiin. Aamina Cali Xaaji Aadan oo ka mid ah hooyooyinka cabashada ka muujiyay carruurtaas ayaa sheegtay in wiilkeeda si gardarro ah lagu xiray, waxayna hay’adaha u dooda xuquuqul insaanka iyo shacabka Soomaaliyeed ay ugu baaqday in xadgudubkaasi wax laga qabto. Qaar ka mid ah waalidiintaas ayaa sidoo kale sheegay in carruurta uu xiray maamulka Somaliland aysan weli qaan gaarin, isla markaana qaarkood ay ku xannuunsan yihiin gudaha xabsiga Mandheera. Ciidamada maamulka Somaliland ayaa carruurtan ka qabqabtay magaalada Laascaanood 7-dii bishan March ee sanadkan, kaddib markii uu magaaladaasi ka dhacay bannaanbax rabshado watay oo ay dadweynuhu ku taageerayeen maamul dhowaan looga dhowaaqay degmada Taleex.
-
Human Rights Group Criticize Somaliland On Children Imprisonment Lasanod Online. Monday, March 12, 2012 Washington:- On 8th March 2012, more than 80 School Children were forcefully taken away by Somaliland administration to notorious jail of Mandhera, almost away 200km from Lasanod city. According to eye witnesses and relatives of those children some of them were beaten and dragged into police vehicles while heading home from School. Somaliland accused children for participating local demonstration rally supporting Khatumo State of Somalia which recently established the Historical city of Taleex. The report also says that mothers who gave birth recently were also taken by Somaliland forces to the Mandhera jail without proper justification. It is deplorable and unacceptable that an administration claiming to be democratic to use such tactics to humiliate and make human suffering especially women and children and herby call upon all responsible people to immediately release those minors and other innocent people. Also those responsible for endless killing of civilians must be brought to justice otherwise leaders of Somaliland administration has to answer for these crimes committed on their orders or instructions. Finally, Such inhumane actions will only serve more bloodshed and clashes among the people of Northern Somalia and should be stopped. Eng. M Hersi Chairman of Northen Somalia Human Rights Group. Northern Somalia Human Rights Group (NSHRG)
-
Shacabka Soomaaliyeed ee Gaashaamo, Buuhoodle, Iyo Dhagaxbuur ee Ciidamada Itoobiyaanku laayeen, waa dad shacab ah, oo dhulkoodii iyo guryahoodii loogu yimi. Markaa beenta argagaxisada hala joojiyo. Soomaali baanu wada nahay dan baana naga wada dhaxeesa.
-
The Hermet;807417 wrote: As for Somalia and unity liban I'm algeric to bulshxxt this isn't about somali unity..this is about clan to you because clearly your the only one claiming tribal borders which are not even yours therefore your attempt to say its about somali unity makes no sense. If you don't support Somali Unity, no problem. Allah said in the Hole Quran "Laa ikraaha fi diin, No Compulsion in Religion", so no one should force anyone to accept Somali Unity or Somaliland Clan Enclave/colonial borders. We all should respect each other. what we Somalis need is mutual respect, respect is 2 way street. If some of us don't want Somalia/Somali Unity we should respect them. Likewise, if some of us don't want Somaliland Clan Enclave/Colonial borders we should also respect them as well. The Hermet;807417 wrote: The reality is liban that your people shouldn't have signed the 1991 somaliland agreemenT if you didn't I Wouldn't blame you or argue against you but you did.. Khaatumo and Maakhir people never agreed to be part of Somaliland Clan Enclave. Khaatumo and Maakhir people were always Pro- United Somalia/Somaliweyn, and they were against the clan secession. In reality nothing is written in stone, things change. The people of your NorthWest Region of Somalia signed the Union Agreement in 1960. And Somaliland leader Siilaanyo was a Minister and a high ranking official in the Republic of Somalia for more than 30 years. The fact is the vast majority of Khaatumo and Maakhir People want to be part of Somalia, we have to respect them, very easy and simple. . The Hermet;807417 wrote: .therefore Somaliland will not stop because your people are so indisisive. your on a sinking ship liban and the ship is call ss. Khatumo You mean Somaliland will continue the war of aggression against the People of Khaatumo State, that is very Sad. Peace will only prevail if both sides are ready for compromise, mutual respect, and peaceful coexistence. We are Somali brothers and sisters, we have more things in common, so we need to respect each other. Name calling and insulting Khaatumo State will not solve the conflict between our regions. Again the solution is compromise, mutual respect, and peaceful coexistence of all our Somali people ( Khaatumo, Somaliland, Puntland, Maakhir, Galmudug, etc)
-
oba hiloowlow;807421 wrote: Heer SOL waa idin salaamay!! Waad Salaamantahay, Soona Dhawoow Walaal Oba Hilooowlow, Welcome back
-
Furfur & Kala Shaki Ku Habsaday Maleeshiyada Warlord Siilaanyo ee Duulanka Ku Ah Deegaanada Khaatumo Tuesday, March 20, 2012 - 09:21 PM Axmed Cismaan Warsame oo ka tirsanaa ciidamo la soo khalday ayaa saaka isaga iyo baabuurkii uu watay isu dhiibeen ciidanka khaatumo state ee gobolka cayn. Askarigan soo goostay ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Buuhoodle isagoo weliba la kulmay madaxda dawlada khaatumo state ee ku sugan gudaha magaalada Buuhoodle.
-
The Hermet;807408 wrote: Walahi its sad and its clearly obvious you'd rather chase after fantasies then reality. I like how you call yourself khatumo but call Somaliland mamulka hargaisa as well looool....all the best to you and your delusions, enjoy your propaganda let's see how far a soldier who hails from buhoodle's defection gets you anywhere or educates your people...masakiin. I don't know whether to cry for you or laugh but as your brother ill cry for you. Unfortunately, You live in Lalaland (Somalidiid-land), you can chase after Clan-secession fantasies and the clan-recognition. The reality is delusion continues to dominate the psyche of the clan secessionists. Don't be mad, the fact that Khaatumo State welcomed militia men from Hargeisa in Buuhoodle. We are all Somali brothers and we share our country Somalia.