Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. b-boy;824894 wrote: Better to be a pirate then to be selling/killing/raping & jailing your kin for a handout from the nearest enclaves:confused: In 2006-2009, Warlord Abdulahi Yusuf AUN and his pirates invited Ethiopian troops selling, killing, raping thousands of innocents Somalis for handout from the Melez And recently Warlord Faroole Dhiigyacab and his pirates started war against people of Galgala and Goldogob, again selling , killing , raping thousands of innocent somalis in Galgala and Goldogob.
  2. FREE The Suldaan: Suldaan C/Qaadir Ciise oo Warlord Faroole Ku Tilmaamay Mid Aan Dhageysan Shacabka Ha la sii-daayo Suldaan C/qaadir Ciise (Baaq ka soo baxay Beesha oo Shacabkamedia la soo gaarsiiyay) Dhamaan aqoonyahanadda,Culimadda,Isimadda,Dhalinyaradda iyo Haweenka Beesha Ugaar-Saleebaan ee daafaha Dunidda ku-dhaqan,waxay cambaareynayaan Maamulka Puntland oo si sharci-darro ah u xiray Suldaan C/qaadir Ciise oo ka mid ah Isimadda Beesha Ugaar-Saleebaan ee la karaameeyo. Beesha ayaa ugu baaqayso Madaxweynaha Puntland iyo Xukuumadiisa inay si deg-deg xornimadiisa ugu soo celiyaan Suldaanka oo shalay lagu xiray Magaaladda Garoowe,xili uu booqasho halkaas ku soo gaaray,waxayna ka codsanayaan Isimadda Puntland inay wax ka qabtaan xariga sharci-daradda ah ee Suldaanka lagula kacay. Suldaanka ayaa loo heystaa hadalo mucaaradnimo ah oo dhawr-jeer uu ka sii daayay Teleefishinka Somali-Channel,isagoo eedeeyay Madaxweynaha Puntland iyo Golihiisa Wasiiradda,lamana yaqaan xiliga la siideyn doono,inkastoo warar soo gaaraya Shacabkamedia ay xaqiijinayaan inuu Suldaanka waqti xaadirankan uu ku sugan-yahay guri qasri ah oo bartahama Garoowe ku-yaal,halkaasna ay su*aalo ku weydiinayaan Ciidamadda Amniga ee Puntland,lamana yaqaan xiliga la sii-deyn-doono. Wixii ku soo kordho xaaladda Suldaanka Isha-ku-haay Webka loogu jecel-yahay Soomaalidda ee Shacabkamedia
  3. b-boy;824891 wrote: Liberation of kastuumo must be going real slow since kastuumites are so obsessed with Faroole lately;) Well, the Piracy business of Warlord Faroole must be going real slow since the pirates are so obsessed with Khaatumo Sate, and Khaatumo Leaders.
  4. GalgalaNews:- Isimo Puntland ugu Baaqay inay Sii Dayso Suldaan C/qaadir iyo Siyaasi Bile Qabowsade DHEGAYSO http://www.galgalanews.com/?p=11829 Garoowe (GalGalanews) – Suldaan Jaamac Xasan Ibraahim oo ka mid ah Duubabka dhaqanka ee Somaliyeed Mudona Degenaan Gobolada PL wuxuu ka hadlay Xadhiga Loo Gaystay Suldaan C/qaadir Ciise oo Ciidamada Amaanka Maamulka Puntland ku Xidheen Dhawaan Garoowe iyo Waliba Xadhiga Siyaasi Bile Maxamuud Qabowsade oo isna Bosaaso ku Xidhan. Suldaanka ayaa Dowlada Puntland Madaxdeeda Sare ugu baaqay inay dib u eegaan Xadhiga Labadaasi Ruux isla markaana Hadii ay Danbi Leeyihiin Sharciga La Hor keeno. Suldaan Jaamac wuxuu ka mid ahaa Duubab isna lagu xidhay Puntland sida uu sheegay weeyaane, wuxuu ku cel celiyay in Ismada dhaqanka aan la Fara Galin karin. Hadalka Duub dhaqameedkan ayaa imanaya xili uu Mudo xidhan yahay Siyaasi Bile Maxamuud Qabowsade kaasi oo lagu xidhay Magaalada Ganacsi ee Puntland. Sidoo kale Suldaan C/Qaadir waxa lagu xidhay Bosaaso isaga oo la Filayo in Suldaanka lagu haysto Warar uu Siiyay Warbaahinta layska arko isaga oo wakhtigaasi ku Sugnaa Magaalada London. Waraysi Suldaanka Hoos ka Dhegayso. suldaan faroole ka cabanaya
  5. Garoowe: Mid Kamida Salaadiinta Puntland oo Xabsiga La Dhigay Suldaan lagu magacaabo Suldaan C/qaadir Ciise oo loo yaqaan Dhagas ayaa lagu xiray magaalada Garoowe ee caasimada dowlada Puntland. Oday dhaqameedkan oo kamida Issimada Puntland wuxuu kasoo jeedaa beesha ***** ee degta gobollada Bari iyo Karkaar, wuxuuna muddo dheer ku noolaa dalka Britain magaaladiisa London. Suldaanka ayaa la qabtay xilli uu Garoowe soo galay, waxaana lagu hayaa xabsiga ayuu noo xaqiijiyey mid kamida ehelada Suldaan C/qaadir oo nala soo xiriiray. Sababta ka dambeysa xiritaanka Issimkan si dhab ah looma oga, balse waxaa la aamisan yahay inay xiriir la leedahay inuu kamid ahaa dadkii kasoo horjeeday in xukuumada Madaxweyne Faroole iyo Baarlamaankaba ku darsadaan muddada xafiiska ay joogayaan Hal Sano oo dheeri ah. Intii uu joogay Britain Suldaanku wuxuu sidoo kale si toos ah uga qayb qaadan jiray doodo, iyo barnaamijyo lagu dhaliilayo xukuumada Puntland, isagoo dhowr jeer kasoo muuqday barnaamij caan noqday oo lagu magacaabi jiray PUNTLAND IYO MAANTA oo ka bixi jiray taleefashinka Somali-Channel, Barnaamijkaas oo diirada lagu saari jiray khaladaadka xukuumada. Billihii u dambeeyey waxaa sii kordhayey xariga loo geysanayo dad la aamisan yahay inay kasoo horjeedaan xukuumada Puntland walina ma jirto cid maxkamad loo soo taagay eedeyn ah inay dowlada ku kacsan yihiin ama khatar maleegayeen. Wali waxaa xabsiga Boosaso ku jira Siyasi Bille Qabowsade oo xilal ka duwan kasoo qabtay xukuumada Puntland, iyo waliba wariye Cuuke oo u shaqayayey idaacada Codka Nabada. Waxaa kaloo isagana wali gacanta dowlada ku jira nin xildhibaan Puntland ka ahaan jiray oo lagu magacaabo Maxamed Yusuf, kaasoo isagana aan wali lasoo taagin maxkamad.
  6. VIDEO: Suldaan C/qaadir Ciise Axmed (Dhagas) oo Warlord Faroole Ku Tilmaamay Mid Aan Dhageysan Shacabka Qeybihiisa Waxgalka Ah uldaan C/qaadir Ciise [Dhagas] oo ka mid ahaa Ismadii Puntland ee ay ku caana Shubteen Beel ka mid ah Beelihii Dhistay PL ayaa Garoowe lagu xidhay. Suldaanka wuxuu ahaa nin aad u dhaliila Siyaasad Madaxwaynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud [Faroole] waxana uu Warbaahinta lasyak Arko ka sheegi Jiray Hadalo dhaliil ah oo ku Socda Hogaanka PL Suldaan C/Qaadir wuxuu Mudo ku Noolaa dalka UK halkaasi oo aad uga dhex Muuqday Barnaamijkii Ka Bixi Jiray TV-ga Somalichannel ee loogu Magac daray ‘Puntland iyo Maanta’ Xadhiga Suldaankaasi kama aysan hadlin Dowlada Puntland Gaar ahaan Laamaha Amaanka ee Maamulkaasi. GalGalanews ayaa Dhowr Jeer Baahisay Codad uu leeyahay Suldaanku isaga oo Xidhiidh la Soo Samayn Jiray Wariyaasha Mareegtan. Hoos waxaad ka Arakaysaan Muuqaalka Doodii ka Bixi Jirtay TV-ga Somaliya Channel waxana Doodaasi lagu qabtay Magaalada London, Doodaasi oo Looga hadlayay Markaasi Marxalada ay Puntland marayso waxa Suldaanka kala qayb Galay Eng Abshir Muuse oo ahaa Ragii Dhisay Puntland. Hoos Ka Daawo Muuqaalka. " frameborder="0" allowfullscreen>
  7. Ha la sii-daayo Suldaan C/qaadir Ciise (Baaq ka soo baxay Beesha oo Shacabkamedia la soo gaarsiiyay) Dhamaan aqoonyahanadda,Culimadda,Isimadda,Dhalinyaradda iyo Haweenka Beesha ***** ee daafaha Dunidda ku-dhaqan,waxay cambaareynayaan Maamulka Puntland oo si sharci-darro ah u xiray Suldaan C/qaadir Ciise oo ka mid ah Isimadda Beesha ***** ee la karaameeyo. Beesha ayaa ugu baaqayso Madaxweynaha Puntland iyo Xukuumadiisa inay si deg-deg xornimadiisa ugu soo celiyaan Suldaanka oo shalay lagu xiray Magaaladda Garoowe,xili uu booqasho halkaas ku soo gaaray,waxayna ka codsanayaan Isimadda Puntland inay wax ka qabtaan xariga sharci-daradda ah ee Suldaanka lagula kacay. Suldaanka ayaa loo heystaa hadalo mucaaradnimo ah oo dhawr-jeer uu ka sii daayay Teleefishinka Somali-Channel,isagoo eedeeyay Madaxweynaha Puntland iyo Golihiisa Wasiiradda,lamana yaqaan xiliga la siideyn doono,inkastoo warar soo gaaraya Shacabkamedia ay xaqiijinayaan inuu Suldaanka waqti xaadirankan uu ku sugan-yahay guri qasri ah oo bartahama Garoowe ku-yaal,halkaasna ay su*aalo ku weydiinayaan Ciidamadda Amniga ee Puntland,lamana yaqaan xiliga la sii-deyn-doono. Wixii ku soo kordho xaaladda Suldaanka Isha-ku-haay Webka loogu jecel-yahay Soomaalidda ee Shacabkamedia
  8. Somali Clerics, Scholars: " Somali Culama and Somalia People In General Are Not Consulted in Drafting Constitution" MOGADISHU: a well-organized meeting held in Mogadishu with officials from cleric’s council of Somalia, scholars, elders and honorable members of the parliament, said the recently concluded constitution is not in line with Islamic values. The head of the cleric’s council of Somalia Sheik Bashir Ahmed Salad who talked at the meeting expressed his view on the much funded draft constitution that was recently announced its conclusion completely by Somalia PM. “The constitution writing process did not follow Somalia’s interest due process and it did not involve different sections of the community. The process was spearheaded by foreign organizations and individuals who were also the financiers, not Somali people,” he added. Also the other dignitaries, including scholars, University students and women at the gathering unanimously opposed the draft constitution, saying Somali people living all over the world were not consulted during the drafting of the constitution that is finally announced over by the government of Somalia. Recent days, there are alarming increase of debates on the constitution after Somalia’s Transitional Federal Government announced it concluded the drafting of the constitution, the clerics council of Somalia said there are clauses in the constitution that is not in line with the Islamic principles. Mogadishu
  9. Somali Clerics, Scholars: " Somali Culama and Somalia People In General Are Not Consulted in Drafting Constitution" MOGADISHU: a well-organized meeting held in Mogadishu with officials from cleric’s council of Somalia, scholars, elders and honorable members of the parliament, said the recently concluded constitution is not in line with Islamic values. The head of the cleric’s council of Somalia Sheik Bashir Ahmed Salad who talked at the meeting expressed his view on the much funded draft constitution that was recently announced its conclusion completely by Somalia PM. “The constitution writing process did not follow Somalia’s interest due process and it did not involve different sections of the community. The process was spearheaded by foreign organizations and individuals who were also the financiers, not Somali people,” he added. Also the other dignitaries, including scholars, University students and women at the gathering unanimously opposed the draft constitution, saying Somali people living all over the world were not consulted during the drafting of the constitution that is finally announced over by the government of Somalia. Recent days, there are alarming increase of debates on the constitution after Somalia’s Transitional Federal Government announced it concluded the drafting of the constitution, the clerics council of Somalia said there are clauses in the constitution that is not in line with the Islamic principles. Mogadishu
  10. Somali President Rejects Foreign Interference in Drafting Constitution Mogadishu (RBC) Somali interim president Sharif Sheikh Ahmed has demonstrated that he is not satisfied with some of the contents of the new draft constitution amid contradictory remarks by the government officials on the constitution. “I share that I am not satisfied with some awful articles included into the new constitution and strongly ask to remove.” President Sharif said during his public address of the 52nd anniversary of Somali National Army. The president acknowledged the growing suspicion and outrage by the local community against the draft constitution as he insisted that the constitution can be amended though it has not yet been adopted. “I listened some of the elders and religious people who are worrying the constitution and I told them that it must reviewed” he added. But in contrast, the Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali who spoke to local journalists this week said that there were no any bad things in the constitution and called for the people to prop up it. “I see those who oppose the constitution have not read what it is talking about. First they must read it.” The prime minister said.
  11. Somali President Rejects Foreign Interference in Drafting Constitution Mogadishu (RBC) Somali interim president Sharif Sheikh Ahmed has demonstrated that he is not satisfied with some of the contents of the new draft constitution amid contradictory remarks by the government officials on the constitution. “I share that I am not satisfied with some awful articles included into the new constitution and strongly ask to remove.” President Sharif said during his public address of the 52nd anniversary of Somali National Army. The president acknowledged the growing suspicion and outrage by the local community against the draft constitution as he insisted that the constitution can be amended though it has not yet been adopted. “I listened some of the elders and religious people who are worrying the constitution and I told them that it must reviewed” he added. But in contrast, the Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali who spoke to local journalists this week said that there were no any bad things in the constitution and called for the people to prop up it. “I see those who oppose the constitution have not read what it is talking about. First they must read it.” The prime minister said.
  12. Draft Constitution: An Instrument For Balkanization And Brutalization Of Somalia Monday, April 30, 2012 The people of Somalia face the looming dreadful reality of becoming a vanished nation/country because of the Draft Constitution soon to be rubber stamped through fraudulent political and legal process. As usual, the International Community and the media will join force to publicize the new constitution as a success story for Somalia. In contrast, the Draft Constitution is an instrument for balkanization and brutalization of Somalia on basis of the following reasons: - It repeals the 1960 constitution in force which represents the legal and political foundation or the birth certificate of the Somali State/nation. The 1960 constitution embodies the basis for the admission of independent Somalia to the United Nations, International Monetary Fund, World Bank and the Organization of African Unity. - It partitions the country into three territories-Somaliland, Puntland and South Central. In accordance with article 172, it binds specifically the South Central Somalia, while Somaliland and Puntland adopted separate constitutions drafted with the help of the International community. For this reason, the Draft Constitution omitted the demarcation of the national borders of Somalia, while the constitutional demarcation of national borders is imperative at this historical moment. - It is not ending the transitional period extended after August 2012 for four more years during the Garowe Conferences. Also, it has nothing to do with the political dispensation for the establishment of new parliament and the election of national leaders. - It introduces ideas, culture and values that could intensify the social and political tension within the Somali society. It weakens the commonality and amplifies the diversity among the Somali communities. It embeds multiple sources of conflict and confusion detrimental to the governance of Somalia so that the latter will vanish as a nation and country. - It ignores the need for soul searching national reconciliation before drafting national constitution. A national consensus on the causes and effects of the civil war and the collapse of the Somali State is paramount for enduring peace in Somalia. It is immoral and political crime to draft a new constitution under the prevailing political and security conditions in Somalia. - It fails to articulate a national vision and a workable national and local system of governance. There is strong belief that instead of federalism decentralization suits best Somalia’s needs for democratic and efficient governance. What is crucial for the Somali people is to negotiate in good faith a workable and hierarchical system of national and local governance that is accountable, trustworthy, sustainable, equitable and self sufficient. - It lacks clarity, simplicity and practicability. It is written as a policy diktat paper. - It devalues the Somali Citizenship and Somali Nationalism. - It is not prepared in adherence to the provisions of the Transitional Federal Charter and in accordance with the required constitution-making process which is completely different from the process of making a law. The critical evaluation of the timing, the role of the international actors, the legitimacy of the process and persons responsible for drafting the constitution, the genuineness of public participation, and the role of the national authority is an important condition for the acceptance or rejection of a constitution. Particularly, the case for Somalia as a failed State requires high attention to legitimacy, stakeholders, participation, and transparency. Prof. Abdiwahid SheikhOsman Qalinle put it eloquently when he said, “Normally, the constitution-making process is a jealously guarded national treasure everywhere else but Somalia.” Unfortunately, International actors controlled the entire process. For the above reasons and others, the overwhelming majority of the people of the “South Central Somalia (90%)” oppose the Draft Constitution. Similarly, the majority of the participants in the consultation draft constitution organized for the Somali Diaspora living in Minneapolis and Columbus expressed their objections to the Draft Constitution. The feedback from the consultations in Europe is the same. In general, the public questioned the motives behind the campaign for a new constitution. The participation of personalities from Puntland and Somaliland in the upcoming Constituency Assembly or new parliament serves only the purpose of muddling the Somali political situation. The agenda for outreach, unity, power-resource sharing on the basis of citizenship cannot go along with the agenda for separation, stand alone under Regional States or total independence pursued by Puntland and Somaliland with the collaboration of the international community. On April 24, President Sheikh Sharif of TFG has publicly repudiated the validity of the Transitional Federal Charter and consequently the legitimacy of the Transitional Federal Parliament after electing lawfully new Speaker (President’s Speech). The President belittled the role of the MPs and threatened anyone opposing his propaganda agenda. TFG leaders seem confident about the replay of 2008 Djibouti process by handpicking 225 new members of parliament under the protection and diplomatic support of AMISOM and Ethiopian forces, and with the financial support of donors. On his part, the Prime Minister Prof Abdiweli M. Ali announced the completion of the draft constitution and dismissed the opponents’ views by arguing that 99 % of the critics did not read the constitution. He has yet to publish the final draft of the constitution for transparency and public comment. I bet that TFG leaders did not read the Draft Constitution either. Otherwise they would not have released the unedited first draft of July 2010 for public consultation in March 2012. The rules of engagement of the AMISOM forces, the Kampala Accord and the Ethiopia’s forces have deprived the Somali Citizens including the MPs of their right to challenge their notorious incompetent and corrupt leaders. A corrupt political system of governance has taken root in “South Central Somalia” with the complicity of the international community. The leaders of Al Shabab and TFG are now using the same threatening language to gain power over the Somali people. It is plainly wrong to believe that the Draft Constitution will secure the actual transition from the transitional government to a permanent one possessing international privileges. Dropping the word “Transitional” will not graduate Somalia from failed state to credible international partner with the right of entering into international agreements or directly receiving bilateral and multilateral foreign aid. Any literate Somali Citizen who wants to believe such claim is someone whose understanding about the legal, diplomatic and economic foundations for international relations and cooperation is limited. In reality, the Draft Constitution has distracted the people of Somalia from addressing systematically and passionately the causes and solutions of the real problems devastating their country. Today, about half of the Somali population is facing famine, malnourishment and insecurity inside and outside Somalia. The fraudulent approval of the Draft Constitution will be another calamity on Somalia. It is the responsibility of every Somali citizen to avoid the happening of that calamity with all legitimate means. Mohamud M. Uluso
  13. Paragon;824864 wrote: ^And Khaatumo. KHaatumo is new, Khaatumo is part of the solution As Maakhiri, I don't understand what you have against KHaatumo People. Calm down, Khaatumo People support Maakhir People.
  14. Che -Guevara;824857 wrote: It's hard to take Uluso seriously since he was part of the problem. And Somalia is already balkanized. Saying it again is simply redundant. Who is Not part of the problem? Warlord Siilaanyo & his clan-secessionists, Warlord Faroole & his Clan pirates, Mogadishu Warlords, Shabaab. Most somalis are part of the problem.
  15. Che -Guevara;824856 wrote: ^There never were united Somali culuma let alone political wing. Islamic courts were simple natural reaction to Xamar's warlordism. True, there never were United Somali Culama, not only Somalia, all countries are same. Muslim Culuma in Egypt, Saudi Arabia, Pakistan, Turkey, Syria, Yemen have different opinions some issues. But the majority of Muslim Culuma oppose foreign invasions and foreign constitutions.
  16. Draft Constitution: An Instrument For Balkanization And Brutalization Of Somalia Monday, April 30, 2012 The people of Somalia face the looming dreadful reality of becoming a vanished nation/country because of the Draft Constitution soon to be rubber stamped through fraudulent political and legal process. As usual, the International Community and the media will join force to publicize the new constitution as a success story for Somalia. In contrast, the Draft Constitution is an instrument for balkanization and brutalization of Somalia on basis of the following reasons: - It repeals the 1960 constitution in force which represents the legal and political foundation or the birth certificate of the Somali State/nation. The 1960 constitution embodies the basis for the admission of independent Somalia to the United Nations, International Monetary Fund, World Bank and the Organization of African Unity. - It partitions the country into three territories-Somaliland, Puntland and South Central. In accordance with article 172, it binds specifically the South Central Somalia, while Somaliland and Puntland adopted separate constitutions drafted with the help of the International community. For this reason, the Draft Constitution omitted the demarcation of the national borders of Somalia, while the constitutional demarcation of national borders is imperative at this historical moment. - It is not ending the transitional period extended after August 2012 for four more years during the Garowe Conferences. Also, it has nothing to do with the political dispensation for the establishment of new parliament and the election of national leaders. - It introduces ideas, culture and values that could intensify the social and political tension within the Somali society. It weakens the commonality and amplifies the diversity among the Somali communities. It embeds multiple sources of conflict and confusion detrimental to the governance of Somalia so that the latter will vanish as a nation and country. - It ignores the need for soul searching national reconciliation before drafting national constitution. A national consensus on the causes and effects of the civil war and the collapse of the Somali State is paramount for enduring peace in Somalia. It is immoral and political crime to draft a new constitution under the prevailing political and security conditions in Somalia. - It fails to articulate a national vision and a workable national and local system of governance. There is strong belief that instead of federalism decentralization suits best Somalia’s needs for democratic and efficient governance. What is crucial for the Somali people is to negotiate in good faith a workable and hierarchical system of national and local governance that is accountable, trustworthy, sustainable, equitable and self sufficient. - It lacks clarity, simplicity and practicability. It is written as a policy diktat paper. - It devalues the Somali Citizenship and Somali Nationalism. - It is not prepared in adherence to the provisions of the Transitional Federal Charter and in accordance with the required constitution-making process which is completely different from the process of making a law. The critical evaluation of the timing, the role of the international actors, the legitimacy of the process and persons responsible for drafting the constitution, the genuineness of public participation, and the role of the national authority is an important condition for the acceptance or rejection of a constitution. Particularly, the case for Somalia as a failed State requires high attention to legitimacy, stakeholders, participation, and transparency. Prof. Abdiwahid SheikhOsman Qalinle put it eloquently when he said, “Normally, the constitution-making process is a jealously guarded national treasure everywhere else but Somalia.” Unfortunately, International actors controlled the entire process. For the above reasons and others, the overwhelming majority of the people of the “South Central Somalia (90%)” oppose the Draft Constitution. Similarly, the majority of the participants in the consultation draft constitution organized for the Somali Diaspora living in Minneapolis and Columbus expressed their objections to the Draft Constitution. The feedback from the consultations in Europe is the same. In general, the public questioned the motives behind the campaign for a new constitution. The participation of personalities from Puntland and Somaliland in the upcoming Constituency Assembly or new parliament serves only the purpose of muddling the Somali political situation. The agenda for outreach, unity, power-resource sharing on the basis of citizenship cannot go along with the agenda for separation, stand alone under Regional States or total independence pursued by Puntland and Somaliland with the collaboration of the international community. On April 24, President Sheikh Sharif of TFG has publicly repudiated the validity of the Transitional Federal Charter and consequently the legitimacy of the Transitional Federal Parliament after electing lawfully new Speaker (President’s Speech). The President belittled the role of the MPs and threatened anyone opposing his propaganda agenda. TFG leaders seem confident about the replay of 2008 Djibouti process by handpicking 225 new members of parliament under the protection and diplomatic support of AMISOM and Ethiopian forces, and with the financial support of donors. On his part, the Prime Minister Prof Abdiweli M. Ali announced the completion of the draft constitution and dismissed the opponents’ views by arguing that 99 % of the critics did not read the constitution. He has yet to publish the final draft of the constitution for transparency and public comment. I bet that TFG leaders did not read the Draft Constitution either. Otherwise they would not have released the unedited first draft of July 2010 for public consultation in March 2012. The rules of engagement of the AMISOM forces, the Kampala Accord and the Ethiopia’s forces have deprived the Somali Citizens including the MPs of their right to challenge their notorious incompetent and corrupt leaders. A corrupt political system of governance has taken root in “South Central Somalia” with the complicity of the international community. The leaders of Al Shabab and TFG are now using the same threatening language to gain power over the Somali people. It is plainly wrong to believe that the Draft Constitution will secure the actual transition from the transitional government to a permanent one possessing international privileges. Dropping the word “Transitional” will not graduate Somalia from failed state to credible international partner with the right of entering into international agreements or directly receiving bilateral and multilateral foreign aid. Any literate Somali Citizen who wants to believe such claim is someone whose understanding about the legal, diplomatic and economic foundations for international relations and cooperation is limited. In reality, the Draft Constitution has distracted the people of Somalia from addressing systematically and passionately the causes and solutions of the real problems devastating their country. Today, about half of the Somali population is facing famine, malnourishment and insecurity inside and outside Somalia. The fraudulent approval of the Draft Constitution will be another calamity on Somalia. It is the responsibility of every Somali citizen to avoid the happening of that calamity with all legitimate means. Mohamud M. Uluso
  17. Che -Guevara;824849 wrote: Liibaan...Islamic courts were not your traditional Somali culuma, more importantly they were political entity. Islamic Courts was the political wing of Somali Culuma. Similarly, Freedom & Justice Party and Nour Party both have the support of Egyptian Culuma and Egyptian Conservatives in general.
  18. Sheikh Bashiir ” Dastuurka Kama Turjumayo Baahida Guud ee Shacabka Soomaaliyeed” Ha’ada culumada somaaliyeed ayaa waxa ay sheegtay in qobyo qoraalka dastuurka uusan xiligaan heysan waqti ku filan ama lagu diyaarin karo dastuur waxa kalo ay sheegan in dasturkan uusan ka turjimeyn baahida guud ee shacabka somaliyeed. Gudoomiyaha culumada soomaliyeed Sh.Bashiir Axmed Salaad ayaa shegay in dastuurka la heegay in lo samenayo soomaaliya uu ku shegay in uu u baahan yahay in wax badan laga qabto uuna sido kale u baahan yahay in waqti dheer la siiyo. Maalmihii ugu dambeyay ayay aheyd malkii ay qaarka mid ah bulshada aya dhaliil u soo jedinayay habsami u socodka qobyo qoraalka dastuurka iyadoo madaxda Dowlada ay ku adkesatay in la ansixindoono Dastuurka. ____________________________________________________ Hay’ada Culimada Soomaaliyeed oo kasoo horjeesatay ansixinta Dastuurka cusub(Dhagayso) April 28, 2012 Hay’adda culumada Somaliyeed ayaa ka soo horjeesatay dastuurka Qabya qoraalka, qaabka lagu soo diyaariyay iyo qodobo ka mid ah oo ay sheegeen inay dhaliilsanyihiin.Hay,adda ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdishu.wareysi aan la yeelanay Gudoomiyaha Hay’adda Culumada Somaliyeed Shiekh Bashiir Axmed Salaad oo aan ugu horeyn weydiinay waxa uu shirkooda jaraa’id ku saabsanaa.
  19. Che -Guevara;824835 wrote: Where has the Culuma been the last 21 years? You don't remember the Ethiopian Invasion of Somalia in 2006. The reason behind invasion was to support the TFG in Baidoa and to destroy Islamic Courts Union and Somali Culama.
  20. Ha’ada Culumada Somaaliyeed oo Ka Soo Hor Jeesatay Dasuurka Ha’ada culumada somaaliyeed ayaa waxa ay sheegtay in qobyo qoraalka dastuurka uusan xiligaan heysan waqti ku filan ama lagu diyaarin karo dastuur waxa kalo ay sheegan in dasturkan uusan ka turjimeyn baahida guud ee shacabka somaliyeed. Gudoomiyaha culumada soomaliyeed Sh.Bashiir Axmed Salaad ayaa shegay in dastuurka la sheegay in lo samenayo soomaaliya uu ku shegay in uu u baahan yahay in wax badan laga qabto uuna sido kale u baahan yahay in waqti dheer la siiyo. Maalmihii ugu dambeyay ayay aheyd malkii ay qaarka mid ah bulshada aya dhaliil u soo jedinayay habsami u socodka qobyo qoraalka dastuurka iyadoo madaxda Dowlada ay ku adkesatay in la ansixindoono Dastuurka. ____________________________________________________________ Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Iyana Codkooda ku Biiriyey Dadka ka soo Horjeeda Dastuurka Qabya Qoraalka Ethiopia Iyo Ugandiiska Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaloiyeed Shiikh Bshiir Axmed Salaad oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inaysan marnaba ansixin Dastuurka la sheegay in dhawaan la ansixinayo. Guddoomiyaha ayaa ku ciladeeyay Dastuurka qabya qoraaledkiisu dhawaan la damacsan yahay in la Ansixiyo mid aan ku salaysnayn waa siduu hadalka u dhigaye Shareecada Islaamka sidaa darteedna loo baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed ay meel uga soo wada jeestaan. Sheikh Bashiir oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray in markii ay dib u eegis ku sameeyeen Dastuurka ay xukuumaddu dhawaan sheegtay in la so afjaray ayuu sheegey in ay ku jiraan Qodobo ka hor imaanaya Shareecada Islaam Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa ku biiriya qaybaha kala duwan ee Bulshada oo muddooyinkii dambaba qayla dhaan ka muujinayay Hawlaha ansixinta Dastuurka. Guddiga Dastuurka oo dhawaan Saxaafadda la hadlay ayaa sheegey in marka ay soo dhamaystirmaan Hawlaha Dastuurka qabya qoraaleedka in dib loogu celinayo Culumada Soomaliyeed kuwaasoo turxaan bixin ku samaynaya.Mas’uuliyiinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa hore u sheegtay in Dastuurka la hubin doono ka hor inta aan la ansixinin isla markaana wixii qalad loo arko laga saarayo. waxaa abaabulkoodu iminka socdaa Odoyaashii loogu tala galay meel marinta ama ansixinta Dastuurka qayla dhaanta badan ay ka daba yeereyso waxaana la filayey in Xafladii lagu furi lahaa Ansaxinta Dastuurka ay baaqatey ka dib markii ay soo dhameytirmi waayeen Odoyashii Beelaha hase yeeshee waxa Muuqata in Dastuurka Ansaxintiisa ay ka horyimadeen inta badan dadka soomaliyeed ka dib markii lagu arkey Qodobo ka hor imaanaya Shareecadda Islaamka dhinaca kale dadka qaar baa ka soo horjeetay Dastuurka oo ay sheegeen in dalkaan lagu xukumi karo wax aan ka ahayn Kitaabka Alle
  21. Ha’ada Culumada Somaaliyeed oo Ka Soo Hor Jeesatay Dasuurka Ha’ada culumada somaaliyeed ayaa waxa ay sheegtay in qobyo qoraalka dastuurka uusan xiligaan heysan waqti ku filan ama lagu diyaarin karo dastuur waxa kalo ay sheegan in dasturkan uusan ka turjimeyn baahida guud ee shacabka somaliyeed. Gudoomiyaha culumada soomaliyeed Sh.Bashiir Axmed Salaad ayaa shegay in dastuurka la sheegay in lo samenayo soomaaliya uu ku shegay in uu u baahan yahay in wax badan laga qabto uuna sido kale u baahan yahay in waqti dheer la siiyo. Maalmihii ugu dambeyay ayay aheyd malkii ay qaarka mid ah bulshada aya dhaliil u soo jedinayay habsami u socodka qobyo qoraalka dastuurka iyadoo madaxda Dowlada ay ku adkesatay in la ansixindoono Dastuurka. ____________________________________________________________ Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo Iyana Codkooda ku Biiriyey Dadka ka soo Horjeeda Dastuurka Qabya Qoraalka Ethiopia Iyo Uganda Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaloiyeed Shiikh Bshiir Axmed Salaad oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inaysan marnaba ansixin Dastuurka la sheegay in dhawaan la ansixinayo. Guddoomiyaha ayaa ku ciladeeyay Dastuurka qabya qoraaledkiisu dhawaan la damacsan yahay in la Ansixiyo mid aan ku salaysnayn waa siduu hadalka u dhigaye Shareecada Islaamka sidaa darteedna loo baahan yahay in shacabka Soomaaliyeed ay meel uga soo wada jeestaan. Sheikh Bashiir oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray in markii ay dib u eegis ku sameeyeen Dastuurka ay xukuumaddu dhawaan sheegtay in la so afjaray ayuu sheegey in ay ku jiraan Qodobo ka hor imaanaya Shareecada Islaam Guddoomiyaha Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa ku biiriya qaybaha kala duwan ee Bulshada oo muddooyinkii dambaba qayla dhaan ka muujinayay Hawlaha ansixinta Dastuurka. Guddiga Dastuurka oo dhawaan Saxaafadda la hadlay ayaa sheegey in marka ay soo dhamaystirmaan Hawlaha Dastuurka qabya qoraaleedka in dib loogu celinayo Culumada Soomaliyeed kuwaasoo turxaan bixin ku samaynaya.Mas’uuliyiinta Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa hore u sheegtay in Dastuurka la hubin doono ka hor inta aan la ansixinin isla markaana wixii qalad loo arko laga saarayo. waxaa abaabulkoodu iminka socdaa Odoyaashii loogu tala galay meel marinta ama ansixinta Dastuurka qayla dhaanta badan ay ka daba yeereyso waxaana la filayey in Xafladii lagu furi lahaa Ansaxinta Dastuurka ay baaqatey ka dib markii ay soo dhameytirmi waayeen Odoyashii Beelaha hase yeeshee waxa Muuqata in Dastuurka Ansaxintiisa ay ka horyimadeen inta badan dadka soomaliyeed ka dib markii lagu arkey Qodobo ka hor imaanaya Shareecadda Islaamka dhinaca kale dadka qaar baa ka soo horjeetay Dastuurka oo ay sheegeen in dalkaan lagu xukumi karo wax aan ka ahayn Kitaabka Alle _________________________________ Sheikh Bashiir ” Dastuurka Kama Turjumayo Baahida Guud ee Shacabka Soomaaliyeed” Ha’ada culumada somaaliyeed ayaa waxa ay sheegtay in qobyo qoraalka dastuurka uusan xiligaan heysan waqti ku filan ama lagu diyaarin karo dastuur waxa kalo ay sheegan in dasturkan uusan ka turjimeyn baahida guud ee shacabka somaliyeed. Gudoomiyaha culumada soomaliyeed Sh.Bashiir Axmed Salaad ayaa shegay in dastuurka la heegay in lo samenayo soomaaliya uu ku shegay in uu u baahan yahay in wax badan laga qabto uuna sido kale u baahan yahay in waqti dheer la siiyo. Maalmihii ugu dambeyay ayay aheyd malkii ay qaarka mid ah bulshada aya dhaliil u soo jedinayay habsami u socodka qobyo qoraalka dastuurka iyadoo madaxda Dowlada ay ku adkesatay in la ansixindoono Dastuurka. ____________________________________________________ Hay’ada Culimada Soomaaliyeed oo kasoo horjeesatay ansixinta Dastuurka cusub(Dhagayso) April 28, 2012 Hay’adda culumada Somaliyeed ayaa ka soo horjeesatay dastuurka Qabya qoraalka, qaabka lagu soo diyaariyay iyo qodobo ka mid ah oo ay sheegeen inay dhaliilsanyihiin.Hay,adda ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdishu.wareysi aan la yeelanay Gudoomiyaha Hay’adda Culumada Somaliyeed Shiekh Bashiir Axmed Salaad oo aan ugu horeyn weydiinay waxa uu shirkooda jaraa’id ku saabsanaa.
  22. Paragon;824813 wrote: Another thing, don't the secessionists know that the very reason why Khaatumo folk oppose the constitution may have more to do with their ill-placed rivalry towards Faroole's clan name than any sound policy considerations? What you have against KHaatumo People? I see you doubt Khatumo people intentions, similarly the majority of Somali doubt the intentions of those who support the fake constitution. Somali people don't trust Warlord Faroole & his pirates. The real reason why Khaatumo people and majority of Somali People oppose the fake constitution is because there is lack of Somali ownership in constitutional processes, Somali people have no say at all in the process. Paragon;824813 wrote: Sidelining Puntland clans by commencing a Hargaysa-Muqdisho alliance wouldn't help the Somali republic one bit. Likewise, Insulting Khaatumo Clans and sidelining Khaatumo Clans by Warlord Siilaanyo & Warlord Faroole and their unholy Hargeysa-Garowe alliance wouldn't help Somali Republic. Warlord Siilaanyo and Warlord Faroole & co must stop insulting Khaatumo People.
  23. Killing Of Traditional Elder The killing of a traditional elder, who was also a UK passport holder, in the self-declared autonomous region of Puntland, northeastern Somalia, was accidental, Isma'il Warsame, chief of cabinet of the Puntland leader, Col Abdullahi Yusuf, told IRIN on Monday. Sultan Ahmad Mahmud Muhammad, better known as Sultan Hurreh, was killed on Saturday in the village of Kala-Bayrkah, 50 km south of Garowe, the region's capital. According to Isma'il, Sultan Hurreh, who had opposed Abdullahi Yusuf, was one of those targeted for arrest by the Puntland security forces, "because of his association with extremist elements". "He died in a shoot-out between his guards and security forces, who were trying to apprehend him", he said. "It was unintentional, and we regret that it happened", he added. However, a journalist eyewitness, who requested anonymity, told IRIN that the killing of Sultan Hurreh, had been deliberate. According to this source, a convoy of vehicles escorting Abdullahi Yusuf, who was moving from Garowe to Galkayo, passed Sultan Hurreh's Land-Cruiser on the way. Recognizing the car, then two technicals (battle-wagons) sent to intercept Hurreh caught up with him at Kala-Bayrkah, "and he was killed by the militia, who opened fire". "There was nothing accidental about it. His two guards did not put up any resistance since they were surrounded", said the source. Sultan Hurreh, like Abdullahi Yusuf is a member of the Umar Mahmud sub-clan of the **********, had been one of the strongest critics and opponents of Abdullahi's administration, said the journalist. Hurreh was one of the elders who met in Garowe last year and elected Jama Ali Jama as president, he added. "There was no love lost between the two." The killing is likely to create tension in Galkayo, which is the home town of both the deceased and Abdullahi Yusuf. However, Isma'il told IRIN that elders were meeting to investigate the killing, and that "we don't expect the incident to create any political or security concerns". Meanwhile, Isma'il has denied that the success of Abdullahi Yusuf's military operations led to widespread human rights abuses. A group calling itself the Human Rights Organisation (HRO), based in Qardo, 240 km south of Bosaso, has accused Abdullahi Yusuf of large-scale arrests of people suspected of opposing him. In a statement made available to IRIN, the HRO said "the figure of civilians arrested and imprisoned or abducted on the orders of Col Yusuf is 102". Isma'il Warsame described these accusations as "pure fabrication", and said that the actual number of people detained was two. "We are not arresting anyone. We are in fact releasing the prisoners of war captured in the fighting," he asserted. ______________________ The deceased traditional elder is Sultan Ahmed Mohamud Mohamed best known as Sultan Hurreh. MOGADISHU, 08/19 - There`s growing tension Sunday in Galkaio town following the killing Saturday of a well known British-Somali national sultan in the Kala-Bayrkah village, about 60 km south of Garoweh town, the capital of the semi-autonomous regional government of Puntland. The deceased traditional elder is Sultan Ahmed Mohamud Mohamed best known as Sultan Hurreh. According to eyewitnesses who do not want to be named, a convoyof several battle wagons escorting Colonel Abdullahi Yussuf Ahmed from Garoweh town stopped as soon as they passed through the village after they probably have recognized the truck of Sultan Hurreh. "Two battle wagons with nearly 20 heavily armed men immediatelydrove back and one truck stopped just in front of the Sultan`s vehicle and the other stopped just behind it," said the eyewitness. "Some of the gunmen opened fire, and as the Sultan tried to getdown from the vehicle he was shot dead on the spot," the eyewitness added. The body of Sultan Hurreh was driven back to Galkaio where he left earlier in the day and he was buried Sunday morning in the graveyard of the town with the participation of most of the traditional leaders in Puntland. There`s no word as yet from Colonel Yussuf`s administration over the killing of Sultan Hurreh, but it is known that late Sultan Hurreh has strongly opposed to Colonel Yussuf`s political doctrine in Puntland. Sultan Hurreh has been one of those elders who deprived ColonelYussuf from the presidency of Puntland in the meeting in Garoweh town last year and has lately been supporting ousted president Jama Ali Jama.
  24. KHaatumo State Of SOmalia Celebrates 100 Days of Achievements & Successes
  25. KHaatumo State Presidential Palace KHaatumo State Presidential Palace KHaatumo State Presidential Palace KHaatumo State Presidential Palace KHaatumo State Presidential Palace