Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Another Reporter Arrested in Las Anod, Somalia Wariye Cabdisamed Kayse Oo Xabsiga Loo Taxabay Iyo Axmed Cali Faarax Oo Maalintii Labaad Ku Xidhan Laas Caanood Waxaa maanta ciidamada maamulk siilanyo ee ku sugan laascaanood xabsiga utaxaabeen wariye Cabdisamed kayse Indhataag oo ahaa Wariye madax Banaan Oo xiligii shirka khaatumo uga soowarama jiray Tvga Universal Magaalada Taleex Ee sharka khaatumo kasocaday. Waxaana Wariye cabdisamad laga qabtay isagoo ku sugan gudaha magalada laascaanod waxaana loogudbiyay xabsiga wayn,iyadoo labo casho kahor ay ciidamada maamulka Somaliland ay hore xabsiga ugu taxaabeen wariy axmed cali faarax oo ah wariye ka hawl galijiray Tvga Royal , Suxufiyiinta ay xireen ciidamada somaliland ayaa ku jira xabsiga wayne ee magaalada laascaanood,xarigan ay ciidamada maamulka siilanyo ugaysteen wariyayaash ayaa kamid ah,tacadiyada kadhanka ah Xaquuqda suxufiyiinta uu maamulka somaliland kula kaco xsufiyiinta kahawl gala Gudaha Gobolka Sool. Ilaahada Lama oga sababta looxidhay Suxufiyiinta maanta loogudbiyay Jeelka wayn ee laascaanood, oo iyagu inta badan sidaacad ah uguta howshooda shaqo iyo waajibaadka saaran. Xadhiga suxufiyiinta ayaa magaaladda Laascaanood ah mid aad u fudud iyadoo sadexdii bilood ee la soo dhaafay 9 weriye la xidhay tira kalena ay u baxsadeen degaano ka baxsan maamulka Somaliland gacanta ku hayso oo ay ka mid tahay magaaladda Buuhoodle ayaa loo aanaynayaa khilaafyo siyaasadeed oo ka aloosmay degaankaas gabagabdii sanadkii aan soo dhaafnay. Laascaanood/Afbakayle.com Desk
-
Somaliland Authority in Lasanod has today arrested a well-known reporter whose name is Ahmed Ali Farah; the arrest took place at a noon time on Saturday in central part of Lasanod town. The jailed journalist Ahmed Ali Farah has been an active figure in media and worked for Somali media including, Radio’s Websites, Televisions and also he worked for local radio known as Radio Laasccaanood before it was closed by Somaliland Authority in the region. After the occupation of Sool region by Somaliland Mr. Ahmed has been working in Puntland specially Garowe town for local media including the famous radio known as Daljir, Somalichnal TV, ETN and other organizations, during the past months Ahmed has been staying in Taleh, district in Sool region working there for Somali speaking TV channel known as Royal TV. Mr. Ahmed went to Lasanod to visit his family two days ago, Ahmed has been arrested by Somaliland police force under the order of the governor of Sool region whose name is Mohamed Mohamuud Jeniyare. Attempts are going to free Ahmed Ali Farah who is now in the central prison of Lasanod The arrest of Ahmed is one of human rights violations as well as freedom of Speech against journalists in Sool region since Somaliland’s occupation of Lasanod in 2007. Reporters and journalists in Sool and Cayn regions have strongly condemned Ahmed’s imprisonment and called on Somaliland Authority to release him. _________ Weriye Axmed Cali Faarax Oo Loo Dhaadhiciyey Xabsiga Magaalada Laascaanood Horgalayaasha gabalkoodu sii dhacayo ee ku sugan magaalada Laascaanood waxay xabsiga u dhaadhiciyeen Weriye Axmed Cali Faarax oo ka mid ah weriyayaasha ugu tunka weyn deegaanada Khaatumo state of somalia. Xadhigan weriye Axmed Cali Faarax waxaa ka dambeeyey horgalaha ugu magacaaban gudoomiyaha gobolka Sool, oo isagu amar ku bixiyey in la soo xidho xilli uu soo gaadhay magaalada Laascaanood. Horgalayaasha ku hadhsan magaalada Laascaanood waxay maalmahan dambe awood iyo itaal bideen inay shacabka xadhig u isticmaalaan, maadaama ay ******** in aanu shacabka Laascaanood marna doonaynin maamulka Jabhada SNM iyo kuwa damiirlaawayaasha ah ee u adeegaya xilligan oo uu maamulkaasi u muuqdo mid si liicaya, halka maamulka Khaatumo isna sii xoogaysanayo
-
Boocame Online Weriye Axmed Cali Faarax Oo Lagu Xidhay Magaalada Laascaanood!!!!! Waxaa maanta magaalada laascaanood ee xarunta g/sool lagu xidhay wariye axmed cali faarax oo ka mida wariyaasha ka soo jeeda deegaanada ssc ee maamulka khaatumo kana hawlgali jiray Royal24 TV in mudo ah banaanka ka joogay magaalada laascaanood,wariyahan oo ah rug cadaa dhinaca saxaafada ah ayaa waxaa maanta lagu qabtay guduha magaalada laascaanood oo in mudo ah ka maqnaa. waxaana xadhiga wariyahan ka danbeeyay gudoomiyaha gobolka sool ugu magacaaban maamulka siilaanyo,ayaa amar ku bixiyay in la soo qabto wariyahan ka dibna sidaasi xabsiga lagu dhigay wariyaha,axmed cali faarax ayaa waxaa uu soo gaadhay magaalada qoyskiisa oo in mudo ah ka maqnaaa markii uu yimina waxaa ladhigay xabsiga dhexe ee magaalada laascaanood. faafahinta xadhiga wariye axmed cali faarax waxaad ku dhagaysan doontaan baahintayada Radiossc ee caawa hadii alle idmo.
-
Somaliland Arrests A Famous TV Journalist In Laas caanood 31, March, 2012 Somaliland Authority in Lasanod Sool region has today arrested a well-known reporter whose name is Ahmed Ali Farah; the arrest took place at a noon time on Saturday, 31, March, 2012 in the central part of Lasanod town. The jailed journalist Ahmed Ali Farah has been an active figure in the media and worked for Somali media including, Radio’s Websites, Televisions and also he worked for local radio known as Radio Laasccaanood before it was closed by Somaliland Authority in the region. After the occupation of Sool region by Somaliland Mr. Ahmed has been working in Puntland specially Garowe town for local media including the famous radio known as Daljir, Somalichnal TV, ETN and other organizations, during the past months Ahmed has been staying in Taleh, a district in Sool region working there for Somali speaking TV channel known as Royal TV. Mr. Ahmed went to Lasanod to visit his family two days ago, Ahmed has been arrested by Somaliland police force under the order of the governor of Sool region whose name is Mohamed Mohamuud Jeniyare. Attempts are going to free Ahmed Ali Farah who is now in the central prison of Lasanod The arrest of Ahmed is one of human rights violations as well as freedom of Speech against journalists in Sool region since Somaliland’s occupation of Lasanod in 2007. Reporters and journalists in Sool and Cayn regions have strongly condemned Ahmed’s imprisonment and called on Somaliland Authority to release Ahmed. Khadar Awl Ismail Buuhoodle Somalia,
-
NUSOJ Calls On Somaliland Authorities to Release The Detained Las Anod Journalists Mogadishu — The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has today made an urgent appeal to the Somaliland Authorities to release TV journalist held by the police in Las Anod District of Sool Region in northern Somalia. According to information from Las Anod, Ahmed Ali Farah,a reporter with Somali 24 TV, was arrested on Saturday, 31 March 2012 at around 12:00 pm local time. Farah was accused of being among the team of journalists who were reporting from Taleex Conference, which culminated in the announcement of the new Khatumo State. Abdiweli Hassan Gooni, NUSOJ Puntland Coordinator has called on Somaliland authorities to immediate release Farah, who is also stringer for Radio Daljir. Responding to this development, NUSOJ Secretary General Omar Faruk Osman said the union was concerned that the Somaliland authorities had chosen to arrest the journalist for doing his work. "It is not the journalist who organized the conference nor did he proclaim the new state. His job as a journalist was to report the event and what took place, for which he should not be arrested," said Osman.
-
Xaaji Xunjuf;813521 wrote: Liiibaan is a hero i like him he is honest he said they were armed and not innocent unarmed civilians. Yes Khaatumo State Army is armed, all Somali clans and regions are armed to the teeth. Awdal, Somaliland/snm, Puntland, Galmudug, Maakhir, Hiiraan, shabaab, Sunnah wal Jamaaca, TFG, ONLF, Gaashaamo militia all are armed. You have to understand Khaatumo Civilian People are NOT armed, the innocent Khaatumo civilians killed in Kalshaale, Hogoogane, Yagoori, Widhwidh, and Laas Caanood were NOT armed. In addition, thousands of unarmed and innocent Khaatumo children, women and men who were kidnapped by SL/SNM clan-militia led by Warlord Siilaanyo Dhiigyacab. How do you think your Gaadhaamo people defended themselves recently? How do think the Ethiopian backed SNM Clan-Militia fought with Somali Government Army in 1980s ? using pillows. Presently, there is ongoing war between Khaatumo People vs. SL/snm Clan-militia led by Warlord Siilaanyo DhiigyaCab. Khaatumo civilians from all walks of life are joining the Khaatumo State Army in droves. The lesson: "If You Want Peace, Prepare For War," Or the Somali Maahmaah "Nimaan Shantaadu Kaa Reebin Sharci Kaama Reebo"
-
Khaatumo/SSC State and people offered peace million times, Khaatumo people want to live peacefully with their Somaliland neighbors, but Somaliland/snm Clan militia must vacate Khaatumo homes, towns, and region as soon as possible. Khaatumo people will never ever accept to be part of Somaliland Clan Enclave. Khaatumo People have formed their new Khaatumo Army to defend themselves, they will not stay unarmed forever, and watch the unwarranted attacks on Buhoodle, SoolJoogto civilians, the killing of innocent people in Laas Caanood, Kalshaale, Meygaagle, Yagoori, and Widhwidh. Kidnapping thousands of innocent children, women and men from Las Anod and Khaatumo Region, and taking them to Burco and Hargeisa everyday. The injustice must stop now, and Khaatumo people will defend their Allah-given unalienable rights of freedom and independence. Presently, there is ongoing war between Khaatumo People vs. SL/snm Clan-militia led by Warlord Siilaanyo DhiigyaCab. Khaatumo people from all walks of life are joining the Khaatumo State Army in droves. The lesson: "If you want peace, prepare for war," Or the somali maahmaah "nimaan shantaadu kaa reebin sharci kaama reebo"
-
Xaaji Xunjuf;813477 wrote: Good liibaan now we are heading some where Xunjuf, If you believe your Gaashaamo people have the right to defend themselves, likewise Khaatumo People have the right to defend themselves as well, to defend their homes, towns, and region. How do you think Gaadhaamo people defended themselves? How do think the Ethiopian backed SNM Clan-Militia fought with Somali Government Army in 1980s ? using pillows Presently, there is ongoing war between Khaatumo People vs. SL/snm Clan-militia led by Warlord Siilaanyo DhiigyaCab. Khaatumo people from all walks of life are joining the Khaatumo State Army in droves. The lesson: "If you want peace, prepare for war," Or the somali maahmaah "Nimaan shantaadu kaa reebin sharci kaama reebo"
-
Xaaji Xunjuf;813429 wrote: Unarmed according to Liibaan they karbaashed the Somaliland army i am sure they were carrying guns Khaatumo People have formed their new Khaatumo Army to defend themselves, they will not stay unarmed forever, and watch the unwarranted attacks on Buhoodle, SoolJoogto civilians, the killing of innocent people in Laas Caanood, Kalshaale, Meygaagle, Yagoori, and Widhwidh. Kidnapping thousands of innocent children, women and men from Las Anod and Khaatumo Region, and taking them to Burco and Hargeisa everyday. The injustice must stop now, and Khaatumo people will defend their Allah-given unalienable rights of freedom and independence.
-
Khaatumo/SSC State and people offered peace million times, Khaatumo people want to live peacefully with their Somaliland neighbors, but Somaliland Clan militia must vacate Khaatumo homes, towns, and region as soon as possible. Khaatumo people will never ever accept to be part of Somaliland Clan Enclave.
-
Xaaji Xunjuf;813383 wrote: Oday Somali inadeeer allah ha inaga hayo sharka clan federalism. Allah Weyn haa inaga hayo Sharka Clan-Republics Iyo Clan-Secession like Somaliland Clan Enclave. Waayo Clan-Secession Dalka iyo Qarnka Somalia ayuu khatar ku yahay.
-
A_Khadar;813394 wrote: Liibaan, you're on top of updating this thread.. I was going to post this video but you did already. Thanks.. The video outlines the desperations of the losing rats of SL.. You welcome Bro Khadar, SL militia are very desperate, Warlord Siilaanyo ordered his snm clan militia to quickly attack the newly born Khaatumo State. Alhamdulilaah, SL militia were defeated on all fronts. Khatumo State troops did a great job in 2 months. Insha Allah, Laas Caanood and all Khaatumo Region will be liberated very soon.
-
Warlord Siilaanyo Waa Hasha Geela Qaniinta ee Hadana Cabaadda, Cajiib.
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Warbixin Dagaaladii Laas Caanood & Ganbadhe, Gobolka Sool Iyo Meygaagle & SoolJoogto, Gobolka Cayn
-
26 killed In Northern Somalia Battle Between Khaatumo State And somaliland, Tensions On High Mogadishu (RBC) At least 26 people were killed while 31 others injured after heavy clashes renewed between Somaliland forces and those loyal to new born Khatumo state in two separate locations in northern Somalia regions of Sool and Togdher on Sunday, RBC Radio reports. Local sources told RBC Radio the first battle erupted early on Sunday in Kalabeyrka village 25km south of Las’anod. At least 15 were killed. The second battle broke out between Sooljoogto and Kalshale village, about 40km north of Buhodle town where the two warring sides confronted in January. Officials from the two sides claim contradicting figures of casualties as they also alleged both sides for the responsibility of Sunday’s deadly battles. The defense minister of breakaway state of Somaliland, Ahmed Haji Ali Adami said Somaliland forces took the victory after they resisted back local militia whose desire is to destabilize the region. “I cannot give full figure of loses but I can only confirm that our military chased anti-peace elements who attacked us this morning.” Mr Adami said in a press conference in Hargeisa. “They attacked two directions which were Las’anod area and Buhodle area. They are secured at the moment.” He added. But interior minister of Khatumo state Yasin Ahmed Sulub claimed that Khatumo forces were in command of of the area as he noted that they arrested several prisoners from Somaliland. But Somaliland officials did not want to comment on that. “Today the aggressors of Hargeisa regime hit bases of our troops but they were defeated as they will never return back.” Mr Sulub told reporters in Buhodle town late on Sunday. He added “the fight will never come to the end until Las’anod, the base of Khatumo state is liberated from Somaliland”. Independeny sources in the region told RBC Radio that dead and wounded soldiers were taken to Bur’o, Las’anod and Buhodle. Local sources confirm that tensions between the two sides were still mounting high as residents in the region fear for endless wars. RBC Radio
-
Burao’s Hospital Say They Are Treating 15 Somaliland Soldiers Reports From Northern Somali Town of Las Anod Say At Least Six Dead Bodies And Eight Injured People Were Collected From The Area Where A Deadly Fight Between Somaliland Troops And The Troops Of Recently Declared Khatumo State Administration Took Place Sunday. Bar-kulan correspondent in the town says clerics who went to the area picked the bodies and injured people from the bushes around the battleground. It is very hard to establish the exact number of unaccounted casualties still lying in the bushes due to vastness and bushy nature of the area, he adds. Although normalcy has returned to the epicenter of the yesterday’s fight, locals fear repeat of what happened yesterday since there are no efforts to quell the escalating violence in the area. Meanwhile medical sources in Burao’s main hospital say they received over 18 injured combatants from Sool and Togdher regions where the two warring sides clashed. Abdikadir Musse, a physician in the hospital told Bar-kulan that they are treating 15 Somaliland soldiers and 3 separatist fighters. Both Somaliland and Khatumo administration are claiming to have the upper hand over the other.
-
Xaalada Magaalada Laas Caanood oo Saaka Degan Kadib Dagaaladii Shalay Xaalad degenaansho ayaa laga soo sheegayaa deegaanadii shalay lagu dagaalamay ee Laascaanood iyo Buuhoodle, halkaasoo dagaal faraha looga gubtay uu ku dhex maray Ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamulka Khaatumo. Ciidamadii dagaalamay ayaa wali is hor fadhiya, waxaana dhinacyada iska soo horjeeda wadaan abaabulo ciidan iyo diyaar garow, dadka deegaanka ayaa ka cabsi qaba in dagaal kale uu ka dhex qarxo labada dhinac. Saraakiil u kala hadashay Maamulada Somaliland iyo Khaatumo State ayaa waxay guulo ku kala sheegteen, in dagaalka ay qasaare ku gaarsiiyeen dhinaca kale ee ka soo horjeeda. Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo oo shalay shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa baaq nabadeed u diray dadka deegaanka, isagoo ugu yeeray in la isugu yimaado gogol nabadeed looga tashado arrimaha la kala tabanayo. Hase ahaatee Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State ayaa ka soo horjeestay hadalkaas, isagoo ku tilmaamay in inta Somaliland ku jirto dhulkooda aanay wax gor-gortan ah geli doonin. Maamulka Khaatumo State ayaa looga dhawaaqay labo bil ka hor Gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn, halkaasoo horay isku hayeen Maamulada Somaliland iyo Puntland oo kol hore ugu dagaalameen Laascaanood.
-
Ciidamada Waqooyi Galbeed iyo Ciidamada Khaatumo State oo Wali Isku Hor Fadhiya Magaalada Laas Caanood/Sool Iyo SoolJoogto/Cayn Xiisado dagaal ayaa wali laga dareemayaa deegaanadii shalay ku dagaalameen Ciidamada Waqooyi Galbeed iyo Maamulka Khaatumo ee duleedyada Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle, iyadoo Maamulka Khaatumo ku goodiyay in aysan dagaalka joojineyn ilaa Waqooyi Galbeed ka baxdo dhulkooda . Sida ay sheegayaan wararka Ciidamada ayaa wali isku hor fadhiya deegaanada qaar oo xiisada dagaal ka oogan tahay, waxaana socda abaabulo dagaal oo daba socda dagaalkii shalay faraha looga gubtay ee ka dhacay deegaanada Sool iyo Buuhoodle. Dagaalkii shalay ayaa waxaa ku dhintay ilaa labaatameeyo ruux oo dhinacyadii dagaalamayay ahaa, inkastoo labada dhinac ay ka kala sheegteen guulo, hase ahaatee xiisada u dhaxeysa dhinacyadan ayaa wali taagan. Wararka laga helayo Laascaanood ayaa sheegaya in Ciidamada Waqooyi Galbeed ay ciidamo badan soo geliyeen magaalada, iyagoo ka cabsi ka qaba mudaaharaad dadka deegaanka sameeyaan, kaasoo ay uga soo horjeedaan, waxaana shalay dhaq dhaqaaqa ganacsiga ahaa mid hakad ku jiray. Madaxweynaha Waqooyi Galbeed Axmed Siilaanyo ayaa sheegay inuu dagaal sii wadayo, laakiin Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cabdinuur ayaa sheegay in aysan wax wada hadal ah la galeyn ilaa deegaanadooda ku sugan yihiin. Ciidamada Maamulka Khaatumo ayaa dhaq dhaqaaq ciidan ka wada dhinaca Buuhoodle, kaasoo ku wajahan, iyadoo la soo warinayo in Ciidamo fara badan ay ka yimaadaan deegaanada Cayn, oo gurmad ahaa ____________________ Ciidamada Maamulka Khaatumo State Iyo kuwa somaliland oo Wali Isku Hor Fadhiya Deegaanadii Lagu Dagaalamay. Sida Laas Caanood, Ganbadhe, Gacantar, Waqdar, SoolJoogto, Meygaagle, Xarar Iyo Garba Dadar Xiisado dagaal ayaa wali laga dareemayaa deegaanadii shalay ku dagaalameen Ciidamada Somaliland iyo Maamulka Khaatumo ee duleedyada Magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle, iyadoo Maamulka Khaatumo ku goodiyay in aysan dagaalka joojineyn ilaa Somaliland ka baxdo dhulkooda. Sida ay sheegayaan wararka Ciidamada ayaa wali isku hor fadhiya deegaanada qaar oo xiisada dagaal ka oogan tahay, waxaana socda abaabulo dagaal oo daba socda dagaalkii shalay faraha looga gubtay ee ka dhacay deegaanada Sool iyo Buuhoodle. Dagaalkii shalay ayaa waxaa ku dhintay ilaa labaatameeyo ruux oo dhinacyadii dagaalamayay ahaa, inkastoo labada dhinac ay ka kala sheegteen guulo, hase ahaatee xiisada u dhaxeysa dhinacyadan ayaa wali taagan. Wararka laga helayo Laascaanood ayaa sheegaya in Ciidamada Somaliland ay ciidamo badan soo geliyeen magaalada, iyagoo ka cabsi ka qaba mudaaharaad dadka deegaanka sameeyaan, kaasoo ay uga soo horjeedaan, waxaana shalay dhaq dhaqaaqa ganacsiga ahaa mid hakad ku jiray. Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay inuu dagaalka sii wadayo, laakiin Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cabdinuur ayaa sheegay in aysan wax wada hadal ah la galeyn ilaa deegaanadooda ku sugan yihiin. Ciidamada Maamulka Khaatumo ayaa dhaq dhaqaaq ciidan ka wada dhinaca Buuhoodle, kaasoo ku wajahan, iyadoo la soo warinayo in Ciidamo fara badan ay ka yimaadaan deegaanada Cayn, oo gurmad ahaa.
-
Dagaalo Ka Dhex-Qarxay Ciidamada Khaatumo State Iyo Kuwa somaliland, Iyo Maamulka Khaatumo State oo Sheegay Inay Gawaari Tikniko Ah Sunday, 01 April 2012 14:38 Dagaal u dhexeeya ciidamada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo iyo kuwa Somaliland ayaa ka dhacay maanta deegaanka Sool-joogto ee duleedka degmada Buuhoodle. Dagaalka oo bilowday kadib markii ciidamada Somaliland ay soo weerareen fariisimo ay ciidamada Khaatumo ku sugnaayeen ayaa ahaa mid xoogaan islamarkaana socdey mudo dhowr saacadood ah. Waxaana la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan iyadoo diryanka madaafiicda laysku ridayana laga maqlayey goobo aad uga durugsan meesha uu dagaalku ka dhacay. Dhinaca kale waxaa jira gaadiid dagaal oo ay ciidamada maamulka Khaatumo gacanta ku dhigeen kuwaasoo uu ku jiro gaari uu saaran yahay qori nooca lidka diyaaradaha ee Zuuga loo yaqaano ah. Ma jiraan warar madax banaan oo xaqiijinaya khasaaraha dagaalkaas ka dhashay ee kala gaarey labada dhinac, waxaana saraakiil ka tirsan ciidamada maamulka Khaatumo oo Saxaafadda la hadlay ay sheegeen in dagaalkaas ay 3-askari kaga geeriyoodeen. Labada ciidan ayaa ku kala sugan goobihii ay markii hore kala joogeen, mana ahan markii ugu horeysey ee lagu dagaalamo Sool-joogto oo qiyaastii 30km dhinaca waqooyiga kaga began degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Faah faahin ku saabsan khasaaraha dagaalkaasi geystey dib ayaan idiinka soo gubin doonnaa. Shacabkamedia ______________________________________ Maamuladda Khaatumo State Iyo Somaliland oo Guulo Ka kala Sheegtay Maamulada Khaatumo State iyo Soomaaliland ayaa ka hadlay dagaal maanta ku dhexmaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,iyagoona dagaalka ka kala sheegtay guul mid weliba dhankiisa uu gaaray. Afhayeen u hadlay Maamulka Soomaliland oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in dagaalkii maanta ay guul ka gaareen isla markaana ku qabteen Maxaabiis gaareysa 45-qof oo qeyb ka ahaa dagaalka,wuxuuna ku eedeeyey Maamulka Khaatumo State in Ciidankoofu soo qaaday dagaalka isla markaana ay iska difaaceen gaar ahaana Sool iyo Cayn. Wuxuu sheegay in dagaalka ay dhanka Ciidamada Khaatumo State kaga qabsadeen gaadiidka dagaalka iyo kuwa Xamuul ah ayna gaarsiiyeen khasaare cuslus. …”””Haa weerar bay kusoo qaadeen aaga Sool iyo Buuhoodle Ciidamada qaranka degan kooxda nabad-diidka ee la magacbaxay Khaatumo State,halka waxaa ka dhacay dagaal culus oo khasaaro geystay.Cadowga waxaa laga qabtay 9 gaari oo 4-tikniko ah iyo 5-xamuul ah…””‘ayuu yri. Afhayeenku ayaa tilmaamay in dagaalka sidoo kale ay ku qabteen mid kamid ah Wasiirada Maamul Goboleedka Khaatumo State balse ma uusan sheegin magaca saxda ah ee masuulkaasi. Khasaaraha gaaray dhanka Ciidankooda ma uusan sheegin balse waxa uu kusoo koobay in dagaalka ay uga dhimatay 4-askari halka dhaawacuna uu yahay 10-askari isla markaana aysan jirin gaadiid dagaal oo looga qabsaday dagaalka. …..”””Ilaa 45-maxbuus baa laga qabtay,waxaa ku jira saddex sarkaal sare iyo nin sheegtay in uu yahay Wasiir Khaatumo ah,marka aan xaqiiqda ku sheego oo aan waxba qarin anaga dhimashada Ciidanka qaranka soo gaaray waa 4-nin,dhaawacuna waa 10 wax tikniko oo nalaga gubay ama nalaga qabsaday ma jiro…’‘ayuu yiri. Dhanka kale Cabdifitaax Kiisdiid oo kamid ah Saraakiisha dagaalka ee Maamulka Khaatumo State ayaa tilmaamay in dhankooda dagaalka ay kaga dhimay 3-askari iyo 2-dhaawac ah isagoona sheegay in Ciidanka Soomaliland u geysteen khasaare lixaad leh isla markaana ka gubeen gaari ay jiraan dhaawac iyo maydad daadsan wadooyinka sida uu xusay. Xaaladda hadda ee goobaha lagu dagaalamay ayaa ah kuwa degan,waxaana laga dareemayaa dhaqdhaqaaq dagaal oo labada dhinac wadaan iyadoona la filan karo dagaal mar kale dib uga qarxa ilaa hadda majirto cid isu xilqaantay joojinta dhiiga daadanaya.
-
VOA Somali Service | Idaacadda VOA Soomaali Dagaalo ka Dhacay Magaalada Laas Caanood iyo SoolJoogto, Cayn Dagaalkan oo ay iskaga horyimaaddeen ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Khaatumo ayaa midba midka kale ku eedeeyey weerarka Dagaalkan oo ay iskaga horyimaaddeen ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Khaatumo ayaa midba midka kale ku eedeeyey mas'uuliyadda weerarka. Labada dhinac ayaa mid walbaa sheegayaa in khasaare u geystay dhinaca ka soo horjeeda. Wareysiyo ay Idaacadda VOA labada dhinac la yeelatay, qeybta hoose ka dhageyso. Halkan Ka Dhageyso http://www.voanews.com/somali/news/Dagaal-ka-Dhacay-Agagaarka-Laascaanood-iyo-Buuhoodle-145479995.html
-
MarkaCadey.com Dagaalo Culus oo Ka Dhacay Magaalada Laas Caanood, Sool Iyo SoolJoogto, Cayn. CiidamaddA Khaatumo State Iyo Somaliland oo Dagaalamay Dagaalo culus ayaa waxay ka dhaceen Magaaladda Laascaanood ee Gobolka Sool, iyadoo uu u dhaxeeyay Ciidamadda Somaliland iyo Ciidamadda Maamulka Khaatumo State, oo iyagu sheegay inay ka go’een qeybaha kale ee Somaliland. Dagaalada ka dhacay Magaaladda Laascanood ayaa waxaa la-sheegay inay soo qaadeen Ciidamadda Maamulka Khaatumo State, isla-markaana dagaalada ayaa waxay ahaayeen kuwo aad u culus oo hubka cul culus leesku adeegsaday. Wararka ayaa waxay sheegayaan in dagaaladu ay geysteen khasaarooyin iskugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyadeed, laakiin waxaa aad u adag in faah faahin rasmi ah laga hello khasaaraha dhabta ah ee ay dagaaladaasi geysteen. Wararka ayaa waxay intasi ku darayaan in tiro shacab ah ay dagaaladaasi ku dhinteen, kadib markii la-sheegay inay qaarkood ku soo dhaceyn madaafiicdii ay dagaaladaasi isku weydaarsanayeen labada dhinac. Waxaa imink deggan xaaladda Magaaladda Laascaanood, iyadoo dhinaca kalana la-sheegay in xilli walba ay labada dhinac suura-gal tahay inay dib ugu dagaalamaan Magaaladda Laascaanood, maadaama ay weli isku muuqdaan labada dhinac.
-
Wasiirka Maaliyada Maamulka Khaatumo State Oo Beeniyay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Jamhada SNM (Dhagayso+Waraysi Wasiirka Maaliyada Ee maamulka Khaatumo Cismaan Axmed Jeex Oo kusugan magaalada kalabaydh ayaa Beeniyay Warar ay qoreen Warbahinta Kuhadasha afka Maamulka siilaanyo Oo sheegay in wasiirka Ay gacanta ku dhigeen Ciidamada Jamhada Siilaanyo kadib Dagaalkii Maanta kadhacay Duleedka Laascaanood, Sidoo Kale waxa uu kawar bixiyay xaalada Deegaanadii maanta ay kadhaceen Dagaalada Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Wasiirka Maaliyada ee Maamulka Khaatumo State http://nugaalmedia.com/?p=3512
-
RADIO Mugadisho War Deg Deg AH: Dagaal Xooggan oo Ka Qarxay Magaalada Laas Caanood Dagaal xooggan oo u dhexeeya ciidammada maamulka Soomaaliland iyo maamulka Khaatumo State ayaa goor dhow ka billaabday dulleedka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Wararka laga hellayo magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaalka uu dillaacay saakay xilli arroortii isla markaana uu illaa iminka ka socda meel dulleedka ka ah magaaladaasi, iyadoo ciidammada Soomaaliland iyo kuwa Khaatuna State ay soo kala gaareen khasaaro aan la xaqiijin. Deegaanka dagaal uu ka socda ayaa lagu magcaabaa Gambarre, waxaana wararkii ugu dambeeyay ay sheegayaan in ay jirto cabsi ku aadan in uu saameyn ku yeesho magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaasi oo marar badan dagaallo ku dhexemareen ciidammada maamulka Soomaaliland iyo kuwa Khaatumo State. Wixii Ku Soo Kordha Kala Soco radiomuqdisho.net Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:- Yurub +442035190460 USA & CANADA +17124327760 Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood
-
VIDEO: Ka Daawo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Ka Waramaya Guulaha ee Gaadheen Ciidamada Xaq Dirirka ee Maamul-Goboleedka Khaatumo State Of Somalia, Iyo Dagaaladii Maanta Socday Laas Caanood/Sool Iyo SoolJoogto/Cayn Dagaal Xoogan oo sababay Dhimasho iyo dhaawac ayaa Galinkii hore ee Saaka ka dhacay Deegaanka Sool joogto iyo Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Waxana khasaaraha dagaalkaasi ka hadlay Wasiirka arimaha Gudaha ee Maamulka Khaatumo stafe Yaasiin Axmed Sulub oo Maamulka Somaliland ku eedeeyey Weeraarkaasi. Hadaba shabakada Wararka Caalamiga ah ee Ceegaagmedia.com ayaa idiin soo diyaarisay Wararkii ugu danbeeyey ee dagaaladaasi ka dhashay iyo War saxafadeed ka soo baxay Maamulka Khaatumo Hoos ka Daawo Vedioga Wasiirka iyo dagaalada. Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood
-
Dowlada Khaatumo State oo Ka Hadashay Dagaalada Maanta Ruxay Magaalada Laas Caanood/Sool, Iyo Sooljoogto/Cayn Khaatumo State Online Dagaal xoogan ayaa barqanimadii saaka ka qarxay jiidaha dagaalka ee gobolka Cayn, iyo waliba Gobolka sool,Dagaalkan Oo kasoconayay jiido badan oo ku dhow magaalada laascaanood ayaa waxaa kadhashay qasaaro lixaadle oo soogaaraya Maleshiyada SNM ee duulaanka kusoo qaaday fariisamada ciidmada Khaatumo, - DAgaalkaas Oo in mudo Saacado ah Soconayay ayaa haatan istaagay iyadoo kasaaraha dhina maamulka khaatumo uu yahay 1 dhimasho 1yo 3 dhawac ah oo lagu dabiibayo qaybo kamid Deegaanada Khaatumo,Dhinaca Jamhada SNM ayaa wararka aanu kahelayno ayaa waxaa iyaga sogaaray qaare aad utiro badan iyagoo Deegaanadii maanta lagu dagaalamay ay kaga carareen Mayd Tiro badan. - Hadaba Si,aan Wax uga Ogaano Xaaladahaas Iyo khaasaraha Dhabta ayaa waxaa kawaraysanay Wasiirka arimaha Gudaha Ee maamulka khaatumo yaasiin axmed Sulub Oo kusugan Buuhoodle,waxaa uu warbaahinta ugawaramay Qasaaraha ay gaarsiiyeen Maleeshiyaadka SNMta. Khaatumo State Online Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood