Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Maamulka Khaatumo State Of Somalia oo La Kulmay Safaarada Norway Iyo Hay'ada NPA - Nairobi, Kenya
  2. Abdul, true a lot has been achieved, but a lot remains to be done. Guul Iyo Gobonimo Khaatumo State Of Somalia
  3. Masuuliyiinta Wafuuda Khaatumo State Of Somalia Oo Maanta Lakulmay Safaarada Norway Iyo Haayada NPA - Nairobi, Kenya (Sawiro+Full Video) Wafuuda oo mudo kooban ku sugnaa magaalda nairobi ayaa maanta waxay bilaabeen hawlahoodii shaqo iyagoo kulamo laqaatay haayda NPA oo kamida haayadaha faro kutiriska ah ee ka hawlgala deegaamda khaatumo State iyo masuuliyiin katirsan safaarada dalka Norway oo uu kamid ahaa uqaabilsanaha arimaha somalida ee dalka Norway. Kulamadan oo mudo saacado ah qaatay ayaa waxay labada dhinac ka wada hadleen sidee loo xoojin lahaa hawlaha gargaarka ee ay haayadani kawado deegaamda khaatumo waxaanay safaarda dalka Norway maanta balan qaaday inay sii kordhin doonto deeqaha ay kubixiyaan hawlaha horumarinta ee laga wado deegaamda mamulka khaatumo. kulankaasi kadib ayaa waxaa warbaahinta lahadlay madaxwaynaha maamulka Khaatumo mudane Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe) iyo Qunsulka Arimaha Soomaaliya u qaabilsan dalkaasi Norway, Jan-Petter waxaanay sheegay inay hada kadib sitoosa uga wada shaqayn doonaan arimaha horumarinta ee deegaamda khaatumo state.
  4. TFG provides FM Radio Transmitters to Khaatumo State and Galmudug State
  5. TFG Federal Government of Somalia & Ministry of Information Present FM Radio Transmitters to Khatumo State The Minister of Information Posts and Telecommunications: PRESS RELEASE 39/2012 (Mogadishu: 27th March, 2012) The Minister of Information Posts and Telecommunications H. E. Abdulkadir Hussein Mohamed presented an FM Radio Transmitter to Khatumo, having already presented a similar FM Radio transmitter to the Galmudug regional government on the 22nd of March, 2012. These Radios will play an important role in the transmission of information and the spreading of the government’s message to all the Somali people, wherever they are. In a short ceremony held yesterday at the office of the Minister of Information, Posts and Telecommunications and attended by the President of the Khatumo regional government, H.E. Abdinoor Elmi Qaaje, the Minister of Education and Culture, H.E. Dr. Ahmed Aidid Ibrahim, the Minister of International Relations and Diaspora Communities of the Khatuma government H.E. Hussein Suleiman (Dhagaweyne) and the former Minister of Information, Posts and Telecommunications, Honourable Abdikarim Hassan Jama, an FM radio transmitter was presented to the Khatumo Regional Administration. The Minister of Information, posts and telecommunications, in a short speech given on the occasion said “The aim of the Ministry of Information is to spread the governments’ message and to assist the burgeoning regional governments in the information & telecommunications field. We have already presented a radio transmitter to the Puntland government, we have, only the other day, presented another one to Galmudug; We intend in the near future to do the same for the Bay and Hiraan regions; and we will spread the governments message to all the liberated areas.” “The Ministry of Information will shortly open offices in all the regions, so that the national information service reaches all the corners of the country.” the Minister added. On a similar note, the President of the Khatuma administration, H.E. Abdinoor Elmi Qaaje thanked the Ministry of Information, Posts and Telecommunications for the FM radio transmitter. A similar ceremony to yesterday’s one was held for the presentation of the FM radio transmitter to the Galmudug regional government and was attended by a delegation from the Galmudug State. END
  6. Walaal Somalina, Great News Indeed, now all the People of Khaatumo State Of Somalia are happy. Well President of Somalia Hon. Sheikh Shariif Sh Ahmed
  7. Kulankii Maamul Goboleedka Khaatumo State Iyo Safaarada Norway & Hay'ada NPA - Nairobi, Kenya
  8. Kulankii Maamul Goboleedka Khaatumo State Iyo Safaarada Norway & Hay'ada NPA - Nairobi, Kenya
  9. Wafuuda Khaatumo State Of Somalia Oo La Kulmay Safaarada NorWay Iyo Hay'adda NPA Ee Kenya-(Video+Sawiro)- Lasanod Online. Thursday, March 29, 2012 Nairobi,(lasanod Online)- Waxaa saaka ka dhacay Magaalada Nairobi, kulan dhexmaray Wefdigii Khaatumo State ee kasoo kicitimay magaalada Muqdisho.. ee uu horkacayey Madaxweyne Abdinuur Cilmi Qaaje iyo xubno Golaha dhaqanka ee Sare ee Khaatumo State. Halkan Ka Daawo Video Wafuuda Khaatumo oo ka koobnaa galaha sarre ee dhaqanka iyo madaxtooyada oo ay weliyaan xubno ka socday guddiga G10 ayaa ugu horay horayntii kulan saacado qaatay la yeeshay mas'uuliyiinta hay'ada Norwegian people aid {NPA}. Waxaana kulankaas ugu horaytii ka hadlay madaxaha bariga Africa hay'ada mr.Kamis, waxaa uu sheegay in ilaa sanadii 1993kii ay ka shaqayn nayeen deeganada khaatumo arimo badan oo dhanka horumarinta mashaariicda ahna ka qabteen, belse waxaa uu xusay in sanadii 2006 ay hakiyeen howlihii ay ka wadeen deegaanadaas arintaas oo ay keentay murankii xoogaanaa ee xiligaas deegaanadaas ka jiray. Hadase ay dib ugu soo laabteen deegaanadii, waxana uu carabka ku dhuftay inay ceel biyood ka howgeliyeen deegaano uu ka xusay Awrboogays , Sarmaayo iyo deegano kale dad danyar ah oo ku sugan deeganada Widhwidh , Boocame, Laascaanood, iyo buuhoodle ay u qaybiyeen raashin iyo agab kale. waxaana uu xusay in sanad uu qorshahodu yahay inay furaan xarumo caafimaad magaalooyinka Laascaanod iyo kalabaydh, Ugu danbayntii waxaa madasha ka hadlay madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje (biindhe) oo sheegay inay u mahadcelinayaan hay'ayada NPA oo wax badan ka qabatay deegaanadaas. soona dhoweynayaan iskaashi cusub oo dhex mara haya'dda iyo maamulka Khatumo. Intaas kadib ayaa mas uuliyiintii Khaatumo ay u dhaqaaqeen dhanka saafaarada Norwey ,waxaana safaarada ku soo dhaweeyey ninka u qaabilsan arrimaha soomaaliya ee norwey Mr. Jann Patter iyo xoghayaha koowaad ee safaarada Norwey Mr:Geir Schei. Halkan Ka Daawo Sawiro Copyright © 2012 Lasanod.com
  10. Daawo Sida Wafdigii Khaatumo State Loogu Soo Dhoweeyey Nairobi- (Video)- Lasanod Online. Wednesday, March 28, 2012 Nairobi,(Lasanod Online)- Waxaa shalay kasoo degay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi, Wafdi ballaadhan oo ka socda maamulka Khaatumo State. Waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyey Jaaliyadda Khaatumo State iyo Somaalida kale ee ku nool Nairobi. Hoos ka daawo maqal iyo muqaal sidii Nairobi loogu soo dhoweeyey wafdiga maamulka Khaatumo State.
  11. Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya
  12. Wafti Culus oo Ka Socda Maamulka Khaatumo State uu Hogaaminayo MadaxWeyne AbduNuur Biindhe oo Nairobi Lagu Soo Dhaweeyey+SAWIRO+COD Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Mudane C.nuur Cilmi Qaanje*Biindhe* ayaa si heer qaran ah loogu soo dhaweeyey magaalada Nayroobi ee Caasimadda Dalka Kenya, waftiga oo ka koobnaa ku dhawaad 14 xunood, ayaa sidoo kale waxaa ka mid ahaa Golaha sare ee dhaqanka ee Maamulka Khaatumo State Of somalia Waxaana Horkacayey Garaadka Garad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, waxaa sidoo kale wufuuda ka mid ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta, Boostaha iyo Isgaadhsiinta ee Dowlada Ku meelgaadhka ee Soomaaliya Xukumadii Dr Farmaajo Dr” Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka xidhiidhka caalamiga ah iyo Jaaliyadaha ee Khaatumo Pro: Xuseen Saleebaan Dhegoweyne iyo xubno kale oo ka tirsan wufuudii ku sugnayd magaalada Muqdisho. Waftigan oo ay soo dhaweeyeen boqollaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed iyo kan Khaatumo State ayaa waxaa markii ay soo gaadheen Garoonka Dayuuradaha ee Jomo Kenyatta International Airport , halka mar is qabsaday sacab iyo sawaxan ay weheliyaan ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka SOomaaliyeed, halkaasoo ay ku sugnaayeen Barbaarta gaashaman ee Khaatumo State ee isugu jira Wiilal iyo Gabdho ku jeeni qeernaa calanka Soomaaliya ee Buluuga ah oo shacabka reer Khaatumo ay si wayn u qadariyaan haatana Astaan u ah Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State of somalia. Madaxweynaha Khaatumo State , Oo shir jaraa’id oo kooban u qabtay warbaahinta Soomaaliyeed, ayaa ugu horeyn mahadnaq balaadhan u jeediyey shacabka Soomaaliyeed iyo kan Khaatumo, wuxuuna sheegay in dhamaan hawlihii ay ka soo qabteen Muqdisho ay ku soo Idlaadeen Guul , isla markaana dhawaan ay ku talaabsan doonaan hawlo kuwaas ka culus, wuxuuna sheegay in bacda nasashadooda ay warbaahinta siin doonaan warar dheeraad ah. HALKAN RIIX OO DHAGAYSO HADALKII MADAXWAYNE BIINDHE EE SOO DHAWAYNTA Maxamed Cismaan C/nuur Xaquuqda Sawirada Horufadhi. Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya
  13. Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya
  14. Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya
  15. Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya
  16. Wafdigii Khaatumo State Oo Soo Gaadhay Nairobi-(Sawiro)- Lasanod Online. Tuesday, March 27, 2012 Nairobi,(Lasanod Online)- Wafdi ballaadhan oo uu hogaaminayo madaxweynaha Khaatumo State, Cabdinuur Cilmi Qaaje(Biindhe) oo ay weheliyaan wasiiro.. iyo golaha sare ee dhaqanka ayaa caawa fiidkii soo gaadhay magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya. Weftigan oo modooyinkii u danbeeyey ku sugnaa magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya ayaa waxay ka koobnaayeen golaha dhaqanka iyo kan madaxtooyada Khaatumo, waxaana ka mid ahaa Garaad Jaamac Garaad Cali , Garaad C/salaam Xasan Maxamed,Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare, Garaad Saleebaan Buraalle, Ugaas C/laahi Ciise iyo Ugaas Faarax Dheere . Golaha xukuumada ayaa waxaa ka mid ahaa madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje {biindhe} , Wasiirka xidhiidhka caalamiga ah iyo jaaliyadaha Xuseen Saleebaan Dhego wayne ,Dr: C/kariim Xasan Jaamac oo ka mid ah guddiga G10 iyo xubno kale oo ka tirsan jaaliyada Khaatumo state. Waxaa wufuuda garoonka diyaaradaha ee jomma-kenyatta interational airport kusoo dhaweeyey madax ka socota safaarada soomaaliya ee dalka kenya, jaaliyada balaadhan ee kasoo jeeda deegaanada khaatumo state of somalia iyo weliba soomaalida ku dhaqan caasimada Kenya ee Nairobi. Waxaana boqolaalkii dadwaynaha ahaa ee soo dhawaynayey ku lebisnaayeen maryo lagu xardhay magaca khaatumo iyo calan buluugan ee soomaaliya. Madaxwayne Biindhe ayaa ka mahadceliyey madaxda qaran Soomaaliya iyo shacab waynaha soomaaliyeed sidii sharafta badnayd ee ay u maamuuseen intay ku sugnaayeen magaalada Muqdisho.
  17. Dowlada Somalia oo Idaacad Ugu Deeqday Maamulka Khaatumo State Of Somalia Radio Dalmar ee Muqdisho March 26, 2012 MUQDISHO(DM): Dowlada Somalia ayaa manta idaacad FM ah ugu deeqday maamulka Khaatumo State ee dhowan looga dhawaqay deeganka Taleex Xil dhowaan ay dowladu sheegtay in ay aqoonsigii kala laabatay maamulka Khaatumo State ayey markale manta TFG-du idaacad ugu deeqday maamulkaas Munasabad ka dhacay xarunta wasarada warfaafinta ee dowlada Somalia ayaa maamulka ugubka ah lagu siyayay idaacadan Wasiirla warfaafinta Somalia C/qaadir Xuseen Maxamed “Jahweyn” oo goobta ka hadlay waxaa uu sheegay in ay ugu talo galeen idaacadan in ay dhageystaan dadka deeganada uu maamulkani ka arimiyo Waxaa ka gudoomay idaacada oo goobta ku sugnaa madaxweynaha maamulka Khaatumo State C/nuur Cilmi Qaaje kaas oo dowlada uga mahad celiyay idaacadan ay siisay Cabdulaahi Cismaan Faarax Wariyaha Radio Dalmar ee Muqdisho
  18. RADIO MOGADISHU Wasaaradda Warfaafinta,Boostada Iyo Isgaadhsiinta Oo Idaacad Ugu Deeqday Khaatumo State”SAWIRRO” http://radiomuqdisho.net/wasaaradda-warfaafintaboostada-iyo-isgaarsiinta-oo-idaacad-ugu-deeqday-khaatumo-statesawirro/ http://radiokhaatumo.com/2012/03/26/wasaaradda-warfaafintaboostada-iyo-isgaarsiinta-oo-idaacad-ugu-deeqday-khaatumo-statesawirro/ Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State ku wareejisay Idaacad taasi oo Wasaaraddu ugu talagashay in ay dhageystaan shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool deegaannada uu maamulkaasi ka arimiyo. Munaasabad maanta xarunta Wasaaradda Warfaafinta gaar ahaan xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya lagu qabtay ayaa Idaacadaasi lagu wareejiyey ayadoo munaasabadana ay kasoo qeybgaleen Wasiirka Warfaafinta,Boostada Iyo Isgaarsiinta,Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta Sarre iyo mas’uuliyiin ka socotay maamul goboleedka Khaatumo State oo uu horkacayey Madaxweynaha Maamulkaasi. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/qaadir Xuseen Maxamed Jahweyn oo ugu horeyn munaasbadda ka hadlay ayaa sheegay in talaabadani ay Wasaaraddu maamul goboleedka Khaatumo State ugu wareejineyso Idaacadda(FM) ay ka mid tahay waajibaadka shaqo ee Wasaaradda maadaama lagu gacan qabanayo mid ka mid ah maamullada dalka ka jira islamarkaana siyaasadda Dowladdu ay tahay in la gaarsiiyo dhageysiga Warbaahinta Qaranka. Wasiirka ayaa dhanka kale tilmaamay in Wasaaraddu qorsheyneyso iney xafiisyo ka furato dhammaanba deegaannada ay gacanta ku hayaan maamul goboleedyada dalka taasina ay qeyb ka tahay waajibaadka shaqo ee Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta. Sidoo kale Madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo State Mudane C/nuur Cilmi Qaaje oo munaasabadda ka hadlay ayaa uga mahad celiyey Wasaaradda Warfaafinta,Boostada iyo Isgaarsiinta Idaacadan ay ugu deeqeen waxaana uu tilmaamay in uu rajeynayo iney tani *****li doonto baahida warbaahineed ee shacabka Khaatumo State. Dhanka kale Mudane Xuseen Suleymaan (Dhegaweyne) Wasiirka Xiriirka Caalamiga ah iyo Jaaliyadaha maamulka Khaatumo oo isna Munaasabada ka hadlay ayaa tilmaamay in talaabadan ay ka turjumeyso sida Wasaaraddu ugu taagantahay *****lidda baahida shacabka ee dhanka Warbaahinta. Munaasabadda ayaa guud ahaanba kusoo idlaatay jawigii loogu talagalay balse Wasaaradda Warfaafinta ayaa sidan oo kale idaacado ugu deeqday maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayadoo dhammaan qorshaha idaacadaha lagu gudoonsiinayo Maamullada ay yihiin meel marinta Siyaasadda Dowladda ee lagu baahinayo dhageysiga Warbaahinta Qaranka. Halkan Ka Daawo Sawirada
  19. Xaaji Xunjuf;809008 wrote: Fake news khatuumo controls boocaame there is no such thing as garowe clan enclave in boocaame Boocame, Taleex,Tukaraq and all Eastern Sool is under the rule of the Khaatumo State. Also Xudun (North Sool), and Buuhoodle and Widhwidh of Cayn Region are all under the rule of the Khaatumo State of Somalia as well. Puntland presence in Khaatumo/SSC Regions is now just a part of history.
  20. Somalia;808977 wrote: God help them, didn't take long for 'Liibaan' to spam with his useless quotes. I posted only one quote in this thread by Garaad Abshir Saalax, anyone can click on the link and listen the Garaad Abshir speaking quote. So stop spamming the thread with your uselss insults and comments. Don't get angry because Garaad Abshir reaffirmed his support and commitment for Khaatumo People and Khaatumo State Of Somalia. Somalia;808977 wrote: If they are two maamulo then why are they in Puntland? Cajiib Remember Somalia is one country, Garaad Abshir can visit any city, town, or region of his country Somalia. Soon Garaad Abshir will visit the our city of Somalia Mogadishu. Somalia;808977 wrote: Sii socod soo socod symdrome. Pirate Syndrome.
  21. Garaad Abshir Salaax "Kulankaasu Wuxu ahaa Mid Aan Siyaasad Ahayn, Anigu Waxaan U Arkaa Puntland Iyo Khaatumo State Labo Maamul oo Deris Ah oo Walaalo Ah, Waxna Iskama Bedelen Mowqifkeygii Taleex Iyo Taageerada Aaan u Hayo Khaatumo State "{Dhagayso waraysi}. Friday, March 23rd, 2012 Halkan Ka Dhageyso http://radiokhaatumo.com/radio-khaatumo-state-of-somalia-wararka-fiidnimo/ http://horufadhi.com/2012/03/23/garaad-abshir-salaax-kulankaasu-wuxu-ahaa-mid-aan-siyaasad-ahaynanigu-waxaan-u-arkaa-puntland-iyo-khaatumo-state-labo-maamul-oo-deris-ah-oo-walaalo-ah-waxna-iskama-bedelen-mowqifkeygii/
  22. Dowlada Khaatumo State oo Casho Sharaf u Samaysay Xubno ka Tirsan Madaxda Maakhir State Of Somalia (Sawiro) Source: Galgala News Wakiilo Meteliyay Maamulka Khaatumo State OF Somalia ayaa Casho Sharaf la Agaasimay u Samaysay Wufuuf ka ka Timi Dalka Kenya Kuwaasi oo ka Tirsan Maamul Maakhir State,Casho Sharafta ay Fidiyeen Wakiilada Khaatumo State waxa ay ka dhacday Hotel Day To Day ee Magaalada Kampala. Waxa Xaflaasi Furay Siciid Lugaasi oo ka mid ahaa Wakiilada Khaatumo State isaga oo Sheegay inay Casho Sharaftan ugu Tala Galeen sidii Labada Maamul ee Khaatumo State iyo Maakhir State ay u Noqon lahaayeen Kuwa iska Kaashada dhankasta Madaama ay Daris Meelo badan ka Yihiin. Sidoo kale waxa Halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Jaaliyada Khaatumo State ee dalka Uganda Mudane C/qaadir Kaarshe isaga oo Tibaaxay in Dadka Labada Deegaan ay Yihiin Dad Isir Wadaag ah isla markaana wax badan oo Dano ah ay ka dhexeeyaan, waxa uu Ku Adkeeyay Carabka in Labada Jaaliyadu ay is Kaashadaan si Loo Gaadho Hadafka. Cumar Daahir oo ah Gudoomiye ku Xigeenka Jaaliyada Khaatumo State ayaa hadalka isna Qaatay waxana uu ugu baaqay Labada Jaaliyadood inay xidhiidh wanaagsan Yeeshaan oo la Abuuro Gudi Isku dhaf ah oo Wada Shaqayn Xoogan Yeesha. Caaqil C/qani Maxamed Qoobay oo ka mid ah Waftigii Reer Maakhir ee dalka Kenya ka Anba Baxay ayaa ka sheekeeyay Taariikhtda Qotada dheer ee labada Bulsho ay lahaayeen isaga oo Soo Qaatay Taariikho Qoran oo dhexmaray kuwaasi oo ah kuwa Dhanka Wanaaga ahaa. Caaqilka ayaa Doca kale Tilmaamay in Deegaanadaasi Labada Bulsho ku Dhaqan Yihiin ay yihiin Kuwa ay Ragaadiyeen Horumar La’aan taasina ay Keentay Buu Yiri iyadoo Beesha Caalamka laga dhaadhiciyay in Deegaankaasi ay Yihiin Dhul Aan Amaan ahayn. Gudoomiyaha Jaaliyada Maakhir State ee dalka Uganda Cabdi Qaraaje ayaa Gaba Gabadii xusay in Labada Jaaliyadood ay Xidhiidhkoodu wanaagsan yahay isla markaana la sii Laba Jibaarayo, isaga oo Mahadnaq balaadhan u Jeediyay Jaaliyada Khaatumo State ee Uganda oo uu sheegay inay Si Wanaagsan ugala Shaqeeyaan Munaasibadii Balaadhanayd ee Maakhir State loogu qabtay Magaalada Kampala. Maxamed Xasan Ruush
  23. C/Qaadir Kaarshe oo Ka Socda Maamulka Khaatumo State Ayaa Balan Qaaday In Maamulka Khaatumo La Shaqeen Doono Maakhir State Si Loo Helo Horumar Iyo Midnimo Soomaaliya Khaatumo State of Somalia Welcomes Maakhir State Maamul Goboleedka Khaatumo State Ayaa Si Weyn u Soo Dhoweeyay Maamulka Goboleedka Maakhir State of Somalia Madaxda Khaatumo State oo Khudbado Qiimo Badan Ka Jeediyay Xafladii Maamulka Maakhir State Source: GalgalaNews.com http://www.galgalanews.com/?p=9904 " frameborder="0" allowfullscreen> Halkan Ka Daawo Xafladdii Maamul Goboleedka Maakhir State Of Somalia Iyo Heestii Lagu Maamuusay Dib u Abaabulka Maakhir State Government. Enjoy
  24. b-boy;808391 wrote: How is it a lie when Mahad Canbaashe who's troops are natives are in charge of Lasanod?? There are some Puntlanders who work for Shabaab, as well there is some somalilanders who work shabaab. Not surprising if there is few individuals from Sool work for Somaliland. b-boy;808391 wrote: All those troops that joined Khatuumo in Taleex or Buhodle or Widhwidh were all natives of Sool stop blaming people from Hargeisa or Burco for what the natives are doing to themselves!! Who all the troops that joined Khaatumo Army in Taleex, Buuhoodle, Widhwidh, Yagoori, Tukaraq, Boocame, Xudun, etc were from Hargeisa, Burco or Baydhabo? I am not blaming my brothers and sisters from Hargeisa and Burco, I am blaming the leaders of Somaliland militia ( Siilaanyo, Xaabsade & Canbaashe) Don't worry about Laas Caanood and Khaatumo people, worry about your Puntland, and Stop hating Khaatumo, not good for you.