Liibaan
Nomads-
Content Count
4,722 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Liibaan
-
Jaaliyadda Khaatumo Ee Seattle Qado Sharaf U Samaysey Ra'iisal Wasaarihii Hore Prof. Mohamed Farmaajo-(Sawiro)- Lasanod Online. Wednesday, May 02, 2012 Seattle,(lasanod Online)- Maalinimadii Axada ee April 29keedii ayaa Jaalliyada Khaatumo State of Somalia la qaadatay qado sharaf.. si aad u heersaraysay loo soo agaasimay ra`isal wasaarihii hore ee Somalia ahna xoghayaha guud ee xisbiga Tayo mudane: Mahamed Abdillaahi Faramaajo oo maalmahanba booqasho ku joogay magaalada Seattle. Daawo Sawiro Xafladan ayaa ka dhacday mid ka mida hudheelada safka hore kaga jira martisoorka aduunka, kaas oo ku yaal biyaha bada Pacifiga dusheeda, Ka sokow casuumada ra`isal wasaaraha ,madashani waxay kulmisay labada beelood ee waalaalaha ah ee *********** iyo Sede oo si niyadsami badani ka muuqatay kaftan googoos ah iyo is xog waraysi hooseba dhexmaray. Waxaana kulanka furay gudoomiyaha Jaalliyada Khaatumo State ee Seattle mudane Cabdisayid Jaamac Saleebaan oo gacmo furan iyo qalbi furanba ku soo dhaweeyey martisharaftii xaflada ka soo qaybgashay. Intaa ka dib waxaa isaguna khudbad dhinacyo badan taabanaysay aadna loogu riyaaqay ka soo jeediyay madasha Eng. Nuur Maxu`d Gaas oo ka mid ah Golaha Marjaca ee Khaatumo State isagoo mudane Faramaajo uga mahadceliyay mudadii yarayd ee uu xilka hayay iyo waxqabadkii weynaa ee uu dalka ku soo kordhiyay.Wuxuuna u rajeeyey in Illaahay la garabgalo dadaalka is bedeldoonka ah ee uu wado. Waxaa isaguna khudbad aad qiima badnayd ka soo jeediyay madasha Col. Hussein Caateeye oo ah halgamayaasha Khaatumo State. Kornaylku wuxuu ka waramay taariikho hore,wuxuuna hoosta ka xariiqay in midnimada la xoojiyo.Iyadoo labada beelood ee walaalaha ahi leeyiihiin xidhiidh iyo iskaashi qotadheer oo soo jireen ah, ilaa maantana aan wax u kordha mooyee marnaba hoos u dhac ku iman. Sidoo kale waxaa isna madasha ka hadlay Axmed Ugaas Cumar Ugaas Xirsi oo ku nuuxnuuxsaday in la xoojiyo midnimada beelaha walaalaha ah, isagoo tilmaamay in dadku yahay wiil iyo adeerkii iyo wiil iyo abtigii, isagoo hadalkiisii sii watana wuxuu yidhi "Waxaynu nahay isku mid dhamaanteen." Ugaasku wuxuu umada Soomaaliyeed ugu duceeyey in Illaahay dhibta ka saaro, wanaagna ugu bedelo shidooyinkan soo noqnoqnaya. Waxaa isaguna madasha ka hadlay Suldaan Maxamuud (Suudi) oo si guud iyo si gaar ahaaneedba uga hadlayi qiimaha midnimadu leedahay wuxuuna Suudi tilmaamay in cadaaladii weli laalantahay dhibtuna halkaa Soomaali ka haysato, wuxuuna hadalkiisii ku khatimay mahadnaq balaadhan oo uu u jeediyaya Jaalliyada Khaatumo ee Seattle. Ugu danbayntii waxaa gabagabadii kulankii soo xidhay mudane Faramaajo oo ku hadlayay magaca xisbiga Tayo ee Soomaaliyeed, Faramaajo wuxuu sharaxaad ka bixiyay xisbiga uu odayga ka yahay iyo himilooyinkiisa, wuxu sidoo kale xusay in Soomaalidu mushkiladeeda iyadu xalisato oo aanay shisheeye uga fadhiyin inay wax u qabtaan. "Guulaha milatery ee dawladaydii gaadhay waxaa aniga igala miisaan badan dib u heshiisiinta ay ka dhex waday shucuubta Soomaalida, taas oo meelo badan oo dab ka shidnaa Ilaahay nagu guuleeyey inaan demino." Ayuu yidhi mudane Faramaajo. Wuxuu intaa raaciyay inaan laga daalin suluxa umada Soomaalieed dhexdiisa laga wado ha ahaado qoys,beelo ama gobolo intaba, wuxuuna ku dardaarmay in midnimada umada Soomaaliyeed la xoojiyo meelna looga soo wada jeesto. Kulankan oo haa mid qaatay saacado daban ayaa ku ku soo gabagaboobay jawi aad u heer sareeyey oo is faham iyo farxad badani ka muuqatay. Copyright © 2012 Lasanod.com
-
kingofkings;825569 wrote: must be painful to see Faroole leading Somalia, while Khalif is forced to run from place to place. hey, at least you know where you belong. You dreaming if you think your clan warlord is leading Somalia. The reality is warlord Faroole is only leading his pirate mafia. Prof Cali Khaliif is a well respected statesman, only small minority of pirates hates Prof. Cali because he is against piracy.
-
kingofkings;825564 wrote: i wouldn't talk if i were you. at least, PL politicians do not sell our children for laluush. :rolleyes: i wouldn't be surprised if you did the same. laluush must run in the family. however, if you are expecting some sort of laluush, as Mudane Madaxweyne Faroole once said euphemistically, terrorists will not be tolerated. Warlord Faroole is the #1 terrorist himself, mida kale pirates ka yaa ka laaluush iyo xaaraan cun badan.
-
kingofkings;825552 wrote: no need to project your lies to Mudane Madaxweyne Faroole, but i ask again, why not say millions or billions. it's not like anyone on sol is going to argue with you. i won't correct you or argue with you. it's just that if you are going to lie, lie good. I will never say there is millions or billions of people in small somali town like Galgala or Goldogob. But for sure the certified liar Warlord Faroole will not hesitate to say there is billion people living in Galgala, and most of them are terrorists. What do we expect from creature like Faroole, who is certified Warlord, certified liar, certified thief, certified pirate, certified mass murderer/killer, etc.
-
Somalia;825535 wrote: Faroole is purer than the thief you are supporting, who steals millions from a project that could change Somalia's economy? Most Somalis agree Warlord Faroole is one of the worst Warlords and pirates in Somalia. The mass murderer stole millions, but he also killed thousands of innocent muslim somalis in Galgala, Goldogob, and other towns.
-
xiinfaniin;825524 wrote: Haddaanan Khaatumo saaxibo kulahayn oo caqliga Caaliyah iyo Liibaan aan aqristo , CaliKhaliif na idaacadaha ka dhegeysto waa nici lahaa . Sheeko meesha ku heysaa, hadii runta laga hadlo maaha in laga gubto. Shacabka Khaatumo waxa ee ku naceen Maamulka Puntland, waa caqli yarida Warlord Faroole Iyo taageerayaashiisa sida Xiin, Dr. Osman, Mr. Puntland, Mooge, Makulaalow, etc. Mar kasta oo shacabka Khaatumo dhageystaan Idaacadaha waxa ee maqlaan Faroole oo caayaya aflagaadeenaya SSC Iyo Khaatumo, mar uu ku sheego argagaxiso, mar ku sheego tuug, mar uu ku sheego, cadow, mar uu ku sheego waa nabad diid, etc. Anuu waxaan la yaabay waxa ee ku jecladaan Warlord Faroole, Iyo Cadaawada ee Prof Cali Khaliif u qabaan Reer barigu. Waxa loolo dagaalamayo Prof Cali Khaliif Iyo Prof Farmaajo waa madaxa kor u qaadeen oo mar baa Prime Minister noqoteen. Sababta kale ee loola dagaalamayo waa dadkiina ama gobolkiina ayaa taageerteen.
-
Professor Muusa Suudi Yaloxow oo diiday dustuurka cusub.
Liibaan replied to Mukulaalow's topic in Politics
Raamsade;825502 wrote: Goormuu Muuse Suudi noqdey Professor? lol Muuse Suudi waxaa lagu yaqaanay Budhcad badeeed iyo Budhcad Beriga, waaba mushkilah hadii budhbadeedkii oo dhan sheegtaan Professor Iyo aqoon. -
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;825410 wrote: Dad yar dano gaar ah wato with their shisheeye sandulis Soomaalida dhan uguma dhigi karaan waxeenan rabin. Waa runtaa MMA, dad yar baa dano gaar ah wata Iyo Dowlado shisheeye ayaa waxa lagu sheegayo Roadmap ama Dastuur ka danbeeya. Waxaa la rabaa in shacabka Soomaaliyed la afduubo, waa gumeysi cusub.
-
Diidmadii Ugu Xooga Wayneyd ee Looga Soo Horjeedo Dastuurka Shisheeyaha oo Ka Dhacaya Magaalada Muqdisho )Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaano ka tirsan Barlamanka KMG Soomaaliya, saraakiil ciidan, siyaasiyiin, aqoonyahano, waxgarad, culumaa’udiin iyo odayaal dhaqameedyo oo ka soo jeeda beelaha ****** ayaa shalay waxa uu ka dhacay Hoteelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho, kaas oo looga soo horjeeday dastuurka. Prof. Max’ed Faarax Jimcaale oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ahna nin asiyaasi ah oo ka soo jeeda beelaha ****** ayaa waxa uu shacabka ugu baaqay in laga foojignaado qatar uu sheegay in ay ku soo wajahantahay dalka, isagoo xusay in loo baahanyahay in dalka, dadka iyo diinta laga difaaco dulaan sida uu sheegay beesha caalamka ay ku soo qaaday Soomaaliya oo lagu doonayo in magaceeda lagu baabi’iyo sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu sheegay in Dastuurkaan qabyada ah ee ay dabada ka riixeyso xukuumada KMG Soomaaliya uu yahay mid lagu baabi’inayo jiritaanka umadda Soomaaliyeed, sharafkii uu lahaa dalka Soomaaliyana meel looga dhacayo. Xildhibaan Muuse Suudi Yalaxow oo ka tirsan Barlamanka KMG kana soo jeeda beesha ****** oo kulankaasi hadal dhinacyo badan taabanayay ka jeediyay ayaa waxa uu sheegay in madaxda dowladda howlihii loo idmaday ay ku fashilmeen, islamarkaana Dastuur qabyo ah oo shacabka intiisa badan ay ka soo horjeedaan ay ku howlanyihiin. Muuse Suudi ayaa waxa uu intaasi ku daray in si kasta oo ay u xumaadaan masuuliyiinta dowladda, xildhibaanada Beelaha ****** aysan u cuntami doonin waxyaabaha ay ku kacayaan, iyo talaabada ay shacabka Soomaaliyeed ugu qasbayaan qabyo qoraaleedka Dastuurka. “Aan hotel iska deganaano, lacagna aan iska qaadano, laakiin maantadaan la joogo, maxaad noogu sheegi weyseen ayaa hawiyow nagu filan, hadaba waan idiin sheegnay waxba kama ogin, lama socono, aniga madaxweynaan ahay iyo dastuurka la iskuma doorsan karo, aniga xildhibaanaan ahay iyo dastuurka la iskuma doorsan karo” ayuu yiri xildhibaanka. Xildhibaanka ayaa xusay in aan la isasiin karin waxyaabo saameyn ku yeelanaya caruurta soomaaliyeed iyo kuwa ay sii dhalayaan iyo xil mudo sedax sano ah la sii heynayo, isagoo carabka ku dhuftay in reer ahaan aysan Dastuurka ugu taageeri doonin Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Gen. Yuusuf Max’ed Siyaad Indhacadde oo ka tirsan saraakiishii ka qeyb galay kulankaasi ayaa waxa uu isna sheegay in mugdi aan lagu ridi karin aayaha Soomaaliya, waxaana uu intaasi ku daray in laga foojignaado ansixinta qabyo qoraaleedka Dastuurka, maadaama cid ansixineysa meesha ay ka yimaadeen iyo halka ay ka soo jeedaan aan la aqoon. “Mayeeleyno ilaa 135 odey oo meel ay ka imaadeen aan la aqoon oo Dastuurka ansixinaya waa mugdi waayo, mugdigaasi ma yeeleyno, haloo keeno aqoonyahanada, siyaasiinta, dhaqanka iyo culimada waxaan jeebka lagu sito oo la leeyahay waan ansixinaa suurta gal ma’ahan” ayuu yiri Indh-cadde.
-
kingofkings;825487 wrote: ^^^ soo much calacal. what was the Conference in Mogadishu about:confused:, the Garowe Principles I and II about:confused:, and finally, what was the London conference about:confused: And can you honestly say Somalis stakeholders did not participate in all of those conferences or are you mad because your uncle was excluded.:confused::rolleyes: The fact is only few people participated all those Conferences, the majority of Somali people didn't like the so-called Roadmap process, major stakeholders were excluded from the process. Somali clerics/ religeous leaders, Somali intellectuals, the people of the Capital Mogadishu, Southern Somalia, Azania, Khaatumo, Galmudug, Somaliland, Awdal, and many more Somali Regions oppose the so-called Roadmap Process.
-
Duufaan;825475 wrote: That has been the case. puntland with Faroole does not have firends. the proplem is about the Roadmap process, not the conistition as they modified. I agree with you Dufaan, the root cause of the problem is the current Roadmap process, Somali people were not consulted, can you imagine Somali people including the president have no say at all. Somali people need comprehensive and inclusive Somali-owned reconciliation/peace process. The so-called road map process is unfair and unacceptable, because Somali people were excluded from full involvement in the decision-making process.
-
xiinfaniin;825385 wrote: ^^I know and agree But the Puntland keys are with an accountant ninyahow , dagaaladda maalin ba mid baa lagalaa ee maanta dastuurka ila baasi ninyahow. Waad ogtahay I have a soft spot for the plight of Laascaanood, inkastoo nin waalani makarafoonkii Khaatumo hadda haysto , laakiin Khatumo is me and I am Khatumo Waaa maxay munaafaqnimadu waryaa, hadii xaqiiqda laga hadlo oo runta la isku sheego, nin waalan oo jiran oo cuqdad qaba oo cadaawad ka buuxdo ayaa makarafoonka Puntland haysta. Waxa uu ku hadlo ninka waalan ee Faroole wax qof miyir qaba maaha. waxaa uu yidhi SSC/KHaatumo waa cadow, waa argagaxiso, waa dumar iyo caruur, waa ku caydha ku nool, waa nabadiid, wax kasta oo xun oo cay ah ayuu ku sheegay shacabka Iyo Maamulka Khaatumo. Waxa uu kasoo horjeestay in la dowlada Soomaaliyeed aqoonsato Khaatumo, waxa uu kasoo horjeestay, in qof ka socda ama taageersan Khaatumo/SSC uu noqdo wasiir, ninkiina waalan naga qabsada. No one is against Puntland, but Puntland Admin is against both SSC & KHaatumo. Hadii ee Maamulka Puntland Iyo Taageerayaasha Puntland ee joojin lahaayaan dagaalka ee ku wadaan Maamulka Iyo Shacabka Khaatumo waxbaa hagaagi lahaa. xiinfaniin;825385 wrote: But the Puntland keys are with an accountant ninyahow Puntland keys are with mad warlord xiinfaniin;825385 wrote: , dagaaladda maalin ba mid baa lagalaa ee maanta dastuurka ila baasi ninyahow. Dastuurkan la wadwado waa xaaraan, Wax dan ah oo shacabka soomaaliyeed ugu jira majirto. Waa run dagaalada maalin ba mid baa lagala, lakiin nin kasoo horjeedo jiritaankeena iyo horumarkeena, oo diidan inay dowlado na aqoonsato ama na soo dhoweyso, hadana ku leh Datuur ila baasi, waa cajiib.
-
Maleeshiyada Warlord Faroole oo Xidhay Suldaan C/Qaadir Ciise Iyo Baaq Loo Dirayo In Xoriyadiisa Loo Soo Cesho,{Video Waraysiga loo xidhay Suldaanka http://horufadhi.com/suldaan.php Suldaan Jaamac Xasan Ibraahim oo ka mid ah Duubabka dhaqanka ee Somaliyeed Mudona Degenaan Gobolada PL wuxuu ka hadlay Xadhiga Loo Gaystay Suldaan C/qaadir Ciise oo Ciidamada Amaanka Maamulka Puntland ku Xidheen Dhawaan Garoowe iyo Waliba Xadhiga Siyaasi Bile Maxamuud Qabowsade oo isna Bosaaso ku Xidhan. Suldaanka ayaa Dowlada Puntland Madaxdeeda Sare ugu baaqay inay dib u eegaan Xadhiga Labadaasi Ruux isla markaana Hadii ay Danbi Leeyihiin Sharciga La Hor keeno. Suldaan Jaamac wuxuu ka mid ahaa Duubab isna lagu xidhay Puntland sida uu sheegay weeyaane, wuxuu ku cel celiyay in Ismada dhaqanka aan la Fara Galin karin. Hadalka Duub dhaqameedkan ayaa imanaya xili uu Mudo xidhan yahay Siyaasi Bile Maxamuud Qabowsade kaasi oo lagu xidhay Magaalada Ganacsi ee Puntland. Sidoo kale Suldaan C/Qaadir waxa lagu xidhay Bosaaso isaga oo la Filayo in Suldaanka lagu haysto Warar uu Siiyay Warbaahinta layska arko isaga oo wakhtigaasi ku Sugnaa Magaalada London. Waraysi Suldaanka Hoos ka Dhegayso. suldaan faroole ka cabanaya
-
Culumada Somaaliyeed oo Ka Soo Hor Jeesatay Dasuurka Xabashida & Ugandiiska Ha’ada culumada somaaliyeed ayaa waxa ay sheegtay in qobyo qoraalka dastuurka uusan xiligaan heysan waqti ku filan ama lagu diyaarin karo dastuur waxa kalo ay sheegan in dasturkan uusan ka turjimeyn baahida guud ee shacabka somaliyeed. Gudoomiyaha culumada soomaliyeed Sh.Bashiir Axmed Salaad ayaa shegay in dastuurka la sheegay in lo samenayo soomaaliya uu ku shegay in uu u baahan yahay in wax badan laga qabto uuna sido kale u baahan yahay in waqti dheer la siiyo. Maalmihii ugu dambeyay ayay aheyd malkii ay qaarka mid ah bulshada aya dhaliil u soo jedinayay habsami u socodka qobyo qoraalka dastuurka iyadoo madaxda Dowlada ay ku adkesatay in la ansixindoono Dastuurka. __________________________________________ Somali Clerics, Scholars: " Somali Culama and Somalia People In General Are Not Consulted in Drafting Constitution" MOGADISHU: a well-organized meeting held in Mogadishu with officials from cleric’s council of Somalia, scholars, elders and honorable members of the parliament, said the recently concluded constitution is not in line with Islamic values. The head of the cleric’s council of Somalia Sheik Bashir Ahmed Salad who talked at the meeting expressed his view on the much funded draft constitution that was recently announced its conclusion completely by Somalia PM. “The constitution writing process did not follow Somalia’s interest due process and it did not involve different sections of the community. The process was spearheaded by foreign organizations and individuals who were also the financiers, not Somali people,” he added. Also the other dignitaries, including scholars, University students and women at the gathering unanimously opposed the draft constitution, saying Somali people living all over the world were not consulted during the drafting of the constitution that is finally announced over by the government of Somalia. Recent days, there are alarming increase of debates on the constitution after Somalia’s Transitional Federal Government announced it concluded the drafting of the constitution, the clerics council of Somalia said there are clauses in the constitution that is not in line with the Islamic principles. Mogadishu
-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;824927 wrote: I had never agreed any article Culusoow qoray, but this one waa ku wada raacsanahay. Again, what exactly was wrong with 1960 axdi oo la wada badalo taas. Wax waa lagu dari karay, but la wada badalo. Dad yar dano gaar wato iyo shisheeye dalka ma wada isticmaali karaan. Soomaaliya Soomaali dhan leh, kana dhaxeysaa. You're right MMA, the vast majority of Somali People rejected the fake constitution, because the document is written by foreigners and Somali people were not consulted in the drafting of the constitution. There is clearly lack of Somali ownership in constitutional processes, Somali people have no say at all in the process. Somali people need their own indigenous constitution, and they don't want foreign or imported constitution.
-
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Liibaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalia;824918 wrote: ^^ This is what we are dealing with in the 21st century. Presently, the world is dealing with ancient Problem - Piracy in Somalia. Faroole and his pirates must understand they don't belong to this modern world of 21 Century. Piracy is an old problem, form of armed robbery which is now again attracting attention, mainly because of the surge of pirate attacks off the coasts of Somalia -
Abdul;824913 wrote: He seems to be moving away from the contitution and towards the people who are opposed to it. Well Done Mr. President, Sheikh Shariif should listen to the vast majority of Somali people who oppose the fake constitution.
-
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Liibaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalia;824912 wrote: ^^ LOOOOOOOOOOOOOOOOL attack on freedom of speech.. Based on what statistics have the "majority" rejected this? Just because Khaliif Galayr and the moryaan companions have rejected it doesn't mean it won't get passed. In fact, Liibaan, tell us what you and your thief reject, which articles? Mr. Puntland, You and your Piratelord, Murderer, Killer, thief, War Criminal Warlord Faroole Dhiigyacab should worry about the crackdown on piracy business. -
Professor Cali Khalif Galaydh rejects the new constitution
Liibaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Abdul;824901 wrote: Majority of Somalis rejected this constitution and attacking professor Galaydh for expressing his opinion is rather cheap to say the least. Well Said Brother Abdul, the vast majority of Somali People rejected the fake constitution, Professor Cali Khaliif will keep expressing his own opinion. And Warlord Faroole and his supporters can continue with their 'Disgraceful, despicable, desperate, and cowardly' attacks on freedom of speech and freedom of expression as usual. -
Saado cali insults and curses khatumo website editors
Liibaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Garoowe: Mid Kamida Salaadiinta Puntland oo Xabsiga La Dhigay Suldaan lagu magacaabo Suldaan C/qaadir Ciise oo loo yaqaan Dhagas ayaa lagu xiray magaalada Garoowe ee caasimada dowlada Puntland. Oday dhaqameedkan oo kamida Issimada Puntland wuxuu kasoo jeedaa beesha Muuse Saleebaan ee degta gobollada Bari iyo Karkaar, wuxuuna muddo dheer ku noolaa dalka Britain magaaladiisa London. Suldaanka ayaa la qabtay xilli uu Garoowe soo galay, waxaana lagu hayaa xabsiga ayuu noo xaqiijiyey mid kamida ehelada Suldaan C/qaadir oo nala soo xiriiray. Sababta ka dambeysa xiritaanka Issimkan si dhab ah looma oga, balse waxaa la aamisan yahay inay xiriir la leedahay inuu kamid ahaa dadkii kasoo horjeeday in xukuumada Madaxweyne Faroole iyo Baarlamaankaba ku darsadaan muddada xafiiska ay joogayaan Hal Sano oo dheeri ah. Intii uu joogay Britain Suldaanku wuxuu sidoo kale si toos ah uga qayb qaadan jiray doodo, iyo barnaamijyo lagu dhaliilayo xukuumada Puntland, isagoo dhowr jeer kasoo muuqday barnaamij caan noqday oo lagu magacaabi jiray PUNTLAND IYO MAANTA oo ka bixi jiray taleefashinka Somali-Channel, Barnaamijkaas oo diirada lagu saari jiray khaladaadka xukuumada. Billihii u dambeeyey waxaa sii kordhayey xariga loo geysanayo dad la aamisan yahay inay kasoo horjeedaan xukuumada Puntland walina ma jirto cid maxkamad loo soo taagay eedeyn ah inay dowlada ku kacsan yihiin ama khatar maleegayeen. Wali waxaa xabsiga Boosaso ku jira Siyasi Bille Qabowsade oo xilal ka duwan kasoo qabtay xukuumada Puntland, iyo waliba wariye Cuuke oo u shaqayayey idaacada Codka Nabada. Waxaa kaloo isagana wali gacanta dowlada ku jira nin xildhibaan Puntland ka ahaan jiray oo lagu magacaabo Maxamed Yusuf, kaasoo isagana aan wali lasoo taagin maxkamad. __________________________________________ GalgalaNews:- Isimo Puntland ugu Baaqay inay Sii Dayso Suldaan C/qaadir iyo Siyaasi Bile Qabowsade DHEGAYSO http://www.galgalanews.com/?p=11829 Garoowe (GalGalanews) – Suldaan Jaamac Xasan Ibraahim oo ka mid ah Duubabka dhaqanka ee Somaliyeed Mudona Degenaan Gobolada PL wuxuu ka hadlay Xadhiga Loo Gaystay Suldaan C/qaadir Ciise oo Ciidamada Amaanka Maamulka Puntland ku Xidheen Dhawaan Garoowe iyo Waliba Xadhiga Siyaasi Bile Maxamuud Qabowsade oo isna Bosaaso ku Xidhan. Suldaanka ayaa Dowlada Puntland Madaxdeeda Sare ugu baaqay inay dib u eegaan Xadhiga Labadaasi Ruux isla markaana Hadii ay Danbi Leeyihiin Sharciga La Hor keeno. Suldaan Jaamac wuxuu ka mid ahaa Duubab isna lagu xidhay Puntland sida uu sheegay weeyaane, wuxuu ku cel celiyay in Ismada dhaqanka aan la Fara Galin karin. Hadalka Duub dhaqameedkan ayaa imanaya xili uu Mudo xidhan yahay Siyaasi Bile Maxamuud Qabowsade kaasi oo lagu xidhay Magaalada Ganacsi ee Puntland. Sidoo kale Suldaan C/Qaadir waxa lagu xidhay Bosaaso isaga oo la Filayo in Suldaanka lagu haysto Warar uu Siiyay Warbaahinta layska arko isaga oo wakhtigaasi ku Sugnaa Magaalada London. Waraysi Suldaanka Hoos ka Dhegayso. suldaan faroole ka cabanaya. -
Saado cali insults and curses khatumo website editors
Liibaan replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
VIDEO: Suldaan C/qaadir Ciise Axmed (Dhagas) oo Warlord Faroole Ku Tilmaamay Mid Aan Dhageysan Shacabka Qeybihiisa Waxgalka Ah uldaan C/qaadir Ciise [Dhagas] oo ka mid ahaa Ismadii Puntland ee ay ku caana Shubteen Beel ka mid ah Beelihii Dhistay PL ayaa Garoowe lagu xidhay. Suldaanka wuxuu ahaa nin aad u dhaliila Siyaasad Madaxwaynaha Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud [Faroole] waxana uu Warbaahinta lasyak Arko ka sheegi Jiray Hadalo dhaliil ah oo ku Socda Hogaanka PL Suldaan C/Qaadir wuxuu Mudo ku Noolaa dalka UK halkaasi oo aad uga dhex Muuqday Barnaamijkii Ka Bixi Jiray TV-ga Somalichannel ee loogu Magac daray ‘Puntland iyo Maanta’ Xadhiga Suldaankaasi kama aysan hadlin Dowlada Puntland Gaar ahaan Laamaha Amaanka ee Maamulkaasi. GalGalanews ayaa Dhowr Jeer Baahisay Codad uu leeyahay Suldaanku isaga oo Xidhiidh la Soo Samayn Jiray Wariyaasha Mareegtan. Hoos waxaad ka Arakaysaan Muuqaalka Doodii ka Bixi Jirtay TV-ga Somaliya Channel waxana Doodaasi lagu qabtay Magaalada London, Doodaasi oo Looga hadlayay Markaasi Marxalada ay Puntland marayso waxa Suldaanka kala qayb Galay Eng Abshir Muuse oo ahaa Ragii Dhisay Puntland. Hoos Ka Daawo Muuqaalka. " frameborder="0" allowfullscreen>