Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Wadani, Dr. Ali Essa Abdi is the Chairman of the Supreme Council of Khaatumo State , and Dr. Ali Khaliif is only a one member of the Supreme Council ( Golaha Sare ee Guurtida Khaatumo). Renowned International Economics Expert & 30 year IMF Veteran Dr. Ali Essa Abdi is the Chairman of the Supreme Council of Khaatumo State ( Better known as the Spiritual Leader of Khaatumo Movement). Gudoomiyihii Gudiga Abaabulka Iyo Qabanqaabada ShirWeynihii Taariikhiga Khaatumo II ee Taleex Iyo Gudoomiyaha Golaha Sare ee Maamulka Khaatumo State Dr. Cali Ciise Abdi Oo waraysi Siiyay Rooyal TV (Daawo Video) Agaasimaha Guud ee Macadka Tabarada Dhaqaalaha iyo Siyaasada Ee Bariga Afrika Dr-Cali Ciise Cabdi Oo Safar Shaqo kuyimid Magaalada Nairobi Ayaa Waraysi Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Siyay Royal Tv. " frameborder="0" allowfullscreen> _______________________________________________________________________ Renowned International Economics Expert & 30 year IMF Veteran Dr. Ali Essa Abdi is the Chairman of the Supreme Council of Khaatumo State ( Better known as the Spiritual Leader of Khaatumo Movement). "Dowladaha Bariga Africa Sida Djibouti, Kenya, Itoobiya Iyo Uganda SiWeyn Bay Khaatumo State Usoo Dhoweeyeen" Halyey Dr.Cali Isse " Wax La Aqbali karo Ama Loo Adkeysan Karo Maaha in 80 Caruura oo 7- 14 Jir Ah Loo Dhaadhiciyo Xabsiga Mandheera Lasanod Online. Thursday, March 22, 2012 Nairobi,(Lasanod Online)- Gudoomiyaha hay'adda HESPI, ahna xubin kamid ah gudida fulinta G10 ee maamulka Khaatumo, Dr.Cali Ciise Cabdi.. ayaa waraysigan kaga waramay arrimo badan oo khuseeya maamulka Khaatumo iyo guud ahaan Somalia. Dr.Cali wuxuu ka hadlay wadahadalo ay la yeesheen dawladaha Itoobiya iyo Jabuuti oo labaduba shacab iyo dawlad soo dhoweeyey maamulka Khaatumo. Hoos ka dhegayso Waraysiga oo dhan. Halkan Ka Dhageyso: http://lasanod.com/details.php?num=7157 ___________________________ Xurmadle Dr Cali Ciise Cabdi Gudoomiyaha Golaha Sare ee Guurtida Khaatumo Ayaa Waraysi Dheer Kaga War Bixiyey Wax Yaabihii u Qabsoomay Dowlada Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Dr cali ciise cabdi ayaa ku nuuxnuux saday waraysi dheer uu siiyey radio Khaatumo, Dr ku aad u sharaxay ila hada wadama ay la kulmeen iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen iyo waliba ujeeda hada kenya u joogaan Dr ka ayaa waraysigan kaga waramay arrimo badan oo khuseeya maamulka Khaatumo iyo guud ahaan Somalia. Dr.Cali wuxuu ka hadlay wadahadalo ay la yeesheen dawladaha Itoobiya iyo Jabuuti oo labaduba shacab iyo dawlad soo dhoweeyey maamulka Khaatumo. Hoos ka dhegayso Waraysiga oo dhan.
-
Wadani;816034 wrote: Liibaan walaalo, this interview didnt just appear now. I just happen to come across whil doing some research on Dr. Cali. I was interested in finding out what he did his PHD in, and where he taught. Under his wikepedia page i came across this interview on Somaliland Patriots, and it was a very old post. Years back. Here's the link. http://www.somalilandpatriots.com/news-587-0 . Walaal Wadani, somlilandpatriot.com is biased and not credible source. Propaganda iyo Been ayee ka sameenayaan Cali Khaliif. somlilandpatriot.com like many other Somaliland websites waxa ee kasoo siyaasada somaliweyn ee Cali khaliif.
-
Wadani;816036 wrote: Y'd u put buubaa in brackets beside my name? lol. looool, Dr. Cali Khaaliif & Buubaa waa labo nin oo si fiican isku yaqaana, Markii uu Cali Khaliif, Prime Minister ka ahaa, Buuba waxa uu ahaa Foreign affairs minister, markaa Buubaa Ka wareyso.
-
Ardayda Dugsiyada Sare Ee Laascaanood Oo La Xidhxidhay, Kadib markii ee Diideen Inay Qoraan Imtixaan Kayimi Jamhada SNM(Waraysi+Dhagayso) Qaarkamid ah Ardayda Dugsiyada Sare Ee magaalada Laascaanood ayaa maanta Diiday Imtixaanaad kayimi Maamulka SNM ee kusugan Laascaanood,Aradaydan ayaa Qaarkood lootaxabay xabsiyada magalasaas iyadoo Ay ciidamada booliska Ee laascaanood ay ardaydan ugaysteen jirdil,kadib markii ay kasoo baxeen imtixanaadka oo aan wax aan munasib ahayn kuqrnayeen waraaqaha araday loodhiibay, Habada Si,aan Xaalada Ardayda Laascaanood Wax uga ogaano ayaa waxanu khadka talefoonka kuwaraysanay mid kamid ah aradaydii kasoobaxay imtixanadka Maanta.waxaana uu noogawaramay sababta ay udiideen Imtixaanka. Hooska Dhagayso http://www.afbakayle.com/2012/04/07/adayda-dugsiyada-sare-ee-laascaanood-oo-diiday-inay-qaatan-imtixaan-kayimi-jamhada-smnwaraysidhagayso/
-
Ardayda Dugsiyada Sare Ee Laascaanood Oo La Xidhxidhay, Kadib markii ee Diideen Inay Qoraan Imtixaan Kayimi Jamhada SNM(Waraysi+Dhagayso) Qaarkamid ah Ardayda Dugsiyada Sare Ee magaalada Laascaanood ayaa maanta Diiday Imtixaanaad kayimi Maamulka SNM ee kusugan Laascaanood,Aradaydan ayaa Qaarkood lootaxabay xabsiyada magalasaas iyadoo Ay ciidamada booliska Ee laascaanood ay ardaydan ugaysteen jirdil,kadib markii ay kasoo baxeen imtixanaadka oo aan wax aan munasib ahayn kuqrnayeen waraaqaha araday loodhiibay, Habada Si,aan Xaalada Ardayda Laascaanood Wax uga ogaano ayaa waxanu khadka talefoonka kuwaraysanay mid kamid ah aradaydii kasoobaxay imtixanadka Maanta.waxaana uu noogawaramay sababta ay udiideen Imtixaanka. Hooska Dhagayso http://www.afbakayle.com/2012/04/07/adayda-dugsiyada-sare-ee-laascaanood-oo-diiday-inay-qaatan-imtixaan-kayimi-jamhada-smnwaraysidhagayso/
-
Ogaysiis Ku Socda Jaaliyada Khaatumo State Ee Ku Dhaqan Cariga Talyaniga In Uu Dhici Doono Kulan Malinta Axada April-08-12 Roma(Allssc): Ogysiis dhamaan jaaliyada khaatumo State Of Somalia iyo dhamaan Soomaali-weyn waxaa la Ogeysiinayaa Xaflada taageero ah oo auy qabanayaa jaaliyad khaatumo ee wadanka Italia . Maalinta Axada nagalasoo qaybgala waqtiga saacad iyo goobtana ka dheeho Sawirka ku lifaaqan mahadsenidin.
-
Wadani (Buubaa), source please ?
-
Mooge;816013 wrote: galeyr is fraud. this is clear example of the guy we are dealing with. he has no principle and everthing he does is driven by personal interest, qabiil and masayr. kan ilahay ba dilay e naga daya hadalkisa. Cayda jooji, you have too much cuqdad. Prof. Cali Khaaliif is well respected Somali leader by Khaatumo people, and all Somalis.
-
Wadani;815999 wrote: Horta waxaan ka mid ahaa Ragii ku dhawaaqay Somaliland ee ka qayb galay shirkii Burco markii dambana mawqifkaygii wuu is badalay oo waxaan ka qayb galay shirkii Carta oo Rag badan oo reer Somaliland ahiiba ay ka qayb galeen. Hadana wuu is badalay mawqifkoodi oo Somaliland ayey hada ku sugan yihiin marka kuwaasuun baan la mid ahay aniguna. Laascaanoodna waa somaliland. waa fake interview, why this mysterious interview is appearing after 6 long years, but even if it is true, Cali Khaliif, Xaglatoosiye, Buubaa, Siilaanyo, Kaluun, Riyaale all of them are individuals. The reality is the vast majority of SSC/Khaatumo support Khaatumo State & United Somalia. And I guess the most of NorthWest region of Somalia (Somaliland) support the clan-secession of Somaliland. The most important thing is that we Somalis respect our differences, and coexist peacefully.
-
The Committee to Protect Journalists Two Journalists Detained Without Charge In North Somalia New York, April 6, 2012 --Authorities in Somaliland must immediately release two journalists who have been detained without charge for days in apparent violation of regional law, the Committee to Protect Journalists said today. Somaliland authorities arrested Ahmed Ali Farah, a reporter for Royal TV, in the northwest town of Las Anod, in the Sool region, on March 31, according to news reports. Local journalists told CPJ that Governor Mohamed Mohamud had ordered the arrest and said that Farah was being held in Central Las Anod Prison. Three days later, Abdisaman Isse, a reporter for Universal TV, was arrested while visiting Farah in prison, news reports said. Somaliland law forbids detainees from being held without charge for more than 48 hours. Local journalists said authorities had not disclosed reasons for the journalists' detention. Local journalists told CPJ they suspected Farah and Isse were arrested for their coverage of the Sool region. The two journalists had recently covered a conference in the town of Taleh that culminated in the announcement of a new independent region, Khatumo State, the journalists told CPJ, adding that they feared the arrests of other journalists who had covered the Taleh conference. "Authorities are holding Ahmed Ali Farah and Abdisaman Isse without explanation, in violation of the law, and in apparent reprisal for political coverage deemed unfavorable," said CPJ East Africa Consultant Tom Rhodes. "The journalists should be released immediately." Control of the Sool region has been in dispute between the semiautonomous regions of Somaliland and Puntland for two decades. Somaliland authorities have repeatedly detained journalists this year in what appears to be an attempt to silence any reporting of instability in the region, according to CPJ research.
-
The Committee to Protect Journalists Two Journalists Detained Without Charge In North Somalia New York, April 6, 2012 --Authorities in Somaliland must immediately release two journalists who have been detained without charge for days in apparent violation of regional law, the Committee to Protect Journalists said today. Somaliland authorities arrested Ahmed Ali Farah, a reporter for Royal TV, in the northwest town of Las Anod, in the Sool region, on March 31, according to news reports. Local journalists told CPJ that Governor Mohamed Mohamud had ordered the arrest and said that Farah was being held in Central Las Anod Prison. Three days later, Abdisaman Isse, a reporter for Universal TV, was arrested while visiting Farah in prison, news reports said. Somaliland law forbids detainees from being held without charge for more than 48 hours. Local journalists said authorities had not disclosed reasons for the journalists' detention. Local journalists told CPJ they suspected Farah and Isse were arrested for their coverage of the Sool region. The two journalists had recently covered a conference in the town of Taleh that culminated in the announcement of a new independent region, Khatumo State, the journalists told CPJ, adding that they feared the arrests of other journalists who had covered the Taleh conference. "Authorities are holding Ahmed Ali Farah and Abdisaman Isse without explanation, in violation of the law, and in apparent reprisal for political coverage deemed unfavorable," said CPJ East Africa Consultant Tom Rhodes. "The journalists should be released immediately." Control of the Sool region has been in dispute between the semiautonomous regions of Somaliland and Puntland for two decades. Somaliland authorities have repeatedly detained journalists this year in what appears to be an attempt to silence any reporting of instability in the region, according to CPJ research.
-
Breaking news: Tuareg rebels declare independence in north Mali.
Liibaan replied to MoonLight1's topic in Politics
Worldwide Rejection For Tuareg Secession In Mali AU, US, France Reject Mali Rebels' Independence Declaration By REUTERS Published: Apr 6, 2012 20:14 Updated: Apr 6, 2012 20:14 BAMAKO: Mali’s desert Tuaregs proclaimed independence for what they call the state of Azawad on Friday, a secession bid swiftly rejected by its African neighbors and foreign capitals from Paris to Washington. The nomadic people has nurtured the dream of a Saharan homeland since Mali’s independence in 1960 and has come closer than ever to attaining it by seizing key northern towns this week while the capital Bamako was distracted by a coup. Neighbours fear the creation of a new state could encourage separatists elsewhere, while the presence within the rebellion of Islamists with ties to Al-Qaeda has sparked wider fears of the emergence of a new rogue state threatening global security. “The Executive Committee of the MNLA calls on the entire international community to immediately recognize, in a spirit of justice and peace, the independent state of Azawad,” Billal Ag Acherif, secretary-general of the Tuareg-led MNLA rebel group MNLA said on its www.mnlamov.net home page. The statement listed decades of Tuareg grievances over their treatment by governments dominated by black southerners in the distant capital Bamako. It said the group recognized all borders with neighboring states and pledged to create a democratic state based on the principles of the United Nations charter. It was datelined in the town of Gao, which along with the ancient trading post of Timbuktu and other northern towns fell to rebels in a matter of 72 hours this week as soldiers in Mali’s army either defected to the rebellion or fled. Reuters Television pictures from Gao taken hours before the overnight website declaration showed jubilant MNLA soldiers celebrating in the local governor’s residence, decked with an MNLA flag and re-christened “The Palace of Azawad.” The territory claimed as Azawad roughly corresponds to the three northern regions of Mali which make up a zone larger than France. The term is thought to have linguistic links to the dried up Azawagh tributary of the giant Niger river which snakes through West Africa from Guinea to Nigeria. The 54-state African Union rejected the independence call as “null and of no value whatsoever,” urging the rest of the world to shun the secession bid. Algerian Prime Minister Ahmed Ouyahia said his country could never accept a break-up of its neighbor. The US State Department rejected the MNLA independence call and ex-colonial power France said it was now up to Mali’s neighbors to see whether talks were possible with the MNLA - a move that could target an autonomy deal short of independence. “The demands of the northern Tuareg population are old and for too long had not received adequate and necessary responses,” French Foreign Ministry spokesman Bernard Valero said, while stressing that any deal should leave Mali’s borders intact. A Gao resident told Reuters the city had become a ‘ghost town’, patrolled by a few dozen Tuareg fighters in four-wheel-drive vehicles with machine guns. Most of the other Tuareg forces had withdrawn but it was not clear why. Shops, banks and administrative buildings had all been smashed or burned since the weekend, said the resident, who did not want to be named for his own safety. Many residents were fleeing in cars, buses and trailers for Niger, Burkina Faso or Bamako. “Half the population has left the town,” the resident said. “Everything is smashed and burnt, it’s dramatic ... If humanitarian organizations don’t intervene in a week, it will be a catastrophe.” Initial reactions in Bamako were of dismay. “This is really a bad joke,” Toure Alassane, a 42-year-old native of Timbuktu said at a gathering of about 200 northerners protesting against the move in the capital. “It will never work. You don’t just declare independence when people don’t have food to eat and nothing is functioning in the north,” he said. Widespread food shortages caused by the failure of last year’s rains have been aggravated by insecurity. In the northern town of Kidal, one resident said control was not in the hands of the MNLA but of the Ansar Dine Islamist group which wants to impose sharia, Islamic law, across Mali. “Nothing goes without their say,” the resident said. The advance capitalized on confusion in Bamako after a March 22 coup by mid-ranking officers whose main goal had been to beef up efforts to quash the rebellion. In a sign of growing foreign concern, Britain said it was temporarily closing its embassy and pulling embassy staff out of the country, “given the unstable and unpredictable situation in Mali and the continuing lack of constitutional rule.” Mali’s worried neighbors see handing power back to civilians as a precondition for moves to help stabilize the country and have imposed economic and diplomatic sanctions aimed at forcing junta leader Captain Amadou Sanogo to step down. On Thursday a team of mediators expressed hope Sanogo would soon announce steps that would allow them to drop the sanctions on Africa’s third largest gold miner, which include the closure of borders and the suspension of its account at the regional central bank. There was no immediate response from the junta. ECOWAS, the 15-state West African bloc, is preparing a force of up to 3,000 soldiers which could be deployed in Mali with the dual aim of securing a return to constitutional order and halting any further rebel advance. French Defense Minister Gerard Longuet put the MNLA’s fighting strength at a maximum 3,000, and that of Ansar Dine at about one tenth that number. He said France could provide an ECOWAS force with logistical help including transport. -
Breaking news: Tuareg rebels declare independence in north Mali.
Liibaan replied to MoonLight1's topic in Politics
United States, Department Of State The Political and Security Situation in Mali Press Statement Mark C. Toner Acting Spokesperson, Office of the Spokesperson Washington, DC April 6, 2012 We do not recognize the statement by the National Movement for the Liberation of the Azawad (MNLA) announcing independence as valid, and we reiterate our support for the territorial integrity of Mali. We stand by the African Union, France, and others in their statements rejecting the MNLA’s announcement and calling for the unwavering commitment to the national unity of Mali. A separate Azawad state will only exacerbate the grave problems challenging the Malian state. We also call on the MNLA to cease all military operations. We urge all armed groups to engage in dialogue with civilian leaders in Bamako to find a nonviolent path forward for national elections and a peaceful coexistence. PRN: 2012/526 -
Abwaanka Weyn ee Khaatumo State Hurre Ayaa Wuxu Suugaan Gabay Ah Innoogu Cabbiraya Qaabki Guusha Ciidamada Khaatumo State Iyo Qaabki Fulaynimada SNM ee Shacabka Lagu Qafaashay Loona Urursaday Si Ay Uugu Yeedhaan Guul Dagaal Iyo Maxaabiis Qabashadood Daraawiish ninkii garnayaa sooma daakhilo’e Daan daansi loolama tagiyo weliba dawdhaafe Deg deg iima weeraro ninkii doonayaa nolole’ Duulaan masoo humo ninkii *** i yaqaanaaye Dulqaadkiyo marki ay bateen debec sannaantaydu Dib markaan u laabto, gacmaha daqaqankii joojey Darmaantiyo markii aan sengaha, duubay xadhigooda Doqon weliba waxay doonaysaa, inay I dooxdaaye Dembigana aniga’ys kaloo daayey bederkiiye Dabkaygay ilaween muddiyo diilin aan dhigo’e Duubi weyne aar iyo libaax duurka ku abaaday Diihaalka gaajada wuxuu sabarku duubmaaba Duuddiyo wuxuu kaymaha duhurki seexdaaba Dibood iyo maruun buu helaa gool ladaayacaye Deg deg intuu u dilo Awrka oo doobta kala gooyo Dusha iyo wuxuu kaga degaa duudka oogada’e Daribtiyo markuu kuruska cuno, duubiyada feento Dinaahyaynta iyo reenka, yay dunidu yaabtaaye Daan daansigaad ula tagtuu, kaaga darayaaye Aniguna dulqaad iyo waxaan, samir ku daahnaado Deelqaaf waxan qaayiboo, sama ka doortaaba Deriskaygu liid iyo, waxay doqon imoodaanba Dooddiyo markii ay bateen diliyo laystaanku Dumar iyo caruur iyo markii odayba loo duubay Durqun iyo markii maagitaan la’iska deyn waayey Duubcadii fardaha waatanay, dibugu laabtaane Dadku maqalyey maantaba, inay duulan bixiyeene Durruus wa iyagi u dhigay, doxorki ******e Damacoodu nimanu qaldamay, dacar la leefsiiye Dawaarkiyo markii aan madfaca diirada u taagey Durba hele waxay doonayeen, oo dalbanayeene Diiwaanka waa inay gashaa, diilintaan dhigaye Dubbihii kalshaale iyo hawd, kugu deyay siiyey Dorraad nabaradii kugu dhiciyo dakharadii maanta Dubaaqooyinkii shalayto, iyo doogta idin haysa Dingarraaradii hore miyaa, dibiri kuu raacday? Docda Gacandar daafaha Waqderi Doh iyo Baaraamo Dooxada Ooda gooyiyo Xargaga amase Nuurdaaqo Daryaliyo Mugweyniyo Gambadhe qudhacda Deerraare Durdurka qawlalkiisiyo dixdiyo, didibka laascaano Damasha iyo Maygaagta iyo Darayda hoos tooda Dimcadka meydka yaal yaala, iyo inamadaa daadsan Dalaqyada Nugaaleed raga, bahalku daaqaayo Degaankiyo dhulkaygii kuwaa lagu dabiibaayoo Digashiyo inaan gabay ku daro dawgu ma ahayne Dub nixiyo jidhbaa iigu yaal waw damqanayaaye Dadka iyagay xiga ,naflaha waana deriskaye Doonimayno inaan dilo ***** una dardaaraaye Digniin iyo hayeeshee mudaan qayla dheer diraye Dayday nabada waataan inbadan daalay keligaye Dedaal kaygu waatuu ahaa yaan dagaal dhicine Nabad inan ku wada daaqno waa waxanay doonayne Diidmada qayaxan wayagay igula doodeene *****lka iyo waatay dhegaha dabaqa saarteene Duulaanka waatay iyagu dumarka laayeene Duq waayeela iyo wayagaan dhaafin daa’imo’e Dawlad iska yeel yeelidaa loogu dawgalaye Afartaasi diiwaanka gabay dadab dhigiisii dheh Deegaanta roob iyo sidii dirrirka cawleed dheh Doogiyo daruuraha cirkiyo danab sidiisii dheh Afar kalena dooddaan bartiyo daacad hadal kay dheh Daba laqabto been aan lahayn ama *****l saaran Oo dunida loo sheegay baan daaha rogayaaye Duunya ay wateen iyo iyagoo xoola daba jooga Dibjirku wiilashuu urrursadoo doqonku sheegaayo Dagaal kuma qabsane inamadii duurka laga keenay Daandaanka liitaa muxuu been dayacan sheegay Dafirimaayo daal innan qaboo dakhara muuqdaane Hayeehsee daliilkaygu waa deyn innaan wado’e
-
Renowned International Economics Expert & 30 year IMF Veteran Dr. Ali Essa Abdi is the Chairman of the Supreme Council of Khaatumo State ( Better known as the Spiritual Leader of Khaatumo Movement). Gudoomiyihii Gudiga Abaabulka Iyo Qabanqaabada ShirWeynihii Taariikhiga Khaatumo II ee Taleex Iyo Gudoomiyaha Golaha Sare ee Maamulka Khaatumo State Dr. Cali Ciise Abdi Oo waraysi Siiyay Rooyal TV (Daawo Video) Agaasimaha Guud ee Macadka Tabarada Dhaqaalaha iyo Siyaasada Ee Bariga Afrika Dr-Cali Ciise Cabdi Oo Safar Shaqo kuyimid Magaalada Nairobi Ayaa Waraysi Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Siyay Royal Tv. " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Renowned International Economics Expert & 30 year IMF Veteran Dr. Ali Essa Abdi is the Chairman of the Supreme Council of Khaatumo State ( Better known as the Spiritual Leader of Khaatumo Movement). "Dowladaha Bariga Africa Sida Djibouti, Kenya, Itoobiya Iyo Uganda SiWeyn Bay KhaatumoState Usoo Dhoweysay" Halyey Dr.Cali Isse " Wax La Aqbali karo Ama Loo Adkeysan Karo Maaha in 80 Caruura oo 7- 14 Jir Ah Loo Dhaadhiciyo Xabsiga Mandgeera Lasanod Online. Thursday, March 22, 2012 Nairobi,(Lasanod Online)- Gudoomiyaha hay'adda HESPI, ahna xubin kamid ah gudida fulinta G10 ee maamulka Khaatumo, Dr.Cali Ciise Cabdi.. ayaa waraysigan kaga waramay arrimo badan oo khuseeya maamulka Khaatumo iyo guud ahaan Somalia. Dr.Cali wuxuu ka hadlay wadahadalo ay la yeesheen dawladaha Itoobiya iyo Jabuuti oo labaduba shacab iyo dawlad soo dhoweeyey maamulka Khaatumo. Hoos ka dhegayso Waraysiga oo dhan. Halkan Ka Dhageyso: http://lasanod.com/details.php?num=7157 ___________________________ Xurmadle Dr Cali Ciise Cabdi Gudoomiyaha Golaha Sare ee Guurtida Khaatumo Ayaa Waraysi Dheer Kaga War Bixiyey Wax Yaabihii u Qabsoomay Dowlada Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia Dr cali ciise cabdi ayaa ku nuuxnuux saday waraysi dheer uu siiyey radio Khaatumo, Dr ku aad u sharaxay ila hada wadama ay la kulmeen iyo waxyaabihii ay ka wada hadleen iyo waliba ujeeda hada kenya u joogaan Dr ka ayaa waraysigan kaga waramay arrimo badan oo khuseeya maamulka Khaatumo iyo guud ahaan Somalia. Dr.Cali wuxuu ka hadlay wadahadalo ay la yeesheen dawladaha Itoobiya iyo Jabuuti oo labaduba shacab iyo dawlad soo dhoweeyey maamulka Khaatumo. Hoos ka dhegayso Waraysiga oo dhan.
-
Wasiirka Xidhiidhka Caalamiga Iyo Arrimaha Dabada ah Ee Khaatumo State Of Somalia Oo waraysi siiyay Radio salama+Dhegayso… Wasiirka ayaa ka warbixiyay dhibaatada iyo tacadiga lagu hayo shacbiga deeegaanada khaatumo state of Somalia isagoona sheegay in maamulka khaatumo uu diyaar u tahay nabada balse nabada la helayo marka ay maamulka SNMta ay ka baxaan deegaanada khaatumo State of somaliya . Sidoo kale Radio salaama ayaa soo qaatay hadalkii suldaanka guud ee beelaha ***** Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo sheegay in siilaanyo ciidamadiisa kala baxo deegaanada khaatumo laguna wada noolaado nabad iyo darisnimo sheegayna in uu taageersanyahay maamulka khaatumo state . Halkan Ka Dhageyso Wasiirka: http://www.realtaleex.com/2012/04/05/wasiirka-xidhiidhka-caalamiga-ah-ee-khaatumo-state-of-somalia-oo-waraysi-siiyay-radio-salamadhegayso/
-
Madaxwayne KuXigeenka Khaatumo State Of Somalia Mudane Biindhe, Garaadka Guud ee Khaatumo State, Madaxda Khaatumo, Iyo Issimada Khaatumo State Ayaa Ka Hadlay Duulanka Gardarada ee Soo Qaadeen Maleshiya Somaliland kulan wareed saxafada loogu talagay oo caawa fiidkii ay siwada jir ah ugu qabteen hoyga ay ka degan yihiin magaalada Nairobi Madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje iyo Garaadka guud ee khaatumo Garaad Jaamac Gaard Cali, oo ay garbo fadhiyeen intabadan isimo kale ee Golaha dhaqanka Maamulka khaatumo, ayaa jawaab kulul kabixiyay Baaqii uu siilaanyo Shalay BBC da kajeediyay. Halkan Ka Dhageyso: http://www.sscradio.com/playaudio.php?id=170 ____________________________________________ Jaaliyadda Nairobi Oo Qado Sharaf U Samaysay Wafuuda Maamul-Goboleedka Khaatumo State Waxaa maanta hotel Hamdi ee magaalada Nairobi ka dhacay xaflad qado sharaf ah oo ay soo agaasimeen ganacsatada,reer khaatumo ah ee ku dhaqan magaalada Nairobi,Waxaana maanta munaasimada ka soo qayb galay golaha sare dhaqan khaatumo iyo madaxtooyada oo uu horkacayo madaxwayne C/uur Cilmi Qaaje, ganacsato iyo madax kale . Kulan oo intiisa badan ahaa is wacyi gelin iyo baaraarujin ayaa waxaa madasha laga soo jeediyey hadalo koo kooban oo qiimo badan Ugu horayntii ayaa kulanka waxaa furay Garaad Suleebaan Burraale Aw-Aadan oo ka warbixiyey wacyiga ka jira guadaha dalka, isagoo ganasatada u sheeagay inay ka qayb qaataadaan horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee deegaankooda. Sidoo kale waxaa hadlay Madaxwaynihii hore Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo u mahad celiyey jaaliyada reer Nairobi sida sharafta badan oo ay u soo dhaweeyeen golayaasha kala duwa ee khaatumo state intii ay ku sugnaayeen magaalada Nairobi. Intaa ka dib madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje ayaa hadalka qaatay waxaaana uu u dheeraaday marxalada guud ee ka jirta deegaanada khaatumo state dhinacyada amaanka, waxbarshada, dhaqaalaha, iyo weliba dhamaan adeegyada bulshada. madaxwaynaha ayaa ka dhawaajiyey in loo baahan yahay in laga wada qayb qaato dhismaha adeegyada bulshada deegaanada khaatumo, isagoo ganacsatada iyo jaaliyadaha ku booriyey inay dib ugu soo taabtaan oo maalgeliyaana deegaanadooda ka maamul ahaana ay gacan siindoonaaan. Waxaana ugu danbaytii munaasibada soo xidhay Garaad jaamac Garaad Cali oo duco ku soo afmeeray xafladan, ganacsatadii qadada oo qabanqaabiyeyna ilaahay uga rajareeyey in wax khayr qaba ka siiyo, mahad balaadhana u celiyey dhamaan jaaliyada reer Nairoi oo uu sheegay inay tahay jaaliyad door firfircoon kagaga jirta taaba gelinta maamulka Khaatumo.
-
Maamulka Khaatumo State Of Somalia oo La Kulmay Safaarada Norway Iyo Hay'ada NPA - Nairobi, Kenya ____________________________ Wafuudii Maamulka Goboleedka Khaatumo State oo Lagu Soo Dhoweeyay Safaarada Somalia ee Dalka Kenya, Wafdiga Ayaa Kulan Laqaatay MasuuliInta Safaarada ee Safiirka Somalia uu Horkacayo http://www.AllBuuhoodle.com wafdiga ka socdey maamulka khaatumo state ayaa kulan laqaatay masuulinta safaarada soomaalida ee ayku leedahay magaalada Nairobi,iyo xubno ka tirsan ergada safaradaha dalka kenya. Wafdigan oo uu horkacayo garaadka guud ee khaatumo iyo madaxweyne cabdi nuur bindhe (xaaje) ayaa waxa aykala hadleen masuulinta safaarada soomaliya ku leedahay dalka kenya xirirka iyo wada shaqayn dhex marta,wafdigani ayaa waxa uu baryahani ku sugnaa magaaladda Nairobi. Garaad jaamac garaad cali oo kamid ah xub naha golaha dhaqanka ayaa shegay inay ka wada hadleen safaaradda iyo masuulinta dowladda ee kusugan halkani sidii xirir wada shaqayn oo toosa u dhex marilahayeen, waxayna kala qateen warqadaha heshiiska iyo sda aymuhimka u tahay xirirka maamul ka khaatumo iyo safaarada soomalida kenya. Wafdigani oo lagu wado inay socdalka ay kujoogan kenya kaga soosaaran warsaxaafaded ayaa waxa aysidoo kale kulamo wadaqateen jaaliyadda Reer khaatumo ee kenya, madaxda,culima’udin ka,iyo bulshada rayid ka ah waxana aykala hadleen waxqabadka iyo talaabada muhim ka ah ee ayqaadi doonaan. Wafdigani oo uu kamid yahay wasiirka jaaliyadaha maamul goboleedka soomaliya ee khaatumo ayaa waxa ajandaha ugu weyn kamid ah sida aysheegeen inay bulshada Reer khaatumo inay kala hadlaan horu marinta deegaanada maamul ka. Mohamed Abdulahi khalif(shine)
-
Masuuliyiinta Wafuuda Khaatumo State Of Somalia Oo Maanta Lakulmay Safaarada Norway Iyo Haayada NPA - Nairobi, Kenya (Sawiro+Full Video) Wafuuda oo mudo kooban ku sugnaa magaalda nairobi ayaa maanta waxay bilaabeen hawlahoodii shaqo iyagoo kulamo laqaatay haayda NPA oo kamida haayadaha faro kutiriska ah ee ka hawlgala deegaamda khaatumo State iyo masuuliyiin katirsan safaarada dalka Norway oo uu kamid ahaa uqaabilsanaha arimaha somalida ee dalka Norway. Kulamadan oo mudo saacado ah qaatay ayaa waxay labada dhinac ka wada hadleen sidee loo xoojin lahaa hawlaha gargaarka ee ay haayadani kawado deegaamda khaatumo waxaanay safaarda dalka Norway maanta balan qaaday inay sii kordhin doonto deeqaha ay kubixiyaan hawlaha horumarinta ee laga wado deegaamda mamulka khaatumo. kulankaasi kadib ayaa waxaa warbaahinta lahadlay madaxwaynaha maamulka Khaatumo mudane Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe) iyo Qunsulka Arimaha Soomaaliya u qaabilsan dalkaasi Norway, Jan-Petter waxaanay sheegay inay hada kadib sitoosa uga wada shaqayn doonaan arimaha horumarinta ee deegaamda khaatumo state.
-
Wafuuda Khaatumo State Of Somalia Oo La Kulmay Safaarada NorWay Iyo Hay'adda NPA Ee Kenya-(Video+Sawiro)- Lasanod Online. Thursday, March 29, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Nairobi,(lasanod Online)- Waxaa saaka ka dhacay Magaalada Nairobi, kulan dhexmaray Wefdigii Khaatumo State ee kasoo kicitimay magaalada Muqdisho.. ee uu horkacayey Madaxweyne Abdinuur Cilmi Qaaje iyo xubno Golaha dhaqanka ee Sare ee Khaatumo State. Halkan Ka Daawo Video Wafuuda Khaatumo oo ka koobnaa galaha sarre ee dhaqanka iyo madaxtooyada oo ay weliyaan xubno ka socday guddiga G10 ayaa ugu horay horayntii kulan saacado qaatay la yeeshay mas'uuliyiinta hay'ada Norwegian people aid {NPA}. Waxaana kulankaas ugu horaytii ka hadlay madaxaha bariga Africa hay'ada mr.Kamis, waxaa uu sheegay in ilaa sanadii 1993kii ay ka shaqayn nayeen deeganada khaatumo arimo badan oo dhanka horumarinta mashaariicda ahna ka qabteen, belse waxaa uu xusay in sanadii 2006 ay hakiyeen howlihii ay ka wadeen deegaanadaas arintaas oo ay keentay murankii xoogaanaa ee xiligaas deegaanadaas ka jiray. Hadase ay dib ugu soo laabteen deegaanadii, waxana uu carabka ku dhuftay inay ceel biyood ka howgeliyeen deegaano uu ka xusay Awrboogays , Sarmaayo iyo deegano kale dad danyar ah oo ku sugan deeganada Widhwidh , Boocame, Laascaanood, iyo buuhoodle ay u qaybiyeen raashin iyo agab kale. waxaana uu xusay in sanad uu qorshahodu yahay inay furaan xarumo caafimaad magaalooyinka Laascaanod iyo kalabaydh, Ugu danbayntii waxaa madasha ka hadlay madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje (biindhe) oo sheegay inay u mahadcelinayaan hay'ayada NPA oo wax badan ka qabatay deegaanadaas. soona dhoweynayaan iskaashi cusub oo dhex mara haya'dda iyo maamulka Khatumo. Intaas kadib ayaa mas uuliyiintii Khaatumo ay u dhaqaaqeen dhanka saafaarada Norwey ,waxaana safaarada ku soo dhaweeyey ninka u qaabilsan arrimaha soomaaliya ee norwey Mr. Jann Patter iyo xoghayaha koowaad ee safaarada Norwey Mr:Geir Schei. Halkan Ka Daawo Sawiro Copyright © 2012 Lasanod.com
-
Daawo Sida Wafdigii Khaatumo State Loogu Soo Dhoweeyey Nairobi- (Video)- " frameborder="0" allowfullscreen> Lasanod Online. Wednesday, March 28, 2012 Nairobi,(Lasanod Online)- Waxaa shalay kasoo degay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi, Wafdi ballaadhan oo ka socda maamulka Khaatumo State. Waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyey Jaaliyadda Khaatumo State iyo Somaalida kale ee ku nool Nairobi. daawo maqal iyo muqaal sidii Nairobi loogu soo dhoweeyey wafdiga maamulka Khaatumo State. _________________________________________________ " frameborder="0" allowfullscreen> Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya
-
Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya