Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Somali President Sheikh Shariif is missing Sheikh Shariif needs some rest
  2. KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya
  3. KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya
  4. KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya
  5. Markale Iyo Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Wacdaro Kamuujisay ShirWeynihii Soomaaliya ee Istanbul Turkey Warar Iyo Sawiro Horudhac Shirka waxaa furay wasiirka arimaha dibedda ee Ahmed D dalka turkiga i saga oo si kooban uga hadlay roadmap iyo Garowe 1-2. Intaa dabadeed waxaa codbaahiyaha lagu soo dhoweeyey Raisalwasaaraha Turkiga Mudane Erdogan oo isagu qudbad qiiro leh ka jeediyey madasha shirka wuxuu aad uga hadlay xaaladda dhabta ah ee ka jirta dalka Somaaliya, wuxuuna si gooni ah u soo qaatay arin xusuus gooni ah ku reebtay isaga taasoo ah in wiil yar oo Soomaali ah oo arkay safarkii u tegay dalka soomaaliya in mudo yare isaragoodii u geeriyooday macaluul iyo nafaqadaro.” Drama of somalia is a drama of humanity” kelmedahaasi waxa shirka ka yidhi raiisul wasaaraha dalka Turkiga mudane Erdogan.Wuxuu Erdogan kula dardaarmay beesha caalamka in arimaha soomaalidda kadayaan docfurka ay marwalba sameeyaan arimahana hal meel looga soo wadajeensaddo.Waxa uu Erdogan soo qaatay maahmaah soomaaliyeed oo odhaneysa “Hadii gurigaaga mas galo ma haboona in lagu mashquulo dhereerkiisa iyo xoogiisa” Erdogani wuxuu shirka ka sheegay in uu ku xigeenkiisa Bakir B uu uxilsaaray in uu gacanta ku hayo arimha dibudhiska Soomaaliya. Loona baahan yaahay in la helo khariidad cusub oo lagu dhisayo xoogaga nabadda iyo cadaalada soomaaliaya oo dhan. Waxa kale oo Erdogan sheegay in Turkigu oo soomaaliya ka furanayo xafiisyo goboleedyo ku baahsan Soomaaliya oo dhan. Warar iyo saawiro kale la soco dhowaan……. KHaatumo State Information Desk In Istanbul, Turkey KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya
  6. KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya
  7. Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Indhaha Caalamka Soo Jiidatay (Daawo) Shirka waxaa furay oo soo dhoweeyey martidii iyo wufuuddii Raiisal wasaare ku xigeenka dalka Turkiga mudane BAZIIR BOZDAG. Mudanee Bakir Bozdag ayaa qeexay sida ay Turkiga uga go’antahay ilaalinta wadaajirka Umadda Soomaaliyeed iyo in ay Turkigu marna dib uga laabanaynin taageeradda iyo samata bixinta shacabka Soomaaliyeed ee dhibatadu ku habsatay. Mudane Bakir Bozdag wuxuu aad ugu dheeraday marxaladdihii qadhaadhaa ee bulshadda soomaaliyeed soomartay, loonabaahanyahay in aan caalamku iyo soomaalidu midna aanuu ogalaan in ay markale abdiyan aa ummadda soomaaliyeed arag gaajo iyo macaluul ay sababeen colaado sokeeye. Intaa dabadeed waxaa hadalkii lagu soo dhoweeyey raiisalwasaaraha soomaliya mudane Cabdiweli Maxamed Cali oo si weyn ugu mahadnaqay dawladda iyo dadka reer Turkey sidda walaaltinimaddaleh ee ay ugarab istaageen walaalahooda Soomaaliyeed markii ay ugu itaalka darnaayeen, waana wax ay taariikhdu xusidoonto uu nasiib leeyahay ruuxii goobjooga ahaa markii baalkaa taariikhga ahi furmay. Cabdiweli wuxuu aad ugu dheeraday arimaha horyaala dowlad ahaan, lana gaaray wakhtigii laga guuri lahaa kumeelgaadhnimadda. Amb Mahiga oo isna hadal mugleh ka jeeediyey madasha shirka ayaa aad ugu dheeraday sidda lagama maarmaanka ay utahay in bulshadda caalamku ay wax ka barto dowladda Turkiga sidda ay uga dhabeeyso balanqaadkeeda. Shirkii wuxuu intaa dabadeed ugudbay qeybtii labaad oo ahay in kasoo qaybgalayaashii loo qeybiwaxyey afar Forum oo ka koobnaa arimaha Biyaha, Tamarta, Wadooyinka iyo Nabadgelyadda.Doodo dhaadheer waxay qolo walba soo bandhigtay wixii xog ah oo ay soo uruurisay. Waxaa ugudanbeyntii abaarihii lixdii galabnimo isna furmay shir uu soo qabanqaabiyey dalka Ingiriiska oo ay kasoo qaybgaleen dalalka deeqaha bixiya loogana hadlay siddii loo kobcinlahaa xagga cadaaladda iyo systemka xabsiyadda waxaana shikan Khaatumo uga qeybgalay mudane Liiban Maxamed Shariif. Warara badan iyo sawiro kale kala soco bartan. KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya KHaatumo State Delegates At Somalia Conference, Istanbul Turkey Wafuuda Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Ku Sugan Madasha Shirka Soomaaliya ee Istanbul Turkiya
  8. " frameborder="0" allowfullscreen> Al-xamdulilaah, Barwaaqada Allah Siiyay Deegaamada KHaatumo ee Soomaaliya Masha Allah
  9. " frameborder="0" allowfullscreen> Al-xamdulilaah, Barwaaqada Allah Siiyay Deegaamada KHaatumo ee Soomaaliya Masha Allah
  10. Traditional Leaders from KHaatumo State Of SOmalia Madax Dhaqameedka Maamul-Goboleedka KHaatumo ee Soomaaliya
  11. Traditional Leaders from KHaatumo State Of SOmalia Madax Dhaqameedka Maamul-Goboleedka KHaatumo ee Soomaaliya Traditional Leaders from KHaatumo State Of SOmalia Madax Dhaqameedka Maamul-Goboleedka KHaatumo ee Soomaaliya Traditional Leaders from KHaatumo State Of SOmalia Madax Dhaqameedka Maamul-Goboleedka KHaatumo ee Soomaaliya Traditional Leaders from KHaatumo State Of SOmalia Madax Dhaqameedka Maamul-Goboleedka KHaatumo ee Soomaaliya
  12. Masha Allah, Great Job the Delegation of KHaatumo State Of Somalia. The people oh KHaatumo/SSC are united behind their KHaatumo State of Somalia Ha Noolato KHaatumo, Hanoolato Somalia/SomaliWeyn
  13. ShirWeynaha SOmalia ee Istanbul Turkey oo Si Rasmi Ah u Furmay Iyadoo ay labadii maalmood ee ugu dambeysay ku soo qul qulayeen caasimadda labaad ee dalka Turkiga ergooyin boqolaal gaaraya oo matalayay odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, Bulshada Rayidka ah ee xubno ka socday dowladda Soomaaliya ayaa waxaa saaay ka si rasmi ah uga furmay hotel Dedeman Hotel shirkaasi. Shirkan oo furmay abaara 9:00 subaxnimo waxaana shirka furay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Dalka Turkiga Ahmet Davuto?lu isaga oo ergada ka soo qeybgashay kulankana ku booriyay afar qodob oo uu sheegay inuu saldhig u yahay qabashada kulankan kuwaasoo kala ah. 1. In Soomaalidu ay helaan gole am madal ay danahooda six or ah ay uga tashadaan 2. In wada si wadajira ah ay waxgaradka Soomaaliyeed ay isula eegaan culeysyada heysta Soomaaliya iyo xalkoodaba. 3. In soomaalidu fursad loo siiyo in ay soo bandhigaan wixii ay xal u arkaan, wixii muhiim u ah si Soomaaliya ay dib ugu soo noqoto kaalintii ay ku laheyd caalamka 4. In fursad loo siiyo Turkey in ay fahamto baahida amni, midda Siyaasadeed, Bani’aadanimo iyo horumar ee Soomaaliya Wasiirka Arrimaha dibadda a yaa sidoo kale khudbadiisa ku dhiirageliyay odayaasha iyo qeybaha bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed inay dib boorka uga jafaan taariikhdii Soomaaliyeed ee dahabiga aheyd isaga oo tusaale u soo qaatay taariikhdii Halgankii Axmed Gureey “Waxaa la idiinkaga fadhiyaa Soomaali haddii aad tihiin in Axmed Gurey taariikhdiisii aad boorka ka jaftaan” ayuu si kaftan ah u yiri Wasiirka oo dhinaca kale tusaale u soo qaatay Soomaalidu waagii dagaalkii Andulus dadkii ka soo cararay wadamo ay ka mid tahay Spain inay Soomaaliya u barakaceen ayna soo dhoweeyeen Soomaalidu taasoo keentay inay ku noolaadaan Soomaaliya oo ay ku tartaam maantana dad faracooda ka mid ah ay ku noolyihiin. Khudbada Wasiirka kadib, ayaa waxaa goobta ka hadlay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka iyo bulshada Rayidka oo ay ka mid ahaayeen Fanaanka weyn ee Axmed Naaji Sacad, Cabdishire Jaamac ciyaarjecel, Orodyahanka weyn ee Cabdi Bile Cabdi iyo Amina Muse Weheliye oo ah oo ah gabar weriye caan ah. Shirkan ayaa la qorsheeyey inuu socdo 27 bishan April illaa 02.2012 bisha dambe ee June waxaana cinwaanka shirkani yahay kulanka Istanbuul ee Bulshada Rayadka Soomaalida, iyadoo ugu dambeyntii talooyinka, tusaalooyinka iyo weliba aragtiyada ka soo baxdo kulankan la hor dhigi doono kulanka weyn ee Caalamiga ah kaasoo ay ka soo qeybgali doonaan matalayaasha dhamaan beesha caalamka, madaxda dowladda, iyo kuwa maamul goboleedyada kaasoo lagu go’aamin doono itijaaha siyaasadeed Augost 20 2012 oo ku eg waqtiga Dowladda haatan jirta ee KMG ah. Dhinaca kale, wefdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa caawa soo gaaray magaaladan Istanbul iyada oo sidoo kalena la filayo in labada maalin ee soo aadan ay yimaadaan madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha iyo weliba madaxda maamul goboleedyada. Qaar ka mid ah warqado hal ku dhig looga dhigay shirka Istanbul Waxaa Qoraalkaan iyo Sawiradaba Raxanreeb soo gaarsiiyey Garaad Salaad Xirsi Istanbul, Turkey
  14. Turkish FM Davutoglu Said That Turkey Would Keep Extending A Great Assistance To SOmalia. Somalia Groups Meeting takes place in Istanbul 27 May 2012 13:01 (Last updated 27 May 2012 13:01) ISTANBUL Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoglu said on Sunday that Turkey would keep extending a great assistance to Somalia. Davutoglu participated in the meeting of Somalia Civil Society Groups in Istanbul held ahead of the 2nd Istanbul Somalia Conference set to be held between May 31 and June 1, 2012. Somalia has become one of the most important issues in Turkey's foreign policy because there were deep rooted ties between the two countries, he said. Turkey assumed a great leadership in every initiative for Somalia since Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdogan visited the country in August 2011, he said. Davutoglu said that Turkey opened an embassy in Somalia, stating that Turkish airline company, THY also launched flight services to Mogadishu.
  15. Turkey will host the Second Istanbul Somalia Conference, under the theme “Preparing Somalia’s Future: Goals for 2015″ on 31 May-01 A high level participation of Presidents, Prime Ministers and Ministers from 54 countries, representatives of international and regional organizations such as the Secretary General of UN, the President of the African Union Commission, the Secretary General of the Organization of Islamic Cooperation will take part in the Conference. June 2012 at Istanbul Congress Center. Besides high level participation of Presidents, Prime Ministers and Ministers from 54 countries, representatives of international and regional organizations such as the Secretary General of UN, the President of the African Union Commission, the Secretary General of the Organization of Islamic Cooperation will take part in the Conference. Private sector partners are kindly invited to the Partnership Forums which will be held on the margins of the Second Istanbul Conference on Somalia “Preparing Somalia’s Future: Goals for 2015″, to take place on the 31st May 2012. The four partnership forums on Resilience, Energy, Water and Roads will enable an important discussion environment to engage civil society and will provide the main Conference with concrete inputs on how to shape the future of Somalia. Please find the links to the administrative arrangements note together with application forms and the draft concept note on the four partnership forums.
  16. Dawlada Turkiga Oo Shaacisay Ajendaha Shirka Istanbuul- Lasanod Online. Sunday, May 27, 2012 ISTANBUL CONFERENCE ON SOMALIA “Preparing Somalia’s Future: Goals for 2015” DRAFT PROGRAM 30 May 2012 Arrival of Delegations 10.00-19.00 Registration-Istanbul Congress Center 31 May 2012 09.00-09.30 Registration-Istanbul Congress Center 09.30-10.15 Plenary Session of the Partnership Forums Opening Speeches by: - H.E. BekirBozdağ, Deputy Prime Minister of theRepublic of Turkey - H.E. Abdiweli Muhammed Ali, Prime Minister of the Somali Republic 10.30-15.00 Partnership Forums (parallel sessions) - Energy - Water - Roads - Resilience (Representatives of the TFG, the UN donors, Somali and international private sector, civil society, women’s groups, youth and Diaspora will participate in the Forums.) (Buffet lunch will be available.) 15.30-16.30 Preparation of the contributions of the Partnership Forums to the Joint Communique( by the Co-Chairs of the Forums) 16.30-17.30 Plenary Session of the Partnership Forums - Presentation of the conclusions of the Forums by the Co-Chairs - Closing Remarks by Ambassador BirnurFertekligil, Deputy Undersecretary, Ministry of Foreign Affairs of the Republic of Turkey
  17. Dawlada Turkiga Oo Shaacisay Ajendaha Shirka Istanbuul- Lasanod Online. Sunday, May 27, 2012 Istanbul:- Shirka Istanbul ee loo qabanayo kooxaha Somaalida ayaa la shaaciyey qorshaha iyo qaab u socodka shirkaas. Istanbul Conference on Somalia will be held in Istanbul on 31 May-1 June 2012. Conference Venue: Istanbul Congress Center. Participating Delegations are expected to cover their international travel expenses and accommodation costs in Istanbul. Turkey will cover the accommodation expenses of the Delegations from LDC/Sub Saharan African countries on the following basis: If the Head of Delegation is Head of State/Prime Minister/Vice Prime Minister/Minister: Accomodation: Head of Delegation + 3 members of the Delegation. Travel expenses:Business class for the Head of Delegation and economy class for 3 members of the Delegation. If theHead of Delegation is under the level of Minister: Accomodation: Head of Delegation + 1 member of the Delegation. Travel expenses: Business class for the Head of Delegation and economy class for 1 member of the Delegation. Hotels:Block reservations have been made at the Conrad Hotel and Hilton Hotel. Transportation: Turkey will provide transportation for the Delegations from LDC/Sub-Saharan African countries( 1 car and 1 van) and arrange their airport transfers. Delegations Lists: The listsof the Delegations(attached form) should be sent by fax to+90312 292 27 66 and by e-mail to:huseyin.ozbas@mfa.gov.trandenes.arisoy@mfa.gov.trlatestuntil 25 May 2012. Arrivals and Departures: Participating countries should provide the informationconcerning the arrivals and departures of the delegations in due time to the contact point indicating whether it is a special flight or commercial flight. For the special flights,the necessary flight permissions have to be obtainedfrom the Ministry of Foreign Affairs of the Republic of Turkey. Accredited Turkish missions will provide the necessary assistance. Interpretation:The languages of the Summit will be English, French, Arabic and Turkish.Simultaneous translation in English, French, Arabic and Turkish will be provided by the Ministry of Foreign Affairs of the Republic of Turkey. For the Heads of Delegation a cultural and touristic trip to Izmir-Çesme-Ephesus will beorganized by the Ministry of Foreign Affairs of Turkey on 2-3 June 2012. The program of the trip is attached. The expenses will be fully covered by the Ministry. Confirmation of the Participation: In order to finalize the preparations of the Conference, the official participation responses of the Heads of State or Government/Ministers/Heads of International Organizationsincluding information regarding the composition of their Delegations are requested not later than25 May 2012. Recommended Hotels in Istanbul: Block reservations have been made at the hotels mentioned below. Delegations are requested to make their own hotel reservations by contacting the hotels directly mentioning the II. Istanbul Conference on Somalia. Conrad Otel: Cihannüma Cad. Saray Mah. No:5 34353 Beşiktaş – İstanbul / Türkiye Mrs. Ferah Yağan Hilton Otel: Cumhuriyet Cad. 34367 Harbiye – İstanbul / Türkiye Mr. Serkan Yalçınkaya ISTANBUL CONFERENCE ON SOMALIA “Preparing Somalia’s Future: Goals for 2015” DRAFT PROGRAM 30 May 2012 Arrival of Delegations 10.00-19.00 Registration-Istanbul Congress Center 31 May 2012 09.00-09.30 Registration-Istanbul Congress Center 09.30-10.15 Plenary Session of the Partnership Forums Opening Speeches by: - H.E. BekirBozdağ, Deputy Prime Minister of theRepublic of Turkey - H.E. Abdiweli Muhammed Ali, Prime Minister of the Somali Republic 10.30-15.00 Partnership Forums (parallel sessions) - Energy - Water - Roads - Resilience (Representatives of the TFG, the UN donors, Somali and international private sector, civil society, women’s groups, youth and Diaspora will participate in the Forums.) (Buffet lunch will be available.) 15.30-16.30 Preparation of the contributions of the Partnership Forums to the Joint Communique( by the Co-Chairs of the Forums) 16.30-17.30 Plenary Session of the Partnership Forums - Presentation of the conclusions of the Forums by the Co-Chairs - Closing Remarks by Ambassador BirnurFertekligil, Deputy Undersecretary, Ministry of Foreign Affairs of the Republic of Turkey Copyright © 2012 Lasanod.com
  18. " frameborder="0" allowfullscreen> Deegaanka Higlada, 30 KM Dhinaca Bari ee Magaalada Laas Caanood MadaxWeynaha Maamul Goboleedka KHaatumo State Mudane Axmed Karaash oo Booqanaya Duleedka Bari ee Magaalada Laas Caanood
  19. Hambalyo Hambalyo Tahniyad Dhalasho Wiilka Wasiirku Xigeenka Dhashay Caasimada Maamul-Goboleedka KHaatumo State ee Taleex oo Loo Bixiyey Axmed KHaatumo Taniyadan waxaa diraya dhamaan Golaha Madaxtooyada Maamulka KHaatumo State iyo Golaha Wasiirada masuliyinta Maamulka KHatumo oo dhan ayaa tahniyad u diraya Wasiirku Xigeenka Wasaarada Arrimaha Bulshada Mudane C/Fatax Cisman Dhalac iyo Marwo Goos Xasan Axmed oo Wiil ugu dhashay Caasimada Taleex oo loo bixiyay Axmed KHaatumo Waxaanay leeyihiin ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisaba anfaca. aammiin. aamin Anana hadaanu nahay bahda Shabakada nugaalmedia Waxaanu leenahay axmed Khaatumow soo kor kii dadkiisa ,diintiisa&dalkiisaba anfaca allah hakaa yeelo aamin aamin