Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. The fighting first erupted in January after the leaders of the Northern Regions of Sool, Sanaag and Cayn decided to band together into a New State called Khaatumo State and declared they wanted to be an Independent Region Within Somalia.
  2. Peacedoon;813048 wrote: War is never the solution. A clan cannot wipe out another clan. Waxaas waa lasoo dhaafay. It didnt work for Hitler, Siyad Barre and now it wont work for any Somali State. Marka Hargeisa society and Buuhoodle society should talk out their differences. Peacedoon, You are right War is never the solution. Unfornately, Warlord Siilaanyo and his Somaliland Clan Secessionists believe they can wipe out the unionist Khaatumo people, but in reality it is impossible to keep Khaatumo/SSC People under occupation forever. No one can force Khaatumo people to accept the Clan-Secession of Somalilan.
  3. Xaaji Xunjuf;813047 wrote: Somaliland Military positions in sool joogto and Kalabaydh a tuulo 35 km south of Laascaanood was attacked that's how it started. Xunjuf stop the lies.... Somaliland militia attacked the bases of Khaatumo Forces, that is how the war started. Khaatumo State President Ahmed Karaash was visiting Kalabaydh before yestarday. Kalabaydh was already under the rule of Khaatumo State for 2 months. President Karaash delivered a major speech to Khaatumo People during his visit to Kalabaydh on Friday.
  4. Lataliyaha Dhanka Malatariga Iyo Arimaha Ciidanka Ee MadaxWeynaha Maamul-Goboleedka Khaatumo State Colonel Maxamed Mire Oo kawar Bixiyay Dagaaladii Maanta Ee Agaa Laascaanood ee Sool Iyo Sool ee Gobolka Cayn Lataliyaha Dhanka Malatariga Iyo Arimaha Ciidanka Ee golaha Madaxtooyada Maamulka Khaatumo Maxamed Mire Oo kusugan Deegaanka kalabaydh ayaa khadka talefoonka ugu waramay wariye Cadnaan Saalax Oo kamid ah Hawlwadeenada Shabakada Wararka Afbakayle.com, Taliyaha ayaa kawaranmay sidii ay maanta wax Udhaceen. Isagoo Sheegay inay qasaaro Xoogan ay gaarsiiyeen Ciidamada Jamhada SNM ee maanta weerarka Kusoo qaaday Xarumaha Ciidamada Maamulka khaatumo. Sidoo Kale waxa ay beeniyay In laqabtay wasiirka Maaliyada Cismaan oo uu sheegay inuu Waqti Xaadirkan Uu kusugan yahay Degmada Kalabaydh Halkan Kadhagayso Hadalka Lataliyaha http://www.afbakayle.com/wp-content/uploads/2012/04/lataliyaha-Dhanka-Amaanka-iyo-malatariga-maamulka-khaatumo-.mp3
  5. Wasiirka Arimaha Gudaha ee Khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub Oo kahadlay Dagaaladii Laascaanood, Waqdari, Ganbadhe, Sool-Joogto, Meygaagle, etc ee u Dhaxeeyay Maamul-Goboleedka Khaatumo State (Dhagayso+Cod) Dagaal xoogan ayaa barqanimadii saaka ka qarxay jiidaha dagaalka ee gobolka Cayn, iyo waliba Gobolka sool,Dagaalkan Oo kasoconayay jiido badan oo ku dhow magaalada laascaanood ayaa waxaa kadhashay qasaaro lixaadle oo soogaaraya Maleshiyada SNM ee duulaanka kusoo qaaday fariisamada ciidmada Khaatumo, DAgaalkaas Oo in mudo Saacado ah Soconayay ayaa haatan istaagay iyadoo kasaaraha dhina maamulka khaatumo uu yahay 1 dhimasho 1yo 3 dhawac ah oo lagu dabiibayo qaybo kamid Deegaanada Khaatumo,Dhinaca Jamhada SNM ayaa wararka aanu kahelayno ayaa waxaa iyaga sogaaray qaare aad utiro badan iyagoo Deegaanadii maanta lagu dagaalamay ay kaga carareen Mayd Tiro badan. Hadaba Si,aan Wax uga Ogaano Xaaladahaas Iyo khaasaraha Dhabta ayaa waxaa kawaraysanay Wasiirka arimaha Gudaha Ee maamulka khaatumo yaasiin axmed Sulub Oo kusugan Buuhoodle,waxaa uu warbaahinta afbakayle.com ugawaramay Qasaaraha ay gaarsiiyeen Maleeshiyaadka SNMta Halkan Kadhagayso Hadalka Wasiirka http://www.afbakayle.com/wp-content/uploads/2012/04/Wasiirka-Arimaha-Gudaha-Ee-maamulka-khaatumo-oo-kahadlay-Dagaalkii-Laascaanood-iyo-Sool-jooto.mp3
  6. Ciidamada Xaq U Dirirka Maamulka Khaatumo ee SSC oo Gaadiid Dagaal Ku Qabsaday Dagaalkii Saaka Waabarigii Ka Biloowday Ciidamada Maamulka Khaatumo ee SSC oo Gaadiid Dagaal Ku Qabsaday Dagaalkii Saaka Waabarigii Ka Biloowday Laascaanood Ciidamada Maamulka Khaatumo ee SSC oo Gaadiid Dagaal Ku Qabsaday Dagaalkii Saaka Waabarigii Ka Biloowday Laascaanood kaasoo u dhexeeya xoogaga xaq u dirirka ah iyo ciidamada Jamhada SNM. Warar horu dhac ah oo aanu ka helayno ayaa naloo xaqiijiyey in gaadiid tikniko ah laga qabsaday Huwanta SNM, halka 2 gaadhi lagaga gubay dagaalkaas iyadoo cashar wanaagsan oo aan hore looga arag aagaga laascaanoodna loo dhigay dagaalkuna weli socdo. Tan iyo markii gobolka sool ay SNM la wareegtay gacan ku haynteeda ayaan wax xabad ah lagu tijaabin haba yaraatee taasoo sababtay in muddo dheer qaadato in cilladaas xal loo hello. Sidaanu wararka ku helayno ayaa naloo xaqiijinayaa in gebi ahaanba Xoogaga khaatumo ay ku wareegsan yihiin gobolka sool oo jahooyin badan dagaalku ka socdo Dagaalkan Saaka ayaa ahaa mid Malsu adeegsanayay Hubka noocyadiisa ka gadisan kasoo kasocday **** aag ayaa ciidamada maamulka siilanyo ay halkaas kala tageen dhawac iyo dhimasho sida ay shabakada wararka ee af bakayle.com u xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah,waxa la sheegayaa in dhawac gaaray 50 askari ay uqaateen dhinacaayo magaalada burco halka mayd badan oo ay kaga carareen jiidihii saaka lagu dagalamayay ay jiraan. Wararka ayaa intaa kudaraya in Deegaanada gambadhe uu hada kasocda gaal goos goos ah islamarana ay ciidamad somaliland ee halkaasi kusuganaa ay dib usoo ruqaan sadeen. Dhinaca Kale dagaalkii Sool-joogta ee aaga magaalada buuhoodle ayaa ciidamada jamhada SNM ay kala kulmeen Cawaaqib xumo iyoo ay ciidamada maamulka khaatumo ay kagaareen guulo islamrkaan ay kala wareegeen aagi ay kusug naayeen ciidamada SNM ay hada gacanta ugashay ciidamada Khaatumo. Khasaaraha Dhinaca maamulka khaatumo ayaa lagu soo waramayaa in labo askari ay kaga dhawac meen dagaalka kasocday duleedka laascaanood ku wasoo dhawacooda lagu dabiibayo magaalada kalabaydh Wixii warar ee kasoo kordha dagaaladas kala soco afbakayle.com Laascaanood
  7. BREAKING NEWS: Fierce Fighting Erupts In Las’Anod RBC Radio, raxanreeb.com Mogadishu (RBC) Fierce fighting between Somaliland and the new born Khatumo state forces erupted in the neighborhood of Las’anod town in northern Somalia region of Sool at early on Sunday morning, RBC Radio reports. The fighting erupted on 6.00am (local time) at Gambare frontline which is 30km away from Las’anod town, the provincial capital of Sool region. Local residents told RBC Radio that heavy bombardment could be heard on Sunday morning as residents in Las’anod town fear for possible fighting in the town. (UPDATES OF THIS NEWS COULD BE SOON AVAILABLE )
  8. Taleexi;813012 wrote: Aragaane .... saaxiib.... Khaatumo has to liberate LA and other fallen cities if it wants to be relevant. Exactly, Khaatumo State must liberate the Capital Las Anod and all Khaatumo Region very soon Insha Allah
  9. Dagaal Maanta Ka Qarxay Magaalada Laas Caanood Ayaa u Dhaxeeyada Ciidamada Maamul-Goboleedka Khaatumo Iyo kuwa Somaliland waxaa saaka kaqaray dhamaan daafaha magaalada laascaanood dagaal oo u dhexeeeya ciidama maamulka Khaatumo state iyo ciimada jabhada siilaanyo ee gumaysiga ku hayey magaalada laascaanoood. dagaalkan ayaa qaraxay kadib markii ciidama jabhada siilaanyo ay joojin waayeen faragelinta ay kuhayaan ciidamada khaatumo state. wararka hor dhaca ah ayaa waxay sheegayaan in ciimadamada maamulka hargeisa laga kiciyey fadhiisimo dhowra waxaana hada dhawaaqa rasaastu ku soo siqayaa gudaha magaalada laascaanood. Khadka taleefanada ee magaalada laascaanood ayaa mudo hakad gelisay shirkada Telesom walow hada uu dib usoo laabtay, waxaa dhamaaan magaalada siwayn looga dareemayaa udiyaar gawga soo dhawaynta ciidama maamuka Khaatumo State.
  10. Xaaji Xunjuf;812996 wrote: Liibaan lasanod.com is not telling the truth no civilians were abducted as they claim only the armed Khaatuumo Guys Xunjuf, website yada somalidiidka ayaa beenta lagu yaqaana. Wax cusub maa in Maleshiyada snm dadka shacabka xauuqdo, iyo in ee afduubto. Insha Allah shacabka Khaatumo dhowaan waa ka baxayaan dhibaatada ee wadaan somalidiidku.
  11. Wararkii u Danbeeyey ee Laascaanood iyo Xoogaga Xaq U Dirirka Khaatumo oo Maygaaglle Qarka u Saraan Iyo Firxadkii Maleeshiyada SNM oo Tuulada Qorilugud Gaadhay Ciidamada xaq u dirirka Khaatumo State ayaa gaadhay tuulada Maygaagle ayagoo jiidhey difaaciyadii kuwamaamulka Siilaanyokaga jireen deegaankaSooljoogto iyohalkaloo yaqaano Gumarta. Ciidamada ayaa hada gacanta ku haya Maygaagle iyo Sooljoogto ayagoo hada maleeshiyaad Siilaanyo ee daalimiinta ah ay daba u jeediyeen tuulada Qorilugud, Maleeshiyaadka Hargaysa ayaa askar badan kaga Le’atay dagaalkii maanta ayadoola sheegay in Maydadkoodii ay daadsan yihiin, wadada qarkeeda,oo aysan qaadan. Wararkii ugu danbeeyey ee dhanka Laascaanood ayaa sheegay inweli xabadoka scooto dhanka Laamiga, walow ay qaboobeen jiidihii dhanka Xaabalaha iyo weliba Kalabaydh,ayadoo dulleedka Garoonka indhacad hadalaisku horfadhiyo. La soco wararkeend danbe. daqiiqadkasta. ______________________ Dagaal Culus Oo Kasoconaya Magaalada Laascaanood Ee Xarunta G/ Sool waxaa lagu soo aramayaa in dagaal qadhaadhi uu kabilaaday magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool Kaas Oo Udhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada Khaatumo Dagaalkan Ayaa lasheegayaa in ciidamada maamulka khatumo ay weerar Culus Ay Kusooqaadeen Magaalada Laascaanood Oo In Mudaaba Auy Ku Hawlanaayeen Dib Ugu soocelinta magaalada Laascaanood ee xarunta G/ Sool wararka ayaa waxa ay intaasi kudarayaan in ciidamada khatumo ay saaka laareegeen guud ahaanba magaalada laascaanood ee xarunta G/ Sool Lama oga ilaa hada khasaaraha rasmiga ah ee kadhashay labada dhinacba wixii faah faahin ah ee intaasi ku soo kordha waxaad kaga bogon doontaa wararkayaga danbe waxaa lagu soo aramayaa in dagaal qadhaadhi uu kabilaaday magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool Kaas Oo Udhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada Khaatumo Dagaalkan Ayaa lasheegayaa in ciidamada maamulka khatumo ay weerar Culus Ay Kusooqaadeen Magaalada Laascaanood Oo In Mudaaba Auy Ku Hawlanaayeen Dib Ugu soocelinta magaalada Laascaanood ee xarunta G/ Sool wararka ayaa waxa ay intaasi kudarayaan in ciidamada khatumo ay saaka laareegeen guud ahaanba magaalada laascaanood ee xarunta G/ Sool Lama oga ilaa hada khasaaraha rasmiga ah ee kadhashay labada dhinacba wixii faah faahin ah ee intaasi ku soo kordha waxaad kaga bogon doontaa wararkayaga danbe By Najiib Cabdi ali Cabdi Xiis (Najiib Americo)
  12. Warara Kii ugu Danbeeyey Iyo Dagaalkii Kasocoanayey Laas Caanood Iyo Guulaha Ciidamada Maamulka Khaatumo Wararka ugu danbeeyey ee nagasoo gaadhaya magalada laascaanood ee xarun Goboleedka Sool Ayaa Sheegaya in ay guushu raacday ilaa hada Ciidamada Difaaca Gobolada Khatumo iayagoona laareegay Dhamaan Daafaha Magaalada Laascaanood iyo sarkaal katirsanaa putland oo kasoo goosta kuna soo biiray ciidamada difaaca Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Corl Kan Oo Lagu magacaabo Corl Dalbac Ayaa lasheegayaa in uu kusoo biiray Ciidamada Digfaaca Ee Deegaanada Khatumo waxa ayana wararku intaasi kudarayaan in Ciidamada Maamulka Khatumo Ay Had G/ Canta Ay Ku Hayaan Maaagaalada Laascaanood Sidoo Kale Wararka ayaa Waxa ay intaasi kudarayaan in ciidamada somaliland laga Gubay Gaadhi Nooca Looyaqaano Jiibta ah askartii saarnayd nahy ay Kushufbeeleen Wax dhibaato dhaac iyo mid dhimasho ah oo soogaadhay ilaa hada majirto ciidamada maamulka khatumo balse wararka garabka kale ee somaliland ayaa sheegaya in qasaaro lixaad badani uu kajiro inta laxaqiijinayo tiraba 10 askari oo katirsan ciidamada somaliland ayaa lasheegayaa in lakeenay cusbitalka ayn ee magaalada laascanood sidoo kale wararka ayaa waxa ay intaasi kudarayaan in tiro intaasi kabadan oo dhimasho ahinay ay jirto dhanka ciidamada somaliland Wixii faah faahin ah ee intaasi dheer ee kasoo koardha dagaalka kasoconaya laascaanood wararkayaga danbe ayaa kaga bogon doontaana By Najiib Cabdi Wali Cabdi Xiis (Najiib Americo) Wararkii Ugu Danbeeyey Dagaaladii Laas Caanood Iyo Buhoodle ee Dhaxeeya Ciidamada Khaatumo State Iyo Somaliland Lasanod Online. Sunday, April 01, 2012 Laascaanood,(lasanod Online)- Dagaalo aad u culus ayaa saaka waaberigii ka qarxay deegaano ka tirsan gobolada Sool iyo Cayn. Waxaana lagusoo waramayaa inay hadda qaboobeen.Dagaalkani wuxuu u dhexeeyey maleeshiyada Somaliland iyo ciidamada Maamulka Khaatumo ee ku sugnaa duleedka magalada Laascaanood. Maleeshiyada Somaliland ayaa saaka heertii waaberi weerar gaadmo dhowr meelood kaga soo qaaday ciidamada Khaatumo meelihii ay fadhiisamaha ku lahyeen ee Gacandar, Waqdari iyo Kalabydh. Dagaalka Gacandar oo socday saacado badan waxaa laysu adeegsaday gaadiid tikniko ah iyo madaafiic culus. waxaana la sheegay ina labada dhinacba uu soo gaadhay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh. Horgale Mahad Canbaashe ayaa lagusoo warmayaa inuu hoogaaminayey dagaalka Gacandar ee lagu qaaday ciidanka Khaatumo. isagoo aad u quud daraynaya inuu dib gacanta ugu dhigo gaadiidkii hore loogala goostay ee ku sugnaa jiidaas, tasoo uu ku hungoobay. Maleeshiyada Somaliland oo kasoo wareegtay dhinaca hawdka magaalada Dhumay ayaa weerar ku qaaday Magaalada Kalabaydh oo ay ku sugnaayeen wasiiro ka tirsan maamulka Khaatumo,Wasiiradaas oo hadda jooga Saaxdheer, kadibna waxay dhabar jebin ku sameeyen ciidankii khaatumo ee dagaalka kaga jiray Waqdari. waxaana la sheegaya in magaalada Kalabaydh hadda gacanta ugu jirto maamulka Somaliland. Halkaasna uu ka khudbadeeyey ninka ugu magacaaban Gudoomiyaha gobolka Sool Maamulka Hargeysa oo la yiraahdo Jeeniyari. Ilo wareedyo waxay noo xaqiijiyeen in anteenooyinkii is gaadhsiinta la jaray tulooyinka hawdka intii maleeshiyada Somaliland soo maraysay tulooyinkaas ee kusoo socotay magaalada Kalabaydh. Warar kasoo baxaya maamulka Khaatumo waxay sheegayaan inay dagalkaas ay guulo ka gaadheen, khasaare isugu jira dhimasho, gaadiid iyo tikniko na kaga gubeen maleeshiyda Somaliland ee soo duushay. Waxay labada dhinacba ka gaabsadeen inay sheegaan khasaraha dhabta ah ee soo gaadhay, inkastoo ay soo baxayaan warar sheegaya in 2 gaadhi gacanta laga dhigay ciidanka khaatumo, tiro aan la xaqiijina kaga gubteen dagaalka Gacandar. ciidamada Khaatumo oo uu la joogo madaxweyne Karaash ayaa hadda ku sugan deegaanka Karin gorfood. Dhinaca Gambadhe oo iska hormaad saaka dhexmaray maleeshiyada iyo shacabkii deegaanka ayaa lagu soo waramayaa inay deeganka Higlada oo u dhaxaysa Gambadhe iyo Tukaraq ka qafaasheen shacab lagu qiyaasay 20 oo ku sugnaa degaankaas loona dhaadhicyey dhanka Burco. Higladana ay weli maleeshiyadaasi joogto. Dhanka kalena dagaal qaadhaadh ayaa saaka ka qarxay deegaanka Sool joogto ee magaalada Buhoodle, waxaana lagusoo waramyaa in maleeshiyadii Somaliland khasaare lixaad leh lagu gaadhsiiyey Dagaalkaas, deegaano ay hore u fadhiyeena gacanta lagaga dhigay. dagaalkas oo lagusoo waramayo inuu weli aagaas ka socdo. Iskusoo wada duuboo dagaalkan ay saaka soo qaadeen maleeshiyada maamulka Hargeysa iyo horagalada u shaqeeya oo qorshahoodu ahaa in ciidamada khaatumo la gaadhsiiyo khasaare ayna kasoo kaban, waxaase soo baxaysa inay taas ku guul daraysteen oo si adag loo caabiyey. Weli si rasmi ah looma shaacin dhaawaca iyo dhimashada ka dhashay dagaaladan maanta, waxaase la xaqiijinyaa inay jiraan tiro dhimasho iyo dhaawac labada dhinacba. Kala Socda Lasanod Online wararka kasoo kordha dagaalkan, hadii Alla idmo.. Copyright © 2012 Lasanod.com ___________________________________________ War Dag Dag Ah Dagaal Culus Oo Kasoconaya Magaalada Laascaanood Ee Xarunta G/ Sool Waxaa lagu soo aramayaa in dagaal qadhaadhi uu kabilaaday magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool Kaas Oo Udhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada Khaatumo Dagaalkan Ayaa lasheegayaa in ciidamada maamulka khatumo ay weerar Culus Ay Kusooqaadeen Magaalada Laascaanood Oo In Mudaaba Auy Ku Hawlanaayeen Dib Ugu soocelinta magaalada Laascaanood ee xarunta G/ Sool wararka ayaa waxa ay intaasi kudarayaan in ciidamada khatumo ay saaka laareegeen guud ahaanba magaalada laascaanood ee xarunta G/ Sool Lama oga ilaa hada khasaaraha rasmiga ah ee kadhashay labada dhinacba wixii faah faahin ah ee intaasi ku soo kordha waxaad kaga bogon doontaa wararkayaga danbe waxaa lagu soo aramayaa in dagaal qadhaadhi uu kabilaaday magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool Kaas Oo Udhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo Ciidamada Khaatumo Dagaalkan Ayaa lasheegayaa in ciidamada maamulka khatumo ay weerar Culus Ay Kusooqaadeen Magaalada Laascaanood Oo In Mudaaba Auy Ku Hawlanaayeen Dib Ugu soocelinta magaalada Laascaanood ee xarunta G/ Sool wararka ayaa waxa ay intaasi kudarayaan in ciidamada khatumo ay saaka laareegeen guud ahaanba magaalada laascaanood ee xarunta G/ Sool Lama oga ilaa hada khasaaraha rasmiga ah ee kadhashay labada dhinacba wixii faah faahin ah ee intaasi ku soo kordha waxaad kaga bogon doontaa wararkayaga danbe
  13. Somaliland oo Wariye Axmed Cali Faarax Ku Xidhay Laascaanood- Lasanod Online. Saturday, March 31, 2012 Laascaanood,(lasanod Online)- Waxaa maanta xabsiga loogu taxaabay magaalada Laascaanood, Wariye Axmed Cali Faarax oo ah wariye caan ah.. oo ka hawl geli jiray deegaanka Khaatumo. Mamaulka Somaliland ee gacanta ku haya xaruunta Gobolka Sool ee Laascaanood oo caadaystay Tacadiga Warbaahinta Ka hawl Gasha Magaaladaasi ayaa Maanta Xabsiga Dhigay Wariyahaas,kaasi oo haatan ka hawl Geli JIray Telefishinka Royal TV. Xadhiga Wariyahan waxaa ka danbeeyey Gudoomiyaha Gobolka Sool Maxamed Xaaji Jeeni Yare, kaas oo Caadaystay Cabudhinta Warbaahinta Ka hawl Gasha Gobolka Sool. Axmed Cali Faarax waxa uu ahaa Wariye ruug cadaa ah oo kasoo Shaqeeyey Warbaahinta qaybeheeda Kala Duwan. waxaana lagu xasuustaa axmed wax qabadkiisa kii ugu danbeeyey oo ahaa kaalin wayn uu ka Ciyaaray baahinta wararka shirkii Khaatumo 2. Wariyaha ayaa la sheegay in maanta duhurnimadii ay bartamaha magaalada ka kaxeysteen maleyshiyaad uu watay gudoomiyaha gobolka Sool ee Jeeniyare. Maamulka Hargeysa ayaa mudooyinkii u danbeeyay cadaadis xooggan waxa uu saaray saxafiyiinta ka howlgasha deegaanka uu ka arimiyo maamulkaasi, yadoo ay arintaasi keentay in goobaha uu maamulkaasi ka taliyo ay isaga cararaan wariyeyaal ka hawlgeli jiray, maadaama uu maamulkaasi xadgudub ba’an ku hayo saxaafadda xorta ah. Wariye Axmed Cali Faaarax waxa uu in badan ku sugna Magaalada Taleex, isagooa hada Laascaanood u yimid inuu Booqdo qoyskiisa oo mudo bilo ah aanu arag. Copyright © 2012 Lasanod.com
  14. Carafaat;812380 wrote: A_Khadar, Liibaan, inabtiyaal wa daacayad . Seeftii ayaa lasoo bodeen maxaa dhacay. Cid isnaceb ma jirtee. Laakinse toghdeer miideeya niyoow. Tulooyinka hakala saarina. Hadaa kasoo horjeedid gooni isu taag, sheeg, tilmaam, toosi. Laakinse tulooyin kuligood biyo la'an heyso waxba hakala saarin. Carafaat, waxaa noqotay fiqi tolkii kama janno tago, dacaayado ma xuma, hadii ee run tahay, lakiin waad noo dhexgalisay. Waxa aad difaacday oo amaantay ilmaadeeradaa JB, xx, salaax, stoic, NG, norf, etc Waxaad ku xijisay Reer Khaatumo waa dad anuu necebnahay. Maxaa kuu diiday inaad talo wanaagsan siisid Clan-Secessionists sida joojiya kala qeybinta shacabka soomaliyeed, qalaqeybinta tuulooyinka, duminta Qaranka Somalia, lakiin nasiib daro, ayagoo khaldan ayaa hadana difaaacasaa oo aad amanasaa. Hadii xaqa laga hadlo cida kala saarasa tuulooyinka waa Warlord Siilaanyo Iyo Jabhadiisa Somaliland. Cida kala qeybinasa shacabla Soomaaliyeed waa Somaliland . Somaliland waa Maamulkii Qabiil ee ugu horeeyay. Somaliland (1991), Puntland (1998), Galmudug. (2006), SSC/Khaatumo (2009), Azania and Awdal (2011). Adoo ah nin meel kasta seef la taagan oo dacaayad iyo propaganda wada , in aad qof kale seef kaga cabato ismalaha.
  15. Xaaji Xunjuf;812411 wrote: liibaan wuxu jecelyahay inu reerkisa qobood yar ku xareyo dabeedna halka la heeso oo la tunto durbaano la qaato Liibaan saasu jecelyahay. Xunjuf, hadii runta laga hadlo, waa adiga ninka jecel inuu reerkiisa snm/Somaliland qobood yar ama geer yar ku xidho, waa adiga ninka kasoo horjeeda midnimada soomaaliyeed. Markaa iska wado durbaanka ictiiraafka qabiilka sida aad jeceshahay.
  16. Magaalada Laas Caanood oo Saacadaha Soo Socda Ay La Wareegi Doonaan Ciidamada Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Iyo Somalidiidka oo Xaaladoodu Tahay Carar 03/31/2012 Magaalada Lascanood ayaa sugaysa maamulka Khatumo oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa buuraha ku hareeraysan Lascanood waxaana saaka lagu waa bariistay khatumo waatan. Jabhada SNM ayaa saaka guranaysa hubkoodii kadib markii culays xoogan la soo dul dhigay, waxaana saaka arkeen shacabkii Lascanood oo tuban guryaha hortoodii. SNM ayaa hada wadda dhaq-dhaqaaqii ugu danbeeyay kadib markii ay ka soo guureen wadda laamiga ee gambadha iyo toga waqdari waxayna isku soo aruursadeen dhinaca maraaga waxayna doonayaan inay ka kolaysadaan halkaas oo ay maraan wadda dhoodiga kadib markii ay xidhantay xalay Magaalada Yagoori ee saaran Laamiga oo ay dul dageeen Ciidamada Maamulka Khatumo State. Guud ahaan waxaa saaka curtay halgalkii la sugayay muddo dheer oo ahayd libdhimayso Laascanood waa taagantay saaka. Kala soco waxii ku soo kordha WIDHWIDH.COM
  17. RBD Radio SOMALIA: President Sharif Fires Minister For Alleging Irresponsibility And Negligence Of Office Sat, 03/31/2012 Mohamed Mohamud Haji Ibrahim Mogadishu (RBC) A presidential decree which dated March 28th 2012 has stated that the interim president of Somalia Sharif Sheikh Ahmed has fired the Minister of Agricultural, animal veterinary and Forestry Mohamed Mohamud Haji Ibrahim who was also the deputy prime minister, RBC Radio reports. The decree which had the number 086 said “After having seen the article 44 of the transitional federal constitution and having consulted with the prime minister and also recognized the need for conducting the national service as honestly, trustfulness and transparency, the president of the transitional government of Somalia had issued that Mohamed Mohamud Haji Ibrahim was fired from his post as the Minister of Agricultural, animal veterinary and Forestry.” The presidential decree only stated that the cause of sacking the minister was “irresponsibility and negligence of office” but local sources close to the prime minister’s office claim that there were growing allegations against the fired minister on the new born Khatumo state. Contradicting letters in office In March 5th Mr Ibrahim, former Somali diaspora from UK issued an official letter with his signature which suspended TFG’s support to Khatumo state but in contradictory again he wrote another letter which dated on March 10th and fully recognized Khatumo state. Rumors on the ground say that the minister had been paid with bribes by unmentioned people to oppose the new Khatumo state which faces bigger hostility from its neighbors of Puntland and Somaliland. RBC Radio
  18. BorameNews.com MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Ahmed Karaash Oo Ku GudaJira Booqashooyinka Deegaanada Maamulkaasi Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Kalabaydh DAAWO http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2849&catid=66&Itemid=117 30-03-2012 Kalabaydh (BNN) Halkan ka daawo soo dhaweyn weyn oo madaxweynaha Khaatumostate ku qaabileen shacabka Kalabaydh ee gobolka Sool http://youtu.be/5iQTULmEefg
  19. MAAKHIR :- DHEGAYSO Warasyi Guurtida Maakhir oo Ku Baaqday Shirwayne Balaadhan oo Yeeshaan Deegaanada Maakhir Fri, 03/30/2012 Badhan:- Gobolka Sanaag wax Maalmahan ka socday Shirar ay lahaayeen dadka Gobolkaais Kuwaasi oo ka Tashanayay Arrimahooda Gaar ah sida qaabkii looga shaqayn Lahaa in Shirwayne Balaadhan Gobolkaasi lagu qabto, Shirkaasi Odayaasha oo Maalintii Doraad lagu soo Afmeeray Magaalada Badhan ayaa Looga Dooday Qodobo badan waxan ugu Muhiimsanaa inay Odayaasha Gobolku ku Baaqeen Shirwayne Balaadhan. Mareegta GalGalanews Tifatiraheeda ayaa Khadka Telefoonka kula xidhiidhay Nabadoon C/laahi Cabdi Ibraahim oo ka mid ah Duubabkii Shirkaasi Hormuudka u ahaa. Wuxuu sheegay inay Sugayaan Suldaanka Guud ee Beesha Suldaan Siciid C/salaan kaasi oo dhawaan Gobolka Sanaag soo Gaadhaya isla markaan Shirwayne uu ku dhawaaqayo Suldaanku. Nabadoonka ayaa xusay in ay dhawaan Booqdeen Gobolka Nugaal ayna Kula Kulmeen Madaxwaynaha PL C/raxmaan Faroole balse uu ka Baxay Waa Sida uu Hadalka u Dhigay Balan qaad uu Gobolka Sanaag u Sameeyay sida Dhismaha Jeelka Wayn ee Magaalada Badhan. Baaqa Odayaasha Gobolka Sanaag wuxuu ku soo Beegmay Xili ay Kacdoon Xoogani ka Aloosan yahay Guud ahaan Gobolada PL taasi oo lagu Diidan yahay Mudo Kordhinta C/raxmaan Faroole, waxana xusid mudan in Magaalada Badhan ay ku Sugan Yihiin Gudidii Doorashada Puntland. Muuqaal Shirkii Odayaash Halkan ka Daawo http://www.galgalanews.com/?p=10550 Waraysi Hoos ka Dhegayso. Waraysi Nabadoon http://www.galgalanews.com/wp-content/uploads/2012/03/Waraysi-Nabadoon.mp3 Bahda GalGalanews.com
  20. Baaq Lagu Taageerayo Go'Aanada Guurtida Maakhir State oo Dhmaan Qurba Jooga Reer Maakhir State Dirayaan Galgalanews.com Nairobi Kenya;.- DR, Mohamud Qalib Said oo ku hadlaya magaca Qurbajooga Reer Maakhir Ahna Xubin Firfircoon oo Ka tirsan Qurb jooga Reer Maakhir in muda ahna ku sugnaa Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa coddheer oon Gabasha lahayn ku taageeray shirarka Guurtida ********** uga socda Gobolada Sanaag iyo Hayland oo ah Deegaanada ugaarka ah ee Beesha Reer Maakhir degto, Dr -Qalib oo ku hadlaya Magaca shacabka Reer Maakhir Dalka gudahiisa iyo Dibadiisa waxuu si faahfaahsan uga hadlay In Ay si buuxda oo dhamaystiran utaageersan yihiin Guurtida Warasangeli shirarkooda iyo dhamaan qodabada ka soo Baxay oo dhan, Waxaan taageero iyo Kolsooni buuxda uhaynaa Guurtida sharafta leh ee ********** oo in muda ahba isu xilqaamay Ilaalinta sharafta iyo karaamada Shacabka Reer Maakhir Iyagoo ka damqaday dulmiga lagu hayo dadka iyo Deegaanka Dr- Qalib Waxuu Muujiyay In Maamulka Puntland ee Faroole Horjoogaha uyahay iyo dhamaan Siyaasiyiinta Isir ahaan Ka soo jeeda Deegaanada Sanaag iyo Hayland in kalsoonidii ay kala noqdeen Guurtida iyo shacabka Reer Maakhir markay ku fashilmeen Arimihii Siyaasada ee Reer maakhir, Dr- Qalib waxuu si aad ah ugu nuuxnuuxsaday in dhamaan shacabka Reer Maakhir Dal iyo dibadba isbedel doonyahay Ayna ka go,antahay isbedel siyaasadeed oo dhab ah oo kor uqaada siyaasada Gobolada Reer Maakhir si loola hana qaado siyaasada Gobolka ,Geeska Africa iyo dhamaanaba tan Caalamka iyo tan Soomaaliwaynba DR- Qalib waxuu sitafatiran uga hadlay in isbedel siyaasadeed oo la jaan qaadikara tan Gobolka ,Soomaali wayn iyo Caalamkaba ay ka go,antahay in ay yagleelaan,Gudaha Dalkana ay Gelayaan oo ay si badheedh ah Deegaanada Reer Maakhir Wax QAbad La Taaban Karo Uga Muujiyaan, Dr- Mohamud Qalib waxuu Cambaareeyey Go’doominta shacabka aan waxba galabsan ee Deeganada Buurta oo in muda Ahba aanay gaadhin wax cunta ah oo laga Go’doomiyey dhamaan agabyada daruuriga ah ee Bulshadaasi u baahnayd in laga qaado sharuud laan ayaan soo jeedinaynaa hadii Laga Qaadi waayona Waxaa Lagala Kulmayaa Cawaaqib Xumo Mr-Qalib waxuu kaloo ka hadlay Dastuuka Cusub ee Puntlad Yelanayso iyo Ergooyinka faroole Qorshaystay oo ka kooban 480 ergo waxuuna sheegay in ay tahay xeelado siyaasadaysan oo dana gaar ah laga leeyahay waana in ay Guutida iyo shacabka reer Maakhir ay fahmaan lagana degtoonaado in la afduubo odayada iyo Guurtida loona afduubo Maamulka Faroole, Dhinaca kale Dr- Mohamud Qalib waxuu dhaliilay si cadna uga horyimi wakhti kordhinta Maamulka Faroole Damacsanyahay Wuxuuna ku tilmaamay Shirqool cad iyo Afduub. Gebagebadii Dr- Qalib waxuu soo jeediyey in Odayada iyo Guurtida ********** ay iclaamiyaan shir ka dhaca gudaha Deegaanada Reer Maakhir sida ugu dhakhsiyaha badan. Shirkaas oo oo lagu midaynayo shacabka guud,Siyaasiyiinta,Aqoonyahanada, Isimada iyo dhamaan bulshada kala duwan ee Reer Maakhir. Galgalanews.Com
  21. Madax Dhaqameedka, Wax Garadka Iyo Guurtida Maakhir oo Ku Dhawaaqday In Shacabka Maakhir Gude Iyo Dabadba Kasoo Qeyb Galaan ShirWeyna Maakhir State ee Dhowaan Lagu Qabanayo Deegaanka Maakhir. Badhan:[m.media] magaalada badhan ee xarunta gobolka sanaag ayaa maanta waxa lagu qabtay bartamaha magaalada shirwayneshir waynahan ayaa waxa ka soo qaybgalay qaybaha bulshada sida: cuqaasha, waxgaradka, haweenka, dhalinyarada, iyo dhamaan qaybaha bulshada Shirwaynahan ayaa waxa lagaga hadlayey sidii looga wada tashanlahaa ayaaha mandaqada ********** waxa kaloo lagu soo hadal qaaday goobtaa xaniibada saran gobolka xaga hayada caalamiga ah waxayna sheegeen waxgaradka ka soo qaybgalay shirkaasi inuu yahay gobol nabada oo aan wax dhibaata ah ka jirin waxyna baaq usoo jeediyeen hayada deeq bixiyayaasha ah inay yimaadaaan gobolka oo eegaan xaladiisa nabadgelyo iyo deganaan.cuqaashii madasha ka hadashay ayaa waxay fariin u direen qurba joogta reer maakhir inay yimaadaan dhulkooda oo ay ka qayb qaataan horumarka iyo inay ku daydaan dadka gobolada kale u dhashay siday u horumariyeen goboladooda Shir waynahan ayaa waxa ka hadlay cuqaal aad ufara badan iyo waxgarad aad u badan Dhamaantoodna waxay goobta ku muujiyeen siday ugu taaganyihin horumarinta degaanadooda Nabadoonadii ka soo qaybgalay shir waynaha 1.nabadoon:claahi cabdi ibraahim 2.nabadoon:xasan faarax maxamed 3.nabadoon:axmed askarcalishire 4.nabadoon: maxamed xasan cumar 5.nabadoon:claahi maxamed yuusuf shide 6.nabadoon:maxamuud muusecalifaatax Iyo gurti aad ufara badan waxaana ka mid ahaa 1.guurti saalax garaad ali shire 2.guurti cle maxmed naxar 3.guurti xasan jaamacc dhegood 4.guurti casyr faarax bile 5.guurti siciid faarax xirsi 6.guurti xasn godine 7.guurti maxamed warsame 8.guurti maxamed cabdi nuur 9.ismaaciil jaamac ciyoon 10.maxamed xirsi maxamed gaacir
  22. Halkan Ka Daawo Madax Dhaqameedka, Siyaasiinta, Wax Garadka Maakhir oo Magaalada Badhan Kaga Dhawaaqay In Shacabka Maakhir Gudaha Dalka Iyo Dabada Isugu Yimaadaan ShirWeyne Taariikha Ah oo ee Kaga Tashanayaan Aayaha Iyo Danaha Deegaanata Maakhir State. http://www.galgalanews.com/?p=10545
  23. Abdul;812274 wrote: Liibaan,this guy is not from northwest Somalia. Abdul, I know the guy is NOT from NorthWest Somalia, but Somaliland websites like Waaheen are claiming he is from Somaliland/NorthWest. I guess the Clan-Secessionists are really desperate.
  24. A Somali fisherman carries his catch near the port of Mogadishu. Porters carry humanitarian food supplies off a ship that arrived from Saudi Arabia at the port of Mogadishu.
  25. The sea is a source of pleasure as well as survival for the people of Somalia. Somalis play in the Indian Ocean, near the port of Mogadishu. Somalis swim at Lido Beach, Mogadishu. Somali women take a stroll along Lido Beach, Mogadishu Somali children play near the port of Mogadishu. A Somali fisherman carries his catch near the port of Mogadishu. A Somali fisherman carries his catch near the port of Mogadishu. A Somali fisherman carries his catch near the port of Mogadishu. Somali fishermen carry a hammerhead shark near the port of Mogadishu.