Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Wafti Culus oo Ka Socda Maamulka Khaatumo State uu Hogaaminayo MadaxWeyne AbduNuur Biindhe oo Nairobi Lagu Soo Dhaweeyey+SAWIRO+COD Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Mudane C.nuur Cilmi Qaanje*Biindhe* ayaa si heer qaran ah loogu soo dhaweeyey magaalada Nayroobi ee Caasimadda Dalka Kenya, waftiga oo ka koobnaa ku dhawaad 14 xunood, ayaa sidoo kale waxaa ka mid ahaa Golaha sare ee dhaqanka ee Maamulka Khaatumo State Of somalia Waxaana Horkacayey Garaadka Garad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, waxaa sidoo kale wufuuda ka mid ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta, Boostaha iyo Isgaadhsiinta ee Dowlada Ku meelgaadhka ee Soomaaliya Xukumadii Dr Farmaajo Dr” Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka xidhiidhka caalamiga ah iyo Jaaliyadaha ee Khaatumo Pro: Xuseen Saleebaan Dhegoweyne iyo xubno kale oo ka tirsan wufuudii ku sugnayd magaalada Muqdisho. Waftigan oo ay soo dhaweeyeen boqollaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed iyo kan Khaatumo State ayaa waxaa markii ay soo gaadheen Garoonka Dayuuradaha ee Jomo Kenyatta International Airport , halka mar is qabsaday sacab iyo sawaxan ay weheliyaan ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka SOomaaliyeed, halkaasoo ay ku sugnaayeen Barbaarta gaashaman ee Khaatumo State ee isugu jira Wiilal iyo Gabdho ku jeeni qeernaa calanka Soomaaliya ee Buluuga ah oo shacabka reer Khaatumo ay si wayn u qadariyaan haatana Astaan u ah Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State of somalia. Madaxweynaha Khaatumo State , Oo shir jaraa’id oo kooban u qabtay warbaahinta Soomaaliyeed, ayaa ugu horeyn mahadnaq balaadhan u jeediyey shacabka Soomaaliyeed iyo kan Khaatumo, wuxuuna sheegay in dhamaan hawlihii ay ka soo qabteen Muqdisho ay ku soo Idlaadeen Guul , isla markaana dhawaan ay ku talaabsan doonaan hawlo kuwaas ka culus, wuxuuna sheegay in bacda nasashadooda ay warbaahinta siin doonaan warar dheeraad ah. HALKAN RIIX OO DHAGAYSO HADALKII MADAXWAYNE BIINDHE EE SOO DHAWAYNTA Maxamed Cismaan C/nuur Xaquuqda Sawirada Horufadhi. Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya
-
Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya
-
Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya
-
Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia
-
Maamulka Gobolka Cayn iyo Ka Degmada Buhodle oo la Shaciyey Daawo Sawiro Akhri Liiska Masuliyiinta. waxaa xaflada balaadhan oo saacado socotay kadib lagu dhawaaqay Maamumulka Gobolka cayn iyo kan degmada Buuhoodle Wasiirka Arimaha gudaha maamulka Khaatumo State yaasiin Axmed Sulub ayaa ku dhawaaqay Masuuliyiintaas waxaana loo kala magacaabay sidatan Gudoomiyaha Gobolka Cayn .C.raxmaan maxamed axmed Gudoomiye ku xigeenka Gobolka – C/raxmaan Ibaahim Jaamac Raygal Xog haya gobolka Cabdi xakiin X axmed Burukude Xisaabiyaha gobolka Maxamed axmed Cali Macow Maayarka Gobolka -Saleebaan Maxamed Xaaji Cali xisaabiyaha dowlada hoose -Cabdi Jaamac Jiis Kudhawaaaqistan kadib ayaa waxaa halkaasi ka hadaly maxamed yuusuf Jaamaca indhasheel oo kamida golaha madaxtooayda Maamulka Khaatumo State waxuuna halkaasi ka jeediyey qudbad dhinacyo badan taabanaysa waxa uuna sheegay muhiimada ay leedahay in dardargeliyo howlaha Maamulka MAXAMED CISMAAN C.NUUR XAASHI BUUHOODLE SOMALIA Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia
-
LIVE:{Daawo + Sawiro +Dhegayso} Habkii loogu dhawaaqay Maamulka Gobolka Cayn & Kan Degamada Buuhoodle! " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> Tuesday, March 20th, 2012 | Posted by horufadhi LIVE:{Daawo + Sawiro +Dhegayso} Habkii loogu dhawaaqay Maamulka Gobolka Cayn & Kan Degamada Buuhoodle! Akharisyashaa sharafta leh waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Sawirada iyo codadka xafladii caawa ka dhacday magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn laguna magacaabayey maamulka degmada buuhoodle iyo kan gobolka Cayn. Wasiirka arimaha gudaha maamulka Khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub ayaa ku dhawaaqay Masuuliyiintaasi ku dhawaaqistii wasiika halkan Hoose Ka Dhegayso. Horufadhi News Online LIVE: Deg deg – Maamulkii Magaalada Buuhoodle Iyo Gobolka Cayn oo Lagu Dhawaaqay & Madaxwayne Indhasheel oo Soo Xidhay Munaasabada Xaflada {Akhriso} waxaa xaflada balaadhan oo saacado socotay kadib lagu dhawaaqay Maamumulka Gobolka cayn iyo kan degmada Buuhoodle Wasiirka Arimaha gudaha maamulka Khaatumo State yaasiin Axmed Sulub ayaa ku dhawaaqay Masuuliyiintaas waxaana loo kala magacaabay sidatan Gudoomiyaha Gobolka Cayn .C.raxmaan maxamed axmed . Gudoomiye ku xigeenka Gobolka – C/raxmaan Ibaahim Jaamac Raygal . Xog haya gobolka Cabdi xakiin X axmed Burukude Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia
-
Khaatumo State Oo Maamul Deegaan Ka Hirgalisay Maamul Goboleedka Khaatumo Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia Lasanod Online. Tuesday, March 20, 2012 Yasiin Axmed Sulub Buhoodle,(lasanod Online)- Waxaa xaflad balaadhan oo ka dhacday magaalada Buhoodle lagaga dhawaaqay Maamulka Khaatumo ee Gobolka Cayn. iyo ka degmada Buuhoodle. Wasiirka Arimaha gudaha maamulka Khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub ayaa ku dhawaaqay Masuuliyiinta xilka gobolka loo magacaabay, waxayna magaxcaydoodu ahayeen sidan: Gudoomiyaha Gobolka Cayn - C/raxmaan Maxamed Axmed Gudoomiye ku xigeenka Gobolka – C/raxmaan Ibaahim Jaamac Raygal Xoghaya gobolka Cayn- Cabdi xakiin X. Axmed Burukude Xisaabiyaha gobolka Cayn- Maxamed Axmed Cali Macow Maayarka Degmada Buhoodle -Saleebaan Maxamed Xaaji Cali Xisaabiyaha Dawlada Hoose - Cabdi Jaamac Jiis Copyright © 2012 Lasanod.com
-
NUSOJ Calls On Somaliland Authorities to Release The Detained Las Anod Journalists Mogadishu — The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has today made an urgent appeal to the Somaliland Authorities to release TV journalist held by the police in Las Anod District of Sool Region in northern Somalia. According to information from Las Anod, Ahmed Ali Farah,a reporter with Somali 24 TV, was arrested on Saturday, 31 March 2012 at around 12:00 pm local time. Farah was accused of being among the team of journalists who were reporting from Taleex Conference, which culminated in the announcement of the new Khatumo State. Abdiweli Hassan Gooni, NUSOJ Puntland Coordinator has called on Somaliland authorities to immediate release Farah, who is also stringer for Radio Daljir. Responding to this development, NUSOJ Secretary General Omar Faruk Osman said the union was concerned that the Somaliland authorities had chosen to arrest the journalist for doing his work. "It is not the journalist who organized the conference nor did he proclaim the new state. His job as a journalist was to report the event and what took place, for which he should not be arrested," said Osman _________________________________________ Another Reporter Arrested in Las Anod, Somalia Wariye Cabdisamed Kayse Oo Xabsiga Loo Taxabay Iyo Axmed Cali Faarax Oo Maalintii Labaad Ku Xidhan Laas Caanood Waxaa maanta ciidamada maamulk siilanyo ee ku sugan laascaanood xabsiga utaxaabeen wariye Cabdisamed kayse Indhataag oo ahaa Wariye madax Banaan Oo xiligii shirka khaatumo uga soowarama jiray Tvga Universal Magaalada Taleex Ee sharka khaatumo kasocaday. Waxaana Wariye cabdisamad laga qabtay isagoo ku sugan gudaha magalada laascaanod waxaana loogudbiyay xabsiga wayn,iyadoo labo casho kahor ay ciidamada maamulka Somaliland ay hore xabsiga ugu taxaabeen wariy axmed cali faarax oo ah wariye ka hawl galijiray Tvga Royal , Suxufiyiinta ay xireen ciidamada somaliland ayaa ku jira xabsiga wayne ee magaalada laascaanood,xarigan ay ciidamada maamulka siilanyo ugaysteen wariyayaash ayaa kamid ah,tacadiyada kadhanka ah Xaquuqda suxufiyiinta uu maamulka somaliland kula kaco xsufiyiinta kahawl gala Gudaha Gobolka Sool. Ilaahada Lama oga sababta looxidhay Suxufiyiinta maanta loogudbiyay Jeelka wayn ee laascaanood, oo iyagu inta badan sidaacad ah uguta howshooda shaqo iyo waajibaadka saaran. Xadhiga suxufiyiinta ayaa magaaladda Laascaanood ah mid aad u fudud iyadoo sadexdii bilood ee la soo dhaafay 9 weriye la xidhay tira kalena ay u baxsadeen degaano ka baxsan maamulka Somaliland gacanta ku hayso oo ay ka mid tahay magaaladda Buuhoodle ayaa loo aanaynayaa khilaafyo siyaasadeed oo ka aloosmay degaankaas gabagabdii sanadkii aan soo dhaafnay. Laascaanood/Afbakayle.com Desk ____________ Suxufiyiinta Magaalada Laas Caanood oo Xabsiyada Loo Dabolay Si Loo Qiriyo Runta Iyo Xasuuqa Ka Socda Laas Caanood Iyo Deegaanada SSC/Khaatumo State Weriye C/qani Makhtal oo ah Xoghaynta Suxufiyiinta KHAATUMO State oo Dhaliilay Xadhiga Suxufiyiinta Iyo Wariyaasha Deeganada SSC/Khaatumo Sida Weriye Axmed Cali Faarax Xoghaya Suxufiyiinta Khaatumo Cabdiqani Makhtal Maxamed ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay maanta kaga hadlay Xadhiga Wariye Axmed Cali Faarax iyo guud ahan Tacadiyadda Suxufiyiinta Laascaanood oo maamulka Hargaysa uu si joogto ah ugu hayo Wariyayasha Laascaanood ku sugan Xoghaye Cabdiqani Makhtal waxa uu sheegay in Xadhiga Jirdilka Suxufiyiinta Laascaanood uu noqday mid joogto ah isla markaasna bil gudaheed 7 suxufi lagu xidhay Laascaanood isla markaasna kuwa Barakacayasha ku ah Buuhoodle iyo Taleex ay hadh iyo habeenba la kulmaan Hanjabadaado kaga imaanaya Jabhada SNM ee ku sugan Deeganada SSC Xoghayu waxa uu Canbaareeyey Ururadda Suxufiyiinta u dooda oo uu sheegay in Tacadiyadda lagu hayo Warfidiyeenadda Khaatumo aysan ka hadal Halkan Ka Dhageyso, Waraysi Xoghaya Suxufiyiinta Khaatumo http://www.realtaleex.com/wp-content/uploads/2012/03/Waraysi-Xoghaya-Suxufiyiinta-Khaatumo.mp3 Maxamed Cismaan Cabdinuur Xaashi
-
" frameborder="0" allowfullscreen> Laas Caanood: Qaar Ka Mid Ah Eheladii Dadka ee Maleeshiyada Somaliland Xasuuqay Iyo ee Kuwa Qafaalatay Oo Shir Jaraai'd Qabtay(Video+Sawiro) Lasanod Online. Tuesday, March 20, 2012 Laascaanod,(lasanod Online)- Waxa maanta magaalada Laascaanood kulan ku qabatay ehelada dadka ku xidhan jeelka Mandheera ee dhawaan.. maleeshiyada Somaliland ka taxaabtay magaalada Laascaanood. Halkan ka Daawo Video Waxayna sheegeen caruurtaasi oo aad u yaryar in qaarkooda y xanuunsanayaan lagamana warhayo waa naloo diiday ayay yidhaahdeen inaan soo booqano caruutayada. Hooyooyin halakas ka hadlay qarkoodna way ilmaynayeen, muragada haysata dadka waalidka ah yaa waxay tahay mid saamayn ku yeelatay qoysas badan oo ku nool magaalada Laascaanood, Waalidiintan ayaa waxa ay ka dalbadeen hay'adaha xuquuqul insaanaka inay wax ka qabtaan dhibaatadan lagu hayo caruurtooda aan dambiga lahayn ee ku jirta meelihii ingiriisku ugu talagalay dadka dhiiga qaba. Waxayna mar labaad codsadeen dadaka caruurta naga xidhay inayan shuruud ku xidhnayn siidaynata caruutayada. waxa aan uga digaynaa ayay yidhaah deen waalidiintaasi inaan caruurtayada tacadiyo loo gaysan iyada oo qaarkood markii la qabanayay ay jidhdil ku sameeyeen maleeshiyaadka Somaliland. Waalidiintii Carurtii Laqafaashay oo Hadashay Walidiintii ay jabhada SNM ka qafaalatay Caruurtooda oo ka dayriyay xaalada caruurtooda daawo videogan. Kulan ay maanta isugu yimaadeen waalidiinta dhalay Caruur ay dhowaan ciidamada Jabhada SNM qafaasheen kuwaas oo ka qabqabteen magalada laascaanood oo loo qaaday xabsiga Mandheera ayaa waxay sheegeen inaysan wax war ah ka hayn xaaladda ay ku sugan yihiin ubadkoodii oo si xaq daro ah loo xidhay islamarkaana loo dhaadhiciyey xabsiga Mandheera. Halkan ka daawo Waalidiinta oo ay ka muuqatay wajiyadoda murugo ayaa waxay sheegeen inay ka wel welsan yihiin xaaladda caruurtooda oo qaarkood ay sheegeen in da'adodu ay ka hoosayso 10 jir. Dhawaan ayey ahayd markii Jamhada SNM oo magalada laascaanood ku xidh xidhay 77 caruur ah kuwas oo maxaabis ahaan loogu qaaday Xabsiga Mandheera islamarkaana lagu eedeeyey inay ka dambeeyeen banaanbaxyadii ka dhacay magalada laascaanood 07/3/12. XOL ________________________________________ Somaliland oo Laga Codsaday Inay Sii Dayso 84 Carruur Ah oo ee Maleeshiyada Siilaanyo Ka Qafaalatay Magaalada Laas Caanood Qaar ka mid ah waalidiinta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ka codsaday maamulka Somaliland in uu sii daayo 84 carruur ah oo ku xiran xabsiga Mandheera. Kulan ka dhacay magaalada Laascaanood oo ay ka qeybgaleen in ka badan boqol waalidiin ah ayaa muujiyay cabasho la xiriirta carruurta ka xiran iyo xaaladda ay ku sugan yihiin. Aamina Cali Xaaji Aadan oo ka mid ah hooyooyinka cabashada ka muujiyay carruurtaas ayaa sheegtay in wiilkeeda si gardarro ah lagu xiray, waxayna hay’adaha u dooda xuquuqul insaanka iyo shacabka Soomaaliyeed ay ugu baaqday in xadgudubkaasi wax laga qabto. Qaar ka mid ah waalidiintaas ayaa sidoo kale sheegay in carruurta uu xiray maamulka Somaliland aysan weli qaan gaarin, isla markaana qaarkood ay ku xannuunsan yihiin gudaha xabsiga Mandheera. Ciidamada maamulka Somaliland ayaa carruurtan ka qabqabtay magaalada Laascaanood 7-dii bishan March ee sanadkan, kaddib markii uu magaaladaasi ka dhacay bannaanbax rabshado watay oo ay dadweynuhu ku taageerayeen maamul dhowaan looga dhowaaqay degmada Taleex. _______________________________________________________________ Duqey Biri-Mageydo Ah Ayaa Maanta Somalidiid Militia Ku Xidhay Magaalada Laas Caanood Malishiyada Labaxday Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay rag ku sugnaa magaaladda Laascaanood oo qaarkood waayeel yihiin. Cali Warsame oo ah qiyaasta Sideetamaadka waayeelka Galay ayaa ciidan uu horbaxanyo u ahaa Xaaji Jeeni yare ku garaaceen qori dabadii kadibna ay gaadhi ku tuureen iyagoo rasaas ku furay dumar ka xanaaqay qaabka loola dhaqmaayo odaygaas. Waraysiyo dheer ka dib waxaa laga soo xigtey qaar ku dhowdhow Jeeni yare inuu odaygaasi u xidhmay inay ilmaadeer yihiin Axmed Cilmi Cismaan Axmed Karaash madaxweynaha maamulka Khaatumo. Lama garanayo sababta qaabka noocan ah uu adeegsanayo in kasta oo lala xidhiidhin karo canaan kaga imaanaysa dhinaca magaaladda Hargeysa oo lagu eedaynayo inuusan keenin dadkii wax ku oolka ahaa tanina ula muuqatay inay tahay talaabo wadahada furi karta ayay dadbadani qabaan. _____________________________________________ Human Rights Group Criticize Somaliland On Children Imprisonment Lasanod Online. Monday, March 12, 2012 Washington:- On 8th March 2012, more than 80 School Children were forcefully taken away by Somaliland administration to notorious jail of Mandhera, almost away 200km from Lasanod city. According to eye witnesses and relatives of those children some of them were beaten and dragged into police vehicles while heading home from School. Somaliland accused children for participating local demonstration rally supporting Khatumo State of Somalia which recently established the Historical city of Taleex. The report also says that mothers who gave birth recently were also taken by Somaliland forces to the Mandhera jail without proper justification. It is deplorable and unacceptable that an administration claiming to be democratic to use such tactics to humiliate and make human suffering especially women and children and herby call upon all responsible people to immediately release those minors and other innocent people. Also those responsible for endless killing of civilians must be brought to justice otherwise leaders of Somaliland administration has to answer for these crimes committed on their orders or instructions. Finally, Such inhumane actions will only serve more bloodshed and clashes among the people of Northern Somalia and should be stopped. Eng. M Hersi Chairman of Northen Somalia Human Rights Group. Northern Somalia Human Rights Group (NSHRG)
-
Sarkaalkii Watay Ciidamo iyo Gaadiid Isu Soo dhiibay Maamulka Khaatumo State Of somalia ayaa sheegay in Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Warlord Siilaanyo uu Dagaal Qabiil Iyo MusuqMaasuq wado isla mar ahaantaana uu Hubka Ciidanka u Adegsado Beeshiisa, Hadana Siilaanyo waxaa uu Ku Darsaday Inuu Sibidhkii Berbara ugu Adeego Beeshiisa. Nala Daawo Hadalkii Sarkaalkii Watay Ciidamda Iyo Gadiidka Somaliland ee Isu Soo Dhiibay Dowlada Khaatumo State " frameborder="0" allowfullscreen> Taliyaha Ciidamadii Reer Hargeysa Waxa uu Yidhi: "Waxaa Wax Lala Yaaba Ah Sibidhkii Berberaa oo Kalshaale Noqday.... Waxaan u Adkaysan Waayey Cadaalad Daradda Siilaanyo .... Shalay, Anoo Hal Gaadhi oo Yar Wata Ah Ayaan Soo Maray Sooljoogto. Maante, Balse 100 Gaadhi oo Maleeshiyada Somaliland Ah Ayaa Soo Dhaafi Waayey" Sarkaalkii Reer Hargaysa Ee Khaatumo Isu Dhiibay Oo Hadlay- (Maqal)- Lasanod Online. Tuesday, March 20, 2012 Buhoodle,(lasanod Online)- Axmed Cismaan Warsame oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyada Somaliland ee lasoo khalday.. ayaa saaka isaga, gaadhi tikniko ah iyo ciidankii uu watay isu dhiibeen maamulka Khaatumo State ee gobolka Cayn. Axmed ayaa shir saxafadeed kaga hadlay waxyaabaha ku kelifay inuu isu dhiibo maamulka Khaatumo.. Hoos ka dhegayso. Halkan Ka Dhegayso http://www.xargaga.net/images/file/A2011/Ninka%20Codkiisa%20.MP3 " frameborder="0" allowfullscreen> Daawo Video Taliyaha Ciidanka Maamul Goboleedka Khaatumo State Iyo Wasiir ku Xigeenka Khayraadka Dabiicaga Ah ee Khatumo oo Ka Hadlay Ciidamada Iyo Gadiidka S/land Lagala Soo Galay. " frameborder="0" allowfullscreen> Ciidamo Iyo Gadiid Kasoo Jeeda Reer Hargeysa Ayaa Kasoo Goostay Maleeshiyada Somaliland Waxaana Lagu Soo Dhoweeyey Magaalada Buuhoodle, Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia .
-
MadaxWeyne Sheikh Shariif oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Diiday Aqoonsigii MamulGoboleedka Khaatumo State Of Somalia AKHRI WAR SAXAAFADEED Halkaan ka akhri Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa gabi ahaanba xilkii ka qaaday wasiirkii Beeraha Xanaanada xoolaha Dhirta iyo daaqa ahaana Raysal wasaare ku xigeen. Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa lagu shaaciyay xil ka qaadistaan waxaana warkaasi uu u qornaa sida tan. Warsaxaafadeed Markuu arkay:- Qodobka 44aad,xubintiisa 3aad ee Axdiga kumeel gaarka ah. Markuu arkay:- Qodobka 2aad sharci lam.14 ee 3di juun 1962kii iyo wax ka baddalkii ka danbeeyey ee Nidaamka Dowladda (Ordinamento del Governo). Markuu tixgeliyey:- Soo jeedintii Ra’isulwasaaraha, Sumad XRW/412/03/2012 kuna taariikheysan 20ka Maarso 2012ka oo ku saabsan xil gudasho la’aanta Wasiirka Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Asagoo Aqoonsaday:- in ay waajib tahay in shaqada Qaran loo guto si hufnaan,Amaano iyo karti ku dheehanyihiin. Wuxuu Soo Saarayaa Xeerkan:- Qodobka 1aad Waxaa xilkii Wasiirnimo ee uu hayey laga qaaday: Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa. Qodobka Labaad Xeerkan wuxuu dhaqan galayaa isla marka uu saxiixo Madaxweynaha, waxaana lagu soo saarayaa faafinta Rasmiga ah ee Dowladda
-
AfBakayle.com Daawo+Sawiro : Soo Dhoweyntii MadaxWaynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Mudane Axmed Karaash Ee Deegaanada Ku Xeean Maagaalada Laas Caanood ( Kalabaydh Iyo Saaxdheer) Madax wayne axmed Cilmi Cismaan Oo maalmahanba kumaraya Safar shaqo deegaano ay kamid yihiin Kalabaydh Iyo Saaxdheer oo katiran gobolka sool, Safarka Madaxwaynaha ayaa waxaa ku wahelinaya Xaran Wasiiro Iyo wasiiro Kuxigeen Katiran maamulka khaatumo, Waftidan ayaa waxaa sidiiran loogu soodhaweeyay Magaalooyinka kalabaydh iyo Xaadheer.
-
Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood
-
Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood
-
. " frameborder="0" allowfullscreen> Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Youtube MadaxWeyne Mudane Ahmed Karaash:"Hada Laas Caaanood 30 KM Baanu u Jirnaa, Waana Hubaal Inaanu Xoreenano Caasimadeena Laas Caanood. Waxaanu Diranaa Digniintii Ugu Danbeesay In Maleeshiyada SNM/Somalland Ka Baxaan Laas Caanood Iyo Dhamaan Deegaanada Khaatumo State" Shacabka Deegaanada Laas Caanood Sida Kalabaydh oo Si Weyn u Soo Dhoweeyay MadaxWeynaha Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia. Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood Kalabaydh: Soo Dhoweyntii MadaxWeynaha Khaatumo State Mudane Axmed Karaash ee Duleedka Koonfureed LaasCaanood
-
Khaatumo Army has 2 huge military bases near Las Anod, Kalabaydh base 30km south of Las Anod, and Gambadhe base 30 East of Las Anod. President Karaash visiting Kalabaydh Military base near Las Anod President Karaash visiting Kalabaydh Military base near Las Anod Blue Flag of Somalia Flying proudly over Kalabaydh, 30 KM South of Las Anod, Somalia Raxanreeb: Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Booqasho Ku Tagay Degmada Kalabaydh (Sawirro)
-
Xaaji Xunjuf;815543 wrote: War xafladi honymoonku way dhamaatay adiga ba igu yidhi taas waxan is yidhi guda galki baba hada la galay eeh balse watan wali beerka la lulayo war ileen khaatuumo baan xaflad joojin iyo meel lugu tumanayo. Xunjuf, Wax gaalay majirto Arrimaha shacabka Khaatumo, waxaa tahay nin ku farxa markasta ee Ciidamada Xabashidu Iyo kuwa snm/Somalidiidku dagaal kusoo qaadaan Iyo xasuuqaan shacabka Buuhoodle iyo Deegaanada Khaatumo, markii reer Gaashaamo wax soo gaadheena waad ooyasay. Qabyaalad.com Waxaan uma leenayaa mar kasta oo aragtid shacabka khaatumo oo xafladeenaya waad ka xumaataa, dhinaca kalena mar kasta oo aragtid shacabkii Khaatumo oo dagaal lagu qaadayo ama xasuuqayo waad ku faraxdaa Xaaji wrote: War Liibaan if you are serious wa inad Laascaanood isku dhex qarxisid laakin inta durbaanka la sitto walee sheeko ma dhowa Horgalada wa inad qaar laysid horta. Insha Allah, Xoogaga Xaq u dirika ee Ciidamda Khaatumo waa xoreenayaan Magaalada Laas Caanood. Mida kale dhaqanxumada adiga iyo adeerkaa Ina Godane sida isku dhe qarxis anagu ma naqoono. Markaa hadii aad dad islaama tihiin adiga iyo adeerkaa joojiya dadka shacabka ah ee Mugadishu aad isku dhex qarxinasaan. After The Foundation Of Khaatumo State: Xaabsade Is Feeling The Heat HorGale Xaabsade "Beeshii Aan Ka Imid Way Idinka Maqantahay.. Anigaa Idinkala Jooga" (Maqal)- London,(Lasanod Online)- Wasiirka Warfaafinta maamulka Hargeysa, Axmed Cabdi Xaabsade oo Khudbad ka jeediyey xaflad ka dhacday London. oo ay qabsadeen Jaaliyadda Somaliland, ayuu markii ugu horeysay si runi ku jirto kaga hadlay.. Axmed Xaabsade ayaa xafladaas ka qiray in beeshiisu ka maqantahay maamulka Hargeysa, Sidii losoo celin lahaana laga taliyo. Su'aashu waxay tahay Xaabsade ma haduu ogaaday inuu keli ku yahay Hargeysa. Horgale Xaabsade oo Qiray In Beesha Khaatumo/ SSC Ka Maqantahay Maamulka Beesha Somaliland Halkan Ka Dhegayso http://radioxogwaran.com/2012/02/26/dhagayos-xaabsade-oo-qiray-in-beesha-***********-ka-maqantahay-maamulka-somaliland/ http://radioxogwaran.com/ Source: Xogwaran ________________________________________ Xaabsade Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland Hargeysa(RBC):-Wasiirkii hor ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wecyigelinta Somaliland Axmed Cabdi Xaasbsade, oo hadda ah Wasiirka hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka Somaliland, Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland. Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ahaa Masuuliyiin Madaxweynaha Somaliland isku-shaandhayn ku sameeyey Arbacadii hore, waxa uu ku baaqay dadka aan Ururkii SNM ku abtirsan ee ka soo jeeda qaar ka tirsan Beelaha hadda Somalialnd wada dega lagu daro manhanka waxbarashada Somaliland. Axmed Cabdi Xaabsade oo maanta hadal ka jeediyey Xaflad uu xilka kaga tirsaday Wasiirka cusub ee Warfaafinta Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda, Ayaa Ka Hadlay Arrimo Badan oo Ay ka Mid Yihiin Sida Beesha uu Ka Soo Jeedaa Aanay Uga Dhex Muuqan Dawladda Somaliland. “Waxaan taabanayaa waxa halkan lagaga hadlayay SNM iyo dadkii soo shaqeeyay. Manhajkeena waxbarashadda ayaa lagu daray SNM, wiilashii aan SNM ahayn ee aan ku abtirsan ee iyaba mujaahidiin lahaa haddii aan lagu darin manhajka Wax La Wadaagi Maayo. Waa In Daraawiishtii Lagu Soo Daraa. Waa In Lagu Soo Daraa Raggii Gaalladda Inaga Celiyay ee Diinta u Dagaalamay ee labaatankii aynu soo dagaalanay in leeg dagaalamay ha lagu darro manhajka oo wasaaradda waxbarashadda ha loo sheego. Wasiirka warfaafintuna ha sii fidiyo.” Sidaa ayuu yidhi Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Md. Xaabsade. Axmed Xaabsade wuxuu sheegay in Beeshiisii Ay Siyaasad ahaan Diiddan Yihiin Somaliland isagoo arrintaasi ka hadlayana wuxuu yidhi; “Reer Tolkay way Innaga Maqan Yihiin oo Way Inna Diiddan Yihiin. Siyaasad ahaan Ayay Innoo Diiddan Yihiin Si Kale Innooma Diiddana. Hadh galayna halkan (Hargeysa) ayay ka tageen waxa lagu yidhi orda oo iska taga. Dadkii markaa arrintaasi go’aamiyay maanta cidi kama joogto. Laakiin waxa xukunkii haya raggii diidanaa arrintaasi.” “Waxaan leeyahay sidii dadkaasi lagu soo celin lahaa iyo wixii lagu muunayn lahaa hala baadi doono oo dawladdu ha doonto oo ha u fadhiisato oo dagaal sokeeye ninna waxba tari maayee la wada hadlo. Waxaan Tolkay u sheegayaa inaanay beeli waxba tarayn.”ayuu yidhi Md. Xaabsade. RBC Radio Xafiiska wararka ee Hargeysa. _______________________
-
Khatumo The Game Changer, Siilaanyo the Wise King with Foolish Soldiers
Liibaan replied to xiinfaniin's topic in Politics
Khaatumo Army has 2 huge military bases near Las Anod, Kalabaydh base 30km south of Las Anod, and Gambadhe base 30 East of Las Anod. President Karaash visiting Kalabaydh Military base near Las Anod President Karaash visiting Kalabaydh Military base near Las Anod Blue Flag of Somalia Flying proudly over Kalabaydh, 30 KM South of Las Anod, Somalia -
Khatumo The Game Changer, Siilaanyo the Wise King with Foolish Soldiers
Liibaan replied to xiinfaniin's topic in Politics
The Chairman of the Supreme Council of Khaatumo State ( Better known as the Spiritual Leader of Khaatumo State Movement) Dr. Ali Essa Abdi is a Renowned International Economic Expert & 30 year IMF Veteran Gudoomiyihii Gudiga Abaabulka/ Qabanqaabada ShirWeynihii Taariikhiga Khaatumo II ee Taleex Iyo Gudoomiyaha Golaha Sare ee Maamulka Khaatumo State Dr. Cali Ciise Abdi Oo waraysi Siiyay Rooyal TV (Daawo Video) Agaasimaha Guud ee Macadka Tabarada Dhaqaalaha iyo Siyaasada Ee Bariga Afrika Dr-Cali Ciise Cabdi Oo Safar Shaqo kuyimid Magaalada Nairobi Ayaa Waraysi Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Siyay Royal Tv. " frameborder="0" allowfullscreen> -
Khatumo The Game Changer, Siilaanyo the Wise King with Foolish Soldiers
Liibaan replied to xiinfaniin's topic in Politics
xiinfaniin;815030 wrote: Liibaan, the only hope separatist leadership has to hold onto Khatumo lands is Xaabsade and Mahad Canbaashe Xiin, the only hope Clan-Secessionist Faction has to hold onto KhaatumoLand is SL/SNM clan-militia. Marka Ciidamada Khaatumo xoreeyaan Dhulka Khaatumo, Somalidiidku horgalayaashooda waa ka xeesanyaan. Xaabsade and Canbaashe are only 2 individuals, 99.99% of SSC/Khaatumo People support Khaatumo State and United Somalia. Xaabsade himself, admit that he is alone in Hargeisa, and he has zero support from his Khaatumo People. ________________________________________________ HorGale Xaabsade "Beeshii Aan Ka Imid Way Idinka Maqantahay.. Anigaa Idinkala Jooga" (Maqal)- London,(Lasanod Online)- Wasiirka Warfaafinta maamulka Hargeysa, Axmed Cabdi Xaabsade oo Khudbad ka jeediyey xaflad ka dhacday London. oo ay qabsadeen Jaaliyadda Somaliland, ayuu markii ugu horeysay si runi ku jirto kaga hadlay.. Axmed Xaabsade ayaa xafladaas ka qiray in beeshiisu ka maqantahay maamulka Hargeysa, Sidii losoo celin lahaana laga taliyo. Su'aashu waxay tahay Xaabsade ma haduu ogaaday inuu keli ku yahay Hargeysa. Horgale Xaabsade oo Qiray In Beesha Khaatumo/ SSC Ka Maqantahay Maamulka Beesha Somaliland Halkan Ka Dhegayso http://radioxogwaran.com/2012/02/26/dhagayos-xaabsade-oo-qiray-in-beesha-***********-ka-maqantahay-maamulka-somaliland/ http://radioxogwaran.com/ Source: Xogwaran _____________________________________________________________- After The Foundation Of Khaatumo State: Xaabsade Is Feeling The Heat Xaabsade Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland Hargeysa(RBC):-Wasiirkii hor ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wecyigelinta Somaliland Axmed Cabdi Xaasbsade, oo hadda ah Wasiirka hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka Somaliland, Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland. Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ahaa Masuuliyiin Madaxweynaha Somaliland isku-shaandhayn ku sameeyey Arbacadii hore, waxa uu ku baaqay dadka aan Ururkii SNM ku abtirsan ee ka soo jeeda qaar ka tirsan Beelaha hadda Somalialnd wada dega lagu daro manhanka waxbarashada Somaliland. Axmed Cabdi Xaabsade oo maanta hadal ka jeediyey Xaflad uu xilka kaga tirsaday Wasiirka cusub ee Warfaafinta Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda, Ayaa Ka Hadlay Arrimo Badan oo Ay ka Mid Yihiin Sida Beesha uu Ka Soo Jeedaa Aanay Uga Dhex Muuqan Dawladda Somaliland. “Waxaan taabanayaa waxa halkan lagaga hadlayay SNM iyo dadkii soo shaqeeyay. Manhajkeena waxbarashadda ayaa lagu daray SNM, wiilashii aan SNM ahayn ee aan ku abtirsan ee iyaba mujaahidiin lahaa haddii aan lagu darin manhajka Wax La Wadaagi Maayo. Waa In Daraawiishtii Lagu Soo Daraa. Waa In Lagu Soo Daraa Raggii Gaalladda Inaga Celiyay ee Diinta u Dagaalamay ee labaatankii aynu soo dagaalanay in leeg dagaalamay ha lagu darro manhajka oo wasaaradda waxbarashadda ha loo sheego. Wasiirka warfaafintuna ha sii fidiyo.” Sidaa ayuu yidhi Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Md. Xaabsade. Axmed Xaabsade wuxuu sheegay in Beeshiisii Ay Siyaasad ahaan Diiddan Yihiin Somaliland isagoo arrintaasi ka hadlayana wuxuu yidhi; “Reer Tolkay way Innaga Maqan Yihiin oo Way Inna Diiddan Yihiin. Siyaasad ahaan Ayay Innoo Diiddan Yihiin Si Kale Innooma Diiddana. Hadh galayna halkan (Hargeysa) ayay ka tageen waxa lagu yidhi orda oo iska taga. Dadkii markaa arrintaasi go’aamiyay maanta cidi kama joogto. Laakiin waxa xukunkii haya raggii diidanaa arrintaasi.” “Waxaan leeyahay sidii dadkaasi lagu soo celin lahaa iyo wixii lagu muunayn lahaa hala baadi doono oo dawladdu ha doonto oo ha u fadhiisato oo dagaal sokeeye ninna waxba tari maayee la wada hadlo. Waxaan Tolkay u sheegayaa inaanay beeli waxba tarayn.”ayuu yidhi Md. Xaabsade. RBC Radio Xafiiska wararka ee Hargeysa. _______________________ -
Renowned International Economic Expert & 30 year IMF Veteran Dr. Ali Essa Abdi is the Chairman of the Supreme Council of Khaatumo State ( Better known as the Spiritual Leader of Khaatumo Movement). Gudoomiyihii Gudiga Abaabulka/ Qabanqaabada ShirWeynihii Taariikhiga Khaatumo II ee Taleex Iyo Gudoomiyaha Golaha Sare ee Maamulka Khaatumo State Dr. Cali Ciise Abdi Oo waraysi Siiyay Rooyal TV (Daawo Video) Agaasimaha Guud ee Macadka Tabarada Dhaqaalaha iyo Siyaasada Ee Bariga Afrika Dr-Cali Ciise Cabdi Oo Safar Shaqo kuyimid Magaalada Nairobi Ayaa Waraysi Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Siyay Royal Tv. " frameborder="0" allowfullscreen>
-
" frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: Gogol-Xaadh Iyo Diyaar-Garow, ShirWeynaha Maamul-Goboleedka Maakhir State Of Somalia, ee Dhowaan Lagu Qabandoono Magaalada Badhan