Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
{Daawo+Sawiro} Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac oo Booqday Goobaha Taariikhiga ah ee Caasimada Taleex Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac Halac iyo Wasiir ku xigeenka wasaaradda Horumarinta iyo Khayraadka Dabiciiga ah ee Dowlad goboleedka Somaliyed ee Khaatumo Mudane Cabdi Faarax Mahad (Cabdi Shube) Ayaa Shalay Gelinkii Danbe Kormeer Ku Tagay Magaalada Taleex Suuqyadadeeda iyo sidoo kale Goobaha Taariikhiga ah ee Degmada Taleex,Madaxwaynaha oo socod dhulka ah ku maray Wadooyinka waawayn ee magaalada Taleex ayaa shacabka reer taleex ay si aad ah u soo dhaweeyeen madaxwayanaha waxa uuna madaxwaynuhu socodkiisa ku tagay Xaruunta Taariikhiga ah ee Silsilad oo ah Goobaha Taariikhiga ah ee Qaarada Africa iyo Caalamka Ugu caansan. Xaalada magaalada taariikha ah ee Taleex ayaa degan iyadoo ay imika ka socdaan howlo balaadhan oo dhanka horumarka ah.

[22 April 2012] : His Highness Amir Of Kuwait Receives Somali Dignitary His Highness The Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah Received At Seif Palace, Sunday, Former Deputy Premier And Interior Minister of SOMALIA Ahmad Sulaiman Abdullah. The Amir Received His Guest In Presence Of Amiri Diwan Advisor Mohammad Dhaifallah Sharar. Wafuuda KHaatuma State oo uu Hogaaminayo Sareeye Guuto Axmed Dafle La Kulmay Amiirka Kuwait Sh. Sabaax Al-Sabah ku xigeenkii ra'isul wasaarahii Somalia ahaana wasiirkii arimaha gudaha sareeye guuto Axmed Saleebaan Cabdalle oo la kulmay amiirka dawlada Kuwait Shiikh Sabaax Alaxmed Amiirka iyo mudane Axmed Saleebaan ayaa ka wada hadalay xaalada Somlia guud ahaan maanta ku jirto gaar ahaan dawlad goboleedka Khaatumo State. Shiikh Sabaax Alaxmed ayaa soo dhoweey maamulka cusub ee khaatumo state isagoo balan qaaday inuu la kulmi doono golihiisa dhaqanka iyo weliba golaha fulinta. Sidoo kale wuxuu amiirku balan qaday in dawlada kuwait iyo maamulka khaatumo iska kaashan doonaan arimo dhinaca isgaadhsiinta iyo duulimaadyada. XOL _____________________________ Amiirka Dalka Kuwait Sheikh Sabaax Axmed Alsabaax, ayaa Qasrigiisa Kusoo Dhoweeyey Sareeye Guuto Mudane Axmed Salebaan Cabdalle. Amiirka Iyo Ahamed saleebaan Ayaa Kulankoodni Ahaa Xidhiidh Saaxiibtinimo Soo Jireen Ah Ilaa Xiligii Dowladii Jamhuuriyada Dimoquraadiga Ee Soomaaliya. kulankan Ayaa Ku Dhamaaday Is Afgarad Iyo Wax u Qabad Mamulka Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia.
-
Wufuuda Garaadada Khaatumo State uu Hogaaminayo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Galabta soo Gaaray Muqdisho Muqdisho (RBC) Wafdi odayaal dhaqameed iyo haween ka socda maamulka Khaatumo State oo lagu wado inay ka qeybgalaan shir Muqdisho ka dhacaya dhamaadka bishan ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Wafdigan oo uu hogaaminayey Garaad Saleeban Garaad Maxamed ayna xubnoka ahaayeen garaado, isimo iyo haween ka kala yimid gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn ayaa abaare 2:00 duhurnimo ee maanta ka soo degey garoonka diyaaradaha caalanmiga ee Aadan Cabdulle ee Magaalada Muqdisho. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo markii uu ka soo degey garoonka ka dib telefoonka kula hadlay Shabakada Raxanreeb ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay imaanshaha magaalada Muqdisho oo aad loogu soo dhoweeyey. “Waxaan u nimid Muqdisho aniga iyo wafdiga reer Khaatumo inaan ka qeybgalno shirka looga doodi doono dastuurka cusub, waxaanu rajeyneynaa in waxwanaagsani ka soobaxaan” ayii yiri garaadka. Wagdiga reer Khaatumo waxaa garoonka diyaaradaha maanta ku soo dhoweeyey wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo masuuliyiin, waxaana saraakiil ka tisan guddiga gacanta ku haya soo dhoweynta ergada ay Raxanreeb u sheegeen in beesha Sool ergadeeda uga qeybgaleysa shirarka wada tashiga si toos ah loogu warejiyey maamulka Khaatumo State oo DKMG ah hadda u aqoonsan tahay maamul goboleed ka tirsan habka federaalka. Wafdigan ayaa noqonaya kii ugu ballaarnaa oo dhaqan ah oo ka socda deegaanada Khaatumo oo yimaada Muqdisho tan iyo intii lagu dhawaaqay maamulka Khaatumo State. Dhanka kalew ergooyin ka socda gobolada Nugaal, Bari iyo Mudug ayaa lagu wadaa inay maalmaha soo socda soo gaaraan magaalada Muqdisho kuwaasoo iyaguna ka qeybgaki doona shirweynaha dastuurka oo Muqdisho ka furmi doona 30-ka April sida qorshuhu yahay. RBC Radio Xafiiska wararka Muqdisho
-
Amiirka Dalka Kuwait Sheikh Sabaax Axmed Alsabaax, ayaa Qasrigiisa Kusoo Dhoweeyey Sareeye Guuto Mudane Axmed Salebaan Cabdalle. Amiirka Iyo Ahamed saleebaan Ayaa Kulankoodni Ahaa Xidhiidh Saaxiibtinimo Soo Jireen Ah Ilaa Xiligii Dowladii Jamhuuriyada Dimoquraadiga Ee Soomaaliya. kulankan Ayaa Ku Dhamaaday Is Afgarad Iyo Wax u Qabad Mamulka Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia.
-
Wufuuda Madax Dhaqameedka Maamulka Khaatumo State oo Gaaray Caasimada Muqdisho April 23, 2012 - Odeyaal dhaqmeed iyo Haween ka socda maamulka Khaatumo State of Somalia ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho iyagoo ka qaybgalaaya Shirka ay yeelanayaan Odeyaasha Soomaaliyeed. Wefdiga waxaa hogaaminaaya Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo kamid ah Issimada ugu caansan gobolada SSC,waxaana ku weheliya Garaad Jaamac Garaad Ismaacil,Garaad Abshir Saalax iyo Odeyaal kale. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho waxaa si diiran ugu soo dhoweeyay dadweyne,Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya iyo wefdi kasocda maamulka Khaatumo oo hore halkaas u joogay. Issimada ka socda maamulka Khaatumo ayaa la filaaya in ay ka qaybgalaan Shirka Odeyaasha Soomaaliyeed dhowaan ka dhici doona Muqdisho. Waa markii u horeysay Odeyaal ku socda magaca Khaatumo ay ka qaybgalaan Shir ay soo qaban qaabisay Dowladda Federaalka. Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Axmed ayaa labo bilood kahor aqoonsaday maamulka Khaatumo oo kamid ah maamul goboleedyada ka jira dalka. Bosaso Press
-
War Deg,Deg ah: Garaad Sulieman, Garaad Jaamac Ismaaciil Iyo Wafdi Golaha Dhaqanka Khaatumo State Oo Iminka Soo Gaadhay Muqdisho… Waxaa galabta Soo gaadhay magaalada Muqdisho ee xarunta Dalka Somaliya wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed,waftiga ayaa waxaa sidiiradn loogu soo dhoweeyay Muqdisho. Waftiga Golaha dhaqanka ee uu hogaaminaayay Garaad saleebaan garaad Maxamed ayaa waxaa ku weheliyay Garaad Abshir Saalax Maxamed,Garaad jaamac garaad Ismaaciil Ducaale,Suldaan Siciid Maxamed Sanyare iyo xubna kale Oo la socday. Waftigan isimada ah ayaa waxaa Adan cade International Airport ku soo dhoweeyay Xubno ka mid ah maamulkha Khaatumo State Of Somalia oo uu ka mid yahay wasiirka Amniga Maxamed Ducaale iyo dadweyne kale Oo si weyn u sugayay Isimadan. Isku soo wada duuboo Isimada ayaa waxay ka soo kicitimeen magaala madaxda Maamulka Khaatumo Ee Taleex iyagoo Socdaalkooduna uu daaranyahay isu imaatinka Isimada guud Ee Soomaalida oo la doonaayo inay kaga qaybgalaan soo xulitaanka baarlamaanka Cusub Ee uu wadanku yeelanaayo marka la ga baxo xiliga ku meel gaardhka ah Ee ku aadan badhtamaha sanadkan. Ugu danbayntii ayaa garaadada iyo Suldaanak ayaa waxa ay soo mareen magaalada Gaalkacayo Oo halkaas ay shirqool ugu maleegeen qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedka Puntland balse ayay ka badbaadeen shirqoolkaas Oo la doonayay in lagu xod xoto Isimadaas qaar ka mid ah si looga weeciyo wadada toosan ee ay haystaan balse waxaa wararku intaa ku darayaan in fashilaadii shirqoolkan iyo ku hungowgii lakulanka garaadada ay bilaabeen inay hadalo aan waxba kajirin ku soo qoraan saxaafada Oo ay leeyihiin Reer hebel ayaa garaad samaysanaya reer hebelna horey kaaga samaysteen IWM
-
Wufuuda Garaadada Khaatumo State uu Hogaaminayo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Galabta soo Gaaray Muqdisho Muqdisho (RBC) Wafdi odayaal dhaqameed iyo haween ka socda maamulka Khaatumo State oo lagu wado inay ka qeybgalaan shir Muqdisho ka dhacaya dhamaadka bishan ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Wafdigan oo uu hogaaminayey Garaad Saleeban Garaad Maxamed ayna xubnoka ahaayeen garaado, isimo iyo haween ka kala yimid gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn ayaa abaare 2:00 duhurnimo ee maanta ka soo degey garoonka diyaaradaha caalanmiga ee Aadan Cabdulle ee Magaalada Muqdisho. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo markii uu ka soo degey garoonka ka dib telefoonka kula hadlay Shabakada Raxanreeb ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay imaanshaha magaalada Muqdisho oo aad loogu soo dhoweeyey. “Waxaan u nimid Muqdisho aniga iyo wafdiga reer Khaatumo inaan ka qeybgalno shirka looga doodi doono dastuurka cusub, waxaanu rajeyneynaa in waxwanaagsani ka soobaxaan” ayii yiri garaadka. Wagdiga reer Khaatumo waxaa garoonka diyaaradaha maanta ku soo dhoweeyey wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo masuuliyiin, waxaana saraakiil ka tisan guddiga gacanta ku haya soo dhoweynta ergada ay Raxanreeb u sheegeen in beesha Sool ergadeeda uga qeybgaleysa shirarka wada tashiga si toos ah loogu warejiyey maamulka Khaatumo State oo DKMG ah hadda u aqoonsan tahay maamul goboleed ka tirsan habka federaalka. Wafdigan ayaa noqonaya kii ugu ballaarnaa oo dhaqan ah oo ka socda deegaanada Khaatumo oo yimaada Muqdisho tan iyo intii lagu dhawaaqay maamulka Khaatumo State. Dhanka kalew ergooyin ka socda gobolada Nugaal, Bari iyo Mudug ayaa lagu wadaa inay maalmaha soo socda soo gaaraan magaalada Muqdisho kuwaasoo iyaguna ka qeybgaki doona shirweynaha dastuurka oo Muqdisho ka furmi doona 30-ka April sida qorshuhu yahay. RBC Radio Xafiiska wararka Muqdisho
-
War Deg,Deg ah: Garaad Sulieman, Garaad Jaamac Ismaaciil Iyo Wafdi Golaha Dhaqanka Khaatumo State Oo Iminka Soo Gaadhay Muqdisho… Waxaa galabta Soo gaadhay magaalada Muqdisho ee xarunta Dalka Somaliya wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed,waftiga ayaa waxaa sidiiradn loogu soo dhoweeyay Muqdisho. Waftiga Golaha dhaqanka ee uu hogaaminaayay Garaad saleebaan garaad Maxamed ayaa waxaa ku weheliyay Garaad Abshir Saalax Maxamed,Garaad jaamac garaad Ismaaciil Ducaale,Suldaan Siciid Maxamed Sanyare iyo xubna kale Oo la socday. Waftigan isimada ah ayaa waxaa Adan cade International Airport ku soo dhoweeyay Xubno ka mid ah maamulkha Khaatumo State Of Somalia oo uu ka mid yahay wasiirka Amniga Maxamed Ducaale iyo dadweyne kale Oo si weyn u sugayay Isimadan. Isku soo wada duuboo Isimada ayaa waxay ka soo kicitimeen magaala madaxda Maamulka Khaatumo Ee Taleex iyagoo Socdaalkooduna uu daaranyahay isu imaatinka Isimada guud Ee Soomaalida oo la doonaayo inay kaga qaybgalaan soo xulitaanka baarlamaanka Cusub Ee uu wadanku yeelanaayo marka la ga baxo xiliga ku meel gaardhka ah Ee ku aadan badhtamaha sanadkan. Ugu danbayntii ayaa garaadada iyo Suldaanak ayaa waxa ay soo mareen magaalada Gaalkacayo Oo halkaas ay shirqool ugu maleegeen qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedka Puntland balse ayay ka badbaadeen shirqoolkaas Oo la doonayay in lagu xod xoto Isimadaas qaar ka mid ah si looga weeciyo wadada toosan ee ay haystaan balse waxaa wararku intaa ku darayaan in fashilaadii shirqoolkan iyo ku hungowgii lakulanka garaadada ay bilaabeen inay hadalo aan waxba kajirin ku soo qoraan saxaafada Oo ay leeyihiin Reer hebel ayaa garaad samaysanaya reer hebelna horey kaaga samaysteen IWM
-
Wufuuda Garaadada Khaatumo State uu Hogaaminayo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaciil oo Galabta soo Gaaray Muqdisho Muqdisho (RBC) Wafdi odayaal dhaqameed iyo haween ka socda maamulka Khaatumo State oo lagu wado inay ka qeybgalaan shir Muqdisho ka dhacaya dhamaadka bishan ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Wafdigan oo uu hogaaminayey Garaad Saleeban Garaad Maxamed ayna xubnoka ahaayeen garaado, isimo iyo haween ka kala yimid gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyn ayaa abaare 2:00 duhurnimo ee maanta ka soo degey garoonka diyaaradaha caalanmiga ee Aadan Cabdulle ee Magaalada Muqdisho. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo markii uu ka soo degey garoonka ka dib telefoonka kula hadlay Shabakada Raxanreeb ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay imaanshaha magaalada Muqdisho oo aad loogu soo dhoweeyey. “Waxaan u nimid Muqdisho aniga iyo wafdiga reer Khaatumo inaan ka qeybgalno shirka looga doodi doono dastuurka cusub, waxaanu rajeyneynaa in waxwanaagsani ka soobaxaan” ayii yiri garaadka. Wagdiga reer Khaatumo waxaa garoonka diyaaradaha maanta ku soo dhoweeyey wasiiro ka tirsan xukuumadda iyo masuuliyiin, waxaana saraakiil ka tisan guddiga gacanta ku haya soo dhoweynta ergada ay Raxanreeb u sheegeen in beesha Sool ergadeeda uga qeybgaleysa shirarka wada tashiga si toos ah loogu warejiyey maamulka Khaatumo State oo DKMG ah hadda u aqoonsan tahay maamul goboleed ka tirsan habka federaalka. Wafdigan ayaa noqonaya kii ugu ballaarnaa oo dhaqan ah oo ka socda deegaanada Khaatumo oo yimaada Muqdisho tan iyo intii lagu dhawaaqay maamulka Khaatumo State. Dhanka kalew ergooyin ka socda gobolada Nugaal, Bari iyo Mudug ayaa lagu wadaa inay maalmaha soo socda soo gaaraan magaalada Muqdisho kuwaasoo iyaguna ka qeybgaki doona shirweynaha dastuurka oo Muqdisho ka furmi doona 30-ka April sida qorshuhu yahay. RBC Radio Xafiiska wararka Muqdisho
-
[22 April 2012] : His Highness Amir Of Kuwait Receives Somali Dignitary His Highness The Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah Received At Seif Palace, Sunday, Former Deputy Premier And Interior Minister of SOMALIA Ahmad Sulaiman Abdullah. The Amir Received His Guest In Presence Of Amiri Diwan Advisor Mohammad Dhaifallah Sharar. Amiirka Dalka Kuwait Sheikh Sabaax Axmed Alsabaax, ayaa Qasrigiisa Kusoo Dhoweeyey Sareeye Guuto Mudane Axmed Salebaan Cabdalle. Amiirka Iyo Ahamed saleebaan Ayaa Kulankoodni Ahaa Xidhiidh Saaxiibtinimo Soo Jireen Ah Ilaa Xiligii Dowladii Jamhuuriyada Dimoquraadiga Ee Soomaaliya. kulankan Ayaa Ku Dhamaaday Is Afgarad Iyo Wax u Qabad Mamulka Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia. Wafuudii KHaatuma State uu Hogaaminayo Sareeye Guuto Axmed Dafle oo La Kulmay Amiirka Kuwait Sh. Sabaax Al-Sabah ku xigeenkii ra'isul wasaarahii Somalia ahaana wasiirkii arimaha gudaha sareeye guuto Axmed Saleebaan Cabdalle oo la kulmay amiirka dawlada Kuwait Shiikh Sabaax Alaxmed Amiirka iyo mudane Axmed Saleebaan ayaa ka wada hadalay xaalada Somlia guud ahaan maanta ku jirto gaar ahaan dawlad goboleedka Khaatumo State. Shiikh Sabaax Alaxmed ayaa soo dhoweey maamulka cusub ee khaatumo state isagoo balan qaaday inuu la kulmi doono golihiisa dhaqanka iyo weliba golaha fulinta. Sidoo kale wuxuu amiirku balan qaday in dawlada kuwait iyo maamulka khaatumo iska kaashan doonaan arimo dhinaca isgaadhsiinta iyo duulimaadyada. XOL
-
Mukulaalow;822166 wrote: Happy 100 days for Khaatumo State on the 16th of January 2012 the birth of Khaatumo State was announced in the town of Taleex. the question is.. After 100 days, what have been achieved by the new born State??? 1) Politically? 2) Economically? 3) Militarily? Happy 100 Days to Khaatumo State & Khaatumo People. In a very short time of 100 days Khaatumo Sate have achieved so much, we can count million achievements. 1. Politically: -Khaatumo People are united behind Khaatumo of Somalia, even Warlord Siilaanyo Advisor admitted that 99.99% OF Khaatumo/SSC people support Khaatumo State. - Khaatumo State received official recognition from TFG Federal Government of Somalia, today Khaatumo State is fully fledged regional administration in Somalia. - International Community including neighboring countries Djibouti, Kenya, Ethiopia, Uganda, Yemen, UAE And International Organizations warmly welcomed Khaatumo State of Somalia 2. Economically. - Khaatumo State of Somalia started building 2 Airports, Sayid Mohamed Airport in Taleex & Buhoodle Airport, both of them are already under construction, and they will be completed very soon. - Khaatumo State started collecting taxes from businesses in Buhoodle, Taleex, Tukaraq, Gambadhe, etc 3. Militarily. - Khaatumo State succeeded to control more than 70% of KhaatumoLand in short time, Khaatumo State Army now have Waqdari military base in the outskirts of Laas Caanood. In addition, Khaatumo Army has 2 huge military bases near Las Anod, Kalabaydh base 30km south of Las Anod, and Gambadhe base 30 East of Las Anod. - Khaatumo State rules most of Khaatum/SSC Towns, including Khaatumo Capital City of Taleex, Buhoodle, Widhwidh, Tukaraq, Boocame, Kalabaydh, Xudun, Saaxdheer, Dharkeyn, Karin, Holhol, Xalin, Gambadhe, Awr Boogeys, Sarmaanyo, Figi Fuleye, Burawadal, etc.
-
[22 April 2012] : His Highness Amir Of Kuwait Receives Somali Dignitary His Highness The Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah Received At Seif Palace, Sunday, Former Deputy Premier And Interior Minister of SOMALIA Ahmad Sulaiman Abdullah. The Amir Received His Guest In Presence Of Amiri Diwan Advisor Mohammad Dhaifallah Sharar. Wafuuda KHaatuma State oo uu Hogaaminayo Sareeye Guuto Axmed Dafle La Kulmay Amiirka Kuwait Sh. Sabaax Al-Sabah ku xigeenkii ra'isul wasaarahii Somalia ahaana wasiirkii arimaha gudaha sareeye guuto Axmed Saleebaan Cabdalle oo la kulmay amiirka dawlada Kuwait Shiikh Sabaax Alaxmed Amiirka iyo mudane Axmed Saleebaan ayaa ka wada hadalay xaalada Somlia guud ahaan maanta ku jirto gaar ahaan dawlad goboleedka Khaatumo State. Shiikh Sabaax Alaxmed ayaa soo dhoweey maamulka cusub ee khaatumo state isagoo balan qaaday inuu la kulmi doono golihiisa dhaqanka iyo weliba golaha fulinta. Sidoo kale wuxuu amiirku balan qaday in dawlada kuwait iyo maamulka khaatumo iska kaashan doonaan arimo dhinaca isgaadhsiinta iyo duulimaadyada. XOL
-
War Deg,Deg ah: Garaad Sulieman, Garaad Jaamac Ismaaciil Iyo Wafdi Golaha Dhaqanka Khaatumo State Oo Iminka Soo Gaadhay Muqdisho… Waxaa galabta Soo gaadhay magaalada Muqdisho ee xarunta Dalka Somaliya wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed,waftiga ayaa waxaa sidiiradn loogu soo dhoweeyay Muqdisho. Waftiga Golaha dhaqanka ee uu hogaaminaayay Garaad saleebaan garaad Maxamed ayaa waxaa ku weheliyay Garaad Abshir Saalax Maxamed,Garaad jaamac garaad Ismaaciil Ducaale,Suldaan Siciid Maxamed Sanyare iyo xubna kale Oo la socday. Waftigan isimada ah ayaa waxaa Adan cade International Airport ku soo dhoweeyay Xubno ka mid ah maamulkha Khaatumo State Of Somalia oo uu ka mid yahay wasiirka Amniga Maxamed Ducaale iyo dadweyne kale Oo si weyn u sugayay Isimadan. Isku soo wada duuboo Isimada ayaa waxay ka soo kicitimeen magaala madaxda Maamulka Khaatumo Ee Taleex iyagoo Socdaalkooduna uu daaranyahay isu imaatinka Isimada guud Ee Soomaalida oo la doonaayo inay kaga qaybgalaan soo xulitaanka baarlamaanka Cusub Ee uu wadanku yeelanaayo marka la ga baxo xiliga ku meel gaardhka ah Ee ku aadan badhtamaha sanadkan. Ugu danbayntii ayaa garaadada iyo Suldaanak ayaa waxa ay soo mareen magaalada Gaalkacayo Oo halkaas ay shirqool ugu maleegeen qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedka Puntland balse ayay ka badbaadeen shirqoolkaas Oo la doonayay in lagu xod xoto Isimadaas qaar ka mid ah si looga weeciyo wadada toosan ee ay haystaan balse waxaa wararku intaa ku darayaan in fashilaadii shirqoolkan iyo ku hungowgii lakulanka garaadada ay bilaabeen inay hadalo aan waxba kajirin ku soo qoraan saxaafada Oo ay leeyihiin Reer hebel ayaa garaad samaysanaya reer hebelna horey kaaga samaysteen IWM
-
MOGADISHO: Wafti Balaadhan oo Ka Socda KHaatumo State Oo u Hogaminaayo Garaad Saleebaan Ayaa ka Boqoolay Taleex Kunasii Jeeda Mogadisho RealTaleex.com Taleex:-(RT)Wafti balaadhan Oo uu hogaaminaayo Garaad salaeebaan Garaad maxamed ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Taariikhiga ah Ee Caasimada maamulka Khaatumo Statae Of Somalia . Waftiga garaadka ayaa waxaa ku weheliyay Garaad jaamac Garaad Ismaaciil,Suldaan Siciid Maxamed Sanyare iyo xubna kale Oo ka tirsan golaha sare Ee dhaqanka iyo xubno kale iyo waliba wax garad iyo wariyayaal. Waftigan ayaa waxaa socdaalkoodu uu salka ku hayaa Isimada Soomaaliyeed oo dhamaantood loogu yeedhay Xamar sidii ay ay uga qayb qaadan lahaayeen qabyo qoraalka dastuurka iyo waliba Soo xulida Baarlamaanka Cusub Ee ay yeelanayso Dawlada la filayo inay So,aaliya ka hirgasho wixii ka danbeeya (August 2012 )xiligan ku meel gaadhka ah. Isku soo wada duuboo Isimadan maanta ka anbabaxay Magaalada Taleex ayaa waxaa hoyey uga sii horeeyay qaar kale Oo kamid ah Isimada Khaatumo Oo horey ugu sugnaa isla magaalada Muqdisho. Realtaleex News Desk
-
Somalia;821895 wrote: A true Puntlander, he is welcomed, he sees a large vision, a vision which I share with him. What's your vision Liibaan, are you shooting for Khaatumo or the moon? This thread is about KHaatumo State Of SOmalia, and not about Puntland. Here we talking about KHaatumo State Delegation that left Taleex City - the regional capital of Khaatumo State, and heading to Mogadisho - the National capital of Somalia.
-
Continued.... Mr. President This flip-flopping, of taking one positive step forward only to reverse it later and take two steps backwards, had sadly been a hallmark of your presidency. But this time the stakes are too high and one can only hope you do not do an irreversible damage to Somalia’s unity and territorial integrity before the end of your term – unless of course you do not mind going down in history as the man who just did that. 3. The Talks should only be preliminary and preparatory For the reasons and analysis I had given above, and speaking for all those who care about their country and fear of a looming betrayal, I call upon you and your government to limit these talks with “Somaliland” to the modest aim of being preliminary and preparatory. They should pave the way for more substantive talks between them and the government that will take over from yours after August. With all due respect, Mr President, this is not the time that an unelected, foreign- made, lame-duck administration on its way out after three months can be entrusted to decide on such existentialist issues as our unity and territorial integrity. For once, do your country and people a favor. Finally, forgive me, Mr. President, if my language is at times strident. That is because I know no other way of getting the message through to you. Osman Hassan, Chairman, Foreign Affairs Commission ,KHaatumo State Of SOmalia