Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. oba hiloowlow;847076 wrote: Liibaan bro keep it coming Thank you Brother Oba Hiloowlow
  2. In 1991, Tuur became the newly-established Somaliland first President, but subsequently renounced the separatist platform in 1994 and began instead to publicly seek and advocate reconciliation with the rest of Somalia under a power-sharing federal system of governance. Tuur also lent some support to the UNOSOM peace-building mission in the southern regions, which alienated him from Somaliland's succeeding government as well as many former followers. He was exiled to Ethiopia for almost a decade Somaliland's first President and the Founder of the secessionist Enclave Cabdiraxman Axmed Cali Tuur abandoned the secessionist project and turned to the Somalia , where he joined Maxamed Farax Caydiid in Mogadishu. The faction of Tuur teetered, as conflicts over revenue erupted between secessionist elites and the ill-disciplined clan militias that supported them. Frustrated and marginalized, Tuur soon faded from the scene, retreating into self-imposed exile in southern Somalia. Tuur's rejection of an independent Somaliland was an unpopular move that in the long term weakened his support in his own clan. In any case, by this time Tuur had relocated to Mogadishu in the south, and was unable to effectively mobilize his constituents from hundreds of kilometers away. Khaatumo State Of Somalia is going through the same evolution as other Regions of Somalia (Somaliland 1993, Puntland 2001, Galmudug, etc). If XaglaToosiye leaves SSC/Khaatumo, he will lose all the support and will be marginalized . XT will be like Tuur and Xaabsade. If Siilaanyo is really serious about the Peace, he should stop attacks on Buhoodle and other Khaatumo towns, he should remove all Somaliland militia from Khaatumoland, and talk to the current Leadership of KHaatumo State, traditional leaders and elders, and Khaatumo People in general. Shacabka Soomaaliya sida Woqooyi Galbeed Iyo Khaatumo waa dad walaalo oo wax badan wadaaga. Waxa loo bahanyahay waa nabad sidii loogu wada noolan lahaa.
  3. Maamul-Goboleedka KHaatumo State oo Si Wayn Looga Xusay Munaasabadda 1-da Luulyo Iyo Madaxda Maamulka Khaatumo oo Shacabka KHaatumo State Dabaal Daga Kala Qayb Galay Waxaa saaka ka bilaabatay guud ahaanba magaalada Buuhoodle dabaal dega munaasibada 1 Luulyo waxaana dhamaan shacabku isaga kala yimaadeen dhamaan Xaafadaha ku yaala magaalada Buuhoodle. Ugu danbayna waxay isugu soo biyo shubteen Garoonka Kubda Cagta ee Xabado Stadium halkaasi oo lagu soo bandhigay Gabayo, Dabaaldegyo, Buraaburo Qiiro leh,& Qudbado dhinacyo badan taabanay kana turjumada Xuska Maalintan Qaran. Waxaa Halkaas ka hadlay Qaar kamida shacabwayna kudhan magaalada Buuhoodle waxay siwayn ucabireen dareenkooda farxadeed ee ku aadan Xuska Maalintan Qaran. Sidoo kale Waxaa Halkaasi Wacdaro ka muujiyey Xubahadan Haweenka Gobolka Cayn oo soo ban dhigay Buraan buro qiimo leh oo ay kaga qayb qaadaneeyeen munaasibadan siwayna dadku ay ula Dhaceen. Dhankooda waxaa Munaasibadan Qayb wayn kala qaatay Shacab waynaha Masuuliyiin & Madax katirsan Maamulka khaatumo State oo uu hogaaminyey Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac {Indha Sheel}. Waxaana halkaas madaxdu ka jeediyey Qudbado ay dhinacyo badan taabanayey oo loogu talagalay Xuska maalinta Qaran ee 1 luulyo oo ah maalin ku wayn dhamaan umada Soomaaliyeed. Sidoo kalana Madaxwaynaha oo Munaasibadaas ka hadalyey Ayaa Carabka ku dhuftay Shaqaaqooyinka kataagan Deegaanka docmo waxuuna sheegay inay wafdi balaadhan halkaasi udirayaan. Abwaan Suusle oo kamida abwaanada deegnada khaatumo ayaa isna halkaasi kusoo bandhigay Gabay Cajiiba oo uqaaday Calanka Jamhuuriyadeena Soomaaliya. Gagaba gabadii Munaasibadan ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Siwayna dareenkooda farxadeed umuujiyey dadwayne tirabadan iyadoo dabaal degyaduna Saacadaha soo socda lafilayo inay kabilowdaan Hoteelada & Qabha kale ee magaalada Buuhoodle. .Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia
  4. http://youtu.be/vXzUhth-a6g" frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO:Munaasibad 1 Luulyo, KHudbadii MadaxWeynaha KHaatumo State, Iyo Ciyaarihii Kubada Cagta ee Darwiish, Hilaal, & TogSol July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia
  5. July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia
  6. http://youtu.be/YbW3JtFHeBk" frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia
  7. My Country Somalia, Happy Independence, Happy Union Day http://youtu.be/vXzUhth-a6g" frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO:Munaasibad 1 Luulyo, KHudbadii MadaxWeynaha KHaatumo State, Iyo Ciyaarihii Kubada Cagta ee Darwiish, Hilaal, & TogSol July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia
  8. http://youtu.be/YbW3JtFHeBk" frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia Daawo Sida Qiimaha Iyo Quruxda Badan Ee 1july Oo Ku Aadan Maalinta Xornimada Umada Somaliyeed Qaadatay Sidii Looga Xusey Maamul Goboleedka KHaatumo Of SOmalia (Daawo Sawiro+Warbixin Koban) Buuhoodle(Allssc)Waxaa maanta laga xusay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, Si qiimo iyo Qaayaba leh 1july oo ku aadan xornimada somaliya , Munaasibad qiimaha badan ee 1july ayaa maanta ka dhacday magaalada Buuhoodle, Yadoo halkaasi ay bulshadu iskugu soo banaanbaxeen Garoonka wayn ee xabado Studiem. Halkaasi oo ay kasoo qayb galeen dabaal degan 1july Golaha madaxtooyada Khaatumo madaxweyne mudane Maxamed Yuusuf Jamac‘ Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha ,Yaasiin Axmed sulub’ sidoo kale iyo madax badan oo ka socota maamulka Khaatumo State Of Somalia. Hadaba Wixii Vedeo Ah Waxaan Idinkula Socodsiin Doonaa Wararkayaga Danbe Daawo Sawirada Hoose July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia
  9. My Country Somalia, Happy Birth Day, Happy Independence, Happy Union Day
  10. Daawo Sida Qiimaha Iyo Quruxda Badan Ee 1july Oo Ku Aadan Maalinta Xornimada Umada Somaliyeed Qaadatay Sidii Looga Xusey Maamul Goboleedka KHaatumo Of SOmalia (Daawo Sawiro+Warbixin Koban) Buuhoodle(Allssc)Waxaa maanta laga xusay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, Si qiimo iyo Qaayaba leh 1july oo ku aadan xornimada somaliya , Munaasibad qiimaha badan ee 1july ayaa maanta ka dhacday magaalada Buuhoodle, Yadoo halkaasi ay bulshadu iskugu soo banaanbaxeen Garoonka wayn ee xabado Studiem. Halkaasi oo ay kasoo qayb galeen dabaal degan 1july Golaha madaxtooyada Khaatumo madaxweyne mudane Maxamed Yuusuf Jamac‘ Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha ,Yaasiin Axmed sulub’ sidoo kale iyo madax badan oo ka socota maamulka Khaatumo State Of Somalia. Hadaba Wixii Vedeo Ah Waxaan Idinkula Socodsiin Doonaa Wararkayaga Danbe Daawo Sawirada Hoose July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia
  11. XaglaToosiye waa shakhsi, hadana xilna uma hayo KHaatumo State June 2012
  12. Dubai, June 2012 Dubai, June 2012 Dubai, June 2012 Dubai, June 2012 Dubai, June 2012 Dubai, June 2012 Dubai, June 2012
  13. " frameborder="0" allowfullscreen> Dubai, June 2012 http://youtu.be/zo7DPAty8kw" frameborder="0" allowfullscreen> Dubai, June 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Dubai, June 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Dubai, June 2012
  14. " frameborder="0" allowfullscreen> Dubai, June 2012 http://youtu.be/ma4CipV2F4Y" frameborder="0" allowfullscreen> Dubai, June 2012
  15. It seems Siilaanyo is willing to meet with Somalia leaders. First, Governor Siilaanyo met with the President of Somalia, and now meeting with the former SSC Governor XaglaToosiye. http://youtu.be/ma4CipV2F4Y" frameborder="0" allowfullscreen> Dubai, June 2012
  16. Axmed Ismail Dirie "Qaasim", Axmed Ismaaciil diiriye, Eebbe haw naxariistee, Cadan buu joogey kolkii Calanka laga taagay Soomaaliya, Dalkeenuna Xornimada Ka helay Guumeesigii Europe waa Italy Iyo Britain. Dad badan oo debedaha joogay oo imankariwaayeyna halkoodii ayey ku xuseen kuna dabbaaldegeen. Marxuunka oo isagu dadkaasi ka mid ahaa si gaar ah ayuu u xusay. Mar la weydiiyey wuxuu ka odhan lahaa arrintaana wuxuu yidhi: Allow yaa Darwiishkii farriin debecsan gaadhsiiya Allow yaa dadkaagii yidhaa dawladnimo qaaday Allow yaa dabbaaldegiyo farax kala dul eedaama Fardaha yaa dirkii dhooddi meer doona faracdiisa Allow yaa darmaan farataqaan duqa u kooreeya Allow yaa duleeddada Taleex uga dammaashaada Dhaaxuu ku daakiray xaqoo naga dahsoonaaye Ha daawado dadkow hiiliyo doogga soobbaxaye Allow yaa dalluuntiyo qabriga dib uga soo saara In dariiqadi nooshahay ooy dunida soo gaadhey Oo dabkuu shiday rag kale dogobbo sii saaray Allow yaa af lama daaliyee daacad ugu sheega!
  17. Gabaygii Kaana siib kana saar – “Kaana” dadka qaar waxay ku macneeyaan – calanka gumaystaha ee birta ku xidhnaa iyo “Kanna saar” wuxuu ka waday calanka buluuga ah oo uu gacanta ku hayey Abwaanku. Dad goob joog ahaa maalintaa wayn ayaa laga yaabaa inay cadeeyaan. Indhawaydba waataan Salalaysay arladaydiiyee Ma samaynin maansooyinkii aan Saayidka u helaye [saankuleer?] ayaamahan ma bixin soonfur dabadeede subucii dhamaadaba marbaan saari jiray luuqad sidde la qabsaduu leeyahay iyo subucyo dhaadheere labadaba markuu seego wayga sirgacantaaye Aan sameeyo maansadii [dixdeey sidatay rabii]? Anigoo Sabi ah oo Sita leeb iyo qaanso [Oo sideedo iskucaano]? Sabad reer ka fogaaninoon la’ii aaminin soofkiyo saacan maanta aan joogno gabaygu wuygu sugnaa-yoo suxufiinta dhawaaqdana anigow ugu sareeyo -e Hadii aan sixi waayo aa – ama aan sarsariigo ama aan sarma seejo ama aan ka salguuro ama laygu saluugo saamiciinta maqlaysaay isu’aalo hadhowto – ee ee…. Ilaahaan waxba seegine subuciisa quraankiyo sabaxooyin ku sheegayoo saciira iyo naciima rabigii kala seerayow marka suurtu dhawaaqdo e lasoo saaro makhluuqa shaqiga iyo saciidka maalintaad kala soocdo danbigaanu samaynay rabigayow naga saamax ee ee….ya Subciyoo ka dukeeyeye sowt kaleetona waayoo Soomaaloo calan taagta Saakaa inoogu horaysoo Iinsiga inaad tihiiniyo Inkalaana saxaynine Sadex wiik iyo maalmo Hadaan soor cuni waayo Safrad laygama yaabo Sari mayso naftayda e Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib Kanna Saar Ka’ sideetan Sabaano Calankaanu sugaynay een sahankiisa ahaynow Sermawaydo hilaacdayoo sagal maanta daroorayoo siigadii naga maydhayoo Saqdhaxaanu ahayne kii soosaaray cadceedow samada ki u eekaayee Xidig-gam isa siiyayow Saaxirkii Kala guuraye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib Kanna Saar Saalixiinta Islaamko Sirta kay ku arkeenoow Saahidiinta quraanka Subcisaa jimcayaashiyo Sibhantiyo haweenku Calankeey Sahadsheenoow Cidina kaanay na siinine Saatir noogu yaboohayoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana siib Kanna Saar Kaana siib Kanna Saar Sanku neefle dhamaantii Khalqiga kii u siinaaye Mid saaxiib la’ahaynoow Mid saaxiib la’ahaynoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Kii saciida la keenayoow Samadu kay ku xidhnaydoow Salaankii Sayruukhii afrikaadoow Siraadkii na’ iftiinshaye Soomaaloo dhan xoreeyayoow[ Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Faralka iyo sunaha Wixii diinta ku Sahabsan Isna kii sadexeeyayoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Kii gumaysiga saaraye isticmaarkii sumeeyaye seedihii kogsanaa -iyo Seetadii naga gooyayoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Soomaaloo is cunaysa oo Isa seegan dhamaanoo Saqda qaylo dhawaaqdiyo Sulub laysku Cabaystiyo Hadba soof la xanbaariyo Sareecyo dami waydiyo Kii laydhiisu na saaqdaye Kii safeeyey qabaa-ile Saf walaalo ka yeelayoow Saaxirkii Kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Nimankii na siraayeye Waax-waax noo kala saaftaye Solonaayey cadkeena Inagoo dhexda suunku Sabarkeena qarqooray Kii sadkeena cunaayey Sarartiisa ka muuqdaye Surwaalkii ka yaraadaye daaro loo sibidheeyiyo Sariiraha lagu seexdiyo Kabadh suuf laga buuxshiyo Mid baabuurka safeeyiyo sagaal booyd iyo kuug iyo Aayad saarta caruurtiyo Waliba seeska uu lahaa Sabanka uu labayoow Saaxirkii kala guurnaye Sareeyow ma nusqaamoow Aan siduu yahay eego ee Kaana Siib Kanna Saar Sawjada qofka qaataye Intuu soodhka ka taagay Uu diyaarad Salaantiyo Saraakiisha amraysa Sifiihii isticmaarka ka siyaadiya maanta Sibilkeenan agjoogoow Sibirtiisa istaaga Ninwalbaa sigib beelo Sare u taaga gacmahoo Sacabka isu garaaca oo Nin walbaa sadex goor Subxaanoow waa mahaa dheh — hoyaalayooow -hoobaalayoow
  18. Aadan Jugle;846682 wrote: The Khaatumo Nuts and soo called Maakhir need a legal case , you nuts can't just add a somaliland territory to the Italian part. You can only do so if somaliland does a refrundum and you tiny 4 viilages beats Gebilay in voting yes for another union. Or you can do it through the gun and fight it off and defeat somaliland troops using your horses and a sling-shot and recite your Mullah's diatribes. KHaatumo and Maakhir People have very strong legal case. Presently, the land of KHaatumo and Maakhir is legally part of United Somalia according to United Nation and all countries of the world. 99% of both KHaatumo and Maakhir People want to remain as an integral part of their country SOmalia. They don't want to be part of Italian or British Somaliland. There is no need for a war between somalis, invading and attacking Laas Caanood, Buhoodle, Widhwidh, Boocame, Xudun Taleex, Tukaraq, Las Qorey, Badhan, and Dhahar will not benefit anyone. The choice of the KHaatumo & Maakhir people must be respected. Aadan Jugle;846658 wrote: So they can join Italian Somalia , a territory that was created by Italians but not Somaliland a territory that was a British protectrate!!!! . Thats why i named you Khaatumo Nuts . There no logic at all to any argument from these people, why not just be honest and say "ew hate the SNM clan" so any rubbish pretext will be used. Maybe you hate KHaatumo people, and thats why you named them KHaatumo nuts. If you believe our people hate each other, that means we cannot share a state Somalia or Somaliland. Honestly, I like all Somali people including my brothers and sisters from Northwest Region (Hargeisa, Burco, & Berbara). Because, despite our political disagreements and legitimate differences of opinion, I believe we are one people as somalis, and we all want same thing: peace, freedom, independence, and justice.
  19. DoctorKenney;846542 wrote: The Somali constitution is dealing with facts on the ground. The fact is, Eastern Ethiopia will always be a part of Somalia, and the territory was robbed from us due to the colonial borders drawn between the Europeans and the Ethiopians ... The people of the Sool and Sanaag regions of Somalia have every right to join the Federal Somali Republic as their own states, and shouldn't be forced to submit to Hargeisa just because the "British" happened to colonize the region 100 years ago. If Somaliland wants to secede, fine. But don't expect to drag others with you out of the union, whatever happened to the wishes of the residents living in that region? Brother Doctor Kenney, I agree with you 100%. Western Somalia will always be part of United Somalia. Ethiopian Government with the help of British colonists robbed the territory from Somali People. Insha Allah, we will liberate the our land from the Ethiopian occupiers. As you said, KHaatumo & Maakhir people have every right to remain as integral part of United Somalia. No one can force them to accept European colonial borders. Similarly, NorthWest/Somaliland People have the right to separate from Somalia. No one can force them to be part of United Somalia.
  20. Xaaji Xunjuf;846489 wrote: But the TFG you support fully acknowledges the Anglo Italian border and the Italian Abyssinian border is both supported in the new constitution of Somalia.So do you consider the Somalia constitution also fake? Nothing is written in stone; everything in life is subject to change. However, the 1960 Constitution will remain the only legitimate, democratic, Somali-owned constitution. The European colonial maps are the antithesis of everything the Muslimnimo/Somalinimo, Daraawiish, USP, SYL, KHaatumo stand for. . It's not rocket science, very easy to understand If Somalia is divisible so is the territories of the former British Somali Colony that ceased to exist in 1960. The Constitution of the Democratic Republic of Somalia , 1960 Article 1 The Somali people is oneand indivisible. Article 6 4. The Somali Republic shall promote, by legal and peaceful means, the union of Somali territories and encourage solidarity among the peoples of the world, and in particular among African and Islamic peoples.
  21. Xaaji Xunjuf;846485 wrote: Liibaan i never hear you speak about the Anglo Abyssinian Border or the Anglo Italian border Kenyan Somali border? What is you're opinion on those borders? Alhamdulilaah, The fake border between the KHaatumo and Puntland was abolished in 1960. The other fake border between KHaatumo and Western Somalia will abolished as well soon. Western Somalia will be liberated Insha Allah.
  22. Puntland oo Codsatay In Sheikh Shariif uu Dhexdhaxaadiyo KHaatumo IyoPuntland. MadaxWeyne Sheikh Shariif Iyo Maamulka KHaatumo oo Soo Dhoweeyay Wadahadal Dhexmara KHaatumo Iyo Puntland Lasanod Online. Tuesday, June 26, 2012 Muqdisho,(lasanod Online)- Waxaa kulan dhexmaray madaxweynaha DKMG ee Somalia, Shiikh Shariif Sh. Axmed iyo madaxda dhaqanka Khaatumo state.. ee ku sugan magaalada Muqdisho. Kulankaas oo lagaga hadlay arrimo badan oo khuseeya xaalada guud ee dalka Somalia iyo tan deegaanka Khaatumo State. Madaxweyne Shariif ayaa mahad balladhan u jeediyey doorka madaxda dhaqanka Khaatumo ka qaateen geedi socodka soo celinta qarankii Somaaliya. wuxuuna xusay in tariikhdu horena u qortay hadana qori doonto kaalinta reer Khaatumo kaga jiraan midnimada ummadda Somaaliyeed. War aanu ka helay xafiiska Madaxweynaha Shiikh Shariif ayaa noo xaqiijiyey in madaxweynahu usoo bandhigay madaxda dhaqanka iyo maamulka Khaatumo fariin uu ka siday madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole, kasoo ahaa inuu codsaday in madaxweyne Shariif ka shaqeeyo siduu u wada hadalsiin lahaa Labada maamul ee Puntland iyo Khaatumo state. Codsigan ka yimid Madaxweynaha Puntland ayaa la sheegay inuu sidoo kale Faroole u gudbiyey oo xidhiidh la sameeyey madax ka tirsan maamulka Khaatumo intuu uu safarka ku joogay dalalka Itoobiya iyo Kenya. Madaxweynaha Puntland wuxuu codsaday inuu isagu marti geliyo shirweyne labada maamul ku wada hadlaan, kasoo uu soo jeediyey inuu isagu ku martigeliyo magaalada Garoowe. Madax dhaqamedka Khaatumo ayaa wararku sheegeen inay madaxweyne shariif ku wargeliyeen in fariintan ay gaadsiin doonaan madaxda sare ee maamulka Khaatumo, golayaasha maamulkuna go'aan ka wada gaadhi doonaan codsigan ka yimid maamulka Puntland. Waxaana la isweydiinayaa waxa maamulka Puntland xilligan ka keenay inuu codsado wadahadalka maamulka Khaatumo state. waxaana xusid mudan in maalmo ka hor maleeshiyaadka Puntland iyo Somaliland ay weerar laba geesood ah kusoo qaadeen Magaalada Tukaraq oo kamid ah deegaanka Khaatumo State. Copyright © 2012 Lasanod.com
  23. Carafaat;846468 wrote: Liibaan, do you think a Somali politician from the TFG would want to deal with Khatumo, Makhir, Awdal, Zeylac, and 10 SNM sub-clans seperately or rather deal with one Somaliland representing them all? If I was a politicians I would rather deal with one politician or platform, then clan representetive. Which colonial Somaliland you talking about? French Somaliland, British Somaliland, Italian Somaliland, NFD Somaliland, Western Somaliland. British Somaliland Colony ceased to exist on June 26, 1960. And Italian Somaliland Colony ceased to exist July 01, 1960. KHaatumo People were always against British Somaliland Colonial Maps, KHaatumo people never agreed to be part of Somaliland's colonial map. Warlord Siilaanyo as the leader of snm/Somaliland clan faction is clan representative. TFG already recognized KHaatumo State of Somalia. Sheikh Shariif said he will mediate to solve the conflict between KHaatumo and snm/Somaliland. Also, Sh Shariif said he is willing to mediate between KHaatumo State and Puntland.
  24. Maakhir State: Xildhibaan Casharo: Maamulka Warlord Siilaanyo kuma Hadli Kara ama Keligii ma Sheegankaraa Majiro Dhulkii Biritish SomaliLand (Video) Xildhibaan Cawad Axmed Casharo oo ah ruug cadaa siyaasi soomaaliyeeda ayaa warbixin uu siiyey TV-ga xorta ah SOMALISAT ku sheegey in aan haba yaraatee qabiil khaasa sheegan karin ama aan loola hadli karin dhul ay wada degaan 5 qabiil oo soomaaliyeed, uuna sheegto inuu qabiilkeligii matelo ama leeyahay (*****) dhul waa hore ay gumeysan jirtey dawlad ka mida gumeystayaashii reer yurub ee sida xaqdarada ah ku qeybsadey qaaradii afrika. Siyaasi Casharo ayaa ka digey in qabiil kamida qabiilada dega waqooyiga soomaaliya ee ingiriisku hore u gumaysan jirey kuna magacaabi jirey Biritish somaliland, uu maanta sheegto qabiil keliya, uuna ku doodo in isagu ku gorgortamayo, bawarka somaliyana qeyb uusan xaq u lahayn sidaa lagu siiyo. Arintan ayaa imaneysa kadib markii qabiilka Isaaqu siyaasiin kamid ihi ay magaalada Dubai bil kahor kula kulmeen madaxweynaha dawlada kumeelgaadhka ah Sheekh Shriif, kana dalbadeen iney u wada hadlaan waqooyi iyo Koonfur, iyagoo ku andacoonaya iney iyagu (Qabiilka Isaaqu) metelaan waqooyiga Somaliya oo dhan, oo ah wixii leysku odhan jirey Biritish Somali Land. Iyadoo taa laga ambaqaadayo ayaa ilaa hada waxaa dhacay hal kulan oo ka dhacay London. Shirkaa ka dhacay london ooy cadaatey in dawladii gumeysiga ee Ingiriisku weli lugweyn kuleedahay dulmintan cusub ee lagula kacayo afartii qabiil ee kale ee aan Isaaqa ahayn, ee daga dhulkii leysku odhan jirey Biritish somaliland.