Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Masaajidka ISbahaysiga Islaamka XAMAR
  2. Our National Capital of Somalia, Mogadishu Slowly Reawakens The Guardian: Somalis revel on Mogadishu's safe beaches for first time in three years Roads are being repaired and air and sea traffic has increased after the retreat of the militant group al-Shabaab. Hundreds of residents of the Somalian capital Mogadishu have taken respite from bombs and bullets by flocking to the beaches for the first time in three years. The revellers, who included former president Ali Mahdi Mohamed, converged on the Lido beach where they played football and swam. The African Union Mission in Somalia said the return to Mogadishu beaches on Friday showed a new sense of security since the militant group al-Shabaab, aligned with al-Qaida, retreated from Mogadishu in August. "Roads are being repaired, homes rebuilt and markets reopened," it said. "Real estate prices along Via Moscow have doubled and there are people out in the streets late into the night, despite the ongoing threat of terrorist attack." Thousands of people who had been prevented from returning to their homes in the city are now streaming back, it added. "Traffic at the Aden Abdulleh International Airport has also tripled and the line of ships waiting to dock at the seaport grows ever longer. The city has played host to several high profile visitors, including Turkish prime minister, Recep Erdogan, and a number of countries have reopened their embassies." But normality after 20 years of bloody anarchy that put Somalia bottom of the Ibrahim Index of African Governance apparently comes at a price. Growing traffic jams and rising crime rates are among everyday problems taking hold. Al-Shabaab is still locked in a battle with the weak UN-back interim government for control of parts of the country. Kenya deployed troops inside Somalia three weeks ago to crush the militants it blames for a wave of kidnappings in Kenya and frequent cross-border attacks. Last week the Guardian revealed that men claiming to be al-Qaida operatives are distributing aid and cash to drought victims in southern Somalia in an attempt to win hearts and minds. The Guardian
  3. Walaal Somalina, aaad iyo aad ayaad u mahadsantahay sawirada quruxda badan ee Caasimada dalkeena Soomaaliya waa Xamar Cadey. Mash Allah. aad ayaan ugu farasanahay nabada iyo horumarka Mogadishu, Allah haa noo barakeeyo Caasimadeena iyo Dalkeena aamiin. Salaam Qaali ah, ka timi Khaatumo State Of Somalia, Ku socota shacabka Caasimada Soomaaliya Mogadishu
  4. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;812263 wrote: Ninkaan goormuu noqday Reer Waqooyi? Last I knew Reer Diinsoor ayuu ahaa. According to Waaheen.com (Somaliland Website), the former minister of Agriculture is from NorthWest Somalia
  5. Ciidamada Khaatumo State oo Caawa Ku Hareesan Caasimada Laas Caanood Laas Caanood: Mujaahidiinta Maamul Goboleedka Khaatumo oo Afarta Jiho Isku Gadaamay Xoogaga Xaq-Udirirka Khaatumo oo Ku Weegaarsan Magaalada Laas Caanood xaaladda magaaladda Laascaanood ayaa kacsan todobaadkan waxana laga dareemayaa dhaqdhaqaaq dagaal iyada oo guud ahaanba gobalka Sool laga wado abaabul iyo Ciidan urursi guud. maamulka iyo Shacabka Khaatumo ayaa wada dadaal ay doonayaan in ay gacanta ku dhigaan magaalo madaxdooda oo muddo 4 sano iyo badh ah ay xoog ku haysteen Malayshiyaadka SNM-ta Ciidamadda Maamulka Khaatumo ayaa la sheegay in ay dhinac kastaba kaga weegaarsan yihiin magaaladda Laascaanood isla markasna ay u kaashaaman yihiin si xeel sare ah, Madaxweynaha Khaatumo oo 25 Km u jira Laascaanood ayaa todobaadkan amarkii ugu danbeeyey siiyey Madaxdda Ciidamadda Khaatumo in ay waajibaadkooda qaran gutaan Dhinac Malayshiyaadka SNM-ta ayaa la sheegay in difaacooda ugu badan ay dhinac Nugaasha isku geysteen gaar ahaan Gooja Cadde ilaa Adhi Cadeeye oo laascaanood dhinac Waqooyi ka xiga sidoo kalena Durdurka iyo daaraha Maraykanka ee magaaladda ayaa ay xoogaa ciidan ah xalay keeneen si ay u difaacaan weerar kaga yimaada dhinac Buuraleydda Xarardaanyeerta Ilo lagu kalsoon yahay waxa ay Allssc u xaqiijiyeen in Malayshiyaadka SNM-tu xalay ka jiideen Laascaanood dhawr qori oo waa weyn kuwaas oo la geeyey OOg lama garanayo sababtay loo jiday ilaa iyo hadda waxase jirta cabsi weyn oo soo foodsaartay guud ahaanba Malayshiyaadka SNM=ta Sarkaal Magaciisa Qariyey oo ka tirsan Malayshiyaadka SNM-ta gaar ahan kuwa fadhiya Wadda Xabaala Laascaanood waxa uu Allssc u sheegay in habeen hore saraakiisha SNM-tu shir ay ku yeesheen gooja cadde isku khilaafeen isla markaasna uu Khilaafkaasi gaadhay guud ahaanba Ciidamadda oo iminka si weyn u kala jabsan isku niyadna aan ahayn waxa uu sheegay hadii dagaal ku bilawdo in aysan isku gurmadayn.
  6. Wafuudii Maamulka Goboleedka Khaatumo State oo Lagu Soo Dhoweeyay Safaarada Somalia ee Dalka Kenya, Wafdiga Ayaa Kulan Laqaatay MasuuliInta Safaarada ee Safiirka Somalia uu Horkacayo http://www.AllBuuhoodle.com wafdiga ka socdey maamulka khaatumo state ayaa kulan laqaatay masuulinta safaarada soomaalida ee ayku leedahay magaalada Nairobi,iyo xubno ka tirsan ergada safaradaha dalka kenya. Wafdigan oo uu horkacayo garaadka guud ee khaatumo iyo madaxweyne cabdi nuur bindhe (xaaje) ayaa waxa aykala hadleen masuulinta safaarada soomaliya ku leedahay dalka kenya xirirka iyo wada shaqayn dhex marta,wafdigani ayaa waxa uu baryahani ku sugnaa magaaladda Nairobi. Garaad jaamac garaad cali oo kamid ah xub naha golaha dhaqanka ayaa shegay inay ka wada hadleen safaaradda iyo masuulinta dowladda ee kusugan halkani sidii xirir wada shaqayn oo toosa u dhex marilahayeen, waxayna kala qateen warqadaha heshiiska iyo sda aymuhimka u tahay xirirka maamul ka khaatumo iyo safaarada soomalida kenya. Wafdigani oo lagu wado inay socdalka ay kujoogan kenya kaga soosaaran warsaxaafaded ayaa waxa aysidoo kale kulamo wadaqateen jaaliyadda Reer khaatumo ee kenya, madaxda,culima’udin ka,iyo bulshada rayid ka ah waxana aykala hadleen waxqabadka iyo talaabada muhim ka ah ee ayqaadi doonaan. Wafdigani oo uu kamid yahay wasiirka jaaliyadaha maamul goboleedka soomaliya ee khaatumo ayaa waxa ajandaha ugu weyn kamid ah sida aysheegeen inay bulshada Reer khaatumo inay kala hadlaan horu marinta deegaanada maamul ka. Mohamed Abdulahi khalif(shine)
  7. Source: Waaheen.com ( Somalidiid/Somaliland Website) http://waaheen.com/?p=33260 Labada Wasiirba Waxay Ka Soo Jeedaan Beesha Dhexe ee Somaliland/snm MadaxWeynaha Soomaaliya Sheikh Shariif oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkiisii Beeraha ee Ka Horyimi Taageeradii Dowlada Federaalka Soomaaliya u Fidisay Khaatumo State, Iyo Wasiirkii Gaashaandhiga oo Ku Daba Jira Muqdisho(Waaheen) Sh Shariif Sh Axmed ayaa xilkii ka qaaday wasiirkiisii Beeraha Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Maxamed Maxamud X Ibraahim. Sh Shariif Digreetadiisa Xilka qaadista ah ee uu xilka kaga qaaday wasiirku waxay u dhignayd:- Markuu arkay:- Qodobka 44aad,xubintiisa 3aad ee Axdiga kumeel gaarka ah. Markuu arkay:- Qodobka 2aad sharci lam.14 ee 3di juun 1962kii iyo wax ka baddalkii ka danbeeyey ee Nidaamka Dowladda (Ordinamento del Governo). Markuu tixgeliyey:- Soo jeedintii Ra’isulwasaaraha, Sumad XRW/412/03/2012 kuna taariikheysan 20ka Maarso 2012ka oo ku saabsan xil gudasho la’aanta Wasiirka Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Isagoo Aqoonsaday:- in ay waajib tahay in shaqada Qaran loo guto si hufnaan,Amaano iyo karti ku dheehanyihiin. Wuxuu Soo saarayaa Xeerkan:- Qodobka 1aad Waxaa xilkii Wasiirnimo ee uu hayey laga qaaday: Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa. Qodobka Labaad Xeerkan wuxuu dhaqan galayaa isla marka uu saxiixo Madaxweynaha, waxaana lagu soo saarayaa faafinta Rasmiga ah ee Dawladda. Digreetada Madaxweyne Shariif laguma sheegin danbiga uu galay Wasiirka Beeruhu ee uu ku mutaystay Xilka qaadistan, hase yeeshee sida ay wararku sheegayaan waxay ka dhalatay khilaafkii madaxda Somaliya ku dhex maray taageeradii uu sh Shariif taageeray Maleeshiyada Khaatumo taasoo ay ka soo horjeesteen labada Wasiir ee Beesha ***** ugaga jira Dawladiisa. Xuseen Carab Ciise oo ah wasiirka Gaashaandhiga ayaa isna la filayaa in xilka laga qaado maadaama uu ka horyimi mawqifka Sh Shariif ee ah Somaliland in loo qaybiyo Beelo si ay fursad ugu helaab Maamulkoodu. Si kasta ha ahaatee Eriga Xubnahan ayaa faaíido u soo kordhinaya Somaliland, waxaanay noqonaysaa “ninkii qayrkii loo xiirayoow Soo qoyso adiguna”
  8. AfBakayle.com Daawo+Sawiro : Soo Dhoweyntii MadaxWaynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Mudane Axmed Karaash Ee Deegaanada Ku Xeean Maagaalada Laas Caanood ( Kalabaydh Iyo Saaxdheer) Madax wayne axmed Cilmi Cismaan Oo maalmahanba kumaraya Safar shaqo deegaano ay kamid yihiin Kalabaydh Iyo Saaxdheer oo katiran gobolka sool, Safarka Madaxwaynaha ayaa waxaa ku wahelinaya Xaran Wasiiro Iyo wasiiro Kuxigeen Katiran maamulka khaatumo, Waftidan ayaa waxaa sidiiran loogu soodhaweeyay Magaalooyinka kalabaydh iyo Xaadheer.
  9. MadaxWeyne Sheikh Shariif oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Diiday Aqoonsigii MamulGoboleedka Khaatumo State Of Somalia AKHRI WAR SAXAAFADEED Halkaan ka akhri Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa gabi ahaanba xilkii ka qaaday wasiirkii Beeraha Xanaanada xoolaha Dhirta iyo daaqa ahaana Raysal wasaare ku xigeen. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa lagu shaaciyay xil ka qaadistaan waxaana warkaasi uu u qornaa sida tan. Warsaxaafadeed Markuu arkay:- Qodobka 44aad,xubintiisa 3aad ee Axdiga kumeel gaarka ah. Markuu arkay:- Qodobka 2aad sharci lam.14 ee 3di juun 1962kii iyo wax ka baddalkii ka danbeeyey ee Nidaamka Dowladda (Ordinamento del Governo). Markuu tixgeliyey:- Soo jeedintii Ra’isulwasaaraha, Sumad XRW/412/03/2012 kuna taariikheysan 20ka Maarso 2012ka oo ku saabsan xil gudasho la’aanta Wasiirka Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Asagoo Aqoonsaday:- in ay waajib tahay in shaqada Qaran loo guto si hufnaan,Amaano iyo karti ku dheehanyihiin. Wuxuu Soo Saarayaa Xeerkan:- Qodobka 1aad Waxaa xilkii Wasiirnimo ee uu hayey laga qaaday: Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa. Qodobka Labaad Xeerkan wuxuu dhaqan galayaa isla marka uu saxiixo Madaxweynaha, waxaana lagu soo saarayaa faafinta Rasmiga ah ee Dowladda
  10. Raxanreeb: Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Booqasho Ku Tagay Degmada Kalabaydh (Sawirro)
  11. Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood
  12. Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood
  13. Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood
  14. Halkan Ka Daawo Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Youtube MadaxWeyne Mudane Ahmed Karaash:"Hada Laas Caaanood 30 KM Baanu u Jirnaa, Waana Hubaal Inaanu Xoreenano Caasimadeena Laas Caanood. Waxaanu Diranaa Digniintii Ugu Danbeesay In Maleeshiyada SNM/Somalland Ka Baxaan Laas Caanood Iyo Dhamaan Deegaanada Khaatumo State" Shacabka Deegaanada Laas Caanood Sida Kalabaydh oo Si Weyn u Soo Dhoweeyay MadaxWeynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia. Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood
  15. A_Khadar;812047 wrote: Carafaat is nothing but confussed both unionist and seccussionist. BTW Khatumites are not hater unionists but they love all somalis wherever they might be.. Make that correction to you baaaaaaaac waryaa .. Well said Khadar, Khatumites are NOT haters as the Hater Carafaat is saying, As Somali Unionists Khatumo People love their fellow citizens of Somalia.
  16. Dowladda TFG-da Soomaaliya Oo Idaacad FM Ah Ugu Deeqday Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia. Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Wasaaradda warfaafinta ee DKG ayaa Idaacaddaas ku wareejisey mas’uuliyiinta ugu sareysa maamulkaas oo beryihii u danbeeyey magaalada Muqdisho ku sugnaa. Munaasabadii qalabka Idaacaddaas lagula kala wareegayey ayaa ka dhacday xarunta wasaarada waxaana kasoo qayb galay mas’uuliyiin ay kamid yihiin wasiirka warfaafinta ee Soomaaliya iyo madaxweynaha maamulka Khaatumo. Cabdiqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn) oo ah wasiirka wasaaradda warfaafinta ee DKG ayaa ka hadlay munaasabadii qalabkaas lagula kala wareegayey wuxuuna sheegay in Idaacadani ay tahay mid loogu tala galay inay u faa’iideyso shacabka gobolada maamulka Khaatumo. Waxaa Kaloo Iyana Meesha ka hadlay Cabdibuur Cilmi Qaaji (Biindhe) oo kamid ah madaxweyneyaasha 3-da ah ee maamulka Khaatumo ayaa isna munaasabadaas wuxuuna uga mahad celiyey wasaaradda warfaafinta ee DKG qalabka Idaacadeed ee ay ku wareejisey. Waa markii ugu horeysey ee ay dowladda KMG ah ee Soomaaliya Idaacad FM ah ku wareejiso mid kamid ah maamul goboleedyada cusub ee dhowaanta la magacaabay. Arintan ayaana u muuqata mid laga dheehan karo sida ay dowladda KMG ah ee Soomaaliya uga go’an tahay inay xiriir fiican la yeelato maamul goboleedyada gaar ahaan Khaatumo State oo isaga dhowaan degamda Taleex lagu dhisay Iyo Waliba Maamul Goboleedyo Aad U Farabadan . Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)