Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Khaatumo State& Maakhir State" Warlord Siilaanyo Ma Wada Metelo Dhamaan Gobolada Waqooyi" " Warlord Siilaanyo Ma Wada Metelo Dhamaan Gobollada Waqooyi" Khaatumo State- Lasanod Online. Thursday, June 28, 2012 Buhoodle,(lasanod Online)- Maamulka Khaatumo State, ayaa ka hadlay wada hadalka Dubai ku dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya.. Maamulka Khaatumo State of Somalia ayaa ka hadlay wada hadalka imaaradka ku dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif iyo Siilaanyo. Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha gudaha ee Maamulka khaatuma State, Maxamuud Shiikh Cumar Xasan ayaa wuxuu sheegay in Axmed Siilaanyo uusan matali karin dhamaanba gobalada waqooyi ee Soomaaliya. “Waxaanu sheegaynaa Siilaanyo inuusan matali Karin dhamaanba gobalada Waqooyi ee Soomaalilya, laakiin wuxuu matalaa oo kaliya labo gobal, oo kala ah Burco iyo waliba waqooyi galbeed” Ayuu yiri Masuulkan u hadlay maamulka Khaatumo. Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha gudaha ee Maamulka khaatuma State Maxamuud Shiikh Cumar Xasan sidoo kale waxa uu sheegay in gobollada woqooyi oo dhan anaan wax laga waydiin Karin maamulka Hargeysa ee Soomaaliland, wuxuuna sheegay in ay jiraan Gobollo uu ka jiro maamulka khaatumo. “Anagu waxaan joogaa gobalada waqooyi Soomaalidiidna Manihin oo waan taageersanahay dawlada Soomaaliyeed” ayuu hadalkiisa siiraaciyay Agaasimaha wasaarada Arimaha gudaha ee maamulka Khaatumo. Shirkan maanta dhexmaray Shiikh Shariif iyo Siilaanyo ayaa daba socda wadahadalkii London dhowaan ka furmay, waxaana laysku afgartay in la sii wado kulamo danbe. Copyright © 2012 Lasanod.com
  2. Maakhir State: Xildhibaan Casharo: Maamulka Warlord Siilaanyo kuma Hadli Kara ama Keligii ma Sheegankaraa Majiro Dhulkii Biritish SomaliLand (Video) Xildhibaan Cawad Axmed Casharo oo ah ruug cadaa siyaasi soomaaliyeeda ayaa warbixin uu siiyey TV-ga xorta ah SOMALISAT ku sheegey in aan haba yaraatee qabiil khaasa sheegan karin ama aan loola hadli karin dhul ay wada degaan 5 qabiil oo soomaaliyeed, uuna sheegto inuu qabiilkeligii matelo ama leeyahay (*****) dhul waa hore ay gumeysan jirtey dawlad ka mida gumeystayaashii reer yurub ee sida xaqdarada ah ku qeybsadey qaaradii afrika. Siyaasi Casharo ayaa ka digey in qabiil kamida qabiilada dega waqooyiga soomaaliya ee ingiriisku hore u gumaysan jirey kuna magacaabi jirey Biritish somaliland, uu maanta sheegto qabiil keliya, uuna ku doodo in isagu ku gorgortamayo, bawarka somaliyana qeyb uusan xaq u lahayn sidaa lagu siiyo. Arintan ayaa imaneysa kadib markii qabiilka Isaaqu siyaasiin kamid ihi ay magaalada Dubai bil kahor kula kulmeen madaxweynaha dawlada kumeelgaadhka ah Sheekh Shriif, kana dalbadeen iney u wada hadlaan waqooyi iyo Koonfur, iyagoo ku andacoonaya iney iyagu (Qabiilka Isaaqu) metelaan waqooyiga Somaliya oo dhan, oo ah wixii leysku odhan jirey Biritish Somali Land. Iyadoo taa laga ambaqaadayo ayaa ilaa hada waxaa dhacay hal kulan oo ka dhacay London. Shirkaa ka dhacay london ooy cadaatey in dawladii gumeysiga ee Ingiriisku weli lugweyn kuleedahay dulmintan cusub ee lagula kacayo afartii qabiil ee kale ee aan Isaaqa ahayn, ee daga dhulkii leysku odhan jirey Biritish somaliland.
  3. " Warlord Siilaanyo Ma Wada Metelo Dhamaan Gobollada Waqooyi" Khaatumo State- Lasanod Online. Thursday, June 28, 2012 Buhoodle,(lasanod Online)- Maamulka Khaatumo State, ayaa ka hadlay wada hadalka Dubai ku dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya.. Maamulka Khaatumo State of Somalia ayaa ka hadlay wada hadalka imaaradka ku dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif iyo Siilaanyo. Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha gudaha ee Maamulka khaatuma State, Maxamuud Shiikh Cumar Xasan ayaa wuxuu sheegay in Axmed Siilaanyo uusan matali karin dhamaanba gobalada waqooyi ee Soomaaliya. “Waxaanu sheegaynaa Siilaanyo inuusan matali Karin dhamaanba gobalada Waqooyi ee Soomaalilya, laakiin wuxuu matalaa oo kaliya labo gobal, oo kala ah Burco iyo waliba waqooyi galbeed” Ayuu yiri Masuulkan u hadlay maamulka Khaatumo. Agaasimaha guud ee wasaaradda Arrimaha gudaha ee Maamulka khaatuma State Maxamuud Shiikh Cumar Xasan sidoo kale waxa uu sheegay in gobollada woqooyi oo dhan anaan wax laga waydiin Karin maamulka Hargeysa ee Soomaaliland, wuxuuna sheegay in ay jiraan Gobollo uu ka jiro maamulka khaatumo. “Anagu waxaan joogaa gobalada waqooyi Soomaalidiidna Manihin oo waan taageersanahay dawlada Soomaaliyeed” ayuu hadalkiisa siiraaciyay Agaasimaha wasaarada Arimaha gudaha ee maamulka Khaatumo. Shirkan maanta dhexmaray Shiikh Shariif iyo Siilaanyo ayaa daba socda wadahadalkii London dhowaan ka furmay, waxaana laysku afgartay in la sii wado kulamo danbe. Copyright © 2012 Lasanod.com
  4. Open Letter: Joint War Waged by Somaliland and Puntland Administrations On Khaatumo State of Somalia- Lasanod Online. Thursday, June 28, 2012 Copyright © 2012 Lasanod.com
  5. Open Letter: Joint War Waged by Somaliland and Puntland Administrations On Khaatumo State of Somalia- Lasanod Online. Thursday, June 28, 2012 Copyright © 2012 Lasanod.com
  6. Halgankii Barakeesnaa ee Daraawiishta nimaan oqoon baa yiraa,hadalka qaarkiise, Waa nimaan hurmuud wada ah iyo,hanadyo waaweyne. Waa nimanka haybtoodu tahay, Haashinkaas kore e. Waa nimanka deeqdii hanbaday, hibo Ilaaheeye, Waa niman intay hodon yihiin, hoog ku sii daraye, Waa niman gob baa lagu hirtaa, lagu hagaagaaye. Waa nimanka daaraha hurdiyo, harac dallaal weyne, Waa niman xariira huwanoo, huga ku laafyoone Waa nimanka haashaarka gole,marada haafeeyne Waa nimanka doonyuhu Hindiga,uga himbaartaane Waa niman haruur iyo bariis,hoyga loo dhi***e Waa nimanka haanfuuqayee,timirtu hoos taale Waa niman haleeliyo horweyn,heel ka buuxsadaye Waa niman adduun lagu huroo,maal hareeriminne Waa niman intay wada habceen, heeshiguun dhiciye Waa niman hingaar lama watee,haybad guursada e Waa niman hablaha ay qabaan,halalac leeyaane, Sida heegadoo curatay bay, shuqul hillaacaane Waa niman hub iyo dowladnimo,haysta waligoode Waa niman u heenseyn fardaa,halabsigoodiiye Waa niman halqooqaha rogaal,heegma weligoode Waa niman hadday rag is-hayaan,huriya baaruude Waa niman madaafiic higliyo,haaliggii ridiye Waa niman hanaanaca kufriga,hoor ka soo qubiye Daaroodku waa wada halyey,kalase heyb roone Dadka kalena waa wada hulqiyo,huuba doora lehe Waxse heerle haad ferenji iyo, harabka ******e Kuwa fuudka heeminahayoo,himishku duulaayo Aan tan iyo Haabiil dheryaha.lagula hawshoonnin Iyana heer inay leeyihiin,hubantidey weeye Hiliblaha dukaaminahayoo,horori ceeriinka Oo dhiigga soo hililiqlayn, haysha ka caseeyey. Iyana heer inay leeyihiin,hubantidey weeye Nimanka hablaha soorta guri, ku hargawaaxaayey Ee tii wax hoomey tiraa,kula haliilaayey Iyana heer inay leeyihiin,hubantiday weeye. Nimankii hawaaree sidii,habas u kowdiidey. Oo aan futada haawineyn, hogobka aad mooddo Iyana heer inay leeyihiin, hubantiday weeye Nimankii sidii awr hayina, hilayga qaadaayey Hinjigiyo culayskii kuwuu,hoolay dhabarkooda Iyana heer inay leyihiin hubantiday weeye. Ragga hiirta waa beri dillaal, halaladuu roori Oo aan hunguriga maalimeed,soo har gelihaynin Iyana heer inay leyihiin, hubantiday weeye. Nimankii habeedley ummula, huga u mayraayey. Nimankii habeen iyo dharaar, hiribka qooshaayey Iyana heer inay leeyihiin, hubantiday weeye. Ragga udaha horsanahayoo,saxaraduu heegan, Iyo nimanka hooyadood ku odhan, habartu waa dhuustey Iyana heer inay leeyihiin, hubantiday weeye. Axmed nuuxa nirig haaruuf badan,kabar u heereeyey Ee hilinka meeshiyo Hiraab, habaqluhuu qaaday, Iyana heer inay leeyihiin, hubantiday weeye. Muusacarraha haragga iyo, hoorka xiranayaa. Oo qurunka ay huursadeen, lagu hunqaacaayo Iyana heer inay leeyihiin, hubantiday weeye. Ciisaha baqtiga hii***oo, haadka qalanayaa, Oo calaha habuurka badan, hagida meeraaya, Iyana heer inay leeyihiin, hubantiday weeye. Habaryonis iyo reer Jugliyo, habar magaadloo dhan Iyo caliga hoosada berbera, huluqa jiidaa, Iyana heer inay leeyihiin, hubantiday weeye. Intii heer lahayd ma aan dhammayn. hebelladoodiiye Hayska hoobbiyeen nimanka aan, heray boqontiiye Inta aan hunduudaa ka badan, hiishka geedaha e. Niman baan bullaabee ma oran, hiijo iyo ceebe, Waxsaan hubinayaa waa inay, hadiyad keenaane, Ha yeeshee intaasaan hojee, hor Allahay geystay.
  7. Axmed Ismail Dirie "Qaasim", Axmed Ismaaciil diiriye, Eebbe haw naxariistee, Cadan buu joogey kolkii Calanka laga taagay Soomaaliya, Dalkeenuna Xornimada Ka helay Guumeesigii Europe waa Italy Iyo Britain. Dad badan oo debedaha joogay oo imankariwaayeyna halkoodii ayey ku xuseen kuna dabbaaldegeen. Marxuunka oo isagu dadkaasi ka mid ahaa si gaar ah ayuu u xusay. Mar la weydiiyey wuxuu ka odhan lahaa arrintaana wuxuu yidhi: Allow yaa Darwiishkii farriin debecsan gaadhsiiya Allow yaa dadkaagii yidhaa dawladnimo qaaday Allow yaa dabbaaldegiyo farax kala dul eedaama Fardaha yaa dirkii dhooddi meer doona faracdiisa Allow yaa darmaan farataqaan duqa u kooreeya Allow yaa duleeddada Taleex uga dammaashaada Dhaaxuu ku daakiray xaqoo naga dahsoonaaye Ha daawado dadkow hiiliyo doogga soobbaxaye Allow yaa dalluuntiyo qabriga dib uga soo saara In dariiqadi nooshahay ooy dunida soo gaadhey Oo dabkuu shiday rag kale dogobbo sii saaray Allow yaa af lama daaliyee daacad ugu sheega!
  8. Halgankii Barakeesnaa ee Daraawiishta nimaan oqoon baa yiraa,hadalka qaarkiise, Waa nimaan hurmuud wada ah iyo,hanadyo waaweyne. Waa nimanka haybtoodu tahay, Haashinkaas kore e. Waa nimanka deeqdii hanbaday, hibo Ilaaheeye, Waa niman intay hodon yihiin, hoog ku sii daraye, Waa niman gob baa lagu hirtaa, lagu hagaagaaye. Waa nimanka daaraha hurdiyo, harac dallaal weyne, Waa niman xariira huwanoo, huga ku laafyoone Waa nimanka haashaarka gole,marada haafeeyne Waa nimanka doonyuhu Hindiga,uga himbaartaane Waa niman haruur iyo bariis,hoyga loo dhi***e Waa nimanka haanfuuqayee,timirtu hoos taale Waa niman haleeliyo horweyn,heel ka buuxsadaye Waa niman adduun lagu huroo,maal hareeriminne Waa niman intay wada habceen, heeshiguun dhiciye Waa niman hingaar lama watee,haybad guursada e Waa niman hablaha ay qabaan,halalac leeyaane, Sida heegadoo curatay bay, shuqul hillaacaane Waa niman hub iyo dowladnimo,haysta waligoode Waa niman u heenseyn fardaa,halabsigoodiiye Waa niman halqooqaha rogaal,heegma weligoode Waa niman hadday rag is-hayaan,huriya baaruude Waa niman madaafiic higliyo,haaliggii ridiye Waa niman hanaanaca kufriga,hoor ka soo qubiye Daaroodku waa wada halyey,kalase heyb roone Dadka kalena waa wada hulqiyo,huuba doora lehe Waxse heerle haad ferenji iyo, harabka ******e Kuwa fuudka heeminahayoo,himishku duulaayo Aan tan iyo Haabiil dheryaha.lagula hawshoonnin Iyana heer inay leeyihiin,hubantidey weeye Hiliblaha dukaaminahayoo,horori ceeriinka Oo dhiigga soo hililiqlayn, haysha ka caseeyey. Iyana heer inay leeyihiin,hubantidey weeye Nimanka hablaha soorta guri, ku hargawaaxaayey Ee tii wax hoomey tiraa,kula haliilaayey Iyana heer inay leeyihiin,hubantiday weeye. Nimankii hawaaree sidii,habas u kowdiidey. Oo aan futada haawineyn, hogobka aad mooddo Iyana heer inay leeyihiin, hubantiday weeye Nimankii sidii awr hayina, hilayga qaadaayey Hinjigiyo culayskii kuwuu,hoolay dhabarkooda Iyana heer inay leyihiin hubantiday weeye. Ragga hiirta waa beri dillaal, halaladuu roori Oo aan hunguriga maalimeed,soo har gelihaynin Iyana heer inay leyihiin, hubantiday weeye. Nimankii habeedley ummula, huga u mayraayey. Nimankii habeen iyo dharaar, hiribka qooshaayey Iyana heer inay leeyihiin, hubantiday weeye. Ragga udaha horsanahayoo,saxaraduu heegan, Iyo nimanka hooyadood ku odhan, habartu waa dhuustey Iyana heer inay leeyihiin, hubantiday weeye. Axmed nuuxa nirig haaruuf badan,kabar u heereeyey Ee hilinka meeshiyo Hiraab, habaqluhuu qaaday, Iyana heer inay leeyihiin, hubantiday weeye. Muusacarraha haragga iyo, hoorka xiranayaa. Oo qurunka ay huursadeen, lagu hunqaacaayo Iyana heer inay leeyihiin, hubantiday weeye. Ciisaha baqtiga hii***oo, haadka qalanayaa, Oo calaha habuurka badan, hagida meeraaya, Iyana heer inay leeyihiin, hubantiday weeye. Habaryonis iyo reer Jugliyo, habar magaadloo dhan Iyo caliga hoosada berbera, huluqa jiidaa, Iyana heer inay leeyihiin, hubantiday weeye. Intii heer lahayd ma aan dhammayn. hebelladoodiiye Hayska hoobbiyeen nimanka aan, heray boqontiiye Inta aan hunduudaa ka badan, hiishka geedaha e. Niman baan bullaabee ma oran, hiijo iyo ceebe, Waxsaan hubinayaa waa inay, hadiyad keenaane, Ha yeeshee intaasaan hojee, hor Allahay geystay.
  9. Axmed Ismail Dirie "Qaasim", Axmed Ismaaciil diiriye, Eebbe haw naxariistee, Cadan buu joogey kolkii Calanka laga taagay Soomaaliya, Dalkeenuna Xornimada Ka helay Guumeesigii Europe waa Italy Iyo Britain. Dad badan oo debedaha joogay oo imankariwaayeyna halkoodii ayey ku xuseen kuna dabbaaldegeen. Marxuunka oo isagu dadkaasi ka mid ahaa si gaar ah ayuu u xusay. Mar la weydiiyey wuxuu ka odhan lahaa arrintaana wuxuu yidhi: Allow yaa Darwiishkii farriin debecsan gaadhsiiya Allow yaa dadkaagii yidhaa dawladnimo qaaday Allow yaa dabbaaldegiyo farax kala dul eedaama Fardaha yaa dirkii dhooddi meer doona faracdiisa Allow yaa darmaan farataqaan duqa u kooreeya Allow yaa duleeddada Taleex uga dammaashaada Dhaaxuu ku daakiray xaqoo naga dahsoonaaye Ha daawado dadkow hiiliyo doogga soobbaxaye Allow yaa dalluuntiyo qabriga dib uga soo saara In dariiqadi nooshahay ooy dunida soo gaadhey Oo dabkuu shiday rag kale dogobbo sii saaray Allow yaa af lama daaliyee daacad ugu sheega!
  10. Gabaygii Kaana siib kana saar – “Kaana” dadka qaar waxay ku macneeyaan – calanka gumaystaha ee birta ku xidhnaa iyo “Kanna saar” wuxuu ka waday calanka buluuga ah oo uu gacanta ku hayey Abwaanku. Dad goob joog ahaa maalintaa wayn ayaa laga yaabaa inay cadeeyaan. Indhawaydba waataan Salalaysay arladaydiiyee Ma samaynin maansooyinkii aan Saayidka u helaye [saankuleer?] ayaamahan ma bixin soonfur dabadeede subucii dhamaadaba marbaan saari jiray luuqad sidde la qabsaduu leeyahay iyo subucyo dhaadheere labadaba markuu seego wayga sirgacantaaye Aan sameeyo maansadii [dixdeey sidatay rabii]? Anigoo Sabi ah oo Sita leeb iyo qaanso [Oo sideedo iskucaano]? Sabad reer ka fogaaninoon la’ii aaminin soofkiyo saacan maanta aan joogno gabaygu wuygu sugnaa-yoo suxufiinta dhawaaqdana anigow ugu sareeyo -e Hadii aan sixi waayo aa – ama aan sarsariigo ama aan sarma seejo ama aan ka salguuro ama laygu saluugo saamiciinta maqlaysaay isu’aalo hadhowto – ee ee…. Ilaahaan waxba seegine subuciisa quraankiyo sabaxooyin ku sheegayoo saciira iyo naciima rabigii kala seerayow marka suurtu dhawaaqdo e lasoo saaro makhluuqa shaqiga iyo saciidka maalintaad kala soocdo danbigaanu samaynay rabigayow naga saamax ee ee….ya Subciyoo ka dukeeyeye sowt kaleetona waayoo Soomaaloo calan taagta Saakaa inoogu horaysoo Iinsiga inaad tihiiniyo Inkalaana saxaynine Sadex wiik iyo maalmo Hadaan soor cuni waayo Safrad laygama yaabo Sari mayso naftayda e Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib Kanna Saar Ka’ sideetan Sabaano Calankaanu sugaynay een sahankiisa ahaynow Sermawaydo hilaacdayoo sagal maanta daroorayoo siigadii naga maydhayoo Saqdhaxaanu ahayne kii soosaaray cadceedow samada ki u eekaayee Xidig-gam isa siiyayow Saaxirkii Kala guuraye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib Kanna Saar Saalixiinta Islaamko Sirta kay ku arkeenoow Saahidiinta quraanka Subcisaa jimcayaashiyo Sibhantiyo haweenku Calankeey Sahadsheenoow Cidina kaanay na siinine Saatir noogu yaboohayoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib Kanna Saar Kaana siib Kanna Saar Sanku neefle dhamaantii Khalqiga kii u siinaaye Mid saaxiib la’ahaynoow Mid saaxiib la’ahaynoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Kii saciida la keenayoow Samadu kay ku xidhnaydoow Salaankii Sayruukhii afrikaadoow Siraadkii na’ iftiinshaye Soomaaloo dhan xoreeyayoow[ Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Faralka iyo sunaha Wixii diinta ku Sahabsan Isna kii sadexeeyayoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Kii gumaysiga saaraye isticmaarkii sumeeyaye seedihii kogsanaa -iyo Seetadii naga gooyayoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Soomaaloo is cunaysa oo Isa seegan dhamaanoo Saqda qaylo dhawaaqdiyo Sulub laysku Cabaystiyo Hadba soof la xanbaariyo Sareecyo dami waydiyo Kii laydhiisu na saaqdaye Kii safeeyey qabaa-ile Saf walaalo ka yeelayoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Nimankii na siraayeye Waax-waax noo kala saaftaye Solonaayey cadkeena Inagoo dhexda suunku Sabarkeena qarqooray Kii sadkeena cunaayey Sarartiisa ka muuqdaye Surwaalkii ka yaraadaye daaro loo sibidheeyiyo Sariiraha lagu seexdiyo Kabadh suuf laga buuxshiyo Mid baabuurka safeeyiyo sagaal booyd iyo kuug iyo Aayad saarta caruurtiyo Waliba seeska uu lahaa Sabanka uu labayoow Saaxirkii kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Sawjada qofka qaataye Intuu soodhka ka taagay Uu diyaarad Salaantiyo Saraakiisha amraysa Sifiihii isticmaarka ka siyaadiya maanta Sibilkeenan agjoogoow Sibirtiisa istaaga Ninwalbaa sigib beelo Sare u taaga gacmahoo Sacabka isu garaaca oo Nin walbaa sadex goor Subxaanoow waa mahaa dheh — hoyaalayooow -hoobaalayoow
  11. Gabaygii Kaana siib kana saar – “Kaana” dadka qaar waxay ku macneeyaan – calanka gumaystaha ee birta ku xidhnaa iyo “Kanna saar” wuxuu ka waday calanka buluuga ah oo uu gacanta ku hayey Abwaanku. Dad goob joog ahaa maalintaa wayn ayaa laga yaabaa inay cadeeyaan. Indhawaydba waataan Salalaysay arladaydiiyee Ma samaynin maansooyinkii aan Saayidka u helaye [saankuleer?] ayaamahan ma bixin soonfur dabadeede subucii dhamaadaba marbaan saari jiray luuqad sidde la qabsaduu leeyahay iyo subucyo dhaadheere labadaba markuu seego wayga sirgacantaaye Aan sameeyo maansadii [dixdeey sidatay rabii]? Anigoo Sabi ah oo Sita leeb iyo qaanso [Oo sideedo iskucaano]? Sabad reer ka fogaaninoon la’ii aaminin soofkiyo saacan maanta aan joogno gabaygu wuygu sugnaa-yoo suxufiinta dhawaaqdana anigow ugu sareeyo -e Hadii aan sixi waayo aa – ama aan sarsariigo ama aan sarma seejo ama aan ka salguuro ama laygu saluugo saamiciinta maqlaysaay isu’aalo hadhowto – ee ee…. Ilaahaan waxba seegine subuciisa quraankiyo sabaxooyin ku sheegayoo saciira iyo naciima rabigii kala seerayow marka suurtu dhawaaqdo e lasoo saaro makhluuqa shaqiga iyo saciidka maalintaad kala soocdo danbigaanu samaynay rabigayow naga saamax ee ee….ya Subciyoo ka dukeeyeye sowt kaleetona waayoo Soomaaloo calan taagta Saakaa inoogu horaysoo Iinsiga inaad tihiiniyo Inkalaana saxaynine Sadex wiik iyo maalmo Hadaan soor cuni waayo Safrad laygama yaabo Sari mayso naftayda e Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib Kanna Saar Ka’ sideetan Sabaano Calankaanu sugaynay een sahankiisa ahaynow Sermawaydo hilaacdayoo sagal maanta daroorayoo siigadii naga maydhayoo Saqdhaxaanu ahayne kii soosaaray cadceedow samada ki u eekaayee Xidig-gam isa siiyayow Saaxirkii Kala guuraye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib Kanna Saar Saalixiinta Islaamko Sirta kay ku arkeenoow Saahidiinta quraanka Subcisaa jimcayaashiyo Sibhantiyo haweenku Calankeey Sahadsheenoow Cidina kaanay na siinine Saatir noogu yaboohayoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib Kanna Saar Kaana siib Kanna Saar Sanku neefle dhamaantii Khalqiga kii u siinaaye Mid saaxiib la’ahaynoow Mid saaxiib la’ahaynoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Kii saciida la keenayoow Samadu kay ku xidhnaydoow Salaankii Sayruukhii afrikaadoow Siraadkii na’ iftiinshaye Soomaaloo dhan xoreeyayoow[ Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Faralka iyo sunaha Wixii diinta ku Sahabsan Isna kii sadexeeyayoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Kii gumaysiga saaraye isticmaarkii sumeeyaye seedihii kogsanaa -iyo Seetadii naga gooyayoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Soomaaloo is cunaysa oo Isa seegan dhamaanoo Saqda qaylo dhawaaqdiyo Sulub laysku Cabaystiyo Hadba soof la xanbaariyo Sareecyo dami waydiyo Kii laydhiisu na saaqdaye Kii safeeyey qabaa-ile Saf walaalo ka yeelayoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Nimankii na siraayeye Waax-waax noo kala saaftaye Solonaayey cadkeena Inagoo dhexda suunku Sabarkeena qarqooray Kii sadkeena cunaayey Sarartiisa ka muuqdaye Surwaalkii ka yaraadaye daaro loo sibidheeyiyo Sariiraha lagu seexdiyo Kabadh suuf laga buuxshiyo Mid baabuurka safeeyiyo sagaal booyd iyo kuug iyo Aayad saarta caruurtiyo Waliba seeska uu lahaa Sabanka uu labayoow Saaxirkii kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Sawjada qofka qaataye Intuu soodhka ka taagay Uu diyaarad Salaantiyo Saraakiisha amraysa Sifiihii isticmaarka ka siyaadiya maanta Sibilkeenan agjoogoow Sibirtiisa istaaga Ninwalbaa sigib beelo Sare u taaga gacmahoo Sacabka isu garaaca oo Nin walbaa sadex goor Subxaanoow waa mahaa dheh — hoyaalayooow -hoobaalayoow
  12. " frameborder="0" allowfullscreen> June 26, 2012 : Sanad-guuradii 26ka Juun oo Laga Xusay Caasimada Khaatumo Ee Taleex- (Video)- Lasanod Online. Wednesday, June 27, 2012 Taleex,(lasanod Online)- Xaflad si fiican losoo agaasimay oo lagu xusayey sanadguuradii 52aad ee kasoo wareegtay maalintii xornimada ay qaateen.. Gobollada waqooyi ee dalka Soomaaliya, ayaa lagu qabtay caasimada maamulka Khaatumo ee Taleex. Xafladan waxaa ka qaybgaley madaxweynaha mamaulka Khaatumo Axmed Cilmi Cismaan(Karaash) iyo madax kale oo ka tirsan golayaasha maamulka Khaatumo.. Hoos ka daawo Maqal iyo muuqaal. Copyright © 2012 Lasanod.com
  13. VIDEO:Sanad-Guuradii 52aad Xornimada & Midnimada Qaranka Soomaaliya oo Laga Xusay Caasimada KHaatumo State " frameborder="0" allowfullscreen> June 26, 2012 : Sanad-guuradii 26ka Juun oo Laga Xusay Caasimada Khaatumo Ee Taleex- (Video)- Lasanod Online. Wednesday, June 27, 2012 Taleex,(lasanod Online)- Xaflad si fiican losoo agaasimay oo lagu xusayey sanadguuradii 52aad ee kasoo wareegtay maalintii xornimada ay qaateen.. Gobollada waqooyi ee dalka Soomaaliya, ayaa lagu qabtay caasimada maamulka Khaatumo ee Taleex. Xafladan waxaa ka qaybgaley madaxweynaha mamaulka Khaatumo Axmed Cilmi Cismaan(Karaash) iyo madax kale oo ka tirsan golayaasha maamulka Khaatumo.. Hoos ka daawo Maqal iyo muuqaal. Copyright © 2012 Lasanod.com
  14. Aadan Jugle;846160 wrote: Liibaan, You dare not rebuttle what i have stated so far I don't want to respond to your insults and hate. Qof caytamaya yaa la murmaya. Aadan Jugle;846160 wrote: Now you and i know you hate us even when we were in the same somali republic, this has not began now. So don't hide behind this sudden amore for somalinimo. Yes, I believe Somalinimo/Muslimniimo, and I support United Somalia. But still I support your Somaliland/snm people if they want to secede from Somalia. The reason I don't respond to your insults and hate toward KHaatumo People, because unlike you, I don't hate your clan. This was my answer " Marka hore, waxaan kula talin lahaa jooji cayda iyo afxumada. Anuu reerkaaga waxba kama sheegayo waayo waa dad soomaaliyeed. " Aadan Jugle;846160 wrote: in Somaliland the majority clans which are at least 89% chose to go back to their June 26 status. In Maakhir & KHaatumo State, the majority of people and clans chose to be an integral part of their country SOMALIA, they don't want to be part of Somaliland's Colonial maps. I respect the choice of your people, but also the choice of Maakhir & KHaatumo must be respected. I believe we all want freedom, independence, and justice for our regions. We just need to find how we can co-exist peacefully in Somali Peninsula and Horn of Africa.
  15. A_Khadar;846116 wrote: You must seek help walahi aad baad u xanuunsantahay!. I agree Aadan Jugle needs to seek help, he has so much hate for his follow reer Woqooyi Somalis (KHaatumo). Waa in dhicaca Allah loo noqdaa, Allah laga baqaa, oo la duceestaa. Labada Shacab ee Somaliland Iyo KHaatumo dagaal iyo dhib badan baa u dhaxeesa, Allah haa ka dulqaado oo ha hishiisiiyo. Shacabka Waqooyi Galbeed ama Somaliland, hadii ee rabaan inay Somalia ka go'aan oo dowlad gaara sameestaan, waa in lagu taageeraa waxey rabaan. Sidoo kale shacabka KHaatumo Iyo Maakhir hadii ee rabaan inay ka mid noqdaan Somalia, waa in lagu taageeraa waxa ee rabaan.
  16. Aadan Jugle;845482 wrote: Somaliland's boundries would not change because Maakhiris and the horse clan of Laas Caanood love to be joined to Xamar, if you want Xamar you go to Xamar, Xamar will not come and cross somaliland border and give you a big union wet moochie. Reer Banaadir;845594 wrote: What arrogant, rude, hateful, fascist, ignorant comment. To say people should vacate and uproot themselves because you believe a non Somalis, non Africans non Muslims once over 100 yrs ago came to the norther shores made illegal encroachment, never honored one treaty they signed with the natives and you want the people respect that treaty and abide by because you feel someone committed crime against your family (mind you that that criminal was committed against all Somalis in that country, not that you would care). HHMM . What would you say if someone says since you don't like to be part of Somalia (mind you the union was done by Somalis Africans and Muslims wish is more legit) you and your kind should leave all Somali territory what would your reaction be? Mr. jungle like your nick name people don't live in the jungle they settle their argument without resorting to ethnic cleansing of those oppose to them. There's an international law against that don't end up of the receiving end of that law. Remember that those that you think are your friend will not hesitate to send you to Guantanamo bay once your need expires, and like I said Wax badso intaad is leedahay, wax la'aani yeysan kugu dhicin. No one would leave their land for you without a fight and when pullets start flying you have no idea who will get chased. Live in peace and let others live in peace or don't cry later if you choose a war. Reer Banaadir;844881 wrote: Somalis have the tendency to point finger at others while they totaly and shamelessly disregard their shortcomings, lie inorder to further the interest of few to the detrimental safety of all. I believe no one should be forced to join a counrty or sociaty he or she does not wish to be part of. It's time for all somalis to be honest to one another ( I doubt that will ever happen) or accept the consequences. Once and for all stop this pointless argument over who is first the chicken or the egg issue. Britian left Somalis in disarray, treat them like animals and left them half dead for what's left of Somalia, and they inturn treated each other worse, and here they all claim to have played no part of all the problems that occured the last 52 years and are still doing it. I have come to realized Somalis became cowards, faithless and godless. If You can not coexist leave eachother alone in peace because like it says ( Wax badso intaad is leedahay yeysan waxla'aani kugu dhicin). While you all seek clan hegemony don't loose what you already have. Say alhamdulillahi if you believe in ASWT and protect your two mile square forget about what you think you inhereted from a foriegner AKA UK or keep it up and when you burn don't plame anyone else but your self. My Vavorate quete "get busy living or get busy dying". Peace Aadan Jugle;839444 wrote: Every time i see that coat-of-arms I chuckle for some reason, Its 1920 Feburary 4th when that particaular clan was liberated from the scorge of the Devrish, how befitting the picture that was taken that day when the Tribal Forces led by Xaaji Muuse Faarax Igre stormed the hid-out of the camel pirates and liberated the modern Khaatumo folks, . How many of these kids know that image?? non , its indeed funny celebrating an image they tought to hate and even make it a coat-of-arms for their imaginary state lool it should be in the exam Aadan Jugle;839465 wrote: Tell me what does that coat-of-arms celebrates?? your liberation or not?? its 1920 Feburary 4th the day the fort was taken and all of the images of people and horses and camles in that image are the Tribal Forces led by Xaaji Muuse Faarax Igre , so who you are remembering with that image?? And finally do you folks teach your kids that golorious day of your liberations from the yalk of Dervishism. Aadan Jugle;839476 wrote: makes your people look dimwitted and pathatic. Waxaan kula talin lahaa jooji cayda iyo afxumada. Anuu reerkaaga waxba kama sheegayo waa dad soomaaliyeed. Aadan Jugle;839476 wrote: Iam glad you folks at last are clebearting the real history of your liberation day..Feburaray 4th 1920. In every book written by the British your clan was loyal to the union jack, only in 1974 the myth of anti-gaalo was created thanks to Aw Jaamac Cumar Ciise and Afweyne. Yes, what happened then is well recorded, for more than 20 long years KHaatumo/Daraawiish mujaahidiin freedom fighters were fighting for freedom. British colonialists used aerial bombardment to occupy KHaatumoland. In Feb 04, 1920 the occupation day, Unfortunately, Taleex and other KHaatumo towns suffered the first aerial bombardment in Africa's history. Daraawiish movement become a source of pride and freedom for KHaatumo People and Somali People. ________________________________________ Aadan Jugle;846118 wrote: Naxar, I hate to purst your bubble but for the case of your clan you were liberated from the Dervish and that was the happiest days of your clan, Feburary 4th 1920. At the least the British were feeding your starving refugees in Berbera , armed you in 1910 to defend your territories from the raven Dervish and 99% of your clan were pro-British throughout the Dervish years. those are facts. And i can quote the parliamentary debates of 1911, 1912, 1913, 1914 where the house of lords debated the plight of the poor Khaatumo clan who were dubbed "the ismaaclia of the somal" Marka hore, waxaan kula talin lahaa jooji cayda iyo afxumada. Anuu reerkaaga waxba kama sheegayo waayo waa dad soomaaliyeed. Khaatumo People and Somali people celebrate the independence days, when our country Somalia gained freedom July 01 & June 26. No honorable human being celebrates the occupation day [FEB 04], and no country in Africa, Asia and South America celebrates the day when European colonialists invaded their country. KHaatumo Region was under British Colonial occupation between Feb 04, 1920 and June 26, 1960. Thanks to Daraawiish Mujaahidiin /freedom fighters, for more than 20+ years they were defending their ancestral land from European colonialists. It was not easy for European colonialists to inavade and occupy KHaatumoland and all Somalia.
  17. Xaabsade Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland, Sida Taariikhdii Iyo Halgankii Barakeesnaa eeDaraawiishta oo aan Laga Xusin Somaliland " Daraawiishta haddii aan lagu darin manhajka Wax La Wadaagi Maayo. Waa In Daraawiishtii Lagu Soo Daraa. Waa In Lagu Soo Daraa Raggii Gaalladda Inaga Celiyay ee Diinta u Dagaalamay" Hargeysa(RBC):-Wasiirkii hor ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wecyigelinta Somaliland Axmed Cabdi Xaasbsade, oo hadda ah Wasiirka hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka Somaliland, Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland. Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ahaa Masuuliyiin Madaxweynaha Somaliland isku-shaandhayn ku sameeyey Arbacadii hore, waxa uu ku baaqay dadka aan Ururkii SNM ku abtirsan ee ka soo jeeda qaar ka tirsan Beelaha hadda Somalialnd wada dega lagu daro manhanka waxbarashada Somaliland. Axmed Cabdi Xaabsade oo maanta hadal ka jeediyey Xaflad uu xilka kaga tirsaday Wasiirka cusub ee Warfaafinta Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda, Ayaa Ka Hadlay Arrimo Badan oo Ay ka Mid Yihiin Sida Beesha uu Ka Soo Jeedaa Aanay Uga Dhex Muuqan Dawladda Somaliland. “Waxaan taabanayaa waxa halkan lagaga hadlayay SNM iyo dadkii soo shaqeeyay. Manhajkeena waxbarashadda ayaa lagu daray SNM, wiilashii aan SNM ahayn ee aan ku abtirsan ee iyaba mujaahidiin lahaa haddii aan lagu darin manhajka Wax La Wadaagi Maayo. Waa In Daraawiishtii Lagu Soo Daraa. Waa In Lagu Soo Daraa Raggii Gaalladda Inaga Celiyay ee Diinta u Dagaalamay ee labaatankii aynu soo dagaalanay in leeg dagaalamay ha lagu darro manhajka oo wasaaradda waxbarashadda ha loo sheego. Wasiirka warfaafintuna ha sii fidiyo.” Sidaa ayuu yidhi Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Md. Xaabsade. Axmed Xaabsade wuxuu sheegay in Beeshiisii Ay Siyaasad ahaan Diiddan Yihiin Somaliland isagoo arrintaasi ka hadlayana wuxuu yidhi; “Reer Tolkay way Innaga Maqan Yihiin oo Way Inna Diiddan Yihiin. Siyaasad ahaan Ayay Innoo Diiddan Yihiin Si Kale Innooma Diiddana. Hadh galayna halkan (Hargeysa) ayay ka tageen waxa lagu yidhi orda oo iska taga. Dadkii markaa arrintaasi go’aamiyay maanta cidi kama joogto. Laakiin waxa xukunkii haya raggii diidanaa arrintaasi.” “Waxaan leeyahay sidii dadkaasi lagu soo celin lahaa iyo wixii lagu muunayn lahaa hala baadi doono oo dawladdu ha doonto oo ha u fadhiisato oo dagaal sokeeye ninna waxba tari maayee la wada hadlo. Waxaan Tolkay u sheegayaa inaanay beeli waxba tarayn.”ayuu yidhi Md. Xaabsade. RBC Radio Xafiiska wararka ee Hargeysa. _______________________ Xaabsade "Beeshii Aan Ka Imid Ahay Way Idinka Maqantahay.. Anigaa Idinkala Jooga" (Maqal)- London,(Lasanod Online)- Wasiirka Warfaafinta maamulka Hargeysa, Axmed Cabdi Xaabsade oo Khudbad ka jeediyey xaflad ka dhacday London. oo ay qabsadeen Jaaliyadda Somaliland, ayuu markii ugu horeysay si runi ku jirto kaga hadlay.. Axmed Xaabsade ayaa xafladaas ka qiray in beeshiisu ka maqantahay maamulka Hargeysa, Sidii losoo celin lahaana laga taliyo. Su'aashu waxay tahay Xaabsade ma haduu ogaaday inuu keli ku yahay Hargeysa. Xaabsade oo Qiray In Shacabka Khaatumo/ SSC Diidanyihiin Maamulka Somaliland http://radioxogwaran.com/ Source: Xogwaran
  18. Reer Banaadir;844881 wrote: What's good for the goose is good for the gander. If the above mentioned people are clanist so are you sir. Somalis have the tendency to point finger at others while they totaly and shamelessly disregard their shortcomings, lie inorder to further the interest of few to the detrimental safety of all. I believe no one should be forced to join a counrty or sociaty he or she does not wish to be part of. It's time for all somalis to be honest to one another ( I doubt that will ever happen) or accept the consequences. Once and for all stop this pointless argument over who is first the chicken or the egg issue. Britian left Somalis in disarray, treat them like animals and left them half dead for what's left of Somalia, and they inturn treated each other worse, and here they all claim to have played no part of all the problems that occured the last 52 years and are still doing it. I have come to realized Somalis became cowards, faithless and godless. If You can not coexist leave eachother alone in peace because like it says ( Wax badso intaad is leedahay yeysan waxla'aani kugu dhicin). While you all seek clan hegemony don't loose what you already have. Say alhamdulillahi if you believe in ASWT and protect your two mile square forget about what you think you inhereted from a foriegner AKA UK or keep it up and when you burn don't plame anyone else but your self. My Vavorate quete "get busy living or get busy dying". Peace Well Said Brother Reer Banadir, we need more somali patriots like you. I agree with you It's time for all somalis to be honest to one another, the people of Northwest (SL) should have the right to secede from Somalia, and create their own independent state. Likewise, the people of Khaatumo, Maakhir, and Awdal should have the right to remain an integral part of United Somalia, and create their own autonomous regional state in their ancestral lands inside Somalia.
  19. Oodweyne;844877 wrote: And in here, folks, the "mischief conductor" of the "clannish band" had struck up his baton for the mistake of the current government of Somaliland. Which means all of this "clannish skulduggery" was on the "card" the minute we have agreed to accept a useless bunch of warlords and non-entities call TFG , as a legitimate government to which to parlay a political and legal discourse of the kind in which only an elected government in Mogadishu should be the one in which Somaliland must entertained such talks with. Let see how our government start navigating out of this bit of a dicey jam in here. Particularly what they will do if and when it becomes obvious clear that the far from the said TFG treating these folks as not that important when it comes to her talks with Somaliland, but, on the contrary, they may even start using them as a bit of "Trojan horse" to which to frustrate Somaliland agenda in the said promised talks between the two sides, in the first place. All in all, we shall soon see what the TFG position is on this issue. Hence, that will tell us all we needed to know as to the color of their argument when it comes to the talks between the two sides. Talk about the pot calling the kettle black, Odweyne you are full of qabyaalad, hypocrisy and hatred. Don't be mad if Other clans & regions don't want to join your clan-project (snm/Somaliland). Remember respect is 2-way street. If you want others to respect and recognize your clan-project (snm/Somaliland), You should show respect to other Somali clans/regions (Awdal, Maakhir, Khaatumo, Puntland, Galmudug, Banadir, Juba, etc)
  20. MAAKHIR STATE OF SOMALIA KHAATUMO STATE OF SOMALIA Joint Declaration By The Elders of Maakhir & KHaatumo States of Northern Somalia Memorandum on the Dialogue between Somalia & Somaliland Submitted to TFG Delegation by the Elders of Maakhir & KHaatumo Region of Northern Somalia 20th June 2012 Memorandum on the Dialogue between Somalia & Somaliland We the elders and representatives of Maakhir and KHaatumo wish to bring to the attention of the TFG Delegation our views on the dialogue between Somalia and Somaliland and the road map, which are as follows: Historical Background: 1. The territories that became to be known as British Somaliland Protectorate in late 19th century was inhabited by Somalis, which were traditionally divided into clans. Each clan was separate and independent from the others. This was observed by Sir Richard Burton when he visited, in 1855, the Somali territories, facing the Gulf of Aden. He mentioned in his book “First Footsteps in East Africa” that the frontier between the Maakhir and the Somaliland is denoted by piles of rough stones and violation of territorial rights was followed by war. 2. The clans separately and independently entered into agreement with the British Government. The Maakhir clan entered into a treaty with the British Government on 27th January, 1886. The Treaty was ratified by the British Government on 15th May, 1886. Article 1 of the Treaty said, “The British Government, in compliance with the wish of the undersigned Elders of the Maakhir, undertakes to extend to them and to the territories under their authority and jurisdiction the gracious favour and protection of Her Majesty the Queen-Empress.” 3. Thus the Maakhir clan, among others, maintained its connections with the British Government separately from other clans on the basis of the treaty signed between the United Kingdom Government and the Maakhir that recognised its area to be a separate territory. The Treaties, including that with the Maakhir, which the British Government concluded with the clans, did not create a unitary state. Therefore British Somaliland Protectorate was not a unitary state but an umbrella entity for administering the territories of these separate and independent clans on the basis of the Treaties. Facts relating to the Union between UN Trusteeship of Somalia and British Somaliland Protectorate: 1. In December, 1959, the General Assembly of the United Nations adopted a resolution that UN Trusteeship of Somalia, under Italian administration, should become independent on 1st July, 1960. 2. The Legislative Council of British Somaliland Protectorate met on 6th April, 1960 and with the unanimous support of all the elected members passed the following Resolution: “That it is the opinion of this house that practical steps should be taken…for the immediate unification of the protectorate and Somalia (UN Trusteeship)…that the date of independence and unification with Somalia must be 1st July, 1960, the date when Somalia will attain its full freedom.” 3. As a result of this Resolution, a Conference was held in the Colonial Office, London, on 2nd May, 1960. The Somaliland Ministerial Delegation led by the Minister of Local Government & Leader of Government Business, Mohamed Ibrahim Egal, confirmed their desire to achieve independence and unite with Somalia when that country became independent on 1st July, 1960. 4. The British Secretary of State for the Colonies, Iain Macleod, referred to the treaties that the British Government had with the clans. He asked for some form of proof that the elders and the authorities of the clans were in agreement with the demand for independence and union with the UN Trusteeship of Somalia. 5. The Council of Elders of British Somaliland Protectorate met on 24th May, 1960 and endorsed the policy of independence and union with Trusteeship of Somalia. 6. The Royal Proclamation Terminating Her Majesty’s Protection dated 23rd June, 1960 begins with the words; “Whereas the Territories in Africa known as the Somaliland Protectorate are under our protection; our protection over the territories known as the Somaliland Protectorate shall cease… ” and this proves again that Somaliland Protectorate was not a centralised unitary state. 7. Somaliland Protectorate became independent on 26th June,1960 and on June 27th,1960, the Legislative Assembly of Somaliland passed the Law of Union between Somaliland and trusteeship of Somalia, which read: “The State of Somaliland and the State of Somalia do hereby unite and shall forever remain united in a new, independent, democratic, unitary republic the name whereof shall be the SOMALI REPUBLIC.” 8. The Union of Somaliland and Somalia Law No.1 was passed on 1st July, 1960. It was later, after the referendum on the constitution in 1961, was adopted as the Law of the Act of the Union. 9. United Nations General Assembly resolution 1479 of September 20, 1960, called “Admission of Somali Republic to membership in the United Nations” and stated that it, “…decides to admit the Republic of Somalia to membership in United Nations.” Thus Somali Republic gained international recognition and legitimacy as a subject international law. All the previous states such as Trusteeship of Somalia and Somaliland which formed Somali Republic no longer exist since that moment. 1. The Dialogue * We support the territorial integrity, sovereignty, political independence and unity of Somalia. * The dialogue between Somalia & Somaliland should be conducted within the framework of the territorial integrity, sovereignty, political independence and unity of Somalia. * The dialogue should be on the basis that Somaliland is a regional state of Somalia like Puntland and Gulmudug and NOT as an independent state. * Somaliland only represents the Northwest clan and cannot represent the Maakhir, Awdal & KHaatumo even though its delegation may include members of these clans. * The TFG delegation should have separate dialogue with representatives of other non-Somaliland clans (Maakhir, Khaatumo, and Awdal), who are independent of Somaliland, so as to save guard their political, economic, security and social interests. Similarly they should be represented in the proposed meeting in Qatar. * The dialogue should be confined to the integration of Somaliland to the road map. * If concessions are accorded to Somaliland clan, then equal concessions should also be extended to the other four non-Somaliland clans to be equally distributed between them. We hope that our views will be given serious consideration.
  21. http://youtu.be/dvfIoR8td4s" frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen>
  22. wyre;844748 wrote: Am Afraid For Adel Imam :) http://youtu.be/qKkCH3JC_Ws" frameborder="0" allowfullscreen>
  23. MoonLight1;844743 wrote: ^^wise words from the great Sheikh Shacrawi AUN. I just loved his xikma and knowledge. thanks for sharing Liibaan. You are welcome Moonlight, Allah ha Naxariistu Sheikh Shacrawi
  24. " frameborder="0" allowfullscreen> Sheikh Sha'rawi's Pre-Revolution “Prophetic” Video A video that features a meeting between Egypt’s former President Hosni Mubarak and late senior preacher Mohammed Metwali al-Shaarawi has been gaining unprecedented popularity with many Egyptians regarding it as a “prophetic” prelude to the Jan. 25 revolution. The video, which is now circulated among users of the social networking website Facebook and is witnessing a remarkable rise in viewer rates on the video sharing website YouTube, dates back to 1995 when a delegation of Muslim and Christian scholars visited Mubarak to congratulate him for surviving an assassination attempt at the Ethiopian capital Addis Ababa. In the video, Sheikh Shaarawi, one of the most prominent preachers in Egypt, is seen standing with Mubarak in the presence of late Islamic scholar Sheikh Mohammed al-Ghazali, late Azhar Grand Imam Sheikh Gad al-Haq Ali Gad al-Haq, Coptic Pope Shenouda III, and Mubarak’s chief of staff Zakaria Azmy in addition to several Muslim and Christian clerics who kept cheering at Shaarawi meaningful words to the former president. “Mr. President, I am about to leave this world,” said Shaarawi, leaning on a crutch. “I am planning neither to end my life in hypocrisy nor to show off my courage with arrogance, but I am going to deliver a brief message to the whole nation, government and people.” Shaarawi went on to say that God gives power to whoever he chooses and that there is no way any human being can be in power without God’s will. “No one will ever be able to rule on earth if God is not willing and there is no way anyone can conspire to usurp power if God does not want. People plan what they and it is only what God wants that happens.” Warning of tyranny After assuming power, Shaarawi added, it is up to this person in power to choose the way he is going to deal with the people he rules. “If the ruler chooses to be fair, people will love him and will benefit from his fairness. If he chooses to be a tyrant, people will hate him. People hate all tyrants whether they are rulers or not.” Shaarawi advised anyone who wants to be a ruler not to ask for it, but to wait till it is asked of him and cited a saying by Prophet Mohammed: “A man who is asked to do something is helped in doing it and a man who asks to do something assumes its full responsibility.” Shaarawi said that this might be the last time he meets Mubarak and that is why he wants to end his talk with an advice to the president. “If you are our destiny, then may God be with you. If we are your destiny, then may God help you with the burden you have.” Egyptians who have been sharing the video extensively after the revolution that forced Mubarak to step down see in Shaarawi’s words a warning that power is transient since it is given and taken by God. Shaarawi, they say, was warning Mubarak of the grave consequences of tyranny and the vanity of thinking that it is up to rulers to stay in power. That is why his words are seen as a prediction of the Jan. 25 revolution which was the direct result of the tyranny of the regime.