Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Soo Dhoweyntii Prof Cali KHaliif Galeydh, MadaxWeynihii Hore KHaatumo/SSC State Dr. Sulieman XaglaToosiye, Iyo Gudoomiya Jaaliyada KHaatumo State Col. Maxamed Tacabir
  2. Soo Dhoweyntii Prof Cali KHaliif Galeydh, MadaxWeynihii Hore KHaatumo/SSC State Dr. Sulieman XaglaToosiye, Iyo Gudoomiya Jaaliyada KHaatumo State Col. Maxamed Tacabir
  3. Prof. Cali KHaliif Galeydh Iyo Cali Xaaji Cige, Golaha Sare G10 - Maamul-Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia
  4. Xaflad Casho Sharaf ee Jaaliyada KHaatumo u Sameesay Maamul-Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia ee Kusugan Dalka UAE, Prof Cali KHaliif Iyo MadaxWeynihii Hore ee KHaatumo/SSC State Dr. XaglaToosiye {Dawasho wacan Sawiro} Magaalada Abu Dhabi, Imaaraadka UAE ad casho sharaf ah oo aad u balaaran ayaa ka dhacday dalka isku taga Imaraadka carabta gaar ahaan magaalada (Dubai), xafladaas waxaa soo qaban qaabiyey Safiya Axmed Moxammad , Hoyadeed Barni Axmad Cumar iyo Dumar kasoo jeeda beesha maamulka Khaatumo state of Somalia. Xafladaas ayaa lagu martiqaaday madaxdii sare ee Khaatumo iyo wax garad kasoo jeeda beesha Khaatumo state ee Kunool dalka Imaraadka carabta gaar ahaan magalaada Dubai. Masuuliinta kasoo qeeb galay xaflada ayaa kamid ah Pro: Cali Khaliif Galeydh )Gudida G10 ee khaatumo Satet of Somaliya) Pro:Sulayman Ciisa axmad Xagla toosiya(Gidoomiyihii Hore ee SSC) Cali xaaji Cige Gudida (G10 Khaatumo state of somalia) Maxamad Cumar Tacabir (Gudoomiyaha Khaatumo ee u Fadhiya Dalka UAE ) Waxaa kasoo qeyb galay wax garadka iyo tujaarta kasoo jeeda Maamulka Khaatumo saatet . Xafladaas ayaa ka muuqatay xaflad aad u farxad badan dhanka kale dadka kasoo qeyb galay xafladaas ayaa muujiyey garab istaaga mamulkooda iyo madaxdooda kuna muujiyey goobtaas iney diyaar uyihiin iney uhuraan naftooda iyo maalkooda mamulkooda Khaatumo satet of Somalia Xafladaas ayaa furtay Safiyah Cabdi Mohammed oo ah gabadhii soo qaban qaabisay xafladan iyada iyo hooyo Barni axmad Cumar oo ku soo dhawayey martida iskugu timid xafladaas. Waxaa kaloo ka hadlay xafladaas Pro:Cali khaliif Galeydh oo ku sheegay dumarka reer khaatumo dumar wax qabad leh markastana ugu horeya wax qabadka iyo horomarka . Isagoo hadalkiisa halkaa kasii watay ayuu sheegay in khaatumo state of somaliya marnaba dagaal ayna u horseedin dadka dariska ah ama maamulada dariska la’ah . Khaatumo waxey ilaalinaysaa nabada iyo hora marka shacabkeeda laakin diyaar ayey u tahay khaatumo iney is difaacdo hadii lagu soo duulo. Waxaa kaloo ka hadlay Pro Suleyman Ciise (Xagla toosiye) isaguna waxa uu mahad celin ujeediyey dumarka khaatumo meelkasta kunool waxa uuna sheegay in dumarka marwalba door ka qaataan ineey mamulkooda meel sare gaaro una jeediyey mahad celin gaar ah ujeediyey dumarkii soo qaban qaabeyey xafladaas cashada ah . Xafladaas ayaa ku dhamaatay si farxad badan oo dhamaan kamuuqatay farxad iyo niyad dhisan . Horufadhi.com
  5. Professor Cali KHaliif Iyo MadaxWeynihii Hore KHaatumo/SSC State Dr. Sulieman XaglaToosiye Madaxda Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia
  6. Professor Cali KHaliif Iyo MadaxWeynihii Hore KHaatumo/SSC State Dr. Sulieman XaglaToosiye Professor Cali KHaliif Iyo MadaxWeynihii Hore KHaatumo/SSC State Dr. Sulieman XaglaToosiye
  7. Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia
  8. Casho Sharaf Loo Sameeyey Madaxda KHaatumo State Of SOmalia Ee Ku Sugan Dalka UAE Imaaraadka- (Sawiro)- Casho Sharaf Loo Sameeyey Professor Cali Khaliif Iyo MadaxWeynihii Hore ee KHaatumo/SSC State Dr. Sulieman XaglaToosiye Ee Ku Sugan Dalka UAE Imaaraadka Lasanod Online. Wednesday, June 13, 2012 Dubai,(lasanod Online)- Xaflad casho sharaf ah oo aad u ballaaran ayaa ka dhacday dalka isku taga Imaraadka carabta, gaar ahaana magaalada Dubai- xafladaas waxaa soo qaban qaabiyey Safiya Axmed Maxamad , Hoyadeed Barni Axmad Cumar iyo haween kasoo jeeda beesha maamulka Khaatumo state of Somalia. Xafladaas ayaa lagu martiqaaday madaxdii sare ee Khaatumo iyo wax garad kasoo jeeda beesha Khaatumo state ee Kunool dalka Imaraadka carabta gaar ahaan magalaada Dubai. Masuuliinta kasoo qab galay xaflada ayaa kamid ah: - Professor Cali Khaliif Galleydh, Gudida G10 ee khaatumo State of Somaliya) - Dr:Sulayman Ciisa Axmed Xagla toosiya (Gidoomiyihii Hore ee SSC) - Cali Xaaji Cige Gudida (G10 Khaatumo state of somalia) - Maxamad Cumar Tacabir (Gudoomiyaha Khaatumo ee u Fadhiya Dalka UAE ) Waxaa kasoo qeyb galay wax garadka iyo tujaarta kasoo jeeda Maamulka Khaatumo state . Xafladaas ayaa ka muuqatay xaflad aad u farxad badan dhanka kale dadka kasoo qeyb galay xafladaas ayaa muujiyey garab istaaga mamulkooda iyo madaxdooda kuna muujiyey goobtaas iney diyaar uyihiin iney uhuraan naftooda iyo maalkooda mamulkooda Khaatumo satet of Somalia Xafladaas ayaa furtay Safiyah Cabdi Mohammed oo ah gabadhii soo qaban qaabisay xafladan iyada iyo hooyo Barni Axmad Cumar oo ku soo dhawayey martida iskugu timid xafladaas. Waxaa kaloo ka hadlay xafladaas Pro:Cali khaliif Galeydh oo ku sheegay dumarka reer khaatumo dumar wax qabad leh markastana ugu horeya wax qabadka iyo horomarka . Isagoo hadalkiisa halkaa kasii watay ayuu sheegay in khaatumo state of somaliya marnaba dagaal ayna u horseedin dadka dariska ah ama maamulada dariska la’ah . Khaatumo waxey ilaalinaysaa nabada iyo hora marka shacabkeeda laakin diyaar ayey u tahay khaatumo iney is difaacdo hadii lagu soo duulo. Waxaa kaloo ka hadlay Pro Suleyman Ciise (Xagla toosiye) isaguna waxa uu mahad celin ujeediyey dumarka khaatumo meelkasta kunool waxa uuna sheegay in dumarka marwalba door ka qaataan ineey mamulkooda meel sare gaaro una jeediyey mahad celin gaar ah ujeediyey dumarkii soo qaban qaabeyey xafladaas cashada ah . Xafladaas ayaa ku dhamaatay si farxad badan oo dhamaan kamuuqatay farxad iyo niyad dhisan . Copyright © 2012 Lasanod.com
  9. The Leaders of KHaatumo State Of SOmalia USP Leader Mohamed Abdi Hashi, Former Information Minister Abdukareem Hasan Jama, Former PM Cali Khaliif Galaydh USP Leader Mohamed Abdi Hashi: " I support KHaatumo/SSC State of Somalia, I support my KHaatumo People" “Faroole Iyo kooxdiisa maskaxdii laga filayey waxay dhaafi weyday in dawlad goboleedkii shantaa gobol ahayd inay kadhigto Gaalkacyo iyo Garowe kaliya, halkaa yaa maskaxdeeda iyo caqligeeda iyo raggii u madaxda ahaa dhaafi waayey!” ayuu yiri Maxamed Cabdi Xaashi" " frameborder="0" allowfullscreen>
  10. Qandalawi;841109 wrote: the lunatic Xaglatoosiye's divisive politics to a man he himself...Xaglatosiye is mad man and was expected to be mad given the situation but developing such serious lunatic syndrome was unexpected....I don't like Xaglatoosiye, he should be executed...Xaglatoosiye is a headless chicken like Xaglatoosiye... Xaglatoosiye was an individual, a headless one at that, who not only denied the ministerial post he was offered and opposed Faroole but attacked and insulted Puntland at every opportunity. He should have been imprisoned, tried and executed as a traitor. I don't like Xaglatoosiye, he should be executed. You are not serious in comparing a President of a state to a headless chicken like Xaglatoosiye. Duufaan, Like Somaliland, currently Faroole is waging war against the SSC/KHaatumo State. Faroole called SSC/KHaatumo leaders Cali Khaliif, USP Leader Mohamed Hashi, and Xaglatoosiye, Colonel Cali Saberay "terrorists" Not long ago, Ciyaal Faroole were insulting Xaglatoosiye, and today they are insulting KHaatumo leaders. Similarly, I am sure they will insult any future SSC/KHaatumo leader. Ciyaal Faroole have another problem with Former PM Farmaajo and Former PM Cali Khaliif, As USP Leader Mohamed Hashi said "they believe only someone from their PL Clan can hold the the top job in Somalia and in their Puntland Clan territory". Ciyaale Faroole are hypocrites and confused, They are blind when it comes to Warlord Abdulahi Yusuf AUN AND his sinister agenda of political opportunism. He created SSDF the first clan-Faction in Somalia, Warlord Abdulahi Yusuf AUN himself admitted that he destroyed Somalia by being the first waarlord. Warlord Abdulahi Yusuf created Puntland/SSDF subclan state as a bargaining chip to achieve some political goals and for political opportunism. Warlord Abdulahi Yusuf AUN invited 30,000 Ethiopian troops who killed thousands of innocent Somalis. Also, Ciyaal Faroole are blind when it comes to Warlord Faroole and his sinister agenda of political opportunism. They support Faroole for using Puntland as a bargaining chip to achieve some political goals. They support Faroole for calling SSC/KHaatumo State "terrorists". They support Faroole killing thousands of innocent people in Galgala and Goldogob. ______________________ " frameborder="0" allowfullscreen> [June 08, 2012] Prof Cali Khaliif and Former President of SSC/KHaatumo meeting with KHaatumo Community in UAE Soo Dhoweyntii Prof Cali Khaliif Galeydh Iyo MadaxWeynihii Hore SSC/KHaatumo Dr. Sulieman XaglaToosiye, Jaaliyada KHatumoState Imaaraadka UAE Lasanod Online. Saturday, June 08, 2012 Abu Dhabi,(lasanod Online)- Magaaladda Abu Dhabi waxaa ka dhacay kulan balaadhan oo ay kasoo qeybgaleen masuuliyiin magac weyn ku leh.. bulshadda Khaatumo State, oo ay ka mid ahaayeen Prof. Cali Khaliif Galeydh, oo kamida aasaasayaashii Khaatumo State, Mudane Saleebaan Ciise Axmed Kaar, Madaxweynihii hore ee SSC iyo Dr. Cali Cige oo qaabilsan dhinaca dhaqaalaha, waxaaana layska xog waraystay horumarka ay ku taabsatay Maamulka khatumo mudadii ay jirtay iyo arimaha u baahan in qabto. Shirka waxaa lagu furay Aayado quraanka kariimka ah, kadibna xidhiidhiyaha shirka Mudane Axmed Maxamuud Siciid Suufi, wuxuu Microfoonka ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Jaaliyadda Khaatumo State ee Imaaradka Col. Maxamed Cumar Cigaal (Tacabir), wuxuuna ka warbixiyay waxqabadka Jaaliyadda oo uu sheegay inay door muhiim ah ka qaadatay horumarka dalka. Kadib, waxaa lagu soo dhaweeyay Dr. Cali Cige, wuxuu ka warbixiyay dhaqaalaha soo xarooday wuxuu bayaamiyay in meel walba xisaabiye joogo, isla markaana uu jiro Audit madax banaan oo howlahaa u xilsaaran, isagoo jaaliyada uga mahadceliyay sida ay uga qaybqaateen hawlaha wadanka kasocda kuna dhiiriyay inay sii wadaan dadaalkooda. intaa kadib Waxaa microfoonka lagu soo dhaweeyay Prof. Cali Khaliif, wuxuu ka warbixiyay qaabkii ay u dhiseen maamulka khaatumo, iyo fikradda ka dambeysa in maamulku khaatumo noqdo maalmulkii ugu horeeyay ee yeesha 3 madaxweyne oo wareega ah mid waliba uu mudo kooban xilka hayo, habkaas oo ah mid ku cusub soomaaliya, wuxuu ka sheekeeyay waxqabadka guud ee khaatumo, degaanka maqan ee u baahan in laxoreeyo. Wuxuu kaloo ka warbixiyay sida qiimaha leh ee ay masuuliyiinka khaatumo uga qaybqaateen hawlaha kasocda magaalada muqdisho iyadoo ay awood u yeesheen inay kasbadaan umada soomaaliyeed. Ugu dambeyn waxaa micoroofka lagu soo dhaweeyay Mudane Saleebaan Ciise Axmed kaar, wuxuu ugu horeyn mahadnaq u soo jeediyay jaaliyadda Imaaraadka doorkooda waxqabad, isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu yidhi 'fulay xantiina ma moogee baryahan waxaan maq maqlayay in la leeyahay Saleebaan wuxuu u socdaa Hargeysa, waxaan hortiina ka cadeynayaa inaan Hargeysa u socon, wuxuu tusaale u soo qaaday markii Daraawiishtii laga xoog roonaaday ayaa gumeysigii Ingiriisku wuxuu soo xidhay Ismaaciil Mire, waxayna ku yiraahdeen 'Seer “Sir” dheh, wuxuu ugu jawaabay Afkii aan Sayid ku idhi Seer ku odhan maayo, aniguna afkayga somaliland ku odhan maayo, .. Dhinaca kale wuxuu bayaamiyay inuu yahay mucaarad wax toosinaya balse uusan ahayn mucaarad wax duminaya, isla markaana wuxuu ku baaqay in la saxo tabashooyin jira, taasina waxay meesha ka saartay warar been abuur ah oo saxaafadda maamulka somaliland sheegayeen in Xaglatoosiye Hargeysa ku soo wajahan yihiin. Copyright © 2012 Lasanod.com " frameborder="0" allowfullscreen> [June 08, 2012] Prof Cali Khaliif and Former President of SSC/KHaatumo meeting with KHaatumo Community in UAE Soo Dhoweyntii Prof Cali Khaliif Galeydh Iyo MadaxWeynihii Hore SSC/KHaatumo Dr. Sulieman XaglaToosiye, Jaaliyada KHatumoState Imaaraadka UAE http://youtu.be/zo7DPAty8kw" frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen>
  11. Edna Aden Ismail And Her Terrorist Threats Against Sool, Sanaag, & Cayn Regions Of SOmalia January 13, 2006 Marwo Edna Aden Ismail, the foreign minister of the regional administration of Somaliland, has come to acquire notoriety for her serial blunders in the world of foreign affairs in which she still remains a novice. It is amazing that the secessionists who spare no effort to solicit recognition have put all their eggs in her shaky basket. With her at the helm in the key ministry that is supposed to deal with the outside world, she often occupies herself playing to the local gallery and saying outlandish statements that may appeal to the crowd but will do nothing to further their doomed aspiration. Judging by her latest outburst and her usual unbridled demagogy, she is certainly a danger to Somalia and the region. Edna Aden Ismail Edna Aden Ismail - Somaliland Minister of Foreign Affairs As reported by WardheerNews, Marwo Edna has given a dire warning against a recent deal between Somalia’s Puntland Regional Administration and an Australian company which wishes to prospect for mineral resources in the Puntland regions of Sool. For her and her fellow secessionists who are warped in their world of fantasy and make-believe, these regions are not part of Somalia but belong to their self-styled Somaliland, a region other Somalis and the rest of the world see as the North West region of Somalia. Ms Edna Ismail was trained in Britain as a nurse and later on joined WHO’s regional office in Alexanderia. While no one can question her competence as a nurse, her understading of the Somali culture and heritage, in terms of its clan structurte, as well as her knowledge of other parts of the United Nations and in particular the UN charter and international relations, seem to be no better than that of the ordinary man or woman in the streets of Hargeisa. In claiming Sool and Sanaag, this is what she has said in Somali at a press conference in Hargeisa: “waxaanu ogaannay in markii taariikhdu ahayd 18/10/2005, ay dawlad goboleedka ****** ee waqooyiga Soomaaliya, ay heshiis la gashay shirkad Australian ah oo la yidhaahdo Range Resources Limited. Heshiiskaas oo shirkaddaas ruqsad u siiyay inay ka baadhato macdan iyo Baatrol, meelo ka mid ah Somaliland oo ay ka mid yihiin gobolada Sool iyo Sanaag, sida ku cad khariidada ay ****** iska samaysatay. ” Then she spells out her justification for their claim to Sool and Sanaag: "Waxaan halkan ku cadaynayaa in Jamhuuriyadda Somaliland ay leedahay xuduud Caalamku aqoonsan yahay oo ku salaysan xuduudihii Isticmaarka ee xadiday xuduudaha dalalka Afrika oo dhan. Waxa kuwaas ka mid ah dalkii uu Talyaanigu gumaysan jiray ee loo yaqaanay ‘La Somalia Italiana’, iyo dalkii Ingiriisku illaalin jiray ee ahaa ‘Somaliland Protectorate. Xuduudahaas oo ka wada diiwaan gashan Xarunta Ururka Qaramada Midoobay (United Nations). Waxa kale oo dhigaya inaan la bedeli Karin xuduudaha dalalka Afrika Sharciga Ururka Dalalka Africa(Organization of African Unity, iyo ka African Union.)”. Her claim that Somaliland’s borders are based on the boundaries inherited from the former colonial powers and that these borders are recognized by the international commuinity, in particular the United Nations, the former Organization for African Unity and its successsor the current African Union, is simply preposterous. Who are those countries among the international community that are supposed to have recognized Somaliland’s borders? When did the UN, the OAU or the African Unioin recognize Somaliland’s borders as Edna claims? Since all her claims are baseless, Marwo Edna must obviously be indulging in fairy tales. Like the rest of her fellow secessionists, her claims and justifications are typically Orwellian double speak: when the unreal is presented as real and lies as truth. When the Minister speaks like this, she may win plaudits among the mob that are fed all this crude propaganda but such travesty of the facts will not cut much ice with the rest of the world who recognize Puntland as consisting of its various constituent parts including Sool and Sanaag. Like most other secessionists, Marwo Edna’s statement exhibits her obsessive xenophopia towards the ********** and to see their invisible mischievous hands always behind every action freely taken by others. What is conspicuous in her statement is her contemptuous denial of the existence of the clans who inhabit in Sool, Eastern Sanaag and Cayn, namely the and **********. And even if their existence is grudgingly acknowledged at other times, they are seen as either belonging to Somaliland whether they like or not or else as a territory grabbed from Somaliland by the “perfidious” **********. For her and the secessionists generally, only ******teeniya exists but not Puntland. What more effrontery could you have towards us in Sool, Eastern Sanaag and Cayn than the denial of our existence and our mastry of our own destiny and regions? If we were to join the secessionists they would have hailed us as honourable, patriotic Somalilanders. But to join the ********** to form Puntland that is something else. Theirs is typically a perverted logic in which they can claim the right to bond together as clan but would deny the same right to others who also wish to form their own clan-based regional administration as the Puntland Regional Administration entails. As the saying goes, what is sauce for the goose is sauce for the gander and hence what is right for the ***** is right for other clans. Having claimed Sool, Eastern Sanaag and Cayn, Marwo Edna then plunges into the uncharted world of terrorism with a bloodcurdling threat against the Australian company that is the subject of the deal. This is what she has to say: “Waxaanu digniin culus siinaynaa shirkadaha Shisheeye ee heshiisyada been beenta ah loo saxeexo inaanay xuduuda Somaliland soo geli Karin, waxna ka baadhi Karin, una soo dirsan Karin sahan. Haddii ay yeelaanna aanu ka qaadayno tallaabooyinka ku haboon. Kuwaas oo halis gelin doona xasiloonida iyo degenaanshaha Geeska Afrika, kana lumin doona hanti wixii ay shirkadahaasu dalkayaga sharci darro ku soo geliyeen." Claiming Sool and invading it was bad enough for those of us from the area but to threaten dire actions against foreign firms as she did is to go over the top: Her threats are clearly tantamount to planned acts of terrorism. Whether such threats are implemented or not is irrelevant. What is important is that it was made. It gives a clear signal to any individual secessionist to engage in acts of terrorism now or in the future believing that he or she has the blessing of their government. Both the Australain Company, through their government, and the appropriate minister in the Transitional Federal Government of Somalia should report Marwo Edna’s terrorist threats to concerned countries of the international community. Her president and his government should also be held equally responsible unless they can publicly distance themselves from her outburst. Marwo Edna could plunge the region into a disastrous war. That is the last thing we need after 15 years of civil war and suffering in Somalia. Nothing could be better for all concerned than putting her in charge of Hargeisa hospital where her undoubted expertise will be highly appreciated. In the meantime, it behoves us - those of us in Sool ,Sanaag sand Cayn - to speak up for ourselves, loudly and clearly, and state whether we are an appendage of Isaaqland or an independent people who freely chose their destiny in July 1960 to be part and parcel of Somalia for ever and ever. Mohsin Mahad E-Mail:mohsinmahad@yahoo.co.uk We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. So please email your article today Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews Mohsin Mahad Copyright © 2006 Wardheernews.com
  12. " frameborder="0" allowfullscreen> NIMCO DAREEN: KHaatumo State Waa Guul Lagu Faano - Stockholm, Sweden http://youtu.be/s3XP3aKQiKQ" frameborder="0" allowfullscreen> NIMCO DAREEN:KHaatumo Celebration - Stockholm, Sweden " frameborder="0" allowfullscreen> NIMCO DAREEN: KHaatumo Celebration - Stockholm, Sweden " frameborder="0" allowfullscreen> NIMCO DAREEN: Gudoonkii Taleex 2012 KHaatumo State Of SOmalia - London, UK http://youtu.be/5BMlPGffMUs" frameborder="0" allowfullscreen> NIMCO DAREEN: KHaatumo Waa Hoygii Daraawiishta - London, UK
  13. " frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: Soo Dhoweyntii Prof Cali Khaliif Galeydh Iyo MadaxWeynihii Hore SSC/KHaatumo Dr. Sulieman XaglaToosiye, Jaaliyada KHatumoState Imaaraadka UAE [June 2012]
  14. http://youtu.be/zo7DPAty8kw" frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: Soo Dhoweyntii Prof Cali Khaliif Galeydh Iyo MadaxWeynihii Hore SSC/KHaatumo Dr. Sulieman XaglaToosiye, Jaaliyada KHatumoState Imaaraadka UAE [June 2012]
  15. A_Khadar;840474 wrote: Horaan u maqlay tuuga intaan tuug la dhihin buu tuug dhahaa.. Awoowe hada ma heestii adeer faroole ku socotaad cali ku wareejisay.. Waa runtaa A Khadar, tuuga intaan tuug ladhhin buu tuu dhahaa. tuugtu waa Warlord Faroole iyo Budcad badeediisa