Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Olole Dib Loogusoo Noolaynaayo Maakhir State Of Somalia Oo Ka Bilawday Dalka Gudihiisi Iyo Wadamada Dabada, Iyo ShirWeyne Arimahaasi Looga Tashanaayo Oo Dhowaan Lagu Qaban Doon Deeganada Maakhir State. Kampala-(MMedia)- Xaflad aad u balaadhan, hadafkeeduna ahaa dib usoo noolaynta Maakhir State Maakhir, iyo maamul u samaynta gobolada Sanaag, Haylaan iyo Galbeedka gobolka Bari ayaa habeenimadii xalay ahayd ka dhacaday Magaalada Kampala Ee Xarunta Dalka Uganda gaar ahaan Bol Bol Memerial Hotel Xafladan oo si weyn Loo Agaasimay isla Markaana ay kasoo qayb galeen Siyaasin, Wax Garad, Aqoon Yahanada, Isimo, ururda Bulshada . haweenka , Ardayda wax ka barata Ugandha, iyo gabi ahaanba Maamul Goboleedyada Ka jira Dalka Somalia ayaa ahayd mid lagu taageerayo Maamul Goboleeda Maakhir State Of Somalia Shirdkan Oo ay Goob joog ka ahaayeen ergooyin kasoo kala jeeda gobolada Sanaag, Haylaan, Galbeedka Gobolka Bari, iyo Jubada Hoose loogana Arinsanayey Xaalada adag ee ka Jirta Gudaha Deegaanada Maakhir iyo Sidii loo Taaba Gelin Lahaa Maamul Goboleeda Maakhir State Sido kale waxa Qayb Ka ahaa Ujeedada Xafladan Midaynta Jaaliyadaha East Africa Ee Maakhir State Masuuliyiintii Goobta ka hadashay waxaa Kamid Ahaa Gudoomiyayasha Jaaliyadaha Maakhir Ee Wadamada kenya. Uganda iyo Sudan Waxaa Ugu Horayn Madaashaa Ka hadlay Gudoomiyaha Jaaliyada Maakhir State Ee Dalkan Uganda Mudane Cabdirsaaq Axmed Siciid(Qaraaji) Isaga Oo U Mahad Celiyay Gudiga Soo Qaban Qaabiyey Xaflada Qiimada Badnayd Waxaana uu Ka waramay xaalada Jaaliyada ee dalkan Uganda Gudoomiyaha Qaraaje Waxaa Uu sheegay Inay Muhiimad gaar ah leeday In Gobolada Maakhir State Laga Hir Geliyo Maamul u Gaar ah Isla Markaana xaaga la saaro arimaha Bulshada Sida Caafimaada. wax barashada, iyo Amaanka Guud ahaan Gobolada Sanaag, Hayland iyo Bari Sido Kale waxaa isna Madasha Ka hadalay OoKalmadiisa qaatay gudoomiyaha Jaaliyada Maakhir Ee dalka Kenya oo isaga iyo Wafti uu Hogaaminayo ay Maal Mahan Ku Suganaayeen Magaalada Kampala Si ay uga Qayb galaan xafladan Mudane Cabdisalaan Bulqaas Mudane Bulqaas Waxa uu sheegay inay farxad weyn U tahay kasoo Qayb galka xaflan isaga iyo waftigiika ka yimid dalka Kenya Maadaama Ay tahay Tan Guud oo Looga Arinsanayo Xaalada Gobolada Maakhir Sido kale waxaa iyana Mesha ka hadlay Gabi ahaanba Maamul Goboleedyada Ka Jira Dalka Somalia oo Sheegay in ay Ku faraxsan Horumarka Maakhir iyo in Ay danoohada Si agaar ah ugu tashadaan isku soo waa duub oo xafladan ayaa ahayd Mid lagu ayidayey xafladii dhawaan ka dhacday dalka Kenya Waxaana Laga Soo Saaray War Murtiyeed Ku wajahan Wax Garadka, aqoon yahanada Siyaasiyiinta iyo Ismada Deegaamanada Maakhir state Waxaana Saxafaada u akhriyey Shiikh Cabdiqani Cali Moon 1: Waxaa Loogu Baaqay Dhamaan Isimada , wax Garadka , Aqoon Yahanada, Siyaasiyiinta Maakhir State inay Gudaha Gaboladaasi Shir Weyne Guud Ku qabtaan Isla Markaana ay kaga Tashadaan Aayaha iyo masiirka Rer Maakhir 2:Inay Waajib Muqadas ah tahay Midnimada Somaliyeed 3: waxaanu Ku wargelinaynaa Dawalada Federaalka Somalia iyo beesha caalamka In Gobolada Sanaag, Hayland iyo bari Aanay ahayn dhul lagu muran sanyahay ay tahay Dhulka Ugu Nabada badan Geyiga Somalia Taladiisuna ay ka Go’do Isimada, Noabdoonada, Aqoon yahanka, Reer Maakhir Khayraadkiisana aan lagu isticmaali Karin Si Sharci daro ah. .
-
Wasiirka Xidhiidhka caalamiga ah Ee Khaatumo State Of Somalia Oo waraysi siiyay Radio salama+Dhegayso… Wasiirka ayaa ka warbixiyay dhibaatada iyo tacadiga lagu hayo shacbiga deeegaanada khaatumo state of Somalia isagoona sheegay in maamulka khaatumo uu diyaar u tahay nabada balse nabada la helayo marka ay maamulka SNMta ay ka baxaan deegaanada khaatumo State of somaliya . Sidoo kale Radio salaama ayaa soo qaatay hadalkii suldaanka guud ee beelaha ***** Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo sheegay in siilaanyo ciidamadiisa kala baxo deegaanada khaatumo laguna wada noolaado nabad iyo darisnimo sheegayna in uu taageersanyahay maamulka khaatumo state . Halkan Ka Dhageyso Wasiirka: http://www.realtaleex.com/2012/04/05/wasiirka-xidhiidhka-caalamiga-ah-ee-khaatumo-state-of-somalia-oo-waraysi-siiyay-radio-salamadhegayso/
-
Next Puntland president will be from the great state of Maakhir
Liibaan replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Somalia;814800 wrote: ^^ You just mad cause no one would ever trust you with that seat. You are right, we don't trust each other. And I'm not mad. On the contrary, I am so glad we have our own Khaatumo State of Somalia. Alhamdulilaah, 2012 has been a great & blessed year for us Khatumites so far, because of the historic KH2 Grand Conference in Taleex, and Khaatumo Spring revolution. As a fellow Somali, I wish for my co-citizens and my neighbors - the People of Puntland, peace, success, development, etc. Insha Allah, now that's the spirit! -
Next Puntland president will be from the great state of Maakhir
Liibaan replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Taleexi;814774 wrote: Taasi waa calaacashoo timo ka soo baxaan Sometimes the truth comes off harsh, but at least you said it. -
Khatumo The Game Changer, Siilaanyo the Wise King with Foolish Soldiers
Liibaan replied to xiinfaniin's topic in Politics
Kudos And Big Thank You to Hon. Sh. Shariif & TFG Federal Government of Somalia For Recognizing And Welcoming Khaatumo State Of Somalia SOMALI PUBLIC RADIO http://spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=2893:why-is-reer-khaatumo-alone-for-the-nobel-cause-of-somali-unity?&Itemid=124 KHAATUMO People Are Fighting For The Nobel Cause Of Somali Unity And The Beautiful Blue Flag Of Somalia “Daawanaayow Waa Dalkaagii” Holding the Khaatumo-2 conference in Taleex was not accidental but carefully considered and a well planed choice. As most Somalis know, the historic city of Taleex was the Capitol of the Darwish liberation forces led by Sayid Mohamed Abdullah Hassan until it was bombed and destroyed by the British Royal Air Forces in 1920. Ninety-one years later, Taleex witnessed another historic moment and became the rebirth place of Somali unity and the people of Khatumo State once again are proud to find that the unity blood-cell in their DNA is still alive and active. I am not going to spend more time on the history of Darawish and their struggle against the old colonial powers such as Britain, Italy and Abyssinia because the history tells itself. The autonomous Khatumo State of Somalia that was recently established in Taleex for the people of SSC regions in particular and most importantly for foothold of Somali unity in general, was the outcome of the conference. The people of SSC not only strongly believe in Greater Somalia with its full territorial integrity but they also bled for it and lost their beloved sons and daughters for what they hold dear: free and united Somalia. However, the creation of Khatumo State was not only finding a small regional administration for SSC but also to have a bigger stake or more say in defending the nation’s territorial integrity from the secessionist ideology and forces at the international stages such as the UN, EGAD, AU, Arab League and other governmental and non-governmental organizations. Sadly, while Khaatumo State and its residents are putting their lives and properties on the line and suffering from loss of lives for this noble cause of Somali unity, the Somalis from the other regions of the country are just sitting and watching quietly! I wonder what is holding them back. Why the rest of Somalis who share this value of unity and Greater Somalia are not doing anything or at least not showing any form of support and solidarity with their fellow unionists of Khartumo ? Where are the other patriotic Somalia citizens? Where are the Somali intellectuals, academics, religious leaders, civic leaders, students and youths? Even the Transitional Federal Government has failed time and again to at least criticize the secessionist’s repeated incursions against Buuhoodle residents who are devoted supporters of the TFG and its leaders. Even though it isn’t an option for Khatumo and its people to be satisfied with less than a united Somalia, one could imagine God forbid though, if Khatumo State agrees the secessionist with their ill-fated separatist ideology and accepts the dismemberment of the North from the South. I believe because of the strategic location of this region (Khatumo), the interest of the historic Somali enemies and most importantly the current situation of Somalia, it wouldn’t take that long for the separatist to secure the full recognition of the sovereignty that they were seeking for the last twenty years. Finally, the silence of Somali-Weyn worries SSC brothers and sisters because they alone are not enough to defend our beloved Somalia from the division and the destruction that separatists are advocating day and night tirelessly. Therefore, I’m appealing to my patriotic fellow Somalis, men and women, and urging them to think for a moment of Somali unity and the danger that it faces today and to show support of any kind for those who not only rejected the idea of dividing the country but vowed to fight and die for its unity, and loudly and clearly said “over our dead body” for Somali division. Defending this noble cause is an obligation on every Somali no matter what region you were born in, what tribe you belong to or what place you’re living in, because after all we are all Somalis and Somalia is for Somalis, (somaliya soomali baa leh). So, if you believe in Somali unity deep in your heart, let your fellow Reer-Khaatumo hear your voice and have your support now! Soomaliya Hanoolaato. Khadar Ahmednoor Boss. _________________________________________________________________ - "Thank you Ahmednoor for the great article, you spelled my thoughts. True say we are not doing our part for the Somali unity neither for our own unity!" - "Right dose and real for all somalis. The rise of Khaatumo is demise of the secessionist and their illusion.Excellent article" - "Wow! this is true, what are we waiting for? Why don't we support Khatumo becuase it stands for the UNITY of Somalia. We need to do whatever we can to support them. this is a right cause. Soomaaliyeey toooos." -
Khatumo The Game Changer, Siilaanyo the Wise King with Foolish Soldiers
Liibaan replied to xiinfaniin's topic in Politics
xiinfaniin;814692 wrote: As we said many times before, we consider Khatumo state a well delivered political stroke, a genius work of the SSC community with historical overtones. The premise of this political construct is so rational that nothing less than a raw force will even attempt to defeat it. It is established to organize the SSC community under one single political entity, to improve security of SSC regions to attract development projects, and to position the SSC community to participate in the political process of the country as a unified people under single political leadership. Well said Xiin, KHAATUMO Regional-State Of SOmalia is the real game changer, Indeed ! -
Xaaji Xunjuf;813998 wrote: Liibaan you do know the whole TFG circus is ending in august Nothing will end, governments come and go and that's what democracy is all about, but our patriotism, loyalty, support and commitment for our country Somalia is forever. It doesn't matter who is President/PM (Aden Abdulle Osman, Abdirashid Ali Sharmarke, Mohamed Siyad Barre, Abduqasim Salad Hassan, Ali Khaliif Galeydh, Abdulahi Yusuf Amed, Gheedi, Nur Cade, Sheikh Shariif Shaikh Ahmed, Mohamed Farmaajo, C/Wali Gaas, etc).
-
Carafaat;813683 wrote: Liibaan waan markaa VP ka dhigay sawmaha. Wayahay. Somaliland sidee ayaa wax u kala qeybin leheed? Waad ka tagtay, fadlan so gudbi listka? Somaliland State of Somalia: Wadani (President), Abwaan (VP ), Cambuulo&Bun ( Finance), Maadey ( Defense), Che (FM), Dr_Osman (Minister of Health), Polanyi Ina Godane (Min of Religion and Social Affairs), Somalia (Minister of Interior ), AsadSL ( Min of. Communication), JB ( Min of Propaganda & Misinformation). snm Clan-secessionist rebels : (NG, Odweyne, XX, Abokor Omar, Burahadeer,Norf, Hermit, stoic, freedom etc). -Ximan iyo Xeeb VP: Carafaat
-
Source: Waaheen.com ( Somalidiid/Somaliland Website) http://waaheen.com/?p=33260 Labada Wasiirba Waxay Ka Soo Jeedaan Beesha Dhexe ee Somaliland/snm MadaxWeynaha Soomaaliya Sheikh Shariif oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkiisii Beeraha ee Ka Horyimi Taageeradii Dowlada Federaalka Soomaaliya u Fidisay Khaatumo State, Iyo Wasiirkii Gaashaandhiga oo Ku Daba Jira Muqdisho(Waaheen) Sh Shariif Sh Axmed ayaa xilkii ka qaaday wasiirkiisii Beeraha Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Maxamed Maxamud X Ibraahim. Sh Shariif Digreetadiisa Xilka qaadista ah ee uu xilka kaga qaaday wasiirku waxay u dhignayd:- Markuu arkay:- Qodobka 44aad,xubintiisa 3aad ee Axdiga kumeel gaarka ah. Markuu arkay:- Qodobka 2aad sharci lam.14 ee 3di juun 1962kii iyo wax ka baddalkii ka danbeeyey ee Nidaamka Dowladda (Ordinamento del Governo). Markuu tixgeliyey:- Soo jeedintii Ra’isulwasaaraha, Sumad XRW/412/03/2012 kuna taariikheysan 20ka Maarso 2012ka oo ku saabsan xil gudasho la’aanta Wasiirka Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Isagoo Aqoonsaday:- in ay waajib tahay in shaqada Qaran loo guto si hufnaan,Amaano iyo karti ku dheehanyihiin. Wuxuu Soo saarayaa Xeerkan:- Qodobka 1aad Waxaa xilkii Wasiirnimo ee uu hayey laga qaaday: Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa. Qodobka Labaad Xeerkan wuxuu dhaqan galayaa isla marka uu saxiixo Madaxweynaha, waxaana lagu soo saarayaa faafinta Rasmiga ah ee Dawladda. Digreetada Madaxweyne Shariif laguma sheegin danbiga uu galay Wasiirka Beeruhu ee uu ku mutaystay Xilka qaadistan, hase yeeshee sida ay wararku sheegayaan waxay ka dhalatay khilaafkii madaxda Somaliya ku dhex maray taageeradii uu sh Shariif taageeray Maleeshiyada Khaatumo taasoo ay ka soo horjeesteen labada Wasiir ee Beesha ***** ugaga jira Dawladiisa. Xuseen Carab Ciise oo ah wasiirka Gaashaandhiga ayaa isna la filayaa in xilka laga qaado maadaama uu ka horyimi mawqifka Sh Shariif ee ah Somaliland in loo qaybiyo Beelo si ay fursad ugu helaab Maamulkoodu. Si kasta ha ahaatee Eriga Xubnahan ayaa faaíido u soo kordhinaya Somaliland, waxaanay noqonaysaa “ninkii qayrkii loo xiirayoow Soo qoyso adiguna”
-
MadaxWeyne Sheikh Shariif oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Diiday Aqoonsigii MamulGoboleedka Khaatumo State Of Somalia AKHRI WAR SAXAAFADEED Halkaan ka akhri Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa gabi ahaanba xilkii ka qaaday wasiirkii Beeraha Xanaanada xoolaha Dhirta iyo daaqa ahaana Raysal wasaare ku xigeen. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa lagu shaaciyay xil ka qaadistaan waxaana warkaasi uu u qornaa sida tan. Warsaxaafadeed Markuu arkay:- Qodobka 44aad,xubintiisa 3aad ee Axdiga kumeel gaarka ah. Markuu arkay:- Qodobka 2aad sharci lam.14 ee 3di juun 1962kii iyo wax ka baddalkii ka danbeeyey ee Nidaamka Dowladda (Ordinamento del Governo). Markuu tixgeliyey:- Soo jeedintii Ra’isulwasaaraha, Sumad XRW/412/03/2012 kuna taariikheysan 20ka Maarso 2012ka oo ku saabsan xil gudasho la’aanta Wasiirka Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Asagoo Aqoonsaday:- in ay waajib tahay in shaqada Qaran loo guto si hufnaan,Amaano iyo karti ku dheehanyihiin. Wuxuu Soo Saarayaa Xeerkan:- Qodobka 1aad Waxaa xilkii Wasiirnimo ee uu hayey laga qaaday: Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa. Qodobka Labaad Xeerkan wuxuu dhaqan galayaa isla marka uu saxiixo Madaxweynaha, waxaana lagu soo saarayaa faafinta Rasmiga ah ee Dowladda
-
Mario B;813914 wrote: Ones that bring all Somalis from Ras Kamboni to Loya Ado in a perfect union. Insha Allah, Our somali people and our country Somalia will stay united forever, united we stand, divided we fall. God bless Somalia
-
Abdul, The Sage is hater, ignore him. He falsely believe he can wipe out Khaatumo People, Impossible. It didn't work for Hitler, Saddam, Milošević, and it will NOT work for the Clan Warlord Siilaanyo Dhiigyacab and his Somaliland/snm clan militia.
-
Jaaliyadda Nairobi Oo Qado Sharaf U Samaysay Wafuuda Maamul-Goboleedka Khaatumo State Waxaa maanta hotel Hamdi ee magaalada Nairobi ka dhacay xaflad qado sharaf ah oo ay soo agaasimeen ganacsatada,reer khaatumo ah ee ku dhaqan magaalada Nairobi,Waxaana maanta munaasimada ka soo qayb galay golaha sare dhaqan khaatumo iyo madaxtooyada oo uu horkacayo madaxwayne C/uur Cilmi Qaaje, ganacsato iyo madax kale . Kulan oo intiisa badan ahaa is wacyi gelin iyo baaraarujin ayaa waxaa madasha laga soo jeediyey hadalo koo kooban oo qiimo badan Ugu horayntii ayaa kulanka waxaa furay Garaad Suleebaan Burraale Aw-Aadan oo ka warbixiyey wacyiga ka jira guadaha dalka, isagoo ganasatada u sheeagay inay ka qayb qaataadaan horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee deegaankooda. Sidoo kale waxaa hadlay Madaxwaynihii hore Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo u mahad celiyey jaaliyada reer Nairobi sida sharafta badan oo ay u soo dhaweeyeen golayaasha kala duwa ee khaatumo state intii ay ku sugnaayeen magaalada Nairobi. Intaa ka dib madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje ayaa hadalka qaatay waxaaana uu u dheeraaday marxalada guud ee ka jirta deegaanada khaatumo state dhinacyada amaanka, waxbarshada, dhaqaalaha, iyo weliba dhamaan adeegyada bulshada. madaxwaynaha ayaa ka dhawaajiyey in loo baahan yahay in laga wada qayb qaato dhismaha adeegyada bulshada deegaanada khaatumo, isagoo ganacsatada iyo jaaliyadaha ku booriyey inay dib ugu soo taabtaan oo maalgeliyaana deegaanadooda ka maamul ahaana ay gacan siindoonaaan. Waxaana ugu danbaytii munaasibada soo xidhay Garaad jaamac Garaad Cali oo duco ku soo afmeeray xafladan, ganacsatadii qadada oo qabanqaabiyeyna ilaahay uga rajareeyey in wax khayr qaba ka siiyo, mahad balaadhana u celiyey dhamaan jaaliyada reer Nairoi oo uu sheegay inay tahay jaaliyad door firfircoon kagaga jirta taaba gelinta maamulka Khaatumo.
-
Madaxwayne KuXigeenka Khaatumo State Of Somalia Mudane Biindhe, Garaadka Guud ee Khaatumo State, Madaxda Khaatumo, Iyo Issimada Khaatumo State Ayaa Ka Hadlay Duulanka Gardarada ee Soo Qaadeen Maleshiya Somaliland kulan wareed saxafada loogu talagay oo caawa fiidkii ay siwada jir ah ugu qabteen hoyga ay ka degan yihiin magaalada Nairobi Madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje iyo Garaadka guud ee khaatumo Garaad Jaamac Gaard Cali, oo ay garbo fadhiyeen intabadan isimo kale ee Golaha dhaqanka Maamulka khaatumo, ayaa jawaab kulul kabixiyay Baaqii uu siilaanyo Shalay BBC da kajeediyay. Halkan Ka Dhageyso: http://www.sscradio.com/playaudio.php?id=170
-
Carafaat;779059 wrote: -Somaliland State President, VP and Cabinet. Consist of Saalax(President), Liibaan(VP), Akash(FM), A_Khadar(Parlimant chair), Naasir(Guurti), Aaliyah(Min of Religional Affairs), Taleexi(Min for Myi and regional issue). As Khatumite, I strongly object being lumped together with anti-Somalia/somalidiid, and clan-secessionists. I believe the fake list is extremely unfair and biased against Northern Somali People of Khaatumo, Maakhir & Awdal , it only reflects the clan-secessionist mindset of the Somalilander author Carafaat. The fake list doesn't reflect the realities on the ground in Somalia. First, The People of Khaatumo State, Maakhir State and Awdal will never agree to be part of Somaliland Clan Enclave based on old colonial maps. Second, Khaatumo Regional State Of Somalia is already full-fledged federal state recognized by TFG Government of Somalia, Insha Allah, Awdal State and Maakhir State will be recognized very soon by our Central Government of Somalia. - Khaatumo State Of Somalia: Taleexi (President), Khadar (VP & Defense), Abdul (VP & Min of Finance), Malika (Khusuusi Parliament Chair), Liibaan (FM), Valanteenah (Minister of Health), Aaliyah (Min of Religion and Social Affairs), Naxar (Minister of Interior ), Mario B. ( Min of. Natural Resouces & Oil) - Maakhir State: Naasir (President), Som@li (VP), Xudeedi (FM), Hunguri ( Minister of Defense) - Awdal State: Akash ( President)
-
Duqey Biri-Mageydo Ah Ayaa Maanta Somalidiid Militia Ku Xidhay Magaalada Laas Caanood Malishiyada Labaxday Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay rag ku sugnaa magaaladda Laascaanood oo qaarkood waayeel yihiin. Cali Warsame oo ah qiyaasta Sideetamaadka waayeelka Galay ayaa ciidan uu horbaxanyo u ahaa Xaaji Jeeni yare ku garaaceen qori dabadii kadibna ay gaadhi ku tuureen iyagoo rasaas ku furay dumar ka xanaaqay qaabka loola dhaqmaayo odaygaas. Waraysiyo dheer ka dib waxaa laga soo xigtey qaar ku dhowdhow Jeeni yare inuu odaygaasi u xidhmay inay ilmaadeer yihiin Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash madaxweynaha maamulka Khaatumo. Lama garanayo sababta qaabka noocan ah uu adeegsanayo in kasta oo lala xidhiidhin karo canaan kaga imaanaysa dhinaca magaaladda Hargeysa oo lagu eedaynayo inuusan keenin dadkii wax ku oolka ahaa tanina ula muuqatay inay tahay talaabo wadahada furi karta ayay dadbadani qabaan.
-
Wariye Axmed Cali Faarax Oo Lagu Xidhay Laas Caanood Lasanod Online. Saturday, March 31, 2012 Laascaanood,(lasanod Online)- Waxaa maanta xabsiga loogu taxaabay magaalada Laascaanood, Wariye Axmed Cali Faarax oo ah wariye caan ah.. oo ka hawl geli jiray deegaanka Khaatumo. Mamaulka Somaliland ee gacanta ku haya xaruunta Gobolka Sool ee Laascaanood oo caadaystay Tacadiga Warbaahinta Ka hawl Gasha Magaaladaasi ayaa Maanta Xabsiga Dhigay Wariyahaas,kaasi oo haatan ka hawl Geli JIray Telefishinka Royal TV. Xadhiga Wariyahan waxaa ka danbeeyey Gudoomiyaha Gobolka Sool Maxamed Xaaji Jeeni Yare, kaas oo Caadaystay Cabudhinta Warbaahinta Ka hawl Gasha Gobolka Sool. Axmed Cali Faarax waxa uu ahaa Wariye ruug cadaa ah oo kasoo Shaqeeyey Warbaahinta qaybeheeda Kala Duwan. waxaana lagu xasuustaa axmed wax qabadkiisa kii ugu danbeeyey oo ahaa kaalin wayn uu ka Ciyaaray baahinta wararka shirkii Khaatumo 2. Wariyaha ayaa la sheegay in maanta duhurnimadii ay bartamaha magaalada ka kaxeysteen maleyshiyaad uu watay gudoomiyaha gobolka Sool ee Jeeniyare. Maamulka Hargeysa ayaa mudooyinkii u danbeeyay cadaadis xooggan waxa uu saaray saxafiyiinta ka howlgasha deegaanka uu ka arimiyo maamulkaasi, yadoo ay arintaasi keentay in goobaha uu maamulkaasi ka taliyo ay isaga cararaan wariyeyaal ka hawlgeli jiray, maadaama uu maamulkaasi xadgudub ba’an ku hayo saxaafadda xorta ah. Wariye Axmed Cali Faaarax waxa uu in badan ku sugna Magaalada Taleex, isagooa hada Laascaanood u yimid inuu Booqdo qoyskiisa oo mudo bilo ah aanu arag. Copyright © 2012 Lasanod.com
-
Weriye C/qani Makhtal oo ah Xoghaynta Suxufiyiinta KHAATUMO State oo Dhaliilay Xadhiga Suxufiyiinta Iyo Wariyaasha Deeganada SSC/Khaatumo Sida Weriye Axmed Cali Faarax Xoghaya Suxufiyiinta Khaatumo Cabdiqani Makhtal Maxamed ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay maanta kaga hadlay Xadhiga Wariye Axmed Cali Faarax iyo guud ahan Tacadiyadda Suxufiyiinta Laascaanood oo maamulka Hargaysa uu si joogto ah ugu hayo Wariyayasha Laascaanood ku sugan Xoghaye Cabdiqani Makhtal waxa uu sheegay in Xadhiga Jirdilka Suxufiyiinta Laascaanood uu noqday mid joogto ah isla markaasna bil gudaheed 7 suxufi lagu xidhay Laascaanood isla markaasna kuwa Barakacayasha ku ah Buuhoodle iyo Taleex ay hadh iyo habeenba la kulmaan Hanjabadaado kaga imaanaya Jabhada SNM ee ku sugan Deeganada SSC Xoghayu waxa uu Canbaareeyey Ururadda Suxufiyiinta u dooda oo uu sheegay in Tacadiyadda lagu hayo Warfidiyeenadda Khaatumo aysan ka hadal Halkan Ka Dhageyso, Waraysi Xoghaya Suxufiyiinta Khaatumo http://www.realtaleex.com/wp-content/uploads/2012/03/Waraysi-Xoghaya-Suxufiyiinta-Khaatumo.mp3 Maxamed Cismaan Cabdinuur Xaashi
-
Suxufiyiinta Magaalada Laas Caanood oo Xabsiyada Loo Dabolay Si Loo Qiriyo Runta Iyo Xasuuqa Ka Socda Laas Caanood Iyo Deegaanada SSC/Khaatumo State Weriye Axmed Cali Faarax oo Xabsiga Wayn ee Laascanod Loo Gudbiyey iyo Weriye Kale oo Isna La xidhay. Waxaa Dhawaanahanba Magaalada laascaanood ku xidhna weriya Axmed Cali Faarax Xadhiga weriyahan waxaa ka danbeeyey Ninka Maamulka Somaliland ugu Magacaaban Gudooniyaha Gobolka Sool,weriye Axmed ayaa loo Dhaadhiciyey Xabsiga Wayn waxaana Maanta si rasmi ah loo Geeyey Maxkamada Lascanod Kadib waxa ay Maxkamadu Sheegtay in Xadhiga Weriyahani Sharci uusan ahayn balse ninkii xidhay oo ah Gudoomiyaha Maamulka Somalidiidka ee Gobolka sool ayaa Xabsiga Wayn u Dhaadhiciyey. Geesta kale waxaa isna Saaka Gelinkii Hore La xidhay weriye C.samed Keyse Maxamud,xadhiga weriyahan ayaa isna waxaa ka danbeeyey Badhasaabka Gobolka Sool, ilaa imika ma cada sababaha maamulka Somaliland uu Qabqabanayo Suxufiyiinta gobolka Sool. wixii war ah ee kasoo kordha xadhiga 2 weriye kala soco RT news. ______________________________________ Weriye lagu xiray Laascaanood Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool waxaa shalay galab lagu xiray weriye lagu magacaabo Axmed Cali Faarax oo ka howlgala telefishinka Royal ee afka Soomaaliga wax ku baahiya. Saraakiisha booliska ee saldhigga dhexe ee magaalada Laascaanood ayaa ka gaabsaday in ay ka hadlaan sababta dhalisay xarigga wariyaha, walow uu jiro war sheegaya in guddoomiyaha gobolka Sool wax ka og yahay xariggiisa. Wariyaha Bar-kulan ee gobolka Sool ayaa isku dayay in uu guddoomiyaha Sool, Maxamed Maxamuud Cali weydiiyo waxa uu kala socdo xarigga weriyaha, balse way u suurta geli weysay in uu haleelo guddoomiyaha. Weriye Axmed Cali Faarax ayaa ka mid ah weriyeyaasha ugu caansan ee ka howlgala gobolka Sool. Toddobo weriye ayaa lagu xiray magaalada Laascaanood saddexdii bil ee u dambeysay, iyadoo qaar kalena ay ka carareen goobaha ay ka howlgali jireen kaddib markii ay ka war heleen in la doonayo in la xiro. _______________________________________ Maamulka Somaliland oo Xabsiga Dhigay Wariye Caan ah Laascaanood, Somalia (AOL) – Maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay wariye caan ah oo in mudo ah kasoo shaqeeyay degmada Laascaanood, iyadoona ciidamo katirsan kuwa maamulka Somaliland ay xabsi u taxaabeen duhurnimadii maanta. Wariye Axmed Cali Faarax ayaa kaso shaqeeya qeybaha kala duwan ee warbaahinta ku hadasha afka Soomaaliga hadii ay ahaan lahaayeen Websiteyo, Idaacado iyo weliba Tv, waxa uuna wariyuhu in mudo ah ku maqnaa magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland, halkaas oo uu ku sugnaa mudooyinkii u danbeeyay. Wariyaha ayaa la sheegay in maanta duhurnimadii ay bartamaha magaalada ka kaxeysteen maleyshiyaad uu watay gudoomiyaha gobolka Sool ee maamulka la magac baxay Somaliland ninka la yiraahdo Jeeniyare, kaasoo mar dhow qabtay xilka gudoomiyenimo ee degmada Sool. Maamulka la magac baxay Somaliland ayaa mudooyinkii u danbeeyay cadaadis xooggan waxa uu saaray saxafiyiinta ka howlgasha dhulka uu ka arimiyo maamulkaasi, yadoona ay arintaasi keentay in goobaha uu maamulkaasi ka taliyo ay isaga cararaan wariyeyaal ka howlgeli jiray, maadaama uu maamulkaasi xadgudub ba’an ku hayo saxaafadda xorta ah. 15-kii bishii Janaayo ee sanadkan ayay ahayd markii ciidamada maamulka Somaliland ay xabsiga u taxaabeen ilaa 21 wariye, kuwaasoo ay ciidamadu qabqabteen xilli ay dhigayeen dibadbax nabadgelyo ah oo ay ku dalbanayeen in dib loo fasaxo telefishinka Horn Cable oo ay xiligaasi ilbaabada isugu dhufteen masuuliyiinta maamulka la magacbaxay Somaliland ee magaalada Hargeysa. C/qaadir Faarax, Muqdisho/Somalia. ______________________________________________ Canbaareyn weriyaha lagu xidhay Laascaanood iyo Tacadiyada joogtada ah ee lagu hayo Suxufiyiinta Khaatumo State HALKAN KA DHAGAYSO http://horufadhi.com/saxaafadda.php ____________________________________
-
The Somali Online Media and Journalists Association (SOMJA) condemns the arrest of Somali journalist Ahmed Ali Farah in Lasanod Sool region under Somaliland Authority, on Saturday, 31, March, 2012. In Somaliland the violating media rights and targeting the freedom of journalists’ work are becoming continuously and it is impossible that the international community should not speak out such a ruthless attack on the independent media and journalists. “We are calling for Somalilnd to stop the arrest of the journalists and to respect the rights of Media, because the media has right to cover any news exist in the region, we are also calling for the international community and human rights watch to file the attacks against media in Somalind.” The general secretary of SOMJA Mohamed Ali Abdi (Royter) said. During this year, Somaliland has also arrested more than 15 Somali journalists and also took off air the Horn Cable TV based in Hargeysa. Mohamed Abdirahman Ismail, who was a member the journalists it arrested, was badly tortured in the jail and he was hospitalized two deference hospitals in Somaliland, although he was taken to Addis Ababa, when his situation become deteriorated and needed for further threaten. www.somja.org
-
Somaliland Malitia Detain a Journalist in the Town of Las-Anod April 2nd 2012 Muqdisho ( DHM-News ):- Mogadishu, March 31, 2012 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is disturbed by the continued arbitrary arrests of Journalists in Somaliland following the arrest of Television Journalist in the town of Las-Anod in Sool region on 31 March, 2012. Somaliland Police arrested Ahmed Ali Farah who reports for the privately owned Royal Television in the region on Saturday noon, 31 March, 2012 in the town of Las-Anod, the regional capital of Sool region, local journaliststold NUSOJ. Mr. Farah was imprisoned the orders of the governor of Sool region, Mohamed Mohamuud Jeniyare and is currently held at the Las-Anod central Prison, according to journalists who spoke with NUSOJ. The journalist has been recently reporting from in Taleh district of the Sool region, where he was based. Taleeh district is where representatives from Sool, Sanaag and Cayn regions announced a regional independent state recently, which infuriated Somaliland authorities and resulted in mass arrests and the unrest that followed. His arrest might be linked to his recent reports from the region. The Somaliland authorities is yet to comment on the arrest of the journalist. The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) calls for the Somaliland authorities to release the journalist immediately. This latest arrest shows the deteriorating press freedom and freedom of expression levels in those regions and how journalists are risking their lives to report. “We calls for the Somaliland authorities to give the journalist’s freedom back or bring him before a fair court,” Mohamed Ibrahim, NUSOJ Secretary General said, “We urge Somaliland administration to respect the freedom of expression in the regions under their control and allow journalists and media stations to exercise the given freedoms.” In late February, the Somaliland police have seriously beaten Mohamed Abdirahman Ismail in the jail and is currently receiving treatment and Mohamed Abdi Boosh who was beaten on the head inside the jail, he is traveling to Djibouti for treatment. Doha Center for Media Freedom provided assistance for treatment to both journalists on the request of the National Union of Somali Journalists. DCFM was among three Press Freedom organizations that provided assistance to late Hassan Mohamed Mohamoud who died in Nairobi on March 20, 2012 for chronic diabetes that led to malfunction DHM Radio